Taariikhda Qabriga Sheekh Ciise Iyo Goorta Uu yimid Deeganada Soomalida

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 67

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed Před 3 měsíci +4

    ilahayow unaxariso shekheni sheikh ciise

  • @iltiredoualeibrahim
    @iltiredoualeibrahim Před 6 měsíci +6

    Allah unaxaristo sheek isse❤❤❤❤❤❤

  • @rayahassan9315
    @rayahassan9315 Před rokem +8

    Alaha ku naxaristo abo❤🇸🇴🇩🇯🇪🇹😭

  • @abtidonciise
    @abtidonciise Před 3 měsíci +1

    اللهم ارحمه واغفر له واسكنه الفردوس الاعلى من الجنه يارب العالمين يارب دايما بخير

  • @Thenationwewant
    @Thenationwewant Před 6 měsíci +3

    Waxa dhici karta in ninka magacu ka yar khaldanyhy. Degaankas waxa lagu sheegaa qabriga sheekh ciise , halka celeeye ciise oo ah curadkiisa uu ku aasanyahy deegaanka ceelaayo ee Puntland. Allahu aclam.

  • @ayanmed3393
    @ayanmed3393 Před rokem +3

    Allah Unaxaristo Awowe Sh ciise

  • @rabiicyuusuf4530
    @rabiicyuusuf4530 Před rokem +3

    allaha unaxariisto sheekha

  • @NasirOmar-pe9uq
    @NasirOmar-pe9uq Před 3 měsíci

    amin amin alah unaxaristo

  • @AichaAhmed-li7di
    @AichaAhmed-li7di Před měsícem

    Allaha u naxaristo

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 Před rokem +1

    Allah u naxaristo

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan Před 9 měsíci

    Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha

  • @hassanmouhiyadine7359
    @hassanmouhiyadine7359 Před 2 lety +1

    Allah yarhamok Aabo cissé

  • @hamzamahamoud-5431
    @hamzamahamoud-5431 Před 6 měsíci

    Allha u naxaristo Abo

  • @abdillahielmihassan3177
    @abdillahielmihassan3177 Před 9 měsíci

    Allaha unaxaristo awowo sheik issa

  • @assiaali2371
    @assiaali2371 Před rokem

    Allaha yarham maa celeyeh miisse abihiis ciise

  • @mahamoudmoussa8111
    @mahamoudmoussa8111 Před rokem

    Alaha ku naxaristo abo

  • @asmoyasiin-ij2yr
    @asmoyasiin-ij2yr Před rokem

    Aamiin alle how naxariisto

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f Před 8 měsíci +1

    Ader shekh ciisa maa waxao snm mjaahada

  • @asmoyasiin-ij2yr
    @asmoyasiin-ij2yr Před rokem

    Aamiin alle how naxariisto😢😢

  • @mustafecali6148
    @mustafecali6148 Před 2 lety +2

    War waa dambi in qubuurta la dhiso Ilahy ka baqa nabiga scw aya nooga digay in quurta la dhiso

    • @nathra7351
      @nathra7351 Před rokem +1

      Qabuuraha waxaa neceb yuhuuuda iyo wahaabiyada ilaahay wuxuu jecel yhy waxay yuhuudu neceb thy markaa adigu ma wahaabi tahay

    • @mustafecali6148
      @mustafecali6148 Před rokem +1

      @@nathra7351 kkkk maya anigu wahabiyo ma ihi ee bal adigu cadayn keen oo waliba kakeen Quranka iyo Axadiista.jahilyahaw qubuuriga ah

  • @user-sr5iw1lg5d
    @user-sr5iw1lg5d Před 9 měsíci

    Alle haw naxaristo

  • @awalehmoussab9621
    @awalehmoussab9621 Před 2 lety +1

    Ala yarxamu sheikh cisse

  • @user-sl7ru7dv2v
    @user-sl7ru7dv2v Před 7 měsíci

    Kadassallahou sirahou wa nouralahi darehahou

  • @asiaosman8867
    @asiaosman8867 Před 2 lety

    M.n awooowe iyo dhashiisa ilahay hawnaxariisto

  • @sadiiqnuurdadal1312
    @sadiiqnuurdadal1312 Před 2 lety

    Alhayo unaxariso abo

  • @omarabdillahiyonis6522

    Anaaaa abow ku badhi ,habaryar naski bad u shaqay oo wad guuday abalki rer abtiga . Halee hoyow ha qoblamiin. .

  • @abtidonciise
    @abtidonciise Před 3 měsíci

    ❤❤❤

  • @yasindjama5710
    @yasindjama5710 Před rokem

    Ninku wa qaldanyahay magaca , wa shiek cisse , maha shiekh celeyeh ,

  • @user-px8ow2jz3y
    @user-px8ow2jz3y Před 3 lety

    Ziyaarado nabigeena amray in la ziyaarado qubuuraha. Dhisa goobaha taariikhiiga ah ee sidan awoowe yesheena

  • @AbdiAbdiadam
    @AbdiAbdiadam Před 2 měsíci

    Quraafat shiq isxaq timid buukuleyahay xageekayimid mamelfog Maya itobiya

  • @habibahared5321
    @habibahared5321 Před rokem +1

    Hhh maxan soo doona qof dhintay odaygan ya naga amuusiya

  • @xalaanxareed8911
    @xalaanxareed8911 Před rokem +1

    Walka qabriga dulfadhiya iyo kuwa shixisaaq ba shirki haku dhimanina hadii uduceeya muwtida dul fadhi idiinkama baahna

  • @salehelmi2110
    @salehelmi2110 Před 3 lety +2

    😎😎😎 Luqmaan (HA-Heego) reer galbeed uga shekee dhulki Libaaxyadi duriyada Sh.Isxaaq iyo Sh.Ciise - 🚫🚫🚫

    • @cirguje40
      @cirguje40 Před 3 lety

      Xaar walwaal raba somali jaar ah in uu isku diro hana sheegan munaafaq yahow

  • @adawehaden700
    @adawehaden700 Před 2 lety

    Abdillahi

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 Před 2 lety

    Rahmanku haw naxaristo marxumka

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals Před 2 lety

    Sheikh murudow qurafadkasi hiney somali kabaxdan modaye wali miye kudaqanyihin sheikh ciise Allah hunaxaristo isaga iyo Muslim ka oo dhan ee somaliye qurafadka hiskadafa Allah waxlalamatalow oo lagarab digo majiro markastaba Allah lamagangala Somaliye Allah husonoqda oo hiskadafa maqanadad hilibka kucuneysin

  • @24sportsgames
    @24sportsgames Před rokem

    Maxa tafiirta celeye ciise iyo somali isku keenay dadki ka tafiirmay un sheg

  • @inamadoobe1
    @inamadoobe1 Před 11 měsíci

    Aawaye dadkii dhahayey waa dir ciisuhu

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 Před rokem

    Taariikhdu wey qaldan tahay.

  • @maxamedjaamac1626
    @maxamedjaamac1626 Před 3 lety +3

    لا یجوز بناء القبور

    • @nathra7351
      @nathra7351 Před rokem

      Ciide waa lasoo booqan karaa dadkuu dhalay diintu weey ogoshay lkiin isaaqa ayaanban u ogolayn inaay dadkiisaa xunxun soo booqdaan waayo cid nooli kama soo noqoneyso haday u yimaadaan waa waalid caasi

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p Před 9 měsíci

    Uduba.lacag.ceeleeye.ayuu.ka.soo.jeeda.tafiirteede.kolay.waxay.dhashay.sAlex.nin.oon.daarooda

  • @secretqueen7768
    @secretqueen7768 Před 3 lety

    Kkk sow kuwa dir na sheeg ta 🙃🙃😝😝

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem +1

      secretqueer7768
      Dir ma sheegtaane wey yihiinh herer bay ka yimaadeen ee meel kale kamay iman sheekh ciise iyo sheekh isaxaaq
      hadaad mooday in ay hindi iyo carab kayimaadeen sheekh isaxaaq baa soo noqday oo ku soonoqday sanaag
      waxaa deganaa oo markaa fadhiyay boqor magaadle oo 2 sheekh adeer u ahaa waa meeshii awowyaashood deganaayeen
      weyka tageen weyna ku soo noqdeen

  • @habibahared5321
    @habibahared5321 Před rokem

    Hhhh qabri laga barakaysto wa yab

  • @idrissmohamedmohamedidriss2237

    Wasax wanarunti

  • @mubarigmario170
    @mubarigmario170 Před 3 lety +1

    Waaaaar waaaa danbi siyaradan adka hadlaysa wxaso kale lama dubo

    • @mm.joseph4351
      @mm.joseph4351 Před 3 lety

      Wahaabiyadu Waxkastaba waa u dambi miyaa? Duco iyo siyaaradu xabaalaha way jirtay. Waanaa goob taariikh ah

    • @mubarigmario170
      @mubarigmario170 Před 3 lety

      @@mm.joseph4351 🤣🤣 siyaradu waaa sadexda masjid eee kacba iyo masjidu nabi scw iyo al aqsa lkin oday intu dhintay masajid laga dul dhisay qabrigisi utag waaa mamnuc 🤣 orad culimada somalida mid haku dhaho waaay banantay

    • @mm.joseph4351
      @mm.joseph4351 Před 3 lety

      @@mubarigmario170 CULUMO Wahaabiyada carabtu wax ku shubatay oo dhaqanka soomaaliyeed isirkooda la dagaalsan waxba anigu waxba kam dhagaysto

    • @mubarigmario170
      @mubarigmario170 Před 3 lety

      @@mm.joseph4351 wahabiyadan aaaad ka hadlaysa wayo iyo carabtanyo waaar mxa ka siyaa

    • @mm.joseph4351
      @mm.joseph4351 Před 3 lety

      @@mubarigmario170 waa kuwaa kaadhaadhiciyay awoyaashaa xabaashoodu waa xaraan dee.

  • @safiamaxamed4027
    @safiamaxamed4027 Před 3 lety +1

    Muriid waa maxay tolow🤔

  • @Allasheikh.
    @Allasheikh. Před rokem

    Kkkkk kkkkk

  • @hassanabadid2477
    @hassanabadid2477 Před rokem

    Beenaale. Qabto Gu waa ciisee ee adigu cusbayahan taariikhda qaldayaabtahay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      hassanabadid2477
      hadaad ciise tahay maxaad ka taqaan qabriga ciise badaw baatahay indho xidhan oo aan saylac iyo lughaya soo dhaafin

  • @somalios1497
    @somalios1497 Před 8 měsíci

    Beenaale fooqal beenaale

  • @john43304
    @john43304 Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤