" Hadii Somaliland Sharcigu Shaqayn Waayo Qof Waliba Gacantiisa Ayuu Wax Iskaga Celinaya "Suxufiyiin

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 08. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 318

  • @sheekowadaag1234
    @sheekowadaag1234 Před 2 lety +41

    Adiga isfashilay bro gacanta xita haday ku murqocooto lama dhaqajin karo😂😂

    • @maryanaxmed9689
      @maryanaxmed9689 Před 2 lety

      Haa

    • @bilanberlula1451
      @bilanberlula1451 Před 2 lety

      Wa lasoo diray kuwan waxan ay shegayan waxba kama jiran tuugba heshay 😂😂😂 war xishooda oo afkiina uraya ee beenta bartay madaxwaynaha ka dhiga

    • @axlaamdoodi8423
      @axlaamdoodi8423 Před 2 lety

      😂

    • @abdulkadirahmed9230
      @abdulkadirahmed9230 Před 2 lety

      Xeywaano ayaa tihin runta waa qarar waxaan ducemonent ayee noqonayaan ictiraaf yoomul qiyaamaha aqira ku heleesiin siyaad bare gumeesi ayaa ka diideen dadkii idinka dhasheyna waa caburinesaan

    • @moamiin714
      @moamiin714 Před 2 lety

      @@abdulkadirahmed9230halkan lagama hadlaayo farmaajo markaa kabax halkan laguma dirsan tane mida kale farmaajo wakan dalkini intuu dulaystay idinku gumaystee taas orodo ka faalo qadwayn fooqal qadad wayn xoolo aduun😡😎

  • @mukimaxamed8085
    @mukimaxamed8085 Před 2 lety +21

    Wll midh ma qabtide raga iska celi😂😂😂😂
    Inaga daa waxaas oo calaala🥴

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 Před 2 lety +7

    Jaahilka yare xoruyatal qawlka khaladka ka fahmay in midh cas lagu dhufto ayu istahilay wa ninka Hargysa dhexdeda afwayne ku dhex amana oo inta ka raadiya veiws iyo caanimo
    Saxafada rer Somalilnd maxa ka dhex saaray ee kaligii kolay wa danbi ugaara oo la wada ogyahy inu yahay cadaw kalkaal iyo hunguri

  • @suldanaction3292
    @suldanaction3292 Před 2 lety +5

    GACAN JABAN OO JAASAYSA XAGEE LAGU ARKAY?

  • @Gashaamo99
    @Gashaamo99 Před 2 lety +3

    Walle gun caqli xun ba wadanki qabsatay, gacnta waxaba kama qabo ayeey ku soo wada qoreen comments, alla reerku caqli xuma oo cawaansana?!!

  • @khadardheere8693
    @khadardheere8693 Před 2 lety +8

    ilahow hana kashifin waar waxba ma qabtide inagada jileeca magacantan aad sidan wax ugu tilmaamaysid ayaa wax qabta mida kale dee inanka yaree kuso doonta iska celi ma dal shisheeye ayaad joogta . bal waxad meesha laso fadhisatay day .

    • @mubarikali2661
      @mubarikali2661 Před 2 lety

      Waar ma sidaasad caqli kuleedahy ma nin la weeraray ayaad leedahay maad iska celisid

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Před 2 lety

      @@mubarikali2661 afkisa mu haysto maxa Madax waynihisa u geyay

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 Před 2 lety

      waar waa run kkkkkk midh maqabo kani wayo gacantii ulahaa waxbay qabtaa ayuu aad ululayaa

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Před 2 lety

      @@craxmaansoodaani652hada in lo ogolado inay hadlan may hay wuxun bay si kharibayan wll

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 Před 2 lety

      @@craxmaansoodaani652 🤣🤣🤣

  • @abdihakim4634
    @abdihakim4634 Před 2 lety +5

    war ninkan jilaa ka fican heli mayne imikay dhawdehe filim-sameeye fican ha lo geeyo hibo ayu u leeyahay jilida masha allah xabad baa i ag martay ku lahaa mujaahid la bax hadaba hadiba ay ku agmartay 🤣🤣🤣🤣

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Před 2 lety +3

    Yaan la odhan sirdoon , ha la dhaho maleeshiyo beeleedka muuse biixi .
    Ta kale way fiican tahay hub ka fudud in aad iska sidato ugu yaraan budh ama bakooraad gaadhiga ha kuu saarnaato .
    Maxaa reer Burco toorida ugula yaabtaan reer Hargaysa waxaaso kale la idiin ma gaysteen .

    • @tayaysteinayuusuf3776
      @tayaysteinayuusuf3776 Před 2 lety

      kuwan wa rer burco la dilayba hhh

    • @mumtazlara1176
      @mumtazlara1176 Před 2 lety

      Muse dhagayso ader Ninki edab yelan waya wala edbinya Waliba Muse waxay ahed Sida madax waynaha jabuti inuu daldalo ciyalka ku soo can baxaya😏🙄👊🤣

    • @tayaysteinayuusuf3776
      @tayaysteinayuusuf3776 Před 2 lety

      @@mumtazlara1176 hhhh ader mcn kan wa miskin booskiisa hadan ku jiro rasas waxan ahayn kuman wac waciyen ilmaha yar ee xata bareek hortayda ku qabta bal muuse marka naf 2aad ilaahay hawga soo iibiyee ragbaanay waxba iska arag

    • @tayaysteinayuusuf3776
      @tayaysteinayuusuf3776 Před 2 lety

      @@mumtazlara1176 muuse wa madax weynahayga in la dhaliilo iyo in la amaano 2daba nin xil qaadey eed qaad aya hore loo yidhi madaxweynaha hadi la kala xigsanayo oo aan dadku u sineyn min bari ilaa galbeed qarankana la kala sheeganayo muuse rer kiisa madaxweyn haw ahaado de marka rer walba madaxweyne gaara buu samaysan hadii kale deero deero ma hirdiyi karto wixi ku so dooonta shantaada bes hadalba gam nacala ku taal daba dhilf muuse wa madaxweynahayga cidna igama xigto xata ka dhaly lkn hadi ayba sida tahay inagu kala wada

    • @mumtazlara1176
      @mumtazlara1176 Před 2 lety

      @@tayaysteinayuusuf3776 Gartay dhalisha muse ku socota farmajo xilka xog ku hesta sida lolama dhalilo

  • @bashakinjibaxo8829
    @bashakinjibaxo8829 Před 2 lety +4

    Waa sheekada dabacasar

  • @ardojablibaax8279
    @ardojablibaax8279 Před 2 lety +3

    Gacntaadu modha qabto kkkk fullay 😊😊😊

  • @cabdisalanmursal4664
    @cabdisalanmursal4664 Před 2 lety +1

    Dawladnimada ayay ku xuntahay arintan kale qofka muwaadinkii waxa xaq u leeyahay in la xidho in ladacweeyo laakiin xaq maaha in la jidh dilo

  • @rahiimamuuse5469
    @rahiimamuuse5469 Před 2 lety +2

    oo waa maxay qacanta duubane hadana sida lo dhaqajinayo😂😂😂😂

  • @alimohamoud2714
    @alimohamoud2714 Před 2 lety +2

    Kkkkkkk.
    Bal u fiirsada,Gacanta uu soo duuduubay,
    Intuu is ilaabay,ayuu dhaqadhaqqajinaya,weliba si xooga.
    Waa su'aale gacan jaban,sidaa ma loo dhaqaajiyaa.

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 Před 2 lety

      Hada adigay kugu dhici bari.

    • @alimohamoud2714
      @alimohamoud2714 Před 2 lety

      @@xaqudirir244 Adeer,anigu waxaad aragto ee dadkuna arkayaan,ayuun baan, sheegay.Gacantoo ku jaban,ma dhaqaajin lahay.Anigay beri I jabtay,oo aad u dhawrayay,wayna I damqanaysay.

  • @hamsehassan83
    @hamsehassan83 Před 2 lety +4

    Dowldada iyo waxan Ka bax oo Ragu sharci kuumayso marine iska celi calaalka jooji

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 Před 2 lety +3

    ILLAAHAY HAKUUBOOGODHAYO BADAW HANOQON HÔTELKA AADJOOGTEEN KAMARADIISA HALABAADHO SI'AAD UGAROWSATAAN WAJIYADOODA WHARCIGANA LAKOR JOOJI CAYDA MADAXWEYNAHA ISAGUBA RAALIKAMANOQONDOONO IN DHULKAAGA LAGUUGU BAHDILO

  • @cabdixakiinahmad7073
    @cabdixakiinahmad7073 Před 2 lety +2

    Gacanta sida uga shaqaysiinasid waa la arka inay jiliin tahay dib u daawo ina iskaya barasid waan aragna

  • @medmahdi2020
    @medmahdi2020 Před 2 lety +7

    marka hore waxay ku odhanayaan sharci kama jiro wadanka, marka lug iyo gacan la jabiyana waxay dhahayaan sharcigu hanoo hiiliyo🤔
    “Foox doon hadaad tahay tukaan furan maad waydeene, maxa faras magaalaha idin dhigay fiidka laga seexday”😂 -Abwan Timacade.

    • @januarySl2024
      @januarySl2024 Před 2 lety

      Muwaadinku waa xor. Dalkiisii oo nabad ah ayuu joogaa. Halkuu doono, saacaduu doono ayuu marayaa. Nimankaa ninkaa dhalinyarada ah Jigjuga yar dooney in ay ku dilaan, Sacad Muuse maaha
      waa reer kale oo qarandumis ah oo isku diraya Habarjeclo iyo walaaladood Sacad Muuse. Fariintu waxa weeya Jigjiga Yar ma soo geli kartaan. Taasi ma soconayso. Jigjiga Yar waa xaafad caasimada ka mid ah, waa xaafad Somalilaand ah, Somaali iyo ajnebiba waa tegi karaan oo meesha ay doonaan geli karaan.

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 Před 2 lety +1

    Niiicda yarey nin ba ilaahey ka dhiye Iska celi ama iska aamu kkkkkkkkkk

  • @Ali-kv7cr
    @Ali-kv7cr Před 11 měsíci

    XUKUUMADA BIIXI WAA BAHALO GALEEN.

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Před 2 lety +6

    How can he is moving around his arm🤣🤣🤣 gacantaas mid dhaawac ah uma eeko. Lakiin waryaasha ha la daayo

    • @abdikanikhalif1031
      @abdikanikhalif1031 Před 2 lety

      Kkkkkkkkkk
      Amal Adan masaajidka cayaarta ma ka deeysidoo yaakheeyoo otherwise ma la faayoo ee sheekada noqonee miihinoo

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Před 2 lety +1

    Ilahy ha cafiyo

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Před 2 lety +2

    Gacanta dhaqdhaqaaeysa ee duuban 🤣🤣🤣
    Bacda iska fur oo dadka ku soo weerarey wixii idin dhex marey sheeg.
    Sheeko Farmaajeysan.

  • @asalcabdalasaciid6548
    @asalcabdalasaciid6548 Před 2 lety +2

    Gacanta duuban sowdiga ku hadlaya kkkkkkkkkk

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 Před 2 lety

      Isma lahaa labada nin ok ninka gacanta ka duuban iyo ninka gale horta Somaliland maxaa dhacay khofka waa xur wuu hadlikaraa haye afka ka duub

  • @cabdixakiinahmad7073
    @cabdixakiinahmad7073 Před 2 lety +2

    Hctv ma suuq la.aan baa u dambaysay

  • @ahmedadan735
    @ahmedadan735 Před 2 lety +1

    Habarjaclo waxaan filayaa in awal idinka adkaadeen

  • @khadaryuusuf5762
    @khadaryuusuf5762 Před 2 lety

    Madaxweyine

  • @Dalmar10221
    @Dalmar10221 Před 2 lety +1

    Kursiga Darawalka ayaan Fuulay oo Waxaan rabay inaan Baxsado dee Marka Police kasta ayaa xaq uleh inuu Xabad isticmaalo. Weriye inuu Cararo maaha Tuuga ayaa Carara.

  • @haberjeclo8036
    @haberjeclo8036 Před 2 lety +2

    Meesha muse handarab family kiisa aaya kubakhlynaya niyow, somaliland way kuuciyaren rip somaliland viva somalia niyow

    • @SaidAdan
      @SaidAdan Před 2 lety

      Faqash waa la idin wasayaa kana waa dishishe waala wasayaa isna yaa u ogalaaday inuu somaliland wariye kanoqdo walibana madaxwayne caayo

  • @Jamhuuriyada-barakaysan_
    @Jamhuuriyada-barakaysan_ Před 2 lety +1

    Sidii riwaayadi « Hablooy goormaad guursan doontan ?! »
    maxaa isku keenay Sirtoonka SL iyo dhalinyartan? Maxaa qarsoon ? Adeer gacaliye ma
    Kuwi sunta la wareegi jiray ayaa wax ku soo shegay ?
    Gacatan waa loo jeeda in aanay waxba qabin ee.. oo ay si fiican u shaqaynqyso.

    • @idilawad3233
      @idilawad3233 Před 2 lety

      Dadkan dhib badana yakusheegay

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 Před 2 lety

      @@idilawad3233 oo miyaad aragtay gacan jaban ama murkucatay oo la fiiqfiiqo kkkkkk

    • @idilawad3233
      @idilawad3233 Před 2 lety

      @@nimofarah8193 aniga gacan jaban wali ma arkin 😂😂lkn hadii wxsi run yihiin sharafta ciidanku iyaga dhulka islagalay wxy ahyd si sharciyaysan in loo ciqaabo qofki wxgaysta

  • @52haha85
    @52haha85 Před 2 lety +1

    Muusaw awawgaa ka daba tag inshallah dadkii wad madhisee

  • @khaaliddayax6028
    @khaaliddayax6028 Před 2 lety

    Waar wllo adigu madax waynahayaga afka ka dhig pecous libaax walba hala uu ku dhashay laguma daandaansado adigu afka ka dhig ninka dal dhan haya allh haku xafiyo pro afkaagu yaanu ku dilin markale

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 Před 2 lety +1

    Wariye laguma sheegi karo inan yar oo jaahil ah oo loo adegsanayo inuu dalkiisa dacaayado ku wax yeeleeyo, waxa dalka jooga inama yaryar oo u so jeeda inay dalkooda iyo mustaqbalkooda ilaashadaan waana kuwaa idabta kuu qoray haddad ka bixi waydo mashruuca aad ku soo qaadateen inaad dalka qastaan intaa wax ka sii weyn filo oo ku takagal ,sxb .

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 Před 2 lety

      Waa wax laga xishoodo inaa sida ula hadashid qof dhib gaarey, xata hada xumada difaceysid, sidan kuma noqoto dood, inaa runta iska indha tirtid ka dibna dhahdid mashruuc ayaa qaadatey, marmarsiyo kle hada haynin, dhaliisha dusha saaro, hadaa xumadu sida kula weyntahy!

  • @niciimaaadan554
    @niciimaaadan554 Před 2 lety +1

    War waan ka Cabsadey dheh🤣🤣🤣

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 Před 2 lety

    Cabdi jarmany cadaalad ha helo

  • @omaromar-mc9vi
    @omaromar-mc9vi Před 2 lety +2

    Scwb walaalayaal labada sheekoo shaki ayaa ka jiira labadiina miid kiina been ayaa sheegaya

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Před 2 lety +1

    You are paid by faqash , vila xarmayo!

  • @husseinmohamed2110
    @husseinmohamed2110 Před 2 lety +1

    Gacanta sidaa loo wadh finayaa ila maha in wax lagu dhuftay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 2 lety +1

    Abdi Germani ma madaxweynhaad cayadaa shacabak doortey qorina ma soo qadan kartid ma hadaad madaxweynha cayado lakiin Cali mahdi waan ka xumahey wax kau dhacey waanku faraxsanhey Abdi germanin inaad dhadhamiso dawadnimada waxey tahey aniga waagayagi jalle siyaad ba ajoogey anoogan magin bu na toogan jirey

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 6 měsíci

    Muse bixi wii😢lkaliisaa iyo dhalinyaro u shaqayso ayaa shaarka dawladaa ku gumaadaya shacabka

  • @zainabguled7344
    @zainabguled7344 Před rokem

    hargaysa nabadii lagu faani jiray meeday xataa bililiqo ayaa ka dhacday

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 Před 2 lety

    Gacan jaban oo hadana xarigaysa. CBB kaarto kaloo urur wadani bay ahayd

  • @seanlion2580
    @seanlion2580 Před 2 lety

    Hargeisa in ee democracy isku sheekto waxa ee ceeb ku tahay magaca Democrat nimada.

  • @abdiismail4650
    @abdiismail4650 Před rokem

    Somaliland wa inay sidii wadanka itobiya wa inay albabada ulaabta warbahintan waxay donto sidaynayso si ay ukiciyan oo bulshada iskaga horkenilahayen

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg Před měsícem

    Wiilkaan majabno jabniin maqarsoomo ee ilaaaheey halaga baqo somali waxaa lagu imtixaamay ineey isku mashquusho

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Před 2 lety +2

    Gacanta Kor Loo Qaadayee Wax Lagu Tilmaaya Jab , Rag Iska Celi Naagyow Naagu Dhalay , Calaalcal Meesha Halaso Fadhiisanine

    • @amalianasrani894
      @amalianasrani894 Před 2 lety

      Yasir naaga maxay kaa galeen ninka ninimadiisa ku cay naagaha maga cody cay maaha xoshood oo tii kudhashay cayda ka daa magaceedana cay haka dhigin .

    • @june6206
      @june6206 Před rokem

      Rahul ma muuse caruurteda hunks Sita heego muusa malin dhan caruurtisa halkuu tagayan

  • @asharif5506
    @asharif5506 Před 2 lety

    Alle ha kuxafiyo salamad

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Před 2 lety +1

    Waryahe sowdigan gacanta joojinla ee hadad wax qabto ninkii laga shakiyaba hala garaco iska hadlow ina higir wariyayaal badan oo cadawga u shaqeeya oo somalilan donaya inay dhibato ka ridaan gacan bira halagu qabto wariya ku sheega somalilan mudiciga ku ah khalad bay ka fahmen free speech

  • @jamaaden042
    @jamaaden042 Před rokem

    Dad bay ciyar la tahay lakin malin ba midbaa carurtisa hortii dhagaha lagu caseeya sharciga dib ha lo saxo dadku dhibato badan bay qabaan

  • @ahmedfarah2138
    @ahmedfarah2138 Před rokem

    Maciyal foodo ayaa ku soo weray mise cadeen mahaysa sawiro maka haysa shacabka ayaa ku doodaya

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 Před 2 lety +1

    Beenta waxa lagu gartaa labada ciaalihi way kala hadlayaan

  • @mahmoudmahmed3876
    @mahmoudmahmed3876 Před 2 lety +1

    waa caruur aan aqoon waxay xaq u leeyihiin iyo waxaanay u lahayn bal xagay saxaafad ku barteen waa dhalaanka ka maradaha loo dhiibay ee maalinba ka 20 $ siiya amaanaya waa dhan xiiradaa

  • @seynababdile6147
    @seynababdile6147 Před 2 lety +1

    Madaxweyne maaha reer ee waa Madaxweyne qaran balse hadii laga daynwayo wuu noqon

    • @SaidAdan
      @SaidAdan Před 2 lety

      Faqash waa la idin wasayaa kana waa dishishe waala wasayaa isna yaa u ogalaaday inuu somaliland wariye kanoqdo walibana madaxwayne caayo

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 Před 2 lety +1

    Waar dadka illahay ayaa xakameeya Amerika maalin kasta dad aan waxba galabsan ayaa la dilaa

  • @khadaryuusuf5762
    @khadaryuusuf5762 Před 2 lety

    Bariisragiilaha

  • @asalcabdalasaciid6548
    @asalcabdalasaciid6548 Před 2 lety +1

    Police ka ma tagtay beenaale

  • @mohamedawilmeramann8872
    @mohamedawilmeramann8872 Před 2 lety +1

    Sharciga ana wasaa maanta kadib mindi iyo xabad ha shaqayso nacala dawlada laysugu soo dhuuntay kuyaale

    • @footballshorts6340
      @footballshorts6340 Před 2 lety

      Hhh war dawlada oo dhan ha cebeyn brother ilmo dhuuska yar ee muuse bixi dhalay weeyi kaasna akm ayan ku qisaseyna

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 Před 2 lety

    ninka sidaa u hadlaa farmaajo ayuu iska iibinayaa

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 Před 2 lety +1

    Arintaa waa dhaqan xumo, waana wax aad u khariban in dad sigaara isu-abaabulan ka dibna fal-danbiyeed gaystaan.

  • @mohamedozman8906
    @mohamedozman8906 Před 2 lety +1

    Waa ciil qabyaal ka cadgooso

  • @DALMARCK4914
    @DALMARCK4914 Před 2 lety

    Gacanta aad leedahay way jaban tahay sawdigan maaha ruxaya

  • @jamaaden042
    @jamaaden042 Před rokem

    8 year's ba dawlada u so shaqaynayey last year 2021 ba ka baxay because dulmi badan darteed akhiradayda ba ka fakaray wana ka baxay runta hada ka hadlo shacabka somaliland ba ah dawlad 6 years ago ba ogaday bi xaqiq in dadka shacabka jidh dil loo gaysto in qaar xabado lays kaga furo wax badan ba uso tagnaa waliba gobalada bariga ciidanku aad bay dadka ugu tacadiyaan horta police ka sharci qabtaa somaliland ma jiraa wa kalmad is waydin leh runtii jidh dilka geerida ka fiican ifka waxan u necbahay qofka jidh dil ku sameya qof kale dawladay shacabkaga ilasho walahi nina nin kama adka ee qofkasta wax buu xeerinayaa taa ha la ogaado

  • @hassanosman5241
    @hassanosman5241 Před 2 lety +1

    Wara gacantu waxbu kuma qabte🤓sawta dhaqdhaqaysa

  • @ruwaidayusuf4262
    @ruwaidayusuf4262 Před 2 lety

    Gacanta maad ilawday sowta ku shaqagaysay dee ka fur xadhiga cad eed isku duubtay hhh miskiin waar dalkaga iyo dawladada aflagadada kadaa waxay laba habeen ayaa lay jidhdilay tolow maxaa lagugu arkay eed samaysay

  • @prosl11
    @prosl11 Před 2 lety +2

    Walaahi sirdoonku wuu kibray wara sidee muwaadin reer somaliland ah sidaan loo weraari kara hargeysa dexdayda ?

    • @misspamba1
      @misspamba1 Před 2 lety

      Walahi sirdoonka Somaliland wa Top 👍
      Ilahayaw faqash iyo inti futada kuwadata kaw kaga siiya

    • @misspamba1
      @misspamba1 Před 2 lety

      Ciyalka Farmajo wala layneya ama raba ama diida

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Před 2 lety

    Ma kuwaasbaa dawlad xora isku sheegaya dhalinyaradii uga cararayaan dhulkoodii waa xukun askari

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Před 2 lety

    Wariyuhu hadu danbi gaystay waxay ahyd ina la xidho danbigu galay lagu so uugo

  • @khaliifmaxamedjaamac2531

    Oo waxan aad samaysaa waaxay ee lagu dilaa

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 Před 2 lety

    Oo hadda ma gacanta sidan u sheekaynaysa ayaa jaban.. ? Ilama aha.gacantu xabbad ma qabto.

  • @saidmahamuudisxal1139
    @saidmahamuudisxal1139 Před 2 lety

    Asslamu Aleikum
    Waa runtii hadii sharcigu shaqeyn waayo waa leysyaqaanaa shaadh dawladed shaqeyn maayo inla isu isticmaaalo

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 Před 5 měsíci

    Kkkkkkkkkkkk gacantii ayuu lulayaa wuxuna leeyahay way ijaban tahay

  • @abusacad0704
    @abusacad0704 Před 2 lety

    Kkkkkkkk oo gacantu waxba ma qabte raga iska soo dhici nabad sugid lahayne gaadhiga la dhaawacay aaway sawirkiisa sxb

  • @dharmaalehassan8250
    @dharmaalehassan8250 Před 2 lety +2

    🤣🤣🤣war noi isag is dilay ma muuse dilay gacantadad ku sababty inderh eeh ka toobad keen oo bech fesbook ka daa hadlad muuse ninkow

    • @june6206
      @june6206 Před rokem

      Muse hadii wax laga shego but Burkinese caftan la satay muuse ku mahad san

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Před 2 lety

    Soomaaliland baa u sameysan caburin marka ninyahow cagahaada dhulka dhig

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 Před 2 lety

    Taasaan been ahay umaduhu waxay ku burburaan dulmiga isu awood sheegashada markaa haduu Muuse biixi dhaqanka bedeliwaayo gacmahaa laysu la tegayaa

  • @MA-pu4id
    @MA-pu4id Před 2 lety

    Waa shaanidii muuse saqajaan tuuri jiray

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv Před 2 lety

    Uu la qabaa muse dhiiyo cab inankiisa dheedhiga ah ee umada shaadhka madax tooyad u soo gashaday waakaa maantaba ula carary qaar uu dhalay maraykan ee raaciyay walaalkiisii tuuga ahaa ee isagoo baastoolad sita oo u hanjabay masaakiinta xoogna kaga qaaday guryahoodii waayo muse shaani ma cirkuu qaban dhulkii nuux ismaaciilna isku doonay umadii kalena waakaa ku budheeyay yidhi fulayda wajiga doobatay ilaahay ha ina dhaafsho walaalkiisa tuuga ahn ee xoolihii umad ula soo baxsaday maraykan ilhaan cumar ha ogaato tuugta madaxn cid uma ahe

  • @abuhachimi
    @abuhachimi Před 2 lety

    2 ayaa iskukay qaban la, rag dawlada kasocda ayaa isoo weeraray iyo alaab ayaa layga xaday dawlad miyaa wax xada abti umada beenta aad ku afuufayso kadaa alle kabaqoo

  • @khadaryuusuf5762
    @khadaryuusuf5762 Před 2 lety

    Hargeyisa

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 Před 2 lety +1

    Markay somali land hore u socoto farmaajo ayaa noocanoo kale lacag soo siiya si ay dadka iyo dawlada isaga hor keento adeer haday dawladu cid cid u dirayso nannac layaasha waawayn ee aflagaatada la taagan ayaa la dhibi lahaa
    Adeer imisaa lagu soo siiyay

    • @sacadmawliid7459
      @sacadmawliid7459 Před 2 lety

      Muuse ayaah budhcadnimada ku dhaqaysta oo leh aniga ayaana lay soo hadal qaadin indhoole farmaajo ayaad ku carartaa cunsuriyahow beenta laga dhaadhiciyay madaxwaynaha soomaaliyeed afka kala bax

    • @MohamedAhmed-nu2sb
      @MohamedAhmed-nu2sb Před 2 lety

      Kagan yari wariye haka noqon naftaada midh cas banu kugu dhufane

    • @sacadmawliid7459
      @sacadmawliid7459 Před 2 lety

      @@MohamedAhmed-nu2sb Hhh waxaad doonto dadka Ha ulama iman sidaada uma indhole

  • @hibaaqnur1436
    @hibaaqnur1436 Před 2 lety

    Gacantu xoog badanaa

  • @nuuriinahmed459
    @nuuriinahmed459 Před 2 lety

    Sidani waa budhcadnimo

  • @Hargeisastar
    @Hargeisastar Před 2 lety

    Habar Jecelo in Hargaysa Lagu Bahdli Wax Loodul Qaadan karo maha Muse Shaani waynotala

  • @calixashi9470
    @calixashi9470 Před 2 lety

    Waa beentii taasaan cadaynasa inuu yahay beenaale waar warkaaga cadayso beenaalayahow wax ma qabtid umada beenta kadaaya Tani cid waxkaaqaadani maysee

  • @khadarchannel1
    @khadarchannel1 Před 2 lety

    War bal riwaayadan eega,kkkkkk, HCTV waa ceebooween, war can saxifiyiona maaha,kkkkkkkk

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 Před 2 lety

    WERIYA YAASHA HALA LAAYO WASYO KAMA FIIRSADAN WAXAY DHEEGAYAAN

  • @abdalemohamedabdle8166
    @abdalemohamedabdle8166 Před 2 lety +3

    Hadii wax laga qaban waayo qacantaa ayaa wax layskaga dhicinayaa wllhi

  • @haniabdi2025
    @haniabdi2025 Před 2 lety

    Gacanta ma ta duuban ba wax qabta mise takale yaabaye???

  • @mahadhassan8343
    @mahadhassan8343 Před 2 lety +1

    HEEGO dadka ha laga qabto .

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Před 2 lety

    Lkn tan hada ku dacdy waa khald wana shrarci daro nin gadigisa iska wata la jir dilo ka dibna dhawac lo gaysto

  • @kedraismail824
    @kedraismail824 Před 2 lety +1

    Alxamdulilah marba haday gacantaasi si wacan kuu shaqeenayso. Kolay gacantaasi waxbadan. Maqabto

  • @fffff5639
    @fffff5639 Před 2 lety

    gacanta kale inuuduubo ayay ahayd abaalkaa baakuhelay

  • @misspamba1
    @misspamba1 Před 2 lety

    Walahi Netflix bay ubahantahay hawshan

  • @khadaryuusuf5762
    @khadaryuusuf5762 Před 2 lety

    Walahisidiiaxmedadan

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Před 2 lety

    Gacan ka xaq daran ba dhishay

  • @FayselAli
    @FayselAli Před 2 lety

    Fake news!!! hadii gacantu kuxanuunayso ama dhaawac kusoo gaaray sidee baa u dhaqdhaajinaysaa yacni si waxba kubasoo gaarin oo kale.
    bilaayo intaa kaban waxba xukuumada ha ku xagxaganinine

  • @abdiqanibaashe3610
    @abdiqanibaashe3610 Před 2 lety

    Waar koyad jamca karcin weseyh lbrkisa askigah lanparkusa iso dir

  • @bashiirahmed5050
    @bashiirahmed5050 Před 2 lety

    cali mahdi waa runsheeg cidkale ma rumeysteen hadaanan cali mahdi arkeyn. cali mahdi waa nin culus. ragg is doonaya ayuu dhax galay

  • @aaminamaxamad1179
    @aaminamaxamad1179 Před 2 lety

    Aaabo iqari hooyo iqari iqariyaay baa ka dambeeyn

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Před 2 lety

    Cali Mahdi ma la odhan karaa Germany wuu shirqoolay .
    Sidee isaga aan far loo saarin ??
    Muxuu ninka ugu daawaday ee uu u difaaci waayay??

  • @cabdisalanmursal4664
    @cabdisalanmursal4664 Před 2 lety

    dawlad nimada ayay ku xu