Daaw Hees Cusub Jirid Fanaaniinta Ciro iyo Yurub Geenyo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024

Komentáře • 332

  • @rasmiruun1259
    @rasmiruun1259 Před 7 měsíci +68

    2024😢❤ aaan dhageesanoya hada iga danbeyso love saar❤

  • @Mustafefaysalmaxmed
    @Mustafefaysalmaxmed Před 5 měsíci +15

    Anoo jacylkyga ku guuleystey inshallah maalin uun waan arkya heestan mirha mcaana anoo kaligey ah baan dhagysnya inshallah gabdhan jecelee aan niyda hada ku hyo anoo isla joogna ayaanu wda dhagysan doona 14/3/2024 Bil ramadan Ay afar thy❤️❤️

  • @yngeebra624
    @yngeebra624 Před 4 lety +36

    soo horjoogsigaagay jamataaa naftayduye jirid waxaad thy waligeed aan jabin aalow intii is jecel isu keen sayda oo kle intah ila midka like zhp iguh qabta igah dhiga dhiig jogsi😓😓

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 Před rokem +32

    2023 allow calaf iigu dar qofkaygii iigu soo deceeya inta iga danbaysaay🤲

  • @ShugriaxmedCaydiid-yr2ct
    @ShugriaxmedCaydiid-yr2ct Před rokem +13

    Heestaan waxaa bartay hili ay ku habooneed goos gooskeda aan Tiktok kasoo racay waxaa ii yimid wilkan is jeclayn 21/3/2023 waligayga anoo wajigiisa arkin heestan waa xasuusteyda waxaan rajaaynaa inaan nolosha ku midowno wllow anan hadeer guur diyaar u ahayn sanadada danbe markuu yimaado aan rajaynaa my lovely 😍 abdiwali ku jeclahy

  • @mohamedkaapa4762
    @mohamedkaapa4762 Před 4 lety +45

    Jeegaan la moodyay
    Jaahaaga quruxda leh
    Naftaydaa uu jiilanoo
    Kuu jiibaysan adigeeee.
    Yaaaa ila dhagaysanaya 2020
    Like dhac ku siio

  • @hamdaquen3909
    @hamdaquen3909 Před 5 lety +55

    Ship iska dheh🤐axsan yaa hees yaa dawanaya 2020👍

  • @nouradeggen195
    @nouradeggen195 Před rokem +15

    Heestan aad ayan u jecelahy jecelkyga i qada mar kasta ano ku raxaysanya codkisa mcnka badan ruunti marku qadayo xasilooni ayan u darema waxan rajeynaya in wala kulano kor dhaw😢❤

    • @khalidosman5708
      @khalidosman5708 Před 7 měsíci

      insha'Allah 🎉 Is hela oo is hantiya oowlad bariya Allah idinku irzaaqo

    • @user-gh9zc2oe7s
      @user-gh9zc2oe7s Před 7 měsíci

      Insha alah abayo 😢❤

  • @nadiadhowrzan2640
    @nadiadhowrzan2640 Před 4 lety +31

    Hees igu xazuza markan ka zhqyn jiray hotel city centr ayaan dhagzn jiray hargiza caday mizz U walh 😓from Germany 🇩🇪

  • @SUBEER_BOY
    @SUBEER_BOY Před 9 měsíci +15

    Old is gold 🤍 Gabadh aan jeclaa ayaan u Qaadi jiray 8 sano ka hor Allaha u naxariistee 🥲 Waayuhu orod badnaa

    • @AhmednourHassan-ys6og
      @AhmednourHassan-ys6og Před 9 měsíci +1

      Ax aLLa haw naxariisto wll qabrigana haw nuuro aLLa haydinka dhigo kuwii jannada ku kulma

    • @ayaanjamac8080
      @ayaanjamac8080 Před 5 měsíci

      Amen 😭💔

    • @user-uv7hu3ur2e
      @user-uv7hu3ur2e Před 3 měsíci

      Aamin wiilka Liibaan Jeerarow allaha unaxariisto 😢

  • @dheemandhaladofficial6018
    @dheemandhaladofficial6018 Před 9 měsíci +12

    Qiso iso maratay allho qof iga danbeya oo musalina haku ridin 6 sano dhiba kii aan maray waligay ka kaban maayo 🥺🥺 🤲🤲🤔🥺🥺😭😭😭

  • @samdasamdaxasan2641
    @samdasamdaxasan2641 Před rokem +12

    Hees xasuus gara ii leh ilahow adoon adoomada ka mida ayaan jeceladay ilahayow calafkayga ka dhig yaa rapi meel walpa ood joogto caafimad qap iyo farxad ayaan ku rajay nayaa 😩💔
    soo hor joogsi gagay jamata naftayduye jirid waxa tahay waligeed aan japin 😩❤️ Poqorkaygii .........«C»🤴❤️

    • @where3431
      @where3431 Před rokem

      Aamiin.

    • @HamdaGahnug
      @HamdaGahnug Před 8 měsíci

      Amiin hoono alle hayskukiin calfo oo awlad haydinkala siiyo cafimadqaba

  • @asmaxariir8220
    @asmaxariir8220 Před 5 lety +36

    waaaaaaw yadhagysanaya 2019 mnch alllllaaah jirid waxthy waliged aanjabin Eee sh calaaaaah 💙💚💜💓💔💕💘💖👌👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @qfg1798
    @qfg1798 Před 2 lety +11

    JeexaYgi midigow
    Adaan ku jirabanee
    Juuqda haYga jarinoo
    HaYga Jeesan abidkaa👑❤AIM🥀🌍💦

  • @marwadi1247
    @marwadi1247 Před rokem +8

    😭❤jirid waxd tahay waliged aan jabin noloshydi ibraahin ali cigaal😭😭🦁alle calaf haygu ka daro

  • @izmaaciilthiago3171
    @izmaaciilthiago3171 Před 3 lety +9

    Hestan 1m views way uqalanta lkn lama arku ya igu racsan like sara✌

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 Před 2 lety +21

    Tariikhdu waa 21-08-2022
    Hesta safar ayan ku dhagaysanaya 17:30 from Århus casimada labada ee Denmark 🇩🇰 to casimada Copenhagen

    • @awosead4451
      @awosead4451 Před rokem

      Sow xsuus kUma LaHa wll HeestU 😢

    • @just.for.lama12
      @just.for.lama12 Před 6 měsíci +1

      Wllo noloshu kuma xumayso

    • @nimanabdi7032
      @nimanabdi7032 Před 6 měsíci

      @@just.for.lama12 amiin wll dhamaanteen

    • @suldansharci3726
      @suldansharci3726 Před 21 dnem

      isla bishii 8 /2024 17:40 ithy
      Frankfurt German
      Comment kaga arky Wa Kusalamaya Inad i xasuusato Mooyi . 😁 Ranum Denmark 2014

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 Před 3 lety +40

    Waxaynu umaleynaa keliya inaynu waqti fiicaan qadanayno Lkn waxaynu sameynaynaa xasuuso,waayuhu wanaagsanaya Internetka kahor.
    Jirid waxaad tahy weligeed aan jabin😓❤
    21/May/2021
    10:am

  • @izmaaciilfabinho5823
    @izmaaciilfabinho5823 Před 4 lety +13

    Qofki 2016 hestan dhagaystay oo 2020 uso labtay like dhac ku si

  • @ezmaildrahmn2695
    @ezmaildrahmn2695 Před 8 měsíci +23

    20/12/2023 still listening 😢

  • @siciidmaahir999
    @siciidmaahir999 Před 3 měsíci +2

    30/4/2024 ayan weli dhagaysanayaa kama xiiso go’ heesaha yurub iyo bakaal cirro❤

  • @mrmohamet4600
    @mrmohamet4600 Před rokem +7

    Yurub geenyo sawtu raHmi wxay igalisey xasuso wlhi🥺💔
    Anigaa ku jantoo kuu jeelan adigoo
    Sidaad iigu jeedan Ana kuu jeclaystee❤️
    11/March/2023
    Sabti 11:8 supaxnimo🥹

  • @kalgacal.jama55
    @kalgacal.jama55 Před rokem +6

    Heestani waxay sobaxday ano 14 sano jira oo ciyaal iskul 4ah😂mantana wxn dhagaysanaya ano 22 jir ah war ya ciyaalnimadaydi igu celiya😢😅

  • @khaalidmumin3030
    @khaalidmumin3030 Před 5 lety +38

    Olaalaay ya dhagysanya 2019 like igu qabo

  • @AhmedOgadeen-pd3yx
    @AhmedOgadeen-pd3yx Před měsícem +1

    2024 hada daawnayso wll love isaar isoducee viso america i xaraysane

  • @Ummada21
    @Ummada21 Před 9 měsíci +2

    Heesaha qaar waa Lama helaan, Sida heestaan oo kale. 17/11/23 Muqdisho, Yaaqshiid.. Habeen roob ah.
    Horjoogaaga inanyahay
    Markii aan jaleecaba
    Kama jeesan karayoo
    Adigaa ijiitee....❤S❤

  • @Updirahmann
    @Updirahmann Před rokem +5

    Jeegaan la Moodyeey Jahaaga Quruxda leh Naftatayda u Jeelano u jibisan Adigee❤🔗👸
    Nairobi🇰🇪😭

    • @Maxameth_
      @Maxameth_ Před rokem +2

      Jeexeygi midigow adan ku jirabanee
      Juqda heyga jarinoo
      Hayga jeedzan abidkaa...❤🥺🫶
      Miss you mcn❤😭

  • @queenamal4533
    @queenamal4533 Před 2 lety +9

    Jeexeygi midigow
    adaanku jirabane
    juqda ha iga jarino
    ha iga jeesan weligaa ❤️ *abdirizak*🫂🔐❤️👑

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Před 9 měsíci +5

    Hees macaan weeye wlhy one Of My favourite songs❤️🥰

  • @naciimozhabeel9823
    @naciimozhabeel9823 Před 5 lety +15

    Heest ma daalo dhagaysigeeda yaa il dawdaY 26 August 2019♥️
    Heest iska jecelyhy

  • @Roomeo12
    @Roomeo12 Před 8 měsíci +3

    Waa dhamaadka sanadka 2023 waana dec/13 walina waan dhagysanaya heestan🥺

  • @qunyarsocod6737
    @qunyarsocod6737 Před 4 lety +17

    2020 yaa dhagaysanaya😢

  • @naawilhouse9133
    @naawilhouse9133 Před 6 lety +35

    Eesh calaa hees yaa dhagaysanaaya 2018?

  • @najaxjama4250
    @najaxjama4250 Před 3 lety +4

    Jirid wxa thy waliged edan jabin🥰😍😍hes qaro leh jcl igu so ma xanayo markan dhageysto

  • @zhakuurtaatiko252
    @zhakuurtaatiko252 Před 4 měsíci +1

    Sow horjog sigaagey ❤
    Jamata nafteyduye 🥰
    Jirid waxad tahay2x 🤗
    waligeed an jabin. 😘
    13 / 04 / 2024 ----- saacdu wa " 03:15am" saq dhexe👍

  • @CilmiXasanismaciil
    @CilmiXasanismaciil Před 4 měsíci +5

    Monday/15/2024

  • @user-ff7uu7yf5e
    @user-ff7uu7yf5e Před 3 dny

    ❤waa heesta heesaha xasuus gaar ah bay ileedahay

  • @youtubehacker3411
    @youtubehacker3411 Před 7 měsíci +2

    Inta iga danbaysa waan salamaya 17.01.2024❤😂

  • @kingnajmita8634
    @kingnajmita8634 Před 3 lety +5

    11/12/2020 soo hor joogsigay jamata naftayduye jirid waxaa tahay waliged aan jabin
    😭❤️👳🏻‍♂️♾🤲🏻🌫

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před 3 lety +4

    Alla maxan heestan anoo yar ka dawan jirey tvga wakhtigu waa ordayaa 😵😢🖖💃ayaa dawanaya heestan sanadkan manta ah 9 July 2021

  • @asmarozmohamud289
    @asmarozmohamud289 Před 4 měsíci +2

    2024 ayaan dhagaysanaya hees aad u macaan ❤

  • @afyareofficial3050
    @afyareofficial3050 Před 4 lety +9

    heestN waa hees iikhaasa runtii Abwaankii sameyay mahadsanid 2019 12/12

  • @mustafe983
    @mustafe983 Před 7 měsíci +3

    January /2024/ hadad ig danbyso super human bad tahay iga walle ❤😮😂

  • @_Hassan_26
    @_Hassan_26 Před rokem +3

    Jaahaga qurxda leh🤍
    Mrkii aan jaleecaba🤍
    Kama jeesan karee🤍
    Ha iga jeesan abid🤍

  • @abdirahmaanmuuse6341
    @abdirahmaanmuuse6341 Před 5 lety +5

    waaaaw alfaaan yurub,maxamed.cabdi.geenyo,sawtu,raxma,nolow,apdi,poqoradadeeey

  • @marworaaliyo4496
    @marworaaliyo4496 Před 5 lety +9

    Kama xiizo dhaco wllhi ilaahaY hamigayga ha iirumaYo😑

  • @abtihjama3211
    @abtihjama3211 Před 2 měsíci +1

    Markiin aan jaleecaba❤

  • @hibaaqahmed2732
    @hibaaqahmed2732 Před 3 lety +5

    Inta ila dhagaysanysa 2021 funny love dhac igu siiya

  • @mahadsomali5161
    @mahadsomali5161 Před 5 lety +4

    Wooow Masha Allah wan kahelahay 😍😍😍😍😍😍😍💋💋💋💋💋💋💓💓💛💚💖💞💍💎💎💍🦄🦄🦄🦄🦄

  • @abdulfatahmohammed8547
    @abdulfatahmohammed8547 Před 2 lety +14

    Old is golden enough Dublin 22.06.2022 👌

  • @khadarmohamed195
    @khadarmohamed195 Před 3 lety +4

    Heeso Waa Kuwii Hore 2021👏👏kamaba Xiiso Dhaco heestan

  • @khadarosman-je6zr
    @khadarosman-je6zr Před 3 měsíci +1

    9/5/2024 malin khamis malin qad ku mirqamyaa ehlu mirqaan love isaar

  • @ayaanmohamud6467
    @ayaanmohamud6467 Před 6 lety +5

    anaa ku janto ku jeelan adige😙😍 ❤

  • @muslimochannel8065
    @muslimochannel8065 Před 4 lety +5

    23/7/2020 😂maalin khaamisa 1:13pm ❤😂yaa dawnyh

  • @naciimacabdi7363
    @naciimacabdi7363 Před měsícem

    Heestadani mrkey soo baxday wax yar ahaa ala mxaaan tifigka ka dhageysan jartey ala waa xiligii ku celiyaa nolashu mrkey macaneyda ❤😢 hd jcyl iyo mrxaldiisa ku jiraaa ❤😢 22/7/2024😢❤

  • @Eid_15317
    @Eid_15317 Před 2 měsíci +1

    Still watching 6/20/2024😢

  • @ahlambintuosman5073
    @ahlambintuosman5073 Před 6 lety +6

    Wwwwww superb weeyee ft ciro iyo yurub

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. Před 4 lety +6

    Hestan waqti ban ku sexan jeriay oo aan mar walba dhagysan jiray💔😭

  • @Hanaan9
    @Hanaan9 Před 9 měsíci +2

    Old is gold 2023 ban weli heestan nicin 😢😢

  • @user-ct6gh3zq9g
    @user-ct6gh3zq9g Před 5 měsíci +1

    2024 dip udhagaysanyaa illahow calaf igu dar qofka jeclahy igu duceeyo walalayaal❤😢

  • @salepanturtur2906
    @salepanturtur2906 Před rokem +4

    I am not crying man🙂

  • @user-sn6ky7wh5v
    @user-sn6ky7wh5v Před rokem +7

    Still listening this SonG is so emotional 🤎🥺2023 Sunday July 2:10 hpRn¡mOh

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany Před rokem +2

    Still cidna kumaan doorsan yurub maxamed cabdi iyo m axmed bakaal ciro❤😊

  • @damalhadhsade3042
    @damalhadhsade3042 Před 3 lety +4

    Heesaha xidiga geesku weligood gaboobi maayan waa dhaxal jiil danbe

  • @najaxdakhare3005
    @najaxdakhare3005 Před rokem

    ❤❤❤ soo hor joogsigaagay jamataa naftayduyee jirid waxaad tahay waligeed aan jabin😊😊🎉😊😊🎉🎉🎉🎉😊😊

  • @abdirahmanmohamed5332
    @abdirahmanmohamed5332 Před rokem +2

    Xasuus wlhi. Caawana 17.12.2022

  • @abdokanimohameth5394
    @abdokanimohameth5394 Před 8 měsíci +1

    2024 yurup mohamed cabdi geenyo iyo maxamed bakal ciro

  • @umumarwan5780
    @umumarwan5780 Před 2 měsíci +2

    Jun 12 2024❤❤❤❤❤

  • @Zaima-abdi123
    @Zaima-abdi123 Před 7 měsíci +1

    Ana ku jecleste💖

  • @qaacitub6089
    @qaacitub6089 Před 4 lety +2

    Mzha allah poqorada codka yurub mahamed apdi geenyo sharfi korkaaga ha ahaato

  • @akramhilaali7410
    @akramhilaali7410 Před 2 lety +2

    Axsan sawt
    From morocco

  • @yahyeotamendi9713
    @yahyeotamendi9713 Před 6 lety +2

    Awesome voice Ciro. And yurup geenYo. NolaaDa.

  • @actionygproduction6845
    @actionygproduction6845 Před 3 lety +4

    jirid waxaad tahay waliged an jabin 😔

  • @abdiwasacmohamed4126
    @abdiwasacmohamed4126 Před 3 lety +3

    Dib baan uxasustay 2021 yaa dawanaya

  • @radiyaziz3029
    @radiyaziz3029 Před 3 lety +3

    2021 tan 1 janaweri habeen khamiisa yaa dhagysanaya like dhac igu isii

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh Před 2 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤habibi AR je t'aime habibi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343

    Maxaad ku xasuusata
    Anu waxan ku xasuustaa
    Anoo miyi kudhagays jiray ilaa intuu dabku iga dhacayo okinka
    Ax xasuus wlhi inta bk u og inuu mulaxan wayn ahaa wax uun dhaha

  • @yahyemohamet704
    @yahyemohamet704 Před 4 měsíci +1

    15/Apr/2024 🥹
    Ya dhagaysanta weli

  • @Mohamed_Bile
    @Mohamed_Bile Před 8 měsíci +1

    Hees lama dhihi karree Magac haloo raadso ,,,,, ❤❤❤

  • @kumarjama7383
    @kumarjama7383 Před 3 lety +2

    Maxaan ku qayialy heestan markaan maqloba suigaarkaa igu socda ax waan mirqaamaa runtii

  • @wacellowabuu4862
    @wacellowabuu4862 Před 5 lety +9

    Intii iga danbeysa like I sara hadii kale wan ooyna

  • @maxamedabdi7203
    @maxamedabdi7203 Před rokem

    Ax from 2012 kii anoo jacayl ihayn iska xiisayn jiray caawa oo ah 12/12/2022 ayaa waxa ugu soo caliyay jacayl ihaya oo aan hada ila joogin awgii abaha was jacayloow jacayloow dumarkaba malayside ma ragaa laguugu dawgaky

  • @ahmethofficial1453
    @ahmethofficial1453 Před 2 měsíci +1

    2016 Up to now this my favourite💯🫡

  • @Amiindeeq112
    @Amiindeeq112 Před 7 měsíci +1

    7/01/2024 ilaa imika dhagaysanaya

  • @daahirabiibmuxumed2190
    @daahirabiibmuxumed2190 Před rokem +1

    Hadaad iladaawanayso 2023ka like 👍 saar wllo

  • @user-ti5kv8jm5d
    @user-ti5kv8jm5d Před 3 měsíci

    2024/5/27sacada 6:13 galabnimo hadad iga danbayso ❤saar😢

  • @nasiibali7090
    @nasiibali7090 Před 2 lety +2

    Maxamed bakaal ciro yurub maxamed cabdi yurub geenyo❤ 30.1.2022

  • @nazriinaawil6463
    @nazriinaawil6463 Před 2 lety +1

    17/12/2021 jirid waxatahye waligen aaan jabin khalid ❤️💍🔐💋💋🤞🤲🤲🤲

  • @hassanabdullahi4501
    @hassanabdullahi4501 Před 3 lety +1

    Hesihi hore ku so celiya fadlan ad ban idin salaamaya

  • @yazenmendes987
    @yazenmendes987 Před 4 měsíci +1

    This song reminds me my ex ..
    do I miss her ? Yes ..
    do I want her back ? No

  • @onlydestinations2887
    @onlydestinations2887 Před 3 měsíci

    10-may-2024 Jimce.
    Aniga iyo azxbatayda Zakariye iyo shakiib oo ku sugayna geedka Jiica sharaab an dalbanay

  • @ramloqueen1184
    @ramloqueen1184 Před 3 měsíci

    2024 may date 5 fav song😢

  • @nourudiinmahamed5774
    @nourudiinmahamed5774 Před 5 měsíci +1

    Favourite song ❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před rokem +1

    Maxamed ciro and yurub geenyo

  • @yacqub_ilkacse8772
    @yacqub_ilkacse8772 Před 3 lety +1

    Jirid waxa Tahay Aan Abid jabin 2021 bishi 6aad Hbeen jimcaa Xasuusuhu wa kuwo u dawaa murugada

  • @fatxinuur3995
    @fatxinuur3995 Před 5 lety +4

    6 June 2019 yaa ila tawanayaa

  • @farhiaahmed9031
    @farhiaahmed9031 Před rokem +1

    Waa haben isniin ah 10:48 22/1/2023 xasuus wlhi ❤

  • @mohamedwardi2185
    @mohamedwardi2185 Před 4 lety +4

    Novmber 2019 Yaa dhegeysanaayo???

  • @AbthikarenOmer
    @AbthikarenOmer Před 3 měsíci

    Allewo Nosha ii toosi yallha😢

  • @MohamedMoussaMohamed-zl4mg
    @MohamedMoussaMohamed-zl4mg Před 6 měsíci

    Hadad ikadabeyso wll itabo 🎉❤