Hees cusub by yurub iyo beele

Sdílet
Vložit

Komentáře • 155

  • @khalidabdi6
    @khalidabdi6 Před rokem +27

    Still I’am Listening this magic song 2023 hdd iga Dambayso Like iisaar ❤

  • @Araweelo110
    @Araweelo110 Před měsícem +6

    Legend abdi ismaaciil beele iyo boqoradii codka yurub geenyo caadi maaha heestani🫶 Hargeisa, May20, 2024 habeen isniina baan dhagaysanayaa allow wakhtigu muxuu ordayaa shalay uun bay ahayd markaan anoo markaas soo qaangaadhay Estv ka dhagaysan jiray hadana almost 10years baa kasoo wareegtay cajiib!

  • @h.m.c.gacalle3782
    @h.m.c.gacalle3782 Před 4 lety +22

    Xuzuus wlhi heestan ku xasuusta 2011 kii ayaan mobile yar oo Chinese oo memory ku jiro ayaan ku dhagayzan jiray
    Muxu wakhtigu ordaya omg

  • @ZalmanIbrahim
    @ZalmanIbrahim Před 2 měsíci +4

    Saacadu waa 10:11 habeenimo 16/05 / 2024 goobta hargeisa qaar ahaan jig jiga yar axyaa hees😢❤

  • @yaxyemohammed6672
    @yaxyemohammed6672 Před 3 lety +18

    Belle libaax waxan kuxasusta haben u jigjiga igu siyay 100 bir 2013 ano yar isaga iyo saxibadii oo hotel kujiraa usogalnay aniga iyo ku namhani ladhoho oy sxbo ahayeen kadib salan kadib waxuu yiri Kan yar ee kulasocdana wa ayo waxuu yiri waxan u ahay abti Suu igu sooboday anba abti Ayan u ahay bele NIN qli ah 100 birr ayuu idhay abti hoo hadana waxan joga Paris Wan radiyay

    • @khalidali-yo6zm
      @khalidali-yo6zm Před 3 lety +1

      Abdi ismaciil belle wa macalin weyn

    • @cabdirahmanhamud4802
      @cabdirahmanhamud4802 Před 2 lety +4

      waa nin. qaliya anigu aniga oo heesihisa qimeya ayan nasiib u helay in aan guriga jigjiga la fadhisto walahi nin garanaya ayaa logu dhartaye ee ninka gor aad soo xustaba soo xus waa talo nin qimaha ragga oog u ku sinayo

    • @user-dz6ks7ip7d
      @user-dz6ks7ip7d Před 3 měsíci

      Masha allh wll anah inantiisi ah oo hada booskisa kujirah😊

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 Před 3 měsíci +4

    Heestan maxaan wakhti hore u baran wayay😢
    8 april 2024 maalinkii u dambaysay ramadaan, 12:57 duhurnumo, qolkayga ❤

    • @Eagle7904
      @Eagle7904 Před 3 měsíci +2

      Hh hday eheed inaad barato macaankeeda horay laguuguma tala galin😂

    • @suhaybmuxumed1933
      @suhaybmuxumed1933 Před 3 měsíci

      Hhh waaa runtaaa🎉​@@Eagle7904

  • @user-um5qj5zl8v
    @user-um5qj5zl8v Před 4 lety +19

    Wlhi Heestan dhagaxbuur waa aan joogay ayay soo baxday markasta wan dhagaysan jiray ayayday idhihi jirtay yurub genyo wakhtiga haynka lumiso awowgin ale gubye 😂 xasuus

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 Před 8 měsíci +3

    Qoftaan fanka soomalida hadda ugu jeclahay iyo yarka aan bishaan la dhacsa nahay ayaa caawa is heley 😢 beele iyo yurub waa labo exceptional ah

  • @SomalilyricsApdirahman2020

    Ereyada Abwaan C.xakiin Qiiq Allah ha u naxiisto

  • @ayanmohamed6672
    @ayanmohamed6672 Před 6 lety +23

    We miss you beele 😭

  • @abdihrasak
    @abdihrasak Před 4 lety +8

    Yaa wali dhagysanaya 2020

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Před 7 měsíci +5

    15 December 2023

  • @gulledducaale7251
    @gulledducaale7251 Před 3 lety +45

    Heestan waxaan xasuusta 2011 in ay Estv kasoo geli jirtay Habeen walba xiliga 9: habeenimo meelahaas. Weliba Heestan waxaa AaD u jaclayte wllshy oo xita marka ay Dharka dhaqayso dhagaysan jirtay Waaga waxaan Dhammayn rabay Dugsiga sare. 2013 waxaa iso baxday jaamacad waxana aaday muqdisho iminka waxaan jooga kenya 🇰🇪 nairobi ilaa 2013 bishii 6aad ma arag Hooyaday iyo wlldy farxad ka weyna ma jirto in aad familygaga wakhti la qaadado idinkoo wada faraxsan wllshy 2016kii ayaa la Guursaday iminkana waa marwo adne hakuu barakeeyo wll qoyskaga. #Hooyo waan kuu xiisay 😘😘😘😘🏃‍♀️

    • @iqradhaman3428
      @iqradhaman3428 Před 2 lety

      Wan Ooyay wll melbu itab ty hadal kagu anu hooyady iyo aabahy wakhti qurux badan lamaan qadan wy itureen labaduba balse alxm weye ayeeyo hooyo ikor saty xata hal malin imysiin hooyady jaclki hooyanimo xata abahy hada qof wyn ayaan ahy balse noloshi aya cidhiidhi igu noqoty inan nafta naco hata balse ale ayaan barya in aan nolosha inta ihadhy frxad ku dhamysto nolol ta ugu wuruxda badan aan galo ayaan ale kabarya hooyady waxa igu dan bydy 2007 kahor waliba sificn uma xasusto wkhtiga wa qiyaas ad ayaan uyara marki lyga keny hoooyay ay tiri iga kexeya 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @khadarshiine7524
      @khadarshiine7524 Před rokem

      Adoooooo murqaaaaansan baaaad qorty commentigaaaa

    • @cudoon6026
      @cudoon6026 Před rokem

      Haaa wlhi wax badan wan ka Sugi jiray wagas youtupe sidan ma ahayn

    • @darwiiizhhawd9856
      @darwiiizhhawd9856 Před rokem

      @@khadarshiine7524 Libax Bad thy Muxu Mirqanku Cuqdad kugu Riday Ehlu Mirqanka unba Fahmi kara Cuqdada mirqanku leyahay lkn Gabadhu Armay Wax Xaqiqa ka Hadashy Oo Aysan Mirqansanayn

    • @shuriashuria5800
      @shuriashuria5800 Před 9 měsíci

      ​@@khadarshiine7524wàa runtaa heestan xiligaa ma jirin 😊

  • @shimbirka.
    @shimbirka. Před rokem +4

    Beele Yurub. Xasuus Mxan Dhgysty Mopil China🙏🏾❤️

  • @qaranradiye
    @qaranradiye Před 11 lety +7

    Beele waa fanaan mulaxamiiste sameya laxan aad u macaan sidoo kale waa musikeste wuxuuna degan yahay oo u dhashay Magaaladda fanka iyo xiisaha Jigjiga.Yurub sidoo kale Jigjiga ayay ku caanbaxdey in ay ka tagin baan rajaynayaa sidii Khadra silimo oo markey soo caanbexday hargeysa u guurtay. caafimaad iyo imaan qab baana u rajyanayaa Hargeysana waa magaalo somaliyeed oo fanka hooyadiis ah

    • @abdikarimfeytin312
      @abdikarimfeytin312 Před rokem

      Yurub iyo khadra sinimo jigjiga markay joogeen jigjiga uun baa laga yaqaany lkiin markii ay u soo wareeegeen Hoyga fanka Hargeisa Aduunka oo dhan baa laga bartay Hargeisa iyo jigjiga Ha is barbar dhigin xagga Fanka wll

  • @xamseyaxye9075
    @xamseyaxye9075 Před 4 lety +7

    heestan waxa taagerta islaantayda xamda oo saq badhkii hurdada uga soo kacday markay maqashay iyadoo baxaysa sidoo kale waxa na wehelinayey mid hoos iiga yar oo lagu imtixaamay musika ,iyo layla oo ah iyana walashay oo dhar ku dhaqaysay mushiinka dharka 19/04/2020

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Před 2 lety +5

    Legend bele iyo yurub genyo❤👏

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson Před 4 měsíci +4

    Somalidu badanaa dad gadaal kasoo naax ah sidee ku arki waayeen hibada faneed ee abdi beele

  • @HaYaTAkader
    @HaYaTAkader Před 3 měsíci +2

    2012😭😭😭💔

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před 5 měsíci +1

    Cabdi ismaaciil beele what a legend ❤️🔥

  • @happyanan1660
    @happyanan1660 Před 4 lety +4

    Heestan waa heesaha ugu macaan yurub lamaanaha kugasho

  • @farduzahmed200
    @farduzahmed200 Před 8 lety +6

    masha allah yurub Geenyo waa fananada aan ugujeclahay noloow abayo aan ku leeyahay

  • @NAJEEEBB
    @NAJEEEBB Před 10 měsíci +1

    Yurub geenyo inaa hilibka labodey❤❤waliged cod bay lahayd

  • @naimajamac4922
    @naimajamac4922 Před 3 měsíci +2

    cawa yaa illa dhegeyanayaa heestan 2024 .3.27🥲

  • @raxmatiina2837
    @raxmatiina2837 Před 8 lety +3

    waa barigay yurub geeyo ingirisada ahayd

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 8 měsíci +1

    Yurub geenyo and beela two legends best song

  • @wawgorad306
    @wawgorad306 Před 5 lety +3

    Heestii.abwaan
    C.xakiin
    Qiiq

  • @somalilandhistorychannel6323

    who is watching 2018

  • @faysaahmed-un6rr
    @faysaahmed-un6rr Před 9 dny

    Still watching 2024 July 7

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 Před 25 dny

    2024-6-21
    Abwaan cabdixakim Qiiiq Alle haunaxaristo aan duco ku xasuusano

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 Před 11 měsíci +1

    Mi fav fananad wie geenyo long life insha allah ❤

  • @yusriitaluuziina7449
    @yusriitaluuziina7449 Před 4 lety +2

    Yaa ila daawanaya 2020

  • @canbarocanbaro9990
    @canbarocanbaro9990 Před 9 měsíci +1

    Anigo yarban maqli jirey markan fasalka 2aad aha😂❤

  • @kaysemuuse3385
    @kaysemuuse3385 Před 3 lety +8

    Hees xasuus badan igu leh 2012
    Still 2021 February
    Liban haku taabagalo, ❤💯

  • @sharmarkejama3882
    @sharmarkejama3882 Před 4 lety +2

    Alfanan beele cod macaan wlahi

  • @zamaleupdy5793
    @zamaleupdy5793 Před rokem +1

    Alla maxay hees ogolayd heestu.❤

  • @abdimohamedhassan8681
    @abdimohamedhassan8681 Před 11 lety +2

    waaa fanaa nad cod fii can masha alaah mida le gabadha waxaa leeyahey walal sii sarakac adiga iyo wilka ok kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @medziad2730
    @medziad2730 Před 2 lety

    Heestan xasuus igo qaliya 2011 weeyin ax ax haamiigi waqtiga maan gaariin waali wan ka xumaahay 😢😢😢😢

  • @kaarladeeq835
    @kaarladeeq835 Před 7 lety

    ereyadu iyo laxankaba iyo muzica waa 100℅100 waa la isku jaan gooyay waa laxankii iyo music saaristii beele waa HI cabdi ismacil beele

    • @xalanefilms2711
      @xalanefilms2711 Před 4 lety

      Erayadii abwaan qiiq
      Laxankii beele
      Music axmed wali furinle

  • @bishaar-sh-ahmed2808
    @bishaar-sh-ahmed2808 Před 7 měsíci +1

    Hees wacan! Anoo yar ayaan tv-ga ka dhagaysan jirey xilligaas Estv ayaa la odhan jirey waan xasuustaa wakhtigaas wllhi. Haddana waa 4/12/2023

  • @butterflySom
    @butterflySom Před 11 lety +2

    Kooo laleeemo qabaaaa duubay video gan but nice song

  • @cabdirahmanhamud4802
    @cabdirahmanhamud4802 Před 2 lety +3

    🌷♥️zaadkii labta u cuntama 💞
    💞🌹zideena lamane iyo ladnan iyo liban 🌺🤌
    💕💝haku tabo galo 🥀🌷
    erayada waxa qalbigasa ka soo maxden a.h.n cabdihakin qiiq

  • @Muubebilecali
    @Muubebilecali Před 2 měsíci

    Hankaan lalabaha ushiday ubaxa laamaha sariyo wuxuu laacaa mieaha❤❤❤

  • @nasiralpha7667
    @nasiralpha7667 Před 12 hodinami

    17 july 2024

  • @ahmedqorane8418
    @ahmedqorane8418 Před 3 měsíci

    Jig jigadii hore iyo fananin qaaliya beele iyo yurub ❤

  • @hassenjama4850
    @hassenjama4850 Před 11 lety +1

    Waaah wah hoygi murtiday jijiga

  • @muniiraarsalo6495
    @muniiraarsalo6495 Před rokem +1

    Asc dhaman wllhayga muslinka ah
    Heestan waa heesan aad ujelahay 2015 oo ahayd marku jacayl ku iso haleelay waana heesa aan uxiftiyay sada quraanka oo
    Aan xiisa aan dhamaan u hayay 2017 waxaan xasiusta habeen aankaso baxay burco ila intaan wajaale garayeyna aN dhagausanayay wana xabeenkaan qabtay heestan

  • @mohamedabdalla9574
    @mohamedabdalla9574 Před rokem

    Xisuhu kulifaqanyhy (beele & yurub )
    Talent song

  • @farduzahmed200
    @farduzahmed200 Před 8 lety +1

    wauw dit is mijn favoriete lietje van yurub geenyo😎😗

  • @iftiinseheacadmey25
    @iftiinseheacadmey25 Před 7 lety +1

    waaa hees aad midhaheedu ufiican yihiin

  • @dr.bilaniitaahmed3356
    @dr.bilaniitaahmed3356 Před 6 lety +1

    cirkaa labashubay xareeed

  • @daahiraxmrd6176
    @daahiraxmrd6176 Před 3 lety +1

    Waxaankuxasuustaa jacaylkaygii wakhtiguna nakalafogeeyay 2017kii imikana waxaan dhagaysanayaa 2021 april 28dii

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Před 4 lety +1

    2020 yaa daawanaya

  • @_Hassan_26
    @_Hassan_26 Před 8 měsíci

    AxLa sawt yurub geenyo❤

  • @Nafyarrr_0
    @Nafyarrr_0 Před 10 měsíci

    Al fanaan Beele❤️

  • @SuleekhaSalaad-fg6sy
    @SuleekhaSalaad-fg6sy Před 2 měsíci

    2024 😢😢

  • @afdheermedia6195
    @afdheermedia6195 Před 2 měsíci

    13.04.2024 ayaa ila dhageysanaya

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Před měsícem

    25 May 2024

  • @ng8555
    @ng8555 Před rokem

    2023 waliba stress na hayo turkey istanbul 😂

  • @nasiibwacane6787
    @nasiibwacane6787 Před 8 lety +2

    tan hees ma ahan ee waa heeso yaa dood kaqaba

  • @mohammedhassen964
    @mohammedhassen964 Před 2 lety

    Xusuus iyo waayo wacnaa jigjiga

  • @maryamamahamoud6563
    @maryamamahamoud6563 Před 9 měsíci

    2023.10.20

  • @habiib_ibnu_habiibhabiib5031

    beela genyo axsan sawt

  • @nimanosman4200
    @nimanosman4200 Před 2 lety +1

    Anigoo arday ah ayaa loga soo dayn jiray estv wan xasuustaa Cabdi bishaar xasan zhekh zxpkay qlih aan nolol qurux bdn soo wada qadanah ayaa ii yeedhi jiray makray soo gasho

  • @Qalpideeqa143
    @Qalpideeqa143 Před 11 měsíci

    2023 stil on fire 🔥

  • @farhanBM
    @farhanBM Před 11 lety

    Maasha allah, waa aan kala dhicin

  • @riyaaqlii151
    @riyaaqlii151 Před 9 lety +1

    gabar khaliya aniga ean ka helaa

  • @zackapdi
    @zackapdi Před 3 lety +1

    2021

  • @Genyadamadaw
    @Genyadamadaw Před 2 měsíci

    2024💔😭😂😊

  • @Wizzyak
    @Wizzyak Před 6 lety

    woow
    nice 10/10

  • @almibureeqadumar4338
    @almibureeqadumar4338 Před 7 lety

    good song waye heeestani ruuntii

  • @fadxifadha5433
    @fadxifadha5433 Před 4 lety +2

  • @2pac_somaali957
    @2pac_somaali957 Před 2 lety

    Beeele 22k fwoo❤❤🔥

  • @muxamedcabdi5341
    @muxamedcabdi5341 Před 4 měsíci

    Cawaa iga hora aniga

  • @awalehhoussien8818
    @awalehhoussien8818 Před 2 lety +1

    Très bonne chanson

  • @hafsaqueen3167
    @hafsaqueen3167 Před 3 lety +6

    🥺🥺🥺🥺jacaylkaygi iga dhintay ayaaan ku xasuuusta ala maxaaan wada dhageesan jirnay 😭😭😭😭😭😭😭

  • @habiibaawale2097
    @habiibaawale2097 Před 6 měsíci

    Sadkii laabta ucuntama sideenaa lamaaniyo ladnaan iyo liibaan haku taaba galo ❤🫶🏽

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 Před 7 lety +2

    heestan ninkaygan u qadi jiray lol

  • @nasrinismailaydiid9798

    I like it

  • @HBSsportTv10k
    @HBSsportTv10k Před 6 měsíci

    2024 junaury 11

  • @ubahcabdi1566
    @ubahcabdi1566 Před 2 lety

    Steal wn dhagaysanaya 2022 Estv 2011 ano Ethiopia 🇪🇹 joga dirre dawa ayan dhageysanayey cawo Uganda 🇺🇬 ayan ku dhageysanaya ilahow kuligen cimri dheer iyo cafimaad

  • @user-yx7sl8mz4x
    @user-yx7sl8mz4x Před rokem

    wlhi heestan inbadan baan wax ku shukamiya

  • @bahjoismael3130
    @bahjoismael3130 Před 5 lety +1

    ❤️❤️❤️😰

  • @neimamohamedneima7067
    @neimamohamedneima7067 Před 10 lety +2

    sadkii laabta u cuntama sideena lamane iyo libaan haku taabo galo eesh calaa erayo laxan iyo musiq waa hees isku darsaty afkiina caano lagu qabay bele and yurb geenyo cod dahbalay

  • @mohamedmossa5120
    @mohamedmossa5120 Před 3 lety

    2021😪

  • @zuuziaraweelo
    @zuuziaraweelo Před 3 lety

    Hello ayaa dawnaya20/10/2020

  • @hoobalmedia1837
    @hoobalmedia1837 Před 11 lety +1

    funy song yurub geenyo and beele

  • @abdullrahmannshekh607
    @abdullrahmannshekh607 Před 2 lety

    xilima xili bay ahayd aheey ah 😣

  • @hassanyare2016
    @hassanyare2016 Před 4 lety

    2020

  • @salmapea
    @salmapea Před rokem

    2022 December 😂🎉❤

  • @abdullahimohamedkhalif8700

    jigjigadii hore 🥲💔

  • @bassumchannelfficiel9097

    ❤❤❤

  • @garaadgrt2085
    @garaadgrt2085 Před 7 lety +1

    xasuus bdn ayan gala markan hestan maqlo

  • @nimcomohamed5562
    @nimcomohamed5562 Před 2 lety

    Mxn ESTV ka daawaday 😂😂😂

  • @user-nt7qh1qo1l
    @user-nt7qh1qo1l Před 11 měsíci

    Beele

  • @abdihassan3259
    @abdihassan3259 Před 2 měsíci

    Am lihuubools

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 Před 2 lety

    ninkani xaguu Ka dhacay Horta?
    fanaan top ah ayuu ahaa

  • @amenjamal6644
    @amenjamal6644 Před 2 lety

    Still 2022

  • @Ayni88
    @Ayni88 Před rokem

    Estv iyo 2011