MUKHTAAR DAAUUS | MAAN XUKUMA | OFFICIAL VIDEO 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Mukhtaar Daauus
    Maan Xukuma
    Erayada Abiib Indho Qanbaare
    Laxanka Mukhtaar Daauus
    Music Cadceed
    Camera Liibaan Dahir, Khadar Waqal
    Editing Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle
    mursal muuse, yurub geenyo, hees cusub 2020, waqal studio 2020, suldaan seeraar, xariir axmed, maxamed ciro, kiin jaamac

Komentáře • 867

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 Před 3 lety +338

    Heestan intaa ilaa sugaysa ☝️
    Ismujiya🤗 mukhtar daa 'uus😍

  • @axmedfjofficiall
    @axmedfjofficiall Před 3 lety +593

    WAQAL WAY TALABSATAY ANOTHER LEVEL 🔥 MUKHTAAR HIT SONG

  • @kalif3689
    @kalif3689 Před 3 lety +131

    Inta Jecel subanaheena Mohamed Scw ku Saliya Oo love Saara❤

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 Před 3 lety +86

    Heesta oo Macaan
    Waxa ka macaan Un
    QURAANKA ALLE
    ALLOW NASOO HADEE”😰😊

  • @Faadildumdum9
    @Faadildumdum9 Před 3 lety +375

    waqal studio best edting 🔥🎬

  • @AhmedMohamed-td3cw
    @AhmedMohamed-td3cw Před 3 lety +320

    Wax la dhageysto waxaa ugu fican kalaamka Allah swt inta ila qabto LiKE dhac ku siyaa mahadsanidiin 👌❤️

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms Před 2 lety +18

    1 million views soon heesti heesaha 🙌🏻mukhtar &waqal another level

  • @ibnuali6818
    @ibnuali6818 Před 3 lety +153

    ninkan cadceed ee musiga tuma hees kasta oo xiso leeh wakhti xadirkan isaga tuma cadced stutio waxkle😳👏

    • @mamduuxismail6077
      @mamduuxismail6077 Před 3 lety +1

      جزاك اللهُ‎

    • @ahmedali7811
      @ahmedali7811 Před 3 lety +2

      Hees ooo dhan music ey ka noshahey hadi music ka xumado heestada flop ey noqone , cadceed music giisa beata ku jiro

    • @trustdotcom8242
      @trustdotcom8242 Před 3 lety +1

      Indheer garad

    • @mahamuttislam414
      @mahamuttislam414 Před 3 lety

      Furinle meezha kazaaray

    • @faizam523
      @faizam523 Před 3 lety +1

      Wuu dadaalayaa laakiin wali furinle nin furinle ku gaadha musiga lama gayo waa hadii runta la sheegayo

  • @maxamedgaballaax3127
    @maxamedgaballaax3127 Před 3 lety +239

    Heestani ereyadeedu waa cajiib.

    • @jimcaleofficial7418
      @jimcaleofficial7418 Před 3 lety

      Wll qali subscribe ilaahay dartiis iigu Saar 😭😭😭

    • @abdifitahmohaali7009
      @abdifitahmohaali7009 Před 3 lety

      nio horta like tu maxay tadha anu fahmi wayaye

    • @Abdi-uy1kh
      @Abdi-uy1kh Před 3 lety +1

      @@abdifitahmohaali7009 0000 ebar wax ay taraysa malahan. Aniga qofkii iga qosolsiiyay lee aan siiyaa si qoraalkiis kor u aado loo arko.

    • @mohamedali2132
      @mohamedali2132 Před 3 lety +2

      @@abdifitahmohaali7009
      Maxay tartaa dhe
      Maxay tadhaa kulahaa
      Majidh afsomaliga hakudheelina kkkk

    • @yartiireergalmudug5835
      @yartiireergalmudug5835 Před 3 lety

      ku go’e qaado

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +13

    haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaam

  • @farhangomez
    @farhangomez Před 3 lety +143

    inta iyaGo DawanaYa ComantiGa akHrinaySa Liketa Ha iLa DuL Yacan
    From PurCo 😁🖐

    • @xamduushabdilaahi5094
      @xamduushabdilaahi5094 Před 3 lety +1

      😁👋from gabiley

    • @Mohamed_Abdi-YTA
      @Mohamed_Abdi-YTA Před 3 lety

      @@xamduushabdilaahi5094 😂😂😂 waa ragi kabaha lamaray burco

    • @fuydfmysts6959
      @fuydfmysts6959 Před 3 lety

      @@Mohamed_Abdi-YTA kazi jedi ninka Nio 😂😂😂

    • @farhangomez
      @farhangomez Před 3 lety

      @@Mohamed_Abdi-YTA wa RaGGi Purco Ku Xaari JirEy😁 iztaQFuraLaH

  • @ilkacase8282
    @ilkacase8282 Před 3 lety +55

    Nio somaliland walahi way tagtay, war wadankii wan ka maqanoo walahi xiisaha waqaligelinaya waxkasta igaga daran allow noo barakee war somaalaay maasha allah noo dhaha,
    BOORAMA, SOMALILAND🔥❤reer boorama salaan boqortoyoiga gudooma

    • @hamdalaki1787
      @hamdalaki1787 Před 3 lety

      Wa hargeisa

    • @ilkacase8282
      @ilkacase8282 Před 3 lety +2

      @@hamdalaki1787 mala markan qoraalka qorayay ba boorama niyada ku hayeh shukran imnka ufiirsado dahabshil bn arkayaye hhhhh

    • @faizam523
      @faizam523 Před 2 lety

      Ilkacase waanu kaa qaadney salaanta walaalo adna sharaf ku noolow inta nololi jirto.

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 Před 3 lety +43

    Hargeisa Somaliland 🇮🇹
    Waqal studio
    Al fanaan Mukhtaar daauus
    Oo is helay maxaa filnaysaa✌️✌️✌️✌️✌️😘

    • @raxmacali1919
      @raxmacali1919 Před 3 lety +1

      Haregeysa wili dunida uma diwaa gashana calanka beena iskada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴mugdisho cadey iska imaad 😂😂😂😂😁😁😁😀😀😀😆🤔🤔

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 Před 3 lety

      Raxma Cali markaana 😡 Niyoow meesha Buuqa Noogala Tag Xamar wase

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před 3 lety +1

      Waar waa boorama caasimada #AWDAL___LAND 🇬🇹🇬🇹🇸🇴👏👈👈💯💯💋💋💋

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 Před 3 lety

      @@awdal_landtv9275 waa hargaysa borama way gaadhi inshallah

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 Před 3 lety

      @@raxmacali1919 Kan xata hargaysa ugama dawan gashano xata maba yaal xamar ma dhaafo

  • @munayuzuf1424
    @munayuzuf1424 Před 3 lety +15

    Muna muna Munay xarafi kuma koobo hees iyo bar 😭❤️❤️

  • @mohamedabdullahi9308
    @mohamedabdullahi9308 Před 3 lety +4

    Jawiga mcn ee heesta lagu duubay makii Borama waan idiin xiisay inta dhul somaliyed maraayey amaba Somalia ba meel ka jawi fcn ma arag Borama sln from Bosaso

    • @AyaanMuuse-qd4lc
      @AyaanMuuse-qd4lc Před 6 měsíci +1

      kaqadnay wll xataa fananka qudhiisu waa reer borama waa dhashii samaron sicid

  • @lakiahmed7856
    @lakiahmed7856 Před 3 lety +46

    Ma Dubai ba mise hargaysa masha allah rr hargisa iyo Somaliland ba dad dhulkoda dhistay puntland baa idinka so salamaya❤🤗

    • @idirismaxamed6496
      @idirismaxamed6496 Před 3 lety +5

      War hargesa iyo Dubai Layne meeshu waa boorma adeer

    • @Munayo12
      @Munayo12 Před 3 lety +2

      hhh huuno cali jirde hotel Hargeisa lagu duubey ee cdi iska dhig inantuna wx xun mabay odhane

    • @warsamewarsame1950
      @warsamewarsame1950 Před 3 lety +1

      Hhhhh borama kulahaa waa hargaysa adeeer meeshu

    • @cabdiraxmaancabdilaahi7427
      @cabdiraxmaancabdilaahi7427 Před 3 lety

      Mahad zanid wll

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 Před 3 lety +1

      @@idirismaxamed6496 waa hargeisa wll 😂 Caadi iska dhig

  • @asiaahmed80
    @asiaahmed80 Před 3 lety +44

    Ma Anaa Xidhiidhkiyo Jari kara Xubiga beermay 💖
    Ma Anaa intaan Xooro Ku Xasila Mid kle Maalin🌸 😢
    AxyaaEreyo intaasa i Deeqday💯🔥

  • @hassanosman5241
    @hassanosman5241 Před 3 lety +109

    Marka fananku dariskaga yahay eed sifican udawanysa sidaydo kleh😇😎😎like ta dhac kusi

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Před 3 lety +19

    Heesaha haddii huuno ku jirto Hargaysana lagu duubay 100% ●

  • @zakarieabdalle7158
    @zakarieabdalle7158 Před 3 lety +8

    Mukhtaar legend wale dhashi Borama idinka fanka iska leh wle✋🏼

  • @naimayousef6188
    @naimayousef6188 Před 3 lety +21

    inta heestan zugaysey ismuujiya 🙏💖

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 3 lety +47

    Inta hestan ka heshay sidayda like isar✌

  • @hindahusein2654
    @hindahusein2654 Před 3 lety +28

    heestani markay 1million gaadho like iisaara

  • @ViralVideos-ez8jv
    @ViralVideos-ez8jv Před 3 lety +22

    Walhi bro firi musiga cadceed waaye
    Sxp runtaa ayaa wanagsan ee
    Ninkaani wax music Somali kugaarayo malahan walhi
    Bro hore usoco maftuux
    Waqal my broh sidokale adna hore usoco😘😍❤😊💋💖

  • @salmaandhambaal9919
    @salmaandhambaal9919 Před 3 lety +63

    HEESTAN HADAY SAAMAYN GAARA KU LE DAHAY LIKE ISAAR ❤❤❤❤❤❤❤🔥🔥🔥

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 Před 3 lety +15

    Yaa waduuud aniga waxaa iga yaabshay laxanka heesta ku dhacay
    Saaxiib horay usoco inta laxanka heesta la yaabtay like saar

  • @hankoreahanadyre705
    @hankoreahanadyre705 Před 3 lety +8

    Style %100
    Music %100
    Codka %100
    Ereyada %100
    Laxanka %100
    Waqal %100000000🥰💓

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 Před 3 lety +18

    Mukhtaar daauus iyo ismaciil danan inay walalo yihiin yaa og😉💫

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 3 lety +1

      Runta isheeeg😁🤦‍♀️

    • @nimcodegan5449
      @nimcodegan5449 Před 3 lety +1

      Anaa og

    • @pharthuzdiamond8476
      @pharthuzdiamond8476 Před 3 lety +1

      @@dailyxiin xaqiiiqdii wa wlalo

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 3 lety

      @@pharthuzdiamond8476 dib ayaan kaso ogaday waxn odhan jiray mxay sidas iskugu eeg yihiin !

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily Před 3 lety

      @@dailyxiin walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin amiin amiin am

  • @tufaaxchannel2223
    @tufaaxchannel2223 Před 3 lety +23

    Wiilkan wlh masha allah fanan uma qalmo in dowlada xil fican laga siyo u qalma

    • @canabmuumin8271
      @canabmuumin8271 Před 3 lety +1

      Micnaha labiska makusirey haddu wax yaqano maisaga heesi lahaa

    • @jallam
      @jallam Před 3 lety +1

      Rag masters ah inay heesaan ma aaminaysaaa fanku waa balwad ee maaha aqoon daro inay dadka u gayso qayb ka mida waa laga yaaba lkn dad badan oo aqoon leh baa heesa

    • @husseinhash
      @husseinhash Před 3 lety +1

      @@jallam haaa dadka qaar waxay ka aamisanyihin ineysan fananintu aqoonba lahayn yaab ilahay

    • @jallam
      @jallam Před 3 lety

      @@husseinhash somalidaaa ka aamintay in fanka aqoon daro iyo balwad dadka u gayso lkn dad bachelor iyo master haystoo heesaa jira suldaan seerar waa tusaalaha ugu dhow

    • @idirismaxamed6496
      @idirismaxamed6496 Před 3 lety

      @@canabmuumin8271 walal adigoo aan aqoon u lahahn inaad iska dhax orodo waa laga wacan yahay ninkan waa academy wuxuu ka baxay jamacada eelo university ee magalada boorama kuliyada dhaqalaha

  • @Jama143
    @Jama143 Před 3 lety +12

    Ismail danan waa suufi degenaantii ninkan baa jumleystey😀

  • @siyamali5524
    @siyamali5524 Před 3 lety +3

    From borama ciyaar maxa : dauus ,nimca hilaac, hodan abdirahman,danan,

  • @maxamedqaaje1395
    @maxamedqaaje1395 Před 3 lety +86

    Hableheena soomaliyeed ❤️ cidna idinkuma doorsano madaxa korkiisad nosarantihiin tigree uf 👍 igu qabo walaal

    • @nagibhassan5473
      @nagibhassan5473 Před 3 lety +3

      Aad baad umahadsanty hadan hablo nahay wan iska aaman jecelny

    • @maxamedqaaje1395
      @maxamedqaaje1395 Před 3 lety

      @@nagibhassan5473 waad uqalantaan

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 Před 3 lety

      @@maxamedqaaje1395😂 thank you xata wilashena Somali we love❤️

  • @sahraosman1169
    @sahraosman1169 Před 3 lety +12

    Mukhtaar daauus one of my best singers😋🤗💚

  • @zowdaibrahim4349
    @zowdaibrahim4349 Před 3 lety +6

    Ninkan fanaan uma qalmo siyaasi ban ka dhigilahaa waayo style siyaasi iyo mansab bu kufcnayahay

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 Před 3 lety +8

    The big legend khadar waqal keep going bro MUKHTAAR DAA UUS ... THE LELEGEND

  • @mohamedabdullahi9308
    @mohamedabdullahi9308 Před 3 lety +2

    Yaa salaam wiilkaasi waa hobal nin waali kujira waigeen bad taageri jirteen ninkan fankiisa bu ku joooga heesaha heesahana doqon ha u fasirin nin raggana loo sheegi maayo sln from Bosaso Somalia

  • @salmadhawel3174
    @salmadhawel3174 Před 3 lety +6

    Mukhtar daus❤🤤

  • @abdirisaqqurbaawi6404
    @abdirisaqqurbaawi6404 Před 3 lety +6

    Adiga xukuma maanka 😍
    Oo xiskyga ila yeshy 😍
    Ereyo diyarsan
    Waqalstudio hory usoco
    Muqtar dauus hit song

  • @hamdalaki1787
    @hamdalaki1787 Před 3 lety +4

    Woow hargeisa cadey wax laga ran waayo maha foqaqa hargeisa isma qariyaan 🔥❤

  • @walaal__Golden122
    @walaal__Golden122 Před 3 měsíci +2

    Intii soo pooqatey is muujiya liketa hayla dhaafina

  • @ibroeverythingnew1337
    @ibroeverythingnew1337 Před 3 lety +3

    Eshcalaa hees weeyaan. Ereyo laxan aan caadi ahayn iyo muusig fadhiya. Alfanaan Mukhtaar daauus big respect bro, waqal studio best audiovisual producer inc.👍🏼

  • @daarali
    @daarali Před 3 lety +5

    Maftuux cadceed duni kale kayimid big respect brother 🙏 🙌

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 Před 3 lety +6

    Mashaallah wiilkan codkiisa jeclhy 😍mukhtar daus wa wiil dhamaystiran

  • @hamsehmahamud2033
    @hamsehmahamud2033 Před 3 lety +2

    Mukhtaar Mahamed barkhad Mukhtaar Daaus Fanan Buuxa Zxp horey U Soco.

  • @khayrqasaaro754
    @khayrqasaaro754 Před 3 lety +3

    Adigaa Xukuma Maanka Oo xiskayga Ila yeeshay . his Voice is emotionaly😜 maqtaar Daauus another level😍

  • @Maryama4545
    @Maryama4545 Před 3 lety +4

    Waaw daa'us qurux igu dilay 🥰🥰wlh ragga Somalida san May ikag Qurxonadan

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 Před 3 lety +22

    xaqayga isiiya dadkaygow qofki shanada ahay please like ta iisara somalay gabadhina ahayee❤💋

  • @hamdaaadan7252
    @hamdaaadan7252 Před 3 lety +9

    Ninka booskii cabdihani iibuuxin doona.🔥❤

  • @aishaxasan9075
    @aishaxasan9075 Před 3 lety +6

    Heestaan inay 1M gaarayso love hails dhaafin

  • @hopelyrics7773
    @hopelyrics7773 Před 3 lety +1

    M,a my meeshaa aad ujeedaan ma ah America iyo Canada toona ee waa my city hargeisa
    Say m,a 🇭🇺😘

  • @DUCOQABE
    @DUCOQABE Před 3 lety +107

    MUKHTAR DAAUUS INTII TAAGEERTA LIKE HALA DHAAFIN

    • @jimcaleofficial7418
      @jimcaleofficial7418 Před 3 lety +1

      Wll qali subscribe ilaahay dartiis iigu Saar 😭😭😭

    • @DUCOQABE
      @DUCOQABE Před 3 lety

      Hye pro

    • @DUCOQABE
      @DUCOQABE Před 3 lety

      AZXPTA CZcamsR AH HA ILOOBIN INAAD SUBSCARIBE IISAARTIIN

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 Před 3 lety +24

    Heestaan intii sidayda marlabaad kuceshatay f☝️😂

  • @zafaapdirahmaannuor6644
    @zafaapdirahmaannuor6644 Před 2 lety +2

    Ma anaa intaan xooro ku xasili mid kle maalin😭😭❤️

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 Před rokem +3

    18/NOVEMBER/2020👇
    STILL KAMA DAALO PG LEGEND DAA'US💤
    18/NOVEMBER/2022🙏

  • @ayandjibril4944
    @ayandjibril4944 Před 3 lety +2

    Waqal studio is best

  • @Ismahaan_Xaashi
    @Ismahaan_Xaashi Před 3 lety +3

    Hargeisa QuruX badan ilaahay nabada hakuu siyaadiyo

  • @faatuushmohamed2063
    @faatuushmohamed2063 Před 3 lety +1

    ismail danan walkis inu yahay inta og farta taga👍

  • @liibancadceed6420
    @liibancadceed6420 Před 3 lety +4

    Heestan way shidan tahay kal io laab maxay 1m ugaari ladahay yaa ku dhagan ninkan shega dadow

  • @runtumafantaa7030
    @runtumafantaa7030 Před 3 lety +4

    Wooooow haddana Woooow, hees iyo badh weeye walee.
    Daa'uus is BACK.
    Well done Team Waqal and Maftuux Xaaji Maxamuud Ducaale.

  • @amiinayaanle4745
    @amiinayaanle4745 Před 3 lety +2

    Hees iyo badh #mukhtaar daaus fanaan buuxa layaab #waqal #studio inta ereyada fahantay like dhaha salicalee

  • @xamdishiiqxasanxamdishiiqx1361

    Ninka kaliya aan ka tagero faninta oo dhan codbaa ku dhamady masha allh🥰🥰🥰🥰🙊

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Před 3 lety +2

    Ololaay Mukhalas Daa‘uud Waan Ku Wataa Kor Iyo Hoos Abti ,

  • @monakaif71
    @monakaif71 Před 3 lety +9

    Inta ila sugaysey heestaan like dhac kusii Muna😁😉

  • @faizam523
    @faizam523 Před 3 lety +3

    Mukhtar da'uus cod iyo body buu hayaa, masha Allah. Hore u soco fanaan banaan degey iga dheh👏🏽👏🏽🌺🌺❤🌷👍👍👌

  • @NaturalEnvironment224
    @NaturalEnvironment224 Před 3 lety +2

    Ninkan Habeenkii ugu Horeysay aan Arko Yurub Geenyo Ayuu Ubax CAS u Dhiibiyey Wllhi way Igaga Dhacday🤩Dookhu Belo Badanaa

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 Před 2 lety +8

    Amazing song My Brother Mukhtaar Daauus Keep going

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 3 lety +4

    Mukhtaar da uus fanaan qiimo leh

  • @hillaacfilms2447
    @hillaacfilms2447 Před 3 lety +1

    Allahayo haku waqal sudio gaadhaye ii gaadhsii iyo meel ka sarayesa somaliyee waxa ila qabta

  • @asmasicid740
    @asmasicid740 Před 3 lety +1

    Our legend inaaaaderkay Mukhtaaar maxamed barkhad alle ha no ka daayo hno

  • @waagiibaryabawarcusub4613
    @waagiibaryabawarcusub4613 Před 3 lety +20

    I am from meel dhow 😂 liketa dalac bilaashkaa iga ilaaliya hilib baan maanta cunaye 😂

  • @user-we5pd3xi8r
    @user-we5pd3xi8r Před rokem +2

    Lajan horo usoco boqorka codka❤❤❤

  • @ap0th0rjr55
    @ap0th0rjr55 Před 3 lety +2

    Heztan ila intay zo Bxdy Kama daalo Dawazhdeeda iyo Dhagayzigeeda 🌼🤙big legend shodhe Ismail danan

  • @nadalentertainment1375
    @nadalentertainment1375 Před 3 lety +5

    waaaawo ismaciil danana wll ki gacantu waa qolfofe qalbiga ku salamay

  • @somaliofficials5213
    @somaliofficials5213 Před 3 lety +90

    *WAXA KASTO LA DHAGASTO WAXA UGU FICAN QURAANKA ALLE WLLO LIKE **#SUBSCRIBE** ADIGO MAHADSAN*

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 3 lety +2

    Mukhtaar daa'uus nin codkiiza ku jooga fanka
    Amazing song

  • @xaajiqalbi9538
    @xaajiqalbi9538 Před 3 lety +3

    Dunni kle
    Waqal
    Hoyga fanka
    Somlilnd👏👏👏👏

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 Před 3 lety +53

    War Ninkani Ma Ismaacil Danan walaalkiba kuwaa Sidaa Igu Yidhiye

  • @muusayoonis5384
    @muusayoonis5384 Před rokem +1

    Libaxii fanka iyo codkii raga
    Stale 100
    Cod 100
    Daganashaha 100
    Laxan 100
    Cod 100
    Music 100
    Waqal studio 100

  • @queenaraweelo6322
    @queenaraweelo6322 Před 3 lety +7

    WaqaLka another Level 🤟👏

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 3 lety +5

    😂adiga xukuma gacmaha oo farahayga ila yeshy waqaloow❤😊😍👏🏻keep going 👏🏻

  • @hodanmaxamuud4827
    @hodanmaxamuud4827 Před 2 lety +1

    Hees io bar mukhtar daauus the one and only legend

  • @aminadahab2310
    @aminadahab2310 Před 3 lety +5

    Raaga samaroon quruux mashall horeh usoco magaladu ma borama woow dhulka hooyo

  • @FatumaFiican5522
    @FatumaFiican5522 Před 3 lety +9

    Cadceed I love his beats ❤️✋

  • @beblack9630
    @beblack9630 Před 3 lety +8

    Golden voice 😲

  • @quensafa4829
    @quensafa4829 Před 3 lety +3

    Fanaankan uu cod macn yhy Masha Allah fanaanitii hore I soo xasuusiyay ❤️💯

  • @calisuugo7484
    @calisuugo7484 Před 2 lety +1

    Eesh calaa hees 🏖 lakiin heestani marwadada ayay khaas utahay ayaan umalanayaa bro 🏟

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 Před 3 lety +6

    Heestaan sidaan u sugaaye lee, channel kaan waan soo fiirinaaye lee iney soo galiyeen heestaan lee. Ish cala hees

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Před 3 lety +3

    Keep going my walal like wakusaray isar

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 Před 3 lety +1

    WAQAL the best studio wlhi
    Mukhtaar daauus waa ismaaciil danan walaalkii waana reer faneed m.A keep going DHAMAANTIIN ✋✋

  • @yaxyehtayga5103
    @yaxyehtayga5103 Před 3 lety +1

    waql studio chanalka kaliye galo dadcad garab carayaya barajeyay ya gadhi kara wewe keep going

  • @ayanmohamed8471
    @ayanmohamed8471 Před 3 lety +2

    Waaw mukhtaar da uus fanaan buuxa codka 100
    Musc 100
    Erayada 100
    Esteelka 100
    Ciyarta quruxda badan100
    Horay usoco

  • @Ahmed_bullaale
    @Ahmed_bullaale Před 3 lety +3

    Hees Culus, Nin Culus Video Culus #Waqal🙌♥️👑

  • @user-br6ol3qu4s
    @user-br6ol3qu4s Před 3 lety +1

    Adigaa xukumo maanka abwaanka sameyay lagend waye keep going

  • @z012y
    @z012y Před 3 lety +15

    *Cadceed Music* 🎸😍

  • @abdiahmed4259
    @abdiahmed4259 Před 3 lety +2

    Mansha Allah quruxdii hargeisa ❤️❤️💪🏾waqal Studio

  • @munaxaashi9154
    @munaxaashi9154 Před rokem +2

    War heestaan gabigeedba haleega gado ❤❤😂

  • @kalthumaahmedmohamed4315
    @kalthumaahmedmohamed4315 Před 3 lety +7

    Music by cad ceed ❤keep going waqal studio 🙏🤍

  • @sacdiahassansacduush3787
    @sacdiahassansacduush3787 Před 3 lety +4

    Another level walee muqtar daaus waqal best editing🔥

  • @somalilandpatriots2484
    @somalilandpatriots2484 Před 3 lety +3

    Waqal Studio iyo Mukhtar Daus Legends 🙏🏼❤🏆

  • @libanhasan5286
    @libanhasan5286 Před 3 lety +1

    waakutaageer sanahy sxb muqtaar