AARGOOSI QOYS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 2,8K

  • @sagalmohamed5702
    @sagalmohamed5702 Před 23 dny +1275

    Wnku farax sanhy ina noqdo qofka ugu horeye Comanti soqoro ina noqdo kusali nabiga scs scw scw scw scw ❤

  • @munamaanka8020
    @munamaanka8020 Před 23 dny +563

    Ceyda oo aabe run ah goormee arkeenaa i.a he will be best dad😢❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 23 dny +235

    Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo❤🎉

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 Před 22 dny +40

    Amiira jilinkeda markaan lama hesab karo😮 Filimkii calaf io cashaq amita jilinkeda qosol baa kujiray😂 Lkn hada💯🔥 Amira gabadheda markee dhahday wlhi wan 😢 run aba moday calol jileec
    Ceyda wlhi waa shaqeNesa😂 maa sha allh Noo soo badi short Filimk😊

  • @CidiCabdi
    @CidiCabdi Před 22 dny +41

    Arday boy
    lucky boy
    Million boy
    Talented boy
    Qab qab
    Caymir
    Caydaruuuus
    Hore u soco wallooooo🎉🎉🎉🎉

  • @user-azwaana24
    @user-azwaana24 Před 23 dny +446

    Amiira qurux Best atariisho inta amiira jilinkeda ka heshay one like❤🎉

  • @hodanafrika8747
    @hodanafrika8747 Před 23 dny +198

    Aan ku salino xapipkeena Mohammed (s.c.w)❤

  • @Shankarooneeyy
    @Shankarooneeyy Před 23 dny +426

    Yes team Ceymiir flimkan mcn waye hanola soo badiyo 😢❤

    • @Ileysxasan53
      @Ileysxasan53 Před 23 dny

      Shukuuu😂😂😂😂

    • @Miinaahenaaarts
      @Miinaahenaaarts Před 23 dny +16

      Baybi markuu yiri baa miyir iigu dambese alla wixi laqariyo macana horta😭😭😭🔥❤️

    • @Ileysxasan53
      @Ileysxasan53 Před 23 dny +2

      @@Miinaahenaaarts wtf walagu jiloya ereyga maxa kaqaldan😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před 23 dny +2

      @@Miinaahenaaarts bbe maba maqlin bee

    • @Samia5-v8w
      @Samia5-v8w Před 23 dny

      ​@@adoontiallesiman262 dhagaha la'adahay wllo😂😂

  • @user-Varahzaneeyyy...
    @user-Varahzaneeyyy... Před 21 dnem +2

    Best Short film❤ nadiya inma cadi mahan ❤😂mclimu feedha weyne😂😂

  • @FandAmira
    @FandAmira Před 22 dny +25

    Jiliinkiina wax kale waye top waye wlhi m.a thanks my teamkayga❤❤

  • @caynicudoon9767
    @caynicudoon9767 Před 23 dny +384

    Waxan short flim waa dhaafay waa mahdsantahay sidaa wax qurux badan nogu soo gudbiso adiyoo wLiba arday ah talent man💓❤️

    • @LakiHirad
      @LakiHirad Před 21 dnem +8

      The legend pro😂😂😂🎉🎉

    • @SahroAxmed-fs6kx
      @SahroAxmed-fs6kx Před 13 dny +2

      Dhh 4f3 y😮😅😢😊​@@LakiHirad

  • @Amiira234
    @Amiira234 Před 23 dny +190

    Jiliinkiina lama heysan karo waqtigaa kubaxiseen mirihiisa waaakan best short filim horay usocda❤❤❤❤

    • @KiikiiKoo-r1o
      @KiikiiKoo-r1o Před 23 dny +3

      Insha Allah waaa wiil yaroo ardaya oo dadaalaya waliba

    • @Jamal-zw6xq
      @Jamal-zw6xq Před 22 dny +1

      @@Amiira234 wallhi dadaal buu wadaa ninkan h0ray uz0c0 zhp

  • @BoqRaD
    @BoqRaD Před 23 dny +82

    War amiro jileenkeeda caawa waapa aamini la ahy masha allah❤

  • @mohanyare-y6z
    @mohanyare-y6z Před 22 dny +9

    ceyda jiliinkisa aad ayuu uliitaa runtii gabadhiisa lacunay shukumaan ayaaba garbaha uzaaran amiirah qeypta udambeysa runtii waa profinitional filmka iyadaa qaadaty iyo camera manka angle uu kaduubay so special

  • @MunishEdabsan
    @MunishEdabsan Před 22 dny +12

    Best filim weye wlahi masha aalah hore usucda wlaalyal❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před 23 dny +405

    2 bari baan sugayay shalay iyo maanta 😢 ala Amiira bas waaye cumaamadeeda mala haysan karo markii hore Quruxdeeda ayaa Hindida naga bareejaysay imikana jiliinkeedaa Hindida naga bareejeeyay waaw waad na waashay Amiiraaa ❤😂

  • @Sahramaxamad-dp3dy
    @Sahramaxamad-dp3dy Před 23 dny +228

    Cayda qaladaadka filimka noo soogali inta igu raacsan like

    • @maariyaali9886
      @maariyaali9886 Před 23 dny +1

      Uff maficno qalaladka

    • @Farax-rb3dd
      @Farax-rb3dd Před 21 dnem +2

      Akh weeye filmkste marka realygiisa la arko o qaladadkisa laso galiyo wala naca

  • @AbdiMohamed-y4w
    @AbdiMohamed-y4w Před 23 dny +146

    War kan filim wuu dhaafey walaahi illahow somali talent ha noo waayin❤

  • @QaliBiyoole-rv1mm
    @QaliBiyoole-rv1mm Před 22 dny +11

    Waaaaaaaw m.a wa.wallkena cayda best flim waye noosabadi
    Cayda 10%10
    Amiira 10%10
    Naahida 10"10❤❤❤

  • @hajihassanyassin1653
    @hajihassanyassin1653 Před 23 dny +13

    I totally admit that this short film was very well prepared and the acting style of the film was amazing 👍 keep ahead Cayda iyo Amiira

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Před 23 dny +246

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy Před 23 dny +207

    Omgtt Amiiradena jilenjeeda wlhi m.a top wye best actress in team 27 Amiira wye keep going qab qab💪🔥🔥🔥

  • @caynicudoon9767
    @caynicudoon9767 Před 23 dny +102

    Jilinka Nahiida amiira Ceyda caadi ma aha kalama dhacan xitaa camera 10/100 ❤️👏

  • @Teamwalbah
    @Teamwalbah Před 22 dny +16

    What a movie jiliinkiina best waye waxba lagama qabankaro m.a best Film 🎉❤😮

  • @user-ho1uh3up7n
    @user-ho1uh3up7n Před 22 dny +15

    Wallahiy waxaan waa best film jah mahadsaniidiin sidaad wax noogu soo duubteen

  • @aalachanel9840
    @aalachanel9840 Před 23 dny +117

    Wiilka dada yar eee 1M haysta best talented boy iyo million qurux she acted best flim always

  • @NurudinYasin
    @NurudinYasin Před 23 dny +73

    Inta filimka kaheshay asc daqiqa dahana nosobadi plz😭👍👋

  • @SucaadYaasiin1234
    @SucaadYaasiin1234 Před 23 dny +69

    Ayy Nahida iyo amiira ceyda jilinkin wax kale walahy siba Nahida ceyda wax yalahan oo kale no soo badi❤❤❤❤😮

  • @hodanhappy3950
    @hodanhappy3950 Před 22 dny +7

    Wllhi runa umalehaye waa jiricode 😢 best flim 👌🥰

  • @CuradaReerShuceepCalikamiin

    Ayy ceyda markuu Amiira ku dehe hello ppe 😫🥺😭

  • @Win-Finders
    @Win-Finders Před 23 dny +86

    Scoresheet
    Ceyda-10/10
    Amira-10/10
    Young girl 10/10000😅
    Camera 10/10
    Background sound 10/1000
    Suspence 9/10

  • @SacdiyaQurux-fe4bv
    @SacdiyaQurux-fe4bv Před 23 dny +198

    Part 2 ceyda flim qatar waye wallahi 🥺♥️

  • @MusabIsse-mh3tn
    @MusabIsse-mh3tn Před 23 dny +101

    Dunidaan masoo marin ruux ka kheyr badan nabi muxamad aan kuwada salino scw scw scw

  • @Raxmoqurux95
    @Raxmoqurux95 Před 22 dny +9

    Ayyy kan film wow dhafey wax kale guuuleysta ceyda iyo amiiro🌹🥀

  • @NiiniKaaay
    @NiiniKaaay Před 22 dny +9

    Atriisho million qurux and million boy🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Dhamaystiran-c4m
    @Dhamaystiran-c4m Před 23 dny +99

    Malyan qurux
    Amiiro qurux
    Malyan dhaan
    Joojo cuud
    Queen of soomali
    Queen of 27
    Atariishadeena
    Qurux dumar
    Boqoradeeniii
    Atariisho soomali
    🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Najuush
    @Najuush Před 23 dny +66

    Waawarey wlhi hadal ma karo jiliinkiina kal iyo laaab
    Amiira 10/1000🔥
    Ceyda 10/1000 🔥
    Nahida 10/100🔥

  • @fartuunabuukar1398
    @fartuunabuukar1398 Před 23 dny +39

    Ayy ayy waxaan wax kale waye wali mala arkiin ariintan m.a jiliinka Amiira iyo ceyda wow ❤

  • @NajmoCismaan-m5q
    @NajmoCismaan-m5q Před 22 dny +6

    Alaa waa fuuray filinka wuu macyahay walaahi😢😢❤❤❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Před 22 dny +7

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @Queenhappy123Mzzhappy
    @Queenhappy123Mzzhappy Před 23 dny +71

    Ceydow hada kadib wax kale haa nasoo galin plz short filim noso badi amiradena cadi ma ahan ❤😢🎉

  • @WariyoMohamod
    @WariyoMohamod Před 23 dny +84

    Team naadiya one like please 🥺

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali Před 23 dny +88

    Kan film wuu dhaafay jiliinka waxkle🎉❤❤🎉aktorkeena king ceyda iyo atarishadeena amiira qurux naadiyana way ka baxsaday jiliinkedu top ahaa m.a❤❤❤❤❤

    • @AminaAbdifatah
      @AminaAbdifatah Před 22 dny +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Apdyhakin
    @Apdyhakin Před 22 dny +11

    Cayda gooormuu Aabe Run ah noqonayaaa waliba Amira ninkeeeda😂😂😂😢

  • @zeynabmohaaofficialchannel1999

    🎉🎉 mardhow ajanibta filmdoda wn deyn cong noso badiya mhdsanidiin 🎉🎉🎉

  • @user-il4de2rz6c
    @user-il4de2rz6c Před 23 dny +48

    Ayyy amiiro m.a hindida wanaga barejesy m.a talent girl wani wata qabqabs talent couple illaahey haidin xafido aamiin yaarabi ❤

  • @AnzalmaxamedZiyaad
    @AnzalmaxamedZiyaad Před 23 dny +70

    Ooooo my garooooor waxaanaa kaa film ah qabqab kuweyga horay usocdaa m.a wadadii guusha baa heysaaan👏👏👏👏👏👏

  • @FirxiyaFirxiyaj-my7uh
    @FirxiyaFirxiyaj-my7uh Před 23 dny +34

    Amiira iyo cayda labo shaqsi oo aad qalbiyadeena ugu weyn baa tihiin horey uzocda❤my kin and my queen❤

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 Před 22 dny +3

    Amiira jilinkeeda😢😂

  • @user-mw1em5gp1x
    @user-mw1em5gp1x Před 22 dny +4

    Plz part 2 wahaan film 🎥 wudafeee Amira iyo ceyda iyo Nadia yarisey jilingodha caadi mahaa magac halobihio yaqi 😢❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Před 23 dny +133

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-om6rk1oe9g
      @user-om6rk1oe9g Před 23 dny +3

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘💯💯💯💯💯💯💯💯💯

    • @ayanayaninasaida9222
      @ayanayaninasaida9222 Před 23 dny +4

      صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Před 23 dny

      ​@@user-om6rk1oe9g❤❤❤ Scw ❤Scw ❤Scw ❤😘😘😘😘👍👍👍👍👍👍😘😘😘

    • @zakiyazaki7100
      @zakiyazaki7100 Před 22 dny +1

      ❤❤❤

    • @salmoburhaan881
      @salmoburhaan881 Před 22 dny +2

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @laylahappy4017
    @laylahappy4017 Před 23 dny +71

    Wlhy short filim shidan waaye ceyda soobadi please wlhy legend aa tahay wax kasta waa sameen karta am shuwa horey uso wllkey best aabe ku jilaysa 👍🥰

  • @user-wm6xr7yf8s
    @user-wm6xr7yf8s Před 23 dny +19

    Qurux+cod+dherer+cadaan+sandheer+jilin+dhexyar+amiiradeena waaye❤🎉

  • @QueenAmran-oj9dv
    @QueenAmran-oj9dv Před 22 dny +5

    Wallahi wan jeclahay jilinkiina noso badiya kuwan camal Weyba nagu baxda cimamadiina lamaheysan karo woow keep going 🎉❤❤❤❤

  • @R0n41do
    @R0n41do Před 22 dny +7

    Noo so badiya plzzzzz the best movie ever created in this world 🌎🌍🎉🎉🎉🎉❤

  • @Salmonella12
    @Salmonella12 Před 23 dny +80

    Ceymir habenba film cusub😮o my telentedd couple

  • @Beru700
    @Beru700 Před 23 dny +57

    Ninkii amiira qurux xaaskiisa noqoto ayaa nasiib leh .

    • @user-wg4rc1ni2d
      @user-wg4rc1ni2d Před 23 dny +5

      Haaa wlhi ❤

    • @user-ir3fe3wj1j
      @user-ir3fe3wj1j Před 23 dny +3

      Mid ibn halal ah Hoyadi iyo Abiyi u duceyeen Allaha siiyo❤

    • @Beru700
      @Beru700 Před 23 dny

      @@user-ir3fe3wj1j amiin amiin .
      Wad saxantahay

    • @XafsoKayton
      @XafsoKayton Před 6 dny

      Like 😊​@@user-ir3fe3wj1j

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy Před 23 dny +37

    Ceyda:waaigu ciyaare?
    Amira: Maiamineysidh?
    Ceyda: waan kuaminee
    😂😂😂😂

  • @HodanrashiidCumar
    @HodanrashiidCumar Před 22 dny +18

    Wllhi naadia filimka way Naga day jilinkeeda aaa 100/100😂😂😂😂

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad Před 21 dnem +4

    Full respect wllhy waxan film wuu dhafy 💪🔥 thanks my team❤

  • @FaraxAbdirahmaan
    @FaraxAbdirahmaan Před 23 dny +40

    Waaawareeey Amiiro Iyo Caydaa Waxaan jiliiin wuu dhaafay🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @BoqRaD
    @BoqRaD Před 23 dny +55

    Ayyy amiro jiliinkeeda top waye❤ anoo fiirsan wlhi

  • @SundusHassan-bv1yj
    @SundusHassan-bv1yj Před 23 dny +43

    Intii ila sugayay sidiii adigoo gaajo ku hayso oo kle oo cunto sugya😅😅❤

  • @ifrahmohamed4570
    @ifrahmohamed4570 Před 22 dny +5

    Cayda plz filimkan part2 nososamey❤ inawa cathi maahan wllahi kan film wu dafay yaq❤amazing

  • @AbdiHakiinShxusen
    @AbdiHakiinShxusen Před 22 dny +6

    Cayda filimkan filim waa dhafe wllhi❤❤❤❤❤

  • @SapnaAbukar
    @SapnaAbukar Před 23 dny +76

    East and West king cayda and Amiira qurux i jiliinkooda is the best🎉❤

  • @Akimsusac
    @Akimsusac Před 23 dny +51

    Mahadsanid boqorkeena ceyda sida quruxda badan nogu soo gudbisy filimkaan plsss part 2 waa kubaryaa wllkey😮😢😢

  • @SadoAdan-rh4of
    @SadoAdan-rh4of Před 23 dny +44

    Wxan film wa dhaafey magac kle halo baxsho 🫡👏🫶🏻♥️Ceyda iyo amiira 💪

  • @user-sc9to9el4e
    @user-sc9to9el4e Před 22 dny +5

    Walhi jilinkina 10/10 waxa n ku qiyaso magaranayo so badiya Team qab qab is not easy

  • @AbdirahmanFelix
    @AbdirahmanFelix Před 22 dny +5

    Wlee hadaan isguursan lahyden farxad awgeed maqadeeyeen 😂❤op macasheyeen

    • @AbdirahmanFelix
      @AbdirahmanFelix Před 22 dny +1

      Ba ay markaan daawanaayay ilinta ceshan waayay 😢❤

  • @Xamdi12348
    @Xamdi12348 Před 23 dny +37

    Amiira : waxa so arke meyd😱
    Ceyda :meyd! Waa igu ciyare😉🙈
    Amiira :ma i aaminesid🥺
    Ceyda :waa ku Aamina😘🫂
    What a couple 💑 Allow calaf isugu dar🤲🥺

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 Před 23 dny +54

    Amiira qurux badaney jaliinkada top waye adiga dhamaan teamka 🫡❤️dadba idenku naxsan ha u qabinine laba comment oo xun hda aragtaan waa kuwa ka careysan dadka aa tihiin ha u bixinina waxan io wax ka badan baa idenka sugeyna hda team walbah nahay😫❤️ilma bahdilan dadkan hku dalina dawada oo si tartiib ah ku baxa💋😂

    • @munamawe3l016
      @munamawe3l016 Před 23 dny +1

      Shaqo aan tadi ahyn haysaa

    • @ikraam_72
      @ikraam_72 Před 23 dny

      @@munamawe3l016 kuwa aan ka hadla ba ku jirta haye😂😂

    • @ShaahXadi
      @ShaahXadi Před 23 dny

      ❤❤❤❤❤❤

  • @XamdiFarax-hk7zj
    @XamdiFarax-hk7zj Před 23 dny +85

    Cayda iyo amiiro cawo kohor pbe isdhahyo marag walhi😂😂😂

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali Před 23 dny +8

      Adigaba adunkaa socda meqa marka aha vaar laga keney ma ayada marna asiga o baby dhahayo

    • @SacdiyaQurux-fe4bv
      @SacdiyaQurux-fe4bv Před 23 dny +6

      Ani meeqa Mar maqlay vaar Lagu so qabtay be😂🎉

    • @Samiira-l8e
      @Samiira-l8e Před 23 dny +5

      meeqa mar aa araknay waa danpeesa😂

    • @fatimaibra3819
      @fatimaibra3819 Před 23 dny +3

      Ma aragty ewel been ayaa laga sheegi jiray hada runbeeba udhaheen bbe

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Před 23 dny +4

      ​@@fatimaibra3819wayehee jiliin sowmaaha reer miiy sanidiinaa 😂😂😂

  • @user-mx7nw7fh9g
    @user-mx7nw7fh9g Před 22 dny +4

    Inta fahanty inoo dilaaga macalimow yahay😅😢😢

  • @XaliimoXassan-mr7pp
    @XaliimoXassan-mr7pp Před 22 dny +3

    Qofku waa macalimoo😂😂😅

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 Před 23 dny +54

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢

  • @aalachanel9840
    @aalachanel9840 Před 23 dny +126

    Best short flim
    Amiira 1000%10000
    Cayda 10000000%1000000000000
    Naadiya yariisay best1000000000000000000000
    Camera shoot mant 10000000000

  • @DeeqoAhmed-g2p
    @DeeqoAhmed-g2p Před 23 dny +105

    Ceyda talent boy yaraanka somalida 1milanka heyda hadana ugu talentiga badan m.a❤❤

    • @maariyaali9886
      @maariyaali9886 Před 23 dny +2

      Amiirana Haka rebin😢

    • @fortune-1-g1i
      @fortune-1-g1i Před 23 dny +2

      MashAllah ❤❤❤

    • @DeeqoAhmed-g2p
      @DeeqoAhmed-g2p Před 23 dny

      @@maariyaali9886 amiiro wey ficanthy ayadana lkn asaga kayar noh hadana ardey waaye saas o aytahana habeenkas iyo barnaamij cusub u sogeliyaa

    • @AbdullahiHussein-k2c
      @AbdullahiHussein-k2c Před 22 dny

      Ceyda aabe run waaw❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @aaminamohamed7410
    @aaminamohamed7410 Před 22 dny +4

    Mashaa Allah amazing talented baa tihiin best short film guuleysta noso wada film Kan, bosaso idinka so salamaya ❤

  • @AadanDradam
    @AadanDradam Před 23 dny +3

    Aayyyyyyyy somali talent boy sxp 2m baad uqalanta keep going pro you are the best CZcamsr of somalia 😊😊😊😊🎉

  • @Naagnool102
    @Naagnool102 Před 23 dny +54

    Waxaan film waa dhaafey team ceymir hada nahay waa tagnay❤❤

  • @IbtiHosh
    @IbtiHosh Před 23 dny +85

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledgeable and The most shine all created prophet Muhammad ❤😊

  • @haboondiini-fz5fh
    @haboondiini-fz5fh Před 23 dny +46

    Inta xisenesay😂oo sugeysay👍like hbbiyal

  • @ShukriXasan-bj4hx
    @ShukriXasan-bj4hx Před 23 dny +3

    Omg kan film waa dhaafey ceyd noso badi kuwan cml❤😂😮

  • @mohamudabdi7736
    @mohamudabdi7736 Před 22 dny +3

    Abowe iyo abayo hadi ankudahay darilahey 1k igarsii maisare wa awoda ee issara plss 1k ❤❤❤❤🎉

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs Před 23 dny +14

    Wlhy lamane dhab ah hadey noqdan wey isku so baxayan Amira iyo ceyda inta ila midka ah❤

  • @munoabdulahi6377
    @munoabdulahi6377 Před 23 dny +47

    Inta ka heshay amiiro jilinkeda top waye wlh

  • @NimcoMaxamed-i8t
    @NimcoMaxamed-i8t Před 23 dny +16

    Alla dilaga maclimo waye ugu danbeyn maclimo asna waladilay yadilay heee amiiro aadishay😂😂😂😂😂

    • @Micraaj-.1997
      @Micraaj-.1997 Před 23 dny

      😂😂filmka meel Dhex uu maraayaya inuu maclimoow yahay waa isheegataya thanks😂

  • @SamuuQurux
    @SamuuQurux Před 22 dny +3

    Short filimkan holac waye sidaa ujisheen iyo sida loo dubayba keep going kuwa kalena noo soo sameeya in sha allah team walba❤❤❤

  • @salmagarad5948
    @salmagarad5948 Před 22 dny +5

    😳 Film lama odhan karo thanks ceyda filmntas oo kale noso badi

  • @user-vt4jv2gu4fNajaxfarxaan

    Ayy m.a wllhi jiliinkiina tob waaye hore usocda❤my team walbah ❤

  • @Milyanqurux
    @Milyanqurux Před 23 dny +40

    Ayy amiiradeena jiliinkeed top atirisho caadi ahaanyn👸💯💃

  • @LuulMustaf2024
    @LuulMustaf2024 Před 23 dny +35

    Best flim qatar waye wallahi jilinkiina m.a 10/1000🎉❤

  • @user-jl9hx1yd3n
    @user-jl9hx1yd3n Před 23 dny +2

    Nadiya iyo caydaa waad naga oohiseen angoo og inay beentahy ala amiira mar way iga qolisay😂😂markay ninka duubaysay say udhacday😂😂😂

  • @cashacawil6694
    @cashacawil6694 Před 22 dny +3

    Cabsi wllhi anaaba baqy
    Lkn hadaan ku dhihi lahaa
    Filib aad lacag badan ka samayso oo isna famliya
    Ayaan qisadiisa hayaa oo xaqiiqa xageen kugu shegaaa

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Před 23 dny +97

    Finally AARGOOSI is here ayyy jiliinka nahida yariisay top waaye woow m,a waa iga gadan yahay
    ●camera 10/10♥️
    ● edit 10/10🔥
    ● jiliinka 10/10000❤
    Woow keep up guy's we love you all

  • @user-mz6mp7qh6g
    @user-mz6mp7qh6g Před 23 dny +30

    Ceyda talented boy filimka 100/100 waaye keep going my pro ❤🥶😍

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya Před 23 dny +26

    Ceymir filmkan macan waye sobadiya ❤❤😢😢

  • @faizaabdiizmaciil
    @faizaabdiizmaciil Před 22 dny +7

    Filmkan khatar weeye part part 2

  • @user-ej6hz6xt9r
    @user-ej6hz6xt9r Před 21 dnem +2

    Tunga inu macalimo yahay inta igu raacsan on like❤