Yurub Geenyo New Music Video 2016 (Cimilada Badalan) HD Lyrics:Hassan Duhul Labsalah HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 963

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana Před rokem +116

    Wxan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hada iga danbyso Like dhac kusii 👍👍🙏🙏😢 25 Julay 2023 habeen saq dhexe 02:55🥺❤

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 9 měsíci +5

      2023 bisha November 7 ayan dhagaysanaya axya cod sawtu raxma ❤ ani ayadonba igu sabsanenn heesta ban iska jeclahay gabdhan codkeeda io laxanka io heseheda o dhanba io Miraha cajiibka ah axya cod magaca sawtu raxma dhayal uguma bixin wale

    • @xafsitodadax7714
      @xafsitodadax7714 Před měsícem

      1111¹

    • @AnzalAli-o4o
      @AnzalAli-o4o Před 19 dny

      Wllo hada ayan Arkay Qoralkaga 7/8/ 2024 nolashada waasidee ❤

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana Před 19 dny

      @@AnzalAli-o4o m.a wllshay wa ku nabad qaba💓

    • @NajmaElmi-ns4ej
      @NajmaElmi-ns4ej Před 10 hodinami +1

      🥺2024Bishi 8 26 sacadu 8:30 wxana soo galysa salasa wll xaladadu waa side maka baxdy mar xalada heesta u dhagy sanysey

  • @maazimcadde1239
    @maazimcadde1239 Před rokem +111

    Waxaan filayaa inaad maalin uun Commentigaygan arki doontid lkn tolow waa goorma 😭💔

  • @abdifatahabdi6279
    @abdifatahabdi6279 Před 3 lety +69

    Heestan markey soo baxdey waxaan joogay burco imikana from Canada 🇨🇦 wakhtigu wuu cararayaa 😓

    • @hamseabdi7308
      @hamseabdi7308 Před 2 lety +2

      Xafadee gali jirtay zhp

    • @abdifatahabdi6279
      @abdifatahabdi6279 Před 2 lety +1

      @@hamseabdi7308 kiiniyada

    • @mohamedabdullahi4652
      @mohamedabdullahi4652 Před 2 lety +1

      @@hamseabdi7308 xaafada malagalaa mise waa ladagaaa hhhhhhhh from muqdisho

    • @ahmedoffishical9791
      @ahmedoffishical9791 Před rokem

      @@mohamedabdullahi4652 xafada waxa laga wada sida dagmada waabari banaadir daarasalm oo kale aad utaqanan mugdisho sxp

    • @Kweensunami
      @Kweensunami Před rokem +2

      😭😭😭😭hesta

  • @Kamaal_shirwac
    @Kamaal_shirwac Před 4 měsíci +25

    Caawa waa habeen arbaco hadaad iga danbeyso like itaabo 24/4/2024 12.04

  • @shukrisaid3708
    @shukrisaid3708 Před 5 lety +33

    Qofkasta OO ' Aduunka Jooga Taarikh Madow Waa Aay Soo Marta Allow Qalbiigag Ii Ilaali Dhib Dabe Ma Qadi Kare Yaa Rabbi Allow Nambsii Bax Ayaan Ku Weyidstey Yaa Rabbi.

    • @cabdiodayduqah1480
      @cabdiodayduqah1480 Před rokem +1

      Haduu wda hirkii lumay waqriYo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela
      Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le
      Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 Před 4 lety +37

    Heestan Kama daalo
    Dhegasigeeda wxn
    Dawnaya 30/11/2019
    Cidi ila dawanaysa like
    Hayla dhaafina

  • @naimaahmad6876
    @naimaahmad6876 Před 2 lety +40

    Ceebkuma ahee
    waa caadadii
    Cimri lagu yiqiin
    Inay ruux cawdoo
    kalgacayl cadiban
    Cidla kaga tagaan 😢
    2022🎻🎧

    • @Nabiil47
      @Nabiil47 Před rokem +3

      Alleyle Hees Bay ku haboon tahay waa sababta ugu xiiso go'i laanahay ❤️

    • @abdimalikmoha310
      @abdimalikmoha310 Před 6 měsíci

      Waba waax caadha unoqotey inu qalbiyadha dawaco mise jabiyo , hestan xasus walhy

  • @katarinafaysal1200
    @katarinafaysal1200 Před 4 lety +73

    Wlhi wan jidhidhicooda heestan markan.maqlo😢 2020 Ya ila so booqday

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze8583 Před 7 lety +105

    wlaahi somali hadaanu nahay jaceylka wax baanu ka naqaan
    Markii horre keligay baa is moodi jirey inaan mucaashaq ahay balse youtob ka markaan imid wxaan ogaadey inay somlidu dhamaan romacnit yihiin❤👍

    • @hassanmahad8566
      @hassanmahad8566 Před 6 lety +1

      Bosska Bolywood hhhhhhhhhhh sxb gabdh somali iska ka jclneyso majirto waligey ma arkin gabdh wiil daruuf ku raceyso ugu yaraan qurux ine ku raacdo macqul lkn lcg la aan qurux la aan waad iska jogysa lee

    • @shukrisaid3708
      @shukrisaid3708 Před 5 lety

      Bossaka Bolywood😢😢😢💔💔💔💔💔🙏🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭

    • @iskufilanshire8691
      @iskufilanshire8691 Před 5 lety +3

      @@hassanmahad8566 ilama aha oo qura ma kuba maslaxada doonka ah uun baad aragtay gabar somaliyeed oo sharaf bdn oo jceylkana qiimeysa wey jogta abowe gabdhaha kaliya in wx laga shego maaha ileen dadku alle musan dimin aniga iyado 3 sano jaceyl leyla jilay baa gabar klle leysa guursaday kaa sida sameyy musan wiil somaliyeed aheyn ma qurux badna gabdhaha dhan in lawada eedeeyo wlh anaa ragoo dhan kaa u nacay 😢😢😢

    • @ruunayraaliyo
      @ruunayraaliyo Před 5 lety

      @@iskufilanshire8691 abaayo ruux wuxuu galay midkale an wax galab san lagama gooyo ee nasiibka markale cugo

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 Před 4 lety

      @@hassanmahad8566 😂😂😂😂😂😂😂😂 waa runta dumarku raga wax uun bay ku racaan la mid qurux ama lacag labada hadan la ahayn iska soco weeye sheekadu🤪🤪🤪🤪🤪🤪

  • @mohamedyasin2693
    @mohamedyasin2693 Před 4 lety +48

    Cidii dhagaysanaysa 2020 march like

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander Před 5 lety +36

    Heestan Waxaan Dhagaystay 2016 Hadana Marlabad waxaan Dhagaysanaya 31/3/2019 Time 1:09am me and my best brother Daadir Sheekeye ❤❤❤

  • @qalpiqalanjoluul7752
    @qalpiqalanjoluul7752 Před 3 lety +24

    Who is watching 2021.
    Cimilada badalan caawa Kula arkee halkay caga dhigtan caku dhowrayaaye.😭❤🥀

  • @goldenboyisalwaysgoldenboy1710
    @goldenboyisalwaysgoldenboy1710 Před 7 měsíci +3

    07/01/2024 Ayaan dhagaysanaya Mudo aad u badan kadib , Maxaan Hees & Calaacal dhagaysaney Allow Intii Qalbigu Jabay wax Khyr leh ugu badal 😊 AUN Khadra Daahir Cige Farxiya fiska & Yurub geenyo Mxn inbadan Heesihiina Dhagaystay 😩

  • @liinahaajihaaji4029
    @liinahaajihaaji4029 Před 7 lety +130

    Heeestan markan maqlo.meel baa igoda alla raggaa iska noolada idinma habaari karee

  • @hiboahmed8811
    @hiboahmed8811 Před rokem +8

    Heestaan xasuus ayey iileedahay mar uu naag ila guursaday ayaan u qaadi jiray inta kaliya een niyada ku dhistay ayey ahayd cimilada badalan cawaan kula arkee halkey caga dhigtaan caku dhowrayaa nin guurka uu guursaday kibir iyo iska hadal ka qaaday ayuu noqday alle unbey waxba ka qarsaneen illahay wuxuu qadaray 3bil kadib asagoo hibo nuurooy ku haayo inuu soo laabto waan iska cafiyay alxamdulilaah reerkeeniina wuu sii dhisnaaday

  • @user-wg7dv1jo8q
    @user-wg7dv1jo8q Před rokem +12

    Heestan 2019kii ayaan Mar dhagaystay caawa ii xigtay xasuus wlhi😢Monday 10july 2023 9:45

  • @apdirashiidrashkaofficial6
    @apdirashiidrashkaofficial6 Před 3 lety +43

    ilaa hda dhaysaytaa 2020 jecelkii hore soo xasuusta heestan marka maqlo like Saar qofkii xasuust jeclkiisi hore

    • @muxiyomedieproduction6396
      @muxiyomedieproduction6396 Před 3 lety

      Haa walaahi waxaan soo xasuusta jacaylkaugii hore nimco siciid saleebaan

    • @Nabiil47
      @Nabiil47 Před rokem

      Heestan Maxay Booge hore iyo nabaro
      Damaqaysa iyo waqti qurux badan oo Galbaday !

  • @mooto2mooto19
    @mooto2mooto19 Před 3 lety +18

    Yurub Geenyo inan Cod iLahaY Ku manaystey weeye heeskan xasuus ayuu IGu reebay Runtii
    Like Saar wllHy From HarGeySa

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed2922 Před 3 lety +15

    Walalkeey iga weyn ayaa heestan aad ujeclaa sababtana magaranaayo 2015 xasuus. Alle haku amansado meelwalba ad jogta Wll sare🖒

  • @hoodohappyofficiall2438
    @hoodohappyofficiall2438 Před 4 lety +47

    Cida ila dawanysa 2019 like ii saara

  • @abdifataxeid6326
    @abdifataxeid6326 Před 10 lety +15

    walaal yurub geenyo mrkaan maqlo heesahaaga waxaan dareemaaa jacayl waad cod macaan tahay walaal

  • @kimikokmk752
    @kimikokmk752 Před 3 lety +23

    Waqti dheer kadib
    Caawa ayay ii
    Baxaysaa
    ❤️

  • @wardiwardiyare3251
    @wardiwardiyare3251 Před měsícem +1

    Waxan dhagaystay dawaday sanadkii ay sidaa usoo baxday maalmihii ugu horeeyay 2016 anoo qofkaan is jeclayn is guursanay oo oo wiilkii curud ii dhashy it's memorable song thanks geenyo keep going

  • @ilwaadaadam4200
    @ilwaadaadam4200 Před rokem +13

    Waqtigu cajibsana heestan anigoo ilmeynaya dhageynsan jirtey maantana anigoo sidii hore ka dawanayaa so xasuustey heesta dhageysanayaa galab khamiisa 17:30 weliba anigo safar ah jaceylku cajibsana ❤

  • @aishamohamed8662
    @aishamohamed8662 Před 9 lety +39

    Iska hees loma heeso boqorada codka yurub geenyo big respect huuno

  • @Sabrintetano
    @Sabrintetano Před 7 měsíci +44

    11.1.2024 😢

  • @KINGZ44four
    @KINGZ44four Před 10 lety +46

    She dominated 2013.. I have a feeling 2014 will be another great year for her. Keep going!!

  • @hannisheekh8559
    @hannisheekh8559 Před 9 lety +43

    Ceeb kuna ahee Waa caadadii cimri lagu yiqiin iney ruux cado galgaceyl cadiban cidla kaga tagaan allow sahal umuuraha

    • @abdifatah8843
      @abdifatah8843 Před 9 lety +2

      Hanni Sheekh you are awesome!!,,i love that Tbh!!,,nice1

  • @jaamacxuseen7270
    @jaamacxuseen7270 Před 5 lety +32

    2019 hada dawaneyso like no reep😍😍

  • @hogaamiyaharuuxigaahrk979
    @hogaamiyaharuuxigaahrk979 Před 8 lety +101

    woooow, heestan islaantayda ayaaa iisoo diri jirtay markaaanu isku yara cadhoono😂😂 ax ax xusuuus igu qaaali ah

    • @omarducaysane4591
      @omarducaysane4591 Před 8 lety

      Kkkkjkkkk

    • @bilanjungkook2867
      @bilanjungkook2867 Před 8 lety +9

      Hahahaha your comment made my day 😂😂😂😂

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 Před 7 lety +9

      niyow adoo kale waa laguu baahan yahay waayo magacan meesha kuu saaran ayaan aad uga helay inaad dalka hogaamisid weeye

    • @amira5248
      @amira5248 Před 7 lety +1

      hogaamiyaha ruuxiga ah RK9 😂😂😂 miraha mad u dadisay hada

    • @axmedcabdi4928
      @axmedcabdi4928 Před 6 lety

      Cabdiburco

  • @mohamedbulhan9228
    @mohamedbulhan9228 Před 10 lety +31

    waaw fanaanda qarniga yurub geenyo ani codkayga wanba ku siiyey cod qurxoon iyo suurad qurxoon isku darsatay

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 Před 2 lety +9

    😭😭😭😭yurubeey aduunka codkaaga baan ujeclahay meel walba waan kaaga sheekayn jiray hadda xasuustaada un baa idilaysa

    • @Nabiil47
      @Nabiil47 Před rokem +1

      Abti anfaaci buu I ahaa codkeedu wagay heesi jirtay yurub Mohamed abdi geenyo mudanti haweenka ❤️🙏

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 Před 2 lety +29

    Yaa dhagaysanayo 2022 ❤️

  • @abdullahiali7121
    @abdullahiali7121 Před rokem +15

    Wale waqtiga wu socda
    Still 2023 love this song

  • @AyuubSaiid
    @AyuubSaiid Před měsícem +4

    Cimilada badan cawan kula arkee
    Halkay caga dhigtan caku dhawrayaa
    😢😢😢😢
    02/07/2024
    Haben arbaco so galayso ❤❤

    • @KhadarHariir-wc4df
      @KhadarHariir-wc4df Před 26 dny

      1/08/2024 Habeenim0 khamiisi z0 galayz0 12:02Habeenim0h🫡🥰

  • @dacarkuusow11
    @dacarkuusow11 Před 9 lety +16

    Waah waah waxas a hees laga dhahaaa...my. favorite song yurub geenyo

  • @faisalabdi
    @faisalabdi Před 7 lety +64

    Who's still listening this in 2017 🙌🏽 ❤️

  • @user-ez6eq1jw9c
    @user-ez6eq1jw9c Před 9 měsíci +2

    12/nov/2023 ottawa 5:3pm 8 bilood baa ka hadhey arooskeygii alle nabad iyo caafimaad ha igu gaadhsiyo noloshu way waayo badan tahay, shaley bey ahaad markan ahaa inan yar oo ciyaal ah oo hoyadeed la joogta maantana waa inaan anigu hooyinimo isku diyaariyo alle reerkeyga ha iiga dhigo kii dhismee ku dhaqnaada jacyl iyo ixtiraam

  • @najmakayze463
    @najmakayze463 Před 2 lety +19

    Boqorada codka yurub geenyo
    Best song still 2022😘❤🥰

  • @kulmiyecadde
    @kulmiyecadde Před 9 lety +33

    aad baan u jeclahay heestaan waayo way i taabaneysaa geenyo noolow , cimilada badalan cawo kula arkee halkey cago dhigtaan caku dhowrayaa

  • @Mamacaanka
    @Mamacaanka Před 10 lety +25

    Heestan intaan firsho aan ka sii socon jiray lkn waxey ka turjumeyso hadan sifican udareyman nice yurub sis

    • @abdirazakali7144
      @abdirazakali7144 Před 3 lety

      Man Sha Allah

    • @cabdiodayduqah1480
      @cabdiodayduqah1480 Před rokem

      Haduu wda jirkii lumay waqriYo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela
      Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le
      Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪

  • @hidayoosman1971
    @hidayoosman1971 Před 3 lety +17

    xasuusteyda hore in aan xasuusto hestan ayaa igu caawiso qofki dhamaadka 2020 dhagesanayo like 11:25 OC

    • @cabdiodayduqah1480
      @cabdiodayduqah1480 Před rokem +1

      Haduu wda hirkii lumay waqriYo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela
      Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le
      Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪

    • @malyuunxusen5478
      @malyuunxusen5478 Před rokem +2

      ​@@cabdiodayduqah1480😢wlh kula mid ban ahy hestas xasus iledahy 2019 ila 2020 Alx ugu danbeyn qofki nolosheyd ku habona wn hely mardhowna aqal gali rabo Alxmdullilah 🤲🥺😪

    • @salmanmonkey6321
      @salmanmonkey6321 Před 18 dny

      @@malyuunxusen5478Wllo hada 4sano ayaa kasowregatay mawajogtan calaf maui hilyey ❤

  • @maxamedgeedgale5451
    @maxamedgeedgale5451 Před 5 lety +8

    Whos Still Watching 2018-Nov
    Xasuus Baan Galay Wallhi Cimri Dheer Iyo Cibaadu Suuban Yurubeey

  • @amiincox6206
    @amiincox6206 Před 4 měsíci +5

    Caskii waa baryaba
    Anoo caloolsamo
    Ku calool fayoow
    Cadho iyo hadaad
    Ku culaysi tidhi
    Hadal caabuqle
    10 sano kadib ayaan daawanaya caawa oo taariikhdu tahay 14/4/2024 anigoo 13 jir ah ayaa Horn Cable Tv laga soo dayn jiray heestan dareenka badan nolosha markas bilow ii ahayd 😢

    • @sahramaxamed181
      @sahramaxamed181 Před 3 měsíci

      12/05/2024 habeen axad ah oo isniin so galayso 21:13 daqiiqo cadho io hadaad ku culaysi tidhi hadal caabuq leh wof

  • @H94116
    @H94116 Před 10 lety +10

    Rita Ali,
    Yurub Geenyo, waxan ku leeyahay waxad tahay fanaanad jirta baa tahay, ee noolow. cod halaasi ah iyo qurux muuqada inta waa sidataa.

  • @HadalsameTV
    @HadalsameTV Před 10 lety +6

    Effects-ka laga badiyay way dileen muuqaalkii iyo tayadii fiidiyoowga...Sida kale heestu waa top...

  • @hamzezaed3037
    @hamzezaed3037 Před 2 lety +9

    Nocaago kale Dib Fanka Usoo MarimaaYo AxYaa Sowt 2021😔

  • @libanali5388
    @libanali5388 Před 10 lety +19

    Haah yurubay hadan aan ku arko ama aan codkaga maqlo si kale ayan noqda
    Man arag fanabad dhigayga sas u kiciso
    Adiga ka hor!! Caadi ma tihid yurub!!!
    Waxad tahay fananadi qarniga!!!!!!
    I love your songs.

  • @maxamedaadan2807
    @maxamedaadan2807 Před 9 lety +12

    Waaaaaw wat mooi illahayba cod iyo quruxba kusiiye haku Siyaadiyo viva gobolka hawd ee aykaso jeedo geenyo

  • @jamaaljamta4176
    @jamaaljamta4176 Před 2 lety +10

    Codkan 100/100
    wali man arkin gabadh ka cod macan
    jacayl i hayo dartiiz u dhagayzta yurub genyo hesaheda hadana jacayl i daCAD AH WAN HAYSA WALAHI

  • @amiirkanairobiofficial
    @amiirkanairobiofficial Před 10 lety +13

    aaad ayaan ooga helay codkaaga macaaan iyo timaahaaaga

  • @NajiibDarwish
    @NajiibDarwish Před 4 lety +13

    Qofkii 2020 ka dawanya like igu dhaf
    Caski waa baryaba
    Anoo camal sno
    Ku calool fayow
    Cadho iyo hadad
    Ku culeys i tidhi
    Hadal caaduq leh
    😪😭
    Hestan markan dhageysto meel baa i xanuunta😪

  • @MO10.
    @MO10. Před rokem +4

    yurub geenyo ilaahow 20 jir iiga dhig aan guursadee caku dhowrayaaye ❤😢

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 11 měsíci +2

      Zxp wala qabaa😂lakin jacaylku da, malaha anigu yurub hadaba heli karo wan gursan laha codkeda kaliya udhigma malayin Dollerr io quruxdeda 😢❤😂

    • @MO10.
      @MO10. Před 11 měsíci

      hahaha wa idhali karta lkin wa rabaa😂😂😂

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 11 měsíci +1

      Aniba lakin yurub hadi realy laga hadlo sida u.a wayna xiligan wa 9 Sano kahor sida ay uyartahy bal arag😂 yaxni xiligan waba gabar 27 ama 28 jirta yurub

  • @somalibarejo1475
    @somalibarejo1475 Před 5 lety +12

    Who's still listening in 2019😭
    Hees qiiro leh

  • @2naag915
    @2naag915 Před 10 lety +9

    ilove u yurub geenyo aadban uga hela hesahaga runtii waan la dhacay aaaaaaaaaaaaaax markuu igu cugteen raga ka calmaday icadadiisee

  • @mideeyeoffcial3876
    @mideeyeoffcial3876 Před 6 lety +10

    Allaah haku daysto yurub xagayga waxay ka tahay boqorada hablaha hada jira esch qiyasac

  • @kiinahmed1803
    @kiinahmed1803 Před 10 lety +8

    Yurubi sis cimilada badalan halkeeyi cago dhigtaan eegayaa ìntan qalbiga ku haya adaa ii yidhi wooow

  • @zakariaabdirahman8428
    @zakariaabdirahman8428 Před 5 lety +17

    Axayaa hees ya dawanaya 2019 summer😘😘😘

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 Před 7 lety +14

    hees macaan iga dheh obabaay obita waah waah

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 4 měsíci +3

    2024 😢❤ ala yurub geenyo oyar 2014 🔥
    Geenyo inaa hilibka lakacay maba weena show
    codkedana isma badalin ❤sawtu raxma

  • @caliya7534
    @caliya7534 Před rokem +8

    marka qofa jecshay dabecda kubadlo idnko labo dal kala joga oo ubahan wehelkisa ❤qofwalbo ijecl dartisa unacay 😢❤️‍🔥

    • @AminaAli-se9to
      @AminaAli-se9to Před 11 měsíci +1

      Anee iheesataa hadalkisa ii diiday😢😢

  • @khadarnur9318
    @khadarnur9318 Před 2 lety +5

    Wxy ahayd waqtigaygi dahabiga mana ogi cawa wax xasuus dib ii gashay hadad ila mid tahy like ta dhac igu sii

  • @SaadoQaran
    @SaadoQaran Před 3 měsíci +2

    Cimilda bedelan caawa kula arkee
    Halkay cagadhigtaa caku dhawrayayeee 29 5 2024

  • @mohazzdecastro774
    @mohazzdecastro774 Před 3 lety +6

    Ceeb kuma aHee waa Caadadii Cimri LaGu Yaqiin🥺💔

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 Před 2 lety +6

    Ceeb kuma ahee waa caadadii cimri lagu yaqiin❤️

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 10 lety +8

    inantaan salaamee sowtkay ugu yeedhay,
    saakana salaan iyo iga hoo bal sowd wacan.

  • @omaradan8062
    @omaradan8062 Před 6 lety +14

    Qurux wayn walashy heesti macaan Masha Allah

  • @ahmedyare9629
    @ahmedyare9629 Před 8 lety +6

    yurub geenyo one love

  • @iilaaibrahim9080
    @iilaaibrahim9080 Před 5 lety +10

    Who is watching this 2019

  • @samiyaahmed2846
    @samiyaahmed2846 Před 3 lety +17

    Yurub genyo oo gabadh yar oo qurux badan ah 2021 baan daawnayaa heestan❤😂

    • @mumtazahmetcabdi1441
      @mumtazahmetcabdi1441 Před rokem +1

      2023 kii ayan dawanaya ana

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 Před rokem +1

      @@mumtazahmetcabdi1441 Afar maalin kadip baan daawanayaa 🥰🥰🙌

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 11 měsíci +1

      Yurub hilibka lakacay ma wayna😂😂because 2014 wax yar aheed 2015 kii wixi kadanbeyay way cayishay cayilka lakacay lakin codkeeda isma badalayo sawtu raxma

  • @rashidmohamedahmed6764
    @rashidmohamedahmed6764 Před 2 lety +8

    Heestan haddad daawanayso legend baad tahay.

  • @omaradan8062
    @omaradan8062 Před 6 lety +11

    Ax. Qurux wayn heestan macaan we love you

  • @mariaali7895
    @mariaali7895 Před 8 lety +13

    afkaaga cano malab lagu qabay Allah codka ku dayo

  • @safiasaid4675
    @safiasaid4675 Před měsícem +4

    Yaa ila dhegeysanaya 26/7/2024🥰

  • @user-fu9hl2dq8b
    @user-fu9hl2dq8b Před rokem +1

    Ar bal waligay naag lama shekysan ee iso duceeya an jacylka wax ka bartee😢😢😢

  • @nimcocabdi2941
    @nimcocabdi2941 Před 3 měsíci +3

    2024/5/21/may hestan macanka badan hada iga dabeyso like 😢isar gortahy bah😮canaiyo nabad waxad cafimad ku cawyso

  • @samejecle8993
    @samejecle8993 Před 10 lety +8

    yurub geenyo heestaadu runtii waa mid dareengaar ah aniga ii leh

  • @mariaqueen6053
    @mariaqueen6053 Před 2 lety +5

    2021 yaa ila daawanaya 😭😭😭

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 Před rokem

      Cadho io hadaad kucusleey istiri
      Hadal caabuq le 😭
      Emotional damage 😣

  • @mulkinuura8120
    @mulkinuura8120 Před 4 lety +27

    2019 😢😢😢
    Xasuus wlhi
    Nolol Adag wxn so maraba
    Alx😭

  • @zakiali9305
    @zakiali9305 Před 3 lety +6

    Heestan xili hore.maha 2019
    Yurub 🥰🥰🥰💯

  • @kunsalah8916
    @kunsalah8916 Před 8 lety +10

    one of may favorite singer yurub geenyo

  • @hamdiaden8615
    @hamdiaden8615 Před 9 lety +18

    wlahi qoftan waxey hayso qurux wey dhaafay iyo codba nice song

  • @koocaninkeedihore4903
    @koocaninkeedihore4903 Před 7 lety +7

    Omg song Forever cimilada badalan caawo kula arkee halkay cago.dhigteen caku dhawrayaa

  • @ikraanbeyle1974
    @ikraanbeyle1974 Před rokem +2

    2023 ayaan dhagesanayaa anigoo murugeysan oo bilaa sabab la igaga tagay 😢

  • @legi6907
    @legi6907 Před 9 lety +3

    Waaaw waa hes cajiib ah
    Cimilada badal
    Halkay caga dhigtaan
    dumarku caku dhowrayaa
    wwwwww.Yurub genyo Afkaada cano dhay ah lagu qabay

  • @shuwaykarCade
    @shuwaykarCade Před 5 lety +10

    yaa ila daawaday 2019

  • @MO10.
    @MO10. Před rokem +2

    ceebkuma ahee
    wa caadadi cimri lagu yaqiin
    iney ruux cawdoo kalgacayl cadiban cidla kaga tagaan
    yurubeeeey😭❤️

  • @fatush75
    @fatush75 Před 10 lety +16

    Masha'Allah sister you have a best everything fashion the best music the Voice and I wish I can put for you everything there!!! hope the person you talking you must understand hundred percent and the feeling the way you sing singing and passing in a message For him..

  • @wizz.sufyanyare4070
    @wizz.sufyanyare4070 Před 6 lety +19

    the best somali female ever singer

  • @abdirizaksuleiman2129
    @abdirizaksuleiman2129 Před 10 lety +9

    Caadi maaha heestan yurub maxamed cabdi (geenyo )

  • @malaak1
    @malaak1 Před 10 lety +5

    To the biggest Somali female Artist Yurub we love you .........tuneeeeeee from US

  • @mohamedhassanali6694
    @mohamedhassanali6694 Před 5 lety +4

    wowowowow Yurub Geenyo Saaka oo Khamisa 17/01/2019 nin xafiiskisa ku dhegaysanaya eesh qiyaasak dadkii jacaylka saw ma nihin oo awlaad badan kumanaan dhalin waliba
    Duriyada xalaasha ee Reer Sheekh ISxaaq inta dhergaysanaysa 2019 gacanta taaga.

  • @sharmarkeismail3284
    @sharmarkeismail3284 Před 2 lety +6

    Cimilada Badan Caawaan Kula Arkee
    Halkay Cago Dhigtaan Caku Dhawrayaaye
    8 Sanno Ka Bacdi Maanta Yaa Ila Dhegaysanaya Oo Ila Soo Booqday Heestan 20/01/2022

    • @ciroqaadi985
      @ciroqaadi985 Před 2 lety +1

      4/2/2022 ayaan dib udhegaysanayaa

    • @xasanaxmed8688
      @xasanaxmed8688 Před rokem +1

      17/9/2022
      Baan dawanaya
      lkn
      Kama daalo😘

    • @hodan8655
      @hodan8655 Před rokem

      @@xasanaxmed8688 2022 / 9 / 18 anba kamadalo

  • @muxiyogaas6062
    @muxiyogaas6062 Před 10 lety +6

    waaw yurub geenyo fanda qarniga runtii codkaagu mucjiso ayuu leyay runtii waa ku tagera nic song wll

  • @jdjsbsjsjbdbdndb9873
    @jdjsbsjsjbdbdndb9873 Před 7 lety +10

    hurub genyo se belle chanson je l'aime

  • @qanciyahaqalanjoyinka6245

    Ax😢 si kasto oo ay ii xumeyso iyadda hadana aad ban u jeclhy😢
    24-06-2021 habeen qamiis so galeyso 00:13 AM waqtiga🤦‍♂️

    • @randa9939
      @randa9939 Před 3 lety

      Caku jecel 😥

    • @amiirnasri7513
      @amiirnasri7513 Před 2 lety

      cawa oo Ramadan khamiis so galayso subaxa exam aan galayo ayan anti stress ka dhiganaya
      waa 21/April/2022 khamiis ba so galaysa wa rakadan

  • @daauudali3989
    @daauudali3989 Před 4 lety +13

    dhamaadka 2019 hadad daawanyso like iisaaR

  • @maryamiita6834
    @maryamiita6834 Před 5 lety +7

    Watching 2019 like dhac iga sii♥️

  • @siciidibrahin8650
    @siciidibrahin8650 Před 4 lety +3

    Cimilada badan caawa kula arkee
    Jawigu waa sidee yurubeey wan jeclahay heestane

  • @mahadhassan1348
    @mahadhassan1348 Před 3 lety +6

    Yurub mohamed Abdi Yaa dawanayo 2021 🥰😢