MUKHTAR DAUS | WAAYAHA JAILKA PART 2 | New Somali Music Video 2024 (Official Video)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:6128015665
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    MIDHAHA:XAMSE XIGMAAWI
    LAXANKA :MUKHTAR DAUS
    MUSIC : SAMIIR ZAAM
    CAMERA: ADAN MAXAMUD
    EDITED:ABDULLAHI KING
    PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
    MANAGER: M.ABSHIR
    want to support tusmofilms produce more high quality songs
    paypal.me/tusm...
    we constantly produce songs from your favourite somali artists
    awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil

Komentáře • 251

  • @mjofficial820
    @mjofficial820 Před 2 měsíci +15

    😢😢😭😭😭 ilahayow inta Muslim oo cadaw gacanta uga jirto ugargaar ya rabi

  • @barwaqocawil7096
    @barwaqocawil7096 Před 2 měsíci +27

    Aduunyo waalidkaa iyo walaalkaa ayuunbay dhibtaadu dhibaysaa🥺😭

  • @Xafso25
    @Xafso25 Před 2 měsíci +10

    😢😢😢😢😢😢wax kale ma soo qori Karo manta wilkas somaliyeed ilahay xoriyadiisa ha usoo celiyo

  • @mohamedalihassan6724
    @mohamedalihassan6724 Před 10 dny

    Shalay walalkay waan kula dareemaynay ducaan kuu aboodnay ilahay uu Naga aqbalay alhamdulilah maantana waan kula faraxsanahay mukhtar macamed barkhad ❤😢 ismaail waa la soo daayay 😢

  • @lafaHore
    @lafaHore Před 2 měsíci +7

    Intaan noolaa waligey halmar ayaan jeel galay
    Waliba jeelka waxaan galay marxalad ay stress igu furneed, Jeelka markaan galay waxaan ugu tagay rag rageedi ah nolosha casharo bartay jabka rootiga ah dhowr qofood ku cuna qofwalbana uu ka sheekeeyo jabkiisa iyo guushiisaba 😢

  • @user-oz9fl1ss3v
    @user-oz9fl1ss3v Před 46 minutami

    Walidkaa & walalkaa mahane Dunyada dadaka kale Garab malahan alx manata riyadada ilahay urumeyayay walalkaa

  • @user-kv9uo3di8y
    @user-kv9uo3di8y Před 2 měsíci +4

    Ilahy haynooso daaayo wlloh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢walaalnimadu wa they qlia ka kula dhashaa dreemya😢😢😢

  • @Qoslaaye-nr7zn
    @Qoslaaye-nr7zn Před měsícem

    Allow kaso daa amiin yarapi 🤲

  • @NasteexocabdilahiClaahi-pg5nz
    @NasteexocabdilahiClaahi-pg5nz Před 2 měsíci +3

    Ilahy haynooso daaayo wllkay 😢walaalnimo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-dr1qs2ku9r
    @user-dr1qs2ku9r Před 2 měsíci +2

    Ax derenwalanimo waye alowkusodaa walkaa🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @user-bo2cv6zd4h
    @user-bo2cv6zd4h Před 2 měsíci +1

    Illahay ha gacanta cadawga ha ka so badbadiyo wll 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Arabiabdi001
    @Arabiabdi001 Před 2 měsíci +2

    Wlhi wan ilmeysy wllo wad so bixi insha Allah qof jeel so galay iyo dahriib ayaa daremaya waxa wllka daremayo 😢😢

    • @imjihaan4990
      @imjihaan4990 Před 2 měsíci

      Beenta ma ahan wllo qof jail galay baa dareemi kara dhibta heysata 😭😭😭😭😭

  • @Soomaliboy
    @Soomaliboy Před 2 měsíci +2

    Allow inta dhiban dhibta ka dul qaaad😢😢😢😢😢😢

  • @Jama143
    @Jama143 Před 2 měsíci +3

    Fanaanta soomaaliyeed haddey tayo lee yihiin ha u kacaan Ismail danan 😢

  • @cayoosh4
    @cayoosh4 Před 2 měsíci +1

    Insha'Allah waqtiga adag wuu dhamaan wllky al fanaan Ismail Dannan❤ farxado badana way socdaan🙏🏽 إنّ مع العسر يسرا

  • @Xirsishow
    @Xirsishow Před 2 měsíci +4

    Mukhtaaar sxb waan kula dareemayaaa

  • @Maznaaabdi2
    @Maznaaabdi2 Před 2 měsíci

    Ilahy haaka soo dayo gacanta cadowga amiiin ya rapi😭😭😭😭😭

  • @zayidali8789
    @zayidali8789 Před 2 měsíci +2

    Zamiir on the beat I’m feeling what you doing Prozky ✊🏻 🎶

  • @nabiildx9164
    @nabiildx9164 Před 2 měsíci +3

    Alaha ha ka soo daawo cadowga Ismail danan

  • @munasarmucaashaq-km4gg
    @munasarmucaashaq-km4gg Před 2 měsíci +5

    Mukhtaar nin buuranbuu ahàa stresska heystuu la caatoobay allaha soo furdaamiyo ismail

    • @halimamousa78
      @halimamousa78 Před 2 měsíci

      Haa asoo tahriibaya xita sidaan caato uma naqanin hadaaba la yaabay

  • @Buuro423
    @Buuro423 Před 2 měsíci

    Yaa rabi u fudude oo xoriyadiisa sii Yaa Allah qof kula dhashay ayunbay dhibaysa xaladadu 🥺🤲

  • @sainabfahie2999
    @sainabfahie2999 Před 2 měsíci +1

    Alle ha ka soo Samira bixiyo Inankaas yar imtixaan baa qabsaday Rabi isagoo bedqaba ha ka soo saaro 😢😢

  • @IamFahad.
    @IamFahad. Před 2 měsíci +4

    "Wada dhalashada sida aan loo dooran karin ayaan qofna qof kale ula wadaagi karin murugada uu dareemo qof walaalkii waayey".
    - Warfaa Beyle.

  • @abdirahmanfeedhacade
    @abdirahmanfeedhacade Před 2 měsíci

    Mukhtar Barkhad dhibtu wajisa ayay ka muuqata, ilahay Ismail haydin soo daayo inshallah guul

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 Před 2 měsíci +2

    Ameen yaa rabi😢🤲

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Před 2 měsíci +1

    Allaah ayaa inooga soo furfuri cadawga walaalkeen ismaaciil insha allah 😢😢

  • @Xamdacumar-xz2lz
    @Xamdacumar-xz2lz Před 2 měsíci +2

    Dauud wu isbatalay xataaaa😭😭😭😭

  • @hamdahassan8976
    @hamdahassan8976 Před 2 měsíci

    Maalmo khayr qabaa lagu jiraaye rabbiyoow xorriyadiisii usoo celi😢

  • @hanadmahamed
    @hanadmahamed Před 2 měsíci +3

    Dareeen WaLaaLnimO❤️🥹

  • @ifrahahmed4391
    @ifrahahmed4391 Před 2 měsíci +1

    Insha allah alle hakaso saro wll jelka

  • @leylaaaa780
    @leylaaaa780 Před 2 měsíci +1

    Muqtar murug sidaan u gashey😭illahow asigo cafimaad qabo halka kaso saar😢

  • @user-qg7yk8wx6x
    @user-qg7yk8wx6x Před 2 měsíci

    Insha allah waad soonabadbixi I sha allah

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 Před 2 měsíci

    Allah hakasoodaayo hadawga ismail danan waa fannaan Qaaliya waana musishan Insha Allah waad heli xoriyadaada

  • @Shucaybjamac55
    @Shucaybjamac55 Před 2 měsíci

    Insh allah uu Soo bixe dona

  • @Keena-diid
    @Keena-diid Před 2 měsíci +2

    Bulshada iyo dhammi iyo Ifraax ❤
    Ifraax aad baan u salaamaynaa
    dadkana si dhaba Waxad u baranaysaa Markaad garab uga baahato!

  • @choukrialiiyeh5707
    @choukrialiiyeh5707 Před 2 měsíci +1

    Inshallah kheir

  • @sagaldawlad3412
    @sagaldawlad3412 Před 2 měsíci

    Waxa daremi kara qof walaalkis jel ku jiro allow wllkay jelka iga so daaa yaa rabi 😭😭😭😭😭😭🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ceeblaa
    @ceeblaa Před 2 měsíci

    ilaahay ba ka goynaya qof kastoo gabadh la kufsanaayo cadowgeeda hiil iyo awood ku takula

  • @sadamsolteko8483
    @sadamsolteko8483 Před 2 měsíci

    Ismaaciilow ilaahay kugulama balamin kol ay noqotaba barraad kasoo bixi jeelkan adag insha Allah💔😭

  • @farhiadule9675
    @farhiadule9675 Před 2 měsíci

    Huuno farxad badan ayaan Rajaynaa
    Si dhakhso ah Insha Allah ❤

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 Před 2 měsíci

    Aamiin yaa rabi illah ha ka furdamiyo cadowga

  • @user-ol5bi8cs5w
    @user-ol5bi8cs5w Před 2 měsíci +1

    Walaal quima badan 🤚

  • @abdirizakmohamud-kh5fp
    @abdirizakmohamud-kh5fp Před měsícem

    Ah wllnimadu qaalisanaa alle haka soodaayo cadawga wiilkan soomaliyed

  • @user-nf9if9fc6c
    @user-nf9if9fc6c Před 2 měsíci

    Rabi haka soodayo cadawga

  • @barwaqomohamed7919
    @barwaqomohamed7919 Před 2 měsíci

    Ilaahay Haka Soo daaayo my fv singer 😢

  • @aadancumarkhaliif1710
    @aadancumarkhaliif1710 Před 2 měsíci +1

    hees Qalbiga taabaneysa weeye😢

  • @Buuro423
    @Buuro423 Před 2 měsíci

    Alle haka si daayo Hamigiisana haw hir galiyo 😢🤲

  • @mohamedalihassan6724
    @mohamedalihassan6724 Před 2 měsíci

    Walaahi waan oyay alllaha soo saaro inaaderkay 😢😢😢😢😢😢😢

  • @DeeqoMire-kl9ir
    @DeeqoMire-kl9ir Před 2 měsíci

    Yaarabi kasoo Saar xabsiga wallen😢😢

  • @HamdaHamdayoussoufAmir-bs5gs

    Ilahay ha kasosaro habisika huno insha Allah wade kasobihi doneta 🤲😔❤😭

  • @ifraaxcumar2352
    @ifraaxcumar2352 Před 2 měsíci

    Ilaaahy ha ka Soo furto aaamiiin😢

  • @user-np9lf3wg2n
    @user-np9lf3wg2n Před 2 měsíci

    Ilahayow kaso daa cadawga 😢

  • @user-tw5dh6tt8r
    @user-tw5dh6tt8r Před 2 měsíci

    Soomaliyey wiilkaan aan uwada duceyno in ilaahey naga aqbalaadhacdee pliiz

  • @adnoabdirzaaq674
    @adnoabdirzaaq674 Před 2 měsíci

    Illahow ufududeey dhibkana ka dulqaad xoriyadoodana usoo celi😢😢🤲🏻

  • @Dabasunaaye12Joojubaresh-cq9vc
    @Dabasunaaye12Joojubaresh-cq9vc Před 2 měsíci +1

    Ilaahow ufududeeey

  • @sundusbashirfarah
    @sundusbashirfarah Před 2 měsíci +1

    Ilahow walaaalki cadawga aga soo sidaaaa waxaan walaaalkaaa iyo walidkaaaa ahayin waxba kuma galin ilahow Ismacil cadwga kasoo sidaaa yaa rabi kuwase barbar kaga tag Adoo bawdada ka jabay ilahow walaaal Hanoo wayin🥲

  • @hodonmaxamad6911
    @hodonmaxamad6911 Před 2 měsíci +1

    Wll alaha kaasoososaro cadawga😢😢

  • @MounaKhadar-xu1xj
    @MounaKhadar-xu1xj Před 2 měsíci

    😢😢😢😢😢😢 inshallah guul wllo Danaan

  • @xussenxaliye5570
    @xussenxaliye5570 Před 2 měsíci

    Allow kasoo Daa Gacanta Cadawga Ismaciil Danan 😢😢😢😢

  • @ceeblaa
    @ceeblaa Před 2 měsíci

    dadku ha u naxariistaan iyo suuradiisa qurxiya ba loosoo isticmalayaa.

  • @dalmarmanchester7613
    @dalmarmanchester7613 Před 2 měsíci

    😢😢😢😢😢😢 waqtiga hakucaawiyo Ismail danan

  • @shaaficimillo7784
    @shaaficimillo7784 Před 2 měsíci

    Ilaahay hakazo daayo gacanta cadowga isaga iyo muslimiinta kale ku xidhanba

  • @hassanmohamed2726
    @hassanmohamed2726 Před 2 měsíci

    Aamiin wllo waan rajininaan inuu soboxo insha alaah

  • @aminaqalanjo5612
    @aminaqalanjo5612 Před 2 měsíci

    Alle haka dulqaado dhibka yaa rabbi wllka isku kiin keen

  • @MadkaCade-rc5tn
    @MadkaCade-rc5tn Před 2 měsíci

    Rabiyow ugargaar ismail dannan 😢

  • @UmalRage
    @UmalRage Před 2 měsíci +1

    Alle gacnta cadowga haka soosaro 😢😢😢

  • @sabirinali5122
    @sabirinali5122 Před 2 měsíci

    Qalpigey iga taapatay hestan Ilhy haka sii daayo cadowga wllken 😢😢

  • @bilanahmed5854
    @bilanahmed5854 Před 2 měsíci

    😭😭illlhay hawgargaro inasha uu soo bixi😭😢

  • @hibaaqsiciid3288
    @hibaaqsiciid3288 Před 2 měsíci

    Ilahow xorayadisa dib uguso celi wllnimadu mcnaa😢😢

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před 2 měsíci

    Waan dareemayna dhibta haysata walaalkeen allaha kasoo saaro jeelka tolkayna haka war hayaan wiilka 😢

  • @Muraadcashuur56
    @Muraadcashuur56 Před 2 měsíci

    Noloshayada ma qiyaasayo maalinka ay iga tagto siday
    U sii noolaan doonto xaqiiq
    Waxay igula balantay inaysan cidna ii maqlahayn ❤😢🙏
    Tani waa aduunyo lkn ilahay wuu arkaa inaanan waligay xataa khiyami doonin wayo wa jeclhy❤
    Cabsida ugu ween ee aan qabo waxay tahay maalinkay i nacdo ama iga tagto Saan u sii noolan dono 😢😢😢😢
    Fariinta aan halkan u marinayaa waxay tahay ii hiili oo naftayda inan naco oo aan bukaan socod noqdo oo qisidayda la wariyo ha dooran waayo qalbigayga ayaa xagaaga jirta please 🤍S❤️‍🩹 inaan ilaa iyo dhimashadayda niyada kugu hayo ha sababin❤😢😢😢

  • @nagadibrahim7469
    @nagadibrahim7469 Před 2 měsíci

    😭😭llahy haynooso daayo walalka 😢😢😢

  • @apdilaahikaafi6068
    @apdilaahikaafi6068 Před 2 měsíci

    Alle ha ka soo furfuro cadowga ismaaciil danan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nimcoxasan7918
    @nimcoxasan7918 Před 2 měsíci

    Allh haka so dayo cadowgaa wlalken😢

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall Před 2 měsíci

    Allah haka soosaaro wllo

  • @muunaheego
    @muunaheego Před 2 měsíci

    Ilhyow kaso fuuro mesha wiilka yaa rabi

  • @xasanrabiic3790
    @xasanrabiic3790 Před 2 měsíci

    Illhow xooriyadisa usoo celi

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Před 2 měsíci

    Allaha kasoo furo yaa rabi

  • @user-xn9xs5yh4x
    @user-xn9xs5yh4x Před 2 měsíci

    ilhy cadowgah haka so daayo ismaciil danan🥹

  • @daahirx999
    @daahirx999 Před 2 měsíci

    Allaha ka soo fujiyo waxuusha Uu gacanta ugalay

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 Před 2 měsíci

    Alle hakaa soo daayo cadowga alfanan danan 🥺😥😢

  • @user-fl4le6qp8v
    @user-fl4le6qp8v Před 2 měsíci

    Axax ax ax ax ax ax ax xanban Wllo wa.qali.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Mimiiabdi
    @Mimiiabdi Před 2 měsíci +1

    May Allah make it easy for him ❤😢

  • @Aryan1Cabdi
    @Aryan1Cabdi Před 2 měsíci

    Amiin allha aksoodayo 😢😢😢
    Amiin

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 Před 2 měsíci +1

    Fanaaniintan hada maaha fanaanin waa wx qabiilaysan bal may ka hadlaan arintan

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 2 měsíci

    Saamiira aduunku waa qooral wllo

  • @hanafais7783
    @hanafais7783 Před 2 měsíci

    Walaalky igu soo duceya anigana😭😭😭😭

  • @user-pl4of6zj8c
    @user-pl4of6zj8c Před 2 měsíci

    Alle hakaso saro cadawga😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohatigero2762
    @mohatigero2762 Před 2 měsíci

    Aamiiin yaa rab

  • @Najmamuxibo-lr4iy
    @Najmamuxibo-lr4iy Před 2 měsíci

    😢😢😢ilahay haka so furfuro cadowga

  • @user-vh2pr4xx1y
    @user-vh2pr4xx1y Před 2 měsíci

    biraha xabsigee adag
    ilaah kugala balamin
    gooray noqataba baraad
    kasoo bixi jeelka adag

  • @MQays
    @MQays Před 2 měsíci +1

    Drem waLaLnimo❤😢

  • @jamalabdi7521
    @jamalabdi7521 Před 2 měsíci

    ALLAH KA SOOFURTO ISGOO SHARCI WATA.

  • @mariyafarax9101
    @mariyafarax9101 Před 2 měsíci

    ILHAY haka sosaro INZH A LLAHU 😢😢😢😢😢😢

  • @user-bp9qe1jv4p
    @user-bp9qe1jv4p Před 2 měsíci

    Illahayow cadawga ka soo daaa

  • @MustafCabdi-vo3dm
    @MustafCabdi-vo3dm Před 2 měsíci

    ilahow xaroyadisa dib uguso celi wllken

  • @Cabdishakuur
    @Cabdishakuur Před 2 měsíci

    Allow kasoo daa cadowga haysta inaaderkay

  • @mb-rz1bw
    @mb-rz1bw Před 2 měsíci

    Safiya tusmo,hodan,nimcaan hilaac waxba ku tariin berka ka ogsonahay

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Před 2 měsíci

    Mukhtaar daauus wlhi waa is badlay wuu caatobay yaa ila arkay 😢 Qof ka maqan qof ku weyn hadane walalka ah Nolasha Aadamaha ku jiran mid ka duwan ayuu ku jira maalin walba 😭
    Ana sxbkey rumad ahna wllkey ayaa libya ku xeran cabsi ku jira mudo iigu so duceya wlhi Mukhtaar anaa la daremoyo.

  • @ceeblaa
    @ceeblaa Před 2 měsíci

    walaalkey waa caadi in lagu kufsadaa............