MAXAMED BK IYO KHADRA SINIMOO HEESTA GUUR IYO AROOS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 06. 2017
  • EREYADA ABDI ISMAIL BISO LAXANKA BK MUSIC BY AHMED FURINLE.
  • Hudba

Komentáře • 590

  • @cabdirashidmaxamed-cy9xw
    @cabdirashidmaxamed-cy9xw Před 6 měsíci +66

    Heestan 2024 yaa dawanaya love dhac ku sii ina adeer 😂😂😂😂

  • @kibirbadan5554
    @kibirbadan5554 Před 3 lety +52

    Gaashamo bari Caradii abtiyaahay libaxydii hbar yoonis Reer caynshe waan idin jeclahy ilaahy haydin sharfo meel walad joogtan abtiyl iyo habar yaryhy wa naag ogadenia😂❤👏

  • @aamiinsaadiq2425
    @aamiinsaadiq2425 Před 2 lety +16

    Heestan ninka laxnka iska le waa aniga ♥️♥️hanbalyadeedii way isoo gadhsy mahadsantiin♥️

  • @cabdicasiissheenno6324
    @cabdicasiissheenno6324 Před 4 lety +20

    Gashaamo iyo bari
    Iyo haraga duu roon galin maalne uu heLay ma ciyaar gudeysaa 😍😍😍🙆‍♀️
    Alla yacizak bk & khadra silimo

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 Před 4 lety +32

    Gaashaaamo Caro habaryoonis 🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻

    • @istaraliinacadey1280
      @istaraliinacadey1280 Před 2 lety

      Maahe waa Dhul ceynaashe🤪🤪😜😜🐎

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 Před 2 lety +1

      @@istaraliinacadey1280 😂😍abtiyshay reer guutala cayanashe waliba

  • @faysamaxamedxirzi6744
    @faysamaxamedxirzi6744 Před 7 lety +17

    axax inoolada Maxamed bk iyo khaadar siilmo wlkye igu qaaliye abwaan biiso inolaada viva xidiigah geeska allow idiindaa

  • @deeqoadan896
    @deeqoadan896 Před 7 lety +150

    bk inta jacel like ha isaarto.♥ Bk♥

  • @abdiraxmanshsullaiman9038
    @abdiraxmanshsullaiman9038 Před měsícem +3

    Gaashaamo Magaalo reer caynaashe From Hj

  • @adoonalleguuleed800
    @adoonalleguuleed800 Před 6 lety +7

    allaa markaan xidigahaa geeska somaliland arko ayaan waxaan is idhaahda talow fanaan ma noqotaa ayagaa maku biirta ila taliya niyow like iyo talo ireeba

    • @abdirzaklondon8805
      @abdirzaklondon8805 Před 6 lety

      wiilka siilka ku dhex kajaa 😂😂garacaw magaca kugu qoron ku qoslay

    • @NadiYoo
      @NadiYoo Před 3 měsíci

      Hoyga fanka ma joogta hargeisa hday jawabtadu Haa tahay waxa tahy dadki lo baahna

  • @hornprostudio1150
    @hornprostudio1150 Před 6 lety +20

    Woow indrky Cabdi Ismaciil Biiso waad la dhigtay degaankeeni " Gumburaha bankii sii" reer gaashaamo oon aad uu jecelahay na aad ban uu salaamaya.

  • @qaaliladan3316
    @qaaliladan3316 Před 6 lety +31

    Xudunta fanka
    Hoyga fanka
    HARGEYSA CADAY
    DALKAYGA SOMALILAND HORE USOCO

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 Před 7 lety +31

    Maxamed bk iyo khadra silimoo Masha Allah, labada fanaan oo qaaliya ayaa isugu tagay, Hambalyo waa hees iyo dheeraad.

  • @khadarahmed9771
    @khadarahmed9771 Před 4 lety +15

    INTA TAGEERO UU AH KHADRA SILIMO LIKETA SARA

  • @xalimadahmed6025
    @xalimadahmed6025 Před 6 lety +11

    Nafta geesi ii hura guule waan ka sugayay abdeeqow galad eebe weeye

  • @moulitdabaare7442
    @moulitdabaare7442 Před rokem +4

    *Adigoo gadhdiidiyo*
    *Gacansaydh bilaabayn*
    *Guur iyo Aroos googale wadaagnan*
    *Taladii Ku gooyee igu raac Go'aankaa*
    *From* #Uk

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 Před 4 lety +25

    Heestan waan jeclahay kama daalo dhagaysigeeda kama xiiso dhaco wlhi, waa hees erayo Dhaqanka soomalida ee soo jireenka ka turjumaya laga sameeyay.

  • @marwohuddaofficial
    @marwohuddaofficial Před 7 měsíci +2

    Gashamo dhulki tolky marna ga ahaan abtiyady caynshe wayne form xirsi bari❤❤❤❤

  • @mariadagan2618
    @mariadagan2618 Před 4 lety +26

    Inta ila dawaneysa 2020 like👍 saar 😇😇🥰😍😘

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 Před 4 lety +37

    Geel io irmaan bixi aabahay gudoonsii✋👏

  • @MirreMokhtar
    @MirreMokhtar Před 2 měsíci +1

    Aprl-27-2024 Ala yacisak ya khadra ooooooo Bk

  • @hashimhaghi9208
    @hashimhaghi9208 Před 5 lety +8

    Labadan Cidii U xiistay markey Xidigaha Ka Baxeen Like Ha Ila dhaafine💓

  • @xanaanadaxooiaha3003
    @xanaanadaxooiaha3003 Před 3 lety +1

    Bk heesaha ma udayna haduu yidhi fanka waan kabaxay, yaa udaynkaraa 2021-kii ayay nagu dhexqarxeen heesihiisiye.

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 7 lety +175

    Gashamo dhulkaygi allow anoon tagin ha idilin ❤️❤️❤️👍

    • @naziiptacashaqa2315
      @naziiptacashaqa2315 Před 6 lety +1

      Sir mohamed Wardi ameen wlloh

    • @xamdijacelhoyaded4265
      @xamdijacelhoyaded4265 Před 6 lety +1

      Sir mohamed Wardi wll gaashamo wan maqlay xage kutaalaa somaliland miye kutala

    • @suhaibomar4287
      @suhaibomar4287 Před 6 lety +1

      Sir mohamed Wardi waa dhul xabashi sxp

    • @isxaaqmaxamed854
      @isxaaqmaxamed854 Před 6 lety

      Suhaib Omar Kkkkk Yaa kugu yidhi sxb Waa meeshi lagaa Xoreeyay

    • @isxaaqmaxamed854
      @isxaaqmaxamed854 Před 6 lety +1

      xamdi jacel hoyaded Maya walalo Ethiopia Ku taala dhulki Waagi hore la odhan jiray Reserf Area

  • @ahmed-khadarofficial1104
    @ahmed-khadarofficial1104 Před 5 lety +46

    Alle Ha U naxariisto Waxaa ii muuqda Abwaan Mohamed Miir Xaaji Xabaaley Xejiya Caawa ayuu godka kow sadey 08/10/2018

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 Před 4 lety +15

    Gaashaamo Guutaale Caynaashe 💪🏾 👑

  • @farduusabdiqadir5893
    @farduusabdiqadir5893 Před 2 lety +1

    Maxamed miyir allow kuu naxariiso😓😓😓

  • @habaneshaydo6344
    @habaneshaydo6344 Před 3 lety +10

    january 5/1/2021
    Sanad wacan oo wanaksan alle haynoka dhigo waLalYaL

  • @iidobashe4666
    @iidobashe4666 Před 4 lety +6

    Silimo naagtagtay Allah boqoradii African Arkaa hamda queen

  • @nimcoaadan8359
    @nimcoaadan8359 Před 6 lety +6

    😍nafta geesi i huraa guule wn kasugayee noloow khadra iyo bk 😙💕💖💙👍🖒👋👋👏

  • @engabdishakourismailahmed4453

    31-December-2021
    Friday 2:16 Pm
    Still I'm watching this song 🎵 Bk and Khadra Silimo.. Tomorrow will be the new year 😇🥰

  • @sacadburrco1525
    @sacadburrco1525 Před 7 lety +45

    nolosha farxa somaliland waxaad haysataan maxamed bk waa nin inoo go,ay dalkiisana jecel we are with you our king

  • @mohamedabdi7489
    @mohamedabdi7489 Před 7 lety +389

    inta gaashaamo garanaysa like dheh hhhhhh sheeko like hakayaabina

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 Před 7 lety +7

      Mohamed Abdi kkkk carro h.yoonis

    • @Mo-fd9ri
      @Mo-fd9ri Před 7 lety +4

      Mohamed Abdi nin hy especially nin ah X-C ah uunbaaa garanaya 😂

    • @ifraxifkay9375
      @ifraxifkay9375 Před 7 lety +4

      waxaa daga reer caynaasheh

    • @zakihajji4024
      @zakihajji4024 Před 7 lety +8

      Aniga Awoowgey hooyadey dhalay ayaa ka yimid Gaashamo oo ku dhashay Aniga Muqdisho Xamar

    • @fmuse3835
      @fmuse3835 Před 7 lety

      Sir Mo anba anoon X_C ahayn ayaaan aqaaaanaye ka sheeke 😂😂

  • @nasrigiilahay6805
    @nasrigiilahay6805 Před 3 lety +3

    Adduunyo micno ma leh waxaan aad u jeclahay markuu miyirka kabanka laxanka u ciyaarayo rabbi haku raxmado 😭😭😭😭

  • @AhmedMohamed-on8xq
    @AhmedMohamed-on8xq Před 7 lety +41

    shidnaan inta xidigaha tagerta like igu qabta

  • @asadlibaaxceeje8922
    @asadlibaaxceeje8922 Před 5 lety +2

    Abwaan sare abdi ismacil Siciid biso
    Sxp heesta meel
    Fog bad ka dontay
    Rabi caqliga ha ku
    Barakeeyo fananinta
    Bk iyo khadra halkeda bay dhigeen
    Aad idin salamaya
    Dhamaantinba

  • @jirfe
    @jirfe Před 4 lety +10

    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 what a song aabahaay gudoonsii Somali land hooyga fanka inta af soomaaliga ku hadasha

  • @abdelazizosman1084
    @abdelazizosman1084 Před 5 lety +6

    Yaa dhageysanaya 2019 Gumburaha idinka soo salamaya like dhac iigu siiya inta arkeysa commentigayga

  • @ansihaji6665
    @ansihaji6665 Před 4 lety +17

    Khadra salimo siday lugaha uga ciyaarsiso ayaan ku haystaa

    • @adanmoyale2297
      @adanmoyale2297 Před 4 lety

      Asc

    • @jirfe
      @jirfe Před 4 lety +1

      Aniguna adigaan kugu haaystaa hadaan xaas ahaayn

    • @ansihaji6665
      @ansihaji6665 Před 3 lety +2

      @@jirfe ha iga waalin 🤣🤣😅😅

  • @bashiircismaan9024
    @bashiircismaan9024 Před 4 lety +8

    Dhulkii habar yoonis hhhh

  • @sagalfarax9907
    @sagalfarax9907 Před 5 lety +7

    Yaa jecel khadar silimo

  • @tusmomahamed3940
    @tusmomahamed3940 Před 7 lety +44

    Wwwww gaashamo iyo siro geel didiska xodoyood 😘 😘 my dhulkay gii 😘

    • @omarN
      @omarN Před 7 lety

      tusmo mahamed xalxalis, x. Diiriye, dhugato, ina nuur Muuse, Axmed gaab, iyo meelo badan oo kale miyaad ilowdey. Hoygii barwaaqada iyo caanaha danbarka ah.

    • @tusmomahamed3940
      @tusmomahamed3940 Před 7 lety

      omarN ma ilawin indero jiidaas ba sow xaguugo lamo dhaho

    • @omarN
      @omarN Před 7 lety

      tusmo mahamed Haa waa qayb kamida xaguuga hadaan kasoo noqday masha allah waa barwaaqo. libaax baa joogaa laygu yidhi sababtoo ah waxay noqotay meel barwaaqo badan markaa libaaxu xagaas iyo Kenyuu ka yimaadaa.

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 Před 6 lety

      tusmo mahamed ❤ Sida Goodir iyo Laan Gaashamo iyo Silow Garanuugle iyo Togan Geel-didiska Xodayoo Galduur Mayracanyoo ❤

    • @mohamedhamse1061
      @mohamedhamse1061 Před 5 lety +1

      @@omarN
      Dhagadhere xagad Ku ilawday

  • @sakariyezudeysi5763
    @sakariyezudeysi5763 Před 6 měsíci +1

    Ereyada music iyo codkuba waa heercaalami❤

  • @guledrone2597
    @guledrone2597 Před 7 lety +17

    waawaynka oo wada heesa 2014 ayaa iigu dambaysay welcome back khadra iyo bk caaadi maaha noso badiya dheh hesihina lamanaha

  • @gadhhayeibrahim6887
    @gadhhayeibrahim6887 Před 4 lety +12

    Hadaad daawatay 2020 like ii dheh

  • @ismaaeilmusa3434
    @ismaaeilmusa3434 Před 7 lety +16

    Hanblyo hanblyo kooxda fanka inta af somaliga ku hadasho

  • @faalbood
    @faalbood Před 4 lety +27

    Gaashaamo hawd reserve area my real state

  • @lovemanshaallah5472
    @lovemanshaallah5472 Před 7 lety +51

    gumburaha dhuulkaygi allow barake viva my blood gobolkayga hawd

  • @qaaliladan3316
    @qaaliladan3316 Před 6 lety +6

    Mnsha Allah
    Cod 100%
    Music 100%
    Jaas 100%
    Qurux 100%

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 Před 5 lety +10

    Who's watching 2019

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 Před 2 lety +2

    Frist day in Ramadan 2022
    waa habeenkay bilanaysay
    01 April 2022
    Gaashamo iyo Bari iyo Gumbuuraha
    dhulkii reer ayeeyoyinkay Gumbuur iyo reer Caynaanshe 🖤✌️😩From Mataankii idinka waynaa Ciidagale anaguna waanu dagnaa Gaashaamo lkn reerkaasa Ku caana Salaaman Siciid ismaaciil garxajis isaaQ⚔️🖤👑🤤🦁

  • @mahdiozil8673
    @mahdiozil8673 Před 3 lety +4

    Still 1/9/2020 ayaa dhageysaneya

  • @mohamedahmedissa5114
    @mohamedahmedissa5114 Před 2 lety +2

    7-january -2022 still watching mohamed Abdi Sead bk & Khadra Abdi Silimoo
    sheekadda gunteeda
    ii sheeg gadeeda
    aan kulla gorfeeyee
    adigoon gardiidiyoo
    gacan saydh bilaabayn
    guur iyo aroos iyo
    gogol inan wadaganaan
    taladii ku gooyee
    iggu raac gonkaa

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 Před 2 lety +1

      Hadaad ii gol leedahay
      Gogol iyo aroos iyo
      Guda wajibkaagoo
      Geel io irmaan bixi
      Abahey gudonsiin
      After 6 mounth 2022 ana u so laabtay baladwein hiiran somalia 🥰😇

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 4 lety +21

    Yaa dawanaya 2019

  • @jamiilnuux8513
    @jamiilnuux8513 Před 4 lety +4

    Waaaw laaba fanaan oo qaaliya noolaada abid💕💕💕

  • @xanuunjacayl6735
    @xanuunjacayl6735 Před 7 lety +3

    @Khadra Silimo & @Bk ku Hyztaa Lkn Xidigaha Show Ay Qabtan kii ugu Fcna waye se Musician da ayey ka Dalan yahiin Big Respect, @Ahmedwali All The best

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 4 lety +2

    Khadrooy agshinka cayaartaada caadi maaha dadkaan boqolbaad kahoreeysaa viva khadri iyo Bk

  • @apdyrahmn
    @apdyrahmn Před 5 lety +7

    Inta 2019 ila dawanyzah Like wlloh

  • @RoyalkingGSGaza
    @RoyalkingGSGaza Před 7 lety +12

    Wwww musiga ayaa inaba caadi ahayn wwww nice song waaye keep it up waqal studio

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali Před 8 měsíci +1

    Maxamed sicid & khadra silim0 besT v0ice🎷

  • @iidmaxamoud6970
    @iidmaxamoud6970 Před 5 lety +1

    uuff khadra cabdi silimo hooyada xidigaha waan ku tagera masha allah cod dareen bay haysa

  • @abdeeqmahdi7133
    @abdeeqmahdi7133 Před 3 lety +4

    Adigoo gadhdiidiyo
    gacansaydh bilaabayn
    guur iyo aroos inaan wadaagnan
    taladii ku gooyee igu raac go,aankaaa♥️🙏

    • @Quluud1166
      @Quluud1166 Před 2 lety +3

      Hadaa ii go leedahay Guri,iyo aroos Gudo waajib kaaga
      Geel iyo irmaan bixi
      Aabahey gudoonsii😉

    • @suhaybahmed5703
      @suhaybahmed5703 Před 2 měsíci

      Iska sax sxb sidaa maahe 🤣✌️
      Adigoon gar diidiyo
      Gacan saydh bilaabeyn
      Guur iyo aroosiyo
      Gogol inaan wadaagnaan
      Taladii ku gooyee ❤️🙏✌️

  • @zshowz2934
    @zshowz2934 Před 6 lety +16

    Gumburaha inta garanaysa like saara

  • @mustafemohahmed4519
    @mustafemohahmed4519 Před 3 lety +1

    Gunburo wa degmadan ku dhashay
    Reer Gaashamodna wan salamaya
    biso wa Abwan rer gunburoda

  • @abdihakimjoseph1867
    @abdihakimjoseph1867 Před 7 lety +9

    axyaa fanaaniin khadra Cabdi silimoo iyo maxamed bk waa la yaabay iliyo cawri la'adaa

  • @mustafeaden9318
    @mustafeaden9318 Před 7 lety +7

    gaashamo iyo barri iyo harro garduurood wah wah

  • @adoonalleguuleed800
    @adoonalleguuleed800 Před 6 lety +12

    wwwow yaa hawd iyo gashaamo waxka garanayaa like ta isaar

  • @nimcoshow1924
    @nimcoshow1924 Před 4 lety +4

    Geel jyo irmaan bixi aabaheey gudoom sii waah waah labo fanaan aa jeclahay

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 Před 2 lety +3

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah Ali Sudi

    • @farahsudi8010
      @farahsudi8010 Před 2 lety +3

      Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah Ali Sudi

  • @omarN
    @omarN Před 7 lety +15

    I love hawd ka sare ilaa 7 haradigeed. Waa meeshii suugaanta somaliyeed markasta lagu xusijirey.

  • @nameasmaactivenow4248
    @nameasmaactivenow4248 Před 4 lety +1

    Laba fanaan oon tagero baa ishelay woooooowwww alla yaa cisak axbaabii bk & khadra dheeman mcntadeyda 🤣🤣🤣💜💜💋🖤❤

  • @MahamethAhmeth33
    @MahamethAhmeth33 Před 7 měsíci +2

    Hadii aad dib usoo booqotay heeskan like saar❤❤❤

  • @asmadhemaan7497
    @asmadhemaan7497 Před 7 lety +51

    inta guburaha garanysa lik

  • @abdirahmanciiltire4346
    @abdirahmanciiltire4346 Před 5 lety +2

    Alle Ha Unaxariisto Maxamed miyir Xaaji 2019

  • @hatamay
    @hatamay Před 4 lety +14

    Gashamo dhulkee mamaday ☝️🌞👑❤️🔥🌞

    • @hafsaahmet8912
      @hafsaahmet8912 Před 4 lety +3

      😅😅izku mgc nhy mrkzn ypy hdana wxn iz ydhi bl kviirzo adiga mhee😅😅innta izku mgc nhy wn ku zalaamY🤗🖐

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 Před 4 lety

      Soo dhawaw abtiyo ☺️

    • @weerarchannel7041
      @weerarchannel7041 Před 3 lety

      @Aniisa Muusa inpti la imaka didin 🥰🥰🥰

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 Před 3 lety +1

      Anigba waa dhulkiii abtiyashay

  • @zakihajji4024
    @zakihajji4024 Před 7 lety +20

    Aniga Awoowgey hooyadey dhalay ayaa ka yimid Gaashamo oo ku dhashay Aniga lkn Muqdisho Xamar Waana jeclahay mar uun ina tago

    • @MohamedHASSAN-zn3nr
      @MohamedHASSAN-zn3nr Před 7 lety +2

      Zack mohamud awoow si kala iyo laba isu dhawaw qalabiga ku salamay awooow i love xamar and walaalday viv somali dhamanted

    • @zakihajji4024
      @zakihajji4024 Před 7 lety +1

      Mahadsanid Awoowe We love u 2

    • @kaltundhirbaaxo7406
      @kaltundhirbaaxo7406 Před 6 lety

      So dhawoow habo

    • @kaltundhirbaaxo7406
      @kaltundhirbaaxo7406 Před 6 lety

      Zacharia M Mohamed
      Soo dhawoow habo

    • @fadumoaadan8403
      @fadumoaadan8403 Před 5 lety +1

      @@zakihajji4024 masha allaah wiilakan ayeeyada u ahy alle ha ku xafiido gashamo waa dalkagii waad iman ayeeyo muqdisho alle ha xagiido waan idiin jecelahy

  • @sagalahmed4139
    @sagalahmed4139 Před 6 lety +5

    Woww bk iyo silimo

  • @haydar378
    @haydar378 Před 5 lety +2

    From Bankii Gumburaha ❤️

  • @cabdirashiid8860
    @cabdirashiid8860 Před rokem +1

    Gumbaaraha oo barwaaqa mawciyaar gudaysa alllah yaa cisaaak silimo iyo legend BK

  • @hoodoluckyabdi1848
    @hoodoluckyabdi1848 Před 7 lety +15

    gumburah bankisa igu dhantahay

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman7089 Před 7 lety +5

    cilmi like Galay ayaan Fahmi waayayNa Nyw

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 Před 3 lety +4

    Hees dhaqan ah weeye runtii.
    Khadra iyo BK guuleysta. BK noo soo noqo, fankaa kuu baahan.

  • @siciidmaahir999
    @siciidmaahir999 Před 3 lety +1

    Boqoradii codka iyo boqorkii codka oon fankiisa tabi doono❤👏

  • @jaabirayne5950
    @jaabirayne5950 Před 2 lety +1

    Garma qate warankiyo gashaan sido uunbaa i guhadinaaye

  • @kinghargeysaawi2457
    @kinghargeysaawi2457 Před 7 lety +6

    Eesh cala hees kama daalo heestan
    viva khadra nd BK iyo dhamaan kooxda xidigaha geeska noolada cadowgiina ha jabo

  • @fmuse3835
    @fmuse3835 Před 7 lety +81

    yaaa reer hawda oo markiiba gunburaha dhagtoodu so qabatay 😂😂😂

  • @makiyahassan6937
    @makiyahassan6937 Před 6 lety +3

    Masha allah bk abaha farxaada ilahay haku siyadsho

  • @mustafaelmi7381
    @mustafaelmi7381 Před 6 lety +28

    Gumburuha❤️

  • @khalidanwar3680
    @khalidanwar3680 Před 5 lety +2

    Gaashamo iyo bari dhul habar yoonis bu bk shegay

  • @itsshudaa7
    @itsshudaa7 Před 2 lety +3

    Gumburaha Caro arab💗💗💗💗

  • @hamseomerbatuun8391
    @hamseomerbatuun8391 Před 6 lety +2

    boqoradii fanka iyo boqorkii fanka khadra iyo bk noolada manzha allah

  • @abdiqaninalaye5456
    @abdiqaninalaye5456 Před 5 měsíci

    1/2/2024 baan soo booqaday dhakhatarka caashaqa ee khadar silmo❤🥺

  • @abdirahmanisack1558
    @abdirahmanisack1558 Před 4 lety +2

    Gashamo iyo bari axya Axya

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 7 lety +12

    Gashamo xodayo moholin ❤️❤️ala Maxaan uxiisay allow anoon Ku noqon ha idilin

  • @puresomalilanderberberawi494

    Berbera well bari Uma dhafon kkkk ha ilayabin
    Hadad maqasho
    Boqorka codka
    Boqoraca codka
    Faanka danbe
    Wa
    BK
    KHDRA
    WATCHING 10.082019

  • @fathihassan1223
    @fathihassan1223 Před 7 lety +8

    Geel iyo irmaan bixi aabahaay gudoonsiii

  • @suhaybahmed5703
    @suhaybahmed5703 Před 2 měsíci

    Axyaa hees adigoon gardiidiyo gacan saydh bilaabeen guur iyo aroosiyo gogol inaan wadaagnan talladii ku gooye iigu raaca ❤✌️

  • @nimaohassan4707
    @nimaohassan4707 Před 3 lety +1

    2021 first veiws

  • @cumarmxmed7182
    @cumarmxmed7182 Před 4 lety +3

    Woooooow masha Allha idin taageera Alle hadini daayo

  • @hibaaqmaxamud3747
    @hibaaqmaxamud3747 Před 5 lety +1

    Esh cala hees bk gashamo mel xasusle itopiya

  • @suhaybyare4628
    @suhaybyare4628 Před 5 lety +1

    Abwaam cabdi ismaacil biso axya abwaaan halked dhigteyna