Ismail Dannan ft Ayanna - Kaalay Official music video

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 12. 2020
  • Edited and directed by: Biillboard (Ayanle Omar Ali)
    / biillboard
    Arstist: Ayanna
    / ayannaofficial_1
    Ereyada: Cabdirsaaq Xamuud Caydiid (Jaylaani)
    Laxanka: Cabdirsaaq Xamuud Caydiid (Jaylaani)
    profile.php?...
    Music: Ismail Dannan
    / ismail_dannan
    / dannanismail
    Sponsor an label: Ocean Recordings
    instagram.com/
    ocean.recordings/
    Wardrobe and styling: Biillboard
    / biillboard

Komentáře • 4K

  • @xalliyeofficiall4109
    @xalliyeofficiall4109 Před 3 lety +679

    Ismaciil danan intina tageraha ruxiga u ahey lake ii sara😍🤙

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 Před 3 lety

      Wall mcn Aduunyada ilahay wxaa rabato hakuugu siiyo aakhirana janada alaha ku geeyo adi iyo walidkaga wall macan subscribe igu caawi
      czcams.com/video/TAQri15aMRI/video.html

    • @instgramrepost
      @instgramrepost Před 3 lety +3

      Waa iga codsi subscribe ii saar wll si Aan kuu saaro

    • @xalliyeofficiall4109
      @xalliyeofficiall4109 Před 3 lety +1

      @@instgramreposthaye pro

    • @YusraMukhtar-qj1yf
      @YusraMukhtar-qj1yf Před 5 měsíci

      Cdbcahsdfeh❤

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 Před 3 lety +950

    4 milyan markay dhaafto suulka iisaar ina ader 😂❤️ 2021 from burco 😂 xafada plaza

  • @indhacase3610
    @indhacase3610 Před 3 lety +705

    3M markay gaadho suuLka isaar adeer 😂👍🙏🏾

  • @NisowMire
    @NisowMire Před měsícem +6

    10 milyan markay dhaafto like isaar hadaa iga danbeyso wll qaaliya baa tahaye❤2024😊from muqdisho❤ degmada boondheere ❤️one love guys❤🫡

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 Před 3 lety +2449

    Danan is back🔥

  • @mohamedhussein8083
    @mohamedhussein8083 Před 3 lety +123

    Legend ismail danan is back sln sare from Borama🙏inta kasocota ismuujiya😘

  • @malikingofwestafrica8231
    @malikingofwestafrica8231 Před 3 lety +952

    I like music somalia am from Mali 🇲🇱 west africa

  • @suhanamusr992
    @suhanamusr992 Před 3 lety +65

    THIS IS LIKE ONE OF THE REAL SONGS IN SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🖐 IT ON FIRE 😍🥰

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 Před 3 lety +1218

    Baravo Danan & ayaan!! This is 🔥

    • @abdiqadirabdiomar9073
      @abdiqadirabdiomar9073 Před 3 lety +3

      Dalnuurshe nin weyn 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @itadoriyuuji5922
      @itadoriyuuji5922 Před 3 lety +4

      Dayaxa fanka ⭐ 🔥

    • @kheizchafe2449
      @kheizchafe2449 Před 3 lety +4

      Qaniiiskii ahaaa saaaas luuuqyada dadow utaagnoow

    • @stayblue759
      @stayblue759 Před 3 lety +20

      @@kheizchafe2449
      Ad Ayay U Qurux BaDaN TaHAY In Ay FaNanin’tenu SidaN Iskugu HanbalyeyaN. Wanna waX LaGu Farxo Isgarab’istaaGu.
      MiDa KaLe Qof Ad Ogtahay INu Aabo Yahay O Xaas’Leh. Inad KaLmaDaN Ku Tidhah’do Akhiro waLaGu waydinaYa IyaDo XaLaDu AnaY SidaN ahayn.
      Iga TaLo Un Sbbto Ah Adba Wad Garanaysa Inta Aan’garanaayo. 🙏✌️.
      #Cafis

    • @Muscabeid1
      @Muscabeid1 Před 3 lety +13

      @@kheizchafe2449 alla walaalow faduul badnidaa , acountigaaga ayaan booqdey 3year ago waxaa soo dhigtey dayax dalnuirshe oo ku soo qortey xidiga dayax maantana luuq uu comenti ka baxshey baa ku cayneysaa
      Sxb dadka noloshooda ma ogid hadal aad si fudud u lee dahay inay dhibeyso qofka kle baa macquul ah iskudey inaa ixtiraam u muujiso dadka
      Dayax ❤️🙏

  • @BUuTITelevision
    @BUuTITelevision Před 3 lety +1367

    Bravoooo, Amazing Video, Amazing singers.
    JUST PERFECT, Hats off.

  • @BALOLIZO
    @BALOLIZO Před 2 lety +70

    Ismail Dannan is unique artist. His videos have a different type of life with his groves and melody. I enjoy how his approach to singing and his video creations are way out there in a very beautiful, yet unique style🔥🔥💯

  • @safiatoutoure5702
    @safiatoutoure5702 Před 2 lety +22

    I like somalia music Haitien and the house 🇭🇹🤲🏻🇭🇹

  • @amaalqalisaleeban1692
    @amaalqalisaleeban1692 Před 3 lety +520

    Hees kas to oo macan waxa ka macan quran kariim😢😢😢😢

  • @shaakiraxmed2994
    @shaakiraxmed2994 Před 3 lety +584

    Jooji like kuraadinayso quraanka iyo saliga nabiga scw❌

  • @notoriousrevolutionary4295
    @notoriousrevolutionary4295 Před 2 lety +18

    From Canada 🇨🇦 much love to Somalis

  • @moussahafiabalde8318
    @moussahafiabalde8318 Před 2 lety +49

    J'aime la musique Somalienne une belle langue 😊❤️from guinea 🇬🇳

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 Před 3 lety +1169

    Heesta oo Macaan
    Waxa ka macaan Un
    QURAANKA ALLE
    ALLOW NASOO HADEE”😰😊

    • @hindaomar1725
      @hindaomar1725 Před 3 lety +3

      🤲🏾🤲🏾

    • @deeqonashaat5336
      @deeqonashaat5336 Před 3 lety +3

      Amiin yaarabi 😌

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 Před 3 lety +15

      Adigu maxaad quraan iyo hees iska barbar dhigysa waar soci wan ku fahanee like haku raadin waxaaso kale mardanbe waad edab daran tahee

    • @munaali9909
      @munaali9909 Před 3 lety +7

      Quranka hadalka alle iyo hees waxad isku barrbardhigta khalada

    • @poqoradanolosha9346
      @poqoradanolosha9346 Před 3 lety +2

      Waa qaldan thy sxb e is qabo

  • @nagaadshire6923
    @nagaadshire6923 Před 3 lety +89

    Ayaana and danan cidi iniguma haysato fanka 2020 horumar wacan imadeerayal like ta zxpt from borama

  • @apdihakiimilkacaze6913
    @apdihakiimilkacaze6913 Před 3 lety +51

    HeesTan markeY gaadho 1million like Ta heYla dhaaFin wllo

  • @nimaali201
    @nimaali201 Před 3 lety +41

    Perfect duet, Ismail Danan. You're the entertainer of the century. Keep up the good work.

  • @hazanaj966
    @hazanaj966 Před 3 lety +93

    Danan is back
    Reactionka Guribarwaaqo inta sugaysaH 😁😁☝️

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 Před 3 lety +492

    Qofkasta Oo Qoraalkayga Arka waxaan U Rajaynayaa Mustaqbal Wanaagsan insha allah Soomaaliyeey👑👑
    Legend Ismaaciil Danan Welcome Back🦁

  • @zakarieabdalle7158
    @zakarieabdalle7158 Před 3 lety +31

    Ismaciil danan iyo ayaan
    Jibriil yonis iyo bahabar abokor
    Is helay wxba lagama qaban karo
    Dhashii sh.Samaroon💪🤪❤

  • @user-mx2wn6tq3x
    @user-mx2wn6tq3x Před 2 měsíci +4

    Love ❤❤🔥👋🏾

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 3 lety +71

    Ismacil danan Nd ayana 2 legendary

    • @xanaanxusen4948
      @xanaanxusen4948 Před 3 lety +1

      Wankusaray huno

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 Před 3 lety

      @@xanaanxusen4948 Aduunyada ilahay wxaa rabato hakuugu siiyo aakhirana janada alaha ku geeyo adi iyo walidkaga wall macan subscribe igu caawi
      czcams.com/video/TAQri15aMRI/video.html

    • @SamaHero
      @SamaHero Před 3 lety +1

      @@catiiqtv3893 amiin hye

    • @farxiyoluulofficiall697
      @farxiyoluulofficiall697 Před 3 lety +1

      Amin

  • @EngSharmarke1
    @EngSharmarke1 Před 3 lety +82

    Hooyada janada bilaa xisaab alle haku galiyo fadlan like waxba ka dhibi maysee.❤🙏

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa6316 Před 3 lety +97

    1 million markey garto liketa ilasoxasusto

    • @omarmohamud7830
      @omarmohamud7830 Před 3 lety

      Na. Bal isoqabo 1 million waxba kama ogid e 👉abdibille114@gmail.com 🇺🇸🙏

    • @MuhiimMursal-dv3sp
      @MuhiimMursal-dv3sp Před 3 měsíci +1

      Wa ku saray 9 million way maraysa❤😂

  • @sajasujudtv7470
    @sajasujudtv7470 Před 3 lety +36

    الكليب كتير روعة بدنا نعمل ردة فعل لأنها كتير حلوة ونحنا من فلسطين تحديدا غزة كتير بنحب الصومال🧡🥰

    • @ashaabdalla7616
      @ashaabdalla7616 Před 3 lety

      ايه مسبود انا شفت شو ردت يعني يوتيوب انتن نور وندي مو اهلا وسهلا بك ونحنا من حبكم مو انتن بس بحب من كل مسلمين.♥️♥️😍

    • @abdiidil8972
      @abdiidil8972 Před 3 lety

      والله العظيم نحن بنحبك من كل قلوبنا اختكم من صومال الجيبوتي❤🇸🇴🇵🇸🇩🇯❤

    • @ashaabdalla7616
      @ashaabdalla7616 Před 3 lety

      @@abdiidil8972 huno somali

  • @trinity7842
    @trinity7842 Před 3 lety +73

    ismail danan🤩
    top rock star🎼
    Fantastic 🎹

  • @abdullabdulla0544
    @abdullabdulla0544 Před 3 lety +55

    Ayyana inta tagerto like ta iigusooyaaciyo cod Dahapi leedhahy qofta wow amazing🔥❤

  • @wedikeshi9502
    @wedikeshi9502 Před rokem +89

    Much love from Eritrea to my Somali ppl.

  • @salahdinali3537
    @salahdinali3537 Před 2 lety +7

    The song was spectacular 👌 iam listening from Egypt 🇪🇬 👌

  • @baraafwaaye3355
    @baraafwaaye3355 Před 3 lety +90

    from Djibouti Xafaada JAARKA 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
    Danan is Back ,,ciyal maagal ,,

  • @sultanguleid8651
    @sultanguleid8651 Před 3 lety +297

    From Borama meeye Duriyadii 💚💭❤

    • @Mohamed_Ali-YTA
      @Mohamed_Ali-YTA Před 3 lety +10

      Ala qurayiish wana kan duryida barkyasan

    • @araksanmeraneh7118
      @araksanmeraneh7118 Před 3 lety +12

      I poured to be samron bravo my pepeol

    • @faizam523
      @faizam523 Před 3 lety

      🥰🥰❤❤❤😮💖

    • @ninkaogg8785
      @ninkaogg8785 Před 3 lety +7

      *ANIGA HEESTAN AYAAN U IMI, WAA MAXEY QABYAALADDU DADKAN MAAN GAABKA AHI AY KA HADLAYAAN??? WAA KUWII LA YIDHI XITAA MASAAJIDKA AYAY QABYAALADDU KEENAAN!!!! ...UF, UF, UF!!! HADAAD TIDHAAHDA DHEGAYSO "UFTAN" AYAAD UGU IMANAYSAA MEELKASTA!!!?*

    • @Mohamed_Ali-YTA
      @Mohamed_Ali-YTA Před 3 lety +2

      @@ninkaogg8785 mesha ka baxa hooyda heeata ka wase

  • @Jewatey
    @Jewatey Před 3 lety +83

    I love Somali music from🇪🇷

  • @Maymuna134
    @Maymuna134 Před rokem +12

    I'll have to learn Somali now. Love from Kenya 👌🏽👌🏽💙

  • @zuuzunaasir9061
    @zuuzunaasir9061 Před 3 lety +146

    🙈Danan Nio jiniyo baas bad ledahy Walhi inta ila aragte ismujiya😁👍

  • @suhaybhassan7620
    @suhaybhassan7620 Před 3 lety +266

    Inta heestan ka heshay liketa xuun hayla dhafina😂🤗♥️

  • @mahadabdullahi7764
    @mahadabdullahi7764 Před rokem +4

    Michael Jackson somalia❤😊

  • @Rashid39759
    @Rashid39759 Před 3 lety +14

    ‏قال ابن تيمية رحمه الله :
    كانَ السَّلَفُ يُسَمُّونَ الرَّجُلَ المُغنِّي مُخنَّثًا.
    ( الإستقامة - ٢٧٧/١ )

  • @moussaobsiehhassan6986
    @moussaobsiehhassan6986 Před 3 lety +84

    The New KING of Somali Music, big love from Djibouti

  • @abdifatahmohamed207
    @abdifatahmohamed207 Před 3 lety +191

    Wr kani uu naga waalay rer borama legends of somaliland

  • @elnachirlkanoaday
    @elnachirlkanoaday Před 2 lety +5

    Somali mafh 3anta moracan fron Sweden ❤❤❤🇲🇦🇲🇦🇸🇴🇸🇴

  • @Chunat
    @Chunat Před 3 lety +119

    I'm from your neighbor Ethiopia or your country Ethiopia, in anyway I love this music. I couldn't listen it enough of it. Sharing it on SM💜

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle Před 3 lety +4

      Enjoy the Music and welcome 👏

    • @tamanislam7542
      @tamanislam7542 Před 3 lety +6

      Ethiopians are ours, cause they resemble us. No one can differentiate between Somali people and their Ethiopian brothers until they speak❤🙏

    • @urstupidlungs4003
      @urstupidlungs4003 Před 3 lety +4

      @@tamanislam7542 lie detected

    • @sanyarechanel390
      @sanyarechanel390 Před 3 lety +2

      Plz stay where u r!! Dont tray to cross the border of somali regional state ( jigjiga) we are more and we hate ethiopia people plz plz stay where u born and learn whow to make a clean your body and mouth!!!

    • @sumayayusuf2450
      @sumayayusuf2450 Před 3 lety +3

      @@sanyarechanel390 fear Allah warya and who is “we”?? ufff let people enjoy music we hate the government not people

  • @Mali7boy
    @Mali7boy Před 3 lety +45

    heestan waygaari 1 week 1M 🔥 like isaar hadii aad ugu raacsan tahay.☺️

  • @mohamettmarcoz7942
    @mohamettmarcoz7942 Před 3 lety +49

    Heesaha quranka ka fiican💋

  • @saciiddimograati9987
    @saciiddimograati9987 Před 3 lety +14

    If he bags ayanna, that’s a different realm. Proud

  • @thebeatarmy_2542
    @thebeatarmy_2542 Před 3 lety +28

    Though I ain't understanding anything, it's just awesome 🤝

  • @xasanmaxamed3156
    @xasanmaxamed3156 Před 3 lety +33

    AYAANA INTA TAAGEERADA U AH IIGUQABTA SAXIIBAYAAL🥰waan idin baryaa🤲

  • @hanaanismacil3351
    @hanaanismacil3351 Před 3 lety +54

    Sanadka oo dhamaaday illhy mid Qeer ah noga dhig Aminta waa xagina 🥺💞🔥

  • @DEEBLE1
    @DEEBLE1 Před 3 lety +13

    heestan way noqon kartaa international wold music official hadii aad u diiwaan galiso
    danan

  • @musgungebrhiwet1689
    @musgungebrhiwet1689 Před rokem +4

    I don’t Anderstand but I Like this Sing From 🇪🇷❤️🇸🇴

  • @abdikarimismail1902
    @abdikarimismail1902 Před 3 lety +37

    Fanku hadu hadli laHa ismacil danan ayuu dHihi laHa horay usoco pro ismacil MahaMed barkhad danankii qarniga from boorama likta dHac Ku siii 😘😘😘💋♥️♥️

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 Před 3 lety +1

      Walalkey ama walashey wal Markaa aragtoo qoraalkeyga waxaan si naxariis leh kaga codsana ina subscribe igu caawiso wall
      czcams.com/video/TAQri15aMRI/video.html

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial9810 Před 3 lety +43

    *BillBoard* 🔥 muuqal duuba uga ficn somalida weeye 2020🙏🔥

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi Před 3 lety +1

      WaqaLka 💯

    • @BalcadOnlineTv
      @BalcadOnlineTv Před 3 lety +1

      No qalad ka buuxa

    • @qarandoonofficial9810
      @qarandoonofficial9810 Před 3 lety

      @@Ibby_hashi utuber ugu fcn wye wlle 2020

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi Před 3 lety +1

      @@qarandoonofficial9810 waqaL ayaa uGu video wcn uguna Horeeya

    • @qarandoonofficial9810
      @qarandoonofficial9810 Před 3 lety

      @@Ibby_hashi zxb waqal utube ka subscribe badn yihin shcb hayan lkn muuqal yarkan koobnan iyo tayo isku darsadeen

  • @dahirmojama5751
    @dahirmojama5751 Před 3 lety +8

    Wax sahlan maha in video dhamaystiran lagu hor duubo murayad xirfad badan iyo shaqo culus ba muqata legend ayanle omar hambalyo ✌ dananka duula ft ayaana wax kale💯🙏🙏

  • @birlwinokumu7031
    @birlwinokumu7031 Před 2 lety +6

    Lots of love from Kenya 💕🇰🇪🇸🇴

  • @libansisco5232
    @libansisco5232 Před 3 lety +34

    CiyaalBorama ✌Ismail N Ayan 😍

  • @asiyaqurux418
    @asiyaqurux418 Před 3 lety +26

    Gaaladu waxay tidhaa tanoo kale an other level🔥🔥🔥

  • @lulemb
    @lulemb Před 3 lety +10

    I like it this song 🎵 from Ethiopia 🇪🇹

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji Před 3 lety +26

    This song is really amazing.
    And ismaiil danan is the best .No more to write

  • @aaminoqurux7779
    @aaminoqurux7779 Před 3 lety +26

    i kalkaliyay ikabow macan labo kala dhiicin baa is heshee inta jcl dhaac ku si🇸🇴❤i love all somali👄

  • @Migos7
    @Migos7 Před 3 lety +24

    Ayanna inanTa HapLaHa ugu quruxda padan iyo Mucjisada Fanka Danan🙏♥️🇮🇹

  • @sayedchannel8651
    @sayedchannel8651 Před 2 lety +6

    I very welcoming the music ,Style and the dancing Amazing from Ethiopia 🇪🇹

  • @abdullevra
    @abdullevra Před 3 lety +24

    one of the most beatiful songs i have ever watched weel done!

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf Před 3 lety +125

    Love the quality and setting, a really beautiful place. And he is giving me major Ne-yo vibes lol

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 Před 3 lety +22

    Samaroon siciid is helay sidan bay u shidanyihiin axsan hees Ilmaadeeraday ayanna iyo danankayga 🙏🙏🙏🙏🙏🙏💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri Před 2 lety +14

    "One of the greatest Somali songs I have ever listened to"
    Ayuu yiri "Li Twang" oo ah nin Chinese ah, Oo heeskaan aan agtiisa ku dhagaysanayo..
    -Danan iyo Ayanna 2022.🙏🌍❤

  • @dhakardhakar2906
    @dhakardhakar2906 Před 3 lety +8

    Dang guys. This is next level Somali song. Never seen such outfit and video before. Well done.

  • @salahhonda1843
    @salahhonda1843 Před 3 lety +72

    inta Heesta Kaheshy Like isar👇👇

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 Před 3 lety

      isoo bookho wll subscriber igu sharaf czcams.com/video/-OGp-SM0ZPs/video.html

  • @sowe8641
    @sowe8641 Před 3 lety +53

    Danan is back really 🙌❤️👑
    From boorama 💯🔥

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 Před 3 lety +1

      isoo bookho wll subscriber igu sharaf czcams.com/video/-OGp-SM0ZPs/video.html

    • @user-fi1mn3vd6x
      @user-fi1mn3vd6x Před 3 lety +1

      Legend my my city boram🤟👊👊👊👊👊

  • @Save.gaza_PALESTINE.
    @Save.gaza_PALESTINE. Před měsícem +1

    Since day ONE I loved and still love this song❤️ now it has been three years!

  • @taviapickett5615
    @taviapickett5615 Před 6 měsíci +3

    I fell in love with a Somali guy and every time I hear the music I think about our love ❤

  • @khalidbrownofficial8517
    @khalidbrownofficial8517 Před 3 lety +30

    Ismail danan heesihisa hadad dagesato like iku Waal ❤️❤️🔥💯

  • @sasalouhahahaha4920
    @sasalouhahahaha4920 Před 3 lety +518

    I love somalia 🇸🇴🇸🇴 songs from Brazil🇧🇷 boa noite a todos🥰😘

    • @nassweekly2161
      @nassweekly2161 Před 3 lety +5

      Bem-vindo

    • @samiirocabaas5517
      @samiirocabaas5517 Před 3 lety +16

      We love people Brazil 🇧🇷 welcome

    • @nassweekly2161
      @nassweekly2161 Před 3 lety +7

      Sou meio-somal- brasileiro moro no Brasil minha linda esposa e meus dois filhos são brasileiros .

    • @sasalouhahahaha4920
      @sasalouhahahaha4920 Před 3 lety +2

      @@nassweekly2161 Boas entradas amigo k 👍bom

    • @dahirdarbo6259
      @dahirdarbo6259 Před 3 lety +2

      Muito obrigado irmão tameh nosu gostaríamos brazileiroa

  • @mahamoudismail6477
    @mahamoudismail6477 Před 3 lety +4

    Franchement c’est jolie mashallah ✌️✌️🇩🇯 continue comme ça Ismael tu va cartonner inshallah

  • @abdirahmanjibriil2629
    @abdirahmanjibriil2629 Před 3 lety +9

    3milyan markay gadho suulka saar☝️👏

  • @mryes6893
    @mryes6893 Před 3 lety +172

    Who else realised that he's dancing like michel Jackson.😁😂

  • @Hawd
    @Hawd Před 3 lety +61

    Ayan very impressive. This young lady is improving every time. I like her elegant and modest style. Looking good walaashed.

  • @abdirahimahmed6449
    @abdirahimahmed6449 Před 3 lety +18

    This dude is taking Somali song industry to somewhere. I don't know where, but I like it.👍👍👍

  • @mortel9044
    @mortel9044 Před 3 lety +7

    L'avenir de la musique somalien #Ismail
    Keep going from Djibouti

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 Před 3 lety +1750

    Heesta Adoo dhageysanaya maxaa kugu kalifay Inad Rasuulkena SCW iyo Quranka like aad ku raadiso😠😠

  • @kariemabubakar4304
    @kariemabubakar4304 Před 3 lety +140

    duriyadii samaroon siciid ❤️
    👇

    • @variidofficial
      @variidofficial Před 3 lety +1

      Wllo igu caawi subscribe taaada

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 Před 3 lety +1

      Walalkey ama walashey wal Markaa aragtoo qoraalkeyga waxaan si naxariis leh kaga codsana ina subscribe igu caawiso wall
      czcams.com/video/TAQri15aMRI/video.html

    • @djqamar3235
      @djqamar3235 Před 3 lety +2

      Danankii hirgaly🙏

    • @kaahiyepoi8151
      @kaahiyepoi8151 Před 3 lety +16

      Somalia dhan idin aamin san samaron siicid malin uun wan iman borame from muqdisho🙏

    • @kariemabubakar4304
      @kariemabubakar4304 Před 3 lety +3

      @@kaahiyepoi8151 thank youuuuuuu brooooo ❤️

  • @asmaibrahim7292
    @asmaibrahim7292 Před 3 lety +16

    Al samaroniya Boqortooyo Adal aya ishelay horey usocoda fanka dadki xido ulaha tihin indinku igu so danbeyna inshallah so ilxun nima aragto keep going guys Ismail nd ayanna ❤️❤️❤️💉❤️❤️😍🥰😘🌹💞❤️🩸🩸🩸💊💊

    • @hafidproduction4279
      @hafidproduction4279 Před 3 lety

      Gabarta samaron miya

    • @asmaibrahim7292
      @asmaibrahim7292 Před 3 lety

      @@hafidproduction4279 Ha hun qali

    • @hafidproduction4279
      @hafidproduction4279 Před 3 lety

      @@asmaibrahim7292 wa labo laangaab e

    • @asmaibrahim7292
      @asmaibrahim7292 Před 3 lety +2

      @@hafidproduction4279 khanis idor qurmis oo uqdadaysan uma xumid oo 9 habro laangab ku aftirsatin ba wase ya ka laangab san adi 😳kurdish ka somali a tihin war kale maxaysa cudur Samaroon udhimo laabo landhere weyi oo Boqortooyo Adal Empire sojiren ina ka xuntahay wa macqul haday iyaku noqonayn hada ma ada noqon 😂😂sidada 1991 somali kuma so birin qarac bucurbacyr bila asala tahe rply ika bah shubo ku dhashay wase gun yahay futada ku cuncunaysa sow maha nacala iyo khanis tahay wase dubayn 😏🤮🤮🖕🖕

    • @hafidproduction4279
      @hafidproduction4279 Před 3 lety

      @@asmaibrahim7292 kkk subxanalah wll ilahay hakaa abaal mariyo

  • @Ahandle_x
    @Ahandle_x Před 2 lety +4

    I like music Somalia I am Pakistan 🇵🇰

  • @galplayfilms1270
    @galplayfilms1270 Před 3 lety +73

    Inaba caadi maaaha 🔥🔥

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 Před 3 lety +196

    Sanadka fanku waa reer borame hodan mursal danan ayaana hilaac Dad aan jeclahy reer borame frow puntland ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

    • @fatyxandle8118
      @fatyxandle8118 Před 3 lety +2

      Danaan reer bormaa maha waa reer hargesa

    • @hanadqumane4542
      @hanadqumane4542 Před 3 lety +5

      @@fatyxandle8118
      😂🤣😂🤣😂
      Yaa Kugu yiri

    • @SUHAYB_SAED
      @SUHAYB_SAED Před 3 lety +1

      @@fatyxandle8118 Wad ku qabsateen miyaa 😜😜

    • @tamanislam7542
      @tamanislam7542 Před 3 lety +3

      @@fatyxandle8118 Waa samaroon Danan waana Reer boorama ee miyaad kuqabsaten🤣

    • @mom2969
      @mom2969 Před 3 lety +3

      Reer Hargeysa xitaa hadey xumaantahey reer Boorama uma ogola. Waxey uhaystan iney gumeystaan.

  • @kingofdhaanto2797
    @kingofdhaanto2797 Před 3 lety +6

    Wax kale dhageysan waayay heestan saan umaqlayba(repeat 📳 on)🎧🎧

  • @conradmission729
    @conradmission729 Před 3 lety +3

    Wow I'm so impressed. Finally it's about time.

  • @saedsulaimanarahmansaedsul2744

    Dananka viva burco somaliland waaar like ta bal haila dhaafina dee ileen waad i aragtaane💥🌹🌹

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 Před 3 lety

      isoo bookho wll czcams.com/video/-OGp-SM0ZPs/video.html

  • @hamzikvlogs4700
    @hamzikvlogs4700 Před 3 lety +31

    Fanaan Lion is Back
    Turkey aslan döndü
    Afsomali libaaxi usoo laabty

  • @sagalmuktar399
    @sagalmuktar399 Před 3 lety +5

    Love everything about this! 😍😍

  • @abdirizakmohammed7217
    @abdirizakmohammed7217 Před měsícem +1

    Dannan Sxbkeen aan u duceeyno waxa uu ku jira xabsi eh inta ila aragtay Qoralkan Like saarav

  • @ayanfarah7505
    @ayanfarah7505 Před 3 lety +8

    Fanaaniintii reer awdal of caleek xadaarada day❤️❤️❤️

  • @xasankeyse6648
    @xasankeyse6648 Před 3 lety +19

    Alla yaacisak Alla fanaan ismaciiil danan heesihiisa waan jecalhy waana sugaaa midba mida ka danbaysa inta ila jecel heesaha ismaciil danan ilana sugta lake ta iigu qabta sharfbaan idinku ogahaye

  • @shukrimohamed1999
    @shukrimohamed1999 Před 3 lety +4

    Very impressive, absolutely amazing ❤

  • @sahalabdi1312
    @sahalabdi1312 Před 3 lety +31

    A recast of the Somali musical life in the 1970s and 1980s!

  • @rakiaibrahim4331
    @rakiaibrahim4331 Před 3 lety +11

    Dhashii borama is heshay alayacisak❤❤❤❤

  • @muhamudqarazta7865
    @muhamudqarazta7865 Před 3 lety +25

    Heestn Mrkey gaarTo 1M Like isaar hdaad thy Qf Muslim Ah Oo ashaHaaTa mcnha nclaaYe sheydn KuYaale ❤

  • @ciiresalalproduction9556
    @ciiresalalproduction9556 Před 3 lety +3

    2 Weeks 1 Million Another Level ✌️✌️
    Ismail Danan Legend

  • @konteairness6592
    @konteairness6592 Před 2 lety +3

    Je vous kiffe depuis le Mali