SOMALILAND DADKA JOOGA GAAJO AYAA HAYSA AQOONSINA MASOO SOCDO😳

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • SUBSCRIBE SAAR CZcamsKAN HADAAD ARKAYSO...
    WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Komentáře • 367

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 2 měsíci +25

    ilahay Ayaa Aqoosan somalilaan waa dad xariir Ah oo si wacan u noolow ilahay uun bay u bahan yihiin somalilaan cadowgeedo hajabo guul ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e Před 2 měsíci +19

    Ma ayagaaba daneeyaba,Allah ha ku barakeeyo Run baad ka hadashay mashallah,ilaahay nabad buu siiyey mashallah

  • @HaruunKhaliilsamsam
    @HaruunKhaliilsamsam Před 2 měsíci +26

    Soomaaliland meesha kaliya ee soomaali ugu nolol fiican hadnu runta sheegno

    • @xerogeelmedia6230
      @xerogeelmedia6230 Před 2 měsíci +1

      Beenle ordo soo firi daami xafada la dhaho

    • @siraadxasan2770
      @siraadxasan2770 Před 2 měsíci

      Daami waa dad wada shaqaysta oo quutulyoomkooda soo dhacsada.maxaad ka taqaan adigu
      ​@@xerogeelmedia6230

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před 2 měsíci

      ​@@xerogeelmedia6230 somaliland ayu kuyidhi ma xaafadbu ku idhi?😂

    • @user-pj7ge1zx1b
      @user-pj7ge1zx1b Před 2 měsíci

      Taa xafadiinun ba ku gajonaysa ee maha xafadaha oo dhan​@@xerogeelmedia6230

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 Před 2 měsíci

      @@xerogeelmedia6230Muqdisho way dhantaa marka runta la sheego
      Hadaanay nabadi jirin nololi majirto

  • @ibraahinabdilaahi9897
    @ibraahinabdilaahi9897 Před 2 měsíci +5

    Drisle is maa badalo inu soomlilnd tageero waan ku wata lpx👊

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 měsíci +27

    Guuuuuuuul somaliland❤❤❤

    • @abdirahmanamohamed9298
      @abdirahmanamohamed9298 Před 2 měsíci

      Maxa Guuul ah maskin baa tihini😅😅😅😅😅

    • @rodaamina1545
      @rodaamina1545 Před 2 měsíci

      ​@@abdirahmanamohamed9298adigaa miskiina oo wali dadkaagii qaxoti yihiin maxaad haysataan .

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 Před 2 měsíci

      @@abdirahmanamohamed9298 Adigu maxaa tahay ma munaafiq ?

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 Před 2 měsíci

      @@abdirahmanamohamed9298 waa guul Alhmdulillah cadowgii baa ciyaaya
      Bacaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      @@abdirahmanamohamed9298 Miskiin naga dheer waad aragtay Berbera in lasku wada hirdiyaayo isaaq waaba abaa lacagta Anagoo qaxnay iyay itoobiya la yaabtay lacagta isaaq isgaabeer kii lacagta ayay nagu sheegeen istaaq furalee

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 2 měsíci +7

    Masha allllah isaaaaaq power taajiriinta geeska afrika❤ noooooolaaada abid❤

  • @user-uh1vi1bl5h
    @user-uh1vi1bl5h Před 2 měsíci +10

    Thank you very much Derisle

  • @haliimoali6947
    @haliimoali6947 Před 2 měsíci +6

    Ku Sali habiibkeena Muhammad Scw scw scw
    محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤

  • @faizaabdi3100
    @faizaabdi3100 Před 2 měsíci +4

    Cadowga somalilan ha jabo insha allah

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 2 měsíci +11

    Eid cafiya all Muslim in the world's everything 💯❤❤

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 Před 2 měsíci +31

    Faarid waarun no gajo Somaliland ❤❤❤🎉

    • @user-hs6ro6so6n
      @user-hs6ro6so6n Před 2 měsíci +1

      Beenaley Iyadoo Reer Xamar Ayey Ku Leedahay Somaliland Ayaan Ku Gaajoonayaa Film Ayey Jileyaan

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 2 měsíci

      Soomaliland maaha quraarad jaahil

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před 2 měsíci

      Ayaama khayrka noocaasaa hadla

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 Před 2 měsíci +10

    Legend war anigu waan ku wataa libaax

  • @user-su2gh4qy8n
    @user-su2gh4qy8n Před 2 měsíci +10

    Sax waa runta brother guuleyso ❤❤❤

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 Před 2 měsíci +5

    Ahmed Ismail samatar wuu bukaaye Allah ha daweeyo

  • @user-zs7ob8ur3h
    @user-zs7ob8ur3h Před 2 měsíci +5

    Eid wanasan wllk dirisle❤🎉❤

  • @MrKalulu0
    @MrKalulu0 Před 2 měsíci +8

    waaaw samatar waa faqashi real is enemy of somaliland

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      faqshna maahee inaanu soo baxayn buu ogyahay waana qof xanuusanay baleeg siduu u hadlaayo ee madaxa uruxaayo kkkkkkkkkk

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 2 měsíci +4

    Masha allaah waa runta eedo fariid ❤❤

  • @GalolPro
    @GalolPro Před 2 měsíci +6

    Waa Runtii Sxp, Somaliland Kaliya maha Ee Waa All East Africa..

  • @saedismail9685
    @saedismail9685 Před 2 měsíci +2

    Haddaanu Lander nahay wax gaajo ah maanu arag, mahadsanid dirisle Abdi wll

  • @SuhaybaJano
    @SuhaybaJano Před 2 měsíci +6

    Eid mubarak

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 2 měsíci +3

    Mashalla Allah waxad ka hadashay run somalilaan waa lugu washay

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z Před 2 měsíci +7

    Somaliland casimadeeda macamuus laga ma xidho ee meesha mija han yar jooga ha la sheego
    Dirisle walahii qof yar oo garaad badan mashallah ninkan dhibatidisaa waa waa madaxweyne ha la iga dhigo umana qalmo waxaas waayo qof si maan gaab hadii la idoron waayo waan cadhonaya isagu wali cid wax mu tarin oo wax dhaqale mu dhisin , markaada adigu wax tarto ayaa cid kale wax laga sheego
    Qodqode weyaan bila taarikh ah 😂😂😂

  • @user-xl5hs4xr9m
    @user-xl5hs4xr9m Před 2 měsíci +11

    Dirisl£ fanny aa thy pro £¡D mubaarak 🎉

  • @user-ye7wi8xv8p
    @user-ye7wi8xv8p Před 2 měsíci +9

    Drisle nin wax badan og legend halkaa kaga hay😂

  • @badoolyo
    @badoolyo Před 2 měsíci +4

    Dirisle legend ba tahay bro… Odayga wuu tuumbo raacayaa haw qabinina..

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 měsíci +5

    Haa wll waa runtaa

  • @rodaali169
    @rodaali169 Před 2 měsíci +4

    Ciid mubarak c/risaaq 😂markaad waynato sidaa ayaad noqon

  • @nature1747
    @nature1747 Před 2 měsíci +3

    Faqri meel kasta meel kasta wuu yaal. Dadka jaadka cuna kuwaas ayagaa naftooda ciqaabay, kuwa sigaarka iyo balwadaha xun xun.

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Před 2 měsíci +2

    Wale waa runtaa legend ❤

  • @user-yx5nw3ik3u
    @user-yx5nw3ik3u Před 2 měsíci +2

    1waw wa runta dadkan wa sad bila abal ah wllo 👌❤️❤️

  • @muniirno.1youtube24
    @muniirno.1youtube24 Před 2 měsíci +2

    Dirisle ❤wllhi like iyo sub xalala keeep goin zxp qali ❤sidad noga hadashyna wad ku mahadsnthy

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 2 měsíci +2

    Odayga masaajidkii illaahay ka nabad geli waayey waa waali

  • @cabdifataax9686
    @cabdifataax9686 Před 2 měsíci +1

    Dirisle abdi ❤Hore usoco sxb guuleyso

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Před 2 měsíci +4

    Doofaarka Minneapolis yauu ka dhegay caruurna ma laha xitaa Eey ma laha oo cidluu ku lumay oo maskadaa wareegtay.

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Před 2 měsíci +12

    😂😂😂😂 Dirisle waa run waxa nalaga shegayaa lkn aduu ma liinta ka baqaysaa sibaad noo taagersantahe😂

    • @cabdilaahidhoolayare8148
      @cabdilaahidhoolayare8148 Před 2 měsíci +1

      Wax run ah ma jiraan nin kan waa ninka masaajidka iyo is ag dhigay kiniisada Ninka ka dhac nooh😂 reer somaliland hadii wax laga dheego waa dhib hadaad amaantana kuma daynayan😂😂

    • @badraismail3037
      @badraismail3037 Před 2 měsíci +1

      Dirisle waan kuwadaana ninka keliye somaliland runta kaga hadla ❤😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      Dhilo adigu siilkaaga ibi faqshyahay hadaad gaajoonayso

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 Před 2 měsíci +2

    Waar ilaahay mahadii baanu ku jirnaa odaygan bilaa diinta ah ma isagaaba somaliland ba yaqaana tuulo boorama la idhaaho ayuunba somaliland ka yaqaanaye 😂😂😂😂😂

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 Před 2 měsíci +2

    Waa naa nab waxaas u sheegeyo, waxay sheganayaan Professor ilma samatar hadaana Somaliland iyo Somalia ayay u shaqatagan midna Barlamanka ayuu ku biiray Xamar midna xisbigii Hiil Qaraan ee Xamar ayuu waxaan aheyn codkiisa ha Helin. Aduunyada Professor meeshay jooga ayay ka muqdan iyaguu weli ma arag meel USA aay dadka cadanka ama AFRICAN POLITCS Ka hadlayn

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 2 měsíci +1

    Waa runtii gudoomiye Ahmed ismaaciil

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 Před 2 měsíci +3

    Waa runtaa dirisle cabdi gaajo way naga dheertahay waananu seexanaa baahi naga dheer lkn brf waxa uu kahadlayaa cuntooyinka aan uficnayn ayuu ujedaa

  • @cabdifataax3739
    @cabdifataax3739 Před 2 měsíci +6

    Dirisle legend

  • @ismahanosman298
    @ismahanosman298 Před 2 měsíci +1

    Insha allha guul somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... Před 2 měsíci +2

    Puntland waa nabad huuno waxaas maaha wax looga baxo

  • @hanayonis2850
    @hanayonis2850 Před 2 měsíci +2

    Legend❤

  • @user-zh1iq3re3u
    @user-zh1iq3re3u Před 2 měsíci +5

    Dirosoow hayeeeelin

  • @user-cu8ug4bd2y
    @user-cu8ug4bd2y Před 2 měsíci +2

    Dadkiiba somaliland ayy ku washeen inadeer wax u sheeg😂😂

  • @Gaaldile-fs6ee
    @Gaaldile-fs6ee Před 2 měsíci +4

    Dad somaliyeed oo dhan waxay see Dan duhur lkn waxan umalena in aad walantahay oo qurbaha lagu xidhxidhay

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 Před 2 měsíci +1

    RABBI ayaa yaqaana kuwii la aqoonsanaba wax kuma haystaan waxay somlilnad haysto mahaystan xataa america matal nabada taal

  • @moodchanel3754
    @moodchanel3754 Před 2 měsíci +1

    Muqdisho ama somalia laga soo heli maayo masuul ama xildhiban saan u hadli kara alxm alle ayaa mahadsan oo somaliland iga dhaliyey

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw Před 2 měsíci +1

    Hablaha somalida Allaha hau gargaro ninmki baa rafadiye iyaga iyo carurti😢😢😢

  • @omilahyerug341
    @omilahyerug341 Před 2 měsíci +2

    Xageey nabadu taalaa waa meel qofka hadla xabsiga loo dhAadhiciyo

  • @ilhan687
    @ilhan687 Před 2 měsíci +1

    Samater ariintaa waa in uu raaligelin ka bixiiyo waa ninkii ugu horeye ee reer somaliland ah oo aan dalkiisa waba taarin oo cay la soo faadhistaye ciimamadii waa kaa dhacday aader.

  • @queency7943
    @queency7943 Před 2 měsíci +1

    Waa iska hadloow ina igire tuug kasta iyo caado qaate kasta oo ay ku kala today ayaa Somaliland ka waasha ma intii laaluusha ahayd ayaa kaa dhamaatay

  • @74somer
    @74somer Před 2 měsíci +3

    Odaygu nabadii iyo nimcadii ayaa been usheegtay lakin wuu eedii

  • @Ahmedali00353
    @Ahmedali00353 Před 2 měsíci +4

    Asc ciid wngsn ♥️♥️♥️

  • @CanabXuseen-yj4qh
    @CanabXuseen-yj4qh Před 2 měsíci +1

    Amaanta wad badisee mad so socotaa😂

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 Před měsícem

    Good job 🎉🎉🎉

  • @nafisohussein3204
    @nafisohussein3204 Před 2 měsíci +1

    Waaaaaa run 😂😂😂😂😂

  • @khalithofficial2947
    @khalithofficial2947 Před 2 měsíci +1

    #somalilander_model #ck_caanka

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth Před 2 měsíci +3

    Isaga gajonya odaygu

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Před 2 měsíci +1

    Aqoonsiga albaabka ayuu soo taagan yahay siii yara hurda😅

  • @SHARMINHO
    @SHARMINHO Před 2 měsíci +1

    We want aqoonsi weligaybaaanu sugaynaaa

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Před 2 měsíci +3

    Caqligaaga maxaan dhahaaa ilaa hada liinta ka baqoysaa soo wada bax

  • @WaysaCade
    @WaysaCade Před 2 měsíci +1

    Markay aqoonlaan qalad fahanto mawduca laga had,laayo wa tano kale noloshiiba hurda casar u haysata😅😅😅😅😅

  • @niciimanalka6519
    @niciimanalka6519 Před 2 měsíci +3

    Bilaa camlkaa seexda

  • @Xamdacumar-xz2lz
    @Xamdacumar-xz2lz Před 2 měsíci +3

    Aqoonsi maxa ladhahaaa horta 😅😅

  • @ABDIHAMIDABDILAAHI
    @ABDIHAMIDABDILAAHI Před 2 měsíci +1

    ODAYGU WAA XAASID SOMALILAND DOONAYN

  • @AmiiraAadan-pm3uu
    @AmiiraAadan-pm3uu Před 2 měsíci

    Dirislow hala yaapin dadknn qalbadaaa jabaNe forever somaLiLanderss❤😮

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 Před 2 měsíci +3

    Inay mirqaan kujiraan ayuu sheegay 😂😂😂

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Před 2 měsíci

      Qaadku Ma Cirku ka soo daga Marka Nin gajoonaya oo 15$ malinki ku qayilaya xaga lagu arkay 😂😂

  • @osmanguled6556
    @osmanguled6556 Před 2 měsíci

    WAAR KANI WAXAAD MOODAA INAN YAR OO HINAASTAY SIDUU MADAXA LEEYAHAY 😂😂😂❤😂❤❤❤❤😢

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 2 měsíci

    Waa nin weyn oo madhan

  • @manalcadey2688
    @manalcadey2688 Před 2 měsíci

    Walaahi si niyadaan u qoslay odaygaas yar nagamuu xishoon

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Před 2 měsíci +1

    Somaliya goboladeeda meelaha qaar gaajo waa taalaa, lkn Gobolkaan Somaliland waxey ku jirtaan aargoosi Ka dhan ah Ziyaad bare, si ey u helaan aqoosi Dal gooniya, wax walba ayey u sameynayaan xittaa Diinta wey ugafayaan waa dad aan la yaabay in yar oo ma ahanee, markaad u fiirsto hadalada ey ku hadlayaan

  • @user-qk5hd9su6d
    @user-qk5hd9su6d Před 2 měsíci +3

    Dirisle waa true Somaliland legend Huwanta ka qariya intaas 😂😂😂😂😂

  • @user-qy9go8bv8z
    @user-qy9go8bv8z Před 2 měsíci

    Sxb ninkani waa professor aanu jecelnhaye ks dhac ❤❤

  • @dr.abdikarimwaber8072
    @dr.abdikarimwaber8072 Před 2 měsíci +3

    Waar dirislow çiyal ayatahay ma waxad garan laadahay aqoonyahankan soomaaliyeed Prof:axmed ismacil samater…damiin ayad xaga wax barashada katahay sxb

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      waxbara shana wax kama hayo odaygan xilbuu u waashay xamar kasoo cadhood Somaliland na naf uma hayo wallahi maskaxdiisu ma fayooba eeg siduu madaxa leeyahay kkkkkkkkkkkk

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 2 měsíci

    Dad yar ayaa seexda inta badan waa Suu sheegay proffesorku

  • @user-kb5ph1cs8t
    @user-kb5ph1cs8t Před měsícem

    Wadani waa shuubay wlhi wn yaabana mnta dhan wxn islaha wxy noloshani ilee waad dadkii kadhka freega hysty😂😂😂😂❤

  • @user-db8wf1ge4s
    @user-db8wf1ge4s Před 2 měsíci +2

    ❤❤🎉

  • @Abdallagaani.
    @Abdallagaani. Před 2 měsíci +2

    😂😂😂😂😂

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 Před 2 měsíci +5

    Iskadaa iska dhaadhicinta 24 saac ayay aqoonsi raadiyaane

  • @liinjecaddelyrics
    @liinjecaddelyrics Před 2 měsíci

    😂😂😂😂😂
    Wallaahi ooyinta inanta maba arkeeyn waxaaba ku mashquul Sanaa pause ka ku dhagay Dilisle.!!!!

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 Před 2 měsíci +1

    Wuxuu ka cadaysan yahay ururada uu kiisu ka mid yahay ayaa layidhi doorashada madaxweynaha ma gelayaan waxaa doorashada madaxweynaha gelaya saddexdii xusbi ee hore.Ururadu waxay gelayaan doorashada dadexda xusbi loogu soo baxayo.Idisle cabdi adiga maxaa guurkii kaaga dhacay farbaa kugu godan

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 Před 2 měsíci +1

    Dirisle wixxiiiba uduuuuban nin gaajooonaya majamo .
    oddeygaasna waaa asaasaqey wxasna cod kuraadinayah

  • @user-by8ms5cu8x
    @user-by8ms5cu8x Před 2 měsíci

    Walay nagatahay managa hadanahay dhalinyarada kunool somalilaan maba oginba Aqoon siga😂😂😂😂 lasheegayo😂😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 měsíci +1

    WAR DAHIR CALASOW BA NAAGAHI LACAG BARAY BERI DHOW SOMALIDA DHAN DEWERSATO NOQON LACAGTANA WAXA LALEYAHAY WAY QYABSADAN WAYN KU HESHIIYAN KUWAAN CAAWINAYA IYO KUWA SOO OORYA HALKAY JOOGAN SOW MUSLIM MA JOOGA WAR WIXI YAAR DAKU QURABAHA KU SOO DAALEEN BA LOO SO DHIGTAY DADKAN SOMALIDI WAY CEEBEENAYA WALAHAY KUWA GAAJASYAN XATA TELPHONE MA HAYSTAN NAGAAHAN TELPHON AY KA SOO CALCALAAN BAY HAYSTA WA LACAG DOON DUKAAMO KA FURANAYAN AKHAS ILAHOW SHARAFTA HA NAGA QADIN SOMALI WA ISKU DAYATO HADAY WADA DEWERSNAYAN

  • @user-zh7hy1xq2l
    @user-zh7hy1xq2l Před měsícem

    Profeserku wa oga qosliyey😂😂😂

  • @SucadNimcan
    @SucadNimcan Před 2 měsíci

    Walaahi waa run lkn ciidal caafiya

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Před 2 měsíci +1

    Waryahe runtu waxay tahay kan professor ka sheeganayaa waa shaqsi bukka oo waliba kun wajiile ah oo moodaya in uu yahay qof doonaya in la ciilay oo doonaya in la dhagaysto. Waxaa jirtay waa uu yimid Somaliland waqtigii doorashada waxaanu yidhi " Aniga waxaa ii reer Abti ah Sacad muse" sidaa darted waxaan tageerayaa xisbiga kulmiye. Now that he has come with a different face, then he ought to be regarded as a hippocrite of the highest order who has a thouasnd faces. And as for now he will be regarded as a traitor of which he and his other brother used to be and they will reap what they sowed. Period!!!

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e Před 2 měsíci

    Waa runta wallhi

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757

    M.a❤❤❤

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 Před 2 měsíci +1

    Odagan samatar xusbigisi aya laga yaacay odagan haw bizina u cadhaysan yahy

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Před 2 měsíci +2

    Nin xisbi ka tirsan ma ahee waa professor wax aad kala ogtahay malaha wlh

    • @faraxshiino7314
      @faraxshiino7314 Před 2 měsíci

      Xisbi dhan ayuu haystaa oo ladhaho hilaaac wuu kaa saxsanyahay dirisle

  • @abdirahimhaaji4940
    @abdirahimhaaji4940 Před 2 měsíci

    Waa Chalange fiiri hdii dhiptu hayso nafiska dhipta kga marmi lhayd ma wxy ka raadin life aysoo gasho wr yan laidinkaga shuban Ragyahow😂

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 Před 2 měsíci +1

    Odaygu waa funny 🤣🤣🤣

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 měsíci +1

    HADA ABIDKIIN MAQSHEN DOQON BAA DUNIDA JIRTA STUPID BAA JIRA WAA AHMED SAMATAER WAA MARANKII OO QOF SUBAXAN aLLAH WUXU YIDHI DADKII LALAYAY WAXA LAGU ODHANAYA CIVI L WOR YAAB JAHILINTU MARKAY IS MOODAN QAR WAX OGA OO WAX WALABA OG WA KAASO KALE WALEE JAHIL RUNTA INA SAMTER JOQRAFI MEEL KUMA GAYNAYO

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 2 měsíci

    SHAACADE HORE USOOCO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fd7qz8pb9l
    @user-fd7qz8pb9l Před 2 měsíci +1

    ✅️🤣🤣🤣🤯👍

  • @user-mq1yg8zr1e
    @user-mq1yg8zr1e Před 2 měsíci +1

    waa xaqiiiqo 😅😅😅

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Před 2 měsíci

    Maya salaada duhur kabacdi waa qayiloohaayiin kabacdina habeenkii ayaa soo baxayaan Sida baranbaro😂
    Adiga dameeraley😊 shiikadaan aqoonyahanka udeey😊

  • @user-ek2fl8io3u
    @user-ek2fl8io3u Před 2 měsíci

    indha adeeg somali waxa kamida nin 40 sano jamacad kaha dhige ayuu iska dhigaya inuu kacilmi badanyahay 😂😂😂