MUKHTAR DAUS | WAAYAHA JAILKA | New Somali Music Video 2024 (QISO DHAB AH )

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 04. 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.czcams.com/users/TusmoTv?su...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:6128015665
    HEES UU UGU TALO GALAY MUKHTAR DAUS WALAALKII ISMAIL DANAN
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    MIDHAHA:XAMSE XIGMAAWI
    LAXANKA :MUKHTAR DAUS
    MUSIC : HAATUF YARE
    CAMERA & EDITED :CAABDIQANITUSMO
    PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
    MANAGER: M.ABSHIR
    want to support tusmofilms produce more high quality songs
    paypal.me/tusmofilms?locale.x...
    we constantly produce songs from your favourite somali artists
    awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil
  • Hudba

Komentáře • 1,9K

  • @mohamettofficial6615
    @mohamettofficial6615 Před 2 měsíci +186

    Ani xataa walakay ayaa germany kuxidhan mudo sanada iigu duceeya walalayaal inuu ilahay iiga sodaayo 😢😢

  • @TheGobfilms
    @TheGobfilms Před 3 měsíci +38

    Ninki raga wa ki jaba sxb insha allah waad so baxaysa ismailow.

  • @naddabint8631
    @naddabint8631 Před 2 měsíci +19

    Majiro qof ku waaraya
    Wax yeelada joogtadiyo
    Ayaamaha wahanka lehe
    Walal Tani way dhaman😢😭🥺

  • @kaltunahmett1918
    @kaltunahmett1918 Před 2 měsíci +18

    Ilahy gacanta cadowga haka soo daayo 🤲🏻😢😢

  • @abdirahmanabdillahi3537
    @abdirahmanabdillahi3537 Před 3 měsíci +88

    😭😭😭 nin rageed wakhtigu ciilay ragii caanka ahaa iyo fananiintii dhabarka ujeediyeen somaliyey haloo kaco cakuyi ciil badanaa🥺

  • @ZakariaSunni
    @ZakariaSunni Před 3 měsíci +162

    Walaal meel fog kaa jiroo,
    Arkaaya waayahaad qabtoo,
    Waxbana aan kuu qaban karayn,
    Ilmaduu wehel moodayaa!
    Xannuunkan waxa dareemi kara qof beerkiisii ka fogyahay, oo maqalku waa dawee aan codkiisii helayn iyo wacaashiisa..
    Alle isaga iyo qof kastoo xidhan ha soo furto.

  • @qalpiboi3435
    @qalpiboi3435 Před 2 měsíci +6

    Emotional 😭 😢waqtiga adag ba ku bara qof wehel kuu ah.wlal tani way dhamaan “si niyad ah ba ugu duceyye rabbi cadawga gaalada ah haka si daayo

  • @Abdirizak_kaawiyada
    @Abdirizak_kaawiyada Před 2 měsíci +15

    Wakhtiga adag baa kubara qofkii wehel kuu ahoo 😢😢 wll tani way dhamaaan 🥺😭⚠️

  • @kaafiyarekaafiyare
    @kaafiyarekaafiyare Před 3 měsíci +353

    Illahay haka Soo Saro xabsiga halmar sinyada quraan ugu akhriya awooda raba kawayn jeelka uu ku jire

    • @AbdulMohamed-gm1cc
      @AbdulMohamed-gm1cc Před 3 měsíci +6

      Wllo maxaa helay

    • @SiidCali-ug2fs
      @SiidCali-ug2fs Před 3 měsíci +2

      Muddo 3sano Ah ayuu xabsi kujiraa😂😂😂😂😂

    • @khadarcali1293
      @khadarcali1293 Před 2 měsíci

      Wll wlhi waa runtaa🥺

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Před 2 měsíci +2

      @@SiidCali-ug2fsmaxaad ku qosli?? Axmaq ayaad tahay!! BEENTA jooji!! 1 WEEYAANE !! 3 MAAHA!!

    • @f-wx3su
      @f-wx3su Před 2 měsíci

      𝙖𝙢𝙞𝙞𝙣💔

  • @ahmethathan6863
    @ahmethathan6863 Před 3 měsíci +53

    Duco ayuu u baahan yhy ee hees uma baahneee ilaahay cadowga haka soo daayo wllkeen❤😢

    • @user-ce5vh8wq8y
      @user-ce5vh8wq8y Před 3 měsíci +3

      Heesta erayadeedu waa duco wll

    • @ilyaasak9758
      @ilyaasak9758 Před 2 měsíci

      ​@@user-ce5vh8wq8yhees doco dhilada ku dhashay miyaa siilkeeda loogu doceeya😂

  • @asmaabdiismail
    @asmaabdiismail Před 2 měsíci +48

    Walalahay ayaa igaga xidhan xabsi 11 sano lacagna u xidhan cidna u maqnayn ilahay mooyane igu soo duceeya inuu ilahay iga soo furto 😢😢😢

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji Před 2 měsíci +6

    Allah fanaankena soo amaansado iyo dhamaan wiilasha kale ee soomaaliyeed ee xabsiga kujiro ogaaw waa dayacaad dad aay saaxibo ama ehel u ah aay kusameeyeen😢😢

  • @dj.rockets
    @dj.rockets Před 3 měsíci +143

    Nin Raga Un Ba Jab Mara Insha Allah Warka Bixi Ismail 🙏

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Před 3 měsíci +92

    Ismaciil Danan Alle haka soo siidaayo xabsiga emotional song 🎉🔥

    • @abdiseed4104
      @abdiseed4104 Před 2 měsíci

      Xasadkaa bdN ka Maseera wllkie Qaracyow

  • @amaljamaldeeq5135
    @amaljamaldeeq5135 Před 2 měsíci +4

    Alleh hakaa sodayo gacanta cadowga walal. Somaliyay dadka aan dhibatada haynba waa cawisaneee ukacaa wallkeen.ala hoyoy ohintii iga dhamatay 😭😭

  • @hassanharet5764
    @hassanharet5764 Před 2 měsíci +8

    Yaa rabbi Adiga ayu Adonkaga Yahay ya Rabi Adiga Awood lagugu Gaarin yarabbi adiga Wax walba Qadaray Intay san dhicin ya rabbi Ismail Danan waa Adoon Daciif ah Aanu Awood lahayn Yarabbi Xaladiisa Iyo Axwaashiisa Adiga og oy kaa Qarsoonayn Yarabi Gaalada Uu Ugacan Galay Awooda Yari Ay Sheeganayan Adiga aya Ka adag Adiga aya Laga awood badnayn ya rabbi adiga ayaa Naxariis badane ah yaa Allah adiga ayuu Kuu Baahan yahay Ismail danan manta yarabi yaa rabi Adiga ayay kuu Sugnaate Awood buuxda yarabi adiga aya manta kasaari Kara xabsiga yarabi Hal malin ama Hal shey uu ismail adiga dartaada uu usameyay darteeda kuso daa oo Yarabi Xuriyadiisa Dib usii ya allh Aniga oo ah Adoon Kaga gef iyo Dambi badan daciif ah Aya hadana Marwalbo Kuu Baahanahay Aanu Ogahay Inad iiqabanayn dambiga aan galay malinkan Kuu Baahdo Allow Haday jirto Malin Aan aniga adiga daraadada wanag yar ama Axsaan yar usameyay Yarabbi Adiga ayan manta kugu waydiisanaya Inad ismail danan Manta Kasii Deysi Xabsiga Allow Adiga Qadaray Allow Adiga aya Mar walba mahadsan aamin iidhaha Inta Qof ee Aragta fariintayda😢

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 Před 2 měsíci

      Aamiin aamiin insha allh 🤲

    • @user-oy6lc5dy1h
      @user-oy6lc5dy1h Před 24 dny

      Aamin aamin aamin yaarabi ilaahy haka saaro caduga gacanta ku haya ilaahow adaa wx walaba abooda ilaahow caduga ka soosaar Saad id ayaan I ilmeeyy 😢😪😭

  • @zakiMohamud-ii9vf
    @zakiMohamud-ii9vf Před 3 měsíci +35

    hestan dareen gara ayey ileedahay
    ani 😢😢❤waxan ku jiraa duruuf badaan oo garab la aah wadan aan wadan kaygi ahanyna wan jogaa ilahay hay fudaydiyo malmaha noloshayda 😢😢😢manta ooy bishu tahy 2024/4/18 waxan kuso laban donan sanadka 2025 xaladayda oo is badashay insha allh ❤❤😢😢😢

    • @khairiaahmed7666
      @khairiaahmed7666 Před 3 měsíci +1

      Allah ha ku fudeedsho waxkasta oo khyr ku leh 😢

    • @Nuradinahmeth
      @Nuradinahmeth Před 3 měsíci +1

      alle hkuu dhib yareeyo wll wyaha nolosha hana is dhiipin my bro

    • @suedisaleeman1893
      @suedisaleeman1893 Před 2 měsíci +1

      Illahay haku fududeeyo wllo Walhi waan kudareemi karaa waayo kula mid baan ahey😢

    • @laylomohamutt6735
      @laylomohamutt6735 Před 2 měsíci +1

      Insha allh haisdhiibin wll kheyr bay noqoneysaa saliga nabigana badi ❤

    • @ayanhassan9561
      @ayanhassan9561 Před 2 měsíci +1

      Aamin wllo Allah haku fudeydiyo waan ku dareemi kara from Jabuti🇩🇯

  • @Omarinho8
    @Omarinho8 Před 3 měsíci +15

    Waqtiga adag baa ku bara Qofkii wehel kuu ah
    Runtii Emotional 😭 ayaan noqday Walaal ismaaciil Allah ku soo daayo walaal waad guuleysani

    • @afnaanturkesh3333
      @afnaanturkesh3333 Před 2 měsíci +1

      Wakhtiga Adag baa ku bara Qofkii wehel ahaa 😢 February , March April 2024 my Bad time💔💔💔😭😭😭😭😭😭

  • @MohAdnan-bb5nx
    @MohAdnan-bb5nx Před 2 měsíci +2

    "Waxan ku rajaynaya howLaha wakhtigee ad'adag dhamaan inuu ilaaah walaal kaweeciye'
    intaan tilifoono wacy waraaqo
    Intaan udiray akhbaar wacan kama hayee wanaaag kugu beeg ilaaaaaah 😢
    duco walal ilaaahayo u ajiiiiiiib walalkay oo iga dheeer shooodhe alle haykaaa dhowro😢❤

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs Před 2 měsíci +5

    let's stand for Ismail danan
    and also pray

  • @user-zm9lx7zg2p
    @user-zm9lx7zg2p Před 3 měsíci +28

    Dareen walal nimo oor xanuun k xun ma jiro Allha ka soo furo amiin😢

  • @Sultanadamqassim
    @Sultanadamqassim Před 3 měsíci +20

    Oheey oh! Waa Hees Dareen Leh Oo Tusinaysa Qiimaha Xoriyada.

  • @Fartuun-iz9eu
    @Fartuun-iz9eu Před měsícem +2

    Walhi talefonkaga meelkasta asaga isaran halka fanan eena jeclahy waye markastana wan uduceyaa adin kane uducey in ilahy kasosaro majiro qof kuwarayaa wax yelad 🥹😭😭😩

  • @akramayuub
    @akramayuub Před 2 měsíci +3

    Majiro Qof. Ku waarayo
    Wax yeelada joogtadiyo
    Ayaamaha wahabka lehe
    Walla tani way dhaman 😢😢

  • @abdisamedhamudbarreosmanch5564
    @abdisamedhamudbarreosmanch5564 Před 3 měsíci +92

    Walalkaa oo meel fog kaa jira oo dhib ku jirah wlahi hurdo xataa waad ka goaysaa walaaal meel walbood joogto alle haku amaansado

    • @nimoabdihussein2129
      @nimoabdihussein2129 Před 3 měsíci

      Ameen ya Allah it's so painful 😢

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 Před 2 měsíci

      Been maahan wlhi wllkay baa naga tahariibay 20 maalin duurka Poland iyo paralus u dhaxayso ku jiray marka waayey oohin jabsaday alx hada habeen hore nabad tagey alx allow asagoo nabad ah ka Soo saar 😢😢🤲

    • @MamMed-ph5xm
      @MamMed-ph5xm Před 2 měsíci

      Wll waaya dhamaan🥹🥹🥹

    • @abdullahidhanaandhanaan4305
      @abdullahidhanaandhanaan4305 Před 2 měsíci

      ​@@Nasra_Abdirahin1❤️💙

  • @shukriabdijama
    @shukriabdijama Před 3 měsíci +28

    Hees tani mahe waa dareen ilahay gacanta cadowga haka so fur furo ismacil danan 🤲

    • @hodoali5714
      @hodoali5714 Před 3 měsíci

      Maxaa ku dhacay wlo Alle ha uu gargaaro?

  • @abwaanasma4971
    @abwaanasma4971 Před 2 měsíci +2

    Heestan markaan dhagaystaba sidii inaanan hore u maqal baan u ooyayaa
    Ilaahow ismaciil kasoo fasax cadawga walaalkiina qalbiga u qabooji wlhi waan dareemayaa ereyada

  • @FaysaAbdi-jt3vj
    @FaysaAbdi-jt3vj Před 2 měsíci +2

    insha allah inaadeer illahay xoriyadaadi hakuu soo celiyo illahay baan kuu baryaynaaye waxba kuuma qabankarnee aamina

  • @ahmedak1253
    @ahmedak1253 Před 3 měsíci +10

    Runtii waa hees dareen hadlaysa qof waliba allah
    dhibta haysata hakadulqaado aduunkaan iska imtixaanee👏💔😰

  • @habiali295
    @habiali295 Před 3 měsíci +24

    Maalmo igu adag ayay soo baxday heestani😢❤

    • @mohaxiis1132
      @mohaxiis1132 Před 3 měsíci +1

      Malmaha adag iyo kuwan wacanba alle ayaa keenee alle ku xidhnoow zxpkayoow😊

    • @user-sb2lk2rw9q
      @user-sb2lk2rw9q Před 2 měsíci +1

      Kula mid zaahip 😢

    • @quruxsan6531
      @quruxsan6531 Před 2 měsíci +1

      Wax adag majiree wa sad adi oga fakirte ka bax oo ka talabso wll i.a allena wuu kugu cawinaya

  • @gudoonxus1985
    @gudoonxus1985 Před 12 hodinami

    Allah ha ka soo furduro gacanta cadowka😭😭😭😭😭😭

  • @NafiisaAli-f6v
    @NafiisaAli-f6v Před 17 dny +1

    Ilahy gacanta cadowga haka soo daayo🤲😭😭

  • @naimaumal6947
    @naimaumal6947 Před 3 měsíci +21

    Heestan wey iga oohisay runtii ismaaciil danan rabi haksoo furfuro cadow ga meeyee fanaaniintii soomaliyeed e america joogay iyo ganacsataddii plz u kaca wll keen😢😢😢😢😢

    • @mohaxiis1132
      @mohaxiis1132 Před 3 měsíci +2

      Waxaas waa bini aadam Kun faya kuun Buu haystaa oo alle ah ee alle uwaydiii iskada bini aadam aan awood lahayne😊

    • @khalidcanada6106
      @khalidcanada6106 Před 2 měsíci

      Maya dowlad somaliya Lee soo deen karto ninkaan fanaan mesha wax kama taro

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 Před 3 měsíci +34

    Ax wlhy tusmo Films arin
    Qarsoon Ayaad keen tey
    OO lagu ilaa wey wll keen
    Mulaxan music and fanaan
    Ismail danan 😢😢😢😢😢

  • @zeinamohamed8700
    @zeinamohamed8700 Před 2 měsíci +1

    Allah ha ka soo fuuro habo Illahay ayaan ku baryaya insha allah kheyr habo

  • @AdnanLaari
    @AdnanLaari Před 2 měsíci

    Alle haka sii daayo jailka incha allah waa hees Dareen xooga leh 😢

  • @ayaandiiriye8113
    @ayaandiiriye8113 Před 3 měsíci +53

    Ilahay waxn ka baraya inuu ka soo furto oo xoriyadisa dib u helo ismail 😢😢🥹🥹🥹 Muktaar waan kula dareemaya murugada 💔💔😭😭😭😭

  • @Dr_MustafeDaacad
    @Dr_MustafeDaacad Před 3 měsíci +9

    Wllhi fanaankeenii ismail danan waan rabay alle gacanta cadowga ha kasoo daayo yaarabi waan tabey fanankayga macaa music 🎶 ahaa markasta oo heesihiisa aan maqlo waan u duceeyaa alle ha kasoo daayo cadowga uu u galey😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲 my brother mukhtaar waan kula dareemaya murugada balse insha allah alle waxan uga baryaya inuu sidiisiii inala midoobo xoriyadiisiina uu siiyo yaarabi 😢😢😢

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Před 2 měsíci +1

    Alle ayaan ugu baryayna in uu alle ka soo far furo una duceeye wll

  • @Samsomtesfay-d8x
    @Samsomtesfay-d8x Před 12 dny +1

    Waxan ku xidhanay lipia somaliyey isoo duceeya wllyl alle ha iga saaro ani iyo intii kale ku xidhanba magacaygu waa mohamed kayse cali oo ka soo tahriibay hargaysa gar ahan siinay

  • @Abdirahman_Galde
    @Abdirahman_Galde Před 3 měsíci +15

    😢 emotional songs 🎵 danan wad soo bixi insha allh adoo sidaadi kasii fiican🤲🙏

  • @nimcoguuto3488
    @nimcoguuto3488 Před 3 měsíci +5

    Ilaahooow xoriyadiisa usoo celi 😢😢😢Ilaahooow xoriyadiisa usoo celi 😢😢😢Ilaahooow xoriyadiisa usoo celi 😢😢Ilaahooow xoriyadiisa usoo celi 😢😢😢😢IlaahooowIlaahooow xoriyadiisa usoo celi 😢😢😢 xoriyadiisa usoo celi 😢😢😢

  • @katima9053
    @katima9053 Před 2 měsíci +1

    وَ جَعَلْنَا مِن بَیْنِ أَیْدِیهِمْ سَدّاً وَمِنْ خَلْفِهِمْ سَدّاً فَأَغْشَیْنَاهُمْ فَهُمْ لَا یُبْصِرُونَ
    alle haka soo saaro wll😢😢😢

  • @user-kf7yh9cu3l
    @user-kf7yh9cu3l Před 2 měsíci +3

    Waxan rajaynaya Heestan inan dib ugu soo laabto walalken oo xoriyadiisa dib u helay insha allah😭 dananooow kuu xiisnay huuno adı iyo fankaagaba qalbigan kaga duceynaya😩❤️

  • @user-ef6yt8yg9z
    @user-ef6yt8yg9z Před 3 měsíci +8

    Ismaciil alle cadowga ha kasoo inshaa llah adiga oonapad mukhtaar wll wankula dareemaya 😢xanunka wllken ismaciiiil

  • @MushtaqCadey
    @MushtaqCadey Před 3 měsíci +4

    Emotional 😢 way na damaqday heestan walalken Allah xoriyada ha uso celiyo walalkis duco unbaan ku awoodna walalkenow😢

  • @CaytoBoy
    @CaytoBoy Před 2 měsíci +17

    Wll dhibka wa kula daremayna ha niyad jabin wlhy bilaahi ilin ba iga timi aabahy marku dhintay xita sa uma oyin wll mukhtarna waxan leyahy wll haw biqin wu so baxaya incha allh dhaqso ❤

  • @KadrahMohamed-td5wg
    @KadrahMohamed-td5wg Před 2 měsíci +1

    Insha allha illhay ha kaa soo saro wll

  • @faatimadiamond7301
    @faatimadiamond7301 Před 3 měsíci +50

    😭😭😭😭heestan anigay itaabateyy wiil wlaalkey ah oo aan said iskugu dhawayn baa isagana laxiran oo lagu xirayy america😭😭😭😭😭Alla Bowoww waxan kashalaynaya in aanan kula hadal malmihi kugu danbaysey xoriyada😭😭wan kugu xiseyy shalaytana way igu jidhaa waxan rajaynaya inad xoriyadadi dib uheshaan adi iyo ismail ba😭😭🤲🏼ilahow xoriyadina idin so celi

    • @inafarah3448
      @inafarah3448 Před 3 měsíci

      Aamiin wlle talow maxa lagu xireyy

    • @user-hh6tb5xi5b
      @user-hh6tb5xi5b Před 3 měsíci

      Amiin amiin yaarabi

    • @fariidoabdi2244
      @fariidoabdi2244 Před 3 měsíci

      Walal inamada ma xabsi daaim lagu xukumey😢 alleh ha u sakhiro umadooda gaal iyo muslimba 🤲🤲🤲

  • @yuurub0831
    @yuurub0831 Před 3 měsíci +5

    Wllhi wan ooyey alllha gacanta cadowga Haa kaa soo saro amiin🤲🤲🤲😭😭

  • @user-br9by4dx3h
    @user-br9by4dx3h Před 2 měsíci +1

    Ilaahoow kaso Saar wiilka yaa Allah 😢

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 Před 2 měsíci

    InshaAllah waaa lasoo deynaaa. 😢😢

  • @mohamudnadiifshire627
    @mohamudnadiifshire627 Před 3 měsíci +14

    Intaan telafoono wacay😢
    Waraaqo intaan u direy😮
    Dhambaal wacan kama hayee😢
    Wanaagaan kugu beegi-lahaa, Wanaaag😮.
    Ismail Danan Eebe waayihiisa aduun haw hagaajiyo.

  • @mutazmuhumed1526
    @mutazmuhumed1526 Před 3 měsíci +4

    Ismaciil danan xoriyadiisa uu helaya inshallah 🥺we all love him

  • @AmranGedi-st7is
    @AmranGedi-st7is Před 2 měsíci

    Way dhamaan insha allah huno ilahay hakasoo daayo😊

  • @abdikadiralimaykal9184
    @abdikadiralimaykal9184 Před 2 měsíci +3

    Nolasha wax kasta wa la arka mar ana xirna mudo 5 bilood ah hadana ayada iga xiran mudo ka bdn inta an ani xirnaa Waxa iga xiran Qof nolosheyda an ka jeclahy nolol io geeri an lagu heynin mudo sanad ku dhow Libya lagu heystaa ilahayow ka so sar ayado dhib an garin 😢😢 xabsi ana so marey wax ka xanun bdn maleh hadan garabkaga la tagneyn 😢😢 runtii Waxa mesha kaliya ku tusta qofka ku wanagsan io qof kle ku kala barta runtiii igu so duceya in alllah ka so saro gacanta cadowga 😢😢

  • @BellaAbdi123
    @BellaAbdi123 Před 3 měsíci +7

    Walaalnimadu wa dareen aan dhamaaneyn Allah hku soo daàyo wll😭🤲🤲

  • @AbdikaremIbrahim-nf8rg
    @AbdikaremIbrahim-nf8rg Před 3 měsíci +5

    Soray may pro ismacil danan ilhay haka soo furto dhipatada ilhyna haku aqbalo ducadayada wllo 😢😢😢😢

  • @SofiaSahal-rd6it
    @SofiaSahal-rd6it Před 2 měsíci

    Ilaahy haka so dayo cadowga gacanta uu ugu jiro😢😢😢😢

  • @abdihalinali9558
    @abdihalinali9558 Před 2 měsíci +1

    Ilaahay Dhibta Hakaa Dulqaado wll Adiyo Qof walba oo Islam ah oo dhibaataysan waan Qiirooday Runtii😭

  • @MumtazMohomed
    @MumtazMohomed Před 3 měsíci +21

    Jail anaa soo maray america ah wax ka murug badan Ma jirto inaad xoriyadaada waydo waa war war iyo oohin lkn Ilahay ha kasoo saaro oo xoriyadisa Alle dib ha igusoo celiyo waa xanuun walhi Ilahay mooyeee cid wax uqabn kartaaa majirto ilhay isaga oo nabad ah hakasooo saaaro 🤲🏻

    • @haniabdi5877
      @haniabdi5877 Před 3 měsíci

      Aamin. Wllhi xanun waa aktan

    • @Kadranura
      @Kadranura Před 3 měsíci

      Aamiiiin

    • @abdiseed4104
      @abdiseed4104 Před 2 měsíci

      AaMin illahy wllkie ha ka zaaro jeilka America waa cadow wx ka xun ma jiro adoo xabsi sanado ku jira bilaa spp duco maahe wxkle ma awoodno

  • @HodonAliNour
    @HodonAliNour Před 2 měsíci +4

    Ani wllkey baah jarmal ku xidhan mudo 2 sano ah igu so duceeya 😭😭

  • @rayan781
    @rayan781 Před 2 měsíci +1

    ilahayoow soosaar ismaciil😢😢😢😢😊

  • @husseinhussein4080
    @husseinhussein4080 Před 3 měsíci +4

    Insha allah bro wa so baxa ninka ragaa waladhibaa wll mukhter

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Před 3 měsíci +18

    Muxuu Nin raga wakhtigu CiilaY Waa Adduunyo 😢🥺😢 🙏

  • @kafiaabdirzakyussuf9797
    @kafiaabdirzakyussuf9797 Před 2 měsíci +2

    Rabi ha u sahlo wiilkaa😢😢😢😢

  • @ABDIWELISIYAAD
    @ABDIWELISIYAAD Před 3 měsíci +3

    waayaha jeelka weydhamaan sxb ilahay sifudud hakaka siidaayo amiin

  • @Mojidibnuarap
    @Mojidibnuarap Před 3 měsíci +6

    ilahey ha ka so dayo xabsiga🤲

  • @AHMEDJamah-uz7pq
    @AHMEDJamah-uz7pq Před 2 měsíci +1

    Allle ha ka siii dayo gacanta cadowga ina adeer😭

  • @Boqoroqurux5451
    @Boqoroqurux5451 Před 2 měsíci +1

    Fanaan nagu qaliya heestaa ii maqal ah inuu xidhan yahay ilaahay swt ducada dadkaaga ha kuu aqbalo waan ka naxay wlhi idam alle ilaahay ha Kaa Soo samato baxiyo 😢

  • @cartttan
    @cartttan Před 3 měsíci +5

    Stay strong ismaaill danan fanaan aan jecelahayy

  • @HudaDahirAli
    @HudaDahirAli Před 3 měsíci +3

    😢😢 ilahy haka soo saro I.n

  • @maxamedmuxiyadiin9944
    @maxamedmuxiyadiin9944 Před 2 měsíci +1

    Wll marun bad ka soo bixi isha allaa 🤲🤲🤲 zorry pro 😢😢😢

  • @IdilRashiid
    @IdilRashiid Před 2 měsíci

    Yaa rabbi kasii daaa waayaha xabsiga waxa daremi kara un qof mel dheer ku xidhan dadkiisina aan ku xidhneen 😢

  • @MACSARO_PRO1
    @MACSARO_PRO1 Před 3 měsíci +4

    ismail danan Mar uun way dhamaan wlhi Legend wllnimo waa wehel dad padanpa kuuu xiiisay🎉😢

  • @AxmedWaladii-lb4mv
    @AxmedWaladii-lb4mv Před 3 měsíci +6

    Wllhi fanaanku waa dareen hadlay alaha ka soo daayo 😢

  • @user-qx7bk5os5t
    @user-qx7bk5os5t Před 2 měsíci +1

    Ilahay ha u sahlo❤

  • @hodanabdikadir4479
    @hodanabdikadir4479 Před 2 měsíci +1

    Ani xitaa wllshey Turkiga ku xiran mudò 11 biloda iigu so duceya walalayaal inuu ilahey iiga so daayo 😢😢🤲🤲

  • @QueenFarxsan
    @QueenFarxsan Před 3 měsíci +3

    xuriyadiisa Allh hasiiiyo wallkeen 😢🤲🤲

  • @user-qf4hq3hl8k
    @user-qf4hq3hl8k Před 3 měsíci +5

    emotional song rabbi walalken ha ufudeydiyo

  • @probiriqcasowe4673
    @probiriqcasowe4673 Před 2 měsíci +1

    Wllhy qof ay xaladan haysto ayaa dareemi kara marku qof garab kuu ah aad waydo ama uu kaa xiranyahy uu kaaga xirn yahy wada shisheeye wllhy way idamaqday xirnaanshaha wll isma il iyo meesha uu ku xiaran yhy waxaa kalloo itaabaty heees allaaaw hakaasamata bixiyo cadow ilaah u aqbal ducadayda iyo tan muslimiinta wll mukhtaaar qalbiga hakuu qaboojiyo 😭😭😭😭😭😭😭

  • @Anaya.836
    @Anaya.836 Před 2 měsíci

    Incha allah Waxa dhici doonta maalin uu kasoo bixi doono xabsiga hawna warwarina meel kasta ilaahay uu jooga😢💔

  • @cablesongs
    @cablesongs Před 3 měsíci +3

    Allhaha xoriyadisi dib ugu soo celiyo
    Ismaciil-danan nin xaga wlltinimada ku fican bu ahaaye 😢😢😢

  • @Amina_624
    @Amina_624 Před 3 měsíci +9

    Ismaaciil danan waaa wiil miskiin ah swedhan waa u diideen sharciga USA 🇺🇸 waa kuwaas xabsiga ku ilaaween alooow u fududeey waa wiil daacade Yaarabi ka saar 😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @user-sp1lh1uw4t
      @user-sp1lh1uw4t Před 2 měsíci

      Dunidaan tuugada by u helisaaa ladariinta halka ay maskiinka kutumato

  • @user-qx7bk5os5t
    @user-qx7bk5os5t Před 2 měsíci +1

    Ilahay waxa uga rajaynaya inu ka soo furo xabsutada galada❤😢

  • @BashaarMaxamed
    @BashaarMaxamed Před 2 měsíci

    Wllky ismaciil inshallah waa aad ka bici jailka

  • @apdisametjama3093
    @apdisametjama3093 Před 2 měsíci +3

    Halna maaha 2024 bisha 7aad ayuu soo baxayaa insha'Allah. ❤

  • @zaaraahmed3468
    @zaaraahmed3468 Před 3 měsíci +6

    Illaahow garabkiisa noqo ismaciil yare adaa wayne

  • @user-em2rk4lv7q
    @user-em2rk4lv7q Před 2 měsíci +1

    Allaha wllky sidhibtar ha UGA Saro gacanta cadawga Amin Amin Amin

  • @BarkhadMaxamed-gx1pg
    @BarkhadMaxamed-gx1pg Před 2 měsíci +1

    Alaha wllky si dhakhso ah hakuuso daayo aduunyadu galinba waa cayne

  • @RumanFarahkeynaan-sf7mt
    @RumanFarahkeynaan-sf7mt Před 2 měsíci +12

    Sorry my brother 😢😢😢😢

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 Před 2 měsíci +5

    Aad baan uga niyad xun ahay xadhiga Danaan, waxa uu ahaa hiboole caalamiya oo fanka Soomaalida ee casriga ah jid cusub u jeexay. Runtii Danan waa fankii oo qof ah, nabad ahow oo nabad ku soo bax saaxiib.❤

  • @Subijubi-0-07
    @Subijubi-0-07 Před měsícem

    Ilaah ha siiyo wixii kheyr ugu jira

  • @NimcoKaaba
    @NimcoKaaba Před 2 měsíci

    Alllah haka so fur furo wllo ismaciil

  • @asmaqasim4742
    @asmaqasim4742 Před 3 měsíci +46

    Sorry bro 😢

  • @AbdiRisaak-pf8wu
    @AbdiRisaak-pf8wu Před 2 měsíci +3

    Sorry 😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-lp7sg5jq6g
    @user-lp7sg5jq6g Před 2 měsíci +1

    Allha ku garap galo wllkayyy mcn☝️🥹🤲🫂 inshallah ado farxsan so bixi doonta Apowe😢✊🤍🤲

  • @iammadhee6710
    @iammadhee6710 Před 3 měsíci +25

    One day you will be free nisha Allah Pro ismail danan👑

  • @adnomaxamed8162
    @adnomaxamed8162 Před 2 měsíci +5

    Sorry pro😭😭😭😭

  • @YaasiinxajiApdi
    @YaasiinxajiApdi Před 2 měsíci +1

    Alle haka so dayoH cdowgah 😢 wllken smaiL Danan🤲