SIR LAKASHIFAY DAAWO MAXAY ISKU FUREEN UGBAAD ARAGSAN IYO QAMAR SUUGAANI ??

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • Haldoor Media FALDAN SUBSCRIBE
    Welcome to your local news website with everything you need. News from Somalia and around the world. Don’t miss anything
    Contact
    Email: Haldoor@haldoormedia.com
    CZcams: Haldoor Media
    Facebook: Haldoor Media
    www.Haldoormedia.com kala soco: Warka, Madadaalo, Qiso iyo Fanka wixii cusub…
    Welcome And Contact Us Any Time :)

Komentáře • 233

  • @cabdiraxmaanfaarax52
    @cabdiraxmaanfaarax52 Před 4 lety +346

    Qofkii Jcl in ay isku noqdaan like isaara qamar

  • @aarkapi0378
    @aarkapi0378 Před 4 lety +8

    Ugbaad maahan haadaad igu raacday like ii saar
    💙💙💙💙💙💙💙

  • @cabdiraxmaanfaarax52
    @cabdiraxmaanfaarax52 Před 4 lety +9

    Qofkii Jack in ay risky noqdaan like isaar

  • @foziajan1449
    @foziajan1449 Před 4 lety +34

    Huno ugbaad wa guulesandoonta incha allah

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 Před 4 lety +5

    Qamar suugani nolol cusub soodhaweeeeeee♥️♥️♥️♥️♥️ wixii dhaaav

  • @farhiaahmed3744
    @farhiaahmed3744 Před 4 lety +14

    Ragii somaliyeed sidee lagu aaminaa subxaana laah

  • @mohamedabdifatah6759
    @mohamedabdifatah6759 Před 4 lety

    Guudh

  • @duniyoali2654
    @duniyoali2654 Před 3 lety

    Xaqiiqo mahaysaan ee fadhiista dhulky in diidye

  • @rugtacilansarkamustaqbal8974

    Horey u soco wllo isoo booqo

  • @khatrahaji7351
    @khatrahaji7351 Před 4 lety +7

    Saxibkaa ama wa sahankaa ama wa sixirkaa cajiib

  • @captaindacarofficial1939
    @captaindacarofficial1939 Před 4 lety +1

    Fadlan SUBSCRIBE ii saar waxba kaama dhibeeysee

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 Před 4 lety +8

    kuwaaan waa beeenalayaaal waale . subxaana allah Ugbaad oon la qabin ayaan sawiradaan arkay

  • @munofitaax7000
    @munofitaax7000 Před 4 lety

    Waa kaxumahay in oo kudhaaqo qadar soogaani

  • @abdurahmanbadhaafe9106
    @abdurahmanbadhaafe9106 Před 4 lety +2

    Muuqaalka ad soo dhigtay arooskoodi ka hor bay ahayeen

  • @noraadam98
    @noraadam98 Před 4 lety +6

    She didn’t even mentioned it instagram tho beenlow she siad snap and Facebook

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Před 4 lety +5

    Maxaa kaa galey waxay ku kala tageen!!!!
    Somaali walee indhahoodu meel dhow uun haku meeraystsan.
    Waar wax umadda anfaca la soo fadhiiso guur iyo kala tagba xaga Alle bey ka yimadaane

    • @wscwscwscsalmaan3027
      @wscwscwscsalmaan3027 Před 4 lety

      haa walhi horta nin iyo naag waligoodey kala tagi jiren war waxaan yaa nagaceshto uf soomali saanaa ku nacy balaayo war badn

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před 4 lety +4

    somaliyaay tel kiiina ha isaga dhiibina cid haduu yahay smart phone waayo 10 daqiiiqo qaadta in in la download gareeeyo adooo gurigaga jooga laga duubto wixi la rabo

  • @dheman1418
    @dheman1418 Před 4 lety +2

    Muuqaalka waaa mar hore iska daaya beenta subxanalaah

  • @aaminayahya3817
    @aaminayahya3817 Před 4 lety +6

    Wll laba Santo ha ku waayin aakhiradada waxan aad soo galisay waa been waxna kama jiraan

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 Před 4 lety +4

    Subscribetii aan la noqday beenaleyaalyow

  • @barqajomar8447
    @barqajomar8447 Před 4 lety +3

    Wlh blh tlh Ragiii somaliyeed weey washeen hadii kii lashukaansanaye uu dhaho hadaad kuutagi waayo sawirkaaga faafini 😭kii kaisku aamine qoys wadaaga ahaane saas sameeeyo mxa inoo hadhay anaga 😭 ragu miyey donayaaan tani iney nolol ahaato

  • @farduusmaxamed6566
    @farduusmaxamed6566 Před 4 lety +3

    Wllhy qamarba waan nacay nacazku gabadha wuu xumeyey 🤨🤨

  • @sakariyemaxamed2271
    @sakariyemaxamed2271 Před 4 lety +2

    Qokii Raba in ay isku noqdaan like saar

  • @drraxmarayso9227
    @drraxmarayso9227 Před 4 lety +3

    Ugubaad iyo qamr cml aaan ahyn maaad waydeeeen

  • @amirahassan4653
    @amirahassan4653 Před 4 lety +4

    This time they were dating they won't even legally married Married a liar

  • @raaliyodumar7368
    @raaliyodumar7368 Před 4 lety +7

    Beenteda kulaha wan iskafasaqay hargesa dhexdeda isago joga 😂😂😂😂😂😂

  • @ubaxjamac6845
    @ubaxjamac6845 Před 4 lety +1

    Ugbaad aragsan waa qof dhorsan ceebina ma qabato cidii ku danbowdana ayadaa dhib qabta abaayo iska sabar

  • @zuhaipyare7062
    @zuhaipyare7062 Před 4 lety

    xaaarami waye sakharaaama uuu ahaaaa illha ka fuuradaaamiyey auyaaaaaaa mahd leh

  • @hamdimocow1594
    @hamdimocow1594 Před 4 lety +6

    Wariyahan rufiyaan😂😂😂😂

  • @mahadhassan3048
    @mahadhassan3048 Před 4 lety +4

    dad is furay mxa inaga galay mida kle dadka noloshoda qaaska ah lagma hadlo

  • @carabblack180
    @carabblack180 Před 4 lety +44

    Nin naag kala tagay inad nogasheyso miya aqligaga kusiyey mise risaqa aya ka galey 🤣🤣🤣war arod araga hanaga wasaqenine nin nag waligod ayey kala tagayene anaga hanoga radin views wxani 😂😂😂

  • @abebaweres1569
    @abebaweres1569 Před rokem

    Asc

  • @zanoupshaikh4692
    @zanoupshaikh4692 Před 4 lety +1

    social media laysku furaya dheh😂😂

  • @faisaaweys6503
    @faisaaweys6503 Před 4 lety +1

    Waa waahore warkaani

  • @shamismuuse9724
    @shamismuuse9724 Před 4 lety

    Sc hodon cbdiraxman ayaa kadanbeysey khadro salino wey so dhowen jirtey hodon ayaa rabta isaq wuxuu yahay iney babiso abtiyaladey

  • @queensimn9402
    @queensimn9402 Před 4 lety +4

    So boqda 👉Drs salma beauty care waxa ka heleysa Daryelka maqarka like Gremki dhawici hore ee jirka like sakinta cijada dabka
    Iku cawiye 👉subscrib somaliyeey

  • @ismaciiljaamac2389
    @ismaciiljaamac2389 Před 4 lety

    Waaw

  • @marceloxasan9113
    @marceloxasan9113 Před 4 lety +6

    Qamar Sawiradeeda Muxuu ku Falaya Awal buuba Qaawin jiray

  • @salmahasan5534
    @salmahasan5534 Před 4 lety +1

    Ugabaad kuleeyso wallo

  • @fatmamohammed3935
    @fatmamohammed3935 Před 4 lety +1

    CAAc view haku raadsan lamanhan eee ooradoo camal raadso wad ku subscribe lasahy

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 Před 4 lety +5

    Hooyadaa beenta cad ka was
    Waar wuxu ma biyo saydhisbuu ahaa
    Muuqaaladan waligiibii yaalay youtubeka

  • @duniyocuntoiyoqurxin2069

    Istaqfuralah wat neclaa wuxu

  • @anasxasan5609
    @anasxasan5609 Před 4 lety +1

    Waa lagu wasaa eydi kudhashay was

  • @Khalidoz89
    @Khalidoz89 Před 4 lety +1

    Sorry ugbaad aragzan 😪

  • @zamzamjamac4209
    @zamzamjamac4209 Před 4 lety +1

    Ben ad hunguri ku radineyso ayad wada e orado nala dhaf benalo

  • @abdinaasirali55
    @abdinaasirali55 Před 4 lety

    Non Non subscribe

  • @xaliimojamac4116
    @xaliimojamac4116 Před 4 lety

    Bacaysato weyn weeyaan ugbaad

  • @fartunhussein7816
    @fartunhussein7816 Před 4 lety

    Ruyufaaan warye

  • @asmaladancumar9217
    @asmaladancumar9217 Před 4 lety +17

    Wallo beenta nagadaa
    Marki viedo social media
    Laso galiyey ismay qabine

    • @11Nimco
      @11Nimco Před 4 lety +1

      asmaladan Cumar wlhi been cad ayuu nagu gurayaa anago arkayna 😂 in video gan ayagoon isqabin lasoodhigay

    • @asmaladancumar9217
      @asmaladancumar9217 Před 4 lety

      @@11Nimco
      Haa xppti qaali

    • @ifraxmuuse3717
      @ifraxmuuse3717 Před 4 lety

      Sidu yeeri qamar inu khilaaf dhex yiimd khilaaf wuu iman kara mudo ay khilaaf ku dhex jirn kdib fuuriin aya kaadaalbatay wuna fuuray marka beenta laahla jeejiyo

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 Před 4 lety

      @@11Nimco muuqalka kadib ayey isguursaden been bu dhuraya

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 Před 4 lety +1

    Sir haween lagama salgaadhee Naagaha harumaysanina

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud1603 Před 4 lety +1

    Beeenaaale

  • @Mo-dool
    @Mo-dool Před 4 lety +2

    Ala Maxaa dhakh wariye ismoodey lol oo xumaa cudurka la dhaho I dhageysta.. si laguu dhageysto kaadi nooc kasta ah u cab waayo hadii lagu dhageysan waayo wad dhimaneysaa 😂😂😂

  • @jimjum1547
    @jimjum1547 Před 4 lety +3

    Waaryaa uskag hdlkaagu isma waaafaqsanee hus hus waryaa

  • @Far990
    @Far990 Před 4 lety

    WLL WAXAY TIDHI FACEBOOK IYO SANAP BASLE ADIGU WAXAD TIDHI INSTIGRAM
    BEENALAE TAHAY ZXP ADIGU SE LAMAAD XIDHIIDH EE MEEL KA HESHAY

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Před 4 lety

    Maxaa sawiray marka hore iydoo qaawan

  • @mujahidlixle5862
    @mujahidlixle5862 Před 4 lety +1

    Yaa iLa arka in ninkani Wxuu ZhEegaYa 00 Dhami bEen Yihiin 4:30 videoga Lbada Fanan izmaY Qabinba Kadib MrkU Fafay Ayaa LaziiYaY Zabta L00ziYaYna WxaY ahaYd InaYiz aztUr madama AY Zidaa izUgaLeen

  • @kk-of7vb
    @kk-of7vb Před 4 lety

    Reermiyi

  • @hoodomaxamed4912
    @hoodomaxamed4912 Před 4 lety

    Allh ka cabso ma dhacayso dad is jecel in ay is khiyaanan

  • @canabquen380
    @canabquen380 Před 4 lety +3

    Wxn dhn intey is qbeen baan arky kir🤣🤣😂

  • @kowsar39
    @kowsar39 Před 4 lety +1

    📺📺👍👍📺📺

  • @xaliimojamac4116
    @xaliimojamac4116 Před 4 lety

    Ciyaala suuuq ugbaaad

  • @momkhadanawdahir8231
    @momkhadanawdahir8231 Před 4 lety

    Beeeenale akbar banle muuqalada waxa lla wada arakay inatayanay is guuursan bay ahayan

  • @captanmata6238
    @captanmata6238 Před 4 lety

    Wa wax lala yaapo

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 Před 4 lety +1

    Maseee badana ninku

  • @inaadan6871
    @inaadan6871 Před 4 lety +4

    WA ku bentas 😂😂

  • @qaalidmohamed2514
    @qaalidmohamed2514 Před 4 lety +3

    Kkkkk nin io naag isfuray ayaat ledahay xog ayaan kahelay kkkk ok hablaha eheladaada ah marka lafuro nosoootabi walalo kkk

  • @leylomohammed128
    @leylomohammed128 Před 4 lety +11

    Alla ninku been arorin oga 😂😂

  • @hazaahazaa5539
    @hazaahazaa5539 Před 4 lety

    Dameer weligii wa dameer xitaa haduu fanaan nqdo taasina wa anshax xumo

  • @antisyare4077
    @antisyare4077 Před 4 lety +2

    waxa aad sheegtay oodhami waabeen

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 Před 4 lety

    SubsCribe waa kala noqday sababto ah . Video yadaan ayada oo la qabin ayaan arkay

  • @marwo854
    @marwo854 Před 4 lety +1

    Waxaaas awal maxay iskaga duubtay inta taabo aaa waaa wax laga xumaado

  • @fartuunali562
    @fartuunali562 Před 4 lety

    Balo kula fol xumdtay ninkan idhah bananka yalan max ku jacltay ugbadey

  • @nasraahmed1169
    @nasraahmed1169 Před 4 lety +1

    fasaqay kulaha ilen waati intay maxkamada tagto laga soo fasakhayeey kadib suuqa galayse 😂😂😂😂 come on

  • @hipocabdi9364
    @hipocabdi9364 Před 4 lety

    Waa Ka surdawda nin waxsi

  • @faadumohenna6004
    @faadumohenna6004 Před 4 lety

    Xasidaka badan

  • @shamhaadmoha6770
    @shamhaadmoha6770 Před 4 lety +1

    Fananada weeyn io fanaanka weyn 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁😁

  • @aaminayahya3817
    @aaminayahya3817 Před 4 lety +2

    Hadad ogaan lahayad nabiibka in qabriga lagu cadaabayo walahay wan Hubaa inaad waxas samayan lahayan

  • @alialiabdi6055
    @alialiabdi6055 Před 4 lety

    Been badnidaa Subxanalah maba ahanba ugbaad

  • @cabdiqanimuztafeh2559
    @cabdiqanimuztafeh2559 Před 4 lety +3

    Hhhhh waa ciyaalkii la furyy

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 Před 4 lety

      Haduu furay ma furu ku jabiyay wataa markle guursatee maan gaab

  • @munasharfjamac3283
    @munasharfjamac3283 Před 4 lety

    Video war kani bari horu shamed

  • @sahracabdilaahi5804
    @sahracabdilaahi5804 Před 4 lety

    Haa isku noqdan

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 Před 4 lety

    eboow irsaqadii maa halkaa kaa gashay yahuu war waxii is furay iyo waxii is guursaday irsaqad haka raadine kheyrka ka sheeke oo irsaqad xalaal ah aad la heshide

  • @Mohammedkral
    @Mohammedkral Před 4 lety

    Taatabashokkkk

  • @nimcosagal9264
    @nimcosagal9264 Před 4 lety

    Beeeeeeeeeeeenaaaaallllllle

  • @marwaismail2670
    @marwaismail2670 Před 4 lety

    Ugpaad fariiid naag dhiig leh

  • @foziajan1449
    @foziajan1449 Před 4 lety

    Ugbaad guuleyso huno wa nin been badan runti lakin naagtu guursadey uu gusamedoona incha alah ee wa passaporka miya sheekadu qamarow ine day incha alah wad fashalmidoonta incha alaah you are eyer men dog

  • @munamuuse4796
    @munamuuse4796 Před 4 lety

    Beeeeeenaaaaleeee

  • @cabdiqanimuztafeh2559
    @cabdiqanimuztafeh2559 Před 4 lety

    QAMAR SUUGAni. Nin jira. Ciyaalka waad ka dhamysteee

  • @koruqaadnoloshada4540
    @koruqaadnoloshada4540 Před 4 lety

    Video inta ay isguursan ka hor ayuu ahaa kadib ayan guurka maqalnay meesha waxba kuma heesid

  • @nachmahgeloz4794
    @nachmahgeloz4794 Před 4 lety

    Waxas cml mar dambe haso dhigin

  • @qadarmohdahir9787
    @qadarmohdahir9787 Před 4 lety

    Bukanka Rag Lita way Ku Badan Yahin shantad farod sanay usinen ina Ragna Masina ee waxan ina Rag ushegaya ogada dumarku waa Asaska Kaliya Anuku dhisanhay hadaynu nahay ina Rag

  • @farxantoomazofcooll5755

    Waalay jabsaday baytidhi cid jabsatayna may sheegin was yaab

  • @sacdiyomaxamed2016
    @sacdiyomaxamed2016 Před 4 lety +1

    War ceebaha dadkahafaafinina war illahay halaga cabsado subxanallah zamanki ugu xuma ban ku jirna

  • @fatumamohamed9118
    @fatumamohamed9118 Před 4 lety

    qiyanole waaye qamar sugani uuuf ala mida gursate wey qasarte

  • @amalabdimajid6565
    @amalabdimajid6565 Před 4 lety

    Horta walow labaduba ay fanaanin ahayeen hadana xqiiqda aya ah in ay ugbaad asaga ka caanzantay
    Wxkasta waad lakulmaysa intaad aduunkan aad zaarantay Illahay khatumada khyr ha inoogu khatimo

  • @yahyeahmeit
    @yahyeahmeit Před 4 lety

    Wartani iyadii maahe wax noosheeg

  • @kalethchamal5452
    @kalethchamal5452 Před 4 lety

    axay ku dhacdaysodani

  • @mohamedmursal7231
    @mohamedmursal7231 Před 4 lety

    Waar hoyadii wasan beenalahaa yaa kaqabta

  • @ubahawildirir7486
    @ubahawildirir7486 Před 4 lety +4

    Hadad run sheegasid natus waraysigi ama hadalkii ay kugu waramasy kkkkk

  • @shariifocali3381
    @shariifocali3381 Před 4 lety

    calafkod dhamady ee mashqulka iska daya