WAXAAN IIBSADAY GAADHIGII RIYADAYDA😍

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • DIRISLE ABDI,WAXAAN IIBSADAY GAADHIGII RIYADAYDA,BMW 4,

Komentáře • 1,8K

  • @mohasaacidmr9396
    @mohasaacidmr9396 Před 3 lety +5958

    😭😭 inta ila rabto gaarigaan cml inaan iibsado like ii saara 😭😭😭😭😭🦧

  • @Be_e-o8i
    @Be_e-o8i Před 3 lety +1515

    Dirisle Abdi intii ku faraxsan horumarkiisa Like ha lagu muujiyo❣️

    • @macabsadeofficial8790
      @macabsadeofficial8790 Před 3 lety +2

      Lkn prank 🤣 ayuu nagu sameeyay anigoo hubsanin ayaan liketa usaray wayo hormarkiisa ayaan jeclhy

    • @Be_e-o8i
      @Be_e-o8i Před 3 lety

      @@macabsadeofficial8790 kkkkk Dirisle way inoo tahay abti😂

    • @Amal_UK
      @Amal_UK Před 3 lety +1

      ❤❤❤

  • @haniabdullahi4782
    @haniabdullahi4782 Před 3 lety +336

    Wa nagu dhacde prank waaliya ahaay wlhi
    Hada adoo daawayo comments aqrrineeso waa prank
    Like iisàr hee anaa kuu sheegee🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😃😃😂😂

  • @Netovenom
    @Netovenom Před 3 lety +142

    Dadka illahey abuure waxa ogu sharaf badan ,Nabi Mohamed Scw,hadii aad ogtahay ,kusali halmar صلي الله عليه وسلم💗😥

  • @khadraqueen4189
    @khadraqueen4189 Před 3 lety +610

    Dirisle waa raaxeesatay😂😂
    Team Dirisle Ramadaan Mubaarak💋♥️

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab5937 Před 3 lety +569

    Inta markay gaadhiga aragtay sooo caraartay liket muujiyaaa🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🙏🤣

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 Před 3 lety +114

    9:03 xaqiiqada ku ogaanaysaaa 😅 like hadaan ku caawiyey

  • @halimaosman6623
    @halimaosman6623 Před 3 lety +3

    He is very polite person becoz he is so respectful Masha Allah its so gud to humble

  • @user-bq6ud3su5r
    @user-bq6ud3su5r Před 3 lety +1158

    Lacagtada Haday ku jirto like ii saar😂😂

  • @burhaanmaxamad7615
    @burhaanmaxamad7615 Před 3 lety +505

    Intii gariga darisle ku faraxsan like ku qarxita

  • @abduwahaabhaldoor2284
    @abduwahaabhaldoor2284 Před 3 lety +12

    Inta jecel in wadankeena hooyo nabad noqodo like saar

  • @maxamedbarre1995
    @maxamedbarre1995 Před 3 lety +27

    Lacagtaada haday ku jirto like saar 😂😂

  • @king...3695
    @king...3695 Před 3 lety +221

    Wll ku sali nabiga scw.,

  • @amuunahmed1438
    @amuunahmed1438 Před 3 lety +340

    Inta so afurty Alxm dheh like dhac ilahy Idiku dharshe 😍😍😂😂😂

  • @hooyosomaliyeddream8841
    @hooyosomaliyeddream8841 Před 3 lety +2

    Waxan wax lo dhigo jirin baryaha farxada ka muqata abdirisaq abdi. Masha Allah. Garigana Hambalyo bro ❤️❤️❤️

  • @hamdikarshe9822
    @hamdikarshe9822 Před 3 lety +3

    Masha allah hamblayo dirsle wllo ♥️🙏

  • @SAMEYEMEDIA
    @SAMEYEMEDIA Před 3 lety +195

    Allow janada gey qofkii subscribe alle dartisa igu sara amiin 🤲🤲

  • @K_7m
    @K_7m Před 3 lety +214

    Gaari markaa aragte hadaa soo cararte like sar❤

    • @yahyekeeyow9850
      @yahyekeeyow9850 Před 3 lety

      Cayuuni catuuti 🤪 darisle ma iska gursatid samiixa adaba ka qurxaane

    • @safiaxarir3963
      @safiaxarir3963 Před 3 lety

      M.a keep going prother

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 Před 3 lety

      @@yahyekeeyow9850 qurux malaysku guursda kkkk calaf maha miya kk

    • @Westbrook089
      @Westbrook089 Před 3 lety

      @@yahyekeeyow9850 war cayuuni CZcams malaha

  • @raaxohassan1477
    @raaxohassan1477 Před 3 lety +3

    inta markay waraysiga samiha so dawaty ogaty inu prank aha dedna kuso labatay like 😂😂

  • @salmahassan1079
    @salmahassan1079 Před 3 lety

    Mashallaah
    Dirisle
    Ilaahay hakuu barakeeyo
    Baabuurkaaga
    Ish nagadaa dirisle nio wllhi waad naga gashate

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY Před 3 lety +173

    Hadaad gadaal ka ogaatay inay prank thy 😂😂 like ha ila dhaafin way inagu wada dhacdee ❤🙏💔

  • @wllka_weyn_
    @wllka_weyn_ Před 3 lety +94

    Inta markey hurdo kasoo kaceen kadib youtube fureen markay gadhiga arken soo orden like saara 😂😂

  • @gyayt7162
    @gyayt7162 Před 3 lety +2

    Intaa oo bishaa ramadan aad umada Muslimiinta ee wllada ah aad waxuun ugu qaban lahayd wax wayn bay kuu tari lahayd if iyo aakhiro ba
    Ama majaasid 100 kitaab dhigan lahayd
    Xaga Khyr ka allh haku Soo hadeeyo noloshan aduun Waa ayaamo !
    Respect wll

  • @shuunfagadhe3242
    @shuunfagadhe3242 Před 3 lety +2

    Congratulation wllo wax kbadan bn ku rajeyn❤

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 Před 3 lety +225

    Nabi maxamed scw waxa uu dhhay ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe😭😭😭😭😭😭😭999

  • @amalahmed4633
    @amalahmed4633 Před 3 lety +121

    Lacagta CZcams ka maku jirta waxyar allah kadhige, hade ku jirto anaka dhan aya kula leh gaariga 😂😂😂

  • @umamiira2321
    @umamiira2321 Před 3 lety

    Wwwww Masha Allh Dirisle Habalyo Habalyo Habalyo Isha allh Kaqabto Waa Gaari Qurux badan Masha Allah 💯💯💯💯💯👍👍👍

  • @fazuafkuul1185
    @fazuafkuul1185 Před 3 lety +1

    Dirisle eebow hormar wacan kuwa lacagta iska baqilay ka ficanthy

  • @dgutih3002
    @dgutih3002 Před 3 lety +139

    INta iLa argtaY iNu quruxbadaNyaY gadHigu Like😅

  • @cabdiraxmanyarechanal8317
    @cabdiraxmanyarechanal8317 Před 3 lety +40

    Ramadan mubaarik All Muslim❤🌹💛

  • @batulaabdulrahman8936
    @batulaabdulrahman8936 Před 3 lety +1

    Ilaahey hakuu barakeeyo bro In Sha’a Allah

  • @daganabdi6856
    @daganabdi6856 Před 3 lety +1

    Yotubka ayad ka heshy somaha lacgta mashaalllh Alla haku barakeyo huno

  • @yaasmiinali9517
    @yaasmiinali9517 Před 3 lety +48

    Inte og ina gadal ka noqontodto prenk 😂😂😂 waa gari riyadaa😂

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 Před 3 lety +32

    I hope everyone's Ramadan is going great 👍

  • @ferihasayit
    @ferihasayit Před 3 lety

    Mansha allah

  • @AbeekaTech
    @AbeekaTech Před 3 lety

    M.a allaha kuu barakeyo abdirizak hamplyo wll qalia keep going

  • @hodanishbbe3680
    @hodanishbbe3680 Před 3 lety +54

    inta gaaariga ku faraxsan like isar 😄❤️😹

  • @timokanada8691
    @timokanada8691 Před 3 lety +22

    Dirisle Apdi Ku wataa gar iyo gardaraba wllkay
    From Burco is muu jiya rer burco

  • @maazimmaankamaazimmaanka7117

    Alle ayaa kugu simay inaad pro gadhi gadato ee alle inaan wadato waayo padana haku gadhsiyi hana kuusiyaadiyo nicmada my pro ❤👈

  • @boqoradahaweenka8745
    @boqoradahaweenka8745 Před 3 lety +2

    Mnzha allha allha ha ku bareekeeyo wallao ..inta ku faraxzan leg saara

  • @cxamiidxiirey2889
    @cxamiidxiirey2889 Před 3 lety +15

    Ramadan mubarak all muslims❤👈

  • @burhaanmaxamad7615
    @burhaanmaxamad7615 Před 3 lety +91

    Inta run umooday in darisle gari gatay like ku qarxita

  • @fadumahassan2531
    @fadumahassan2531 Před 3 lety +1

    Meesha allah tabarakallah huno isha baxarka

  • @amranmahamed9389
    @amranmahamed9389 Před 3 lety

    Maansha allaah ale hakaa dirisle riyadiisii u romeeyy Maansha allaah ale hakuxafido inagana Ale ridadeene ha rumeeyo muraadkeena oo aan macs8yo lahyn midigta ha inagasiiyo yaarabi dirislena waxan leenahy hambalyo

  • @th0maszhalpy791
    @th0maszhalpy791 Před 3 lety +39

    Masha allaah
    Illahay hakuu siyaasiyo nimcadada👋👋
    LIKE TA HAyla chafin ap0¥🤣🤣🤣🤣

  • @ridwaannuur8665
    @ridwaannuur8665 Před 3 lety +28

    Dirisle abdi prank wali ah ayaad nagu sameysay runban modayey anigu keep going pro ramadaan mubarak hargeysa ayaan kaso salaamaya 💯💯🔥🔥👋

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 Před 3 lety +1

    Mashallah derisle abdi horumar wcn

  • @naemamuse
    @naemamuse Před 3 lety +6

    Congratulations man u deserve more❤

  • @ayaanaosmaan3055
    @ayaanaosmaan3055 Před 3 lety +30

    Wx kasto ad jeceshahay ilhy hku fududeyo wllkay dirisle 🥀💕

  • @Axmed....zaki....official
    @Axmed....zaki....official Před 3 lety +45

    Nin kii ilaah jecel subaskareb iisaar a

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 Před 3 lety

    Wll hor mar wacan ayaan ku rajenaa guuleyso yaa igu racsan ramadaan mubarik

  • @cadiyaxasan8901
    @cadiyaxasan8901 Před 3 lety +1

    Ilahay haku barakeyo wall idirsle

  • @K_7m
    @K_7m Před 3 lety +48

    Dirisle familly one love❤haliiso booqdo plz❤🙏ramadaan kareem🌙❤

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 Před 3 lety +30

    3minute 1k views 114 comment waligee saan ma usoo daahin 😢😳

    • @Ahmedinho_8
      @Ahmedinho_8 Před 3 lety

      Miyaad dhax jiifan jirtay🤣🤣🤣🤣

  • @amiinibraahim3230
    @amiinibraahim3230 Před 3 lety +1

    Masha.allaah legend am happy whith you bro

  • @nourdinhasann927
    @nourdinhasann927 Před 3 lety

    Whoever read this comment Allah bless

  • @azlubsanismail6691
    @azlubsanismail6691 Před 3 lety +27

    Omg wlhi sidan ufarxay hadad ogan lahyd dirislw mnta dhn wxn ku hayey waa alxm haddii dawashadini wiilkini hormar inta leeg ku gaadhy lkn wad iga jiidhay hhh

  • @munamawe3l016
    @munamawe3l016 Před 3 lety +35

    Hada ogatay in waxani prank YahaY like ☝️🤣
    😭❤

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 Před 3 lety

      Asc sister ❤️❣️❣️❣️

    • @Jamalosman665
      @Jamalosman665 Před 3 lety

      Guriceel 1990 official my youtube pin 📌🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ramlaahmed1570
    @ramlaahmed1570 Před 3 lety

    Dirislow WLHI run baa mooday anyway wan kuu rajeynayaa insha,ALLAH inad kan mid kasii casrisan aad iibsato pro horumar wcn.

  • @berlulaboqran3630
    @berlulaboqran3630 Před 3 lety +2

    Wll Maansha allah noloshaada ilaahay haku qurxiyo
    Dirisle abdi 🥰😍

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 Před 3 lety +8

    Wrya wll Dirisle banaanka markad wx kusoo duubto ayad ku shidan Tahay🥰🥰

  • @kingakramofficial3483
    @kingakramofficial3483 Před 3 lety +8

    Inta instigramkisa kaso aragtay like saara hhh

  • @mohomedyusuf2320
    @mohomedyusuf2320 Před 3 lety +1

    Mashallah

  • @fadgalbeed1507
    @fadgalbeed1507 Před 3 lety

    Masha Allah dirisle alle ha kuu barakeeyo

  • @janaalexasan307
    @janaalexasan307 Před 3 lety +4

    nacabkaaga ha ujabin noloshaada kor dirisle abdi inta ku neceb hanaxaan zxp❤️❤️❤️

  • @kaaficali6979
    @kaaficali6979 Před 3 lety +25

    Inta istiri ck baa maseraya like

    • @raliyodumar5991
      @raliyodumar5991 Před 3 lety

      Aniga kufikiraye🤣🤣Waaxan islaha haduu argo usokadaana

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 Před 3 lety +8

    Inta markii pranki waaye la dhahay indhaha taagtay🤣

  • @gacmadahab3965
    @gacmadahab3965 Před 3 lety

    Dirisle sxb garigan wali waye m.a sxb Allah ku barakeyo sxb

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 Před 3 lety +8

    *bisha ramadaan 100k ha lii gaarsiiyo asxabta kudhufo sawirka jannalka hali soo booqdo ramdaan kariim*

  • @ss-nu5wc
    @ss-nu5wc Před 3 lety +20

    mid kii ku anfaca alle haka dhigo ramadaanka alle hana ga aqbalo dhamaanteen❣️

  • @mazla870
    @mazla870 Před 3 lety +6

    GARIGAN INATA ILLA RAPTO INAA IBSADO LIKE HA ISARTO 😂😂

  • @liibaanmuuse5981
    @liibaanmuuse5981 Před 3 lety

    Kulaha waxa lagu dhaqaaqa D dirisle abdi inaanu gadhi hore kaxayn inta igu raacsan like saara 🤣🤣

  • @haldhaaizmael9351
    @haldhaaizmael9351 Před 3 lety +9

    inta wali sugaysa Afurka Ismuujiya🥰

  • @updulhamidaligulatodey420

    ku soo dhawoow garigaga geerka lagal galinayey😂😂

  • @abdifatahhabibtevseria6394

    🌹Walal🌹
    🤩Igula sali 🤩
    🌸🌸🌸
    Xabibkena
    🌼🌼
    🤍Muxamad 🤍
    😍😍😍
    صلى الله عليه وسلم
    💜💜💜💜💜

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 Před 3 lety +1

    mansha allah tabarakalah alle hakuugu nabad galiyo wll qli

  • @cabdiqaadirmaxamed2783
    @cabdiqaadirmaxamed2783 Před 3 lety +21

    Inta ila argtay inoo gariga ku cusub yhy like

  • @K_7m
    @K_7m Před 3 lety +15

    Prank inoo yahay inta ila aragte like saar😂😂😂🙏

  • @tycmc4613
    @tycmc4613 Před 3 lety

    inta ila Aragta inu gabadhii baabuurta xayaasinaysay u iska dhigayo like dhac ku siiya

  • @maazimmaankamaazimmaanka7117

    Hana kaa dhawro inta xun oodhan cimrigana hakuu dhereeyo walipa cimri parakaysan cadapo sana haku siiyo camal saalixana hakusiiyo raalina ewpe haka noqdo waa gadh walsha al wanagag jecel my pro❤💯🙏👈

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi1087 Před 3 lety +21

    Inta prank aheed like dhac siiya🤣😂waa la is gaaday😂 😂😁

  • @yuusufalimahamed1996
    @yuusufalimahamed1996 Před 3 lety +5

    Intuu isfurayo noo soo duub isagaa isfuraya kulaha keep going congrats

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 Před 3 lety

    Congratulations Mr Abdirizak🎈🎊🎉🎉🎊🎊🎊🎊🎈🎉🎉🎊🎊

  • @nuurkhaan3293
    @nuurkhaan3293 Před 3 lety +1

    idirisle waad ku soo baxaysaa gaadhiga 👌

  • @akramaziiz1222
    @akramaziiz1222 Před 3 lety +7

    Inan comment fiican oo like kuheli karoo qoro ayan rabaaa hadana waxan qoro ayaan garan lahy🤣🤣🤣

    • @abeyowadam6841
      @abeyowadam6841 Před 3 lety

      🤣🤣🤣🤣🤣 already waba soqorti kwrn heeee watan

    • @M.khaliif
      @M.khaliif Před 3 lety

      Wa su'aale maxaad kaheli fa'idada isheeg?

    • @ramlaismail914
      @ramlaismail914 Před 3 lety

      🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abassosman1471
    @abassosman1471 Před 3 lety +3

    🙄😮but before looking at the viode until the end, I have to comment for you. I thought it was for you and you really got us 《c'est un bon prank🇩🇯》

  • @updishakuuripraahim8627

    Masha Allah zxp ipdirisaaq waan kuu hambalyaynayaa inaad heerkaa iyo midkasareeyaba aad gaaadho

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 Před 3 lety

    Hambalyo brother diriisle
    Beautiful car
    Weeye sxb hore u soco👊👊👊

  • @abdikarim1517
    @abdikarim1517 Před 3 lety +3

    M.allah horumarka aad gaadhey ku farax
    Sanahay team dirisle like dhac ku siiya
    Hory usoco sxb qlli

  • @abdinajiibmario8890
    @abdinajiibmario8890 Před 3 lety +6

    Congratulations bro 🎉🎊🎈

  • @profinneupane6883
    @profinneupane6883 Před 3 lety +1

    Oo meeshiinu maysan ganaax ahayn hadii lagu qabto adoo wada gaari automatic ah adoo soo bartay manual(gaari geer ah) ama adoo automatic soo bartay oo wada mid geer ah ama manual

  • @mohamedabdirahmanmohamed3360

    Inta ila aragtay in uu dirisle uu gaari mahersaday like 👍🏻 iisara

  • @ikhlasabdalle2939
    @ikhlasabdalle2939 Před 3 lety +9

    Have you ever seen qof gaari aanu wadi aqoon gadanaya 😅😅😅 anu hadiyad mashegin lkn inay prank tahay wa layara daremaya wayo xiiso kaama muuqdo🙂🙂🙂

  • @raxmarays8042
    @raxmarays8042 Před 3 lety

    M.a Allah 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️Allah hakuu barakeeyo wallkay qali

  • @abdifatah1994
    @abdifatah1994 Před 3 lety

    M.a horey u Soco Hormar wacan dirisle🙏🙏🙏

  • @aboudaher3332
    @aboudaher3332 Před 3 lety +3

    inta ila aragtay inu Hudda Taajiir uu ku dayanayo like ii saaraa 😭😭

    • @kowsarowkonbe2306
      @kowsarowkonbe2306 Před 3 lety +1

      Qof buu wx ugu dayday waa horumar balse adiga like iisaar qof baad copy ka soo tiri waa Dayazho horumarna mahan kwrn😂

  • @abdinajib327
    @abdinajib327 Před 3 lety +11

    Bruh, there is one problem that is never going away, we think that everything you do is prank😏 🤣

  • @ayanmaxamed6768
    @ayanmaxamed6768 Před 3 lety

    msha Allh wll qli dirisle cabdi keep going msha Allh Alfa mabruuuk

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 Před 3 lety

    Mansha allah hambalyo hambalyo ddirisle abdi walal qaali ❣💖

  • @bigmoharealog1234
    @bigmoharealog1234 Před 3 lety +7

    Nabi muhamed wuxuu yiri adoonkiisa wuxuu cawiyaa adoon kale subscribe isaar I think.