TARTANKII QURUXDA OO ISKU BADALAY WAX AAN HORAY SOMALIDA LOOGA BARANIN DADKII AYAA YAABAN😳

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO...
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Komentáře • 166

  • @simancadeysalado6835
    @simancadeysalado6835 Před měsícem +10

    Darisle waa runtaa wllhi gabar qaawan waa xuntahay ee samey kuwa ku tartama dhaqankeyna iyo hidaheyna an kulenahay afrika iyo calamkaba❤❤❤❤❤❤❤

  • @NiciimaGaabo-tj2nn
    @NiciimaGaabo-tj2nn Před měsícem +22

    Kuwan anigoo maanto dhan bacad taagna baa dhaami laha 😂 baatigeyga wato😂😂😂😂

    • @Abdiqadir9
      @Abdiqadir9 Před měsícem +1

      Dumarka gaagaaban fashion ka looma ogola malaha #NaciimaGaabooy 😂

    • @Maryamdiriye
      @Maryamdiriye Před měsícem

      Wllo gabadha la doortay aad bey u quruxbadantahay runta wanagsane

    • @IsmaelAtlas
      @IsmaelAtlas Před měsícem

      Way quruxbadantahay lkn socodkaa ka xun 😅​@@Maryamdiriye

  • @Cawoizmail2383
    @Cawoizmail2383 Před měsícem +5

    Aduunka Ayan Camero ugu nebeyy Wlhi From isaaQ😂😂❤

  • @NawalFarahali
    @NawalFarahali Před měsícem +10

    Kuwaan anaaka qurxoon lkn in aan is qaawiyo oon caan noqdo marabo❤

    • @iman1527
      @iman1527 Před měsícem

      Aniga xita adiga xaskyga ka digan laha 🥰😂

    • @40Durkiya
      @40Durkiya Před měsícem

      Hadaad qalbi fiican tahay waad kawada qurxoontahay quruxdu jidhka iyo wajiga maahan

  • @Marwahassan-hb7dp
    @Marwahassan-hb7dp Před měsícem +12

    wllhay adiga runtaakugujeclaaday youtuberka kaliyee bilaawajigaa❤

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan Před měsícem +8

    😂darisloow wllo wllhi runba saan kuu eegeysiisey😂😂

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 Před měsícem +2

    DIRISLE ABDI HA ISLIDIN WAAD QURUX BADAN TAHAY WLH MASHA ALLAH LKN ILKAHA LEE ISKA XIR NIN QA QURUX BADAN MA JIRAYO GYM NA GAL THAT IS IT MIDA KALE NAGTAN DHARKA BORUN KA SO GASHSTAY OO DHUSADA UWADA EG AYADA DHAN CALALO AYEEY XEY ISKU RARTAY IYO GOORGSRADO MISE XAFADI DANBE AYAN SIDAN UNAQANY LAGA BADALY 😂😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @IsmaelAtlas
    @IsmaelAtlas Před měsícem +1

    Gabadha aadbay u quruxbadantahay lkn socodka ayaa kaxun, amba markaan socodkeeda arkay waan yaabay 😂❤

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před měsícem +4

    Subxanallah waa wadan diin dal iyo dadba lagu soo duuley.

  • @ShaakirAbokor
    @ShaakirAbokor Před měsícem +1

    BEST you tuber of somalida idiriska

  • @axmedmaxamer6298
    @axmedmaxamer6298 Před měsícem +5

    Dirisle dhip badanidaa nio😂😂😂

  • @abdullahimadobe1515
    @abdullahimadobe1515 Před měsícem +2

    Walasha lasoo taratansi ordoo noo
    keyn miss kgs waxeyda wey qadatey 😏💃💃💃💃

  • @FarahhosseinUpdy
    @FarahhosseinUpdy Před měsícem

    Bro dirislow fanny gaan wax kle ku dheer wlhi😂😂😂

  • @rahma_daqueen9297
    @rahma_daqueen9297 Před měsícem +1

    The cat walk made me laugh 😂😂😂😂

  • @XabiiboCismaan-ky3fc
    @XabiiboCismaan-ky3fc Před měsícem +7

    Mr somalia dirisle abdi one

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Před měsícem

    Drisle waad qurux badan tahay, maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 Před měsícem +5

    Dirisle abdi ruunta ugu imoow

  • @GhBb-mb8js
    @GhBb-mb8js Před měsícem

    Sidan manta ogu qosleyi waligey mana ugu qoslin tnx❤❤

  • @user-rg9mo7ry8m
    @user-rg9mo7ry8m Před měsícem +2

    First one

  • @XamdiMohamed-f1r
    @XamdiMohamed-f1r Před 8 dny

    Run waye😢

  • @IsmailOmarrayaleh
    @IsmailOmarrayaleh Před měsícem +2

    Wan ku salame inader ❤❤❤

  • @user-rg9mo7ry8m
    @user-rg9mo7ry8m Před měsícem +3

    That true

  • @FatmaAbdalla581
    @FatmaAbdalla581 Před měsícem +4

    Follow isoo dhaha team derisle Abdi 😂

  • @king_amiid
    @king_amiid Před měsícem +13

    Brother dirisle ❤

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v Před měsícem +1

    She is doing well, please leave her alone.

  • @hamdaabdi1981
    @hamdaabdi1981 Před měsícem

    Calaancalaan bay i egthy miss cat walk😂😂

  • @khalilmahamed1757
    @khalilmahamed1757 Před měsícem

    Taliye imika waa walate show san sax kuma tihid ee sidadi hore ku labo ee lagugu jecla iga talo wllkw

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před měsícem

    Subxaana Allah. Indha adeeg, or ignorance 😅😅😅

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim Před měsícem +1

    Illahey dartii isoo booqo zxb chanalkeyga ❤😢😢😢

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před měsícem

    Warunta walahi arinkan wa miss fol xumo 😅mahan miss somalia 🇸🇴 wad nacebesen

  • @user-bl2og3no4p
    @user-bl2og3no4p Před měsícem

    Dbulkaad lagashay adna wall kuma dheeranayaa na waad tirii 😂😂😂😂😂😂😅

  • @khatinabdisamad
    @khatinabdisamad Před měsícem +1

    Waa zanadka aan aduunka kadan bayno 😂😂

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 Před měsícem

    Tartankaan looma dhama 😂😂😂😂

  • @HappyBabyPenguin-bd1hh
    @HappyBabyPenguin-bd1hh Před měsícem

    Brother

  • @isackbakool7969
    @isackbakool7969 Před měsícem

    Gabadha koonfur galbeed ka soo horjeeda Cugdada iska dhaaf walaal

  • @user-bq7yq5nm1m
    @user-bq7yq5nm1m Před měsícem

    maxad tiri idirisLow adun yada Horu martay Haynagu tusina sidayn Reedki cadanka uracay nay ayayn madhanay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Před měsícem

    War waxan kalsoni maha iska amu wala dhumanaya waxan dhiman alaah bay ilowde haday dhimato kawaran waxan wa qashin naladhaf

  • @abdinasirmuqtar9634
    @abdinasirmuqtar9634 Před měsícem

    Adi aragtodada kahadashay lakin miss Somalia gabadha loo doortay way qurux badan tahay

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Před měsícem +1

    Tan wlhi anigaaba ka qurxoon😂😂😂

    • @lail111
      @lail111 Před měsícem

      why because filter iyo qas qas ba diirka iskaga qaday? gabdha dheer ee quruxda badan ma gartiid ee benta iska dhaf.

  • @user-xt7pj1nv8g
    @user-xt7pj1nv8g Před měsícem

    Sidaa canfarta aheyn uu socotay

  • @ayaanmohamed3438
    @ayaanmohamed3438 Před měsícem

    dunidii mar horayba aragtay dirislow 🤭

  • @Hassanadan_Bustaan.
    @Hassanadan_Bustaan. Před měsícem

    Mareer xamarka sidan ayey usocdaan😂😂😂

  • @hooyomacaan6268
    @hooyomacaan6268 Před měsícem

    Darisle runta ku jeclhy😂😂😂

  • @MaariyoBashiir
    @MaariyoBashiir Před měsícem

    Idir runta ugu imow❤❤

  • @DARK-vo3wx
    @DARK-vo3wx Před měsícem

    waad is ogtahay kkkkk

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 Před měsícem

    Waa nagudhacday waasidii. Ciyaara ha

  • @XabsoMaxamed-kx4pr
    @XabsoMaxamed-kx4pr Před měsícem

    Walasha wekaqur xontehe uf

  • @DoolAli-xz7jz
    @DoolAli-xz7jz Před 28 dny

    Darisle waa runtiis wllhi aniga horta wan yabaa wllhi mss somaalia ma aminsani markan arkay gabdhaha tartamaayo waxan anaba ka qurxane san u dhihi jire lkn manta qof hadlaa helay wllhi sidu dirisle u fikiray aya ana u fikire maxa yelay gabdho aad u qurux badan an la ogayn baa jiro wllhi😂😂😂

  • @AnisaMohammed-zu4ss
    @AnisaMohammed-zu4ss Před měsícem

    Meeshaan jabuuti ka ahow dirisle kgs haka maseerinee😅

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Před měsícem

    Waa suuko Doqon ah waa ismog😂

  • @AmiinDeAlberto23
    @AmiinDeAlberto23 Před měsícem +2

    gabdhaha diraca uga foq oromyahow ama lasoo tartan ileen waxba ma dhaamtide

    • @lail111
      @lail111 Před měsícem

      Isha ka turtay waxa la moda inu la tartamyio.

  • @sahraabdi3975
    @sahraabdi3975 Před měsícem

    Lacag nuga su qad kulaha😅😅😅😅😅😅

  • @Team_27-i6e
    @Team_27-i6e Před měsícem +3

    Team 27 isnot easy

  • @ifraaxmacalin1950
    @ifraaxmacalin1950 Před měsícem

    Ma Samixa 😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před měsícem

    NAAGTA WA SUUKADA LA SHEEGO WAA XAQIIIQ HADALKA AAD TIDHI GABDHAN WAY BAHDILEEN TOP MIYIGAY U XIDHEEN AKHAAS

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fy Před měsícem

    Dhaxda Mas ay kujiro naago qooqan waye 😂😂😂😂😂

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před měsícem

    😂😂😂, Alla jaahil sanaa Kuwani😂😂😂😂😂😂😂😂,
    Somalia waxkale ka soo socdaa❤

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Před měsícem

    War hedhe waxani total waceeb dumar heerkan tagan waceeb ee iskada waxan ad rection kabixinayso alaah ma ogola naago meel isku qawiyey inad eeg to mar xaq ha hatao marlabad may marka lacag aya rabtan iskadhafa waxan rabi aya wax kaqadi kara

  • @nimonurowibrahim2746
    @nimonurowibrahim2746 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅

  • @qaaliaxmad1025
    @qaaliaxmad1025 Před měsícem

    subxanalah

  • @Hamze_mi1an
    @Hamze_mi1an Před měsícem

    Ma aragtay bulshada badana dadka ugu naqan aya fursadaha fican hela😥

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 Před měsícem

    Subxanalh kuwan tarenin iskadaye xataa gabdhaha modelka caalamka xayeysiya xataa madaawan foolxumeey ladhimaneysaa yahuu

  • @safaaa94
    @safaaa94 Před měsícem

    Wanacebeysay tan kkkkkkkkkkk

  • @Rahmo-uu4xy
    @Rahmo-uu4xy Před měsícem

    Kan waa doqon isma oga lakiin 😂😂

  • @Hamze_mi1an
    @Hamze_mi1an Před měsícem

    Dhexda bir xadid ah aya uga jirta malaha😂😂😂

  • @user-cu8ug4bd2y
    @user-cu8ug4bd2y Před měsícem

    Idirisle ilahay uunba kaa reebi karta hadu janis kugu helo😂😂

  • @MaariyoBashiir
    @MaariyoBashiir Před měsícem

    Cawo bah ka qurx badan dhamantod😊

  • @user-iy1id3up3d
    @user-iy1id3up3d Před měsícem

    Ilove you❤❤❤

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před měsícem

    Haadaa shaydaan kabiiir gabdhan iyo daawadayaashu.
    Haduu nin qabana waa dayuuuus

  • @SoubehAbdi
    @SoubehAbdi Před měsícem

    Dhubo dhaxyar Gabadhas aya uu qalanta😊

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 Před měsícem

    Somali nimadi dad kan way Ceebeyeen😂

  • @abdirahmanadan3309
    @abdirahmanadan3309 Před měsícem

    Habon miyaa qoftan 😂😂😂

  • @user-qy9go8bv8z
    @user-qy9go8bv8z Před měsícem

    Walaahi wuu foolxun yahay waxay is leedahay sida model ka u soco laakin waa vaar ilaahow badow limo hanagu dilin 😢😢😢

  • @sihammusemohamed4065
    @sihammusemohamed4065 Před měsícem

    Hhhh Way kaxuntahay

  • @XafsaIbrahim-wm7bl
    @XafsaIbrahim-wm7bl Před měsícem +3

    wr wllhi tan jaariyada xafada jaarka ka qurux badan😭😂

  • @Qarami-o9t
    @Qarami-o9t Před měsícem +1

    Adhaxda lagaga istaagay😂😂

    • @Come524
      @Come524 Před měsícem

      Kamaad xishoon😂😂😂😂

  • @user-bl2og3no4p
    @user-bl2og3no4p Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😅

  • @asmacismangeele1954
    @asmacismangeele1954 Před měsícem

    Gabadhaa caankii waa lusina

  • @IsmaaciilAwuukar-xm2me
    @IsmaaciilAwuukar-xm2me Před měsícem

    Dirile dadaad beeg saneysaaye gabdhaha lacag ayaalogu codeynaayey

  • @HiboKhalif-mr2om
    @HiboKhalif-mr2om Před měsícem

    Iney dhutineyso baa la moodaa

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 Před měsícem

    Geeel walk waye cat walk wudaafe

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk Před měsícem

    IstaqfuriAllah warnagada

  • @qadandaahir1000
    @qadandaahir1000 Před měsícem

    Ilaahow diinta na fahansii

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Před měsícem

    Adaaba ceebaynayee waraa 😂😂😂

  • @user-go1ux7op7m
    @user-go1ux7op7m Před měsícem

    Qofka Ma Miskahaa Laga Hayaa 😂

  • @BdHru-cq6xq
    @BdHru-cq6xq Před měsícem +1

    Laxowla 😅😅😅

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Před měsícem

    Waxaram jidhke warwax fican ayad modaysa walaahiy wayab

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Před měsícem

    😂😂😂😂😂

  • @apDeiKMuHTiin
    @apDeiKMuHTiin Před měsícem

    😂😂

  • @AshaBishar-cm2vw
    @AshaBishar-cm2vw Před měsícem

    Qurux micnaheda baro nacasyow😂😂😂

  • @user-vu8uy1fd9g
    @user-vu8uy1fd9g Před měsícem

    Dirisle aad ayaad u qurux badantahay bro

  • @user-jm2fz8zk7m
    @user-jm2fz8zk7m Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @naimofarhan1952
    @naimofarhan1952 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Před měsícem +4

    Gabdhaha wey qurux badanyihiin maseerka jooji😂

  • @abdihassan2090
    @abdihassan2090 Před měsícem

    Wacl wacl dhaley

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Před měsícem

    Dirsle soomalida hakuyaacin caalamaka kudaawanaaye ee hawada kucun waxayabaha qaar 😊

  • @user-pr2iw1pp2t
    @user-pr2iw1pp2t Před měsícem

    You are funny❤

  • @aminaadan1606
    @aminaadan1606 Před měsícem

    Mybe sinta kajabsan🤣

  • @ShukriAdan-gf1fn
    @ShukriAdan-gf1fn Před měsícem

    Xanaan shidane miyey walaalo yaihiin gaba dhaan

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6v Před měsícem

    Dirisle qaybtii quruxda war aa laguu galiye