Maxaa ka soo kordhay xaalada fanaanka Ismaaciil Danan?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 04. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 166

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 2 měsíci +7

    Masha alah alxamdu lilaah alaha ufududeeyo howshiisa ismaaciil danan Isha alah amen

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 Před 2 měsíci +16

    Allaylehe taa isku sawir sheekadeedu ahayd waa Tusmo isqorad

    • @HiboAli-sl8bu
      @HiboAli-sl8bu Před 2 měsíci +1

      Absolutely inan yar o aydhali karto odhibataysan ayay kaben abuuranaysay dadkii cawinlahana kahor istagtay nijaasta 😏

  • @user-fx2sr6oo9u
    @user-fx2sr6oo9u Před 2 měsíci +21

    Hodan Abdirahman iyo islaanti Tusmo waxoodu waa igu sawir

    • @ahmedabdalla5857
      @ahmedabdalla5857 Před 2 měsíci

      Somaliwayn dad baa baabi’iyey way qudhuntay

    • @user-wc1pb2cu6j
      @user-wc1pb2cu6j Před 2 měsíci

      Haaaa walhi

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 Před 2 měsíci

      Haa wlhy naagta hodan la dhoho farxiya kapayare aya sheegtay ine tahay naag xun oo Dadka hortoda qof fcn isga dhigto balse xaasid eh Ayada iyo habarta tusmo la dhoho iyo nimcan hilaac Dad xun waaye

    • @Zusan15
      @Zusan15 Před 2 měsíci

      @@Jamiilo21naa maxa ku tuusay hooy maa waxabad la cuntay 😂

    • @qalbideeqamuhamad5233
      @qalbideeqamuhamad5233 Před 2 měsíci

      Qacba keyedhay hodan abdirahman iyo tusmo 😅

  • @xasansiciid8096
    @xasansiciid8096 Před 2 měsíci +6

    khayr bay ku dhamaan Insha-Allaah

  • @abdaleabshir6786
    @abdaleabshir6786 Před 2 měsíci +5

    Waa war farxad leh baye ilaahay walaal ismaaciil danan xoriyadiisa dib ha usiiyo amiin yaa rabi loyarka nah ilaahay haku guuleeyo iyo dhamaan gabadh iyo wiilka ushaqaynaaya somaalidu meelkasta oo ay joogan iyaga cadow isku ah ilaahay xaqa ha tuso insha allah

  • @musiiabdirahman5767
    @musiiabdirahman5767 Před 2 měsíci +4

    Ilaahay haw fududeeyo aamiiin

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame Před 2 měsíci +6

    Show king ck run runbu shegayey

  • @Nuradinahmeth
    @Nuradinahmeth Před 2 měsíci +5

    inshallah wuu heli doona xorayadiisa anaguna waan uduceynaynaa

  • @hoodomaxamud6038
    @hoodomaxamud6038 Před 2 měsíci +6

    Ilaahay ha kaasoo samato saaro Ilaahay baa gargaarlee waadka baxaysaa insha allah dadkiina la kala baray

  • @user-pq7oi1tb2r
    @user-pq7oi1tb2r Před 2 měsíci +3

    Illahay haka soo furfuro wĺlkeen

  • @Hooyo98
    @Hooyo98 Před 2 měsíci +9

    CK OO KILIYA ayaa xog ogaal ahaa inta kale waa igu sawir iyo. Halagaa sheego.

  • @Suuhaaniahmed7Xafsa
    @Suuhaaniahmed7Xafsa Před 2 měsíci +1

    Aaamiin aaamin

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 Před 2 měsíci

    Insha allh

  • @user-sd5ld3ul5w
    @user-sd5ld3ul5w Před 2 měsíci +7

    Alle waxan uga baryayna inuu xoriyadiisa uso cesho wll ismaaciil

  • @Suhayp-xg1ch
    @Suhayp-xg1ch Před 2 měsíci

    Inshalha 🤲

  • @habibahussein-eb7ss
    @habibahussein-eb7ss Před 2 měsíci +1

    Inshallah kheyr

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 Před 2 měsíci +2

    Ilaahay ha fuufuro gacatu ku jiro lakiin hodan cadiraman waxay tidhi ciidina uma baahana beel ahaan anaga garab taagan lacataad siinadan Isamacil siiyaha dadaka kale baahan hadaad idinaku caawimo noga baahatan nala so xidhiidha uma baahana Isamacil lacag adiguna waxaad leedahay waa fanan Somali ah dib isugu noqada isa sodhagesata maraka hore 🫵🤔🤔🤔🤔

  • @user-dy9ht2xx3u
    @user-dy9ht2xx3u Před 2 měsíci +4

    Allaha ha Ugargaro ismael waa nin fanaan somaliyeed inchallah ❤

  • @surf_net7754
    @surf_net7754 Před 2 měsíci +3

    All yaa somalida inantaa caqliga ku jira siiya. Wuxoodu waa qawda maqashii waxna ha uqaban. Ilaahay ayaa u maqan ismaaciil.

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 2 měsíci +3

    Allow walalkayn ismaeil danan u gargar 🤲🤲🤲💝

  • @user-rf2ir3yv1l
    @user-rf2ir3yv1l Před 2 měsíci +11

    Allah cawiyoo amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @abdikaniabdilahi154
    @abdikaniabdilahi154 Před 2 měsíci

    Aamin, illahay ha kasoo daayo inshaallah

  • @user-je3re2yg5n
    @user-je3re2yg5n Před 2 měsíci

    Alha cawiyoo aamiinamiiinamiin

  • @said1498ify
    @said1498ify Před 2 měsíci +23

    Horaan u sheegay inuu Ck runta ka hadlay. Walaashiina wataa cadaysay. In dadkuu sheegtay ka dhaceen. Hodan abdirahmaan iyo Safiya Tusmo iyagoon waxba ogayn case kiisa ayay indho adkaan la soo istaageen Social media ah.

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 Před 2 měsíci +12

    DADKA INANKA TELEFOONADA KA XIDHAY EE UU ADAREESKA KA DHIGTAY HALA SHAACIYO OO UMMADDA HALOOSOO BAN DHIGO. MAXAA YEELAY NIN XUNI EHEL, SAAXIIB IYO QOLO MIDNA MAAHA. SI AAN DAD KALE UGU KHALDAMIN MAR KALE.

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdulkga
    @Abdulkga Před 2 měsíci +4

    Waa gabadh sharaf le oo wanaagsan, waad aragtaan sida ay ugu xil qarinayso fanaaniinta Gadabuursi ee ka seexday kiiska walaalkeed. Nimcaan Hilaac, Tusmo, iyo Hodan waa in ay raali gelin buuxda ka bixiyaan beenta iyo xaasidnimada ku cadaatay ee dadka Soomaalida ay u sheegeen.

    • @Abdulkga
      @Abdulkga Před 2 měsíci

      Ayaan waxaan kula talinayaa, dadka reer Maraykan, ee idinka oo Africa jooga, lacagtii looyarka ee aa soo dirteen cunay, fadlan ha qarinin, soo sheeg magacyadooda iyo qabiilkooda si loo aqoonsado, oo loola xisaabtamo, umadana loogu sheego denbiga ay galeen.

    • @mohameddeeq4482
      @mohameddeeq4482 Před 2 měsíci

      Kiiskan wax wayn maaha yaan la buunbuunin

  • @DeeqoMohamed-zi2xs
    @DeeqoMohamed-zi2xs Před 2 měsíci

    Insha allah 🤲🤲🤲

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 Před 2 měsíci +2

    Alle hakasoo daayo isnha allah

  • @LibanMohamed-ej8ct
    @LibanMohamed-ej8ct Před 2 měsíci +2

    Allah will back 🙏 ♥ ❤ 🙌

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 Před 2 měsíci

    allaah hauso fududeeyo ismaaciil danan in shaa allaah

  • @gaarad-deeqsi7655
    @gaarad-deeqsi7655 Před 2 měsíci +3

    Away nimcan hilac iyo Hodan Abdirahman

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Před 2 měsíci

    Ilahay Haw Soo Celiyo Xoriyadiisi

  • @Kingceydaa
    @Kingceydaa Před 2 měsíci +2

    khyr.bay noqon

  • @maankaofficials4662
    @maankaofficials4662 Před 2 měsíci

    Guul inshallaah walaalken qabiln waxba ma sheege alle ha u hiiliyo❤❤❤

  • @Suuhaaniahmed7Xafsa
    @Suuhaaniahmed7Xafsa Před 2 měsíci +2

    Waan u ad kaysan waynay huuno fanaankayaga. Aad baanan uga naxay
    Alle hakasoo furfuro cadowga❤

  • @ayansahardiid4757
    @ayansahardiid4757 Před 2 měsíci +4

    Ck wlhi wa runtid

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 2 měsíci +4

    Kc ba run shgyay 💖👍

  • @amalali6668
    @amalali6668 Před 2 měsíci +4

    Halka wxa ka cad in la saxday fanaanka oo dadki dad ugu dhawaa hagradeen io in fanaaninti laha wxba u qabanY ama u qabanaayna been thy somali wxba iskuma ogala lkn fanaanka alle ha caawiyo😢

  • @ShaakirQaasin
    @ShaakirQaasin Před 2 měsíci +1

    Alle hakasaaro wllkaya ismaciil allow ugurmo amiin amiiin

  • @user-fr2zd9un2q
    @user-fr2zd9un2q Před 2 měsíci

    Ilaahay ha u fududeeyo

  • @hodahersi8925
    @hodahersi8925 Před 2 měsíci

    Ilahay ha u gagaro❤amin from burco

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před 2 měsíci +2

    Allah haka Soofurfuro

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Před 2 měsíci +2

    Allaha u fududeeyo guuul baan u raheynayaa

  • @haboonilyaas7065
    @haboonilyaas7065 Před 2 měsíci +1

    Allh kasoosaaro ❤❤❤

  • @user-sk8be7nr6b
    @user-sk8be7nr6b Před 2 měsíci

    Illaahay ha kasoo saaro dhibaatadaa ismaacii ku haysata USA isagoo caafimaad wanaagsan Aamiin ya Allah Swt

  • @nuuramuuse7497
    @nuuramuuse7497 Před 2 měsíci +4

    Ck yaa run sheegay

  • @LibanMohamed-ej8ct
    @LibanMohamed-ej8ct Před 2 měsíci +2

    Sax haaa Queen 👸 brother Kings 🤴 ❤ ♥ 🙌 💙 💜 🤴 ❤

  • @RahmaRobleh-ds6qh
    @RahmaRobleh-ds6qh Před 2 měsíci +2

    Wlkya ismail danan

  • @user-qh3ph7dx8t
    @user-qh3ph7dx8t Před 2 měsíci

    😢😢 ilahay ha ka soo saro insha alaah 😢

  • @user-yr7vq6pd8w
    @user-yr7vq6pd8w Před 2 měsíci

    Allah cawiyoo inashallah

  • @AbdiqaniMuxumed-oj8dv
    @AbdiqaniMuxumed-oj8dv Před 2 měsíci

    Allaha cadowga ha ka soo badbaadiyey

  • @nimomumin9029
    @nimomumin9029 Před 2 měsíci +4

    Horay baa lo yidhi samaroon ha ka dhalan ee dhex joog😊

    • @caddeeye
      @caddeeye Před 2 měsíci

      Nacayb baa kaa buuxa

    • @MaxamedBar
      @MaxamedBar Před měsícem +1

      Maxaykaa djax joogtaa markaa😂😂

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 Před 2 měsíci +1

    Tusmo iyo hodan warkini socan wa ma dada dhexe ba waraysaten

  • @zakariaMoheddin
    @zakariaMoheddin Před 2 měsíci

    Ilahay haka soo saaro wa fanan somaliyeed

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před 2 měsíci +6

    Kol hadduu ahaa fanaan caan ah oo isku filan muxuu naftiisa tahriib khatar ah iyo kaymaha Mexico iyo safar sharci-darro ah isu geliyey وبالله التوفيق

    • @MaxamedBar
      @MaxamedBar Před 2 měsíci

      Adigiyo ismaaciil danan meel ma wada maraysiin waayo malihid ragtinimadiisa hh😂😂😂

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 Před 2 měsíci

      @@MaxamedBar Anigu meesha u maray iyo hunguri-xumada u la tahriibey uu ceebta iyo jeelka ku galay ceebtaas weligey uma badheedheen . Ma gaajo iyo macaluul ayaa haysey muxuu khatarta iyo jeelka cagihiisa ugu doontay. Xataa hadday gaajo haysey waxa cunto ugu filla dadka magaalada Borama oo kulligood yaqaan . Waa jaahilnimo waxa kaymaha Mexico ee kaneecada leh iyo jeelka cagihiisa ugu raadsadey

    • @MaxamedBar
      @MaxamedBar Před měsícem

      Ma gaadhaysid hadhkiisana dhakhdaau

  • @user-lz8qg2fk2i
    @user-lz8qg2fk2i Před 2 měsíci +1

    Maansha ALLAA Ayaan war sax ah ayay inoo sheegtay

  • @user-yy4ne1hm9w
    @user-yy4ne1hm9w Před 2 měsíci

    illahaw usikhir kuwa kacanta kuhaya allahayow xoriyadisa uso celi aamiin aamiin yaarabi

  • @AbdikariinAli-1
    @AbdikariinAli-1 Před 2 měsíci

    Illaahy hakasoo daayo wll

  • @zinaqurux
    @zinaqurux Před 2 měsíci

    Ax ismacil allha xoriyadisa uu soceliy ya allha 😢❤❤❤❤

  • @Hooyo98
    @Hooyo98 Před 2 měsíci +4

    Tusmo iyo hodan abdirihman sidey isku qiireysiinayen ayan la yaabay

  • @foozia426
    @foozia426 Před 2 měsíci

    Ilahay hasoo furfuro cadowga insha allaah ❤

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 Před 2 měsíci

    Allh ha kaso bad badiyo cadaawgaa Ismail danan amin amin yarbi🤲🤲

  • @AdamIbrahim-hh4tt
    @AdamIbrahim-hh4tt Před 2 měsíci

    Allaha u Gargaro

  • @naanaayare1814
    @naanaayare1814 Před 2 měsíci

    Walalakene allaha kasaro jeleka aamin 😢

  • @sahrahasan3331
    @sahrahasan3331 Před 2 měsíci

    Allow u fududee fanankeena yarabii

  • @user-zy9qd2fi9k
    @user-zy9qd2fi9k Před 2 měsíci +1

    M.a wasosocda haswarerini wll

  • @Degaliah
    @Degaliah Před 2 měsíci +1

    Miskiin Insha allah ilahay haso furo Seattle waan joogaa wiilkaas waxwal oo lobaahdo wax lagaarb taaganahay

  • @NasraMahamoud-gw2fu
    @NasraMahamoud-gw2fu Před 2 měsíci

    Alh how dhibyareeyo insha alh wuu soo bixi doonaa

  • @RahmaRobleh-ds6qh
    @RahmaRobleh-ds6qh Před 2 měsíci

    😢😢😢😮

  • @Deeqa-jm8yl
    @Deeqa-jm8yl Před 2 měsíci

    ilaahay hacawiyo

  • @user-gv2uf2zz1n
    @user-gv2uf2zz1n Před 2 měsíci +2

    Sax dumarkii soo jabayay in la so ka shifay way fiicantahay ha idinku taagnaato reerkisa ayaa garab taagan waxay u soo jawaabayen way is dhaqayeen illaahay haka soo saaro

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 Před 2 měsíci +2

    Waa sidu CK u sheegay qoladii uu soo shegtay ayaa godobta ka galay lakin dadbaa boor isku qarin waday

  • @user-kw6js7hz5u
    @user-kw6js7hz5u Před 2 měsíci

    Ilahay haaa kasibixiya

  • @user-ou8pf7dv1d
    @user-ou8pf7dv1d Před 2 měsíci

    Ala kasoodaayo wllky cadowga

  • @user-vl5tm2xw6v
    @user-vl5tm2xw6v Před 2 měsíci

    Ian shallh Allah hu sofudayo ismaaiil

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před 2 měsíci +2

    Ck baa indaas shegay in laga xirday taleefoon nadii

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 Před 2 měsíci +4

    alow cadow hano jabin😢soomalidu waa cadow qarson alaha ufududeyo amuuraha wiilkas

  • @mariyafarax9101
    @mariyafarax9101 Před 2 měsíci

    Ilhay ha ugargar oCawa insh Allah❤😢

  • @AliAhmet-yk9kn
    @AliAhmet-yk9kn Před 2 měsíci

    Amiin Amiin Allah ha gasaro

  • @Use83580
    @Use83580 Před 2 měsíci

    Alleh ha cawiyo waa nin yare oo dhaliyar ha

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 Před 2 měsíci +2

    Fanaanka somaliyeed ee Rer somaliland dheh fanaanka somaliyed ee rer jibuuti

  • @user-mh4ym2gs9u
    @user-mh4ym2gs9u Před 2 měsíci

    Cuuuuuuc iidheh badanaa nacalatullah

  • @muhanadsantos4156
    @muhanadsantos4156 Před 2 měsíci +1

    Hodan iyo tusmo igu sawir bu aha waxodu

  • @user-yr7xw1cz1t
    @user-yr7xw1cz1t Před 2 měsíci

    Insha Allah xornimadisa ayuu helayaaa illahay idankiii

  • @user-lz8qg2fk2i
    @user-lz8qg2fk2i Před 2 měsíci +2

    Hodan cabdiraxmaan iyo safiyo tusmo labaduba wax ay ka ogaayeen majirto arinkooduna wuxuu ahaa igu sawir

  • @user-qg7yk8wx6x
    @user-qg7yk8wx6x Před měsícem

    Illahay hakasoodaayo

  • @maxamedismailaxmedismaaxme4572

    Insha allaha ninka ismail wa soo baxaya idamka alle

  • @inaabdioorabdi3229
    @inaabdioorabdi3229 Před 2 měsíci

    Arinta saxda ayaa la hadashy ayan guushan way dhowdahay inshabalalh

  • @mohamedabdi4121
    @mohamedabdi4121 Před 2 měsíci

    Ck run ayu shegaay

  • @user-tk5ie1ld3m
    @user-tk5ie1ld3m Před měsícem

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @ahmedhayan8921
    @ahmedhayan8921 Před 2 měsíci

    Ismail danan waa in loo gurmaddo

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 Před 2 měsíci

    Allow kasosida adigaboqor ah Amiin yarabi

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru Před 2 měsíci +1

    CK ba shegy

  • @Nicay-zz2hc
    @Nicay-zz2hc Před 2 měsíci

    Allah ismacil amin amin amin

  • @malunyaydid9928
    @malunyaydid9928 Před 2 měsíci +1

    Asc wall wan uducaynaynaa anigaa wan silha adarays ilhay dartis

  • @sandabarud8818
    @sandabarud8818 Před 2 měsíci +4

    Safiyo Tusmo waa beenaleey iyadaaa dhahdey isagaaa jeelka doortey

  • @abdiahmed2070
    @abdiahmed2070 Před 2 měsíci +2

    hadii uu Hargaysa ku xidhnaan lahaa kawaran?

    • @haboonadan
      @haboonadan Před 2 měsíci +1

      Somali oo dhan ayaa dhaleecayn lahayd oo ceebayn lahad Reer Sheikh isaxaaq. Ileen Way……….

    • @Degaliah
      @Degaliah Před 2 měsíci +1

      😂😂 wax waalan dee ciidaa gariiri lahaayd isaaq power so maraykan kama saamayn badna 😂

  • @zeadfarah6421
    @zeadfarah6421 Před 2 měsíci

    Wariyuhu meesha uu ku fadhiyaa waa bilaa akhlaaqnimo !

  • @user-qr6lv2pb1r
    @user-qr6lv2pb1r Před 2 měsíci

    Wadamada horumarkay haduu ku xidhan yahy uu nabad qabaa