Haybis Yurub geenyo iyo Cabdi Oday

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 68

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 11 měsíci +4

    Yurub geenyo inaa 2014 wax yar aheed dad badan modaya habar Yurub an aqon ulahayn sawtu raxma hilibka lakacay 2014 b arka ninka ay isla hesayan waba isku fil hadusan kawaynen hadana ayda kwayn is dhahysa sababtas wa hilibka yurub waxa sa ugalay lakin codkeda isma badalo ❤sawtu raxma

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 Před 3 lety +19

    Xasuus hestan barigan Hargaysa jogy ban so xasustay gabar rer sanaag ba i qadi jirty😭

    • @hodanosmaan9203
      @hodanosmaan9203 Před rokem +2

      Maba arkaba dumar leeh heestan inaanba ii qadi jiray maa idinkunba wax laydin qada balo idinku dhacdye

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před 3 lety +12

    War yaa ila dawanaya 😅🖖💃 9 July 2021 misE aniga uun baa dawanaya tolow farta tag hadad iga danbeysaaN bal😂🙄

    • @user-vr6rj4ud6c
      @user-vr6rj4ud6c Před 3 lety

      Wn joognaa Meela bdan hore wn kgu arkee 😆✌🏾

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 Před rokem

      Amiray intane maiga Dabatimid Xaajiyo ✌️

  • @milhargeisawi2339
    @milhargeisawi2339 Před 8 lety +12

    hablah hablah hergeiso idil hormodkan ka dortay hanti calaf u yeeshay nice song #oday and geenyo

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 10 měsíci +2

    Yurub maxamed abdi geenyo and abdirahman ceydid abdi oday laba shaqsi oon codkooda jeclahay iyo waqti xusus wllhi intii iga danbeysa like sxpyal 😢

  • @fathxiabdiraxman701
    @fathxiabdiraxman701 Před rokem +3

    When iwas young up to now 2023 wllhi heestan jecelahay yurub geenyo noolow indr ❤️🥰❤️‍🔥

  • @amrinamoh7823
    @amrinamoh7823 Před 5 lety +12

    2k18 wlhy mrkan dhagyzto qof aan jeclaa walina jecely xzuzta😭😭

  • @bosslady838
    @bosslady838 Před 5 lety +19

    2019 😂 ya dawanaya

  • @fatximaxamed8252
    @fatximaxamed8252 Před 2 lety +3

    2014 ban dhageysan jiray dar alle wan iska jeclhy

  • @shabcaankayse9761
    @shabcaankayse9761 Před 6 lety +4

    ka jabuuti fanow fanaanta jabuuti oo dhan hadii laysu geeyo labanay ka gadhayn

  • @xafsomohamed738
    @xafsomohamed738 Před 4 lety +4

    Yaa dhagesanoya 2020 like

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 Před 5 lety +3

    habeen dhalad ayaanloo aqal loogu hoydaad dar Alle u mudantahay😍😍😍😍

  • @mohametharawaati4230
    @mohametharawaati4230 Před 2 lety +3

    25/6/2022 guyaale hore waxay ka mid ahayd kiniino aan qaadan jiray🥺

  • @muniirgas2922
    @muniirgas2922 Před 8 lety +2

    woow
    nice song
    markasta wn dhagaystaaa heestn
    yurub and okay thnkz

  • @raqiyaaad4450
    @raqiyaaad4450 Před 2 lety +4

    2022 ayaan daawnyaa iga danbeeyoow🤣

  • @abdi3623
    @abdi3623 Před 9 měsíci +1

    I love this song very much

  • @muniiraar3407
    @muniiraar3407 Před 2 lety +1

    Waaaaw xasuus qli ah heesta qarniga yurub maxmed cabdi wllhi wankaa helaa nolow intay nolol jirtaba

  • @jamaabdirahman8511
    @jamaabdirahman8511 Před 4 měsíci

    Old is gold

  • @aadangamuur6353
    @aadangamuur6353 Před 5 lety +4

    ideeqdo waa ideeqdee ah hees marwalba jclhy hubaashi hubaashi aaaah .aaaah

  • @abdikariimqoorgaab8784
    @abdikariimqoorgaab8784 Před 8 lety +3

    weey weey Good songe yurub iyo geenyo

  • @Munayo12
    @Munayo12 Před rokem

    Habeen dhalad ayaanloo aqal loogu hoydaaad hor alle u mudantahay cabdooow❤❤

  • @ahmedodowaa9659
    @ahmedodowaa9659 Před 2 lety +2

    2022

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤AR habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před 10 měsíci

    Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤Aad Baan U jecelahay Codkeeda Halaasiga Iyo Qaabka fankeedaba ❤

  • @abdiqani1996
    @abdiqani1996 Před 7 lety +6

    cabdiraxmaan caydiid abdi oday

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 Před 8 měsíci

    Hiilki naftaydaw❤

  • @CawoCawo-ot3yl
    @CawoCawo-ot3yl Před 6 měsíci

    Walhi hees iyo badh❤

  • @cabdiqanixusein2485
    @cabdiqanixusein2485 Před rokem +1

    Xasuus hore iyo waagi 2014

  • @ayandjibril4944
    @ayandjibril4944 Před 3 lety

    Je l'aime cette chanson 2021

  • @ilkacaselipaah6935
    @ilkacaselipaah6935 Před 4 lety

    Waaaw fanaanka
    Fanaanita nolaw
    inader nolaw

  • @mohmaddaud3987
    @mohmaddaud3987 Před 5 lety +1

    Heesta Ayaan ba iga muuqata😊

  • @hamzahcarab1431
    @hamzahcarab1431 Před 6 měsíci

    Waxn dageysan hya galab oo jawiga aad u qurux badan yhy o sabti sogaleyso iyo south afrca 02/02/24

  • @cawadxassan1466
    @cawadxassan1466 Před 5 lety +13

    Wxnban kahelay siday hab isu siiyen ax ax laab qof aad jeceshy markaad gazho mcaana iminkanba moday inaan Ku jiro ilaa hada xhagyzanyaaa

    • @queenogbritish8718
      @queenogbritish8718 Před 5 lety +3

      Cawad xassan Xaqiiq wye Dareen goniya markad kujirtid nafad jcshahy labteda Farxadkama dhino anakulaog taas

    • @sulekhamahamed3306
      @sulekhamahamed3306 Před 5 lety

      Ana idinla ogahy

    • @hizamhasa9189
      @hizamhasa9189 Před 5 lety +4

      Anigu idinlama ogi ma asal baa wlloyaal😂😍😍

    • @nimcocumar1619
      @nimcocumar1619 Před 5 lety +3

      waa runtaa wllo markaad gasho laabta qofka dhab u jeceshay inaad ka baxdid maba doonaysid

  • @haldoorkhadar2502
    @haldoorkhadar2502 Před 6 lety +1

    hubashii hubashay❤

  • @calianshaxofficial3281
    @calianshaxofficial3281 Před 5 lety +4

    Haldha waad ideeq de ideeqdo

  • @Sakariye.Shiine4
    @Sakariye.Shiine4 Před 3 lety

    I miss.lahayista😂🥰

  • @kalidmohamet4928
    @kalidmohamet4928 Před rokem +1

    FROM AAKHIRO TO ADUUNYO🤣

    • @muneiraguzel7212
      @muneiraguzel7212 Před rokem

      😂😂😂😂

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 11 měsíci

      Lakin yurub tabtana ku qurux badned because hilibka ayada wu dilay wax wayn bu kadhigay😂😂

  • @fatxiabdinaasirfatxiabdina7223

    Waaaaaw wa asal

  • @hadarzr6777
    @hadarzr6777 Před 4 lety

    Wwwwww waa laba fanan oo kaldhicin

  • @ahmedaden9859
    @ahmedaden9859 Před 5 lety

    Woow

  • @suldaanmaxamed9633
    @suldaanmaxamed9633 Před rokem

  • @muneiraguzel7212
    @muneiraguzel7212 Před rokem

    Midkan haybinayow kume 😢

  • @sucaadahmed8260
    @sucaadahmed8260 Před 4 lety

    27/9/2019

  • @alfiyahappy210
    @alfiyahappy210 Před 7 lety

    nic zong

  • @genifaxah3188
    @genifaxah3188 Před 8 lety

    💔💖❤👍👍👍👍👍👍

  • @alfiyahappy210
    @alfiyahappy210 Před 7 lety

    alfanaan oday hees shidn IGA dheh