Qabriga (AHUN) Sheekh Isxaaq Iyo Tirada Dadka Kula Aasan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 01. 2021
  • Qabriga (AHUN) Sheekh Isxaaq Iyo Tirada Dadka Kula Aasan
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv - stream.iqbroadcast.tv/Bulsho/#
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / realbulshotv
    bulshotv.net
    All right reserved
    Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 87

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před 3 lety +8

    Shiikha Maydh yaalow, Shiikh Isxaaqow, Illaahay adiga iyo inamadaada qabriga ha idiin nuuriyo, malaa'iigta wehel ha idiinka dhigo, Janadii Fardawsa ha idinka waraabiyo. Illaahay tafiirtaadii ha barakeeyo ha xafido.

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 Před 3 lety +10

    Illahay ha u naxariisto ameen yaarabi awoowo sheikh isaxaaq binu ahmed binu haashim

  • @farhanaliabdullahi8584
    @farhanaliabdullahi8584 Před 3 lety +7

    Masha Allah alle ha u naxariisto awoowo sh isaxaaq aamiin aamiin yaa rabi

  • @khalidsl686
    @khalidsl686 Před 3 lety +14

    May Allah (swt) have mercy on his soul and grant him Paradise and make his descendants noble. Sheikh Isaaq bin Ahmed

  • @ifraaxahmedabdi9453
    @ifraaxahmedabdi9453 Před 2 lety +6

    Ayuub sheekh isaxaaq waa curdkiisa alle unxariisto

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 Před 3 lety +4

    Alle ha unaxasiirto shiiqa iyo inta kula aasan iyo muslimiinta intii dhimatayba alle raali kaga noqdo

  • @guledfrance283
    @guledfrance283 Před 3 lety +5

    ALe Hawnaxariisto Awoowgeen Sheekh Isaxaaq

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 Před 3 lety +6

    Allah ha unaxaristo isga iyo inte muslima e dhimateya amiin amiin amiin yaa rabi

  • @rashiidrashiid398
    @rashiidrashiid398 Před 3 lety +5

    Alaha uu naxariisto waliidkiin

  • @Prince12318
    @Prince12318 Před 3 lety +5

    Awoowgey shexesixaaqa awoowe Allah jaano fardowsa alababeda ha ku furo denbigagan Awowe Alle ha dhafo.

  • @jamiilahusen438
    @jamiilahusen438 Před 3 lety +5

    Ilaahay how naxariisto awoowo sheekh isaaxaq bun axmad

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 Před 3 lety +8

    Sheikha madhyaalo sheikh isaxaaqow awoowo sharlagaa hay

  • @vanpersie5098
    @vanpersie5098 Před 2 lety +4

    (بسم الله الرحمن الرحيم ألا إن أولياء الله لا خوف عليهم ولا هم يحزنون)

  • @deeqacaydiid9636
    @deeqacaydiid9636 Před 3 lety +5

    Allah haw naxariito awoow

  • @AyaanDaad-nk2xz
    @AyaanDaad-nk2xz Před 7 měsíci +1

    Alle ha u naxariisto waalidkeen

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 10 měsíci +1

    Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha

  • @abokaradaan8232
    @abokaradaan8232 Před 3 lety +4

    Waa tariikh fiican

  • @haneizadjamaabdillahi1139

    Mashallah Allah SWT ha uu waada naxariista dhamaantood

  • @jibrilmohamed1561
    @jibrilmohamed1561 Před 3 lety +3

    Subxanalah war xabalah iskaga dareera

  • @ahmedkhadar496
    @ahmedkhadar496 Před 2 lety +1

    Allah hawnaxariisto awoowo shekh isaxaaq

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 Před 3 lety +3

    Canshuurta aan idinka soo ururiyeyna Gibiley baan ku dhisanayaa, qabriga sh isxaaqna nala soo siyaarta. waa sidaa ujeedadu.

  • @naasiraxmed4734
    @naasiraxmed4734 Před 7 měsíci +1

    رضي عن شيخنا ووالدنا الشيخ إسحاق بن الشيخ أحمد بن الشيخ محمد الحسيني الهاشمي القريشي ونور ضريحه وأعلى درجته في العليين هو وجميع أولياء الله وجميع المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات ونفعنا الله به وبجميع الأولياء الله الكرام

  • @amienabdi1544
    @amienabdi1544 Před 5 měsíci

    Allaha kuu naxaristo awoowo sheikh isahaq binu Ahmed binu haashim

  • @vanpersie5098
    @vanpersie5098 Před 2 lety +1

    عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ قَالَ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: إِنَّ اللَّهَ قَالَ:
    ((مَنْ عَادَى لِي وَلِيًّا فَقَدْ آذَنْتُهُ بِالْحَرْبِ وَمَا تَقَرَّبَ إِلَيَّ عَبْدِي بِشَيْءٍ أَحَبَّ إِلَيَّ مِمَّا افْتَرَضْتُ عَلَيْهِ وَمَا يَزَالُ عَبْدِي يَتَقَرَّبُ إِلَيَّ بِالنَّوَافِلِ حَتَّى أُحِبَّهُ فَإِذَا أَحْبَبْتُهُ كُنْتُ سَمْعَهُ الَّذِي يَسْمَعُ بِهِ وَبَصَرَهُ الَّذِي يُبْصِرُ بِهِ وَيَدَهُ الَّتِي يَبْطِشُ بِهَا وَرِجْلَهُ الَّتِي يَمْشِي بِهَا وَإِنْ سَأَلَنِي لَأُعْطِيَنَّهُ وَلَئِنْ اسْتَعَاذَنِي لَأُعِيذَنَّهُ وَمَا تَرَدَّدْتُ عَنْ شَيْءٍ أَنَا فَاعِلُهُ تَرَدُّدِي عَنْ نَفْسِ الْمُؤْمِنِ يَكْرَهُ الْمَوْتَ وَأَنَا أَكْرَهُ مَسَاءَتَهُ

  • @sulaimanabdi5461
    @sulaimanabdi5461 Před 3 lety +4

    Waa kuma ninka shiikha laydhka kabaqtiindoona habaarqabe?

  • @aftahanmedia604
    @aftahanmedia604 Před 3 lety +2

    Isgoo dhamaystiran soo daaya

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 Před rokem +1

    ALLAAH yarxamu

  • @zikaawifilmsandvlogs4085
    @zikaawifilmsandvlogs4085 Před 3 lety +1

    Wareysiga soo dhameystira niyaw

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 Před 3 lety +2

    Dee soo dhameys tir waa kee ka laydhka ka damiyey

    • @cadee87
      @cadee87 Před rokem

      Xaliimoy Kaasi Alle naguma sugo waa habaar qabe 😁.

    • @apdigaas6887
      @apdigaas6887 Před 4 měsíci

      Wa wl wa Garxajiis

  • @daauudaxmed-dv5ve
    @daauudaxmed-dv5ve Před 11 měsíci

    Sheekha maydh yaalow shewkhisaxaaqow Awoowooy sharnaga hayeey...bidcigu waad danbaabtaybuu i odhan hadalkaa laakiin waxaa sidaa odhan jirey dadkii wanaagsanaa ee xaga sabanka iyo xaga diintaba inagaga horeeye inagoon jirinba tiibaan leeyahay

  • @cabdiraxmanmaxamuud8936
    @cabdiraxmanmaxamuud8936 Před 3 lety +1

    Qabriga inladhiso ma banaana

  • @abdigaileh8738
    @abdigaileh8738 Před 3 lety +1

    Ma jiren anigu ah

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 Před 2 lety

    Rahmanku haw naxaristo marxumka

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 Před 3 lety +1

    Kkkkkk yaa og wax la aasaan

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 3 lety +1

      Waa Qoran tahay ma aha been been wallaahi

  • @khadarsaleebaanmaxamed1663

    Wllo isaara sebscreb mahadsanidin

  • @abdulkadirismailismail9591

    Ala ya raxma awoowo

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Před 6 měsíci

    99. Wamaxay. NACJA

  • @saadmohamud7137
    @saadmohamud7137 Před 3 lety +1

    somalis need to trace their true originality. Sufi version of the story we got. I ve sheikh abdurahman ismail (darood) and sheikh isxaaq. The story doesnt make sense.

  • @mohamedkhalif3938
    @mohamedkhalif3938 Před 3 lety +1

    Kkk

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 Před 3 lety +1

    اللهم ارحمه واغفر له واسكنه فردوس الاعلى ....

  • @Rooraa01
    @Rooraa01 Před 3 lety +1

    Alla heego maxay dedaalaysaa

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 Před 3 lety

      Kkkkkkkk

    • @nimcocabdi3881
      @nimcocabdi3881 Před 3 lety

      Shaqee

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il Před 3 lety

      Markey kakala dhacsantahey bey sheekha iyo buurta daalo ku carowdaa heego oromo 😁😁😁😁😏😏🤣🤣🤣

    • @apdigaas6887
      @apdigaas6887 Před 4 měsíci

      ​@@Ali-xw9ilgarxajiis ba ka bakhtiiyey manu dhalin

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 Před 3 lety

    Kanu weriye maha ereyo carabi ah bu mesha la ordaya ubadkisi ama caruurtisi maxa ku diiday laagka halke laga shida halku ka odhan laha ayuu ku leyahay halkee laga daraaa waxu ma reer koonfur ba daaris anagu si kale ayanu u naqan laydha shidid ayanu u maqan reer koonfurka nalka daar yidhah

  • @adansaid961
    @adansaid961 Před 3 lety +3

    Xabaasha.maxay.ka.dulqabanayaan.sheekhu.soo.noolanmaayee.maxaa.laaydhka.looga.shidayaa

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Před 6 měsíci

    Falama RAA EE

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Před 6 měsíci

    FARERIIS.

  • @abuucubayda5348
    @abuucubayda5348 Před 3 lety +2

    ma, banaana qubuurta in la dhisaa

  • @davidgossey2531
    @davidgossey2531 Před 3 lety

    Ubadkisi caruurtisi maxa u diiday awlaad wa carabi laydhka halke laga shida halku odhan laha bu leyahay intee laga daara suda reer koonfurka nalka inte lag oo daraa kkk

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 Před 3 lety +1

    Kkkkkkk

  • @caralemousedaud3460
    @caralemousedaud3460 Před 2 lety

    Tolow kaa nalka ka daminayaa ma muuse handaraabbaa

    • @cadee87
      @cadee87 Před rokem

      Caraale hahahah wale waan ku qoslay comment-kaaga. Meel kasta gashay siyaasadi laand-tu😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @apdigaas6887
      @apdigaas6887 Před 3 měsíci

      Walal oo wa ismaciil care oo aah inaa Garxajiis
      Soota taa laa wada og yahay Ilmaa sheekh isaaxaq way og yihin taaa wll miid kale keen

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 Před 3 lety +2

    Sheekhu ma carab buu ahaa

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 3 lety +2

      Ciraaqi weeye, from Samara, Yemen carruur kusoo dhalay

  • @axmedjibriil8614
    @axmedjibriil8614 Před rokem

    NINMANKANI WAXBAY ISKU QALDAYAAN, QABRIGANI WAA QABRIGII IRIR-SAMAALE

  • @cabdiraxmanmaxamuud8936

    Inlabaryaa waa shirki

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 Před 3 lety +1

    Sheekh isxaaq, sheekh daarood, sheekh cigaal shiidaad, marwo dhag dheer, bucur bacayr iyo qaar kaloo badani waa sheeko xariir ciyaalka lagu maa weelin jirey, kadibna loo bedelay abtirsiin.

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 Před 3 lety

      Kkkkk

    • @aidarousibrahim5550
      @aidarousibrahim5550 Před 3 lety

      Cigaal shidad iyo dheg-dheer meel qabrigoodu yahay miyaad aragtay, sheikh isxaaq qabrigisi waa kan, sheikh daaarodna kama foga, isna Isla sanaag Bari ayuu ku asan-yahay. Waa laga yaba in wax yabaha qaar la qaldo lkn hadana inta badan waa laysku raacsan yahay.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety

      Camel & Camel
      cigaal shiidaad nin ogaadeen Cawlyahan ayuu ahaa wiil uu awoow u yahay ayaa kismaanyo qarixii ka dhacay ku dhintay! mar hadaad ninka shalay dhintay beenisay ninka1000 sano kahor dhintay yaaba rumayso ku leh?

    • @samaleh2367
      @samaleh2367 Před 3 lety

      Jooji beenta saxiib sheikh Isaaq war dir Xiniftrr He
      Renamed his tribe when he came back from his studies
      In Arabia he renamed It isaaq Banu hashim
      Yall should know Aji iyo Hawoye waa Irir samaale
      Isaaq know they dit why did sheikh Isaaq rename him self when his Forefathers did Imagine your you claim banuhashim when you sub sub sub dir Aji Irir there's one Uthman (Samaale)> who claimsed Banu hashim every

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před 3 lety +1

      @@samaleh2367 sheekh isaxaaq nin afrikaan ah ayuu ahaa oo soomaali ah!
      oo deganaa magaalada meydh!