Isbeddelka Siyaasaddeed ee ka dhacay Ingiriisku saamayn ma yeelan karaa Somaliland?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 23

  • @feriihadalmar2900
    @feriihadalmar2900 Před 8 dny +3

    Maxa yidhi ma good father mise gd father ilaaahyow hana siin ictiraf imkanu danbi qadi kari lanaye amiin yarabb

    • @mohameddayib8486
      @mohameddayib8486 Před 8 dny

      Hhhh wax ma garatad tahay😅

    • @hamzaaideed9950
      @hamzaaideed9950 Před 3 dny

      Godfather afsomali waxay ku tahay gardaadiyaha ama tunweynaha 😂😂 ee indr baadh wax intaanad comment so qorin

  • @Umo580
    @Umo580 Před 8 dny +1

    REER MURQAN LAAN SUBXAANLAA

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug Před 8 dny +2

    WAAR WELIGAA MA,ARAGTAY DAD WAX, AY HAYSTAAN DAYDAYAYA? MUXUU TARAYAA CITIRAAFKU INANNAGA AYAY INNOO TAALLAA HAWSHA DHIMANI

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he Před 8 dny

    Somalilan guuul ❤❤insh Allah will wala aqonsi way haysada❤❤

  • @AhmedAli-cv1yt
    @AhmedAli-cv1yt Před 8 dny +1

    War dadkaan Maxaa kaqaldan siyasi istarajiyada uk 🇬🇧 shaqsi mabadalo boqortoya xukunto cidaan isaaq waa riyo 36 days war masajidka cayarta kadaya plzz kkk

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 8 dny

    Hees u qadah ingiris Qadhmun sidah xabashidah kkk

  • @ismaillodon3501
    @ismaillodon3501 Před 8 dny

    Nin haberi dhashay Hal ma seegi waayo ee haka istaaq furilaysto kalmada "God Father ".

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk Před 8 dny

    Aar maxaa qaar liita inagu jira maxaa kaa galey wadanka caalamka ka go,an iyo xisbiyadan asalkoodu qabiilka yahay dooda ka sameeya kolba mid maraato ah meesha ha keenina

  • @Siciid_Carab
    @Siciid_Carab Před 7 dny

    God father iyo wxa uuku hadlayo waaxay, muslin miyuu ahayn

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 8 dny +1

    Maxaa ingiriis idinka gakay tiinii ayaad u yaabantiin

  • @walaaxowla10jasberwalaax90

    Kkkkkkkkkkkkkkkk khiyaali ayaad ku noshihiin

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 Před 8 dny

    War biyo cabba somaliland bad ku waalaten😃

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před 8 dny

    Aad iyo aad uqoslay😅😅😅 Isàaq maxaad cabtan😂
    Scotland Irland 😊 so wareesta.
    Nothing called somalinder

  • @Siciid_Carab
    @Siciid_Carab Před 7 dny

    Beenta joojiya, xuutiyiintu waxay kaliya beegsanayaan isreal iyo ciddii caawinaysa

  • @MM-qm7iw
    @MM-qm7iw Před 8 dny

    Unad been isku sheegta waxay ku dhamaataa been aida kuwan.