YURUB GEENYO & MOHAMED BAKAAL CIRO | HEES TALANTAALI CAJIIBA | MUSIC VIDEO 2018

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 12. 2018
  • KU XIDHNAW MAAHIR MEDIA PRODUCTION PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

Komentáře • 108

  • @safaalaahi8950

    Heesaha talantaaliga ah aad iima saameeyaan se tani baarka sare weeye dhankayga, ilaa markay soo baxday si uun bay micno iigu samaynaysaa Gobanimaa ka dhacday.❤

  • @balqisa602
    @balqisa602 Před rokem +4

    Yaa ila daawnaya 2023 hees dareen gooni leh weyi💔

  • @salwanuura6707
    @salwanuura6707 Před 4 lety +8

    2020 bishii 6aad 30keedi ayaan daawanayaa😊😊😊😍

  • @Siazerro

    Asiya waxaad tahay nolol dhayaheed

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 Před 3 lety +7

    Markii an maqlay telesom aya 30 qof isu guurinaysa 6biloodo kirada guriga iyo masariifta iyo alaabta guriga ayey ku dhigayan ayan heestan so xasuustsy ustadka iyo ustadada waa la yaabay

  • @NiciimaJaamac

    Guur keena ku dhawaq xbb insha allah waxan rajaynayaa inanu farxad ku kulano my dear kyga

  • @user-yg2pw1sy5h

    2024 still waan dhegaysanay

  • @nicocabdirahman
    @nicocabdirahman Před rokem +5

    heeestan habenkayso baxday waakhtigu wuxu aha2018 cawa xiligan dhagaysanayana waa 2023 Heestu xiligay sobaxday wan dhageysan jiray lkn waa macno oay ledahay maan aqon lkn hada waxbadan ayaan kaa lasocda shekadan dhameeyo aynu qoyska dhaqane guur❤️🥰 kena ku dhawaq ilaahayo midkan dunida ka dortay anoon cesh la cunin oo anan marwo u noqon haydilin🤲

  • @user-wf3jm8un6k

    Waxaan dhagesanayey habeenkii aan Aroos galay habeenkii ku xigay aniga iyo marwadayda 🎉❤

  • @apdirizakmohamedali4335

    11 March 2024 habeen ramdan ah oo habeen kii 2 aad ah baan dawanayaa ma ila daawanay saa habeen xasuus mudan ceesh calaa hees

  • @aminayusuf8697
    @aminayusuf8697 Před 4 lety +6

    Yaa iLa dhagayzanaya 2020😁

  • @user-zr2dx8tx8x

    Waaw geenyo❤

  • @aaminoamiiish1057
    @aaminoamiiish1057 Před 3 lety +3

    Waxan dawanayaa yurub geenyo oo Xanuunsan oo isbitaal taalo inta markaas dabanayso like dhac igu sii 22 / 12 2020

  • @asmaxariir8220
    @asmaxariir8220 Před 5 lety +6

    mnch allllaaah labada fananee shidn yurub iyo ciro wakura wanabd waligiiin nice gacanban idintageeeee ✋👌👏👏💟💖💗💘

  • @yaya1up60
    @yaya1up60 Před 4 lety +11

    Inta dhagaysanaysa 2019 like ta iguh qapo

  • @abwaanayaanlecuriyecabdira5802

    Iyadooy ay dhaqankiyo

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před rokem +2

    Wan is dhibay mantee 2022🥺🙈

  • @sacdiomar-uz2s

    Dhigaa wuxuu helo baan

  • @cabdinuuralpha9344
    @cabdinuuralpha9344 Před 3 lety +4

    Yurub geenyo quruxley

  • @ayaanlemohamed9448
    @ayaanlemohamed9448 Před 4 lety +4

    Sawtu rahma yurub geenyo