PRANK KIKI OO AAN HORTEEDA ISKU SUUXIYAY WAY OYDAY SORRY KIKI😭

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 12. 09. 2024

Komentáƙe • 915

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Pƙed 18 dny +252

    kiki ilaasho wllhi siday kujeceshahay inaanay cid kale ujeclayn samia Mardanbe hakusameyn alpha kaso aarso đŸ«¶

  • @SeynabhireAden
    @SeynabhireAden Pƙed 18 dny +515

    Koko kasoo arso samia adi io sundus tey inku dhigtey mailowdey😱😱 inta iku raacsan like faqireed nh😱

  • @Mahirmo12
    @Mahirmo12 Pƙed 18 dny +266

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❀ï·șï·ș

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Pƙed 18 dny +203

    Saamiya horta dadka prank kugu sameeya kasoo aarso dadka waxba kugu samayn iska dhaafe koko alpha iyo amiira kasoo aarso yaaqeey😂😂

  • @Kingceyd
    @Kingceyd Pƙed 18 dny +543

    Team samiyo jilinkeed ka heshey like faqireddđŸ˜‚â€

    • @SumayoAweysCali
      @SumayoAweysCali Pƙed 18 dny +4

      ❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀

    • @user-pm3or1dd8d
      @user-pm3or1dd8d Pƙed 18 dny +2

      â€â€đŸ˜‚đŸ˜‚đŸ˜‚

    • @hodanxassan9948
      @hodanxassan9948 Pƙed 18 dny +1

      😂😂😂

    • @user-yc7dq9rp1m
      @user-yc7dq9rp1m Pƙed 18 dny +1

      ❀​@@hodanxassan9948

    • @safahilwa6648
      @safahilwa6648 Pƙed 18 dny +2

      Jh Naxriistii oo qof ah kiki wllhi ❀

  • @cashacabdilahi8150
    @cashacabdilahi8150 Pƙed 18 dny +464

    Inta markay kiki iyo samiya markay argtay soo cararta one like 😂😂😂

  • @RaaxoCali-ge3tu
    @RaaxoCali-ge3tu Pƙed 18 dny +104

    samiya kiki way ku jecshyyyy bls gifti u keen 🎉😱ints igu racsan

  • @HaniAamow
    @HaniAamow Pƙed 18 dny +123

    Intii u aragto samiyo in kiiki jaceyshaxay like â€â€â€â€â€đŸ‘đŸ‘đŸ˜ą

  • @nafisacali3840
    @nafisacali3840 Pƙed 18 dny +100

    Intaas ba isma adkayn karo mar hore qosli laha samiya cadi mahan😅😅

  • @FadumoMohamed-r8n
    @FadumoMohamed-r8n Pƙed 18 dny +128

    Marba hadaa nahy reer team 27 like waa noo xalaal😂😂😂🎉

  • @Boqordeyda
    @Boqordeyda Pƙed 18 dny +170

    Zamia kiki way ku jeceshahy 😱😱qalbigeda ilali Zamiya

  • @HaykalMuzty
    @HaykalMuzty Pƙed 18 dny +189

    Inta markay prank aragtay soo carartay one like 👍 đŸ˜‚â€

  • @IBRAAHIMCarab-u6o
    @IBRAAHIMCarab-u6o Pƙed 18 dny +106

    Kusalia nabiga muxamed scw

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 Pƙed 18 dny +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor Pƙed 18 dny +132

    Kiki miskin wlhi we ku jeceshy Samia ilasho gabadhas 😱

    • @XilwaqaaliQurux
      @XilwaqaaliQurux Pƙed 18 dny +4

      Kiki wa gabadha ugu daacadsan groupkas wa hora dareemay kiki waxba uma qarsona farxad iyo xanaqba wa qalbi saliim 😱

    • @SimranAbdiNor
      @SimranAbdiNor Pƙed 18 dny +1

      @@XilwaqaaliQurux Ha miskinta đŸ„Č

    • @safiyoshiiqcabdulfitaax3416
      @safiyoshiiqcabdulfitaax3416 Pƙed 13 dny

      ​@@XilwaqaaliQurux waa sax wllhi

  • @SihaamMaxamed-dd3tu
    @SihaamMaxamed-dd3tu Pƙed 18 dny +66

    Kiki naxariistii oo qof ah wllhi aniga ogaya xataa waa iga nixisay samiyo sid ey isku ridey lee ax😱😱

  • @SeynabhireAden
    @SeynabhireAden Pƙed 18 dny +152

    Samiyo cadi matihi like isaar bal ilhy dartii😱😱😱

  • @SadammohamuahmedSdamzolegend
    @SadammohamuahmedSdamzolegend Pƙed 18 dny +83

    Samia kama dalo dawasha dada 😍

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 Pƙed 18 dny +135

    Alla Ma nooli adi Cadnaan Aa kugu sameye adineh kiki Maa ka jareey😂Ciyaarta bareejo wye 😂 Kiki Waa boqorad m.a waa lagu Tasha karaa ❀

  • @ZamzamAxmed-pv8oc
    @ZamzamAxmed-pv8oc Pƙed 18 dny +66

    Ani horta mali necebyahay maxaa replay laygu soo gali waayeyâ€đŸ˜ą

  • @yousra52
    @yousra52 Pƙed 18 dny +42

    Alla asad iyo samia cadi mha ma qosleyan xita kwrn asad idinka is taqanin kulaha qof suxdey😂😂

  • @neima837
    @neima837 Pƙed 18 dny +70

    Team kiki one like I love you sister â€đŸŽ‰đŸ˜Š

  • @kridwaabdikaremuser-wr2es2gp9k

    Video ga miyaanad furinba samia😂saa u jiidayey wuba dhamaday Videoga😂😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Pƙed 18 dny +4

      Kula mid wllhi😂😂😂

    • @ameyra1
      @ameyra1 Pƙed 18 dny +2

      Hee wuu ishaqeenoya aniye😂😂

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 Pƙed 18 dny

      😂😂😂 samiya waxas uma joojiso youtube baacsatey young shamuurey đŸ˜‚đŸ˜‚â€

  • @Effected_18
    @Effected_18 Pƙed 18 dny +31

    15:10 saamiya saas dhan maa ijeceshhe kulahhaaaa ey inee ka oysiise😂😂

  • @mahadlink4343
    @mahadlink4343 Pƙed 18 dny +51

    Kiiki dhibkeeda jeceshahy miyaa samio😂😂

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh Pƙed 18 dny +79

    Team samia Ahmed and kiki on like â€đŸ˜Šâ€
    Samia it not ieasty 😂😂 kiiki sorry 😱😱

  • @Maysafarah-h4c
    @Maysafarah-h4c Pƙed 18 dny +63

    Abaayo koko prank ku Soo samee pls 😊

  • @NajahNalka-yg7jl
    @NajahNalka-yg7jl Pƙed 18 dny +61

    Samia one likeđŸŽ‰â€

  • @CimroMohamad-uy8lx
    @CimroMohamad-uy8lx Pƙed 18 dny +80

    Guys isoduceya inu ilahay muradyasheda isahlo insha, Allah đŸ€ČđŸ„ș

  • @saynabdaauud5679
    @saynabdaauud5679 Pƙed 18 dny +31

    Samiya waa shamuuriga malesia jooga macqul maha walhi Dadkay CZcams iyagoo sanado ku jiray xuf ku dhaafty
    1. Foosiya dhimbil
    2. Amina Ugbaad
    3. Macalimo
    4. Salax
    5. Cimraan
    6. Deeqow
    7. Alpha
    8. Sundus Sankay usaarantay
    Gabadha koko ku xigta ee million gali doonata waa Saamiya qurux qof kabaday qalbiya dadka illahay isha haka hayo Aamin❀

  • @SundusAyaanle-k7p
    @SundusAyaanle-k7p Pƙed 18 dny +37

    Team samia one like❀

    • @SiciidSudaysi
      @SiciidSudaysi Pƙed 16 dny +1

      ❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀❀

    • @MutaasAbdibaasid
      @MutaasAbdibaasid Pƙed 14 dny

      Nie8e8wuwiw9w Yeah Yes, the solar matter hold you back and well malady.You gotta have the best.Is the Marriott Nick assault?Madre?Or you're mad aya maria de caso maria o yous man😼

    • @luulmaxamed7542
      @luulmaxamed7542 Pƙed 9 dny

      DcgsᾌƑƓ

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 Pƙed 18 dny +33

    Team samia like 👍

  • @Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c
    @Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c Pƙed 18 dny +41

    Brank sidan uu Necbahay iyo sida lagu sameyo isma laha😂😂😂

  • @falisShiikhDooncabdi
    @falisShiikhDooncabdi Pƙed 18 dny +33

    Abayo waku baryaya sundus kusoosamee 😱plz❀

  • @XilwaqaaliQurux
    @XilwaqaaliQurux Pƙed 18 dny +11

    Saamiyo kiki ilaali wlh waa qalbi Wanaagii o qof ah 😱😱😱😱weyna kujeceshahay adna wajeceshahay abayo sas isku ixtiraama

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho Pƙed 18 dny +21

    Samia firi aboyo kiki walahi wekujeceshahy ilaasho ok firi koko ama sundus ama ladan kuso sameeđŸ˜ąđŸ˜‚đŸ˜‚đŸ˜‚đŸ˜‚â€

  • @AmranNuur-ff1uq
    @AmranNuur-ff1uq Pƙed 18 dny +30

    Samia Kiki wey ku jecedhahy pls qalbigeda ilali😱

  • @nasrajibrilnasradegen6290
    @nasrajibrilnasradegen6290 Pƙed 18 dny +22

    Walalnimo waa wehel sorry kikiâ€đŸ˜ą

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 Pƙed 18 dny +34

    Runtii samiyo😂😂😂is best actress❀❀❀of Somalie and kiki is very very generous

  • @user-wd8pe7zu1z
    @user-wd8pe7zu1z Pƙed 18 dny +42

    Samiyo kiiki hadiyada raali gelin sii wey ku jeceshahay wllhi

    • @CabduqadirMahamud
      @CabduqadirMahamud Pƙed 18 dny

      đŸŽ‰â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€â€

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Pƙed 18 dny +338

    TEAM AMIRA QURUX ONE LIKE 👍

  • @princesszapna
    @princesszapna Pƙed 18 dny +27

    Team Kiki and samia one like 👍 😂

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 Pƙed 18 dny +20

    Asad kulahaa sheydaamiinta waaye u maleynaa😂😂😂

  • @intisaam_cadey5
    @intisaam_cadey5 Pƙed 18 dny +37

    Kiki wllhi wa naxriistii lugo leh â€đŸ˜‚

  • @munajama6042
    @munajama6042 Pƙed 18 dny +35

    Samia calool adka actorad caadi ah waaye😂

  • @HaniAhmed-v9u
    @HaniAhmed-v9u Pƙed 18 dny +17

    Nolosheyda kwr kiki Gaga wngsn ma argin wa saxibtadha qaliga eh ilasho mcntii

  • @SafwanMahdi
    @SafwanMahdi Pƙed 18 dny +14

    Kiki the queen of Kindness❀❀

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo Pƙed 18 dny +18

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❀

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas2927 Pƙed 18 dny +15

    Kikii naxaris midhan weye ilasho samiya đŸ˜ąâ€â€đŸ˜ąđŸ˜ą

  • @ayaanmoh6846
    @ayaanmoh6846 Pƙed 18 dny +12

    Ala samiyay kiki mad ka deysid wllo kiki si gaaray ku jeceshahe😊 kikiyey ka rali noqo qali adna sorry kiki😼

  • @MohamedOday-vm7ex
    @MohamedOday-vm7ex Pƙed 18 dny +10

    Wllhi Kiki waa qof aad u wanaagsan
    Oo Naxariis badan ❀❀❀

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Pƙed 18 dny +16

    Kusali nabigeena muhammad scwâ€â€â€đŸ•‹â˜đŸŒ

  • @user-qn7yi3xk9m
    @user-qn7yi3xk9m Pƙed 18 dny +15

    Kiki maskiin waaye wallhi wallnimoâ€đŸ˜ą

  • @NasraAhmed-r5r
    @NasraAhmed-r5r Pƙed 18 dny +8

    Ala yarastydiiii isuxan ayaa cawaa dhulk noog dhacadyaa samiy abyo naftad haligtya whi cawa😱😱😱

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya Pƙed 18 dny +34

    Inta Kiki samia ila. JecelđŸ«¶đŸ»đŸ˜

  • @ifrahmaxmed3936
    @ifrahmaxmed3936 Pƙed 18 dny +29

    Inta soo caratey mrky aragtey samiya and kiki one Like😱😂

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Pƙed 18 dny +13

    Samiya 😱😱😱😱kiki markle haku samynin

  • @SacdiyoCusmaan-fv9wx
    @SacdiyoCusmaan-fv9wx Pƙed 18 dny +6

    Ar Samia yab ayaa ledahay ❀horay usoco ayaan kuleyahay abaayo

  • @user-lw6ue6by5g
    @user-lw6ue6by5g Pƙed 18 dny +12

    Koko prank ku samee please abaayo â€đŸ˜‚

  • @najuuabdi4731
    @najuuabdi4731 Pƙed 18 dny +36

    Samia asad prank kuso smeeyy😂😂

  • @NimcoAli-xm4nj
    @NimcoAli-xm4nj Pƙed 18 dny +24

    Hada iga danbeyso like faqired isaarâ€đŸ˜ąđŸ˜‚

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman Pƙed 18 dny +6

    Saamio abayo gabdha way ku jeceshy wxs danbe haku sameyn ilaasho sxp fcn waayeâ€đŸ˜ą

  • @SamiraDahir-q5t
    @SamiraDahir-q5t Pƙed 18 dny +17

    Team samia iyo amiira one likee❀

  • @farxiyoqurux-r7u
    @farxiyoqurux-r7u Pƙed 18 dny +11

    Samia koko ka aarso adi iyo sundus sii nii galeyse ma ilawday iida ka arso

  • @XilwaqaaliQurux
    @XilwaqaaliQurux Pƙed 18 dny +5

    Saamia plz gift raaligalin sii kiki 😱😱😱😱wakanaixisay wa qalbi wanagi o qof ah

  • @Filsanqamuus
    @Filsanqamuus Pƙed 18 dny +15

    😂saay utaqaano suxowga bilif 😅

    • @nimcosaciid5380
      @nimcosaciid5380 Pƙed 18 dny

      😂😂😂wlh waaa raftay qoralkaga iga qosolsiiiyy

    • @deqowQawaji
      @deqowQawaji Pƙed 18 dny

      @Filsanqamuus sey isku ride wlhi jilinkeda topwaye

    • @deqowQawaji
      @deqowQawaji Pƙed 18 dny

      ​@@nimcosaciid5380hhh

  • @XamdiKhasim
    @XamdiKhasim Pƙed 18 dny +15

    Waaba leyga horeyay miya meesha😂

  • @faizaahmed5
    @faizaahmed5 Pƙed 18 dny +5

    Samia cadi matching like isar bal ilhy dartii â€đŸ˜ąđŸ˜ą

  • @YusraAbdi-xe8qf
    @YusraAbdi-xe8qf Pƙed 18 dny +9

    Samia walhi wan ku jeclahy abyo howrey usoco ❀❀❀

  • @user-hy9dz8if8j
    @user-hy9dz8if8j Pƙed 18 dny +9

    😂😂hyeh Kiki mad ku bilawday😂

  • @hadiamustaphe3561
    @hadiamustaphe3561 Pƙed 18 dny +7

    Samiyaay kiki bad ladaba gashee kadhac dee 😂kuwii kale kasoo aarso

  • @NadiifoCalidiiriye
    @NadiifoCalidiiriye Pƙed 18 dny +8

    Mss prank saamiyo prankiga sii wad oo mid ka daran asad ku sameey please

  • @SucdiOfficial
    @SucdiOfficial Pƙed 18 dny +8

    Samiyo kiki way kujeceshahay ilaasho đŸ˜ąâ€

  • @ikraanibraahim9880
    @ikraanibraahim9880 Pƙed 18 dny +17

    Kiki wey calool jil cantahay wlhi masha Allaha ❀❀❀

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Pƙed 18 dny +8

    AR. SANIA. UMADEENA. MAHA
    KINI WAA. KUHEESATAA KIKI😅😅😅😅😅😅

  • @HaniHassn-o2i
    @HaniHassn-o2i Pƙed 18 dny +7

    Naa samia inaa koko ku samayso bay ahedd😱😅

  • @NashadMaxamed-xt2we
    @NashadMaxamed-xt2we Pƙed 18 dny +4

    Team samjyo jilinkeed ka he's hey like faqiredd 😂

  • @CibaadoAadan-q8t
    @CibaadoAadan-q8t Pƙed 18 dny +9

    Saamiya waan ku taageeraa wllhy😂

  • @asmaadam5043
    @asmaadam5043 Pƙed 18 dny +5

    😂😂😂😂asad lafterkisa inad ku sameysid bay ahyd 😂😂😂

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 Pƙed 18 dny +11

    Hey Samia, prank waa haram , siskasto waa demby weyn because waa daqanka shaytanka akuu daydaysanin dadka sameyo, shaytankaaa dadko noloshadoodo ku dedeloo, akuu noqanin pranknimada, waxa uu shaqaaynosa shaytanka markad prank sameyso mardamo asku sameynin haaye

    • @FatimaAlganaanah-gr8fz
      @FatimaAlganaanah-gr8fz Pƙed 18 dny +1

      Haram wuxu yahy mrku qofku rali ka ahyn lkn qof ka rali ah waku samen karta mhn sheikh assem hakeem ba sas dhahy❀

    • @YunNetwork1
      @YunNetwork1 Pƙed 18 dny

      Iska jir macnaha haram bedeloosid waa bidah, dadka bidah sameyo waxay ku juran debka ,

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 Pƙed 16 dny

      Mafahmin qoralkaga​@@YunNetwork1

  • @RashiidClaahi-i4f
    @RashiidClaahi-i4f Pƙed 11 dny +1

    Kusaliya xabiib kena mahameth scw scw❀❀

  • @EngShaafici
    @EngShaafici Pƙed 18 dny +7

    Kiki sorryâ€đŸ˜Š

  • @MariyoMaanka
    @MariyoMaanka Pƙed 18 dny +2

    Saamiy kiki sigaara uilaasho weykujwceshahaye❀waanaxariistiyoo qofa kiki saacadaanlagabilaawo qalbigeyga kuguqoray gabdhaha aansigaara utaageero kujirtaa❀❀❀

  • @nimahassan1798
    @nimahassan1798 Pƙed 18 dny +7

    Hadan Adimoy idisho kawaran kulaha Kiki 😂😂😂

  • @user-tz4zm6lo3e
    @user-tz4zm6lo3e Pƙed 18 dny +5

    Asad ayaa prankiga haleeyay way isla ogyihiin haduu uimaadi laha way aamini laheyn

  • @Hoodohassen
    @Hoodohassen Pƙed 18 dny +5

    Samia Io kiki inta jecelâ€đŸ˜Š

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha Pƙed 17 dny +1

    Saamiyo wax ka dhip badn maleh😂😂 isaga dul qaata❀❀❀

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q Pƙed 18 dny +5

    Kiki zxp jira weeyeâ€đŸ„°

  • @abusufian3824
    @abusufian3824 Pƙed 18 dny +2

    SAMIA is very smart and genus person you deserve that record keep going

  • @Zuuzanopdilahi124
    @Zuuzanopdilahi124 Pƙed 18 dny +8

    Hada ki Cadnaan Soo dawaday 😂

  • @NimcomaxamuudXasan-r2b
    @NimcomaxamuudXasan-r2b Pƙed 18 dny +2

    Samiya adi iyo kiki asad prank ku sameeyo please iga aqbal hadalkaas kiki asad ka aarso si waali ah ugal Haye dheh saamiyo adi iyo kiki asad prank ku sameeyo

  • @sicidoomarabdi2152
    @sicidoomarabdi2152 Pƙed 18 dny +6

    War amiira prank ku soo samee ka soo aarso amiira

  • @nimcosaleebaan-dg7xs
    @nimcosaleebaan-dg7xs Pƙed 18 dny +2

    Samiya walaahi Kiki aduunkay kui jeceshay ilaasho kasoo aarso koko iyo alpha kiki mardane haku sameenin way ilmaysay ax sorry kiki naxariistii oo qofa kiki ilove you mcntydii ❀❀❀

  • @ahmedmursal3716
    @ahmedmursal3716 Pƙed 18 dny +5

    Qofki ugu horeyay ahy đŸ˜‚đŸ˜‚đŸ˜‚â€

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 Pƙed 18 dny +1

    Saamiya young shamuurey youtube cabsi cabsi ayd ku ridey 😂😂😂 lkn wlhi sababta ugu wayn eed heerkas ku gaadhey waa Idea Asad xajiyow flim ayu ka dhigey iyo surprised adna wad daashey hore u soco Asad hagio wn ku wadana from hargeisa ❀❀❀

  • @SabariinAbdullah-im6hm
    @SabariinAbdullah-im6hm Pƙed 18 dny +11

    Saamia koko iyo cadnan nooga soo aar mayeeleeno anaga😂😂

  • @abucammaar8155
    @abucammaar8155 Pƙed 17 dny +1

    Samiya HBO MCN sharftyda haboh mcn kiki❀ naxariis wllhy kiki HBO mcn ❀❀ kiki parks kadhaaf pilis HBO samiay❀❀

  • @OwliyoOmar
    @OwliyoOmar Pƙed 18 dny +6

    intaa markey prank maqashay soo carartey😂😂😂

  • @HamseSuleimani
    @HamseSuleimani Pƙed 18 dny +11

    Hablaheena soomaliyeed waa wada naxariis
    Kikii waa Qof aad unaxariis badan oo kujecel
    M. Allah
    Hablahena soomaliyeed ee naxariista badan inoo. Ilaaliya ragoow

  • @SihaamMaxamed-dd3tu
    @SihaamMaxamed-dd3tu Pƙed 18 dny +7

    Horta aniga maxa dadakan dhan iga so hormaran islamarka oo iso dhaco waan so carrar why😱😂😂

    • @kawsarcabdi3236
      @kawsarcabdi3236 Pƙed 18 dny +1

      Halkye taagan yihiin baa iga yaabisye 😂

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 Pƙed 18 dny +1

    Samia kiki hadiyad raaligalin ah sii yaa igu raacsan asxapta