Beesha Isaaq halkee ayeey ka galaan Carabta?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 330

  • @Mariamitio
    @Mariamitio Před rokem +16

    Wax jadiida nameydaan barin. Horaan u hayney intaas. 2003gii ayaan abtirsiintaas hayay. Allah yarxam awowo isxaaq ❤

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Před rokem +35

    MashaAllah I know there was something special about Reer sheekh Isaaq ❤❤❤

    • @Leona_-
      @Leona_- Před rokem +3

      Wow

    • @hanalander
      @hanalander Před rokem +5

      Absolutely! without a shadow of a doubt

    • @saaxiibkanolosha3617
      @saaxiibkanolosha3617 Před rokem +4

      Aamiin illahay awoowbeen haw naxariisto

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      Xaali Dahir
      kheesh isaxaaq wuxuu ahaa nin afrikaan ah oo somali ah ilaw beenta iscarabaynta

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 Před rokem +4

      @@ijoxasan9132 My biggest flex is counting back my lineage up to 60+generations, what about you? #sheykhIsxaaqnimo!❤️🤍💚

  • @kadra825
    @kadra825 Před rokem +11

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته اخي الكريم ماشاء لله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲💞💓💓❤❤👏👏💞💓💓

  • @Abdulghani-AlHusaini
    @Abdulghani-AlHusaini Před 9 měsíci +2

    اللهم صل وسلم على محمد وعلى آل محمد ❤️

  • @anabomar2491
    @anabomar2491 Před rokem +3

    Masha Allah

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 Před rokem +6

    illaaha nga dhigay tafiirtii sh isaxaaq baa mahadaa iska le , cuqdad-lawaysha haybtood garanwaaga ah iyo qudhun-qadhadhku wligodba xsd melahaa ncyb haku so qorqoreen waar illhy baa abtirsiinta sameeyay waana sida qudhee lgu kla grto asalka iyo sheegatada mrkaa hanagu walacina sidii naag uurlee qola walyba cidad tahay iimaanso oo haka hinaasina sida dumarka waa loo dhashaa ehlu-bytnimadeee , viva Isaaq nobles forever 💓 💓

    • @hanalander
      @hanalander Před rokem +2

      waa runtaa walaal dadkii aan taarikhda lahayn ayaa ku waashay reer sheikh oo ah dad noble ah oo taariikh sugan leh

    • @ahmedabdillahi7148
      @ahmedabdillahi7148 Před rokem

      Qarafadana inaga daaya hadaba

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 Před rokem +5

    waa waxa marwal oo reershiikh isaaq xumaan soomaalida kale u maleegta illaahay uga badbaadiyo anigu in badan baan idhi wax ad moodaa inaynu nahay duriyadii nebi ibraahim waayo waxan arkaa marwalba ducdiisii oo reer shiikh isixaaq ka muuqata

  • @eng.mohmetyoos4523
    @eng.mohmetyoos4523 Před rokem +5

    Al haashimaya iyo dhamaan umadda somalaliyeed wan salamayaa.
    Eebow waa mahada, mar haddi asalka reer isaxaaq la sugey oo ay nebi mohamed scw la tol yihiin.
    يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَٰكُم مِّن ذَكَرٍۢ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَٰكُمْ شُعُوبًا وَقَبَآئِلَ لِتَعَارَفُوٓاْ ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ ٱللَّهِ أَتْقَىٰكُمْ ۚ إِنَّ ٱللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ.👍

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před rokem +4

    masha allah

  • @mohbash8268
    @mohbash8268 Před rokem +1

    Alla ha ku barkyu waa sugantahi nabigi ayu ka yimadaan reer shakh isaaxaq

  • @kadra825
    @kadra825 Před rokem +8

    MASHA AALLAH WALAHI WAXAN MAQALAY AANIIGO JOOGA EMIRATES OO YIIDHI SADAM XUSEEN UU YIIDHI SHEEKH IISAQ WAA CARAB OO WAA LAGARANAYA OO AFTIRSIINTIISU HALKAN BAYTALA BUU YIIDHI MAR KUUNOLA AALLEH HAA UUNAXARIISTE DHAMAN AAMEEEM AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Před měsícem +1

    Hadaa nahay beesha Jareerweyne waxaan sida Eydoor ayaa hada soo helnay inaan Aalabeyd nahay. Shaqa wacan

  • @zainayusuf5292
    @zainayusuf5292 Před rokem +12

    Well the shikh isaxaaq is the only tribal father in all Somali regions that his name is written in books dated back to 600 years, so his origin is obvious.

    • @Somali-One
      @Somali-One Před rokem

      🤣🤣🤣🤣 Liar never claim being a Liar 😂

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 Před rokem

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 bro don"t forget .cisse 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 Před rokem +7

    Waa cajiib waa halka aynu dad 100%100 muslimka kanahay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      Warda Suldan
      yay ku waalin koofiyad bacluhu %94 afrikaan baa noqday %80 somali DNA isaaq baan ahay

    • @Dayr12
      @Dayr12 Před 7 měsíci

      Masha.ala warda suldaan maxamed waan ku salaamay waa maxamed ariire

  • @Ugaas_samakaab
    @Ugaas_samakaab Před rokem +9

    Maan sha allah way iska cadahay inaynu carab nahay

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před 11 měsíci +2

    qofka doonayaa inuu arko isaaq DNA halkan ka dawo
    T - The Y-DNA Haplogroup T (former K2) Project - Y-DNA Classic Chart

  • @awalisaac2082
    @awalisaac2082 Před rokem +3

    True!

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Před rokem +7

    The seal of Ahlu-Bait officially granted! I believe this is huge.
    ‎Everyone should know when they recite صلّى الله على محمًّد وآله وصحبه وسلّم We in here ! We are in آله meaning the prophet’s family!
    ‎Please recite “salliga’; and do not get angry if you are not in the family❤

    • @hooyomacaan2881
      @hooyomacaan2881 Před rokem

      Sheeko darood have been saying the same thing decades

  • @liljacksan202
    @liljacksan202 Před rokem +11

    Oo wlle is ma ogeyne show carab yar baan ahay hahahah

    • @arawelohd8025
      @arawelohd8025 Před rokem

      😂😂 no way

    • @minursa02
      @minursa02 Před rokem +1

      @@arawelohd8025 Not speaking a language or living in ancestral area doesn't stop or change one's lineage or race. Alot have adopted a totally different languages and calture due to unavoidable circumstances.

    • @kadra825
      @kadra825 Před rokem

      🤣🤣😅😅😅😂😂😂😂😂

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      Lil Jacksan
      hadaad isaaq tahay oo aad qurbaha joogto DNA iska qaad wey soo jebiyeen 500 kr weeye doolar waa 40 doolar yaan lagu wareerin wixii kaaga soobaxa eeg

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 Před rokem +2

    waligayo maanan noqon CARAB waxa nagala dhaxeeya waa ISLAANIMADA ee inaga daaya wax aanu aheyn,dalka Hindiya ayaa nin igu yiri reer Binu Hashim baanu nahay, Uganda aniga oo jooga ayaa kuwa mUslim uganda ah igu yidhaahdeen waanu nahay, malaysia kuwa leh waan arkay maayee anigu Soomaali baan ahay dhiig iyo dhalashaba

    • @ugaaskacadde3961
      @ugaaskacadde3961 Před měsícem

      Laandheere Laandheere Dhalay 🎉🎉🎉🎉 Carab caabudnimada hla joojiyo

  • @abdihasan6844
    @abdihasan6844 Před rokem +2

    anaga hadaan daarood nahay waan ku faraxsanahay inaad ilma adeerkeen noqtan dir iyo irir dambe no more

  • @garaadosman3813
    @garaadosman3813 Před rokem

    Mahadsanidiin wll

  • @FIKRADSANN
    @FIKRADSANN Před rokem

    Manshallah Reer sheekh isxaaq shariif Hussein

  • @ahmedkayse5650
    @ahmedkayse5650 Před rokem +4

    Duriyadu inay ahlu bayt yihiin muran kuma jiro hhh

  • @Waloos
    @Waloos Před 5 měsíci

    Waa garanay arikaas, waxaan rabaa sida ay reer sheekh isxaaq soomaalida ku noqdeen inaan ogaado, taasaa iga wareerisaye, bal dadyahow iga jaahil bixiya, wixii yaqaana, replayga ha iigu soo sheegeen fadlan.

    • @apdigaas6887
      @apdigaas6887 Před 5 měsíci

      Walal sodan oo ah dad carab aah sow na ogiid in ay is badaleen oo ay kala baadh yihiin daad maadow tasa ku cadeeynasa teeda kale Darood oo ah carab aya ku cadeynaya

    • @Waloos
      @Waloos Před 5 měsíci

      ​@@apdigaas6887ma fahmin waxaa soo qortay, iska fiiri waxaa qorayso oo hubi intaadan soo dirin
      Hada sodan maxaa ka wadaa?

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 Před rokem +2

    isaaq waa run carab ashale

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 Před rokem +2

    Mar haddii lasoo helay Citiraafkii Carabnimada kii Dawladnimadana waa dhowyahay انشالله تعالي

  • @hanalander
    @hanalander Před rokem +6

    Thank you for finally telling the truth! There is NOTHING called irir samaale. this BS irir waa arin la doonayo in lagu bahdilo reer sheikh isaaq oo nanabkooda lagu dilay. Meel ay hawiye iska soo galaan majirto

    • @user-rn3bb3dj4p
      @user-rn3bb3dj4p Před rokem

      Hawiye ba waxay sheegtaan inay yihiin reer ahl bayt ashraaf. Oo ee yihiin duriyada caqeel bin Ali. Yaa la rumeeyaa marka? Sidoo kaleh Darood.! Marka Somalia ma raxanweyn baa loogu yimi oo ubad Kooda laga guursaday?! Caqli keena somaaliyey

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Před rokem

      @@user-rn3bb3dj4p 😆 🤣 😂 Wallaahi waa iga qoslisay. Waa in DNA Soomaali laga qaado. Mahadsanid su'aal muhiimaa waydiisay.

    • @hanalander
      @hanalander Před rokem +2

      @@user-rn3bb3dj4p who cares what Hawiye iyo reer somalia-italia sheegato. anigu waanu naaqaan waxaanu nahay sida reer somalia-italia uu talyaanigu u gumaystay ee aanay taariikh iyo dhankoona u lahayn ma nihiin anagu

  • @ayaandayib1423
    @ayaandayib1423 Před rokem +2

    Ileen carab baanaHY m.a 🥰 🤲 I'm isaaq habar awal sacad muse 🦁🔥🥵🤣🤣

    • @mookieibra6376
      @mookieibra6376 Před rokem

      Kkkkkkk meel haku geeyan carabtu. Madow afqarmun batahay.

  • @fahada.abdulkareem3924
    @fahada.abdulkareem3924 Před rokem +4

    WALIGAYBA WAAN AQAANAY INAAN EHLU BAYTKA Ahy

  • @Land_of_Punt
    @Land_of_Punt Před rokem +2

    I would like to know who the true Somalis are please?

  • @saaxiibkanolosha3617
    @saaxiibkanolosha3617 Před rokem +3

    Csw scw

  • @realisticnewsviewer3316

    daarood tigray.. isaaq carbeed. Dir Hawiye iyo raxanweyn waa soomaalida dhabta ah oo Oromo la dhashay.

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 Před rokem +4

    Awalba waan ogaa inaan qureysh nahey
    (Duriyada) ehlu baytka
    Xuseen ibnu cali ibnu abii daalib
    Radiyaalahu
    Ayaan ka imaney

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      xaaji lacag
      waar qureeshtu madoobaa oo timo adagaa yaab waar afrikaan baanu nahay ee meel fadhiista

    • @xaajilacag828
      @xaajilacag828 Před rokem

      @@ijoxasan9132
      Sxb sheekh isxaaq wuu cadaaye
      Magaado iyo haboosha
      Ayaan madawga ka raacney

  • @Ugaas_samakaab
    @Ugaas_samakaab Před rokem +1

    Arab bin isaxaaq bin ahmed bin Mohammed bin hussien bin ali bin mudhar bin abdalla bin ayup bin Mohammed bin qasim bin Ahmed bin ali bin Eisa bin bin yahay……..bin hashim

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      XAMSE_SC91
      intaanad abtirsan DNA iska qaad

    • @Abdulghani-AlHusaini
      @Abdulghani-AlHusaini Před 9 měsíci

      الشريف الشيخ علي "عرب" بن الشيخ إسحاق بن أحمد الحسيني الهاشمي 🌹

  • @sakariaabdi8260
    @sakariaabdi8260 Před rokem +1

    Asc, walaalaha jecel Abtirsiga Carbeed.Wey fiicantahay Nabigeena inlagu Abtirsado qofkasta oo muslin ah, waxaan rabaa in an idiinla wadaago qiso
    Nadhexmartay Nin odeY AH UNADHASHEY WADDANKA JOORDAN, waxaan usheegay in ayjiraan dad khureesh Sheegta somalina ah, markaasuu yiraahday anigaan noqon Karin qureesh somalina workeed daa, waxuu tiriyay tiro gaareysa Abtirsiimadiisa carbeed ilaa 34 oday, idinkuna waxaad tirsateen magacyadii carbeed oo kooban Ma xumo in aad taabici noqotaan.MABRUUK

  • @user-ju2ee8cu1q
    @user-ju2ee8cu1q Před 3 měsíci

    Oh sorry

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 Před rokem +2

    Daaroodka ma ku wada socotaan arin kan mise waa idinku keli?.

    • @zainayusuf5292
      @zainayusuf5292 Před rokem +1

      Wll darood waa jebrti oo eriteria iyo Sudan baay jogaan lakiin reer shikh isaxaaq bay copy

    • @abdirashidismail6631
      @abdirashidismail6631 Před rokem

      @@zainayusuf5292
      Hawiye xaalkoodu muxuu noqonayaa iyaga?.

  • @HusseinAli-dy3lv
    @HusseinAli-dy3lv Před rokem +2

    The lineage of the Ishaqi gentlemen or the sons of Ishaq
    In the name of God, and prayers and peace be upon the Seal of the Prophets.
    Genealogy of Mr. Isaac is.
    Ishaq bin Ahmed bin Muhammad bin Hussein bin Ali bin Al-Mutahhar bin Abdullah bin Ayoub bin Muhammad bin Qasim bin Ahmed bin Yahya bin Isa bin Ali, nicknamed Al-Taqi bin Muhammad Al-Mahdi bin Al-Hassan Al-Askari bin Ali Al-Hadi bin Muhammad Al-Jawad bin Ali Al-Ridha bin Musa Al-Kazim bin Jaafar Al-Sadiq bin Muhammad al-Baqir bin Ali Zain al-Abidin bin Imam al-Hussein bin Ali, the grandson of the Messenger of God, may God bless him and grant him peace.
    Ishaq bin Ahmad’s brothers are four:
    1- Tahir: He was a descendant of the Mukhwan, and to him the Sayyids are attributed to the al-Mutahhar family.
    2- Muhammad: He settled in the upper Yemenite lands in the land of Khawlan, and he has a well-known knowledge.
    3- Sufyan: He died without leaving a clue.
    The Migration of Sayyid Muhammad ibn al-Husayn, grandfather of Ishaq ibn Ahmad:
    From Iraq in the year 498 AH and in the era of the caliph Ahmad al-Mustazhir Billah: Al-Abbasid immigrated from the city of Sarmin, Iraq, and he and his wives, children, and grandchildren moved to Medina, where he resided until he died there and was buried there in the year 505 AH, may God have mercy on him, and in the year 506 his family was separated for financial reasons, and it
    was Their trips are as follows:
    1- Two of them, Ali and Hassan Al-Mamoun, and their mother, Umm Al-Khair, daughter of Ali bin Zaid bin Youssef, and their children went to Banha Al-Assal, which is a village in Egypt.
    2- Youssef, Abdullah, Haider, Abdul Qadir, and their mother, Umm Walad, of Persian origin, went to Mount Surat in the land of Hijaz.
    3- Muhammad, Ahmed, Hamza, and their honorable mother, Atika, daughter of Ali bin Muhammad bin Ali, left to Yemen.
    Mr. Isaac's trips are as follows:
    - He went to Saba (Yemen) and married the sister of Malak Al-Qar, and she bore him two sons.
    1- Daraan, to whom the gentlemen of the Daraan family are attributed.
    2- Sharif, to whom the nobles are attributed in anguish
    - Al-Jawf: and he married a woman who bore him a son named Mansour, and to him the gentlemen of the Mansour family are attributed.
    - To Yaba: and he married a woman who bore him a son named Yusuf, and to him the gentlemen of the Yusuf family are attributed in Yaba and Marib.
    - After this trip in Yemen, Mr. Isaac went to the country of Somalia for the purpose of dawah and got married there, and he had children, they are Ahmed, Musa, Ibrahim, Muhammad, Ayoub, Abd al-Rahman, Ismail, Arabs or Arb, as it is said there, and they are the brothers of Daraan, Sharif, Mansour and Yusuf Glory be to God, the places are different, and the father is one
    , and the fortune of Sheikh Ishaq bin Ahmed has multiplied, and it is said that today they are in the millions, as I have been told, and God knows best.

  • @ajabtv336
    @ajabtv336 Před rokem

    Meelna kamsoo galno sheekhow isaaq waa afrikaan sida somaalida kale

  • @amiinomerabdillahi7485
    @amiinomerabdillahi7485 Před rokem +2

    anigu carab baaban dareemayaa inan ahay war wanaagsan

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      Amiin Omer Abdillahi
      waar kani waa beenaale bal DNA iska qaad adigaa arki doonee

  • @abusacad0704
    @abusacad0704 Před rokem

    DIRR XAGEE GASHAA IYANA IYO IRIR SAMAALE

  • @museabdi9368
    @museabdi9368 Před rokem

    Walahay baan ku dharte kuwan wa qarac hada samadaa madowged gashaan citiraaf ma jiro qarac somali kaliya uf uf idoor

  • @user-yd5wu3sk1x
    @user-yd5wu3sk1x Před rokem +1

    Dir

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 Před rokem

    ASC, Abtirsiintaadda haddii aad xajisan waydo, Amma aad kas u baddasho waa mashaakil intiisa gunnimmo la'eg .
    Siddaa awgeed beesha dhexe ee maanta, Gaddabbuursigga maanta ,ciisaha maanta,Kalla badh ahaan daarroodka maanta, Orrommaddan soke iyo hawiyaha beello koobban oo ka mid ahibba waxa ay ku ABTIRSADDAAN
    1. Shaykh YOONNIS (YUUNNIS)
    2 IBNU Shaykh-MUUSAA,
    3.IBNU Shaykh-MAKAAHIIL.
    OO ku arroorra abtirsiinta (ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha ka raalli noqdee) Saxaabbiggii jalliilka ahaa ee XANBALLA,
    Oodda tafiirtii shaykh ISXAAQ (AL AXMAR) na (ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha ka raalli noqdee) waxaa innooggu sokaysa maanta masaayda KENYA dagta.
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

  • @garaadosman3813
    @garaadosman3813 Před rokem

    Walaalayaal gaarsiya wadaadada hadalkaas eebe ee wanaagsan hadey garanayaan oo ey ku dhaqmayaa wanaagaa eebe noo dajiyey mahadsanid

  • @cabadallahahmad7442
    @cabadallahahmad7442 Před rokem +4

    Sharaf waxa unoogu filan inaynu Ahlu batkii nahay

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem +1

      waar ehelu bayd ma tihide meel fadhiiso

  • @mohamudomar7050
    @mohamudomar7050 Před rokem +1

    Qosol badanaa carabnimo niiga dheer oo waxaad kasoo jediin reer bin Israel 🇮🇱

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 Před rokem +1

      miyaanad ogayn inay israa iil iyo carab nuskeed ilma nebi ibraahim yihiin

  • @zainabguleed3949
    @zainabguleed3949 Před rokem

    Iraan u Yeerta

  • @jamilaali5536
    @jamilaali5536 Před rokem +1

    Kkkkkkkkkk

  • @barwaqorashiid5754
    @barwaqorashiid5754 Před rokem

    Isaac, iyo bani hashim kaka daaya. Issaquah waa dad Afrikaan ah. Banu hashim wax lagu faanu maaha.

  • @user-rn3bb3dj4p
    @user-rn3bb3dj4p Před rokem

    لستم عرب انتم افريقيين من بشر السود افتخروا بذالك كما افتخر بلال و اسامة بن زيد وحسن البصري وغيرهم من الصحابة والتابعين رضوان الله عليهم اجمعين

    • @fufu448
      @fufu448 Před rokem +2

      اما تعلم أن البشرة السوداء كانت سمة مميزة لأهل الجزيرة العربية، عبدالمطلب و أولاده الاثنا عشر سود البشرة واشهرهم ابي طالب و أولاده، ف سيدنا علي بن أبي طالب كان شديد السواد واقرا عنه ان شئت كتاب سيرة الخلفاء الراشدين ل الأسيوطي. واغلب بني هاشم كانوا كذلك حتى تفرقوا إلى بلدان عديدة، والشيخ اسحاق تزوج ب صومالية من قبيلة الدر وامرأة حبشية انجب منهن ٨ أبناء.. أما بقية أبنائه الثلاثة موجودين في محافظة شبوة وصنعاء واقرباؤه في محافظة الجوف وصعدة والملامح متشابهة ما عدا السمحة السوداء.. ولك الشكر

    • @fufu448
      @fufu448 Před rokem +1

      بالإضافة إلى ذلك كان الصحابي الجليل جعفر بن أبي طالب رضي الله عنه وهو اسود البشرة يوصف بأنه يشبه رسول الله صلى الله عليه وسلم،، وكان وصف الأسود بلغة العرب ب ادم اي اسود الشكل كسيدنا وابو البشر ادم عليه السلام،

    • @user-rn3bb3dj4p
      @user-rn3bb3dj4p Před rokem

      @fufu448
      استغفر الله لا تفتر علي نبينا كذب هذا افك عظيم
      وصفه موجود علي الصلاة والسلام في كتب السيرة كان لونه ابيض وكذالك اغلب العرب في ذاك الزمان نعم كان هناك اناس اسمر عشان شدة الحر في جزيرة العرب لاكن مو اسود عليك الله بتشويش علي تاريخنا

  • @garaadosman3813
    @garaadosman3813 Před rokem

    Walaal aad ayaad umahdsantihin mm somali tv guleysta dhamaan

  • @maxamuudxasan900
    @maxamuudxasan900 Před rokem +1

    Maaha maanta wax aanu baranayno horaba waa nu ogayn

  • @user-dy7ni7ci3d
    @user-dy7ni7ci3d Před rokem

    زين العابدين كككك

  • @jamilaali5536
    @jamilaali5536 Před rokem

    Carabiner

  • @soorayssamatar6814
    @soorayssamatar6814 Před rokem +1

    Waxkasta la iskama sheegto oo Nigerba🇳🇪 dadbaa iska sheegta haashimiya e D. N. A wixiina ku suga hadday runtahay sheegashadani ilayn D. N. A ga tafiirta nabiga waa layaanaa sumadeeda e.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      Soorays Samatar
      DNA waan iska qaaday oo afrikaan baan noqday ee ehelu baydku sow carab aasiyaan ma aha maxay dadku beenta ku falayaan

  • @boqran101
    @boqran101 Před rokem +3

    Daaroodkii layga beeray nasab in ay yihiin waxaad ku garan kolba meel iskuma qadan daarood waa un darood waligii

    • @minursa02
      @minursa02 Před rokem +1

      Caraabtii Jabaarti e Yemen iyo Oman ad kasoguurteen mailoodeey

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před rokem +5

    Soo dhawaada kusoo soo dhawaada asharaaf waad nacayseen oo dir baad sheegateen laakiin welcome ❤️❤️ baan idin leenahay inshallahu ❣️🕋💎❤️💞💐💕🌺🤲🤲🤲⁉️😍😍😍

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      Shin
      ma nihin asharaaf ee waxaanu nahay afrikaan somali madax dhaqameedku wey busaaradsadeen oo lacag bay rabaan

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi Před rokem

      @@ijoxasan9132 subxaanallaah ma munaafaqnimo bey wadaan haday asharaaf tihiin afrikaan ah ma xuma haday ku dawaraanayaan asharaafi sadaqo ma qaadato magaca asharaafna laguma dawarsado

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      @@Shin-wu4mi
      walaahi Isaaq baan ahay DNA waan iska qaaday %94 afrikaan baan ahay %80 somali
      waar waa tuug dawersanaya waa kuwii isaaqa ugu madmadoobaa oo waashay
      magaadle iyo murbadle iyo maradheere ayay galaan oo intuba midab madoow tilmaamaya

    • @theman8189
      @theman8189 Před rokem

      @@ijoxasan9132 😭😂😂😂😂

    • @adoonkiiallah227
      @adoonkiiallah227 Před rokem +2

      @@ijoxasan9132
      Benaale Ma Adigaa Isaaqa ?
      Hadii Aad Tahay Intaas Oo Suldaan Mad Caydeen
      Qofkasta Oo Isaaqa Ayay Haybtoodii Soo Heleen
      Noqotayna Darajo Allah Bixiyo In Aanu Ehlu Baydii Kasoo Jeedno Alx Oo Hadana Masha Allah
      Hadii Aad Isaaq Tahayna Rali Galin Ayad Kasoo Bixin ?
      Hadii Aan Ahayna Hadaladaadi?????‽???????‽??????

  • @hodanmeecaad685
    @hodanmeecaad685 Před rokem

    Xaaji daahir ayuu ahaa sheekhii abtiraiinta sheekh isaxaaq akhriyey markii koobaad

  • @abdihussein1478
    @abdihussein1478 Před rokem +2

    Faallooyinka mala-awaalka kaliya ee in aan halkan ka bixin karo, in kuwani yihiin magacyadii Imaam Shiico

    • @lemi4968
      @lemi4968 Před rokem

      Alhamdulilah his grandchildren became sunni

    • @abdihussein1478
      @abdihussein1478 Před rokem

      @@lemi4968 czcams.com/video/Def0w6RQqdk/video.html

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 Před rokem +1

    Carab waa la isdhali karaa laakiin African baanu nahay ee ha waalina ilmaadeerayaal

    • @Leona_-
      @Leona_- Před rokem +2

      Is deji adeer

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Před rokem

      @@Leona_- Nin oday ah oo somali ah, ayaa xuduuda kenya iyo uganda tagay. Askarigii baa yiri keen baasaboorkaaga. Baasaboor somali ah ayuu u dhiibay, kan lama ogola ayaa lagu yiri inaad wadanka ku gashid. Kan ayaan ku gali karaa malaha waa baasaboor wadan kale, maya ayaa lagu yiri. Mid saddexaad ayuu inta soo bixiyey ayuu kana bal ii fiiri duco qabe. Askarigii inta eegay ayuu yiri, hoo saddexdaada baasaboor gudub oo wadanka gudihiisa gal. Nin la socday ayaa yiri, waar maxaad intaas oo baasaboor isugu soo rartay, in lagu xiri gaaray soo ma ogid. Xariga busaarada soomali dhexdeeda taalay ayaa iiga daran. Isaaqa busaarad baa carab u geysay.

  • @salahsaid4725
    @salahsaid4725 Před rokem

    Nacalatullah calal yahuud Isaaq waqtigiina waa dhamaad

  • @melmi9330
    @melmi9330 Před rokem +3

    Asc Sheegan mayno carab ee waanu nahay mayaydun dilaaci somaliyeey idinma rabno lambarka xegistaaaa 🤣😂🤣😂

    • @saaxiibkanolosha3617
      @saaxiibkanolosha3617 Před rokem

      Hhhh hadaynu awowgeen aqoonsanay inu carab yahay somaalidu inaguunbay inagu abtirsanayan waa carab iyaguba lakiin abtirsiboodiba la ilaabay marka sheekh isaxaaq oo awoowbeena ayuunba la aqonsanaday inu carab aha ciraaq ka yimiday ee somaali wa wada carab wayo waxay wada ahayeen culumo wada socotay oo is qaybisay sida waqooyi sheekh isixaaq sida koonfur sheekh daarood sida jabuuti sheekh ciise marka daarood iyo ciise iyo wa la ilaabay abtirsigodi inkasto lahayo lakiin sheekh isixaaq aya caan noqday oo lahaya tarikhdisi sida weye

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Před rokem +1

    Shiicada eeraan xataa carab maahan aalo beeyt bay sheegtaan kuwan hada la so helay waa maxay

  • @zainabguleed3949
    @zainabguleed3949 Před rokem

    Shiico

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 Před rokem

    Waarun waxaykaydka taariikhda kuhaya carabta waan daawaday isagosheekh wayn ocarabi kashekaynayo

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem

      Safa Cismaan
      taariikh maanta yaa u baahan iyo Oday koofiyad bacle ah DNA baan haystaa in aan afrikaan nahay

  • @nastehohassan7475
    @nastehohassan7475 Před rokem

    😍😍😍😍

  • @mdeeq1865
    @mdeeq1865 Před rokem

    Odayaal naga hubsada anigu waxaan ka baqayaa in shiico doonaysa meel ay nagasoo galaan aad noo gacan gelisaan.
    Alxamdu lillaah maanta muslim ahlu sunna ah ayaan nahay. Arrinkan yaan lagu fududaan

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Před rokem

    Kakakaka my people

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 11 měsíci

    T - The Y-DNA Haplogroup T (former K2) Project - Y-DNA Classic Chart

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před 11 měsíci

    arab iyo cadanba wa inala dhasheen india iyo china sido kale ruuush iyo ukarin dhaman isku meel banu ka soo jeedaynay balse dadka inoogu dhow halkaas aan idin soo dhigay ka eega Y y dna halkaa hoosa idinku qoray gala carabtii iyo isaaq iyo cadankiba halkasa ka arkaysan dadkii inala dhashay wadamada eeg marka arag meesha somalia laleeyahay isaaq iyo samroon way ku riran kuwa kalena dir odhan iyo isaaq iyo sure qubays ba ku jira ugaden baa xata noqday dir kala badh

  • @soorayssamatar6814
    @soorayssamatar6814 Před rokem

    Waa mashruuc lasoo qaatay oo Soomaalida lagu shiicaynaayo, nimankana, qaar ka mida ayaan filayaa inay mashruucan soo qaateen.

  • @asmahappy4846
    @asmahappy4846 Před rokem

    oda yaashan carabta timirta u doontay yaa dhaha sheeka xumada nagala taga carab manihin

  • @isharabdi779
    @isharabdi779 Před rokem

    adeer warkaada mashaqeeynaya waxaana diidan gabayadii isir raaca ahaa ee hore, Abwaanadii hore ee Isaaq ayaa ku gabyeen inaad tihiin Dir: maxeey u sheegan jireen qabiil aysan aheen, waa hadii aan hadalkaada kuu raacno, waxaa ka mid ah qabayadoodii:
    Maxamuud Dheeg (Isaaq)
    - Dir iyo Irir baanu nahay labada daamoode
    Ismaaciil Cigaal Bulaale(isaaq)
    - Adaa Dir iyo Daarood dhex dhigay dab iyo baaruude
    Axmed Ismaaciil Diiriye (Isaaq)
    Miisaannay Ciisow tixahaad madalka keenteene
    Macaan baa Ilaahay ka dhigay Malabki Doocaane
    Dhegtii maqashay oo idili way mahad naqaysaaye
    Madmadoow ma gelin xaajadaa soo mudh-bixiseene
    Mabsuud buu ka yahay reer Isaaq meelu joogaba'e
    *Waad mahadsantiin dhalashadaad muruq u yeesheene
    Xataa daaroodkii wakhtigaas joogay gabayadiisa ayuu ku sheegi jiray inaad Dir tihiin abwaanadiinana weey ku raacsanaayeen waxaana ka mid ah gabayadaas:
    Qamaan Bulxan (Ogaadeen)
    - Iidoor Dir weeyee hadduu duulan soo kiciyo
    Dunji Habar Magaadluhu hadduu dabarka soo gooyo
    Dunbuq iyo rasaastana hadduu debecsanuu siiyo
    Gaygaan waxaa tiriyey Abwaan Daarood ah oo ku tilmaamaya Isaaq inay Dir yihiin mana dhicin gabyaa Isaaq ah oo beeniya gabaygaas Dir nimada ku tilmaamay waxaase dhacday in Gabyaa la Oran Jiray Yawle xaqiijiyey oo ku gabayey, " Isaaq waa Dire e hadduu duulaan soo kiciyo… "
    So duudub ee ma dadkiinii iyo abwaantiini hore miyaa sax san mase dadkiini dambe, mid kale ictiraafku inuu meelkasta gala ma'ahan, barnaamijkaan banii haashimka ah waxuu la kowsaday ictiraafka ee ka hore maxaa loo maqli waayey, gabayadana loogu xusi waayey

  • @faizam523
    @faizam523 Před rokem +1

    Subxaana!!! Waa iska caynkaas marka aanad dhalashadaada iyo midabkaaga ku kalsooneyn, sowdinkii shaley uun lahaa dir baanu nahay oo irir samaale ka sii nahay, maantana carab soo lumey baad tihiin. Oo awoowgiin baad Saudi ka soo hesheen?? Kkkkkkk waar reerkani halkey ku socdaan yaabnaye, u guura carabtaas hadaad sidaa u jecelshihiin inaad carab noqotaan.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 11 měsíci

    idinka daliilka waakaase akhrisa qabiil walaba isaaqa wa ka mid badankooda

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 Před rokem +2

    Reer konfur are African slave dropped in east Africa en left there , we are not the same 😎

    • @istahilhussein8088
      @istahilhussein8088 Před rokem

      We are African and we proud maybe Arab slave you that is why you are claiming you are Arab go to middle eastern tell them you are Arab they will laugh at you

  • @ahmed_said313
    @ahmed_said313 Před rokem +1

    Alla maxay been iskugu sheekeeyeen , imaam xassan al caskari wax durriyad ah ma dhalin (marka laga reebo shiicada oo aaminsan in uu dhalay mahdiga oo isna aan duriyad ka tagin )

  • @ckariimcllaahimaxmuud6659

    Dir eji irir samaale muxamad

  • @user-ir5ip9cs2j
    @user-ir5ip9cs2j Před rokem

    Haye war cusub waxan ku sheegi soomaalida wa dad iska dhal african iyo carab iyo isku jir waaye soomaalida wa labo qeyb qeyb asalkooda kushitig ba la yidha qeybna asalkood wa carab waxa kamid ajuuran oo asalkood aha dad yemen dagi jiro marki dabbana noqday empadoriyad awood badan oo ku fidsaneyd bariga africa Ila yemen sido kale qeyb kamid ah sucuudiga ayay ku fidsaneyd

  • @garaadosman3813
    @garaadosman3813 Před rokem

    walaalayaal eebe xumadhaaf waydista waa kan udhaafi adoonkiisa lumey goortuu ulaabtee

  • @uthmaan1191
    @uthmaan1191 Před rokem

    I don’t think so ,war inaga hubsasada warkaa

  • @jamilaali5536
    @jamilaali5536 Před rokem

    Kkkkkkkkkkkk

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Před rokem +1

    Maxaa idin wareeriyey ilaa iyo markan garadsady waxa walidkey ii sheegayen abtir sintaydu inay gasho sheekh isxaaq bin Ahmed bini hashim ma wax cusubaa soo jira oo inagu soo kordhay maxa keenay in la is waydiiyo ?????

  • @Cadaroosh
    @Cadaroosh Před rokem +1

    War kuwanaa

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 Před 11 měsíci

    guuleed cunabi watan reer binu isaxaaq iyo carabtaa DNA goodee dadka u soo dhig oo u bayaani intan inta qadato geeegoogle so sawir u soo dhig
    T - The Y-DNA Haplogroup T (former K2) Project - Y-DNA Classic Chart

  • @aragsancllaahi3818
    @aragsancllaahi3818 Před rokem

    Kkkkkkk waa wax lagu qoslo arnta madax dhaqmedku hada shgayayan muran kuma jiro nasabada sheekh isaxaaq wayo waxA yaala magalada mayidh ee ayinu kaso jeedno qoralki sheekhu gacmihisa ku qoray oo ay hayaan dad kaso jeeda tagfir tii uu dhalay oo aan ayagu habeen meel kale aan uhoyan oo sidi moqaam ka ujooga oo midba midka kale kabedelayay ilaa hada marak walayaab in hada meel kale loo doonto taarikh mad madaw ku jiro

  • @aridwaan
    @aridwaan Před rokem

    Waan cadavers inaan carbon ahaaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 11 měsíci

    dna proof wakan daawada halkas kaa eega beelaha isaaq marki laga qaday dna cida ay ku jiran ariso wadama ay duriyada isku dna yihiin
    T - The Y-DNA Haplogroup T (former K2) Project - Y-DNA Classic Chart

  • @abusacad0704
    @abusacad0704 Před rokem

    Waa sheeko kale

  • @ckariimcllaahimaxmuud6659

    Anigu beesh dir lagumagacaabo wan jeclahay waan abtiyaashay lakiin waxaan arkay abtiris uuqoray sh/yuusuf direed oolagajoogo geeridiisii 43sano iyo4bilooiyo22habeen sidaad udhigaysaana mawaafaqsana waxankutalinayaa inlootalabadiyo mahadsanidiin abtiyaal

  • @iracymartins1432
    @iracymartins1432 Před rokem +1

    Geli gelid congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil geli congregação cristã no Brasil 🙏🙏🙏.

  • @Usama_wiki
    @Usama_wiki Před rokem

    Doodayadii xiligaa form fourka ayaan kusoo qaatay halkaa iyada ah.

  • @abdirasakali8074
    @abdirasakali8074 Před rokem

    Walaalayaal ma iska qayilnaa waxaas wax inoo tari mayaane?

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před rokem +4

    Waalida somalida watan carab

  • @calimaxamed6316
    @calimaxamed6316 Před rokem

    Mid kasta oo suufiyo ah waxa uu sheegta inuu aali baytkii nabiga yahay
    Warkaas shiicada ayaa sheegata ee iska jira wax sanad saxiixa laga hayaa ma jiro

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 Před rokem +1

    Carab aslakoodana ma rabnee nagal taga dadkan bilaa kalsoonida ah ee cid kale iyo reer hebel baa na aqoosadayda aniga daaya African and proud.

  • @lilboss5452
    @lilboss5452 Před rokem +1

    Kkkkk hal dhaqan o caraba laguma soo gaadhin somaliland

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 Před rokem

    Dee wayahaye dirtii intay kabaxday iyo irir samaale makakac yay noqdeeen
    Oo darod yaad isu xigtaan eega?