PRANK kii UGU XUMA AN KAGA XANAJIYAY SAMIYA SIDAN MAFILENIN😳

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024

Komentáře • 1,1K

  • @deeqodeeqo7311
    @deeqodeeqo7311 Před měsícem +599

    Guys wiilka wuuu qalbi hadlayaaa wax fahma 100k gaarsiiya dhalinyarta sima please 🙏 😢 😭 🙂

    • @deeqoduniyo7454
      @deeqoduniyo7454 Před měsícem +5

      Deeqo yaalka garaadka waa lagu yaqaanaa😂

    • @wllCumar167
      @wllCumar167 Před měsícem +2

      100k , 200k 300k aan gaarsino.
      Hooray usoco cadnan.

    • @nuuraahmad7130
      @nuuraahmad7130 Před měsícem +1

      10 kun mu maraya hada

    • @MapsudMoh
      @MapsudMoh Před měsícem +1

      Dee abowow mxn sameya ani marhore fallow dhahe😢

  • @shariifmohamed7077
    @shariifmohamed7077 Před měsícem +1211

    maanta waa dhalashadayda qof like ii saarto ma arki😭💔

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Před měsícem +691

    TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤😊

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Před měsícem +190

    Dhaarta iska daaya markaad prank samaynaysan dhaarta wax lagu ciyaaro maa u malayseen ilaahay ka cabsada wiilka 100k hala.gaadhaiiyo team 27 ❤

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy Před měsícem +477

    Intii prank iyo saamiya arkte sooorode like😂

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Před měsícem +385

    TEAM JACK CADNAAN AND SAMIA ONE LIKE 👍

  • @Doodaye
    @Doodaye Před měsícem +342

    Plz kusali nabigeena muxamad scw

  • @huthadiamond7700
    @huthadiamond7700 Před měsícem +218

    Inta saamiya maqashay Oo soo carartay😂😭

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 Před měsícem +416

    Cadnaan 100k aan gaarisno pls 😭 🙏 wiilka ukaca

  • @salmaqurux123
    @salmaqurux123 Před měsícem +233

    Inta markay samia iyo cadnaan maqashy so carartay😂❤

  • @MubaarigMahad-g8m
    @MubaarigMahad-g8m Před měsícem +141

    Inata isla jecla samia iyo cadnaan like ii saara

  • @Aridansayli
    @Aridansayli Před měsícem +190

    Gusaliya nabikeena Mouhamed scw ♥️♥️♥️

  • @safabashiir-sw8fi
    @safabashiir-sw8fi Před měsícem +99

    Cadnan iyo samia sidan iskula kinjeclahy sidaa uwada jira my favorite kayga tihin wlh❤❤

  • @Mahirmo12
    @Mahirmo12 Před měsícem +175

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Před měsícem +71

    Team cadsam isn't Easy yaqay 😂😂 Samia xishood badan iO Cadnaanka kabax ❤

    • @AsiaGaweeto23
      @AsiaGaweeto23 Před 23 minutami

      😢 13:04 😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤😂❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @user-zh2ei2wv1l
    @user-zh2ei2wv1l Před měsícem +159

    Cadnanow saan kaa raba😂😂 lkn gabadha noo ilaali😢

  • @Naimaahmed71
    @Naimaahmed71 Před měsícem +76

    Team samiya one likeeee❤

  • @AdnaYusuf-d1h
    @AdnaYusuf-d1h Před měsícem +92

    Guys cadnaan meel gaarsiiya wllhi caloosha ayuu ka hadley pls u kaca Wiilka waan daaley sida meel walba uga saarayey 😢

  • @abdulahiabdikareem8263
    @abdulahiabdikareem8263 Před měsícem +44

    Caawa 100k aan ku tuurno kadib wixii ka danbeeya waa isaga iyo waxa uu suuqa la yimaado laakiinse caawa qof kasta ha u saaro

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 Před měsícem +85

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤

  • @user-yy3xl5jm3i
    @user-yy3xl5jm3i Před měsícem +61

    Muuqaalkan tvga iyo mobilkaba wlahi like ba kasaaray wanan kadawaday si views ubato Samia miskiin walahi

  • @user-hg2fr8ux3y
    @user-hg2fr8ux3y Před měsícem +58

    Cadnaan prank buuba kubilaabey wax buu Soo wadaa😂

  • @HiboAbiib-j2r
    @HiboAbiib-j2r Před měsícem +17

    Guys waxaan prank maaha cadnaan uu nala hadlay aan gaadhsiino 100k 😢😢 let's go Guys 👦

  • @Aishuu240
    @Aishuu240 Před měsícem +93

    Kookadeyda caawa way xanuun San tahay miyaa rabi ha caafiyo😢

  • @xaawoluull3716
    @xaawoluull3716 Před měsícem +113

    Inta markee prank samiya maqshaqay Soo cararty like 😂

  • @NimcoAhmed-m4w
    @NimcoAhmed-m4w Před měsícem +59

    Team Samiyaa one like😢

  • @AdnaYusuf-d1h
    @AdnaYusuf-d1h Před měsícem +53

    Guys cadnaan u kaca oo meel gaarsiiya wllhi caloosha ayuu ka hadley pls 100k caawa aan ku tuurno anu Waxaan ahaa dadkii cadnaan jeclaa inuu CZcamsr noqdo waan daaley sida meel walba uga saarayey 😢

  • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
    @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf Před měsícem +62

    Cadnan ha niyad jabin waxa yar bad ku jirta 80k maraysa dad badan 3years ku jira oo aan gaadhin weli 100k aya jira dadal wllo

    • @iidodayibiido9764
      @iidodayibiido9764 Před měsícem +1

      Xalay muu intas bu marayyy😂 wuu dheereye 95.7k mrayaye

    • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
      @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf Před měsícem

      @@iidodayibiido9764 masha allah 82k marayay

    • @canabanab
      @canabanab Před měsícem

      ​@@iidodayibiido9764hda 98k buu maraya

    • @yousra52
      @yousra52 Před měsícem

      ​@@iidodayibiido9764haa somali ayago ku garsin karan marka hore kuma garsinayn xaley marku prank samia ku sameyey 82k mrayey inta u sartey mey mrka hore dadka walalahoda u sarn

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 Před měsícem +53

    Nin igadheh nin nafahmay😢

  • @FaadumoOmerali
    @FaadumoOmerali Před měsícem +101

    SaMia channelkeeda cadnaan markaan maqlaY waan ordaY adnan channelkiisana samia markaan maqlaY waan soo orday cadsam taageero puuxa aYaan u ahaY wllHi😂😂😂

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před měsícem +118

    ONLY TEAM JACK CADNAAN ONE LIKE 😢😂❤😅❤

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Před měsícem +35

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @ifraahahmed8323
    @ifraahahmed8323 Před měsícem +36

    Samiya waa qof qalbi wanagsan walahi oo shaqsiyad nasab ah leh guuleyso abaayo samiya qurux 😊Asxaabey plz cadnaan garab istaaga oo boqolka caawaba gaarsiiya plz guuleyso cadnaan walal 😍

  • @iiqlaas5803
    @iiqlaas5803 Před měsícem +62

    Inta prank iyo samiya argtay socarartay 😂😂😂😂 Lkn guysa cadnan marku laha ila hd 10k ma gaadhin wlhi niyadayd wax kusodhcy inu run uniyad jaabay cadnan ha isdhibin gohead 😢 wad gaadhay nin rag tahy dulqaado

  • @user-qv7vc7uh2q
    @user-qv7vc7uh2q Před měsícem +25

    Beri soonka halaga faa,ideysto❤

  • @king--JUDE15
    @king--JUDE15 Před měsícem +37

    Koko Ku soo sameey😢

  • @zahroadem4098
    @zahroadem4098 Před měsícem +32

    Chanalka prank lagu bilabaye team halista wn idin wataa ❤

  • @Fan_koko_bulle
    @Fan_koko_bulle Před měsícem +41

    Prankiga wuu shidan yhy soo badi

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Před měsícem +69

    samia sidee isku barateen noso geli cadnanow.❤😂

    • @Osmanbay844
      @Osmanbay844 Před měsícem

      Alla wll dhibka dhaaf😂

    • @BrwaqoMuhmed
      @BrwaqoMuhmed Před měsícem +1

      ​@@Osmanbay844 wxay ka samaynayaan veidow labadooda oo wada jira samaia sidaa tidhi😢🎉

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Před měsícem +21

    Asxaabey plz 100k aawe 3 days waa lasting dhaafooyaahe😢😢

  • @Bedra_mohamed
    @Bedra_mohamed Před měsícem +28

    Waaxay prankigaad nagu bilaw day inaadeer gacaliye . 😳😂

  • @adamismalore6579
    @adamismalore6579 Před měsícem +18

    Samiya hadalkeeda waxaa ka xasuustaa waa balan tahay 😊

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Před měsícem +13

    Masha Allah samia walahi waa daacad waa qof qalbi wanagsan❤,,,,100 k waad gaareysaa ugaas shaqo wacan🎉

  • @user-fe5hv2oy3b
    @user-fe5hv2oy3b Před měsícem +52

    Koko prank kusoo sameee😢😢😢

  • @HabonMahaod
    @HabonMahaod Před měsícem +26

    Only team casam one like❤

  • @nasreenbashe652
    @nasreenbashe652 Před měsícem +15

    Cadnaan waa wiil fcn Wlhi plz aan gaadhsiino 100k

  • @CarteCilmi
    @CarteCilmi Před měsícem +43

    Samia maskin wye run u qaadatay

  • @fadxiyacisman2958
    @fadxiyacisman2958 Před měsícem +15

    Samia waa dhiirigaliy ha Cadnan ❤❤❤

  • @SagalJaamaccraxmaan
    @SagalJaamaccraxmaan Před měsícem +22

    TEA. Samiya one like

  • @user-jg4kq4qh5i
    @user-jg4kq4qh5i Před měsícem +22

    Alla cadnaanow Waa kuu duceynay hadaa prank noo soo sameysay 😂❤️❤️❤️

  • @Umalkhayrbadri-ss4vd
    @Umalkhayrbadri-ss4vd Před měsícem +35

    hnOh dar iLaahy ayaan Idiin JecLahyy 💗💯 wllHi😢 iLaahy ha idin daayO cadnaan iyO 😢😢❤ saamiya 😢❤

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm Před měsícem +32

    Guys koko usoo duceeya way xanuun santahy cadnaan aadhahay

  • @user-ui7zp6zo4z
    @user-ui7zp6zo4z Před měsícem +18

    Team samiyo on like ❤❤❤❤❤

  • @user-bc1mb7uq9q
    @user-bc1mb7uq9q Před měsícem +21

    Wasoo cararay markaa maqlay samia prank 😂😂

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy Před měsícem +26

    War gabadan inaa jeceel ushegani rabto ee umaleenese jeceel usheego atha nin rag ehe fahan noh❤

  • @user-pb8vh9ms2f
    @user-pb8vh9ms2f Před měsícem +41

    Qofka ugu horeeye asoo challenge soo galin prank sameeyo qofka ugu horeeye oo sameeye waa Cadnaan kabtaada iima gasho

  • @nuurtoaweys3392
    @nuurtoaweys3392 Před měsícem +30

    Alla kokodeena cawa wey xanuunsanthy 😢 Allah caafiyo🤲

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm Před měsícem +21

    Koko challange lasoo samee pls

  • @Cristiano-Ronaldo7938
    @Cristiano-Ronaldo7938 Před měsícem +32

    Samia naxaris socota waye ..Ana muqal soduba sodiga chanelkatha kulaha

  • @Sabnacabdi-qy1ip
    @Sabnacabdi-qy1ip Před měsícem +18

    Vidio farin gudbaa pls 100k garsiya😢🎉

  • @JamiilaMoha
    @JamiilaMoha Před měsícem +19

    2 days lee ba jogtaye cdnanow wxay niyad jabka😂

  • @Fattidiamond
    @Fattidiamond Před měsícem +19

    Alla kokodyda miyey xanuusaty illahy hacaafiyo 🤲 😢😢 ilee youtube ka wxuu boorin uyahy. Koko waa hooyadii mrksta nidhiiri galiso kiidhaha youtube wakabaxa wey dilee😂 illahy hacaafiyo kookodyda wllhi waanxy

  • @ShukriMohamed-lm5fh
    @ShukriMohamed-lm5fh Před měsícem +19

    Cadanan challange xiso leh noso gali😊 iyo prank bdn😅😅

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan Před měsícem +41

    Team cadnaan and Samia one like 👍

  • @user-wl1gx4wf5x
    @user-wl1gx4wf5x Před měsícem +11

    Team samia iyo cadaan one like ❤

  • @ABDULAHIAxmed-cp8ce
    @ABDULAHIAxmed-cp8ce Před 28 dny +2

    Team saamiya one like🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ccasiismaxamuutahamed
    @ccasiismaxamuutahamed Před měsícem +24

    2 vadio prank { waaw}
    Waxaa soo wado ma sharyaRa😂❤

  • @IqraGaashanle
    @IqraGaashanle Před měsícem +12

    Warkaga jiro❌️ amarkaga jira✅️

  • @NaadiyaFeisal
    @NaadiyaFeisal Před měsícem +14

    Guys cadnaan aan u kacno 100k caawa aan ku tuurno wllhi caloosha ayuu ka Hadley bro adiguna ha Niyab jabin hadaan awoodo kaligey marhoraa ku gaadhsiin laha ❤❤

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 Před měsícem

      Wllhi ani telefoonk walbo aan arko subscribe ugu saaro siduu u gaaro lkn dadkan xaasid waaye😭😭

    • @RabicaCali-zl9kq
      @RabicaCali-zl9kq Před měsícem +1

      🎉🎉🎉🎉😢😢

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Před měsícem +15

    18k uharey please inanka 100k garsiya dee uff somalidan ba kayabey erayadan uleyahey waxba kajira wa huba wxi qaLbigisa kujira waxa wye dhaqse maxa ugari leyhy

  • @IstarWali
    @IstarWali Před měsícem +38

    Waryaa cadnan aniga ma jaceli saamiya in ladhibo Ee kaleexo samiyadeena 😢❤ hadii kale yaana kuuxanaaqini wllkei 🙏😅🙏

  • @maryamaadeer2818
    @maryamaadeer2818 Před měsícem +18

    Team samia waa soo aarsaneenaa

  • @sharifohisseinali760
    @sharifohisseinali760 Před měsícem +20

    200k we will hope for you🎉🎉🎉🫡🫡🫡 wll 😅😅😅

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy Před měsícem +20

    Ayyy😂❤ana u horeyo tedkle cawa dhan ciwnkada radinye😫woba iso bixi wye

  • @CaashoCumar-bt5pp
    @CaashoCumar-bt5pp Před měsícem +6

    Ala kokodena maa xanuusan ilahay ha caafiyo wlhi koko waa jeclahay away team koko we xanuusantahay ilahay ha cafiyo

  • @MuhaMahamed-si9gg
    @MuhaMahamed-si9gg Před měsícem +21

    Ala ilaahow kokodena noo cafi yaa rabi cafimad dagdaga noosi miskiintena yar ee lajecleyda ah amiin amiin yaa alaah❤🤲🥺

  • @Aarkhaliif
    @Aarkhaliif Před měsícem +5

    Somaliyey ninkaan fariin ayuu gudbinoyaa ee 100k gaarsiiya waxa calosha ku jiro ayuu afka soo tufaa ninka raga maalin ayuu ku Bahan yahay ee aan ninka halmar aan u wada kacno🎉

  • @nastiabdi9173
    @nastiabdi9173 Před měsícem +13

    Ayy fikradeyda wa shaqese 🫶😅

  • @user-hp6bp2oi6n
    @user-hp6bp2oi6n Před měsícem +13

    Koko ilaahay hano cafiyo😢

  • @Caaishoxasan-f6j
    @Caaishoxasan-f6j Před měsícem +9

    Team samiya one like👍

  • @leylaabdikadir2899
    @leylaabdikadir2899 Před měsícem +5

    M.a saamiyo sidee udhiiri galineso dad walalo is cawinayo is garab istaagan allah isku kiin deesto🎉❤

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh Před měsícem +10

    Team jeck canan on like 😊❤

  • @user-uu2so5cj8n
    @user-uu2so5cj8n Před měsícem +12

    Ayyy cadnaan iyo samia jah❤❤❤❤

  • @Amalmaxed
    @Amalmaxed Před měsícem +7

    Samia maskiin dacada qurux manshalh❤

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Před měsícem +4

    cadnaan qoftaan hadii aad lasoco tiid haiska deyniin pro Wlhi samiya waa qof qalbi fiican ❤❤

  • @user-ds3jk8oi6g
    @user-ds3jk8oi6g Před měsícem +7

    Koko I wish you quick recover dear

  • @user-ku2dw4it4c
    @user-ku2dw4it4c Před měsícem +5

    9:30 anagaa kusoo dubaynaa kuu Edit-grynayno😢samia poqorad❤

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 Před měsícem +10

    Team cadnaan on like👍

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p Před měsícem +9

    Cadnaan wllo qimo badan haysta koko samiya ilasho ❤❤❤

  • @AbdullahaliMohamed-s3h
    @AbdullahaliMohamed-s3h Před měsícem +8

    Team cadnaan one like 😊❤

  • @Teamkoko.
    @Teamkoko. Před měsícem +8

    Koko way xanuunsantahay😢😢

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor Před měsícem +11

    Alla Samia hada so gashe prank maxa ku baray kulaha 😂😂

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 Před měsícem +14

    😂😂😂 samiya qurux😂

  • @hamdiahmedmohamudguled2428
    @hamdiahmedmohamudguled2428 Před měsícem +2

    Keep going pro Adnan🎉

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah Před měsícem +3

    100k igaarsiiya oo afsomali ah wye😂cadnan waad gareysaa iska sugo nio🎉😅

  • @hiboabdiali8274
    @hiboabdiali8274 Před měsícem +6

    Je suis la première personne a te commenté je suis vraiment fière de l'être 😂❤❤From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @malikaabdi597
      @malikaabdi597 Před měsícem +1

      Et moi aussi je habites Djibouti ❤❤❤❤

  • @peacenharmony2034
    @peacenharmony2034 Před měsícem +8

    Koko Allah ha caafiyo

  • @Samiaahmedp-3
    @Samiaahmedp-3 Před měsícem +2

    Maanta waa dhalashadaydii Cid like saarta ma arki

  • @Caskaboy-ju9kl
    @Caskaboy-ju9kl Před měsícem +12

    team samia and cadnaan one like❤

  • @user-iq8xz6uo3k
    @user-iq8xz6uo3k Před měsícem +4

    Team koko one like❤