Ismail Danan Oo Marki Ugu Horeysay Aqrinayo Comments Laga so Qoray Heestisa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • MY INSTA: / rockstone07 MY SNAPCHAT: alibrownie226 MY last previous https: // / watch V = dOAJY ... My Beautiful People. Fikir China wa Muhim waxi Fikir ah Hoos Inogu So Qora My GEAR: Camera GH5https: //www.amazon.com/PANASONIC-Digi ... Lens: www.amazon.com... .. .MIC: www.amazon.com... ..

Komentáře • 516

  • @Sakariajama
    @Sakariajama Před 3 lety +510

    kly IsmaiL Danan Ciyaal Say Wllhi Izka Dhigya Pro Afkaga Hooyo Wx Dhaama La waa😅😂

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 Před 3 lety +23

      Ma aragtay asiga Iyo kan kale wax kale iska dhigoyaan 😂😂😂😂Somali hadaa nahay afkeena hooyo kuma faano 😒😏,

    • @dagmomohamed5928
      @dagmomohamed5928 Před 3 lety +1

      Qabla tahay anaga ba fahmayna maxa ka dhigantahay qabla tahay

    • @asadboy2186
      @asadboy2186 Před 3 lety +4

      shalay ayuu sweden mntana waaka 🙋🏽‍♂️

    • @dr-abdala8403
      @dr-abdala8403 Před 3 lety +5

      Kkkkkkkkk waa qosley wlhi.

    • @bakerynow1219
      @bakerynow1219 Před 3 lety +1

      kozovia 😂😂😂😂😂👌🏽

  • @monadimple4374
    @monadimple4374 Před 3 lety +47

    Ismaacilow English iguma dhaantid wligyna dal English lagaga hdlo ma tagine
    Tartiipso huno😁😁

  • @faysalsugaal7104
    @faysalsugaal7104 Před 3 lety +73

    The way he pronounced "Waaweynka"🤣🤣
    He came in Europe with boat 3 years ago and he is pretending Cadaan this is hilarious .

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 Před 3 lety +63

    Fadlan afkeena hooyo ku hadla qaasatan ismacil maadama Aad fanaan tahay suugantane taqaano English waa ku hadli kartaa markaa Ajnabiga la hadleysid lkn hada dadkada la hadlosa wiilkan kale sido kale waana idin taagera mahad sanadiin 🙏”

  • @subeyrupdiaskar8077
    @subeyrupdiaskar8077 Před 3 lety +67

    Abti adigoo 4sano jooga ayad saas u hadlaysaaye hadad ku dhalan lahayn kawaran afsoomaali kumaad hadadesheen walhi 😂😂😂😂😂

  • @hassandaadle5530
    @hassandaadle5530 Před 3 lety +89

    2016 in magafe libiya and in 2020 acting like he is speaking Somali his first time 😹 caafiya awoowe 😹

  • @sayeidomar281
    @sayeidomar281 Před 3 lety +133

    Wilkii hada nagatagy goormu yeahyuu bilaaba aduun rogan😂

  • @guledz3980
    @guledz3980 Před 3 lety +44

    Kinda surprise the way he ignores to read Somali comments, while he preferred to read English comments.
    Ridiculous guys, we shoulda keep learn to our mother language, no matter what, if you don’t know how to write and read just start today you’ve the chance to learn and to be a prefect and fluent Speak, so guys our language should always be the first to focus on

    • @Ajaano252
      @Ajaano252 Před 3 lety +5

      😂😂😂 adiga afsomali ma so qortid marka

    • @greatshidane
      @greatshidane Před 3 lety +2

      @@Ajaano252 iskuma jeede islaan laay😄😄😄

    • @ABC-or6fg
      @ABC-or6fg Před 2 lety

      @@Ajaano252 sabab too ah waa Dijibuti maqori karto lkn wee ku hadli gartaah

  • @Bulqaasacademy
    @Bulqaasacademy Před 3 lety +41

    Qaable tahy means wiil qaab wanaagsan just stylish person

  • @barwaaqoaxmed726
    @barwaaqoaxmed726 Před 3 lety +19

    Kalay ismacil ma inta hargeisa ka maqned ayad say wlhi noqotay cadi iska dhag brother afkaga hooyo si qurux badan ugu hadal heys macanene😅👍

  • @1millionsubscriberswithout619

    My boy learned good English Masha'ALLAAH nin adag, aduunka waxaa la iska ilaaliyaa adoo dhalinyaro oo wali maskaxdaada furantahay in luuqad international ah laguu turjumo🧠👍🔥🇸🇴

  • @nasiimdhalad5263
    @nasiimdhalad5263 Před 3 lety +22

    Hargeysina Wey Ku xiistay ismaciil♥️♥️♥️♥️

  • @suleekhasaleeban3763
    @suleekhasaleeban3763 Před 3 lety +31

    Maxy thy sidan waadiga gaal Gaalka iska dhigayee Nio Afkaaga Hooyo wx dhaama majiraane Hays daad Raacine Caadi Noola Hadal Intaas Kaftan Hayga Ahaato Wr Waan ku sidanaa from Burco Hadal Kari maysid Cirkaa Cabaar kuu Jira😂🔥♥️🥰

  • @queenaa3385
    @queenaa3385 Před 3 lety +10

    4:06 sikastad isaga dhigto say wlahi waatan kaa baxbaxsanayso marba aad caadi u hadlayso
    4:56 hadana markad xasuusataba dam aad iska dhigayso oo aad xagii kasii miisayso
    wax aan afba aqoon walee anagaa yaab aragnay😂😂😂💔
    afkaga hooyo wax kuu dhaama majiraan kana wanagsan in aad kufaanto weeyi eee maaha in aad kafaanto

  • @ahmedmohan5496
    @ahmedmohan5496 Před 3 lety +18

    Hhhhh waar ninkii shaly aanu wada tahriibney
    Maa sidaa u hadlaya🙄😂😂😂

  • @nastehonalkiika360
    @nastehonalkiika360 Před 3 lety +19

    Eyyyyy Ka Daa Dananaw
    Wuxu waa Ciyaale😂😂
    Sawdiga Laxan kale u saartay🤣😂

  • @najiibali9960
    @najiibali9960 Před 3 lety +9

    Zxp ismal danana zxp WA fcnhy lkn zxp ha iska dhigin qof lugadiisa ka fana ita igu racasan like

  • @yahyeahmed9783
    @yahyeahmed9783 Před 3 lety +84

    2016 markad yurub so gasho ee aad luqadada luqad aan ahayn iska raadiso hooyaday was ayay ka keentaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Hashiim-ahmed
      @Hashiim-ahmed Před 3 lety +2

      Hhhhhhhhh war way hos martay ka yr

    • @dahaboraage4965
      @dahaboraage4965 Před 3 lety

      😂😂😂😂😂😂😂😃😃😃😃😃😄😄😄😄😄😄😄😄😄😁😁😁😁😁😁

    • @bilanboqoro8510
      @bilanboqoro8510 Před 3 lety +1

      🤣🤣🤣🤣

    • @hiboahmed2347
      @hiboahmed2347 Před 3 lety +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @naimaaden2418
      @naimaaden2418 Před 3 lety +1

      😂😂😂😂😂😂

  • @mukhtarhagar4344
    @mukhtarhagar4344 Před 3 lety +48

    Borama to hargaisa
    hargaisa to liibiya
    liibiya to sweden
    he become ciyal say walahi😂😂😂

    • @idilabdilahi8973
      @idilabdilahi8973 Před 3 lety +1

      Qoralka iga yabiyay wlhi🤣🤣🤣gacan ku tagay bro🙏

    • @mukhtarhagar4344
      @mukhtarhagar4344 Před 3 lety

      @@idilabdilahi8973 xarifka fariin udhaaf😂

    • @idilabdilahi8973
      @idilabdilahi8973 Před 3 lety

      Maxan u dhaaf wuu iga yabiyey afsomaligiba waa la ilaway isag u tala marku ku noqdo borame 🤣🤣🤣

    • @deqoomar5564
      @deqoomar5564 Před 3 lety +1

      Ceeb ma ahan melaha uusoo marey lakin qofkan kartidisa ha xasdin

    • @samiirodahir6910
      @samiirodahir6910 Před 3 lety +1

      @@deqoomar5564 absolutely 💯

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 3 lety +8

    😂😂😂😂say wlhi darbigina ciyaar ciyR LAGU SO GALAYAA IM SORRY 😭😓😂😂

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour Před 3 lety +14

    Qaable means styler dude

  • @mindideafact6782
    @mindideafact6782 Před 3 lety +38

    Hhh ma 4tii sano ee uu danan uu hargaysa kamaqnaa sow asaga sidii 50 cent u hadlaya xataa say wllhi waa ladhaafay horay usoco

  • @mnbvmnbv8964
    @mnbvmnbv8964 Před 3 lety +14

    I have a mixed friend who's name is ismail and he's half somali and he never came to somalia or somaliland but his somali is perfect he sounds like a local and he's proud of it...there is no reason for you to act like you don't know your language its your identity bruh

  • @shamsudiinmaxamed4849
    @shamsudiinmaxamed4849 Před 3 lety +5

    QaaBLe .... it Means your are styler♥️😂

  • @safiamohamed1389
    @safiamohamed1389 Před 3 lety +6

    Omg🤒🤒 I really like his voice Ismaël 😍😍

  • @abdiazaaza511
    @abdiazaaza511 Před 3 lety +4

    asxabti big show xerada xeebta dadki jogay ba laga waraysan bro luqadada asxabey hadad fahantan like ta

  • @mohamedcige8697
    @mohamedcige8697 Před 3 lety +7

    Ismaciil is talented and great personality as well as from All Aqsa secondary school Borama.
    When I was playing football he was my support.
    Thank bahay zeila

  • @sacdiyajama6228
    @sacdiyajama6228 Před 3 lety +2

    Danan waxay waxano khaam iyo raama sodigi shalay hargayza ka tagay goormad luqadi ilawday ciyarta dhesha ka daa noh😂😂😂

    • @maryamajayte9381
      @maryamajayte9381 Před 3 lety

      Hhhhh war cadi mahid adba iga gadan sababyoo ah lhjadii waqoyiga iyo re xmarka ku hadlosaye hhh kafta yaah noh cml

  • @aliayussuf9267
    @aliayussuf9267 Před 3 lety +7

    Yes I get it guys🤦🏾‍♀️ he should have spoken Somali in this case but it’s not surprising that he can actually speak English given the city is from. The people of borama and the entire awdal state are well-educated. Infact they speak multiple languages such as Arabic, English, Somali, some speak Oromo, Afar and Amharic. So when they migrate to other countries (which is rarely) integration comes easy to them.

  • @mohafaradarofficial3769
    @mohafaradarofficial3769 Před 3 lety +5

    Sxb pin iigu qabo waa tagarahaga plz

  • @Kinghuska
    @Kinghuska Před 3 lety +4

    Big fan of u guys in different ways i like rock videos and editing is on another level and Ismail is simply the best i like his songs especially jaleco..🔥🔥🔥

  • @qadramaxamedqatromaxamed6536

    Fadalan Afkeega hooyo ku hadala waa ku heesatahy kasana ismali danana ee waa ku dhiihilaye hore u soco

  • @Qosol_qaraaxo22
    @Qosol_qaraaxo22 Před 3 lety +3

    Hhhh say walhi ayaaba leyska dhigaa thank u for having me ayuuba kuleeyahay🤣😂🤣🤣

  • @shabeel2794
    @shabeel2794 Před 3 lety +6

    FROM SAY HUNNO 2 SAY WLHI
    Igadaa ciyaarta ismail dannan

  • @whizzmha8015
    @whizzmha8015 Před 3 lety +7

    Amazing job my brothers keep going 🙏

  • @q.abdullahi9950
    @q.abdullahi9950 Před 3 lety +7

    OMG From tahriib to Ciyaal Say C’mon dude you literally Come Yesterday in Europe wlhi guys I was born Kenya then I come the US🇺🇸 at the Age of 4 I’m 19 Now and guess what guys I can read Somali Much better than this guy and I Speak Fluently Somali I was Shock when I see this guy Siduu Somaliga uu aqrinayo Especially the Names😂😂Woow🙏

    • @munafaisal6775
      @munafaisal6775 Před 3 lety +1

      trifling whew chile he a mess isyeelyeelka ii dilay

  • @Hassannour14
    @Hassannour14 Před 3 lety +6

    Hhhh walabi dar allah ayaan uqoslay waayo ninkan hargeisa dhacsanan jiray ee iska dhigaya ragii luuqada udhashay.🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedii3833
    @ahmedii3833 Před 3 lety +9

    War Nio Maxaa Khaldan Ismail danan Luuqadiisa
    War nio Waanu Ku Aragnaaye Bal Dib usoolaabo Wlaadan Say Wlahi Waxba Ka istifiidayne Xataa Soomaaligii Wuu Akhrin la,yahy Heerkuu Marayo 😀😀😀

  • @Lakiishofficial123
    @Lakiishofficial123 Před 3 lety +11

    How comes I see this guy he dont know somali language perfectly and his songs mostly he use somali

    • @najahkaahin1138
      @najahkaahin1138 Před 3 lety

      What's your point??. The comments are in English what did you want him to say??? PS stop butchering the language it's embarrassing 😒🤦‍♀️

    • @hafsaabdi1729
      @hafsaabdi1729 Před 3 lety

      Like me I speak fluent somali and the words he uses in his songs are very hard I can't even understand how come he doesn't speak fluent somali 🤔🤔

  • @cwasacmohamed4162
    @cwasacmohamed4162 Před 3 lety +6

    Frist view wxan rajaynaya inaad pin igu qabato wllky rock stone

  • @jmzii9082
    @jmzii9082 Před 3 lety +3

    Aaryaa caaqow shalay ba tahriibtay
    Say wlhi caadiyaa filmka ku jilaysaaye😂😂

  • @happylady9390
    @happylady9390 Před 3 lety +18

    I am so happy Ismail for reading my comment. I love you (I am your fun) and your music keeps me going especial when I am down. I said my comment because I can tell you have worked hard to attain success. Thank you and I look forward to meeting you one day. InshaAllah

  • @nucmanproductionfilms5813

    The problem we have somalis we're always negative yes infact he came 2016 in europe but his English is perfect and more andvanced than those who were in 4 corners of a class 12 years down the line keep up bro

  • @hanaandhalad2842
    @hanaandhalad2842 Před 3 lety +7

    Ismaciil danan adigoo shalay swden imaaday miyaa saan af somaali u inkirtay hayaay wlhi last wye meshaad afkaga ku faano laheyd yahuu😂😂🙈🇸🇴

  • @aweissheikhabdirahman6149

    War ninkaan Ismail Danan ah hada dhow katagay Hargeysa oo iska dhidhigaayo qof Ajanabi ah oo Afsomaliga bartay Bisinkoow

  • @Ahmed-Jaliil
    @Ahmed-Jaliil Před 3 lety +3

    Thanks bro..! Greetings to you both..✌❤✌

  • @djqamar3235
    @djqamar3235 Před 3 lety +2

    Danan wooow lejan khaas aan u taagero hore u soco lipax from borame

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 Před 3 lety +3

    wuu iceebeeyay kani sawkuu shalay tegey😂

  • @abdikhaalaqmohamedofficial8508

    Qaable waa qofka xaragada badan isla markaan dharkasta oo uu xidho kusoo baxa.❤🇮🇹👑

  • @elmirayan3064
    @elmirayan3064 Před 3 lety +2

    Hayaaaaay laysa soo gal waar ismaacilow afki Hooyo laa inkirayaa miya🤣🤣

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE Před 3 lety +6

    Zxp ismaciil danan kaliya dintada ha ilabin

  • @lastempire5359
    @lastempire5359 Před 3 lety +1

    Wiilka afkisa haku mashqulina heyy say idnka noqotay somaliyey de la saaira willka yakhi💖👑

  • @eyuubclrizack5684
    @eyuubclrizack5684 Před 3 lety +2

    Qaable Tahay , Ulajeed-ku Waa Qof Qaab Fiicanbaad Tahay !

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 Před 3 lety +2

    We miss u bro, but finally you are back ❤😱🙏

  • @zakariyeraul7115
    @zakariyeraul7115 Před 3 lety +2

    First coment keep going Ismail danan🖐️🙏

  • @Niciimaa
    @Niciimaa Před 3 lety +5

    Oo waaxay commentiguba wa English bad ku hadleysaaye😂waar de hoogaye wxy mashquulka inta leegi waar ka daga ninka soomaali lahayne🥴hush😂waaxay umaddan naxsani maanay tolow weligood arag qof English ku hadlaya war naara shaydaanka bal oo ninka ha isa sudhine ka hadha🙄😂waxaasi waa khaamihiise😂wa bilaahi tawfiiq🙌🏽oo wan yaabe wxy baajuunimadani😂maryoooley🙄ninku waaka soomaaliga ku heesee xagu ku ilaaway😂

  • @niciimamustafesuur8791
    @niciimamustafesuur8791 Před 3 lety +8

    Hmhmhh ismail dont pretend that you are Ciyal say wllahi shalay baad hargeisa iyo Porame katagtayee

  • @sahraxasan2381
    @sahraxasan2381 Před 3 lety +3

    Sidaan uhadli lahaa Buu sameeyay wlhi🤣🤣

  • @ahlaamqueen2687
    @ahlaamqueen2687 Před 3 lety +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ismaaciil wll maxa ku helay hada ma afsomaliga ma akhrinkaraad leedahy hhhh

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před 3 lety +22

    #EsmaiL_Danan 😂😂 wuu iGa qozLiyAy wLHi
    War Ninkani ninkii sHaLay taHriibay miyaanu aHayn amuurta iLaHy sooka izkaGa kay dHiGay dadkii u dHazHy Luqada
    4 years ayan jooGaa #Uk Erey English aH kuma soo daro HdLkyGa 😂 EsmaiLow maGa Daa ka badbadinta pLz

    • @nasraabdullahi9406
      @nasraabdullahi9406 Před 3 lety

      Oo 4 years maxay thy

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi Před 3 lety

      @@nasraabdullahi9406 wLaL 4 years wxy taHy EmaiL danan 3 years ayuu jooGaa taaz ma La zocotaa 😅

    • @araga123
      @araga123 Před 3 lety +1

      Meel walba aan kugu arko

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi Před 3 lety

      @@najahkaahin1138 😂😂 wLaL Quruxeey AdiGii baa baHasHa budH La dHcayA ee colleGe zoo GaL markaz dadka Lasoo dHex GaL wan kuu qajiLay Hqiiqatan 😂😂 what he is saying ku LaHaa #Bad_Grammar 😅

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi Před 3 lety

      @@araga123 😅 yaa Hppi miyaynu kLa HadHnaa pA adiGa mxA mesHan maro pA kuzoo GeLiya

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 Před 2 lety +1

    inaankasii manu ismaciil danaan ahayn

  • @MadkaCade-rc5tn
    @MadkaCade-rc5tn Před měsícem

    Legends ayaa is heley Gulleysta lphyda❤

  • @nimaali201
    @nimaali201 Před 3 lety +2

    Talented musician Ismail Danan.

  • @munaruushofficial1175
    @munaruushofficial1175 Před 3 lety +4

    Style of the year

  • @motivationvideo8889
    @motivationvideo8889 Před 3 lety +2

    Qaable.means designer person bro.ismail.my classmate primary

  • @user-ym6fl1gl1t
    @user-ym6fl1gl1t Před 11 měsíci

    Our big and famous 6:37 6:37 6:37 songster i,m your benefactor noo nooloow 🎻🎶🙏💚

  • @ahmedwacdaro5573
    @ahmedwacdaro5573 Před 3 lety +2

    Qaable means styler reer Burao U Yaqana

  • @arwamohed3805
    @arwamohed3805 Před 3 lety +1

    Waxanoo kale is yeel yeel baa la idhaah

  • @edmanomer7359
    @edmanomer7359 Před 3 lety +2

    Tahriibayshii shalay waa quruba joogayaasha bari😂😂😂

    • @deeqa2700
      @deeqa2700 Před 2 lety

      Waa run walahi we are qurbe joog shalayna tahriibayaal banu ahayn kumanu khasaarin

  • @fardouzapdi7199
    @fardouzapdi7199 Před 3 lety

    😂😂😂 Anagaa Yaab Aragnay
    😂😂😂 yeah yeah yeah yeah

  • @faysadegan2607
    @faysadegan2607 Před 3 lety +3

    Qaable thy meant wad shidn thy ama style shidan thy

  • @lengendqurbaawi885
    @lengendqurbaawi885 Před 2 lety

    war anaga wax aragna sowkan ismaci danan lifti qatay say wllhi ayaba laska dhigaya 5 sano 3 sano danbe waxan ka dawan dona melaha preshinka?

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety +3

    English kuma qurux badnid brother izmail danan Somali ku hadal thanks

  • @radwanyare8253
    @radwanyare8253 Před 3 lety +4

    Rock stone legend 🔥

  • @ibrahimadow3814
    @ibrahimadow3814 Před 3 lety +2

    Welcome bro Ismaaciil danan

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 Před 3 lety +1

    hhhhhhhh.walaahi waan yaabay apti ma sidaanaa kuu danbaysay in 3yrs ciyaal at walaahi laysaga dhigo😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimcowarsame3423
    @nimcowarsame3423 Před 3 lety +1

    this is so uncomfortable to watch walahi uffffffffffff

  • @fartunaxmaday4772
    @fartunaxmaday4772 Před 3 lety +2

    masha allah my dear bro keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aidarousabdi7558
    @aidarousabdi7558 Před 2 lety +1

    Adoonkan bal eega afkiisa ka santaagaya sidaas buu sheegabayaa inuu fanka tirsanyahay!

  • @amineroyal7118
    @amineroyal7118 Před 2 lety +1

    Oo 50 jirku ba sowta sidan uun english broken ah meesha la soo taagan mise ooyinteedaad ku mashquulteen oo may daan arag kkkk carrabka uumba ka weynadey iyada e

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 Před 3 lety +3

    😂😂😂ismaaciilow saana maxay ahayd luuqadada hooyo wax dhaama lawaa

  • @hannaha188
    @hannaha188 Před 3 lety +3

    Are you sniffing around for jokes that'll have you snorting with laughter? Waa iska yeelyeel
    Reer magalnimo moodaaye English ku hadlka iyo Afsomali garnwaanimada😂😂😂😂

  • @faysaaxmed5687
    @faysaaxmed5687 Před 3 lety +1

    Im the first viva one love from borame

  • @hamzeapokor7575
    @hamzeapokor7575 Před 3 lety

    Waar ismaaciilow wll sawdigii shalay soo tahriibay afkii caadi ayaad isu ilawsiinaysaaye😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @rweydadiriye8729
    @rweydadiriye8729 Před 3 lety +1

    Ismail danan waxagu waa never seen never had 🤣🤣🤣🤣🤣🤣2016 inad tahriib ma ilowday shiime ciyal say walahi noqotay

  • @haliimabarrow1204
    @haliimabarrow1204 Před 3 lety

    Comments ma aqriya aaa wll naga daa yaaqay seeku tagereenaa hadaba aqrinen comments keena wanku jclnhy wll Ismail danan

  • @luckymohamed3018
    @luckymohamed3018 Před 3 lety +1

    simail sonagi ayn dhaweyd wada tahtiibney waxy saad u hdli dhegah🤣🤣

  • @nuuxmamed1307
    @nuuxmamed1307 Před 2 lety +1

    maxaa dhakh nabiga baratay af somali nagula hadla reer burco is mujiya

  • @amineroyal7118
    @amineroyal7118 Před 2 lety +1

    Yeeees yeah absolutely intaas af somali kuma yaqaano miyaa kkk

  • @ifraahfarah1071
    @ifraahfarah1071 Před 3 lety

    Waa aduunyo ismaciil danan sidan kuma modeyn Goormad ilowdey if kii hoyo war hanagu dul sameyn showga

  • @bilanbeauty8208
    @bilanbeauty8208 Před 3 lety +3

    Muuqaaga iyo reaction kaaga u xiisey wlhi

  • @hamseapdilahi2894
    @hamseapdilahi2894 Před 3 lety +1

    Titanic actors🤣🤣🤣

  • @mohamedosman-fk9lz
    @mohamedosman-fk9lz Před 3 lety +1

    Ismacil Danan Waxaa Nasiib Daro Ku ah inaad ka Faanto Af kaagi hooyo
    Adigoo Wali ba Somalia ku dhashay
    Ku soo koroy Waxna ku soo bartay
    Mida kale Ee aan Aad ka u la yaabay Sida khaladan Ee Aad ugu Dhawaaqayso Af Soomaaliga
    Dhawr sano Gudohood baad Af kaagi hooyo ku ilawayd

  • @ismaabdiofficial4840
    @ismaabdiofficial4840 Před 3 lety +3

    Ismail somali ma ilowday

  • @suleekhaomar8221
    @suleekhaomar8221 Před 3 lety +1

    Wax walba waxaa iiga daran wadanka uu ku noolyahay english loogama hadlo xitaa swedishka kuma hadlaan luqdaan😂

    • @Abdi970
      @Abdi970 Před 3 lety

      Waa qoslay wlhi hhhhhh

  • @abdisamedmaftuuh9745
    @abdisamedmaftuuh9745 Před 3 lety +9

    Hhhhhh kaalay laba sano maad maqnayne goorme luuqada ilowday hhhh kulaha qaable ma garanayo hhhh nio is ciyalaynta nagada wlhi 3sano qurbaha jooga. Welina xite luqaydayda erey ajaniba ma gelin

  • @marrinchannel6998
    @marrinchannel6998 Před 2 lety

    Somaliyaa yaabtay kkkkk after three year iyo sey wllhi kkkkk🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sundusindho2557
    @sundusindho2557 Před 3 lety

    Maye ismaaciil danan markii hooreba saas buuu uhadli jiray hal yaabina wllll

  • @ahmedjamac8303
    @ahmedjamac8303 Před 2 lety +1

    Where is somali language ?!!!

  • @AmiirNadridov
    @AmiirNadridov Před 3 lety +1

    Koow noqday maanta ismaciil danan