ISMAIL DANAN WAXAA KUBOODAY ADRESS KA UU USOCDAY QOFKA LEH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 04. 2024
  • #reactionvideo #kingck #ismaildanan
  • Komedie

Komentáře • 476

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Před 2 měsíci +233

    Like Ta haka iloowin thx all❤

    • @oxygenatedman
      @oxygenatedman Před 2 měsíci +3

      AniGoo Ogaanin waxaa ka Hadlaysid ayaanpa Saaraa Marwalpa KinG Cik❤❤❤

    • @mudreky
      @mudreky Před 2 měsíci

      ​@@kalikassim2759😅😅

    • @AbdullahiHazan-pg2gd
      @AbdullahiHazan-pg2gd Před 2 měsíci

      Aryaa siikeeyoow Qisooyinka Tahriibka Noosoo badi😂❤😢

    • @salmaanRoked-jn8nv
      @salmaanRoked-jn8nv Před 2 měsíci +1

      Taliyow reer America waxba kama rabno kaliya noo keen hal wakiil tiktok ley ayaa garab qawanayo..waqti uqabo live ka soo fadhiso...

    • @whatsnew3267
      @whatsnew3267 Před 2 měsíci

      King ck plz wll warqadi tahribka warbaxinteda ku qoran aturi xage ka hela wll od so dhigaysa

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před 2 měsíci +198

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @abdaleabshir6786
    @abdaleabshir6786 Před 2 měsíci +43

    Ismaaciil danan fanaan aan jeclaa oo aan taageeri jiray ilaahay jeelka iyo xabsi ilaahay ha soo saara oo xoriyadaa insha allah dib u hel bro

    • @MunaCumar-hb5sh
      @MunaCumar-hb5sh Před 12 dny +1

      Amin amin wlo wlhy wn qiroda wlhy runti wn uya😢😢😢

  • @mudaneic6647
    @mudaneic6647 Před 2 měsíci +80

    Nabi mohammed zcw scw scw scw kusali wall❤❤❤❤❤❤

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 Před 2 měsíci +44

    King ck we support you all the way from Hargiesa somaliland🎉❤

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x Před 2 měsíci +23

    Walalkeen Ismail danan Aan uduceyno Allah xabsiga kafududeeyo🤲

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 Před 2 měsíci +197

    King Ck wey ficnan laheed hadii aad mar ii sameyso shout out you're like my son and I hope you feature me one day thank you ❤👏

  • @ifrahali1832
    @ifrahali1832 Před 2 měsíci +21

    Waa runtiii walhi fananta rer Minnesota dhulka ayaa la go aayo ninkaan haduu banan u so baxo balse ilahey agtisa waxba kama ahan in hda uu bananka u soo saari karo insha allah one day come outside 😢😢❤walal Ismail danan

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 2 měsíci +21

    MISKIIN ILAAH. DHIBTA. KASAARO. XAFSI. MAFIICNA
    SUBXAANALAAH
    WAA KUSALAAMEY. CK ❤❤❤

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn Před 2 měsíci +13

    Ducuun ban uawooda uguna qalisan wax lays dhoho oo qalpiyana walipa😢😢kuma ilaabayo wllo ismaaciil waan kuusoo ducaynayaa❤

  • @zamzammohamed1595
    @zamzammohamed1595 Před 2 měsíci +44

    Adi aya ka warsugaye xalka ismacil dan wan ku warerayy allah sofududeyoo 😢

  • @user-ot3un7xb7b
    @user-ot3un7xb7b Před 2 měsíci +8

    Ilahay haka so daayo wllkn Ismael danan❤❤

  • @Aabiircabdi
    @Aabiircabdi Před 2 měsíci +11

    Omg somalido waa xasideen 😢😢😢 waligood hormar magadhayan ita ay isxasedayan xitaa dreeen biladantinemo kuma jiro 😢🥺

  • @GuuledcaatoDayaxaxmed
    @GuuledcaatoDayaxaxmed Před 2 měsíci +45

    inta nabiga jecel scw ❤

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 Před 2 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @maxamedshxasan7720
      @maxamedshxasan7720 Před 2 měsíci

      Scw scw scw scw scw❤

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 Před 2 měsíci +9

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Před 2 měsíci +37

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵

  • @alfaofficial9163
    @alfaofficial9163 Před 2 měsíci +46

    Halqof oo America joogo 20 kun wuu bixin karaa ee Allah ka cabsada walalkina Muslimka ah xabsiga ka soo daaya👍

    • @MustafeAxmed-dm9dn
      @MustafeAxmed-dm9dn Před 2 měsíci +3

      Saad modeyso wax uma jiran ismail isaga dhahey sharciga la igu sinaya jelke markaas mesha lacag mahin isagana ka raliya hadey lacag ahan ĺahayd ninka ugu ganacsiga sareya America wà nin samaroona o inaderkiya

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Před 2 měsíci +3

      Fraudestet haa tuugtii wax dacday laakiin qof shaqaysanaya oo dhididkiisa maalayaa ma bixin karo ama haduu hayo ma bixinayo kaligii hadaan la isu tagin America ma in lacagtu iska daadsan tahay baad mooday

    • @WaayoArag.
      @WaayoArag. Před 2 měsíci

      ​​@@MustafeAxmed-dm9dnThat is possible. ck wuu ka faa'idaysanayaa😂

    • @rashidnoor3970
      @rashidnoor3970 Před 2 měsíci

      Nimcan hilac intuu dagalada u ururinayo lacag wayo inaderki

  • @Latara297
    @Latara297 Před 2 měsíci +5

    Rageedi CK bro ani reer media ma ahi lakiin waa ka xumahay reer London aan ahay thanks 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-nh3zj4vl4u
    @user-nh3zj4vl4u Před 2 měsíci +14

    Asc walal ck waxan kaa codsana inaad igu tabarucdo 100 dolar wan dhibanahay walashey ban isbitaal kula jiraa qof walbo oo fariin teyda aqriso waxan ka codsana inaad wax ila qawatan waana iso wici kartan walaalahey soomaaliyed tiktok lef ban so gala biri oo jimco ah iso qabta walalayaal ❤❤❤

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 2 měsíci +10

    Welcome back again legend hore usoco legend king 🤴 ck ❤❤

  • @Nicay-zz2hc
    @Nicay-zz2hc Před 2 měsíci +5

    Allah ayan ku baryaa walalal ismacil Allah hakasoday jelka amin amin amin insha Allah

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před 2 měsíci +15

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @CsaleebanIbrahim
    @CsaleebanIbrahim Před 2 měsíci +6

    Ismail danan ilaahayow ufodee 😭😭😭🤲🤲🤲

  • @user-hq1px9kh9h
    @user-hq1px9kh9h Před 2 měsíci +12

    Qofkii ugu horeeyey oo fiirsada veogan Ck like ii taabo zxb sare❤❤❤❤❤❤

  • @asiya801ayman6
    @asiya801ayman6 Před 2 měsíci +8

    Ilaahey ha ka soo furfuro miskiinka😢😢

  • @iM.YOTiNHO
    @iM.YOTiNHO Před 2 měsíci +6

    Alle in qeyr ugadhigay lgayabaa isago sharcigisa wato u banaanka usoobixi doono💯 insha allah weynadhicidoonta we isawirantahy taas

  • @Somdek88
    @Somdek88 Před 2 měsíci +9

    Legend ck waaku wataaa runtiiiiu

  • @user-vf1hg3yp9o
    @user-vf1hg3yp9o Před 2 měsíci +5

    Insha alllh alle haka saaaro alle idamkii waa kabaxayaaa wll😢🤲

  • @nadkaamoore9983
    @nadkaamoore9983 Před 2 měsíci +11

    Culeys walpo Fudeeyda ayaaa ka dambeyo ayuuu dhahayy ilahi Subxana watacala insha allha malin un waa ka soo bixi dona 😢 🤲

  • @fatxidalbac3408
    @fatxidalbac3408 Před 2 měsíci

    Mnsha allah Welcome back again brother
    A king is always a king
    Keep going brother

  • @MaxamadWali-ou8px
    @MaxamadWali-ou8px Před 2 měsíci +9

    Stand with Ismael danan❤❤❤

  • @kinnkhayre6539
    @kinnkhayre6539 Před 2 měsíci +5

    Wn ku slmy Ana ugu horeya ck ❤❤

  • @asmaxadi3902
    @asmaxadi3902 Před 2 měsíci +4

    Mahadsanid ck runtaan kugu jecelahaye wll ❤

  • @ST4RCOOKIE
    @ST4RCOOKIE Před 2 měsíci +15

    Sorry. Ismail 💔😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @fatxiyacali4074
    @fatxiyacali4074 Před 2 měsíci +6

    Waa run walaalo

  • @Issow-qt5wy
    @Issow-qt5wy Před 2 měsíci +5

    Every hardship there is a relief bro

  • @liibaan2205
    @liibaan2205 Před 2 měsíci +14

    Ck dacad baa tahay sxp nolosha kuma xumeso

  • @muriidicali9984
    @muriidicali9984 Před 2 měsíci +3

    Wlhi xabsi xanuuunkiisa ana arkay ino iwacay aderkey shaqo kuhaya Somalia ugu tagay south Sudan u aaday Marka Imid aan wacay 3 mar iga qaba waye aa nolasha nacay Markel iwacay wilkalw iga qabaty idhahy boodha so Sar ha imaado aaa utagay 2 bil ugu shaqeyanaye walibo aso sharci igadi karo Ima Gadin kadib cida iqabtay sharci la aan 😢ano kiis la igu furay baa hoyady wax heesna sowacy iyado isoodemisa lacag kusobaxay nolasha wa xanuun hadaa alxmo wadankeyga joga somalia shaqo LAanta idhaanto xabsi wlhi xanuunkas waxa igaliye wa adeerkey abahey ladhashtay😢😢😢😢😢

    • @hananXasan
      @hananXasan Před 2 měsíci

      😢😢😢waxa kheer qabo Walal

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Před 2 měsíci +6

    Away nimcanki iyo hodanti hada tusmo uun ban arkay ayado kahadlaysa xalka faananka ismaacil samaron sowkuwi dad hil iyo hooleh aanku ooga adunyo alow uu sahal umuraha asaga iyo dhaman dalinyarada somaliyeed iyo dhaman musliminta.amin aamin

  • @MuhammedGamal-eq6ox
    @MuhammedGamal-eq6ox Před 2 měsíci

    Hadaan ku jiraa jeelkee isoo duceeya 😭😭😭😭

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 Před 2 měsíci +3

    CK Hooyo MCN Ku Jecliyaa Runtaa Waaye Fanaaniinta Reer Maniyaabulis Waa Cabsadeen
    Bal illaahay Subxaana Watacaalaa Aa jooga oo Jiro Inshaa Allah Wuu Soo Baxaa ❤

  • @King_Ordaye
    @King_Ordaye Před 2 měsíci +4

    King ck Legend BiG Respect ✊ 😊

  • @gulledguuyo
    @gulledguuyo Před 2 měsíci +6

    Culeskata fuduud ayaa ka dambeyaa walhi been maha ilhay ha ufudeeyo wll keen😢

  • @user-ho8fv7sy8f
    @user-ho8fv7sy8f Před 2 měsíci +1

    Rabi ha haku fududeyo wllo qli allha ku gar garo adun iyo akhiraba

  • @Somdek88
    @Somdek88 Před 2 měsíci +2

    Legend ck sxb allah kasoo saaro wllken

  • @abdullahiibrahim3511
    @abdullahiibrahim3511 Před 2 měsíci +5

    CK my favourite CZcamsr

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 2 měsíci

    Rutu fanaka maha ck ilahay haku xafido ismaciil u hiili waa wiil Adoo kale thanks 😊

  • @asayrchannel
    @asayrchannel Před 2 měsíci +8

    Walhi waa runtii, meeyay kuwa lahaa anigii baa isku reer ahaa maata ayuu ku i nii bahaan yahy, in aad garab is taagtid ,wllkey ck wuu ku mahadsan yahy ,sida xaladda ino so gudbiyay,thanks

  • @QadroCali-xr5ky
    @QadroCali-xr5ky Před 2 měsíci +8

    Waan ku zalamay my brother the best you tubar

  • @AbdisalanAbdulleAli-iw1fr
    @AbdisalanAbdulleAli-iw1fr Před 2 měsíci

    Ilaaheey haka soo bad baadiyo gacanta cadawga walaalkeen.

  • @rahoabdi3773
    @rahoabdi3773 Před 2 měsíci +1

    Illahyow uu fududee processkisa sii losi dayo amiiin🤲🤲

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Před 2 měsíci

    Runta malarabaa hee ck maskiinkaas allaha ka soo fududeedo xabsiga❤❤❤❤

  • @sharmahassan2466
    @sharmahassan2466 Před 2 měsíci

    True legend ck...waqtiga adag ba ku bara 👍👍👍👍💯💯wey dhaman ilah ha u dududeeyo fanankas

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 Před 2 měsíci +3

    You are right ck

  • @user-sh4lw2jp4i
    @user-sh4lw2jp4i Před 2 měsíci

    Ça ira inchallah walala❤

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 2 měsíci +1

    Mashallah hambalyo waa runta

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 Před 2 měsíci

    Ck Ninka kaliya oo youtuberka eh oo si Daacad eh runta u sheego nolow ck❤

  • @fatxiyacali4074
    @fatxiyacali4074 Před 2 měsíci +5

    Waa run walaalo wahi

    • @4429
      @4429 Před 2 měsíci

      Adi maa og

  • @anisaqueen7496
    @anisaqueen7496 Před 2 měsíci +3

    Alle hakaso daayo ismacil danan

  • @SidiiqhazzanJounair
    @SidiiqhazzanJounair Před 2 měsíci +1

    Alle hakkasiii daayo will qlli Aamina aaamiin aaamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 2 měsíci +2

    Ck mashallah

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e Před 2 měsíci +2

    Inallaaha Macasaabiriin

  • @hamsejama2105
    @hamsejama2105 Před 2 měsíci +1

    Ck Wllhi wxd thy qof qlpi wanagzan Alle ha ku dhawro Wllhi ragga isku mid mah Wllhi ragganimad waad grnsaa dad bdn waad dhanta pro insha Allah kheyr pay ku dhawnyaan 😢

  • @user-sc6wg1ns5t
    @user-sc6wg1ns5t Před 2 měsíci +1

    A😢h. Yes. Wa daremoya Allha ka so saro wllka 7 bil aya ku waln raby xabsi Now Alxd

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Před 2 měsíci +2

    Allaah hau fududeeyo aaaamiin yaaa allaah yaaa rabbbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ibraahimdaadshe7054
    @ibraahimdaadshe7054 Před 2 měsíci +1

    nimcaan hilaac baaka seexday wa zxbkiis qaaliya wlhi 2015 wxay ahaayeen ragii ugu horeeyey oo hees talantaali ah wada qaada

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 2 měsíci

    Subxaana Allah, Allahayoow u gargaar.

  • @maxamedyusufxasan1680
    @maxamedyusufxasan1680 Před 2 měsíci +5

    Wlhi sax waaaye xabsi ma sahlano

  • @fatxiyacali4074
    @fatxiyacali4074 Před 2 měsíci +5

    Ax ax ax ax ax 😢😢😢😢😢😢

  • @user-ch4vi8zz6v
    @user-ch4vi8zz6v Před 2 měsíci

    Ilaahey ha ufududeeyo😢😢😢😢

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 Před 2 měsíci +1

    Ilaahay ha ka soo furfuro gaalada ismaaciil
    Amiin yaa rabi

  • @HawaMohammed-nu8mr
    @HawaMohammed-nu8mr Před 2 měsíci +1

    Inchaallh i😢😢😢

  • @Iskadhac
    @Iskadhac Před 2 měsíci

    Keep going walalka

  • @calicabd.717
    @calicabd.717 Před 2 měsíci +3

    Lawyer khatar ah waa lagu haya, Lawyer Dr.Kala Tuur

  • @user-ey7vd5dn2q
    @user-ey7vd5dn2q Před 2 měsíci +4

    Wan ku salamay ❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 2 měsíci +2

    😢😢😢😢. alle haw fudadayo yaarabi masnta ani aduun uma awoodo laakin waxan u awooda duco 😢 allo 😢u sahal

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 Před 2 měsíci +3

    May Allah make him easier 😭😭😭😢

  • @Amal12106
    @Amal12106 Před 2 měsíci

    Ilahay haka soo daayo adeeg badan fudayd baa ka danbeeya

  • @fowziyasaalax7210
    @fowziyasaalax7210 Před 2 měsíci +2

    Allha ka Soo saaro wllken wllhi Waka naxay manta hadan awoodo Waka Soo saari laha

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 2 měsíci +3

    Nimcaan hilaaaac me isaaqac caayo jiray

  • @khadarmuuse8210
    @khadarmuuse8210 Před 2 měsíci

    Insha allah wuu.kasobixidonaa aan uwada ducayno wllken

  • @XasannurCumer
    @XasannurCumer Před 2 měsíci +4

    Scw Scw Scw Scw Scw

  • @abdisamedabdihakim216
    @abdisamedabdihakim216 Před 2 měsíci +4

    Sorry ismaciil danan 😢😢😭

  • @iM.YOTiNHO
    @iM.YOTiNHO Před 2 měsíci

    Ck runtii wa liwaax❤ allaha sofakiyo wlaalkeen

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 2 měsíci +3

    Sorry ismaaciil danaan 😢😢😢😢😢😢😢

  • @anzalmohamud9357
    @anzalmohamud9357 Před 2 měsíci

    M.a❤ may Allah (s.w.t) help him❤

  • @Amiirahassan53
    @Amiirahassan53 Před 2 měsíci +1

    In order for me to pray that God will deliver the enemy from the difficult times will pass Insha allah🥹😭

  • @cascoSomalia
    @cascoSomalia Před 2 měsíci +5

    walaalkeey fanaan keena wiilkeena qaaliga ah ismail danan waxaan Allah kaga baryeynaa inuu si deg deg ah Allah kaga soo saaro xabsiga uu ku jiro noloshiisa iyo xuriyadiisa Allah dib ogu soo celiyo insha Allah.

  • @EllBabaDhaashane
    @EllBabaDhaashane Před 2 měsíci +5

    IsmaciiiL Danan ilhy Cadowga haka so saaaro 😢

  • @yassinmahamoud1689
    @yassinmahamoud1689 Před 2 měsíci +5

    Number 1🎉

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 Před 2 měsíci

    Sax wlh king ck Legend my brother

  • @khadrasharif1504
    @khadrasharif1504 Před 2 měsíci

    Well done ck keep going

  • @muniitsgaming1432
    @muniitsgaming1432 Před 2 měsíci

    Waa runtaa ck aniga soo arkay years ku jiray

  • @king-zie2064
    @king-zie2064 Před 2 měsíci +2

    Ck am your team man

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio Před 2 měsíci +5

    Hil iyo Hooba waw bahan yahay ismaciil💔☹

  • @user-je9jl5ut5e
    @user-je9jl5ut5e Před 2 měsíci

    Allaha ka soo dayo mesha ck waa runtàa waana laga jiifsay ninksi

  • @BilaalMorgal31
    @BilaalMorgal31 Před 2 měsíci +2

    Ayayaaaya 😢😢 sorry danaan

  • @A-Dirir11
    @A-Dirir11 Před 2 měsíci +5

    King CK mogadishu iyo Hargeisa legeng dadkaga u dood suldaan

  • @user-se1oz2sq2f
    @user-se1oz2sq2f Před 2 měsíci +2

    Scw scw

  • @abdirahmanyarechannel5117
    @abdirahmanyarechannel5117 Před 2 měsíci

    Ilahow kasoo fakii gacantaa u ku jiroo ameen ya rabi 😢😢😢