GABADHA OO NIYADA KU HAAYO SHEEG WAANA GABAR QAS QASKA GADO hhhh QOSOLKA IGA DHAMAADAY hhhhh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024

Komentáře • 859

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před měsícem +139

    Farxad ayeey iitahay gabar sidaan u qurux badan inee qoralkeyga aqrineyso 🥹🫶❤

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před měsícem +69

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @Jojo-ur1jv
    @Jojo-ur1jv Před měsícem +156

    Team27 hooyadey iga xanuunsan igu so duceya 40qof ducadoda wala aqbala🥺🤲🏼

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před měsícem +101

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤😊❤

  • @HanadAhmed-xt1yb
    @HanadAhmed-xt1yb Před měsícem +547

    Team nabi Muhammed one like

  • @Wiilka-RiYada27
    @Wiilka-RiYada27 Před měsícem +55

    walaahi hawen hore waxan riyo ku arke 🛏 👀 walaalken asad hagio oo lugihiisa ku istaagaayo farxad ayaan la ilmeeye wlhi yaa ALLAAH riyadaas quruxda badan aan hawen hore arke rumeey adey aktaada wax walbo suuro gal kayihiinee 🤲 اللهم امين 🥺

  • @kingmohan1
    @kingmohan1 Před měsícem +87

    Ilaahow asad maskaxdan iyo fikradahan ubarakee lixaadkisana u soo celi yaa rabi😢😢🤲🤲

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Před měsícem +185

    Dhalashadeyda maaha lkn like inad iisaarto waan iska rbaa 😂😂🥴

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli Před měsícem +305

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Před měsícem +91

    Team Koko iO Samia xishood badan isn't Easy yaqay 😂😂😂

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs Před měsícem +28

    Dadku quruxda waxay moodayaan wajiga iyo jidhka but quruxdu waa qalbiga❤❤❤

  • @Sihaammostaphe
    @Sihaammostaphe Před měsícem +49

    Hada Nahay Team Asad dhaxalka kaliya kugu leeyahay waa like 👍 faqiired 😂❤

  • @radwanaxamadocman2015
    @radwanaxamadocman2015 Před měsícem +38

    Kusali Nabi maxamd scw scw scw ❤

  • @dekzmustavaupdy1240
    @dekzmustavaupdy1240 Před měsícem +17

    Sheikh mustavaa inuuu yahay San uogaa😂😂😂 leee fav sheikh❤

  • @hayatahmed4560
    @hayatahmed4560 Před měsícem +18

    Koko Allah give her smart mind mashallah I am your big fans from France 🇫🇷 Europe Asad keep going •

  • @RudwaanSaid
    @RudwaanSaid Před měsícem +27

    Asad koko igu salaan iyo samia gabar rudwaan ladhahaa kusalaamaysay❤❤

  • @Cabdixaafi
    @Cabdixaafi Před měsícem +48

    Maskax koko ku jirto team 27 inta kle kuma jidho inta igu raaczan one like👍

    • @halimosheikhnuur3140
      @halimosheikhnuur3140 Před měsícem +7

      Masha Allah koko sas dhaha gabadha

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y Před měsícem +6

      Gabdhaha mesha joga kama maskax badne nasiib ku badisay

    • @Cabdixaafi
      @Cabdixaafi Před měsícem +6

      @@hayat-q8y ha lkn game ay ku jidho maskax ku padiza aqliley waye

    • @SabiirinXasan
      @SabiirinXasan Před měsícem

      ​@@hayat-q8yNasiib marka leyskala yimado si fcn bey u xisabtameysay Koko❤

    • @drsanuush
      @drsanuush Před měsícem +6

      ​@@hayat-q8ynasiib mahe ilahy baa caqli siiyey wayka smart santhy ee uqir mrky koko badisba nasiib hla so bodine qaabka caqliyeysan ay u ciyaaryso so uma jedid

  • @Shushu-ke8ce
    @Shushu-ke8ce Před měsícem +31

    Koko marka arkay waso roray😂😢😊

  • @user-vf5yq4rw5d
    @user-vf5yq4rw5d Před měsícem +37

    Behind since yaadilay xaaskiisa inta sugooso like kucodeeya ❤

  • @user-rd6jx2fl2k
    @user-rd6jx2fl2k Před měsícem +28

    Booska heesta quraan ku furato kugu wanaagsaneyd laheyd my boss 😢

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 Před měsícem +39

    team 27 waxan ogaaday video yada qaar inay laba habeen ama habeen ka hor duuban kan habeenkii Spain iyo England ciyarayeen baa la duubay 😂

    • @nimcomohamed530
      @nimcomohamed530 Před měsícem +6

      Waan kula arkay xita ka cayda cawa so galiyay iyo amiraba waxaso dhan real life Camera da arimaheena na tusay 😂😂

    • @fatimaabukar4926
      @fatimaabukar4926 Před měsícem +3

      ​@@nimcomohamed530 Same wlh ano real life Ka arimaheena daawanaya hdne Ka kale arky 😂😂

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Před měsícem +62

    TEAM KOKO ONE LIKE 💓 ❤😊

  • @Saalim_Lyrics
    @Saalim_Lyrics Před měsícem +179

    Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed 🥰 ❤ﷺﷺ

  • @ameyra1
    @ameyra1 Před měsícem +35

    Asad caawa video maduubin mid hore uuso dhigaay😂😂taas macnehed short film kale dabka soo saaran😭😂

    • @JannO23
      @JannO23 Před měsícem +1

      Qofa isku FikirNahayy Adaa ku Arkay

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv Před měsícem +22

    Koko ayadaba qofka markay said u Tilmamto laga garanayy meeqa mar samia koko ka fahantay

  • @fansamiiraqurux
    @fansamiiraqurux Před měsícem +30

    team zamia one like❤😊

  • @MuhaCumar
    @MuhaCumar Před měsícem +23

    Samia inta ila jecel like 👍 iisara ❤❤❤

  • @IdleMoalim
    @IdleMoalim Před měsícem +15

    Nabiga muxamed scw ku Sali wala❤❤

  • @CabdalaCabdalaxirsi
    @CabdalaCabdalaxirsi Před měsícem +31

    Team kiki one like 👍 🎉❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Před měsícem +80

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @AyaanAbdiqaadir-
      @AyaanAbdiqaadir- Před měsícem

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @Xaliimo111
      @Xaliimo111 Před měsícem

      Scw scw scw scw scw ❤❤🎉🎉

    • @yaasirxasan7606
      @yaasirxasan7606 Před měsícem +1

      Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam

  • @HAATIM3
    @HAATIM3 Před měsícem +55

    Team koko one like👍

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Před měsícem +61

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @munaosmaan391
    @munaosmaan391 Před měsícem +12

    Koko kalsoonida aan ku qabo waanba ogaa iney badineyso ❤❤

  • @Jack_cadna
    @Jack_cadna Před měsícem +104

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍

  • @user-mb7xz5cp5p
    @user-mb7xz5cp5p Před měsícem +23

    Laa ilaah ilaa Allah
    Muxamadu rasuula Allah

  • @NimcoNadar-m6q
    @NimcoNadar-m6q Před měsícem +14

    Koko congratulations 👨‍💻👑

  • @AmranCabdinuur-qy7uk
    @AmranCabdinuur-qy7uk Před měsícem +28

    Kusalia nabigeena muxamed scw❤

  • @Xogahachannel
    @Xogahachannel Před měsícem +28

    Team asad one like codsi waaye 1k ooo like 🎉

  • @jamilaismail1665
    @jamilaismail1665 Před měsícem +37

    Inta amira u xistey like😢❤

    • @omarmuhidiin7572
      @omarmuhidiin7572 Před měsícem +2

      Meesheda ugu tag😂

    • @jamilaismail1665
      @jamilaismail1665 Před měsícem

      @@omarmuhidiin7572 wn si socda yhe iga daba kley mala ada ad ugu si bahane🤣

    • @-muhiyathein
      @-muhiyathein Před měsícem

      @@omarmuhidiin7572waa kU sugtay 😭😂😂

  • @user-ir9rm3mi7f
    @user-ir9rm3mi7f Před měsícem +11

    Asad wxd zoo zamyzaa game kii ahaa wakhtiga yuu kugu dhicin ama utilmaaan adigoo hadlin insha.allh❤

  • @MOHA__MB1
    @MOHA__MB1 Před měsícem +36

    No Next No Ex For me Allah Is The Best ☝🏻😢❤

  • @NaciimoAbdiqadir
    @NaciimoAbdiqadir Před měsícem +28

    Team samia ladan &kiki one like ❤

  • @Abdullofficial457
    @Abdullofficial457 Před měsícem +11

    Asadow plz Gmki challenge kii cadnan xaskisa yadilay kasoqabo amiro iyo cayda then dambi baraha kadig Mohamed sacid saxaf plz plz 🙏🙏

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr Před měsícem +17

    Sheekh mustafe sowta somaliland Hargeysa jooga

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv Před měsícem +15

    Lucky girl guusha ayadaba dhashay❤

  • @Mahrezjr7
    @Mahrezjr7 Před měsícem +7

    Asedkoo intii jeceyl one like ❤

  • @xamzataatiko-bs1yq
    @xamzataatiko-bs1yq Před měsícem +11

    Dunida Maso Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW 📿 🕋

  • @HabonMahaod
    @HabonMahaod Před měsícem +10

    Away dadkii jeclaa nabigena muhamed❤

  • @hafsamoktar5042
    @hafsamoktar5042 Před měsícem +10

    Malmalhan asad wu nagu socda de maha Somalia sheekh mustafa jojiyey

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 Před měsícem +9

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw scw ❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +13

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🤞

  • @QasimnuurMaxamed
    @QasimnuurMaxamed Před měsícem +10

    Saami+cadnaan =Cadsam waan idin wataa wllaheyga😂❤

  • @user-nt7vs6ne4x
    @user-nt7vs6ne4x Před měsícem +17

    Team samiya one like ❤😢

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan Před měsícem +6

    The best person ever The The knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

  • @hafsamoktar5042
    @hafsamoktar5042 Před měsícem +6

    Sheekh mustafa ma somalia ayu joga de asadow mlmhn wad Nagu socota 🙄🙄ma wxba ka siya

    • @user-bf2ru3eq5i
      @user-bf2ru3eq5i Před měsícem +1

      😂😂😂😂😂dream always dream
      Somalia always somalia ❤😂

  • @AbdallaAdam-hp7lw
    @AbdallaAdam-hp7lw Před měsícem +11

    No ex no next for me koko is the best😂

  • @CabdulahiJr
    @CabdulahiJr Před měsícem +10

    Team asad hagio one like ❤❤❤

  • @FarhiYaDaud-bl2de
    @FarhiYaDaud-bl2de Před měsícem +7

    Asadow please nosoo daa filimkii aroska khaladaadkisa please ❤❤❤❤❤❤

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 Před měsícem +23

    Kusali nabi maxamed scw ❤❤

  • @xusseenAadam2557
    @xusseenAadam2557 Před měsícem +12

    Nabi muxamed Waa nabiga loo soo diray caalamka oodhan
    صَلَّى اللهُ عَليهِ وسلَّم

  • @Muztafemuuze540
    @Muztafemuuze540 Před měsícem +8

    Asad hagio saddex sanno taagerahagaha aha maanta ma iga farxin oo 50$ igu caawin dhib iska jirte😭🤲

  • @jimcalejirdeasmarka
    @jimcalejirdeasmarka Před měsícem +12

    ASAD HAGIO PRANK GII DHEX YAALKA AHAA KAAMA HAYNO EE ASXABTA TEAM27 KU SAMEYN JIRTAY WAA SUGAYNAA INTA IGU RAACSAN LIKE 👍 ❤

  • @Maahiryareo
    @Maahiryareo Před měsícem +15

    Bilis like TIIM Asad

  • @mohamudyasin4393
    @mohamudyasin4393 Před měsícem +7

    Team27 family ku jeceyl oo hbnkii ayaga oo dawan vedio mala seexsho Never give Up ❤🎉

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Před měsícem +4

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕

  • @IdilCabdifitaax
    @IdilCabdifitaax Před měsícem +6

    Kusaliya nabigena scw❤❤

  • @munasarmaxamed-wm8vb
    @munasarmaxamed-wm8vb Před měsícem +12

    Inta manta sontay like ❤️

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 Před měsícem +6

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤❤

  • @LiibaanbashiirAhmed
    @LiibaanbashiirAhmed Před měsícem +1

    Waxaan Rabaa inaa hadafkaaga kadhabaysi ayaa ku rajeynayaa illaahi waxaan kaaga barya inaa hadafkaaga inuu illaahi sida ugu dhaqsiyaha badan❤❤Asad waan ku salaamay ❤zxp

  • @khaliddjkhalid3455
    @khaliddjkhalid3455 Před měsícem +6

    Team ladan ciidi one like ❤❤

  • @Haselmaxamed
    @Haselmaxamed Před měsícem +5

    Àduunka intaad joogto dadka qalbiyadooda ilaale 😢💔🥺

  • @cawilkhamiiscali
    @cawilkhamiiscali Před měsícem +5

    Kusaliya xabiibka scw❤

  • @mohamednurmohamud4545
    @mohamednurmohamud4545 Před měsícem +7

    Si ii cadalad u noqdo waxan so jedina in qofka suasha marayso uu jwbta kaliya bixiyo hade kaso gudubto uusan hadli karin like hada ila qabto

  • @PrincessMinhaaj
    @PrincessMinhaaj Před měsícem +19

    Wallhi cawa number 1 ahy😢❤❤❤

  • @adnasalax
    @adnasalax Před měsícem +7

    Shiikh mustafe waa shiikh soomaaliyeed umada somaliyeedna wuxuu uyahay shiikh lkn wuxuu udhashay kana soo jeedaa hada kunoolyahay dalka soomaalilan caasimadiisa hargaysa Allh hanoodhaafo ii wax iska Hubso asadow is ilaali beryahan khaladaadbaa kaa dhacayee ok

    • @fathiattam-cu8dt
      @fathiattam-cu8dt Před měsícem

      Just Somali waaye

    • @xitsi
      @xitsi Před měsícem

      Dalka somaliland kulahaa😭😂😂😂

  • @CusamaanMaxamedcusmaan
    @CusamaanMaxamedcusmaan Před měsícem +5

    Kusali nabi scw ❤❤

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q Před měsícem +7

    Samiyo Dani say utiri qosol iguma harin😂😂😂

  • @AbdisalamOmarhassan
    @AbdisalamOmarhassan Před měsícem +10

    Abtiyo Asad hagio félicitations 🎉

  • @user-vv8hd9yg1w
    @user-vv8hd9yg1w Před měsícem +6

    The best team Asad hajio from Djibouti

  • @KadronoorKadronoor
    @KadronoorKadronoor Před měsícem +8

    Somaliyeye I duceya nolosha igu adhag malmahan shaqo iyo school isku wadee malmahan shaqo laan igu dhacdee 40 qof ducado wala aqbalayaye gawar walashinah ahaye 😢🤲🤲🙄😥

    • @AnisaMohammed-zu4ss
      @AnisaMohammed-zu4ss Před měsícem

      Wll waxaad jeceshy allah ku siiyo sabir❤

    • @AverageCommenterr
      @AverageCommenterr Před měsícem +1

      Kadronoor wax walbo kheyr kugujiiro ilah hakusiiyo siidan fileyniin walaal alahu amiin yaa Rabbi

    • @ifraH-updy
      @ifraH-updy Před měsícem

      Wax walpoo jeceshahay allaH ku sahlo

  • @princessbinty499
    @princessbinty499 Před měsícem +6

    Cawa koko joogta madaxda❤

  • @user-xt1sq7lw4q
    @user-xt1sq7lw4q Před měsícem +1

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @user-ti1qw1gv5l
    @user-ti1qw1gv5l Před měsícem +8

    Asad hagio waku salamay wllkey ❤

  • @XaliimoBile
    @XaliimoBile Před měsícem +5

    Kusali nabiga Scw ❤❤❤

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před měsícem +6

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před měsícem +4

    Koko inta il jecl plse lak😍😍

  • @XanaanFaarah
    @XanaanFaarah Před měsícem +6

    Team samia one like 👍

  • @YaxyeDaahir-jf8ce
    @YaxyeDaahir-jf8ce Před měsícem +5

    Team samiya one like ❤🎉

  • @ShuebAdenAhmed
    @ShuebAdenAhmed Před měsícem +6

    Allha ku xifdiyo wlalkey asad❤

  • @user-xw7sj3cf4q
    @user-xw7sj3cf4q Před měsícem +28

    Team koko 100 like😢😢❤

  • @user-pb8vh9ms2f
    @user-pb8vh9ms2f Před měsícem +6

    Wlhi koko su’aalaha ka jawaabeese happy iyo sheekh mustafa maskaxdee wee kusoo dhaceen

  • @NajmomustafisaaqMustaf
    @NajmomustafisaaqMustaf Před měsícem +3

    Asaduuw walhi heestan dunidan dad ka juga adaa.......
    Waxad igo qasab tey Inan radiyo lkn wey ii su degi weydey😢
    Sad I jecleyaidey❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před měsícem +1

    Team koko one like ❤❤🎉🎉

  • @SafaAli-dc6bz
    @SafaAli-dc6bz Před měsícem +2

    Markuu asad dhahay sheqa asiga laso dhigta ani koko halmar dhaney sheeq mustafe 😂hal point malihiyow😂😂

  • @yaasiryare8525
    @yaasiryare8525 Před měsícem +4

    Sheikh mustafe somaliland joga🤚🏾

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh Před měsícem +4

    Team asad on like ❤😊

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Před měsícem +5

    Kkkkkk koko caadi ma ahan ciyartoy ma shukantay kulaha kkkkk

  • @Younis__Abdi
    @Younis__Abdi Před měsícem +6

    Yaka Dawanoya Nairobi ❤🙋🏽‍♂️🇰🇪

  • @mohamedfarax5818
    @mohamedfarax5818 Před měsícem +1

    Asad mar walba koko nookeen habenka koko maqantahay ma dawadoo
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @OsmanJama-yq2xu
    @OsmanJama-yq2xu Před měsícem +2

    Asad waa qaldantahy sh. Mustafe somalia majoogo