MURSAL MUUSE Ft YURUB GEENYO | HEESTII SURBACAAD (Sahal Maaha Caashaqu)

Sdílet
Vložit

Komentáře • 198

  • @omaaryare1410
    @omaaryare1410 Před 2 lety +213

    soomaalida waa dad aad u qadariya Taariikhda, iyo xasuusaha jaceylka Si aad ah waxaan ula tacajubaa markaan akhrinayo Comments-ka qaar, runtii qof waliba xasuus ayuu galayaa. Aad baan idiin salaamayaa Soomaaliweyn🇸🇴❤, gaar ahaan adiga qoraalkan akhrinaya, wakhti qurux badan baan kuu rajeynayaa, Like ii saar si aan u soo xasuusto. From city ✌🤟💯galdagob somalia

    • @xafsougaas6622
      @xafsougaas6622 Před rokem +4

      Wan kaqaday wall nolasha kuma ciisho guulayso marwalba 🤴

    • @hamdijama7680
      @hamdijama7680 Před rokem +7

      Lkn somali jacayl iskama dharjiyaan bro way isku bargooyaan

    • @kingmodrika3925
      @kingmodrika3925 Před rokem +1

      @@hamdijama7680 wlhi waa ika qoslisAy😂😂😂

    • @abdirahmanhashi1210
      @abdirahmanhashi1210 Před rokem +4

      Waan kaa qaaday
      Balse waxa ay qadariyaan jaceylka iyo taariiqda balse marki ay fursad jaceyl soo marto wey beer dareeyaaan kama faaiideystaan dhibka na haysto aya kaas ah
      KHADARIN IYO JACEYL DHAB AH HADII AAN ISKU DARSANO الحمد لله

    • @baluusiin450
      @baluusiin450 Před rokem

      Hye wll

  • @khadro143qadra8
    @khadro143qadra8 Před 4 měsíci +8

    isaseegi myne ha saluugin wayaha still wan ku sugaya😢 ala mxa xasuuso igubaya allow alle ani inta ilamda nolol aayatin leh ban idin rajayn wana idin salaamay ilamdareyal

  • @marwo2285
    @marwo2285 Před 2 lety +52

    Xasuus jacayl 2014 imikana reer sadex ciyaala le ♥ baanu nahay alxmdulilla

  • @abdisamadhirsi6864
    @abdisamadhirsi6864 Před 11 měsíci +16

    Nimcaan hillaac iyo mursal muse waa laba nin oo ilmaadeer ah hadaba yaa cod macaan. Adigoon u eegeyan qabyaalad iyo afkaarta ay kala aaminsan yihiin. Be serious. Me mursal muse. He has uniqe voice wich nobody can imitate.❤

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. Před 11 měsíci +3

      Hadaba anigu waxaaa dhihi Lahaa nimcaan hilaac baa cod macaaan walaalo. 😅 takeleh, ma ilmo adeeradoood baad tahay ? 😅

    • @BedriCabdi-lb5ph
      @BedriCabdi-lb5ph Před 8 měsíci

      Haku mashquulin

    • @NajahMed-xc5ct
      @NajahMed-xc5ct Před 7 měsíci +1

      Me mursal musse ❤❤❤❤❤

    • @daganqurux3175
      @daganqurux3175 Před 5 měsíci

      Mursal muse🔥

    • @madardaahir3630
      @madardaahir3630 Před 2 měsíci

      Nimcaan hilaac

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 2 lety +12

    Arkii moxamed moogeh codkisii oo lamidaa guuxayaa !!!!!! Allow barakee MURSAL MUUSE mara waaxid iyo Yurub Geenyo !!!!

  • @saadamoussaumdani2587
    @saadamoussaumdani2587 Před 7 měsíci +5

    Golden voice together Mursal and Yurub my fav ones ❤

  • @faizam523
    @faizam523 Před 2 lety +26

    Mursal muuse curadka xidigaha geeska🥰🥰🥰 oo sii quruxeysanaya uun show ninku wiil yar oo wali koraya ayuu ahaa.

  • @ibrahimxusen3885
    @ibrahimxusen3885 Před rokem +11

    Jah alla heestaan wlhi ilmadeysa soo quabanysa marka aaan maqlo mursal and yurub two legends🥰🥰🥰💋

  • @suhaybali6325
    @suhaybali6325 Před 2 lety +20

    Suwtu rahma yurub mohomed apdi geenyo boqrada fanka qarniga🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fatxasaidhousean6952
    @fatxasaidhousean6952 Před rokem +11

    Amba salwaga cashaqa wakula simanhy mana simir darnanin wali wali waku sugoya😢❤ 14/7/2023

  • @Samircade521
    @Samircade521 Před 6 měsíci +5

    Old is gold 28/12/2023🔥🥵🥀💔

  • @rahmamohamed9664
    @rahmamohamed9664 Před 2 lety +42

    Listening to this song 5 days in istanbul travelling from UK to nairobi
    Travelling with my teenage children and their father.the weather is amazing.

  • @soodagan3048
    @soodagan3048 Před 10 měsíci +9

    I love this song, Mursal voice is so amazing Masha Allah ❤️✨💯👏🏿

    • @eleanorward9533
      @eleanorward9533 Před 2 měsíci

      Hi are you or anyone able to translate this song for me please ? It’s such a beautiful song and sentiment so far as of what I’ve been told but I’d love to know all that is being said thank you 💜

  • @alfanaancaynaancaato514
    @alfanaancaynaancaato514 Před rokem +6

    Hormuudkii fanka somalida yurub iyo mursal fanaaniin qaran oo xushmada fankana raacsan sidoo kale video hapeysan sxpkey iprahim cm alle haku karameyo 🤟🤟

  • @salmasawda1646
    @salmasawda1646 Před rokem +5

    𝒊𝒏𝒕𝒂 𝒅𝒂𝒂𝒘𝒂𝒏𝒂𝒚𝒔𝒂 𝒉𝒆𝒆𝒔𝒕𝒂𝒏 2023 👍

  • @gabaldayefilms36
    @gabaldayefilms36 Před 5 dny

    wllhi heestani xasuus ayay i gelisaa 2014 ilaa hada waan dhagaysta inkasto dadkii xiligaas aan maanta qofna ka hayn hadana xasuus ayay igu leedahy 😢❤

  • @maxamedoday4250
    @maxamedoday4250 Před 2 lety +13

    Mursal muuse ft sawtu raxma Yurub geenyo heestan waa qalbi kac ❤🥰

  • @SazbendMursel
    @SazbendMursel Před 2 lety +11

    Çox möhtəşəm bir ifa Mürsəl Musseyə Mürsəldən salamlar.Azərbaycan Somali

    • @JAGUARR1
      @JAGUARR1 Před rokem +1

      Wa alaikum salaam Azerbaijan ❤... By the way, I love Sami Yusuf- Azerbaijan.

    • @abdirahmanwais5606
      @abdirahmanwais5606 Před rokem

      Asalamu Alaykum brother We Love you Azebaijan And turkish People We are Our Brothers and shoulders

  • @Abdikariinkhadar
    @Abdikariinkhadar Před 2 měsíci +2

    Ax alla maxan dhagaystay❤❤❤❤❤

  • @aminadirir7322
    @aminadirir7322 Před 2 měsíci +1

    Oh, I love this song

  • @user-pv8tt3ih8f
    @user-pv8tt3ih8f Před rokem +2

    Isa segi mayne hasa lugin wayaha😢❤ 7 jul 2023 malin jimca ah

  • @cabdiqanihassan5
    @cabdiqanihassan5 Před 2 lety +8

    Yurub dheh

  • @HaniKuuriya
    @HaniKuuriya Před 26 dny +7

    Hᴇᴇsᴛᴀɴ sɪ ɴɪʏᴀᴅᴀ ᴀʏᴀᴀɴ ᴜ ᴅʜᴀɢᴇʏsᴛᴀᴀ ᴍᴀʀᴋᴀᴀɴ ᴅʜᴀɢᴇʏsᴀɴᴀʏᴏ ᴡᴀᴀʏᴏ ɢᴀᴄᴀʟɪʏᴀʜᴀ ᴀᴀɴ ᴊᴇᴄʟᴀʜᴀʏ ᴀʏᴀɴ sᴀᴀɪᴅ ᴜ ᴊᴇᴄʟʜʏ ᴏᴏ ᴀᴀᴅ ɪɪɢᴀ ᴅʜᴇᴇʀ sᴜʀʙᴀᴄᴀᴀᴅ ᴋᴀ ᴄᴀᴀsʜᴀǫᴀ ᴍᴀᴋᴜ sᴀᴀᴍᴀʟᴇʏsʜᴀᴀ ᴡʟʜɪ sᴀᴀᴍᴀʟᴇʏʟ ɪʏᴏ ᴏᴏɴ ᴀʏᴀɴ ᴋᴜ ǫᴀʙᴀᴀ ɪʟᴀʜᴏᴡ ɪᴋᴀᴀ sᴏ ᴅʜᴀᴡᴇᴇ ᴋᴀᴍᴀ ᴍᴀᴀʀᴍᴇᴇ 😢❤

  • @laylaabdisamed4197
    @laylaabdisamed4197 Před 3 měsíci +1

    Amba salowga caasha waan kulasimanahy 16/mar/2024

  • @abdikarimmohamed8818
    @abdikarimmohamed8818 Před měsícem

    2015_kii Xusuus qani ah yaareyd hadii waqtigu dib loo celin laha. heestan oo dhameystiran waxaa mesej ahaan iigu so dirtay gabar aanu sxpo ahaan jirnay alla muxuu waqtigu qurxoonaa waagaas

  • @xaajicabdiwaraabe9075
    @xaajicabdiwaraabe9075 Před měsícem

    Heestii qaali ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ way way haaye haaye

  • @faysalbayle
    @faysalbayle Před rokem +5

    Walahi heestani xasuus bay igu leedahay habeeno qof aan hurdo uwaaayay ayay soobaxday 15 ramadaanka ax maxaaan ku dhaafay habeeno adkaa

  • @abdikadirknaan4206
    @abdikadirknaan4206 Před 9 dny

    Sawtul Rahma( yurub mohamed)

  • @mustafeabdirizak1277
    @mustafeabdirizak1277 Před rokem +4

    Heestan 2014 ilaa cawa 2023/7/5 xasuus wayn my ex girlfreind , macno wayn ayay ii samaysaa

    • @farxiyomxamud2576
      @farxiyomxamud2576 Před 10 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🤩🤩😍😍

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 Před 4 měsíci

    My all time Mursal Muuse song ❤💕💕💕

  • @kingoftiktok9537
    @kingoftiktok9537 Před 4 měsíci +1

    Ya ila joga xiligan 15/2/2024😂❤

  • @nasraahmed752
    @nasraahmed752 Před 2 lety +4

    Essh Alla saut ilov this song

  • @gaasiraguleid9323
    @gaasiraguleid9323 Před rokem +7

    Heestan waxa uqada marku dhaho xilima is kuursana
    Isa seegi mayne hasaluugin wayaha😁❤

  • @faamadhudi
    @faamadhudi Před 2 lety +8

    Ilaaahay amarkii hestan wan iska jeclahay hadana erayada badankod ma fahmo

    • @waryaasomali
      @waryaasomali Před 2 lety +3

      Waa Caadi MuuhiimdA KaliYA Waa inaAd HEESTA DareentAaaa uQti

    • @cubtancabdi3067
      @cubtancabdi3067 Před rokem +3

      Kkk

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. Před 11 měsíci

      Badankoooda aaa ? Somali miyaanad ahayn ? Haha. Kaftan. Aan kuu wada macneeeyeee aad soo wada xidhiiidho qaaliyeeeey 😅

    • @ugbaadeisa7870
      @ugbaadeisa7870 Před 5 měsíci

      Qaali ana ku fahamsin lahaa hadaan ku aqan.

  • @Salma92857
    @Salma92857 Před 4 měsíci +1

    2024❤

  • @Abdikariinkhadar
    @Abdikariinkhadar Před 2 měsíci

    Alla maxan kasalalay anoo surmiqaba asxabta ❤❤❤❤

  • @zamiirziciid-be6br
    @zamiirziciid-be6br Před 22 dny

    Wali waan ku sugay😢

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 Před 2 lety +6

    Car wakase ya wax ka qaban karaya mursal muuse iyo sowtu raxma oo wada heesaya?

  • @Edbashir
    @Edbashir Před 2 lety +26

    Legendary song 🎧 ❤️🥺

  • @mariayazin3060
    @mariayazin3060 Před 10 měsíci

    JcyL Wu Jira Blze Hdertan Jilin Bu Noqty😢❤

  • @lady_ruun6741
    @lady_ruun6741 Před rokem +6

    This was my favorite song back in 2014❤❤

    • @samiryussuf9734
      @samiryussuf9734 Před rokem

      Dareen gooni ayeey wadata hesta maila aragtay yareey

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 Před 4 měsíci

    Walaal jacel channel

  • @user-jx3sm3kp6n
    @user-jx3sm3kp6n Před 7 měsíci

    Imka anoo 6 dhalay baan dhagaysanyaa jacaylku ma gaboobo❤

  • @JfjfjfjdjKcjcjfjfjdj
    @JfjfjfjdjKcjcjfjfjdj Před 3 měsíci +1

    Maxan kuu sameeya kugu sooray maanke 😢😢😢😢

  • @saciidocali1566
    @saciidocali1566 Před rokem +1

    Sawtu raxma yurub geenyo😊

  • @Boss-Layd
    @Boss-Layd Před 2 lety +1

    Nice one🥰

  • @King_poi
    @King_poi Před rokem +1

    Last comment 1year ago. Now is june 24, 2023, Saturday 🎉

  • @user-xy9hm2xx6k
    @user-xy9hm2xx6k Před 11 měsíci

    Mursal muuse. Wan ka. Hayaaa. ❤❤❤❤❤😮😮😮😮😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😮😮😮😮❤❤the the ❤😢

  • @user-io4so6pd6s
    @user-io4so6pd6s Před 5 měsíci

    Heeskan goor mee dawatay 2024

  • @mohamedabdullahi6126
    @mohamedabdullahi6126 Před rokem

    Salman dare Jim I mubaarak

  • @muxiyostar4438
    @muxiyostar4438 Před rokem

    Waaw best hees

  • @SudaysimahadMohamed
    @SudaysimahadMohamed Před 22 dny

    𝗔𝘅 𝗬𝗮𝗮 𝗝𝗮𝗰𝗮𝗬𝗟😂😢

  • @AliSaleban-je3xt
    @AliSaleban-je3xt Před 9 měsíci

    isa segi meyne ha saLuGin wayaha 😢❤

  • @leadershafi-od6wt
    @leadershafi-od6wt Před 8 měsíci

    Fav song waliba iga hadlaysa❤ 💔

  • @salmahassan3497
    @salmahassan3497 Před rokem +4

    Great 👍 song 🎵

  • @UUTAALE10
    @UUTAALE10 Před 2 měsíci

    Two legend 🎉❤🙌

  • @HibaadMowliid
    @HibaadMowliid Před 10 dny

    Wali waan ku sugayaa noloshaydii 🥺S♥️🤴
    Allow igu ilaali meel walbuu joogo 😭🫂♥️

  • @sadenuurxinbilsnx6704
    @sadenuurxinbilsnx6704 Před 2 lety +5

    .............................. this is beat heart 💓

  • @user-gy6oe5gn3g
    @user-gy6oe5gn3g Před 2 měsíci

    Iaga gadan midaa sal fudaydku waa dhibee 😢😢😢😢😢😢

  • @hamdaapdilahi4988
    @hamdaapdilahi4988 Před 2 lety +3

    Wow

  • @zaharaharun1904
    @zaharaharun1904 Před rokem +1

    heesta sanadka

  • @daacad8322
    @daacad8322 Před 2 lety +4

    Salfudeedku waa dhibe is a seegi mayneee hasaluugin waayaha.

  • @jeylaaniaxmed9560
    @jeylaaniaxmed9560 Před 11 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤wak

  • @laylaabdisamed4197
    @laylaabdisamed4197 Před 3 měsíci

    Ax yaa jacayl😢

  • @user-bc8es7kp2n
    @user-bc8es7kp2n Před 9 měsíci

    Xasuusti yaraantaydii

  • @user-eg4kn1oe6o
    @user-eg4kn1oe6o Před 11 měsíci

    Mi fv song 🎵 ❤️ surbacaad

  • @monaabdi3146
    @monaabdi3146 Před měsícem

    😢😢😢2008

  • @j0a0defatimacastrofatimaca89

    Fotos Song te best

  • @MaxamedMaxamuud-vp2du
    @MaxamedMaxamuud-vp2du Před 27 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ux2hx3we2v
    @user-ux2hx3we2v Před 6 měsíci

    Walhi wan jecelahy heestan

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 2 lety +6

    Wooòoow 🌷🌷👏👏👏👏👏

  • @CABDULAAHI_QARXIS
    @CABDULAAHI_QARXIS Před rokem

    Yurub cod macaanaa

  • @zeynabibrahimhassan6164
    @zeynabibrahimhassan6164 Před 11 měsíci

    Wali wn kusugayaaa😊

  • @yufeyibrahim4363
    @yufeyibrahim4363 Před 2 lety

    ati maha

  • @abuuafnan5818
    @abuuafnan5818 Před 2 lety +3

    Xasus😔😔

  • @nasroomar169
    @nasroomar169 Před rokem

    Heestaan kama dhargo wlhi aad be itabanesa runtii injasto nolasha marba ceen tahay jah alxmd ala iyo gulixaal

  • @Hibaaq-xe8fc
    @Hibaaq-xe8fc Před 2 měsíci +1

    😢❤ my live is almost 3:01 3:02 is 3

  • @hassanahmad1048
    @hassanahmad1048 Před rokem

    Quruxtii bablaha eey qalbigayga mankiyo meel fog bad ku qoran tahay

  • @AyaanQali-id1mg
    @AyaanQali-id1mg Před 10 měsíci

    WOW❤❤❤🎉🎉💘💘💝💝💜💜

  • @sabriyeh97
    @sabriyeh97 Před rokem +2

    Top song 📻🎷🎸

  • @UmniyahAdem-qw3cx
    @UmniyahAdem-qw3cx Před rokem +2

    Taag la,I meel Samir mku sexata Waqti bay ila so qadatay hestani🥺🥺

  • @xasandaahirclaahi1263
    @xasandaahirclaahi1263 Před 2 lety +1

    Cilm

  • @user-tp5wz2ih6u
    @user-tp5wz2ih6u Před 6 měsíci

    ❤❤❤

  • @user-wh5qu7pu1c
    @user-wh5qu7pu1c Před 8 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @user-tr6bj5qg8n
    @user-tr6bj5qg8n Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @CaliyoMaxamuud-zp7dm
    @CaliyoMaxamuud-zp7dm Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedosman7016
    @mohamedosman7016 Před 2 lety +2

    Anuu fanka soomaalida waanka wiswisaa waa yakhyakhsi meeshaba waxay kadhigayaan night club waadad masraxiyad foolxunoo aadmoodo inay filimada xunxun matalijireen waligoodba

  • @MaxamedSalaad-bj5ud
    @MaxamedSalaad-bj5ud Před 3 měsíci

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 Před rokem

    💖💕💕💖💯

  • @Barwaqobelle6138
    @Barwaqobelle6138 Před rokem

    Wowowo 💉❤️♥️♥️😍😍😘😘😘🌹🌹👑

  • @user-zg9jc3nn2b
    @user-zg9jc3nn2b Před 7 měsíci

    🥺🥺🥺

  • @cumarshiikhcali1989
    @cumarshiikhcali1989 Před 2 lety +2

    Yurub Gregory nollow

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 Před 4 měsíci

    Salfudeedku wadhibe

  • @hassanahmad1048
    @hassanahmad1048 Před rokem

    Hafku gumago oh.

  • @YurubyuusufXuseen-zs9pl

    Best song 😢2023

  • @user-tr6bj5qg8n
    @user-tr6bj5qg8n Před 9 měsíci

    mursal❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @user-cu7xy6uj8b
    @user-cu7xy6uj8b Před rokem

    ❤❤❤❤❤❤❤Qk

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 2 lety +1

    mursal miyuu ciraystay waakan sidi odayasha madaxii caseeyee

    • @user-fq2sr7kr1q
      @user-fq2sr7kr1q Před 2 lety

      Waa faashinka kasocda fanka imika

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 Před 2 lety

      maya cirada qarinaysan fationka ma diintiina idin sheegtay ma ogtahay inay xaaram yihin waxas

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 Před 2 lety +1

      @@sidrasirad9475 iniguba madaxa markad qawinaysin ma diinta ini banaysay 😂

  • @queen-wl3dx
    @queen-wl3dx Před 2 lety +3

    😍🥺

  • @hodanabdi3210
    @hodanabdi3210 Před 2 lety +1

    2018 ce été dure