Heestii Banadir Hobalada Wabari Iyo Hodan.Idil.Rasta.Idle Yare In Mugdisho By Aflaanta Studio 2016

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 01. 2016
  • Hudba

Komentáře • 3,8K

  • @ayuubdaahir7253
    @ayuubdaahir7253 Před 4 měsíci +231

    Inta heestaan dib usoobooqatay 2024 like iisaara ❤❤

  • @cabdishakuuraala4273
    @cabdishakuuraala4273 Před měsícem +123

    Who 2024 here like me😭

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 Před 6 měsíci +62

    Bada afrika ugu dheer wabiyada butaacee 😭🇸🇴maanta waa leygu heesta ilaahow naga qabo cadawga😭🤲 badeenu iib maahan wxii faraha nala soo gala wlhi baan ku dhaartee remember 1977😡

    • @user-bb1df3tr1v
      @user-bb1df3tr1v Před 3 měsíci +3

      Mashallah ❤❤❤ brother tabarakallah

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 Před 3 měsíci

      @@user-bb1df3tr1v brother aaa suuxe

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 Před 23 dny

      Wallal baada Cissé iska leh oo 🇩🇯 kaasa ilashada inu muuse Ku dhiici waaka manta iska dayeey cabsaday

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 Před 13 dny

      @@charkokhadar2558 bada igama xigtid dhulkeyga uu ku yaal bro sidee lagu haya

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 Před 10 dny +1

      @@charkokhadar2558 yaa ku dhahay djabuoti ayaa iska leh bada ?

  • @ahmedmohamuud7667
    @ahmedmohamuud7667 Před 2 lety +202

    Heees waa heesta igu kaliftay in aan ka mid noqdo xooga dalka barakeee allow xamar🇸🇴🙏❤💪💗

  • @mohamedhaji1075
    @mohamedhaji1075 Před 3 lety +317

    2021 maku raaxaysanaysaa heestaan Wlahy Xamar waligay ma arag Lkn qalbiga ayaan Ka jeclahay Waxaan ahay Rer Galakcyod Banaadireey ma.nabadbaa😭😭😍😍 Waxaan U dhaxaynaa Rajo iyo Cabsi

    • @foziaabdale7775
      @foziaabdale7775 Před 3 lety +4

      😭😭😭

    • @cabdikariincabduqaadir2458
      @cabdikariincabduqaadir2458 Před 2 lety +1

      Masha aallh wllyaal

    • @foosiyocabdi445
      @foosiyocabdi445 Před 2 lety +1

      Ma ku raaxeysane mase jana Addunma xasuusate

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 Před 2 lety

      XAMAR WAA LA FILAYEY IN DOWLAD DACAD U AH UMUDA KU NOOL CASIMADA MUQDISHO SY U NOQDAAN DACAD NADOIB DSTO JABARAAL CAYDIID OO DPO ARUURSADEEY DERBI JIIF IYO WIILISHA DAROOGS ISTIMAALO IYO REER BAADIYE DUUR JOOGTA LA NOOL MARKII LAGSSLADA MUQDISHO SOO GALEN KUGSI DHAC DIL IYO XADUUQ AYEY U GEESTEN REER SHINGAANI KAGA DHACAY 300.OOO.OOO MILYAN DOOLAR

    • @pharmacologylessons4282
      @pharmacologylessons4282 Před 2 lety +1

      M.a waa sidaas

  • @qaasimi21
    @qaasimi21 Před 4 lety +502

    Heestan wa iskaga soo celceshadaaa hbn iyo dharaar, Xamar wan ku dhahsay wana ku dhalayaa inta caasimadda jecel like-ta igu soo shuba nh😂😂🙏

  • @EritreanPost
    @EritreanPost Před měsícem +3

    God/Allah bless Somalia and Somalis from Djibouti 🇩🇯 to Galbeed 🇬🇲 to Somalia 🇸🇴. Thanks for helping Eritreas during our independence struggle 🇪🇷🇸🇴🇩🇯🙏🏿

  • @zahraidhil7901
    @zahraidhil7901 Před 2 lety +253

    From somaliland wllhi markan heestan maqlo wan iska oyaa Somalia allh nabad haka dhigo inchalllh❤😭

  • @thestrongperson519
    @thestrongperson519 Před 4 lety +73

    Anigoo reer hargaisa ah hadana wllhi markasta dhibka gaadha XAMAR waa aniga dhibkayga😔😔.
    Nabad iyo caafimaad ku noolada reer muqdisho wxd tihiin jiidhkygii.
    Insha Allah wx rajaynayaa Somali oo mid ah mustaqbalka dhow❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴I LOVE FOR EVER MUQDISHO CADEY❤

  • @abdiqanifaarax4607
    @abdiqanifaarax4607 Před 3 lety +485

    Inkastoo aanan ahayn reer xamar ee aan ahay reer hargeysa, hadana heestaan aadbaan u jeclahay.
    xamar naceyb iyo cuqdad 30sano kabadan waan wadiwayay, hadana xamar ayaan ku nolahay, ilmana ku dhalay, reer xamar waa dad wanaasan xumaanta la iiga shegay kumaan arkin.
    Allow somali midey🇸🇴

  • @yahya-kingofficial610
    @yahya-kingofficial610 Před měsícem +31

    Who is watching right now I 2024 😢

  • @fouadradwan
    @fouadradwan Před 2 měsíci +11

    I'm from Jabuuti lkn gaabigena waxan ognahay xamar in ay tahay xundhurta ummada soomaaliyeed sidokaleh wana casiimada kaliya ee adunka ku tala ee ummad soomaaliyeed melwalba ay jooga kulmisa hadana ayku abtirsada soomaalinimo with🇸🇴💙🤍🇩🇯❤️#Xamar Insha Allah Nabad ayay noqon doonta

  • @mohamud3529
    @mohamud3529 Před 6 lety +681

    iam from buhodle waan jeclahay caasimadayda somalia muqdisho noolada ilaahay cadowgiina ha jabiyo waxaan ka dhiman waynay waa caasimada somalia hadaanu nahay reer buhodle viva banaadir gobolka khayraadka

    • @user-cy2fe3xw1k
      @user-cy2fe3xw1k Před 5 lety +1

      M

    • @dahiregal8948
      @dahiregal8948 Před 5 lety +2

      ahmed nur. waxa. run. ah. hestan. ila. maqal

    • @dahaboabddi9005
      @dahaboabddi9005 Před 5 lety +1

      Tom and jery

    • @munajamal8210
      @munajamal8210 Před 5 lety

      Boohodle soo somaliland mahaa

    • @AdamAdam-mt1fy
      @AdamAdam-mt1fy Před 5 lety +24

      BUUHODLE waa meesha aan waligeed la gumaysan NIN cad iyo NIN madawba u dayrisay WAA meeshii Gobanimada u daadisay dhiigooda
      Alle ha idin barakeeyo

  • @mohamedsulayman2340
    @mohamedsulayman2340 Před 4 lety +244

    Iam from Somaliland and i still watching this song in 2019 ilahow barakee xamar hooyadii umada soomaliyeed

  • @mulkiali4974
    @mulkiali4974 Před 2 lety +19

    Baryadi ilaahay wa taa nuurku baxaye barakee Allow xamar . Aamiin ya Rabbi walahi waa ilmeyay isma dhaheen xamar baa ka tagaysaa intaas ka maqnaane qadar ilaahay bay ku dhacday waa hees jeceylka dalkeena iyo caasimadeena bay ku dareensiinaysa iyo dhibtay soo martay xamar iyo dulqaadkeeda 🥲🥲🥲🥲
    Birmadkii dadkayga boogahi daweeye kaalaya bulshada dhaha❤❤❤❤❤❤2021 October 4 Monday

  • @hiiraan_boy10
    @hiiraan_boy10 Před rokem +18

    Xamar waa dhaayaheeyga allow sidaad u qurxisay nabad iyo amni buuxda noogu dar😢❤

  • @siraajimohamed9848
    @siraajimohamed9848 Před 5 lety +357

    2019 ayaan fiirsanaya ma ahn hees uu kadaali karo qof dhiig somalinimo ku jiro
    Liketa ee saar shukrn

  • @fowsioabdiahmed8709
    @fowsioabdiahmed8709 Před 4 lety +79

    From garoowe aad baan ujeclahy camar allow barakee xamar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-me1oq7vx4w
    @user-me1oq7vx4w Před rokem +64

    My dad from Yemen 🇾🇪 and my mother from Ethiopia 🇪🇹 but originally she is Somalian part of Ethiopia 🇪🇹 jijiga and I love all Somalian people and Somali songs ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪ya lord protect Somalia and Somalian people wherever they are 😪😪🤲🤲🤲🤲

    • @user-me1oq7vx4w
      @user-me1oq7vx4w Před rokem +1

      @@Shdvbwyromnqcapejlfizxk i don't know

    • @mahadmohammed3
      @mahadmohammed3 Před rokem +1

      Your mother is not Ethiopian she is Somali whose their land were annexed by the Ethiopian colonisers and some day Somali will be one

    • @abdiomarmohamed1103
      @abdiomarmohamed1103 Před rokem +1

      We love you too sister!🫶🏽

    • @user-me1oq7vx4w
      @user-me1oq7vx4w Před rokem +2

      @@abdiomarmohamed1103 thanks dear brother ❤️

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Před rokem +3

      @@user-me1oq7vx4wnoo Your mother is not from Ethiopia 🇪🇹 she is Somali habo

  • @abdullahimuktarhussein3113
    @abdullahimuktarhussein3113 Před 4 měsíci +4

    Who is listening on friday night 15/2/2024 ❤ somalia and Mogadishu is a place i love and pray for it to be safe walahi that is our original home. I was born in kenya raised in kenya but may Allah bring peace and prosperity ❤❤❤🎉😢😢

  • @ifrahali530
    @ifrahali530 Před 4 lety +238

    Waligay ma arag xamar waxaan ahay rer waqooyi xataa calanka somalia ma arag heestani qiiray igalisaa wlhi 😢 baryadii illahay wakaa nuurkii baxayee barakee Allow xamar 🙏🏻🤲

    • @raznashire1643
      @raznashire1643 Před 4 lety +10

      😭kula mid baan ahey wll walalahen allow barakee

    • @maryamajayte9381
      @maryamajayte9381 Před 3 lety +11

      @@raznashire1643 aamiin wllo macaan zorry waad arkeysan insha alllh muqdisho inoogu imaaw anagaa kusoo dhaweyneynee from casimada umada xmr cdy

    • @maryamajayte9381
      @maryamajayte9381 Před 3 lety +6

      In sha alllh waad arkeysaa calankaaga quruxda badan salaan gobeed gaclo from muqdisho muuq wnaag

    • @VAAROFFICIALGAMING
      @VAAROFFICIALGAMING Před 3 lety

      Yaahuuuu

    • @ifrahali530
      @ifrahali530 Před 3 lety

      @@VAAROFFICIALGAMING waar waaxay xoolow

  • @yonissayid6793
    @yonissayid6793 Před 4 lety +522

    From jig jiga misna waxaan aaminsanahay xamar inay tahay caasimadaydii 5ta somaliyeed inta igu raacsan Like saar Pls

  • @Sigane21
    @Sigane21 Před 8 měsíci +17

    2023 Finally Mugdisho oo Nabad Ah waliba Bilaa qarax Ah Alx qof walbana cabsi la.aaan uu Iska bashalayo Alle Hanoo siyaadiyo nabada😢❤🇸🇴🤲

    • @thousand-1000
      @thousand-1000 Před měsícem

      allaha noo ziyaadiyo nabadda alx sidaan iyo si ka sii wanaagsan rajeynaynaa i.n

  • @GARABIDHAN
    @GARABIDHAN Před 7 lety +1034

    anigoo reer hargeisa I love muqdisho ilahay ha barakeeyo dhibkana haka dhawro dhaman shacabka somaliyeed guul iyo gobanimo

  • @malikaomer7526
    @malikaomer7526 Před 7 lety +255

    Banaadirey ma nabadba
    One Love you reer xamar
    From North Borama
    Wataa nuurku baxayee
    Barakee allow xamar

  • @6ixty9ine61
    @6ixty9ine61 Před 2 lety +18

    Heestan kama daalo 🥰🥰allow barakee xamar Muqdisho waani jecelnahay from somaliland 🥰🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️💝💝🌹🌹Bari waxaan ahaan jiray afrikanka badigood

  • @sagalbintumohamoud
    @sagalbintumohamoud Před 4 hodinami +2

    Heesta waan jeclahay banaadireey ma nabadbaa imika xitaaa dhagaysanayaa 2024 from hargeisa

  • @ruunguurecantush1459
    @ruunguurecantush1459 Před 4 lety +215

    Wadani nimada qofkey ku wey thy dawaneysa 2020 ilaa hada muqdisho qali kuku thy like isaar

  • @bashiiryuusuf2926
    @bashiiryuusuf2926 Před 6 lety +561

    From Hargeisa ilaahay ha idin barwaaqeeyo walalahayga Somalia. We proud of you mogadisho.

  • @mardiyaibrahim5248
    @mardiyaibrahim5248 Před rokem +19

    FROM MOQDISHO 🇸🇴🥺 Still we neeed Nabad Yaaa Allah 😔😔😔🤲🤲2023 Year🔥😫

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 Před rokem +5

    From hargeysa Soomaalidu waa dad walaalo ah cadow iyo dad neceb ayaa kala kaxeeyay oo halkaa geeyay allow muqdisho barakee.

  • @abdifatahmohamud4556
    @abdifatahmohamud4556 Před 3 lety +69

    2021 inta fiirsaneeso liketa❤️

  • @djibrilmohamed788
    @djibrilmohamed788 Před 3 lety +61

    From Djibouti walahi I've loved this song since 2019 and I love Muqdisho "bixisada dhacaysiyo ba'a waxa kasoo hadha adonkii balaayada ku sasuusta boqorke baryadii ilaahay waka nuurku baxaye barake allaw Xamar💟"

    • @abdulqadirs4452
      @abdulqadirs4452 Před 2 lety +1

      XAANTA LAGU HEESTO GURYAHA XAMAR WEYNE IYO SHINGAANI WAA IN DHAMAAN LAGA SAARA BEESHA HABAR GIDIR IYO MOORYANTA

    • @zahraosman3504
      @zahraosman3504 Před 2 lety

      Thank you

    • @Kabtaay
      @Kabtaay Před rokem

      Mahaadsanid

  • @AhilTheeDon
    @AhilTheeDon Před 10 měsíci +10

    If you’re still listening to this masterpiece you’re probably a legend ❤ Barakey Allow Xamar 🇸🇴🇸🇴SOMALINIMADU HAWARTO 🤍💙sending loves and hugs from Nairobi kenya

  • @miski3389
    @miski3389 Před rokem +12

    I am in tears whenever I hear this song because of its emotional words!😢😢
    Muqdisho iyo dhammaan dalka Allaha noo nabadeeyo. 🙏🩵🇸🇴

  • @mohamedalfa2044
    @mohamedalfa2044 Před 3 lety +42

    From diradhaba idiinka soo salaamayaa waan jecelahay caasimada umada soomaaliyeed❤❤

  • @bundukiman1949
    @bundukiman1949 Před 3 lety +28

    Intii iminka heestan fiirsaneyso like reer mugdisho 1❤from Nairobi Kenya

  • @abdirisaqsulaiman
    @abdirisaqsulaiman Před 11 měsíci +16

    From somalilander pure but I love mogdisho barake allaw xamar.. Ameen
    Idil cadaw best singer and favourite ❤️

  • @abdikafi529
    @abdikafi529 Před rokem +11

    Suqra Yarey iyo Lafoole Fankii iyo Bogaadintii dadki Hore Kama aysan Tagin .... Muqdisho❤❤🙏

  • @cabduqaadirmoalimarab3744
    @cabduqaadirmoalimarab3744 Před 3 lety +44

    Ciyaal Xmr like isaar ismojiya cadawgiin hajabo 💞💞💞💞💞💞💕

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 Před 5 lety +398

    I am from Hargaysa Ilaahow umada somaliyeed calooshada burcad isku mari Muqdisho nabad ka dhig Caasimada umada soomaliyeed Walahi Waan qiiroday bada africa ugu dheer 😢😢

    • @caasholikeyou8434
      @caasholikeyou8434 Před 5 lety +3

      Amiin we came from long way allxamdulilah now thanks 😘

    • @nimcattudunya5308
      @nimcattudunya5308 Před 5 lety +2

      Kayse mahat sanid walal aamiin aamiin yaa Allah hal wadan ayaan nahay wadan qani ah ayaan leenahay Ilaahay dadkeena haka dhigo kuwa nimcada wadan ka ceegaagta ku wada noolaada oo cadawga ka ceshada

    • @faraxcali9589
      @faraxcali9589 Před 5 lety +2

      kaw

    • @nuuraxayaaduminuura3065
      @nuuraxayaaduminuura3065 Před 5 lety +2

      Is Harvey's country

    • @albanoor8535
      @albanoor8535 Před 5 lety +2

      Keyse sxb saas Ayan ka rabaa

  • @JibcoJudah
    @JibcoJudah Před rokem +27

    AM 29 YEAR OLD KENYAN AND CHRISTIAN WE HAVE SO MUCH LOVE ❤❤💯FOR SOMALI PEOPLE i have dozens of friends we have grown together gone to same school now we own BIG businesses together we love their food DHAILO ,their religion too is peaceful they build mosques in our estates and wake us up with prayers instead of alarms , 🙏👍👍 they wait for us to finish our Sunday services so we can play or watch football together,SOMALI IS KENYA'S TWIN COUNTRY NO ONE WILL EVER SEPARATE US NOT EVEN OUR LANGUAGES,YOU ARE MOST WELCOME TO KENYA ''TUNAWAPENDA'' JUST REMOVE THE BORDER AND MAKE KENYA AND SOMALI ONE,LETS CHANGE THE HISTORY OF THIS WORLD,VERY HARD WORKING AND HONEST PEOPLE

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Před rokem +4

      Mmm thank u brother 🙏I love Kenya 🇰🇪 my teachers were kenyan

    • @abdiali9475
      @abdiali9475 Před 10 měsíci +1

      Í oun kenya

    • @abdirizakrashid582
      @abdirizakrashid582 Před 6 měsíci

      Definitely kaka Kenya 🇰🇪 this that gave Somali Cold shoulder when the Somali Government failed and welcome Somali people to their country since then.
      Am Somali by nationality and am also Kenyan by birth. I was born in Hagadhera Refugee camp in Kenya.

  • @karaamacalidhuux6152
    @karaamacalidhuux6152 Před 10 měsíci +7

    Waxaa baarka iifiday
    Shacab barakaceygu
    Burburkeyga neceboo
    Baaba'aygo dhibaayoo
    Birmadkii dalkeeygaa
    Boogihii daweeyeeee
    Kaalaya bukshada dhaha
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @inabare5662
    @inabare5662 Před 4 lety +38

    From hobyo mudug allow barake xamar 😍😍😍😍yey wadani nimo halkan kusocelisey↘18/8/2019

  • @Ismo3211
    @Ismo3211 Před 5 lety +329

    From Hargeisa
    I Love xamar ❤️✅

  • @abdiasizheghazi9336
    @abdiasizheghazi9336 Před 2 lety +96

    From Morocco May Allah bless somalis people I love somalia❤️

    • @user-me1oq7vx4w
      @user-me1oq7vx4w Před rokem +4

      I'm from Yemen 🇾🇪 and I love 😘 kingdom of Morocco 🇲🇦👑 and Somalia ❤️

    • @dr_abdala8041
      @dr_abdala8041 Před rokem +7

      Wajigaas miyaad Morocco kusheegan😂😂😂Dhafoorkii Somali maryooley waa adi Lehe Nio Dalkaaga kufaan cidaan ku aqoon ha sheegane.

    • @fardawsosaeedmohammed7130
      @fardawsosaeedmohammed7130 Před rokem +2

      @@dr_abdala8041 😄😄😄😄dhipbadinada ano niyada kale is qor badna qoralkaga arkay qosolka iga dhamaysay dipaa usoo eegay😄

    • @lulumohamed1735
      @lulumohamed1735 Před rokem +1

      شكرا لك اخونا ونحنا نحبكم اهل مغرب ❤

    • @abdullatifhassan-zi7ph
      @abdullatifhassan-zi7ph Před rokem +1

      حياك الله يالغالي تحياتي من الصومال
      للمغرب الفخر 🇲🇦💛🇸🇴

  • @mohametdhame3349
    @mohametdhame3349 Před rokem +5

    From Burco( somaliland ) Gopolki Ragga allah Ha Barakeeyo Xamar Nabad waarta rabbi hka yello .🤲 We proud Of You MOGADISHO 🙏💙 allahaYow hay dilin Anoon Xamar lugahayga dhigin sidan u jecelahay wlhie 😭❤🙏

  • @xajiozmed8962
    @xajiozmed8962 Před 5 lety +600

    Borama 🇸🇴 inta calanka jecel 👍❤️
    2019

  • @ashaali1285
    @ashaali1285 Před 4 lety +160

    I’m from Cabduwaqq and I was born in Mogadishu and wallahi billahi my heart and mind is in Mogadishu and It will always be. Mogadishu will always be my First home. Reer Mogadishu are the most resilient, humble, open minded individuals I know.

    • @abdulqadirs4452
      @abdulqadirs4452 Před 2 lety +2

      WAA IN LAGA SAARA GURYAHA XOOGA KU HESTAAN XAMAR WEYNE IYO SHINGAANI HABAR GIDIR IYO MOIRYAAN

    • @xaragodheyman5226
      @xaragodheyman5226 Před 2 lety +4

      @@abdulqadirs4452 nagu walo

    • @cahil6216
      @cahil6216 Před 2 lety

      @@abdulqadirs4452 kaaalay naga saar gaalki kudhalay siino kugu dhalay

    • @TREEPST
      @TREEPST Před 2 lety +7

      @@abdulqadirs4452 adiga cml waye waxa wadanka horey uga socon la yahay sababto ah cudur qabiil aa caloosha kula bugta marke inta adiga iyo kuwa la midka ahba wadanka qasayan waxa ku dhimanaya meel cidlaa ilmaha qurbaha ku dhashay iyo masaakinta wadanka joogan oo nabada iyo barwaqada dalkooda u ooman ilahey ha idin caafiyo hadu cafimad idin qorneyna Allaha naga kiin qabto qabiil waa nacnay dalkena rabnaa oo nabad ah iyo somali mid ah

    • @abyanahmed5170
      @abyanahmed5170 Před 2 lety

      @@abdulqadirs4452 cudur kugu dhac adoo kale soomali laharey

  • @maalik432
    @maalik432 Před 2 lety +46

    From Somaliland sool barakee allow xamara🇸🇴🇮🇷❤ xaamr jecilyaa

    • @alijooker2075
      @alijooker2075 Před rokem +1

      Sool ma ada kadhigay Somaliland Iska Sax Qoralka

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 Před rokem

      @@alijooker2075 sool waa somaliland adeeer e toos 2022 ba lagu jiraa wx aan lagu murmi karin baa jira

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 Před rokem

      @@Who_are_you900 hada kwrn marqaanland miyaa Misa Somalia 🇸🇴 😂

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 Před rokem

      @@hodmaniitaqueen267 hada lafteeda. Waa gobol ka mida gobolada somaliland tAass wax. Lagu murmi karo maha wll..

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 Před rokem

      @@Who_are_you900 adigu kaalay ka dhig oo calankiina beenta ah sudh😎sool waa Somalia 🇸🇴

  • @ahmedbakaal9328
    @ahmedbakaal9328 Před 2 lety +17

    I was born and brought up in Jubaland region. In Somalia, I wasn't fortunate enough to experience a stable government. At the age of 10, I travelled to Kenya for the sole purpose of receiving an education. I completed my Primary & secondary studies in Kenya. Thanks to God, I'm currently pursuing a Bachelor of Economics and Statistics at the University of Nairobi (UoN).
    This song gives me good vibes and a glimpse of hope that Somalia may one day be able to stand on her own.
    # A true Partriot, Ahmed Bakaal.
    One love ❤ 😍

  • @isbatorenaanaa8258
    @isbatorenaanaa8258 Před 4 lety +182

    From hargeisa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 soomalia qof waliba oo soomalia ah Ilove you xita adiga?

  • @aminaali2042
    @aminaali2042 Před 5 lety +598

    I m from Djibouti one love mogdisho❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qadarisse8710
    @qadarisse8710 Před rokem +5

    I'From Puntland Garowe Xamar Wan Jeclahy Runtii Allaha Kasaaro Dhibaatada Heysta Mar Uuna Wey Noqon Caasimada Geeska Bari Ee Africa insha Allah ❤👏❤💘

  • @obseejaalataa8154
    @obseejaalataa8154 Před 2 lety +18

    Am From Our Oromia brother So So Love Xamar Ade & My Somi brother's & Sister's Aad baan Jeclyahay Somi people
    God bless Somaliyeda !!

  • @sabasaleh2978
    @sabasaleh2978 Před 4 lety +35

    Wn ku faraxsanhy Ina Muqdishu Ku Dhashay kuna Barbaray wali joogo Barakey Allow xamar amen Ya rabi🇸🇴💙 #252-City

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 Před 5 lety +139

    Xaruntii bahwayntee somalida bariisaay bandhigii dalkaygiyo bu’da aragtidaydaay beegsataye libtaadii banaadireey ma nabadbaa. Bixisada dhacaysiyo ba’aan waxa kasoo hara adoonkii balaayada kuxasuusta boqorkee baryadii Ilaahay wakaa nuurku baxayee BARAKEE ALLOW XAMAR❤️😘❤️😘

    • @mohamedomar9035
      @mohamedomar9035 Před 5 lety +3

      good song

    • @luulalaki6957
      @luulalaki6957 Před 5 lety +1

      Mohamed Omar absolutely 😍

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 Před 4 lety +2

      Xaruntii balaayadiyo midnimadii burburisee soomaali bi'isee xamaray xirfado badan.

    • @luulalaki6957
      @luulalaki6957 Před 4 lety +2

      Khadar Mohamed waxaas haku hadlin xamar la’aanteed inta kale Somalia Maba jirteen waa magaalo mucjiso leh oo nawada kulmisa waa hooyadii inta sinji somaaliyeed leh. Barakee Allow xamar🤲

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 Před 8 měsíci

      ​@@khadarmohamed2676cuqdad baa ku heysaa naayaa edeb yeelo 😎

  • @faraxmohamed3180
    @faraxmohamed3180 Před 2 lety +4

    Baryadii illahey waata nuurku baxaye barakee allaw xamar😥🤲🥰allaw jecliyaa heestan
    From hargeisa ❤

  • @inacizman7265
    @inacizman7265 Před 2 lety +5

    Barakee allow xamar🤦‍♀️🖤from togdheer burco🖐🌼

  • @mohamedalhilalia
    @mohamedalhilalia Před 5 lety +402

    لم افهم شي لكن احساس اغنية وطنية صومالية جميلة جدا نتمني الصومال دائما للافضل متقدما اخوكم من السودان

    • @mohamedosman2971
      @mohamedosman2971 Před 5 lety +12

      اطيب ناس اشقائتا وتواإمنا بنحبكم يا اطيب شعب ف دنيا

    • @anawaamal2754
      @anawaamal2754 Před 5 lety +4

      هلا هلا باخواننا اهل السودان الله يرزقنا ويرزقكم خيري الدنيا والآخرة 😍🎋

    • @hoodiyoayaanleey5223
      @hoodiyoayaanleey5223 Před 5 lety +8

      Brothers and sisters from SUDAN 👑👑👑👑👈 love all ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mursalmohamed2119
      @mursalmohamed2119 Před 5 lety +3

      ايواه اكيد دي اغنية وطنيه الصوماليه

    • @ahmedhaji6864
      @ahmedhaji6864 Před 5 lety +2

      هلا اخونا حياك سو دان صو مالي اخوان اكيد احساس اغنيا صو مال اغنيا وطنيه

  • @sabnaabdi5901
    @sabnaabdi5901 Před 4 lety +192

    2020 oo CORONAVIRUS hda dawanysid like🇸🇴🌍love u muqdisho🇸🇴fifa xamar🇸🇴🌍❤

  • @kadernur6861
    @kadernur6861 Před měsícem +2

    From jigjiga xamar aad ban u jeclahay walow se aan arkin ilaaahay nabad taam ah hasiyo Insha allah mar uun waan arki doona sooomali wayn oo isku duuban ❤❤

  • @hiifabioofficial7379
    @hiifabioofficial7379 Před 2 lety +11

    Iam from Kenya may Allah blessed our country....big love

  • @muhubomaanka641
    @muhubomaanka641 Před 3 lety +23

    From awdal xamar caasimada umada soo maaliyeed waan jeclahy wlaahi waligana ma arkin barakee alaaw xamar heesta ilin ayaa iga timaada markaan gadhaysto wlaahi💙💙💙

  • @somalidocumentaryfilms3007
    @somalidocumentaryfilms3007 Před 4 lety +191

    Iam from burco l love muqdisho mom of Somali people 💯💥👌

  • @laaleysofficial
    @laaleysofficial Před 2 lety +1

    Maxaan kuu xiisay magaladii aan
    Ku dhashay kuna bar baaray
    Balaayada allow Hareer Mari
    Mar walba kama daalo dhageysiga heestaan hada oo ah 2021

  • @robertkulei6912
    @robertkulei6912 Před rokem +3

    From Nakuru-Kenya.
    Big fan of somali music.

  • @khadraahmed552
    @khadraahmed552 Před 4 lety +37

    From Borama I love you xamar cadey ilhaay nabad noga dhig caasimada somalia 🙏🙏

  • @haniahmed1256
    @haniahmed1256 Před 7 lety +291

    i am Somalilander but i love wllhi reer xamar ilaahow idin barakeeee
    hodan cabdiraxmaaan wllhi qof jirata weeyaan ilaahow kudaa

    • @gureeyhirsi954
      @gureeyhirsi954 Před 7 lety +13

      wll mcn aniguba waa jecelnahay walalaalaheyn waqooyiga

    • @filsanboqortoyo9459
      @filsanboqortoyo9459 Před 7 lety +12

      ŽÀÇÇÇĎÏÀ HÀßÄÑ allow nii barakee reer abtiyadee waaniigu dhaartaa koofur iya waqooyi waa labadeyda garbood we love u t

    • @filsanboqortoyo9459
      @filsanboqortoyo9459 Před 7 lety +4

      ŽÀÇÇÇĎÏÀ HÀßÄÑ dhalad reer abtiyadeeya mashaa allaah we love u t hadalkaagan waa i qiira gelshe allow ii dhowr reer abtiyadey

    • @omarsheikhsharif6911
      @omarsheikhsharif6911 Před 7 lety +6

      ŽÀÇÇÇĎÏÀ HÀßÄÑ ....we love you too huuno...dad wada dhashaa nahaye. Ilaahay quluubteena burcd ha isu mariyo

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 Před 7 lety +3

      @ŽÀÇÇÇĎÏÀ HÀßÄÑ.waxaad tahay beenaale weyn ma tihid rer somaliland waxaad tahay faraax dhaandhaan yohow xamar.ha ceebayne dadka sharaf leh ee somaliland.adiga iyo xamar ba waxaad tihin doofarro, rer somaliland ma jeclan karan xamar
      iska sheego dadkaga xamar dhuli yohow.hodan wa naag walaan oo guski kalay ee xamarow ka ayaa ka dheex qaylinaya. hodan wa doqoon ilka dheer

  • @user-sl6zp5dy5z
    @user-sl6zp5dy5z Před 3 měsíci +3

    I'm from banadir I love all somali brothers and sisters the future is ours...!!!!.❤❤❤

  • @hodanaadan6921
    @hodanaadan6921 Před rokem +4

    6sano kadib Heestan dhagaysiigeda kama daalo wlhi barake allow xamar from hergeisa 😔😔😔

  • @mahamudomar2067
    @mahamudomar2067 Před 5 lety +159

    Iam from Gedo Garbahareey. Allow 5ta Somali mide oo so celi dawladnimadeeni.

    • @naanii1878
      @naanii1878 Před 5 lety +1

      Aamiin yarabi bro

    • @abdulrahmansaney6666
      @abdulrahmansaney6666 Před 5 lety

      @Moha Amip shukran ugas 💞

    • @a.msalim2720
      @a.msalim2720 Před 5 lety

      guryahayna shingaani iyo xamar weyne waxaa xoog ku heestaan habar gidir 28 sano waa xaraan qutayaal

    • @user-qq4my4zc2t
      @user-qq4my4zc2t Před 5 lety

      @@a.msalim2720 kkkkkk kuwas dadkooda wa joogan kuwa xoga lgu hysto xaafado kle ku yaaln

    • @muuzecadehofficial3936
      @muuzecadehofficial3936 Před 4 lety

      A.m Salim
      FrOm jig jiga Barakee Allow xamar 💪😍

  • @anannaas829
    @anannaas829 Před 5 lety +286

    wlh xamar wan jeclhay allow ka ilaali cadaawaha rabow barwaaqo kusoor somali meelwalbk joogto 🇸🇴❤️🙏

  • @MaryamaMustafe-tx3ej
    @MaryamaMustafe-tx3ej Před 21 dnem

    From putlnd way igu weyn tahay wadinimadu somlida dhana wani salamaya si gara bahada waberi iyo casimadeyda muqdisho oo an jaceylahay waxna ku dhalatay hooyadey mcn iyo abtiyashay
    Allow barake xamar🇸🇴❤️
    Somalinimo❤🇸🇴👋

  • @ziizoahmedziizo2898
    @ziizoahmedziizo2898 Před 2 lety +8

    From hargeisa somaliland walalahay somaliya ilahay nabad iyo horumar wanagsan ha idinku simo mar walba inaad nabad buuxda heshaan rabi idiin weydinaya anagana nabada alle hanoo siyaadiyo

  • @Maadtv2023
    @Maadtv2023 Před 5 lety +1021

    From garissa ilove somalia
    Fadlan like hila dhafin hadii dhiig somalo kugu joro

    • @mohamedabdirahman5813
      @mohamedabdirahman5813 Před 5 lety +3

      Aad o weyn

    • @mohamedomar9035
      @mohamedomar9035 Před 5 lety +2

      like anaga muku siineyno ee wax ku siya qoraal haduu fiicanyahy lkn koowba waxaa kusoo bilowdey tuugsu

    • @Maadtv2023
      @Maadtv2023 Před 5 lety +12

      Mohamud omar ani somali baan tuugsaday ee oromo somali bartay matugsan

    • @faraxcali9589
      @faraxcali9589 Před 5 lety +1

      kaw

    • @mranitoinafarax8610
      @mranitoinafarax8610 Před 5 lety +2

      @@Maadtv2023 garissa gar aahan bulade ana like iyo sub kusinaye

  • @janadunia2950
    @janadunia2950 Před 4 lety +19

    Wlhi 2016 ilaa maanta wan dhagaystaa
    Mana ahi reer Xamar , Somalilander ahay
    Lkn wlhi wuu I dhibayaaa shacab barakay oo baaba'ay
    Lkn hadii la helo dad ay Ka go'an thy wax walba hagagi Insha Allah nabad idin rajaynaya
    Anaga Allahii na siiyow noo siyaadi yaa rabi

  • @zoolacadeofficial16
    @zoolacadeofficial16 Před 2 dny +1

    Bada afrika ugu dher.
    Wabiyda butacee
    Mansheyay beraha.
    Dhul barwaqo inn nhy
    Alw. Barakey somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Banadir alow.cadaawaha ka.qabo.

  • @Nabaddoon.
    @Nabaddoon. Před rokem +2

    Allow barakee xamar iyo soomaali oo dhan. Waxan ahay wiil reer jabuuti degaan ahaan u dhashay xamar Waligayna ma arag. ilaahow igu sug xamar oo Nabad ah. Soomaali'na dhamaan waan jecelahy wallahi. Waxan ku Faanaa inaan soomaali ahay. Big love from Paris,France. ❤

    • @kayfmaxamuud6742
      @kayfmaxamuud6742 Před 11 měsíci +1

      Waa arkee i.a

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. Před 11 měsíci

      ​@@kayfmaxamuud6742nchallah, mahad sanid walaalo. 😊❤

  • @jiiga9fs
    @jiiga9fs Před 5 lety +51

    From jigjiga allow barakee xamar oo midee umada somaliyeed oo idil
    Like ta ii saara walalayaal

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq Před 3 lety +29

    Waxn kunoolahy Burco somaliland waxn aad ujeclahy caasimada muqdisho run ahaanti muqdisho waligay maan arag hadana inaan maruun tago hooyaday macn ayaan lawadaagay inaan muqdisho tago oo ay ifasaxdo isla markaana aan utago inaadertay oo xamar dagan lkn maamo way iga diiday waxyna iishegtay xamar inaanay amaan ahyn la iskuna halayn karin waanku rajo weynahy inaan xamar imaado maruun waliba iyadoo nabada allow ha idilin anoon xamar arag Hooyada samirka Hooyada dulqaadka Ilove all somali people specially xamar
    12:48 am 24/6/2021 Thursday ❤

    • @DR_Hanuniye
      @DR_Hanuniye Před 2 lety

      Kaalay oo nala nabadee walale

    • @yuusufosman791
      @yuusufosman791 Před měsícem +1

      Maanta waa nabad waad imaan kartaa alx abaayo waxaa taala somaalinimo walaalnimo aad indhahaaga ku arki doontid wlshey

    • @abdirizakgaafuun709
      @abdirizakgaafuun709 Před měsícem

      Gabdha ina adeertaa ah soowta dagan maxay uga soo qxi wayday hadii aanay amni ahayn oo laysku halayn karin xaqiiq wl anigaba ma tagin sida hooyoda mcn ka aamisan tahay bay hooyaday gacalona ka aaminsan tahay waxaana joogaa sanaag insha allaah mar uun waan tagin hadii aanan nafta waayin❤

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 Před měsícem

      ​@@abdirizakgaafuun709 waaridkaaga haduu jiran yehe adna waala jiranahe somaha dadkaaas reer hargeysa ah waxaa halkaas ka riday waa waalidiintooda iya siyaasadooda😒allaha cuqdada haka saaro

  • @abdiajaama3699
    @abdiajaama3699 Před 2 lety +6

    Hees aad u qiimo badan weyan ❤❤❤ from hargeisa love banadir❤

  • @mumtaazsaid3103
    @mumtaazsaid3103 Před 3 dny +1

    Inta dhgysnysa 2024 like isr
    Barakeee allow xamar❤❤

  • @abdirisaqyusuf1460
    @abdirisaqyusuf1460 Před 5 lety +440

    From Laascaanood barekee Allow xamar 🇸🇴❤️❤️

  • @ayaanmohamed5061
    @ayaanmohamed5061 Před 3 lety +41

    from Somali-galbeed 'Diredawa' wan jecelnahay xamar ilaahay habarakeyo 🥰🥰❤❤

    • @abdulqadirs4452
      @abdulqadirs4452 Před 2 lety

      FARIIN KU WAJAHAN 5 SOMALI IN LAGA LAGA SAARO GURYAHA XOOGA KU HEESTAN XAMAR WEYNE IYO SHINGAANI HABAR GIDIR IYO MOORYAANTA AM.SALIM

  • @1pscar629
    @1pscar629 Před 23 dny +1

    I recently lost my mom unexpectedly she put me on this song I miss her so much cherish every moment guys

  • @abdinasirbule1898
    @abdinasirbule1898 Před rokem +73

    From Garissa, Kenya it's very painful seeing my Somali people are such skillful yet my Second country remains many years without peace, May the Almighty Allah who is the most powerful bring peace, love, unity and harmony among us. I have been working Mogadishu for like one year i.e 2016 I have seen a good people with high integrity...........

    • @guyotadicha1207
      @guyotadicha1207 Před rokem

      Ameen thuma Ameen

    • @mahadmohammed3
      @mahadmohammed3 Před rokem +6

      My second country maxaa waaye mar danbe ha dhihin Somaliland Somali galbeed ka imoow ama NFD Kenya wadankaa mahan wadankaaga hooyo somali waaye

    • @aligelle6706
      @aligelle6706 Před rokem +1

      Thank you abdinasir ❤ its your country

    • @ahmedabdikadir4376
      @ahmedabdikadir4376 Před rokem +2

      from Doollo very painful very painful my mother land country in such difficult situation Oh God help Somalia

    • @farhaantahlil1933
      @farhaantahlil1933 Před rokem +1

      Not second but but somlia one country one relegion one language why say second may be farst kenyan aya dhihi rabata same on you my pro

  • @inasomali2009
    @inasomali2009 Před 5 lety +205

    From gedo "bardhere" balad awliyo casimadena xamr allw wixii xun ka dhowr
    Waan xasuusta maalintan waan daawanayay

    • @fadumoadan948
      @fadumoadan948 Před 4 lety +1

      Aamin wll

    • @MrShaale_
      @MrShaale_ Před 4 lety +1

      balad awliyo bardheere

    • @ahmeddauud7112
      @ahmeddauud7112 Před 4 lety +3

      From Garbahaarey here, Muuuqdisho waa Caasimadii Somali,laakin waa lagu kala tagay," unnukaa leh" ayaa socota, Kismaayo ha noqoto Caasimadda Somalia

    • @aboubakaerwaberi9508
      @aboubakaerwaberi9508 Před 4 lety

      @@fadumoadan948 pllplppppoloooloplllpolplpppplpppplppolplopppppoppppppoooooppppoppppplp0p

    • @aboubakaerwaberi9508
      @aboubakaerwaberi9508 Před 4 lety

      @@fadumoadan948 ooppopppppoppop

  • @mohamoudmahdi5418
    @mohamoudmahdi5418 Před 7 lety +667

    from borama wlhi aad baan u jeclahay casimadeena ilahay qaranimadii inoo soo celi

  • @NajmaYyyy
    @NajmaYyyy Před hodinou +2

    Wadankeygii barkeysnoww weligaa 🇸🇴❤️

  • @MuhiimcabdixakiiMCoosh-lo3mr
    @MuhiimcabdixakiiMCoosh-lo3mr Před 11 měsíci +2

    i'm from burco alhmdulilaah heestan wxn ku raxaysanaya 2023 incha allh ilhy somali xumanta haka dhex saro wan jecly xamar ilhyna nabad haka dhigo meel kastay somali joogtaba 😭❤

  • @abdilahihusseinofficial2458

    Heesku markuu dareen dhab ah kahadlayo waa uun sidan ookale
    Ereyad%
    Codka %
    Stylka %
    Laxanka %
    Allaw nabarakee all somali ❤
    From taleex sool 🌹🌹🌹
    2020/2021

  • @MrAbshir98
    @MrAbshir98 Před 4 lety +7

    Walee waa hees ninkii damiir leh u danqanaayo. Wadanimo dhab leh iyo Somali jecayl baa xaada I kacdey. Allow Barakee Xamar bartaan ku dhashey ku barbaarey oo balaayada hareer mari. Aamiin.

  • @Hananeyyy_10
    @Hananeyyy_10 Před 7 měsíci +2

    Waxaa baarka ii Fidey Shacab barakacay iyo burburkayga naceboow Baba'aygu dhibayiyooo Birmadkii Dadkaygaa boogihi daweyee kaalaya bulshada dhaha😭 Emotional words Idon't know why i'm crying🙏🏻Somalinimo🇸🇴💪🏻.

  • @mahadcumarali5232
    @mahadcumarali5232 Před měsícem

    Magalada muqdisho waxey soo martay sanado kala duwan Banadir maxan usoo qaxnay waqti dagaaladii ceydiid iyo cali mahadi kazoo bilaab1991 ilaa 2009 qax iyo Bur Bur rafaad shacabka malayacni la iskaga dilaayo xasuub warshadada baaastada iyo warshadii sigaar ka iyo tarakha waxan daganaa toofiq masha Allah allow xamar barakey waqti xun iyo waayo fiican ayan kusoo qatay xamar waana ku dhsahay waana kusoo bar baray l love muqdisho
    Bixisada dhaceysiyo
    Ba waxa ka soo hara❤❤❤❤

  • @tolmoon2233
    @tolmoon2233 Před 3 lety +17

    Hees dareenkeda
    Wadata barake allaw xamar
    From Hargeisa I love Somalinimo🇸🇴❤️❤️

  • @newgenerationstudents3434
    @newgenerationstudents3434 Před 3 lety +11

    Anigu waxan aahay reer hargeisa wlhi dhiiga I kacay somalinimo wakhtiga somali shan ka dhigay muqdisho allow barakee ❤️

  • @ahmedharpi6738
    @ahmedharpi6738 Před 2 lety +4

    Xamar😢😢😢😢😢😢
    jigjiga axad 29/5/22
    Xayaabkii cirda ayeeu daruur shalka xayday xajkii geeska bariyey😢

  • @hosneymubarack
    @hosneymubarack Před 10 měsíci +3

    i am from wajir kenyan i love Mogadisho i like one day to visit may Allah bring peace

  • @simansisisoubanehwaiss2920
    @simansisisoubanehwaiss2920 Před 4 lety +292

    From djibouti 🇩🇯 i love my Somali people 🇩🇯❤️ 🇸🇴