MSS SOMALIYA 🇸🇴 OO LAGU DHAWAAQEY IYO CADAALAD DARO LAGU SAMEYEY GABDHAHA QAAR KA DIB MARKII

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 322

  • @Cristiano07-m
    @Cristiano07-m Před měsícem +179

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @TaynaaAli
    @TaynaaAli Před měsícem +36

    Amiira qurux aa u qalantoy walhi miss somaliy ❤❤😢😢

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 Před měsícem +28

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤

  • @IfraxMuqtar-v3c
    @IfraxMuqtar-v3c Před měsícem +22

    Aan ku salino nabigena maxamed اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas Před měsícem +1

      عليه أفضل الصلاة والسلام🤲💚💖💝❤️💯

  • @saynabfarax1225
    @saynabfarax1225 Před měsícem +26

    Amiiro qurux iyo iqraba runtii waa labo gabdhood ooo aad uqurux badam masha allah

  • @user-yk4hu7pe7f
    @user-yk4hu7pe7f Před měsícem +32

    Mss Kgs Caisha iikow quruxda waxa u dheer Asturnaanta yaa salaam ugu danbeyn ayada ku guuleystay Mss Somalia Aisha iikow❤🎉❤🎉

  • @user-sg6wv6og1d
    @user-sg6wv6og1d Před měsícem +4

    Kuwa gur yaha ku juraan niqabkana iska furin away Marin Teena waa janada aduunka awaal marintisa hamigeena wuu ka sareyaa niyada ha iska jabinina 😂😂
    Teeda kale yaanan ku kadsoomin
    Waan ka qurux badan nahay lkn amarka Allah ayaan ilaa li neenaa
    ولا يبدين زينتهن
    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @somaliachanel4160
    @somaliachanel4160 Před měsícem +81

    🇦🇿 KGS to the world

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před měsícem +24

    اللهم استر العيوبنا وعيوب المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات ا🤲🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺😭🤦🤦🤦

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Před měsícem +10

    We love ❤️ 😍 Gabdhaha KGS 🇸🇴 From Galmudug Somalia 🇸🇴 😍 🙌 😍 ❤️ Raxanweyn Grils ❤😮❤

  • @zakariamohamed7618
    @zakariamohamed7618 Před měsícem +4

    Somaaliyey gabdha ugu quruxbadan kgs wax ka quruxbadan somaali Kuma jiraan❤❤❤❤❤❤❤

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 Před měsícem +27

    Cadaalad daro weye Amiira iyo iqra Naag ka qurux badan oo somaliyad ah ma aminsani inay jirto dherer iyo qurux isku darsadeen

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 Před měsícem

      Amiiro aad uma dheera lkn way iska qurux badan tahay

    • @Wiil_hoog...
      @Wiil_hoog... Před měsícem +1

      Anigane ma aminsani gabar adiga ka qurux bdn iney jirto mcn bdny🥺💋🫂

    • @xamdiwarfa6216
      @xamdiwarfa6216 Před měsícem +2

      ​@@kayfmohamed565amiiro gabdhahaan dhamba ayadaa ka dheer😂

    • @Basrabilan462
      @Basrabilan462 Před měsícem +3

      Dirir maahan ee dad ka Qurux bdn ayaa Jira oo aan social media kujirin oo aan aniga kamid ahay😊

    • @Msskavya9139
      @Msskavya9139 Před měsícem +1

      @@Wiil_hoog... 😂😂👏

  • @SaafiIbrahim
    @SaafiIbrahim Před měsícem +4

    Miss galmudug ayaa ugu qurux badned hadi run ma sheegayo

  • @user-ft2zd5ls4q
    @user-ft2zd5ls4q Před měsícem +3

    Masha allaha habalayo habalayo habalayo my dhiga biyo mahan raxawen is not easy 🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 Před měsícem +4

    Mss glmudug ❤❤waa ku hystaa ani msha alhaa tabarakalhaa 10.10 bn simn lahaa🎉🎉

  • @abdiqaniahmad
    @abdiqaniahmad Před měsícem +5

    THEY'RE BIASED MISS GALMUDUG DESERVED RANK 1 💯💯💯✅️✅️✅️

    • @aminaadan1606
      @aminaadan1606 Před měsícem +1

      Yep, but I guess it’s all about who pays more

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin Před měsícem +5

    Miss galmudug guuleysanee islaha lkn kofur galbeed aa guleysatay masha alah

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u Před měsícem +4

    Alle kabaq gabdhaha qaqawan inaad firsato wa kaxaran

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před měsícem +13

    الله يستر عيوب بنات وبنات المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات 🤲🤲🤲🥺🥺🥺😭😭😭🤦

  • @user-pb1fg8pj1e
    @user-pb1fg8pj1e Před měsícem +11

    Gabdho badan oo qurxoon wey jiraan lkn tartanka in ay kaso qebgalan waa iga rabitankoda oo cid kaaley waad qurxontahaye uso tartar miss Somalia dhaheyso ma jirto inta tartanka kaso qeb qadato uunba la siiya magaca ama la tar tan siiya ee ma ahan in iyaga la raadsado
    Hambalyo hampalyo wllshy caisho 🎉🎉🎉❤ miss Somalia 🇸🇴 2024👏

  • @qalidkeeyow
    @qalidkeeyow Před měsícem +21

    Wax qurxon mesha mapa jogan runta idin shegaa in leys qaawiyo qurux ma ahan🤔

  • @SOMMEDIA12
    @SOMMEDIA12 Před měsícem +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما

  • @AsyaYasiin
    @AsyaYasiin Před měsícem +3

    Aniga qurux ku dhiigle ku haysta wllahiya ❤waan ku tagera wll

  • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
    @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw Před měsícem +4

    Galmudug isn't easy wllhi ❤❤

  • @yuusufSuufi
    @yuusufSuufi Před měsícem +4

    Amiira in laguso daro waay mudneyd walahi aadbay uqurux badan tahay mss somalia anaga waxan uu aqonsanahay amiira lkn cadalad maahan sidas

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před měsícem +8

    Hadii daacad loo hadlo ama si caqliyan eh tartanka loo qabto nambar 1 Amiira Qurux baa gali lahayd waayo la isma xaqiree gabar ka qurxan ani wali baraha bulshada kuma arkin masha Allah qurux joog iyo jamaal iyo steyl bay isku darsatay so nambar 2 iqra ayay galin lahaayeen lkn qaabkan uma bogin waxa laga yaaba inay qabiil ahaan gabdhaha u xuleen ama dano kale

  • @AnwarKhan-ln3qw
    @AnwarKhan-ln3qw Před měsícem +5

    wa cadalad daro weyn Aaway Amira qurux oo ah mid ka mid ah qurux dii oo qof ah

    • @RayaRaye
      @RayaRaye Před měsícem

      Nin waliba tu cashaqo wa u cambaro iyo luuuuuul😂

    • @AnwarKhan-ln3qw
      @AnwarKhan-ln3qw Před měsícem

      @@RayaRaye dabcan blse runta wa lama huran

  • @SultanSulei
    @SultanSulei Před měsícem +13

    1m Soon l.a guys

  • @Basrabilan462
    @Basrabilan462 Před měsícem +3

    Amira Qurux wey uqalantaa❤❤

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o Před měsícem +8

    Amiira qurux❤❤

  • @CawayareFreeman456
    @CawayareFreeman456 Před měsícem

    Konfur galbeed to the world🌎 no balamiye adunka hadeynunahay konfur galbeed people💪👏💪

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o Před měsícem +6

    Amiira qurux ❤

  • @fayecooking
    @fayecooking Před měsícem +1

    Nasiibka waa halkiisa kama ay kala liitaan Luul iyo Leyla lexaadkooda waa jin waa isla egyihiin 👏👏👏

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu Před měsícem +7

    Amira qurux ❤❤

  • @abdihersi2159
    @abdihersi2159 Před měsícem +9

    Naga xishoo Galmudug No1

  • @user-wp1un6tl7x
    @user-wp1un6tl7x Před měsícem +3

    Akhyaaarey dadkaan qawanida dhiirigalinaayaan😢😢😢😢

  • @xasanmuxsin2306
    @xasanmuxsin2306 Před měsícem +6

    Qaaaq allow Ceeb Astur
    Umadii Way Ambatay

  • @garadmediaofficial999
    @garadmediaofficial999 Před měsícem +1

    subaxanalh war ma shaqoooyinkii kufaata ayaynu hadana camal ka dhiganay ilahay ha laga baqo oo cawradan hala asturo aad gabdhaha banaanka keenaysan ilahay sida raali kama aha

  • @UmmuCaaliyah
    @UmmuCaaliyah Před měsícem +1

    I'm from jubaland
    Hadane waxaa lahaa miss galmudug 1 galeeso
    Miss konfurgalbed indhaha iyo ilkaha kama shidno 😂ma aqaan wax losiyay
    Ufiirso indhaheda
    Lkin miss galmudug waaa top❤
    Gabadhas uqalantay

  • @sahra4091
    @sahra4091 Před měsícem +3

    Galmudug girl, beautiful.

  • @Muuqaalmedia
    @Muuqaalmedia Před měsícem +3

    Qurux ku dhiigle is not easy❤

  • @mahdiahmedibrahimibrahim6231

    Ogadenka isaaq ayay daris yihiin micnihi kibir yar baa kujira Galmudug waa beele aan isbaaro ka ahayn Konfur galbeed wax la saluugo malaha quruxna ❤💯

  • @user-pl6zh5tr5y
    @user-pl6zh5tr5y Před měsícem

    Qurux dumar hada rabto gabdhaha k.g.s udaa mar walpa 🥰🔥🇦🇿

  • @user-cp1es7bt4b
    @user-cp1es7bt4b Před měsícem

    intaan oodhan waxaaka quruxbadan amiira qurux waxgaaro maleh waxa aan dhihi karnaa ookaliya m,a loreyou❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤

  • @MaxamedAweys-mz8jj
    @MaxamedAweys-mz8jj Před měsícem +1

    Waaw teem hambalyada waa dhan keena❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem +5

    XasbunaLah..Wanicma.WakiiLan

  • @BasraAli-nk1je
    @BasraAli-nk1je Před měsícem +1

    Way uqalmeen lkn Somalia Odhan Mayno e Africa ayaan cadaaladi ool mahadsanid qurux kudhiigel

  • @miskixaaji
    @miskixaaji Před měsícem +7

    Ma awalbaa Somaali cadaalad ka sugeesay dadka u qalma lama rabo in la arko

  • @fathamahamuud7421
    @fathamahamuud7421 Před měsícem +1

    I’m the First one like the your video ❤

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 Před měsícem +1

    Amiira qurux wey uqalantaa❤❤

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w Před měsícem +4

    Looma dhamo jack gabdho badan ayaa laga tegay oo ilaah khurux iyo akhlaaqba u dhaliyay!❤❤❤

  • @AnfacAbdinasir-po1ku
    @AnfacAbdinasir-po1ku Před měsícem +2

    Galmudug stets 🇦🇶 ♥️

  • @RayaRaye
    @RayaRaye Před měsícem +1

    Miss galmudug aya qurxda sin lahay aniga

  • @Sdt23578
    @Sdt23578 Před měsícem

    Ninyohow qosol badan ida reer xamar maad tahay marwalba waa qosla allaha ku xafido

  • @samirosamiroabass2611
    @samirosamiroabass2611 Před měsícem +2

    Hoos usoco koley comment raadis baa tahay sidaad comment u akhrinee hadaad waxbarashada u akhrin lahayd waa horaa aduunka la tartami lahed😭😂💔

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 Před měsícem

    Waa Shaqo kale doono adna dowonyahaw. Intaad gabadh walaashaaya macsi ku taageerayso

  • @hiboabdillahi-8174
    @hiboabdillahi-8174 Před měsícem

    Miidna miid kama dhacdo masha alaah

  • @FfyXgh
    @FfyXgh Před měsícem +1

    Sxb quruxku dhigle sxb isoo caan boxing waa codsi walaaltanimo❤❤❤

  • @Gldafri
    @Gldafri Před měsícem +3

    Www❤hablaha Somaliyeed

  • @LibanHassan-sc9mu
    @LibanHassan-sc9mu Před měsícem +1

    Miss galmodu is the best girl❤❤

  • @faatuushaahmed5757
    @faatuushaahmed5757 Před měsícem +2

    Aniga ugu horeyo ❤

  • @SakiBoy-c7y
    @SakiBoy-c7y Před měsícem

    Way u qalmeen labadaas gabdhood❤

  • @aishadarawish3967
    @aishadarawish3967 Před měsícem

    All of them are beautiful
    But Kgs is not easy she’s the best

  • @user-lt5xd6zv5n
    @user-lt5xd6zv5n Před měsícem +1

    Hmbalyo galmudug

  • @XabiiboCismaan-ky3fc
    @XabiiboCismaan-ky3fc Před měsícem +1

    hambalyo mss kgs

  • @SaadaHoussein-tl6bx
    @SaadaHoussein-tl6bx Před měsícem

    Coming song 1M

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Před měsícem +1

    Amiira wayqurxantahayblakiin madheera nagahaan waa nago dhaa dheer😊

  • @RiimaAadan-uf4jv
    @RiimaAadan-uf4jv Před měsícem

    Qofba inuu asiga isa soo sharxo wye
    Hampalyo Tolkayga Mss Somali ❤️

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 Před měsícem

    Miss somali she could in Somalia so this competition is right ❤❤

  • @user-td4wi4zp5q
    @user-td4wi4zp5q Před měsícem

    Runta ficane miss galmudug baa u qalanto kalinta 1 walhi❤

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Před měsícem

    Hamplyo miss konfurgalbeed meeshaan hadii iira qurux imaan laahyd dhagahaa faraha lagalin lahaa

  • @SiyadMuxumed
    @SiyadMuxumed Před měsícem +1

    Benta ma ahn amiiro aya uqalanta lkn ayada ma rabto

  • @YASH______YARR
    @YASH______YARR Před měsícem +1

    Waligey Naag Dheer OO qurxon maa arkin😊😊😊

    • @FatumaDek
      @FatumaDek Před měsícem

      Adaa gaaban miyaa cuqdad maa kuheyso🤪

    • @YASH______YARR
      @YASH______YARR Před měsícem

      @@FatumaDek Muhiimada kahadal ee aniga dhici laha Lama kaftami😚😚🤧🤧

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b Před měsícem +1

    Galmudug 1 koofur galbeed2 jubaland 3

  • @J.M.0101
    @J.M.0101 Před měsícem

    Masha allah sidan u qiyaaasay mss KG

  • @JawaahirmaxamuudCabdullaahi
    @JawaahirmaxamuudCabdullaahi Před měsícem +1

    Quruxda waxey utahy kgs😊

  • @user-rv6ll7cj7y
    @user-rv6ll7cj7y Před měsícem +1

    Konfur galbeed ayaa ka xuntahy qurux ku dhiig le 😂😂

  • @MaryamaShalle
    @MaryamaShalle Před měsícem

    Subhanallah Subhanallah 😭😭😭

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o Před měsícem +3

    Aniga gabadha galmudug ayaa igula quruxbadan waayo calool malaha ama beer wayn sida raga😂😂😂😂waa qalanjo dhexda u yar hadana aad u dheer qalanjo qoor dheer
    Gabadha kale ee hada guulaysatay quruxlay weeye Masha allah lakiin waxooga calool ah ayaa hor boodaysa

  • @user-dz4ti5ru8d
    @user-dz4ti5ru8d Před měsícem +1

    Mss nafteeda waa ani❤

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya Před měsícem

    Ha hilmaamin foor boyti gaayf

  • @Asad-tm5pe
    @Asad-tm5pe Před měsícem +3

    Ilaahee dartiis 📌 pin igu qabo waaku baryaa

  • @AyubadenHassan
    @AyubadenHassan Před měsícem +1

    East and west jubalan is the best

  • @Muslimeditor338
    @Muslimeditor338 Před měsícem +1

    Waaa idin salamy ..reer commentlamd...😊😊

  • @user-cv7ff2tq5t
    @user-cv7ff2tq5t Před měsícem +2

    Amiiro iyo iqro aad Bay u qurxoon yihiin maantaba lahaa maxaa loo reeby

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk Před měsícem

    Maan Sha Allah kofur Gale been vivivi

  • @allahbawayn
    @allahbawayn Před měsícem

    Yaa soo xulay marka horeba lama odhan karo somali ugu qurxon acuudubilah

  • @UmuAnas-xj9fh
    @UmuAnas-xj9fh Před měsícem

    Ubad laguqasaaray allaah hasoo hadeeyo

  • @shukrimohamed234
    @shukrimohamed234 Před měsícem +1

    Kgs 🇦🇿❤️to the world

  • @shukrimohamed234
    @shukrimohamed234 Před měsícem +1

    Gabdhan meesha taagan heesta galmudug Qaadyaan oo dhan waa Kgs wlh Ana aqaano reer baydhoba iyo Reer bakool wyh wlh @Qurux ku dhiigle

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Weeybisu camiraayaan sow dhoocilo maahan iyo social mediaha 😅😅😅

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Před měsícem +1

    Miss galmudug caadimaaha

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 Před měsícem

    From koonfur galbeed ❤❤❤

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw Před měsícem

    Xasbiya’Allah wanicmal wakiil!!! Saan maa Somali u danbeysey!!!! Sad 😔

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga Před měsícem

    Waaryee Jaalle Qurux Ku Dhiigle Inadeer Maad Tidhaahdid Taa Inabtidaa Ah Waa Hanti Qaran Ee, Ee Koonfur Galbeed Ka Socota Maad Ku Tidhaahdid Inaabtidayeey Mar Ii Galiyoo Haduu Gali Waayane Mahadsanid Alam Dheh Alam Gariir Dheh Goodirow Rig Dheh...............................
    Waar Bi'I Waayee Orodoo Inantaa Doono Tasoo Kale Ayaa Kaa Anfacaysa Qabowga Yurub Ee......................Wa Laahu Aclam.

  • @ridwaannasir3514
    @ridwaannasir3514 Před měsícem

    Mss konfur galbeed wataa nio🎉🎉🎉

  • @AsmaReermagaal-lf3yc
    @AsmaReermagaal-lf3yc Před měsícem

    Way uqalmaan inlagusodaro❤

  • @abdirahmanmohamed295
    @abdirahmanmohamed295 Před měsícem +1

    Qurux ku dhiiglow. Walalkey maxumo in aad soo qaadato Iqra iyo Amiira Qurux Lakin ha ilowin . Marish Beauty . Waa gabar aad u Qurux badan Masha Allah. Waa gabarta manta magacaan ku heshay. Marka walal igana raali noqo Iqra and Amiira waa Qurux lakin ha ilowin Marish Beauty .thanks bro

    • @RayaRaye
      @RayaRaye Před měsícem +3

      Wll marish wejigeda nag ka qurux badani ma jirto lkn way gaban tahay intas bay pointska ku qasartay
      Yacni gabnida lahadhy

  • @CabdulahimacalinSugoow
    @CabdulahimacalinSugoow Před měsícem

    Qaar kood jiismiyaa

  • @alkhayratmedia5956
    @alkhayratmedia5956 Před měsícem

    Subxaana allaah laa xawla walaa quwata illaa billaah ma sidaan baa soomaali u danbaysay? waxaan waa munkar waa in la suuliyo wax diintena islaamka ogoshahayna ma ahan waa nasiib daro umad muslin ah inay waxaas isugu timaado oo la daawado dumar qaawan waa diin la aan iyo cadowga islaamka wax uu soo maleegay ilaahay ka cabnsada waxaan dadkeena yaan lagu halaagin hala diido madax iyo raaciyaba ilaahow beri baan ka nahay waxaas sufahadu samaynayaan. kan faafinaya waxaan leeyahay ilaahay ka cabso beri baad dhiman hadhownna waad ka shalayn doontaa jooji waxaas umada ha u soo dayn munkarka iyo qaawanaanta gabdhaha.

  • @hassanozmanabdi4270
    @hassanozmanabdi4270 Před měsícem

    Kgs afka madow ayaa iga gadan jah❤