Raali gelintii iyo balanqaadkii Siyaad Barre iyo jawaabtii Lixle.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 63

  • @hkayir916
    @hkayir916 Před měsícem +5

    Allah u rahmo mujaahid lixle geesi u dhintay xoraynta somaliland.. Allah ha naxariisto mujaahidiinka maanta inaga hoosaya u dhintay nabada aan maanta Republic of somaliland ku haysano ... KOOSAR .. KOODBUUR ADAN SHINE .. MAXAMED CALI .. HARAGWAAFI.. IYO DAD BADAN OO KALE ALLAH HA WADA NAXARIISTO 🎉🎉🎉

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před měsícem +3

    ilahay haaw naxaristo adeerkay lixle

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 Před měsícem

      ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @Yes123justmine40y
    @Yes123justmine40y Před měsícem +1

    Rabi ha u naxariisto dhamaan halgamayaashii u soo dagaalamay nafatoodana u huray bulshadan inay xor noqdaan oo nidaam dhistaan.

  • @johnyou4036
    @johnyou4036 Před měsícem +4

    Maantana family-giisi ayey leeyihiin waa somaliweyn iyo waa huwan iyo waa cadawga gudaha. Taasaanu dhaxalney .. what a sad.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      Markaa Ma isku mid baa kuwaas iyo abtigay lixle ma lixle iyo kuwan huwanta iyo faqshta ah ayaad isku metelaysaa malaalkii baanay isku mid noqon karin uur hooyaa eexasho laga bartaa kuwani waa cadaw hada jooga ciro caanyo kabihiisa ma gaadho abtigay lixle

    • @samirr546
      @samirr546 Před měsícem

      Familigiisii maa ha waa kuwo meel baas wax laga tusay oo markii horeba shibkii lixle ee duriyada kala qaybiyey
      Oo jabhad u cararta dhinicii siyaad oo dalka dab gelisa aas aasay oo buurttii gacan libaax ee lixle taariikhda ku galay ka masaxay oo tuug Ina siyaad u shaqaysa saaray oo xizbi wadani la yidaahdo oo wadanka somaliya u shaqeeya aas aasay kuwii lixle eryey ee dilay kuna kalifay in uu halkan gobonimo aasaasp ayaa isla sootaagay reer lixle waa lagumeeyey iyaga oo wada qabaailkoodii oo dhan!!! Maantana leh ceerigaabo idoor la qaybsada oo dagaal ku kala qaybiya!!
      Taariikhdii lixle nin aan taariikh lahayn oo la soo diray baa dhulka geliyey sida xirsi oo xamar hoos kala soo heshiiyey oo yidhi anigaa laba sano ku keeni !!! Mid keli ahi ma yidhaahdo xamareey noo kaalay anagaa nabad ahe sidii 60kii ay ugu ordren iyada oo aan la rabin bay iminkana rabaan in ay u ordaan iyada oo aan la rabin raali ahaadana aan loo quudhin!!!!!

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e Před měsícem

      Doqmaha iyo caadal qaatuhu ma matalo lixle

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před měsícem

      WAA WAX CAADI AH OO DHACA HALGANKA MIDHIHIISA WAXAA GURTA INTA BADAN DUNIDA SADDEXAAD QOF AMA DAD AAN WAX BADAN AMA AAN WAXBA KU LAHAYN❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 Před měsícem

      ​@@user-mr6sp3yh7eDADKIISU WAA DADKIISII KALA DOORASHO MALAHA❤😂

  • @AxmednuurReermagaal
    @AxmednuurReermagaal Před měsícem +2

    Tariikhda iyo dhigaal weye

  • @siciidkayse5488
    @siciidkayse5488 Před měsícem +1

    Muj Lixle Alle Godka haw Nuuuro Dhawac iyo niyad jab ayaan dareemaa Marka laga sheekenayo sida loo dilay ama Dhimashadiisa Alle Godka hawnuuro Isaga iyo inti SNM ee u dhimatay Xoraynta Qarankayga🎉❤

  • @hagarman5370
    @hagarman5370 Před měsícem

    Ma isagoo da daa cuqdad qabaa.allow na cafi

    • @engbashirali9592
      @engbashirali9592 Před měsícem

      Taariikhdu in la sheego cuqdad ma aha waqtigii iyo waayihii dhacay in la tafsiiro ruuxi diidow adaa buka.
      Dunidu taarikhdu waxay u xusta in aan khalad dhacay dib loogu noqan lkn somalidu qof ki isaaqa hadla cuqdad bay ku shaanbadeyaan laga yaabe in aad tahay kuwa dhibta falay dhashoodi.

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e Před měsícem

      Cuqdad iyo caabuqba adaa qaba oo runtu ku damqaysaa

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay Před měsícem

    Waannin Xanuunsan Laakin Jiilka Danbe Baa Katashaday.

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od Před měsícem +1

    Xanuun aan soomaali ku dhicin ayaa idinku dhacay Allaha idin caafiyo, soomaali wey is dishayee

    • @ahmedhersi9169
      @ahmedhersi9169 Před měsícem

      Ma in taariikh dhacday laga sheekeeyo ayaa adiga xanuunka ku ah🤔

    • @archialleli6516
      @archialleli6516 Před měsícem

      Reer koonfur waxay kaga dhagtay somali wey is dishay
      Somalida ad shegtan waxay is dishay 1990 kadib
      Balse isaaq dawladnimada oo jirta la tirtirayay
      Marka waxba ha is barbardhigna taariikhda ayaad diidantiin iyo dulmiga jire

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 Před měsícem +1

      ​@@archialleli6516 Isaaq kaliya dowladii Siyaad Barre ma aysan dilin. Muxuu Siyaad Barre Isaaq uga mid ahaayeen Somalidii la daadgureeyay abaartii dabadheer 1973 diyaarado loogu qaaday ilaa dhulka beeraha iyo wabiyada ee koonfurta Somalia.

    • @archialleli6516
      @archialleli6516 Před měsícem

      @@cabdirshidosman9649
      Wixi ka dambeeyay haka gaabsane sheeg runta wey qadhaadhaye haka meermeerin

    • @engbashirali9592
      @engbashirali9592 Před měsícem

      Taariikhdu in la sheego cuqdad ma aha waqtigii iyo waayihii dhacay in la tafsiiro ruuxi diidow adaa buka.
      Dunidu taarikhdu waxay u xusta in aan khalad dhacay dib loogu noqan lkn somalidu qof ki isaaqa hadla cuqdad bay ku shaanbadeyaan laga yaabe in aad tahay kuwa dhibta falay dhashoodi.

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před měsícem

    LIXLE SARKAAL QIIMA LEH AYUU AHAA LAAKIIN HALGANKIISII WUXUU NOQDAY HAL BACAAD LAGU LISAY WAAYO TUUGO CALAN AH AYAA KHIYAAMEEYEY HALGANKII XITAA HUB UU ISKU DIFAACO WAA LOO DIIDDEY CIDLA AYUU KU DHINTAY ALLAAH HAW NAXARIISTO

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před měsícem

    Weriyahan waaa bilaa khibrad xitaa ninkan magaciisa iyo hod dhiciiisa inoomuu sheegin

    • @abdiali3365
      @abdiali3365 Před měsícem

      Wll partiyo ayuu leeyahay ee part 1 soodaawo

  • @engbashirali9592
    @engbashirali9592 Před měsícem

    Taariikhdu in la sheego cuqdad ma aha waqtigii iyo waayihii dhacay in la tafsiiro ruuxi diidow adaa buka.
    Dunidu taarikhdu waxay u xusta in aan khalad dhacay dib loogu noqan lkn somalidu qof ki isaaqa hadla cuqdad bay ku shaanbadeyaan kuwa ay dhibayso waa kuwii dhibta falay dhashoodi.

  • @user-wg2zn9xw7u
    @user-wg2zn9xw7u Před měsícem

    Jaamac gashan cadde ayaa la yidhahdaa waa halgama

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 Před měsícem

    Asc maxamed xaashi diiriye wuxui ahaa geesi sy u dheertahay aqoon milatari oo aad looga danbeeyey

  • @abdiali3365
    @abdiali3365 Před měsícem

    Talow beerti lixle yaa qaatay

  • @ahmedgarad2788
    @ahmedgarad2788 Před měsícem

    Lixle geesi ayuu Laakiin lixle Wuxuu waran (SNM = Somali national movement) Laakiin maysan aheeyn Somaliland national movement , ee ay wataan raggan aaminsan inay dadka xoreeysteen ee aan lalaba hadli karin

  • @Xasmas
    @Xasmas Před měsícem +3

    Old episode حلقة قديمة

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 Před měsícem

    Bacdal dhowr iyo sodon sano masqaxda SNM iyo wixii taabacsanba siyaad❤wayso dhaafi laadahay nin rageedka cadowgiisa yaqanay ma ahayn sida hogaamiyo kooxedyada jooga koonfur iyo waqooyi 🤦🏻ee axmaro jaajuska iyo dabadhaqa u ah

    • @engbashirali9592
      @engbashirali9592 Před měsícem

      Taariikhdu in la sheego cuqdad ma aha waqtigii iyo waayihii dhacay in la tafsiiro ruuxi diidow adaa buka.
      Dunidu taarikhdu waxay u xusta in aan khalad dhacay dib loogu noqan lkn somalidu qof ki isaaqa hadla cuqdad bay ku shaanbadeyaan laga yaabe in aad tahay kuwa dhibta falay dhashoodi.

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 Před měsícem +1

    Somaliland taariikhdeedu waxay ka soo bilaabantay 1991 markii lagu heshiiyey. Waqtigan uu ka sheekaynayo maba jirin xataa qorshe, lkn waxa jiray jabhado mucaarad ku ahaa dawladdii Siyaad Barre una dagaalamayey ina xukunka ka tuuraan.

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Před měsícem

      Kama so bilame 1991 ee wa waqtigi labadi gobol ee waqoyi iyo koonfurti lagu qasaray burburtay wayo tarikhda tariikh ka xun somali maba so marin marka maxad rabtay ina laga sheekeyo wayo ingiris waxay faqash sameeysay ma sameyn

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 Před měsícem +1

      @dhashisheekhisaxaq9514 Kkk is deji wax soo akhri horta,waxa Isaga kaa qaldan SNM iyo Somaliland. Aan ku saxo jabhadahii Somaliyeed ee snm ka mid ahayd reerahooda ayey u dagaalamayeen, cid kale wax u diratay ma jirin aakhirkiina reerahoodii uun bay iska dhex galeen. Somaliland dad kala duwan oo dadkii snm taageeri jiray ka mid yihiin ayaa 1991 shirkii Burco wada sameystay, magacana(Somaliland) markasaaba la bixiyey.....Marbaa Saaxil loo bixin gaadhay!!! That's all...

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Před měsícem

      @@abdirahmandahirabtidon7702
      Aniga taariikh iga sheekeyn meyside inkaso jawbtan ku siiyay iyo waxad so qortay is lahayn Mala wad marqansante mida kale yaa ku yidhi reeraha nala daga iya na tageri jiray faqash bay wadaa ahayen reerha nala lada ma dhiban iya uu yaro walhi faqash bay wada ahayen ila midh midh mooye ta labad yaa ku yidhi jabhadi reerhooda iyaay ku labtan hadu nin waliba gurigisa ku laban marka ma doon bu fuli laha oo wu tahribi laha miya🤣🤣🤣miskin yar oo kuldhi madaxa kula jira iyad uu eegtay oo tariikhna haayn mida saxil iya lo bixen gaadhayda ma fahmin ma waxad ka wada somalilan oo dhani wa saaxil uun mise wax kale

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 Před měsícem

      @@dhashisheekhisaxaq9514 Sorry, Waxad qortayba cidi garan mayso, adiga ayaa kugu qufulay SNM baa Somaliland u dagaalantay? hhhh ...

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem +1

      Somaliland taariikh wayn oo fog bay leedahay waa abayaashii tacliinta waa hooygii fanka waa meesh ugu Abwaan iyo taajir bad nayd ilaa had waa geesiyo dad nasaba aftahana 77 dadkii dagaal kii galay waxa se ku dhibaaya taariikhda Mujaahidiintii sNm in laga sheekeeyo iyo hal gan kii

  • @user-wg2zn9xw7u
    @user-wg2zn9xw7u Před měsícem

    Soomalidu way kabiqi jirtay isaaqa kkkkk
    Lama siinay gashanle sare wax ka sareeya

  • @abdi1502
    @abdi1502 Před měsícem

    iidoor intii beenaalayaasha ahaa baa lawaraystaa

  • @gthgbfhfgh268
    @gthgbfhfgh268 Před měsícem

    Beentan joogtada ah caruurtiyo dumarka ka daaya oo Allah ka baqa, hadaad saas ku wadaan ogaada inaad umadiina rogmasho ugu tala hasheen, BEENI XAL MA KEENTO

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Před měsícem

    Wixii siyaad barre sameeyey waxa jeegaantu samaysaa ka xun odaygan waa beenaale , jeegaantu waxay gaadheen in garxajis, dhulbahante laga ilaaliyo shaqooyinka

    • @mohamedibrahimfarah4363
      @mohamedibrahimfarah4363 Před měsícem

      ku wase dhulmahante ee mgacayaga g36 noo dhig ina dhilo

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e Před měsícem

      Beenaale nahaaba

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Před měsícem

      @@user-mr6sp3yh7e hooyadaa siilkeedii baa beenaale ah makhnuud fooqal daboole orod dee hadaba siilkii hooyadaa u tali byee byeee sool byee byee awdal bye bye next garxajis kkkkkk gebiley u tali

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 Před měsícem

    Waxad la raagaysan dawashadeeda maxa lagu falaya
    MMTv bilaa nidaam ayaad tihiin ee ia hagaajiya

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 Před měsícem

    Oo ma ilowdeen waa hore ayaad soo deyseen qeybaheedii kale e

    • @engbashirali9592
      @engbashirali9592 Před měsícem

      Taariikhdu in la sheego cuqdad ma aha waqtigii iyo waayihii dhacay in la tafsiiro ruuxi diidow adaa buka.
      Dunidu taarikhdu waxay u xusta in aan khalad dhacay dib loogu noqan lkn somalidu qof ki isaaqa hadla cuqdad bay ku shaanbadeyaan laga yaabe in aad tahay kuwa dhibta falay dhashoodi.

  • @yaakcon
    @yaakcon Před měsícem

    Reerkaan beenta kama xishoodaan.

  • @user-pb5jp5zz2m
    @user-pb5jp5zz2m Před měsícem

    Yuhuudii wadanka burburisay ayay kuleeyihiin Mujahedin

    • @gurijoog3400
      @gurijoog3400 Před měsícem

      Yah@d waxa ahaa kuwii hargaysa iyo borco iyo dhaman deegankayaga kadhigay siday manta qasa kadhigen yah@da aad mujahidintayada kushegaysaa.
      Malaa wanad dhalan markaase hargesa waxay ahay qasi siday manta tahay masjid mafayobayn sidaaqasa goryana mafayoben sidaa qasa weliba qasa waxaa gubayaa waa cadaw aan la af iyo ladina tona ayna ahayn somaliland se waxa sidaa uduminayey somali ladiina oo la afa ayey ahaayeen.
      Marka makudumineyey ayaa yah...da mise mujahidinti iska difacayey.