Ismail Dannan Saylici 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 07. 2020
  • Edited and directed by: Biillboard (Ayanle Omarali)
    / biillboard
    Music by Ismail Dannan
    / ismail_dannan
    Laxanka: Farah Said Adhiile
    Erayada : Abdifatax Said Dahir

Komentáře • 2,7K

  • @user-ge7ee4fi7z
    @user-ge7ee4fi7z Před měsícem +51

    Free ismail danan am watching 2024❤😢

    • @Save.gaza_PALESTINE.
      @Save.gaza_PALESTINE. Před měsícem +3

      From what? I’m a bit confused

    • @Tommy-yy5ev
      @Tommy-yy5ev Před měsícem +1

      Wuu tahriibayow magaafe imika guursadey oo qaba free danan

    • @ridwanhussein9767
      @ridwanhussein9767 Před měsícem

      😮😮😮😮😢😮😮😢😮😢😢😮😮😢😮😢😮😢😢😢😢😮😮😮😮😮😢😮😮😢😢😢😢😮😢😢😮😮l😮😮😢😮p😅😢😮😮😮😢😅😢😢😮😮😮😮😮😮l😢p😮😢p😮😅😢😮😅😮😮😮😮😢😮😮😮😢😮😅😢😮p😮😮😮😮😢😮😢😅​@@Save.gaza_PALESTINE.

    • @mokayta8332
      @mokayta8332 Před měsícem +1

      😂😂😂

    • @AfnaanCumar
      @AfnaanCumar Před měsícem

      😊😊😊​@@Save.gaza_PALESTINE.

  • @asiye717
    @asiye717 Před 4 lety +707

    Wilkii Rer Borama 🤴🥀💋
    Salan sare rer Borama from muqdisho ✋✋

  • @farhanabdi8807
    @farhanabdi8807 Před 3 lety +394

    Nacalaa shaydaan Ku yaal 1 million markay gaadho like cidii daawatey heestan iyo heestii hore saw jaleecadu so jiidan ogidaa...... Please like

  • @girlgirl1801
    @girlgirl1801 Před 2 lety +168

    Reer boorama dadka soomaali ugu ilbaxsan samaroon waa dad sharaf leh sending love from laascaanood❤😍

  • @nasrahani174
    @nasrahani174 Před 4 lety +175

    Reer Boorma haada tahya farta taag ☝️☝️☝️☝️❤💋❤❤

  • @asmaahmed9927
    @asmaahmed9927 Před 4 lety +189

    Mnsha alh boorame aptiyaaladey aan aad u jeclhy love buuran iga gudooma aptiyaal habo yaal nasab kaamila from berbera

  • @hiboadan1169
    @hiboadan1169 Před 3 lety +83

    Wlhi boorama jecelahy maalintii schoolka lay qorey boorama layga qorey ilaa dugsigii sare boorama kaso dhameyey waana reer abtigey maalinkaliya wax xun kama arag Ilove you reer abtigey from gabiley ❤❤❤❤

  • @mohamedabdulkadirahmed3806
    @mohamedabdulkadirahmed3806 Před 4 lety +44

    Guri Raaxo Iyo Hoygii Aqoonta One Love Borama🇸🇴 / Gobalka Awdal🇸🇴 Somalia🇸🇴 From Muqdisho🇸🇴

  • @samoreeb5772
    @samoreeb5772 Před 4 lety +143

    awdal boorama inta xiiseheedu kuwaynyahay like like coment plz all somali one love

  • @Adler308
    @Adler308 Před 4 lety +89

    Borama iyo saylac ayuu i soo xasuusiyay oo ay 10 sano ka hor igu danbaysay , intiina ka soo maqan like Intiina joogta idina like
    Wad mahadsantihin

  • @ahmeddaher243
    @ahmeddaher243 Před 4 lety +43

    Borama boy👑👑👑👑👑🙏🙏
    Salan sare reer 💥💥💥Awodal form Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @rinaadbintuahmed5177
    @rinaadbintuahmed5177 Před 3 lety +161

    Reer borama nafta rali idinka ah❤️ rugta tacliinta from Puntln🇸🇱

  • @gobsantwins7086
    @gobsantwins7086 Před 4 lety +149

    Gobtii layga beeray ismujiya😍❤

  • @hoyomcn560
    @hoyomcn560 Před 4 lety +90

    Légende danan👑 boroma rer abtiyashay one love😙😍😚😘 from djibouti ✌

  • @ednaalii
    @ednaalii Před rokem +26

    Wuuuuuuw hees way dhaaftay Marki igu horaysay heestaan daawado dhagtaan ka maqli jiray yado meelaha waregysa. "Love Boorama"💝

  • @ileyskacaasimadaent8309
    @ileyskacaasimadaent8309 Před 4 lety +89

    Qalbiga idinka jeclahay reer boorama from muqdisho ❤❤❤❤

  • @mohamedabdisalam7263
    @mohamedabdisalam7263 Před 4 lety +575

    Wlhi somali Boorama ugu jeclahay❤ 😭 qofna kama aqano from xamar lkn mar un waa tagi doonaa, ciso iyo sharaf ku noolada dadkeyga Reer Awdal ❤❤

    • @najmamohat2826
      @najmamohat2826 Před 4 lety +29

      Hn qali in aad qof kataqano umaba bahana Borama why dad nasaba ayaa kunol oo iskaa baaraya welcome hn qali markaste

    • @mohamedabdisalam7263
      @mohamedabdisalam7263 Před 4 lety +6

      @@najmamohat2826 ❤ mahadsanid walal mcn ❤❤

    • @munadalac1700
      @munadalac1700 Před 3 lety +3

      💕🙏💕

    • @abdirahmanherzi7666
      @abdirahmanherzi7666 Před 3 lety +30

      Wlhy sidado kle ano qof ka aqon ban galkio ka tagay jamacad u aday borame sidi wxy igu so dhaweyen ina ku dhashay magalada rer borame wa nazap somalinimada dad ku wayn baa dagan ilahy wx dhiba ma tuso

    • @mohamedabdisalam7263
      @mohamedabdisalam7263 Před 3 lety +6

      @@abdirahmanherzi7666 mashallah sxb waa filaye saas iyo si kabadan ba inee dadka usoo dhaweyan reer borama wlhi waa gob ❤😊

  • @ahlaamsaeed72
    @ahlaamsaeed72 Před 4 lety +145

    boramawiyinta gobta somaliyeeed weyan allow nawada gee boorama❤❤

  • @falastiinawil6682
    @falastiinawil6682 Před 3 lety +43

    Boorama igeeya from xamar🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 idin aaway reer boorama dad goba 😍😍😍😍😍😍😍😍 the one and only fanaan

  • @sundusindho2557
    @sundusindho2557 Před 4 lety +108

    Heer boorama gob weeye wlhy 😢 ❤👏 samaroon waan wataaa👏👏👏👏💋

  • @aarpro1930
    @aarpro1930 Před 4 lety +288

    Hees abeheed walhi hadaad dhashii reer borama tahay like and comment

  • @farhiyaduale9314
    @farhiyaduale9314 Před 4 lety +132

    Borama. ❤️❤️❤️❤️
    Nasiib uma yeelan inaan Borama ku dhasho lkn waxan nasiib u yeeshay inaan kusoo garadeysto, 😊 meel aan u xiisay. ❤️💕

    • @asmahussein4905
      @asmahussein4905 Před 3 lety +1

      Hno qali dhib la aan ayaan ku wad dhalanay soo dhawaw qali❤❤ samroonka waa dadkagii

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 Před 3 lety

      Farhiya, masha Allah, nasab kaamilad tahay, waa dhulkaagii cidi kaama xigto soo dhawow mar walba.⚘💖🌹❤

    • @mohammed-lr2fx
      @mohammed-lr2fx Před 3 lety

      De wad ku dhalaty un mar hadad kuso barbarty

    • @Fafa22
      @Fafa22 Před 3 lety

      @@mohammed-lr2fx 🥺🥺thanks dadkii Alx

  • @ifraahshidane2067
    @ifraahshidane2067 Před 3 lety +160

    Hees iyo badh wye reer boorama🥰😍 guuleesta from Mogadishu 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Sunshinequeen1
      @Sunshinequeen1 Před 2 lety +7

      Thanks mcnto waan idin jecel nahay Muqdisho baladkeenii🇸🇴❤️❤️❤️🙏

  • @asmaibrahim7292
    @asmaibrahim7292 Před 3 lety +36

    Saylac , lugahya, awdal, gabilay dhulki samaroon ❤️😍🥰

  • @sakariyeabdi744
    @sakariyeabdi744 Před 4 lety +71

    Asalkeeda saylaceed dhaqankii samarooneed....❣❣✌

  • @itsamouna1548
    @itsamouna1548 Před 4 lety +217

    Ay gobtii Reer boorame Waad salaamantihiin Inzha Allah boorame mar labaad waankuzoo noqonayaa From caasimadii Darwishta Laascaanood😍❤

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 Před 4 lety +4

      Sodhawoow reer somaliland waa farqudha

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 Před 4 lety +5

      Faiza, samidey soo dhawow qaali salaan la midana iga gudoon, reer laascanod waa nasab dadnimo leh.🌹🥰

    • @najmamohat2826
      @najmamohat2826 Před 4 lety +2

      Welcome back hn qali marksata

    • @itsamouna1548
      @itsamouna1548 Před 4 lety +1

      @@faizamohomed9763 Mhdsnid Hppti Waan dhawahay😍❤

    • @itsamouna1548
      @itsamouna1548 Před 4 lety +1

      @@najmamohat2826 Mhdsnid Wllshay😍❤

  • @Brobrosissismama
    @Brobrosissismama Před 6 měsíci +18

    2024 hadaad soo gaadhay eebe u mahadnaq walina waxad haysataa fursad aad isku badashid 😊

  • @najimogelle5419
    @najimogelle5419 Před 3 lety +109

    Boqortoyo rer borama love from puntland Wlhi wa runti awdal ❤️

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman Před 4 lety +132

    #Borame wan jeclaHy wallah💯 💚💭❤#somaliland borame goba ku nool io nasab😍 dad zharavfle ayan ka bartey 👑intan dhex galley luV u reer #borame ❤🙈

    • @najmaawil5840
      @najmaawil5840 Před 4 lety +2

      Wll somalilnd maxa inoo kenay somalia bn rabnyeh mxaa kle wadaaah beesha dhexe

    • @abdeek_.othman
      @abdeek_.othman Před 4 lety +1

      @@najmaawil5840 borame halkey ku talla ma #somaliland mise somalia😂🤔.

    • @MOA-ni2el
      @MOA-ni2el Před 4 lety +5

      Rijaal Anana sidoo kale waanu jecel nahay walaalahey reer sheeq isaaq.🇮🇹💪🙏👍🏻

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 Před 4 lety +1

      @@abdeek_.othman Soo dhawow inabti 🌹🌹🌹 intad na jeceshey in le'eg baanu ku jecelney🥰🥰🥰💜

    • @abdeek_.othman
      @abdeek_.othman Před 4 lety +2

      @@najmaawil5840 wllo kaftan ayad ku jirta ee somaliland waa somaliland uun 🥰💯✌

  • @zhaficiqiireeye
    @zhaficiqiireeye Před 4 lety +297

    Aaway reer boorma ncala shaydan ku yaale is muujiya😂....♥️👍🏻

  • @ayaanzandheere1260
    @ayaanzandheere1260 Před 3 lety +27

    Wlhi saaid u jeclahy borama wligeyna ma tgin yaa I geynaayo😥😥😥love you wlhi gopolkygii
    From gopolkii raga burco 🌍♥️💋❤👋👋👋👋👋👋👋

    • @YasirAli-ol1dh
      @YasirAli-ol1dh Před rokem

      Thanks huuno welcome Borama🥰♥️

    • @AyaanMuuse-qd4lc
      @AyaanMuuse-qd4lc Před 7 měsíci

      thanks qaliyey wad iman doonta insha allah gobolkii ragana halkan ayaan kasalamaya allow ini dhowr❤❤❤

    • @user-yo9fm6ro8e
      @user-yo9fm6ro8e Před 24 dny

      Hadad wiiil thy Ana ku qabilya wlhi intaad jogto Ana qaba waxaga soo dhawaw legen hadad inan thyna wllhay kugu balaminya welcome rer burco dad an laso dhaqmay adunkan ugu jeclhy ❤❤❤

  • @bilanitafarah5108
    @bilanitafarah5108 Před 3 lety +20

    M.a aman nigo dhan reer mocoyday ad ni jclhy
    From 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 gbdh cisse ahy luve you rer borama madaxa no saratihin

  • @ramlacabdi4852
    @ramlacabdi4852 Před 4 lety +95

    Wlhy rer borama waa jeclhy waa dad wanaagsan msh alh inta ilaahy dad wanaajiyy iyagaa wanaagsan ilaahy ha idin shrfo waa idin salaamey from garowe❤🙏

  • @bellaomar3634
    @bellaomar3634 Před 4 lety +109

    #Saylici wa ciyartayadi hadan nahy Samaron ❤❤❤❤

    • @waberihassan7867
      @waberihassan7867 Před 4 lety

      Calanka Djibouti aya kuu saran waxa tahay mise half Djibouti half samaron abo maa kaa so jeeda Djibouti hooyo na samaron soo sida maha

    • @bellaomar3634
      @bellaomar3634 Před 4 lety +12

      @@waberihassan7867 huno Djibouti wa wadan Samaron wa qabil marka
      Ree Djibouti wan ahay oo dhulkan ku dhashy kuwanaso barbaray hoyady iyo abahy iyo walalhyba ku nool yihin djibouti, Samaron wan ahay abahay iyo hooyadayba wa Samaron alhmdulilah

    • @waberihassan7867
      @waberihassan7867 Před 4 lety +2

      bella omar wa runta walal machaallah dad wada walal ayey nuu nahay

    • @saabiriinabthirahman7498
      @saabiriinabthirahman7498 Před 4 lety +1

      Bella omar zido kaleh huno ciyartas addunkan ujeclahy aroozkayga insha allh 4saac inka badan ba Lay ciyari wan udhintaa😁

    • @sakariyeabdi744
      @sakariyeabdi744 Před 4 lety +1

      Yeah our saylici samaroon siciidooz😍

  • @sharmarkesaid7727
    @sharmarkesaid7727 Před 3 lety +18

    Weligey somalia gobalada woqiyi maanan tagin lkn Inshallah Borama hadan wadanka tago waan tagayaa i.a Amanteda iga badatay big ❤ from California

  • @abdihamse2222
    @abdihamse2222 Před 4 lety +35

    Gobey liiico ha jabin Adal empire 💕👑

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 Před 4 lety +155

    Talow ya iga reer abti wcan reer borama one love abtiyaal iyo haboyr 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @salebanfarah8295
    @salebanfarah8295 Před 4 lety +867

    Samaron walalahy hadaanu nahay walalihin isaaq adunka dad aan aragno waxanu ugu jecel nahay samaron iyo Reer Boorama cisi iyo nolol Wangsan dhaman reer Somaliland🥰

  • @bintudarwiishubaxdymn2872
    @bintudarwiishubaxdymn2872 Před 4 lety +52

    I love borama from Buuhoodle 🇸🇴💖💯💚🥰💉

    • @haniya_5600
      @haniya_5600 Před 3 lety

      Mashallah me to buuhoodle love borama ❤️👀😍

    • @farhanhaibe9020
      @farhanhaibe9020 Před 3 lety

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Imraan53
    @Imraan53 Před 3 lety +95

    love from Xamar to Borama 💕💕

  • @sharmaakeilyaas1560
    @sharmaakeilyaas1560 Před 4 lety +313

    Codka:100 Music:100 Eryada:100 away gobtiii ree borama lika hala ilaa dhafina✌️✌️✌️✌️

  • @allamericantvshow7694
    @allamericantvshow7694 Před 4 lety +538

    Dhashiii awdal salal iyo gapiley bqoqortooyadiii siciiid samaron garaaadkii somali wan idin wataa from burco

    • @hamzeaxmed8083
      @hamzeaxmed8083 Před 4 lety +14

      Meesha somali ayaa wada joogtee jooji qabyalada heesta comenti khuseya uun ka bixi 👍👍

    • @zhr13yosef54
      @zhr13yosef54 Před 4 lety +5

      All american Tv show saylac Iyo Gabikay Ma dagtaaan awadal tinaaaa ku eegadaaa

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 Před 4 lety +21

      Gebiley yaa gebiley wllo sacad muuse jibrir abokor ayaa dega wllo samaroon maya shaqo kuma leh ✌✌✌✌🤙🤙🤙

    • @allamericantvshow7694
      @allamericantvshow7694 Před 4 lety +11

      @@hamdaqueen5278 @Hamda Degan inbti hupso bal arinkaa waayeelna soo waydii maxaned cSe babar aadan iyo abokor ah ayaa daga ee soo hupso 35% anba wn filyey lkn maaha xaqiiqatansidan modayno soona baaadh

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 Před 4 lety +7

      Wakhtigane aan joogno uma malynayo in gebiley cid iiga war roon jirto weligeyna gebiley dhenba uma dhafine markaa gabiley sacad muuse ayaa kale xidhey wllo qli gebiley dadka dega imika dad la is weydiinayo maaha huuno midaa ogow inanu samaroon degine wala ogyahaye✌✌✌🤙🤙🤙💋💋❤❤

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před 4 lety +309

    Lacalaa hadad comments keyga aragto aadoo ii jeeda ha ila dhaafin like walal dee😿😿😿😿😿👌

    • @mohayare1146
      @mohayare1146 Před 3 lety

      Gvd yy👿👿👿👿😱😱😱😱🤧🤧😬🤧

    • @mohayare1146
      @mohayare1146 Před 3 lety

      👿👿👿🤧🤧🤧🤧😂👿👿👿👿👿👿👿👿👿😬👿

    • @yurubdayib5593
      @yurubdayib5593 Před 3 lety +1

      @@mohayare1146 i8888888iagkkkjiìicccccçć75yyv77772

    • @abdiqaasinyaasin8316
      @abdiqaasinyaasin8316 Před 3 lety

      Wlshy love kabadanba wa uqalantaa

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 Před 3 lety

      @@abdiqaasinyaasin8316 thanks wll qlli ♥️🙏

  • @farhangacmadhere4982
    @farhangacmadhere4982 Před 3 lety +41

    Wad mahadsantihiin dhamantiin umada somaliyed wan idinka qaadnay hadaanu nahay dhashii samaroon siciid❤🇸🇴

  • @ixsaanabdi2142
    @ixsaanabdi2142 Před 4 lety +288

    From burco reer borama idin jecelhy❤❤😍

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 Před 4 lety +135

    Fanaan Aan Tagero legend danan binu waliid libiya malmihi adkaa aan isla so marnaa xasusta xeradii cali buur🤔

    • @mahaahmet8893
      @mahaahmet8893 Před 4 lety

      Oo inanku matahripu kutagay 🤔

    • @maxamedcabdiismaciil6307
      @maxamedcabdiismaciil6307 Před 4 lety +1

      Hadaa adeer ma ciyaar ciyaarba yurub lagu galaa

    • @laylamahamed7444
      @laylamahamed7444 Před 4 lety +2

      Warunta 😂🤣🤣

    • @imranmohamed6841
      @imranmohamed6841 Před 4 lety

      Nagada Said sxb Waxagu wa fashil 🤣😂🙆‍♂️🤦‍♂️🙈🙊🙉

    • @raqad4642
      @raqad4642 Před 4 lety

      Hadda halkee jooga ismail danan wan taageera fanaan cod macaan meel walba kadhisan single ma yahay an kudhagsade UK 🇬🇧 ban jooga number kiisa iso qor ama Facebook giis please 😀

  • @iamfarhiya
    @iamfarhiya Před 3 lety +15

    Naga cadan aa iwaydisa hees somali aha wlhi midan ayan uu diraya sababto aha sayliciga iska jacelhaya iyo heestaba I love it

  • @bilecabdul
    @bilecabdul Před 4 lety +45

    Somali 2meel oo kaliya kaga Noo laanlahaa hadii aan joogi lahaa #Boorama #Ceerigaabo 😍🙌🙏💯

  • @NadiirHYDR
    @NadiirHYDR Před 4 lety +794

    Horta maaana soomaali ahayn Maxaaad liketa iiLa dhaaftaan 😥😥 waa waaye 😉 Bal maanta Igu Qaata

    • @ccc-uk2nu
      @ccc-uk2nu Před 4 lety +4

      Like la baryo goorma ayaa laga ilbaxayaa? CZcams oo dhan Soomaali uun baa weli like baryaysa.

    • @deeqofaarah6329
      @deeqofaarah6329 Před 4 lety

      Waan kusaray madama Aad tahay wiilka dariska

    • @abdishakurmohamed9361
      @abdishakurmohamed9361 Před 4 lety +1

      Somalidu ooYin Badanaa Like ii saar Hadaan Somali ahay KulaHa MaYee Orom aYaad tahay

    • @lilbahdon7074
      @lilbahdon7074 Před 4 lety +1

      LIKE ISKADAH BALSE MAHAY TARTAH

    • @hanamohamed790
      @hanamohamed790 Před 4 lety

      😅😅😅waarr waan kuu saare happy iska dheh

  • @nouradinaskar1943
    @nouradinaskar1943 Před 4 lety +36

    Ama sidaa u heesa ama iska daaya best saylici hidihii reer awdal
    Billbord hore u socda thanks ❤

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 Před 4 lety +10

    Wiilk shidan dhankasta nice song😘 salaam gaara reer boorame waligay marag😥🤔 like isarA

  • @rayanosheik1038
    @rayanosheik1038 Před rokem +19

    5:05 is what ur here for🤞

  • @mokhtar_barra
    @mokhtar_barra Před 4 lety +80

    Borama wn u hambalyynayaa waa hees wacan from Holland

  • @maviopoi3
    @maviopoi3 Před 4 lety +48

    Insh Allah mar uun waa imaana boorame, i love you barome❣️🔥 from muqdisho ❣️

  • @zaciimomoalli8366
    @zaciimomoalli8366 Před 3 lety +8

    Borama meel aan jeclahy mar un waa tagi doonaa isha allah from xamar🇸🇴❤💯

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před 3 lety +16

    Samaroon qabiilka quura ee ugu wanaagsan somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💛💛💙🇩🇯🇩🇯🏆🏆🏆🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

    • @zamiiraahmed4748
      @zamiiraahmed4748 Před 3 lety

      Aztaqfunallh 😂😂

    • @Lovely1432Way
      @Lovely1432Way Před 3 lety

      Qabiil ka Fiican qabiil kale ma jirto qabiilada in leysku aqoonsato Kaliya ayaa loo sameyyi kan eebi ugu cabsida badan ayaa noogu Fiican

  • @kikokayaahee7951
    @kikokayaahee7951 Před 4 lety +62

    From Burco Republic of Somaliland like ta igu qabta ❤️🤙🏾 reer Awdal

  • @dhameysmohamout8735
    @dhameysmohamout8735 Před 4 lety +64

    Guri raaxo leh❤
    Gobi ay dagtiiyo❤
    Borma leydin Gee❤
    💖AWDAL💗BORAMA❤

  • @raksamh5337
    @raksamh5337 Před 4 lety +128

    Sorry I cant Write somalie but i realy like it🥰😍❣keep going 👏🇩🇯🇩🇯

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 Před 4 lety +47

    Eshcaal hees fanaan qaliya Danan nolow bro borma dad nasaap ah 😍😍👏👏🖎✍from Hargeisa💚💬❤💪👌

  • @rithwanhaji6251
    @rithwanhaji6251 Před 4 lety +134

    Wow
    #Saylici
    Proud of Adal Empire💙👑

  • @khadarmustafe3995
    @khadarmustafe3995 Před 4 lety +44

    wlhi listened more than 50times in one day, can't pause this song💕❤👌

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 Před 3 lety +62

    From Hobyo Mudug Galmudug Ilove Awadal Boorame , Saylac Ilove My People Gidabiirsi Walaalaheey Iam Habargidir Salebaan Boyz

  • @ayanlehmoussaabdillahi4627
    @ayanlehmoussaabdillahi4627 Před 4 lety +35

    Vive borame c mon pueples djibouti and borame ce bien dit 😍😍❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Issa and samaron ❤

  • @foziahamoud395
    @foziahamoud395 Před 4 lety +41

    Asalkeyna saylac ee dhaqanki somaliyeed 🥰🥰🥰😍😍😍❤❤ woow danan noolow inaderkay

  • @aminaa3363
    @aminaa3363 Před 3 lety +57

    Samaroon gobtii direed ❤❤💚❤

  • @fatuush675
    @fatuush675 Před 4 lety +5

    Borama barwaqo berihii janada xamar degmada hodon ayaan idinkaso salamaya boqortoyadii rer borama❤❤❤❤❤

  • @najmaomer7560
    @najmaomer7560 Před 4 lety +97

    From Hargesai Wan Idin salamy dhigeygi Boroma love u ☺️🥰🥺☺️ dadkygi mn.a💋💋😘

  • @marwanmahamoud982
    @marwanmahamoud982 Před 4 lety +124

    Allow borama anigo Nabad ah igu so celi rer borama is cadeyay ilmaderayal

  • @aichamohamed1707
    @aichamohamed1707 Před 3 lety +16

    Borama awdal❤ my Homeland💗 💗💗

  • @asmaabdiii2455
    @asmaabdiii2455 Před 4 lety +8

    Mashallah waaw ismail daanan good song i like this song runti awdal wa goobti somaliyed wa xubinti borama wa hoygi nabada vive waxan aad ujecelahay dhaman fananinta somaliland all aadban idinsalamaya walalaya reer abtigay iyo reer tolkay asal dhaladki awdal i miss you more i m from djibouti

  • @sagalahmed8469
    @sagalahmed8469 Před 4 lety +78

    hadaad sidayda jeceshahay inaad maruun so boorame aragto👍👍❤❤

  • @zohanajoseph573
    @zohanajoseph573 Před 4 lety +44

    Omg wllo wlhi sidan ninkan utaageereen ujecelaheen ugu qanacsanahy inaan cawryaanba ka baqaya carkee fanaano udhigma maanta so proud of you 🥰

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 Před 4 lety +2

    Hooyga cilmiga iyo aqoonta Boorama illaahaw indin dhoowr waa guri raaxo iyo gob is biirsatay rer awdal.... aamin

  • @abdiwalibeanchannel1817
    @abdiwalibeanchannel1817 Před 4 lety +70

    I Am somaroon Reer Booram iz muujiyaH like iguh cumamadaH

  • @himilofilms3597
    @himilofilms3597 Před 4 lety +46

    Boqortooyadii Awdal amaantu mid loosameeyay maaha ee Taariikhda Qortay ❤️❤️❤️❤️❤️👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @ubdulsalamuhmed1163
    @ubdulsalamuhmed1163 Před 4 lety +271

    Reeer Boorame iyo goobti Samaroon idin jecalahy wllahi💖🙏Gabadh Allaha igasiiyo💖... Gaarissa idinka soosalamaya 💯

  • @lumnaabdi336
    @lumnaabdi336 Před 3 lety +9

    Wllhi soomlilaand borama ugu jecelahay from sool ❤❤❤❤

    • @abdixasan7486
      @abdixasan7486 Před 3 lety

      sool dad nasaba huuno anagana waan idin jecel nahey

    • @lumnaabdi336
      @lumnaabdi336 Před 3 lety +1

      @@abdixasan7486 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před rokem +14

    Boqortooyadi reer Boorama ee la iga beeray Al samaroon sharaf iyo karaamo ❤🙏

  • @hindahappy8554
    @hindahappy8554 Před 4 lety +791

    Rer boorame ismuujiya 💋❤💯💉💙🌸💯❤👑❣

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid Před 4 lety +579

    Ma Boys Ismail And Ayaanle Billboard Keep moving Brothers 😍✌🏻

  • @makadorhr6156
    @makadorhr6156 Před 4 lety +10

    From Djibouti al fanan Ismael Danan t'es vraiment un chanteur célèbre 😍💯🙏🩸💥✌

  • @yoonismohamoud6749
    @yoonismohamoud6749 Před 3 lety +83

    Two years ago , I was achristian and now I'm a Muslim♥

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 4 lety +192

    Ismaciil danan laandheere magaladiisa u heesaya hoygii cilmiga iyo aqoonta boorama 😍❤️✌️

    • @mohammed-lr2fx
      @mohammed-lr2fx Před 3 lety +4

      Kkkk. Wa yab somalina waxay dhafi laadahay ereyga landhere la yadhidha war somali wa wada landhere horay usoco sib ha uso naoqone

    • @mohammeddoule8825
      @mohammeddoule8825 Před 3 lety

      Beerkee isaga laan dheeraas kasoo baxey marka fekerkiisa dhaan laanka dheer leys Ku fekeri karaa 😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

    • @mohammeddoule8825
      @mohammeddoule8825 Před 3 lety

      Fanaan inaas qaran ahaado waaye maahine laankass kasoo baxay maxaa u cabirey adi

    • @ayanalihabad8061
      @ayanalihabad8061 Před 3 lety

      @@mohammeddoule8825
      ⁰⁰pp

    • @asmaaragsan5787
      @asmaaragsan5787 Před 2 lety

      @@mohammeddoule8825 😂❤️🙆‍♀️

  • @raxmacismaan4128
    @raxmacismaan4128 Před 4 lety +32

    HadAd tahay ree awdal dhiig iskuyeelo like ta 💯💯💯👍👍👍💯💯

  • @bashirali9666
    @bashirali9666 Před 3 lety +21

    from muqdisho aaway likta plz waligay 10like ma gaarin

  • @alikadiye7995
    @alikadiye7995 Před 3 lety +2

    Wlhi wan jeclhy mar un in aan tago boorama intan ka barty baa iga bdn nasb kaamila wlhi reer boorama soo socda from muqdisho wan jeclhy dhaman umada reer somaliland one love❤❤❤❤

  • @momy1432
    @momy1432 Před 4 lety +1259

    Hadad borama ku dhalatay kuno so barbartay sidayda
    Like me boramawi❤❤

    • @kaafiyasaid1812
      @kaafiyasaid1812 Před 4 lety +14

      🌎 way borama rabiyow igu soceli anigo nabada iyo yado nabada ❤️❤️❤️

    • @momy1432
      @momy1432 Před 4 lety +6

      @@kaafiyasaid1812 amin hno anba kula mid ban ahay allaha nabad inagu celiyo

    • @malitfx321
      @malitfx321 Před 4 lety +8

      👆🇸🇴

    • @zuuziaraweelo
      @zuuziaraweelo Před 4 lety +8

      Momy 143 wn ku noolaa from Awbare dadkayga rer Awdal ❤️❤️💕💉💉💉💉💉💉❤️

    • @mustafemahamed5885
      @mustafemahamed5885 Před 4 lety +2

      🥰

  • @ilhanaliherab4821
    @ilhanaliherab4821 Před 4 lety +36

    ❤ from Djibouti...

  • @hodanmaxamuud4827
    @hodanmaxamuud4827 Před rokem +4

    Hdad Borama ka so jeedo sharaf bad ledahy alx ❤👑🤗

  • @hamzonicazhraf830
    @hamzonicazhraf830 Před 4 lety +4

    I love borama really wlhi I m going borama from Canada Edmonton

  • @radwanmireh2076
    @radwanmireh2076 Před 4 lety +168

    The one and only Somali’s singer legend Mr Ismacil Dannan 🖐💖💯🎤😎🎹🎸🎺🔥
    Big fan from Columbus Ohio 🙏🙏🙏

  • @nema2647
    @nema2647 Před 4 lety +49

    waxaan ku dhashay #Hargesa Balse Dadkayga #somaliland waan jeclahay #Borma Cadey 😊😍Dadkaygi #Borma is mujiya

  • @haboonqpi5717
    @haboonqpi5717 Před 3 lety +4

    Booramee gobolka Gobtaa allow ii daa dadkeygah🇮🇹🇮🇹❤💚💋❤💚

    • @boylegend2777
      @boylegend2777 Před 3 lety

      Anaa ku nool faradaha libaax si fcn ayan kaga qaday

  • @beeshadireedvideos833
    @beeshadireedvideos833 Před rokem +3

    HIS POSSESSED BY THE HEELO, TOTAL OBLIVIOUS TO HIS SURROUNDINGS, DIRNIMO LOVE, THE KID FROM AWDAL HAILS FROM THE CREATORS MODERN SOMALI MUSIC CABDI SINIMO

  • @munaabdiofficial9896
    @munaabdiofficial9896 Před 4 lety +34

    Reer boram ismujiya
    Borama layna gee ♥️

  • @ilhansaid5659
    @ilhansaid5659 Před 4 lety +103

    Asalkeeda saylecee Dhaqankii Somaliyeed....love from Djibouti

    • @ismaip1
      @ismaip1 Před 2 lety +3

      Heesta reer awdal way iga gadantahay m.a Alaha daayo reer abtigay ❤❤🙏

    • @cabdisalan7508
      @cabdisalan7508 Před rokem

      Haa

    • @hibaabdi8263
      @hibaabdi8263 Před rokem

      From 🇪🇹❤️❤️❤️❤️❤️

    • @SagalIbrahim-be1ki
      @SagalIbrahim-be1ki Před rokem

      ​@@ismaip1Qaàa😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @BycProduction
    @BycProduction Před 3 lety +1

    FANAAN LABO MAAHA EE ISMAIL DANNAN, WAAYO WAX WELIBA WEY U DHAN YIHIIN, EREYO MACAAN, LAXAN MAGAAN, MUSIC MACAAN, INTAAS WAXAA DHEER SPRITE AND ENERGY AAN FANAANTIINTA SOOMAALIDA LAHEYN MARKA LAGA REEBO SAMATAR.

  • @barwaqomostafehajjqalbinou4644

    Ismali danan waa fanaanka keliya ee musigiisa iyo qaabka uu uciyaarayaaba ay isleeyihiin inta ila aragtay like😜👍

  • @ahmedlegend6663
    @ahmedlegend6663 Před 4 lety +78

    Waligey 200 lik3 magarin sxb mcn like isaar and subscrib3🥰