YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 07. 2023
  • YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
    Artist voice: Yurub Geenyo
    Song name: Qaamuuska
    Released on : 2023-july-03
    Music by: Furinle
    Somali New Entertainment is a Somalian channel that has been popular music for the past (7-year) and still. until now he has been active in various music in Somali art and provided music videos audio lyrics and this channel is collaborating with the best products in Somali music Arts Industry.
    Unauthorized use distribution and re-upload of this content is strictly prohibited video and audio copyright © 2023 Dailymusik SNE
    awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil,dailymusik,somali new entertainment,
  • Hudba

Komentáře • 105

  • @maxamedali9910
    @maxamedali9910 Před 11 měsíci +47

    Jah alla xsuus ayey I galisay heestan😭

  • @abdirisak_buskulaawi
    @abdirisak_buskulaawi Před 9 měsíci +72

    Waxaan heestan soo muhdey oon jiifka ugasoo kacay saqdhexe oo ay tahay 9/10/2023,1:50am oo habeenimo hadaad iga danbeyso misna heestan sidaaan uga hello aad uga hesho liketa hayla dhaafin❤❤🙏

  • @mahadyuusufcali8707
    @mahadyuusufcali8707 Před 9 měsíci +16

    Markaqd tahay ruux qalbiga❤
    Qareen u noqdo daweeya🎉
    Waxan ahay ruux qadarin😮
    Qab iyo kuuqaba tix gelin❤
    N....r weligay kuma iloobi doono❤❤

  • @siyatFarh
    @siyatFarh Před 2 měsíci +4

    ʏᴜʀᴜʙ ᴍᴀxᴀᴍᴇᴅ ᴀʙᴅɪ sᴀᴡᴛᴜ ʀᴀʜᴍᴀ
    Fᴀɴᴀɴᴀᴅɪ ғᴀɴᴀɴɪɴᴛᴀᴀ ᴋᴇᴇᴘ ɢᴏɪɴɢ ❤

  • @user-fd1ke7cz5q
    @user-fd1ke7cz5q Před 3 měsíci +9

    Mah jiro qof aan kulah simah ❤runti aleh wan kah barya inu calaf iskugu keen daro 👑🤴💖my suldaan

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 Před 3 měsíci +3

    Waba .qalbigii. oohadlaayo..
    ..dadka qalbiga adag .heestan.madareeman ..lakiin aniga wan dareemaya ..nuulaaw in teynolilijirto.
    Yurub geenyo..❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farduusxuseen388
    @farduusxuseen388 Před 17 dny +3

    Wixi qiso dhacay jacayla
    Taarikhdu haday qorey
    Qaamuska kuwii galaynu nahy

    Marka tahay ruux qumaati
    Warkiyo qowlka Ii yiraahda
    Waxan ahay ruux u qaata
    dhinaca Quman iyo wanaga 💋

  • @JamilaJano-mr1zj
    @JamilaJano-mr1zj Před 4 měsíci +4

    Heestan dhegeysigeda kama daalo markastan dhegeysto waxan siniya uarka qof aaan adunka ugu jeclhy Abdilhi hasan mahamed geridu haku ilowdo nafteyda wad ku weynte ❤❤❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 7 měsíci +7

    Kama daalo wlaahi codkeeda sawtu raxma ❤ axya cod 😢 boqorada codka

  • @BlackMan-kf5wo
    @BlackMan-kf5wo Před 12 dny +1

    R.....yo gadaasha Mahelin qof booskaga iibuuxiya 🥺😭💔

  • @MarwoAli-sd9hw
    @MarwoAli-sd9hw Před měsícem +3

    ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥💔💔🥹🤦‍♀️

  • @FaadumoAbdi-pn7zh
    @FaadumoAbdi-pn7zh Před 15 dny +3

    Marka thy ruux qamuumyo dharar qura ibadin ❤🥺2024/7/9❤

  • @AyaanAhmed-bd8fs
    @AyaanAhmed-bd8fs Před 3 měsíci +3

    Jacayl dhaxal ah wax dhaama la waa Qaamuuska kuwii gala ayaynu nahay ilaahow nolosha jacayl iyo wanaag noogu dhamee❤️

  • @xikma553mowliid8
    @xikma553mowliid8 Před 3 měsíci +4

    27/3/2024==3:02ayaa dhagasan anigoo rabo Ina qaato adag oo an ciyaaryahan bedel ugu tagayo🎉🎉

  • @SahraDeef-u7o
    @SahraDeef-u7o Před měsícem +2

    ❤❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 7 měsíci +4

    Still my favorite song and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto magaca sawtu raxma dhayal uguma bixin

  • @Zackyyy34
    @Zackyyy34 Před 5 měsíci +4

    Sawtu raxma yurub geenyo❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 6 měsíci +4

    ❤😢 boqorada codka kama daalo hesheda sawtu raxma

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 9 měsíci +4

    Sawtu raxma mid badasha fanka maso mari donto codkeda 💯 io heseheda makala dhacan ismana badalayo codkeeda m.a

  • @AlihasanJama
    @AlihasanJama Před měsícem +6

    18/6/2024😢❤

  • @Qaraamiboy
    @Qaraamiboy Před měsícem +1

    Sawta raxma markii lagu yidhi waa uqalanta ❤❤

  • @qalbiiyoqandalafamily1085
    @qalbiiyoqandalafamily1085 Před 3 měsíci +2

    Hees hadan is idha dhagayso kama dalo heesaha yurub geeniyo sowtu Raxma ❤❤❤

  • @user-kb5nt4wd6n
    @user-kb5nt4wd6n Před 5 měsíci +1

    Khaamuska kuwii galeynu nahy❤❤❤mcn miss u more bb❤2024❤

  • @user-dd5ib9je7m
    @user-dd5ib9je7m Před 9 měsíci +5

    Boqorada codka yurub genyo❤

  • @sagalapdy368
    @sagalapdy368 Před 5 měsíci +2

    Swtu raxma ciyaar laguuma dhihin waleee❤

  • @mohaalfatix2823
    @mohaalfatix2823 Před 10 měsíci +6

    Waaba qalbigi hadlaayo wlhi ❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 2 měsíci +1

    Masha alllllah yurub cod maaacan nolow❤

  • @ibrahimabdikadir1706
    @ibrahimabdikadir1706 Před 5 měsíci +3

    Afkaaga caano laguqabay yurubey

  • @khaledabdoulkader2263
    @khaledabdoulkader2263 Před 18 dny +2

    ❤❤❤❤

  • @AbdiKorane-gk7ln
    @AbdiKorane-gk7ln Před 3 měsíci +5

    Jah my Ex💔🥹🤴

  • @shukrieissamohamed4565
    @shukrieissamohamed4565 Před 18 dny +1

    6/7/ 2024😢❤

  • @maxamedherdi2286
    @maxamedherdi2286 Před 10 měsíci +2

    Somali new entertainment Ahmed Ali Abdulle Go Forward

  • @hodanali4440
    @hodanali4440 Před 10 měsíci +3

    Yurubey wadigan gaboobe hurdad badso iyo biyaha.

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 10 měsíci +2

      Haa yurub 2014 gabar Yara heed niyaw sidda uma wayna tarikhdeda hadi ladaba galo dadki ay isla heesi jiren wali wa yaryihin wa tabtodi ta kale ma gabobine e way qoslaysa wa dadka qosolka badan o waxa jira dad markay qoslyayan wajiga tabta noqdo markay amusan tahay wa cadi ufiirso ❤

    • @KhadraAyan
      @KhadraAyan Před 9 měsíci

      ​@@SALMAANN-m2tadigu melkaste maxa hilibka yurub kutusay ! Isku badnow way qurxontahay jidhbey haysa ma sidasa cayil uu taqan . Gabod ceeb maha alxmd lilah wa cimri dherer geridu hadey ku deyso Gabob ban ku deynen

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 9 měsíci +1

      ​@@KhadraAyan hadalka xumaan igama aha yurub qof iga jecel in uu aduunka joga maba umalaynayo hadana wa qurux yurub jir way
      Ledahay e hadalka ama qoralka an so qoray fahan yurub 2014 gabar yar aheed oo 27 sano kamaba waynen🔥 sawtu raxma mid badasha fanka maso mari donto codkeda 💯 io heseheda makala dhacan qof iga jecel na majiro

  • @MouminaQurux-zw5fs
    @MouminaQurux-zw5fs Před 18 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idhmanahmed1997
    @idhmanahmed1997 Před 24 dny +1

    29/6/2024

  • @user-su2tc7yw2b
    @user-su2tc7yw2b Před 9 měsíci +4

    Wow

  • @AliAbdillahi-gy5kd
    @AliAbdillahi-gy5kd Před 6 měsíci +1

    Bonne chanson es bien bravo❤❤mapelle

  • @ugbadb4808
    @ugbadb4808 Před 18 dny +2

    5/7/24😢

  • @maysuumhussein5441
    @maysuumhussein5441 Před 8 měsíci +10

    Not everything is built to last and thats ok😢

    • @Supr93
      @Supr93 Před 3 měsíci +1

      I the 🎊 is the one ☝️ i hit you in your then the one ☝️ but it people are in school often i don't believe me for the last reason is to be in an exam and you 😅

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 7 měsíci +2

    Codkeeda 😢❤ boqorada codka sawtu raxma

  • @user-hm2et3wm2n
    @user-hm2et3wm2n Před 8 měsíci +2

    😢😢😢😢 ah wanjeeclayi habo nolow

  • @mogeabassbakar4193
    @mogeabassbakar4193 Před 11 měsíci +4

    Morethan love❤

  • @muniirabdi6675
    @muniirabdi6675 Před měsícem +1

    Bilaa sabab 😢

  • @Kawsar217
    @Kawsar217 Před 6 měsíci +1

    Yurub😢

  • @KadijashariifAbdi
    @KadijashariifAbdi Před 2 měsíci +1

    ❤💓💓💓💓💓👍

  • @AbdiKorane-gk7ln
    @AbdiKorane-gk7ln Před 3 měsíci +1

    2023❣️ 🎉🫂 2024 💔😢🙅‍♀️💔

  • @Kawsar217
    @Kawsar217 Před 6 měsíci +1

    Xasuuus😢

  • @user-dk3uu2vk5r
    @user-dk3uu2vk5r Před 9 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @Sahrayasinfarah
    @Sahrayasinfarah Před 14 dny

  • @CabdirisaaqAxmed-dx5jd
    @CabdirisaaqAxmed-dx5jd Před 11 měsíci +2

    Jah qalpiga idhalal markan maqalya heestan

  • @CismaanAadan-jx1nv
    @CismaanAadan-jx1nv Před měsícem

    Khaatumo 0:19

  • @yaHyezeadmohamedYfarro
    @yaHyezeadmohamedYfarro Před 2 měsíci +2

    2025 kuwii dhagaysan dona ayan slamaayae😂

    • @abdirisaaqxasan541
      @abdirisaaqxasan541 Před 7 dny

      insha allh alle hayna gadhsiyo.yurub mohameth.uqdi.sawtu raxma wad
      uqalanta magaca.and.geenyo

  • @asyayusuf4852
    @asyayusuf4852 Před 11 měsíci +2

    2023 ♥️

  • @Ahmedsomali-ds8gs
    @Ahmedsomali-ds8gs Před měsícem

    2024😢

  • @user-rt1dx2rd3w
    @user-rt1dx2rd3w Před měsícem

    😢❤😊

  • @munamalable9258
    @munamalable9258 Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @abwaanyuusufcabdiraxmaanji1385

    Qirashadu waxay tabtaa
    halkay qashuucdu toyatay
    Haday qadacday jacaylkii
    qabatimay calaacalka
    sheegtay qasdigiisiyo
    qoontii jacaylkeedu
    dareenkii ku qaaday
    qalbigeeda hees jacayl
    qalayntiisa waayool.....!
    BY;
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆Abwaan Jibriil Yare☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆

  • @Ahmedhassan-es7vi
    @Ahmedhassan-es7vi Před 11 měsíci +5

    😢

    • @AbdirahmanMoussaali
      @AbdirahmanMoussaali Před 9 měsíci +1

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰💕💕💕💕💕💕💕💕💔💔

  • @user-cf3lq7ts7g
    @user-cf3lq7ts7g Před 8 měsíci +1

    2024

  • @abdillahiahmed4763
    @abdillahiahmed4763 Před 3 měsíci +2

    😂🎉

  • @SamiiroDAAHIRCaseer
    @SamiiroDAAHIRCaseer Před 10 měsíci +2

    Haaaaaah

  • @KadijashariifAbdi
    @KadijashariifAbdi Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @user-ym3lv4lb8p
    @user-ym3lv4lb8p Před 5 měsíci

    Inaadeertay Sawtul Raxma

  • @faadumobuhoodle8078
    @faadumobuhoodle8078 Před 5 měsíci

    🎉❤❤❤

  • @calicabdulle1450
    @calicabdulle1450 Před 3 měsíci +1

    V

  • @apdisamadamaar5954
    @apdisamadamaar5954 Před 8 měsíci +2

    Sawtu raxma mamo intad na xayaad siinkaraysay wad na xayaad siise wlahi ee tawbadii aya ku hadhay

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 7 měsíci +1

      Yurub geenyo ma waxad ku khaldaysa nimco yasin 😂iska hubi nio gabdhan wa dadka cimri dagdaga sida uma wayna e so arag hesteda cimilada badalan wa 30 jir mantana wa 39 ama 40 yurub sida uma wayna hadeer bayba dhashay takale codkeedi isma badalin muhimada wa codkeeda macan sawtu raxma anagana kurabna waxay tahayba hadadan Rabin iskaga bax meesha somalida qaarna da, ha laga racay yaab 😂 maxa dazdeda ka gakay codkeeda mad aragtid inaa fanku wa codee yaab😂

    • @caskaali4951
      @caskaali4951 Před 2 měsíci +1

      @@SALMAANN-m2t yurub 36 jir kama wayna wlhi macaan bay qabtaa moyee wa inan yar wali 40 tana ma gaadhin oo dumarku haday 40 gadhan way dhalmo dayaan wll

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 2 měsíci +1

      @@caskaali4951 ha w aogajay 37 bay jrta SIDA ya WARESI ku SHEGTEY 1987 bay dhalatay ayado 19 Jira bayna fanka 2006 ki so gashay

  • @Qadaafi96
    @Qadaafi96 Před 23 dny

    Qoftaydi talow ma dawanaysa😅

  • @user-rn3yy3co5m
    @user-rn3yy3co5m Před 9 měsíci +1

    Niiko

  • @iidohindi5351
    @iidohindi5351 Před 6 měsíci

    💝💝💝💝💝💝

  • @mubarigcabdi6447
    @mubarigcabdi6447 Před 6 měsíci +1

    sowtu raxma🤦‍♂️

  • @aligarle7391
    @aligarle7391 Před 10 měsíci +4

    Iidoor marqaansan miyaa wajiga dhiiqo somarsatay kkkkkk

    • @abdirisak_buskulaawi
      @abdirisak_buskulaawi Před 9 měsíci +5

      Qof maseyr kow ka siiyey waliba sidii dumarka ayaad ugu hadal wanaagsan tahay pr0😂😂😂😂

    • @user-in9pm6hv1w
      @user-in9pm6hv1w Před 6 měsíci +1

      Adke waad la hadashey baqasha baqashu dhashay😂😂😂😂

    • @Dr_MustafeDaacad
      @Dr_MustafeDaacad Před 4 měsíci +1

      ​@@abdirisak_buskulaawiindeer qacbaad ka yeedhsiisey waxa marka ilmadeeradeed ka damqanaayaan hadlka xune lagu dhaho waa sidanoo kale walee😂😂😂❤

    • @AyaanAhmed-bd8fs
      @AyaanAhmed-bd8fs Před 3 měsíci +1

      Iidoor muxu. Dad ciilay Iidoor Gumeystaha Geeska💪💪💪💪

  • @MustafeMaxamed-ov4qy
    @MustafeMaxamed-ov4qy Před 17 dny +1

    ❤❤❤❤

  • @user-qs2is1ke4t
    @user-qs2is1ke4t Před 10 měsíci +2

    😢