YURUB GEENYO FT ABDIWAHAAB BOOSKA LAGAMA MAARMAN VIDEO 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 10. 2023
  • Hudba

Komentáře • 1,1K

  • @ahmedabdi3125
    @ahmedabdi3125 Před 8 měsíci +220

    Heestan inaga oo caruur leh ayaan dhagaysan doonaa inscha allah ❤️ Suhura Abdirahman Ali weheliye ❤️❤️

    • @suhuraabdulrahman3638
      @suhuraabdulrahman3638 Před 8 měsíci +51

      ❤❤Insha allah mcne 🥺

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +1

      ​@@suhuraabdulrahman3638 hada xata wad dhagaysan kartan mar hadad qoys dhisten o ad is arosten xata inta hore heesta dadka xirirka leh way kusaabsantahay ❤m.a ale ha isku kiin daayo labadinaba ❤❤

    • @hodanosmaan9203
      @hodanosmaan9203 Před 8 měsíci +21

      Illhay haydin rumeeyo hamiga inasha allh idinko xalal isku ahna waan rajynaya inaad dhagystaan❤❤

    • @badraxirsi2345
      @badraxirsi2345 Před 8 měsíci +6

      Omg🥹ilahayow idin rumee wallo 🫶❤️❤️😭

    • @ahmedabdi3125
      @ahmedabdi3125 Před 8 měsíci +1

      @@badraxirsi2345Amen wll ❤️

  • @abdimahadyusuf3517
    @abdimahadyusuf3517 Před 9 měsíci +180

    Heestan xaskeyga iso dirtay waxad mooda in ay anaga nagu saabsantahay my nolosheyda xamdi aduunyada badhaadhnay akhiro allow janadi nagee ❤

  • @hakiim25
    @hakiim25 Před 8 měsíci +333

    Lyrics
    Yurub❤
    Jacaylkan abuurnay een abaabulnay
    Abshir mooyee asaraar ma lahee
    Axdigeenuna muu abaarsanoo
    Ixtiraam ayuu ku awoodsadee
    Lagama maarmaanoow aduunyada badhaadhnay
    Aakhirana Allow janadii nagee
    Booska😮
    Afkaygiyo aduu uurku ku rabaa
    Aqalbaan dhisnoo aayo yeelanee
    Allayliyo adaan aroor doonayaa
    Aragaaga waan ku ildoogsadaa
    Lama ilaawaaneey aduunyada badhaadhnay
    Aakhirana Allow janadii nagee
    Yurub❤
    Aadmi kaan ka rabay baan is aroosnayee
    Ubad aan u dhaliyo waan u abaal gudi
    Arxan mooyee abid kuma arag
    Adadayg anuu aan ku eersadoo
    Lama ilaawaanoow aduunyada badhaadhnay
    Aakhirana allow janadii nagee
    Booska😮
    Anshax iyo adaa asluub gaar ulahe
    Oo ilwaad aqoon ku astaysane
    Ajal iyo haddii amar alle iman
    Wadnahaygu wuu ku adeecacayaa
    Lama ilaawaaneey aduunyada badhaadhnay
    Aakhiro allow janadii nagee
    Great song ❤

  • @abdirahmanosmnmuniir4195
    @abdirahmanosmnmuniir4195 Před 8 měsíci +58

    Heestaan waan iska jeclahay inkastoo reer yeelan balse qalbiga ka jeclahay maalin uun waan wada dhageysan doona ani iyo marwadeyda o reer ah insha allaah

    • @PSA4
      @PSA4 Před 7 měsíci +1

      Insha allh one day

    • @PSA4
      @PSA4 Před 7 měsíci +2

      I like when she say lagama marmaanow aduunyada bararne aqirana allow janadi nagee

  • @ahmednucman4333
    @ahmednucman4333 Před 9 měsíci +75

    Sowtu raxmo Wlhi Said ban ugu Farxay inay hesho Nolasha Qof Fahmaayo jecel guleyso Yurub genyo reerka Allow idin barakeey 🤲🥺😢

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 8 měsíci +2

      Ameen ale ha isku daayo walahi anba adan ugu farxay

    • @hamdichannel6823
      @hamdichannel6823 Před 8 měsíci +2

      ❤❤❤

    • @ayaanmaygaag1761
      @ayaanmaygaag1761 Před 8 měsíci +2

      Allaw isku da❤

    • @faadumoabdi4506
      @faadumoabdi4506 Před 7 měsíci +1

      Guur kan maa ugu horeeya wll

    • @beerlula598
      @beerlula598 Před 6 měsíci

      ​@@faadumoabdi4506 hadaad heesaheeda dhegaysan lyd sa umad hadasheen qof fahma weliged may helin imika ka hor san ku arky heesaheeda

  • @user-mq6yr8fn6o
    @user-mq6yr8fn6o Před 8 měsíci +102

    29 10 2023 heestan Waxan u diray Wiil Aan Saaid isu jecel nahay waxan rajaynayaa anagoo lamaane ah inaan mar wada dhagaysan doono Insha Allah Ahmed ❤

    • @HanaMustafe-lv3xt
      @HanaMustafe-lv3xt Před 8 měsíci +3

      Alle Khayr Haysku kiin gal iyo Inzha Allah Alle Ha idin tuso ❤

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta Před 8 měsíci

      Inshaalaahu Habaryar

    • @Saadaq19
      @Saadaq19 Před 8 měsíci +1

      Ilaaah Ha idin rumeeeyo riyadina ❤

  • @user-tq6di6ff7u
    @user-tq6di6ff7u Před 7 měsíci +16

    Yurub Mohamed abdi fanaanad loo dhiga ma jirto waliba waa qof dabeecad wnzgn leh quruxna leh Geenayo alle ha ku barkeeyo reerkaga ❤

  • @nimcocabdi9301
    @nimcocabdi9301 Před 9 měsíci +72

    Yaa rabbii mid ereyadan u qalmaan ku weydiistay oo ad adayg ka madhan 🤲❤

  • @olujoogabdi9207
    @olujoogabdi9207 Před 8 měsíci +38

    Amarka ilahay yurub codkeeda waxaan I dhigo maba arkin Masha alh golden voice ayeey leedahay ❤

  • @hanimohamed6536
    @hanimohamed6536 Před 9 měsíci +43

    Yurub geenyo ugu danbayn hospital kii cashaqa mudo ay ku jirty way ka baxady masha allah 😩❤️my fav singer ❤️

  • @guledbashe9538
    @guledbashe9538 Před 9 měsíci +66

    Awood faneed baa laysku sheegtay walaahi ninka boosku waa fanaan tagay ❤ yurub mooye naag kale oo iska celin karta ustaadka fanka ma jirto guulayso

    • @jarohusein2651
      @jarohusein2651 Před 8 měsíci

      Fanaan tagay kulaha maxa la isku camiraya😂😂

    • @seynabadam3987
      @seynabadam3987 Před 7 měsíci +1

      Booska wuu hiddo raac family sugaan ayuu ka dhashay

  • @zaimazultan193
    @zaimazultan193 Před 8 měsíci +27

    Adam.jamac mahad 🤴❤
    Lagama maamrmaanow aduunyadii badhaadhnee aakhirana allow janada nagee🥺❤ Lama.ilaawanow malinkan oori kuu noqdan heestan isla qaadanayna hadii guuluhu raali kanoqdo.
    Love you🎉❤

    • @Sahruush
      @Sahruush Před 8 měsíci +3

      Alllah isku keen daayo qaali❤🎉

    • @abdulrashidshaiye3334
      @abdulrashidshaiye3334 Před 8 měsíci

      Wlhi heestaa aad baa ugu helay dhoirar was ki soo cesjceshaday hees iga dheh ❤❤

  • @munamohamed7897
    @munamohamed7897 Před 9 měsíci +36

    Hees wa dhaaftay xalada qofka ku sugan kawaran ixtiraam nolosha wax ka macan maleh😘😘

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 Před 8 měsíci +10

    Yurubey noloshuu🎉 kumaa xumeyso fanaan kaa hcelnahy Ma jiroo alow cimrigaa kuu daa hooyadii jclkaa gurigaa dhisaty mid waaraa rabii kaagaa dhiig ❤❤❤❤

  • @SharmoAhmett
    @SharmoAhmett Před 8 měsíci +20

    Rabbow Nolol Wanagsan Baan Ku Weydisaney Iyo Guur Xalal Ah.❤😊

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 Před 8 měsíci +8

    Sowtu Raxma Yurub iyo ustaad Abdiwahab Waad isku Soo Baxaysaan laba Qof po Edeb Badan oo Dagan Allaha isku kiin Barakeeyo Aamiin 🙏

  • @user-pn7dd5wo1c
    @user-pn7dd5wo1c Před 8 měsíci +12

    Absolutely booska WAA fanaanka ugu aqlaada wanaagsan fananiinta somaliyeed yurubna waa sido kle isku waara ubad kla hela❤❤

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 Před 8 měsíci +20

    Yurup is back ❤
    Asbhsir mooye asaraar maleh 🥺🤴🏽
    Jah team jaceyl idin aaway💫🫀

  • @sankafoodey
    @sankafoodey Před 8 měsíci +15

    Heestaan gacalisadayda aan goor dhow isguursanayno ayaa ila soo wadaagtay.
    Cajiib weeye.
    Annaga ayeyba naga hadleydaa.
    Degan Ahmed, I 💕 you so much gacaliso!

  • @amalabdulrahman1009
    @amalabdulrahman1009 Před 9 měsíci +15

    Wlhi yurub hadey ninkeedii heshey ilayahow isku barakeee yaa rabbi samraa ma hungoobo ❤❤

  • @awadnaasir
    @awadnaasir Před 6 měsíci +5

    No balwad
    No qabyaalad.
    No qaawanaan
    No rag ku dheg dhegid.
    No ciyaal heeseed
    Yurub Geenyo iyo Sahra Ilays waa hooyooyinka fanka soomaaliyeed❤❤❤❤ anagaad noo noqon doonta qaaramiyo.❤😊

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 6 měsíci +1

      Sahra ileys maku dhex qarisba 😂 yurub geenyo naag gaarta fanka kuma jirto boqorada codka waye Wana la is lawada qirsanyahay

  • @AhmedMohammed-oq5bp
    @AhmedMohammed-oq5bp Před 8 měsíci +10

    Maasha allah. Walaalkay cabdiwahaab Maxamed cumar Cismaan, iyo xaajiyadiisa yurub allah ha idin barakeeyo.

    • @SAFTV22
      @SAFTV22 Před 8 měsíci +1

      Walaalkaa fanka wuu kagaaray meel laakiin adaa heestii abdi tahliil soodhaafi waayay 😂😂😂😂😂

    • @AhmedMohammed-oq5bp
      @AhmedMohammed-oq5bp Před 8 měsíci

      @@SAFTV22 kkkkk qofkan i garanaya waa kuma. Fanaan weyn baan ahay awoowe

    • @SAFTV22
      @SAFTV22 Před 8 měsíci +1

      Hhhhhhh fanaan waad ladhalatay taas waa sax ina habreedkaa waa fanaan laakin adigu xiligii aad fanka caan kanoqon laheeyd waqti badan maad heline bus baad waday hhhhh 😂😂😂 heestaasna dhiigbaad ka keentay hhhh

    • @farahnadif2059
      @farahnadif2059 Před 3 měsíci

      Amiin ya Rab

    • @Sagal_siciid
      @Sagal_siciid Před měsícem

      Wllo miyey is guursadeen

  • @AnfacDaahiryuusuf
    @AnfacDaahiryuusuf Před 5 měsíci +4

    Inshallah heestaan ilmahayga koobaad maantaa dhalo baa dib usoo fiirin doonaa😢💔🫂😫maanta oo taariikhdu tahay 1/2/2024💞

  • @suaadmohmad7988
    @suaadmohmad7988 Před 8 měsíci +14

    Lama ilawanow malintan oori kuu noqdan heestan isla qaadayna❤🫂
    01-11-2023
    7:18pm wan so bkhan doona INZHA'ALLAH.

  • @kalsoon6817
    @kalsoon6817 Před 8 měsíci +7

    Yaa salaam! Yrub geenyo maxay wax badan tabaneysay maanta un bee waxay soo martay mid ka dhayo heshay alloow isku barakeey😢❤❤

  • @Carfoon
    @Carfoon Před 8 měsíci +23

    Illhow labadii is jecel isku daa 🥹❤️
    Ana jacyl dhaba igu deeq ❤️‍🩹😰

  • @shugricabdi4357
    @shugricabdi4357 Před 9 měsíci +8

    Mnshallah yurub oo jeclka kamad sheegneysa waa ikow alleh haysku kiin daaayo idam alleh dadkii laxumeyey iska suga idinkuna wad heleysaa 😂🫶🏻♥️

  • @A_ahmedhir
    @A_ahmedhir Před 8 měsíci +9

    Aggah aggah WIILKU iyo GABADHU cod macanaaa 😮😮😮😮 yaaaa igala helay heesta🥺😩🙌

  • @maceygeenyo1051
    @maceygeenyo1051 Před 8 měsíci +3

    Best song cajiib wa marki u horeysay ay yurub jaceylka ka mahad noqday hambalyo sowtu raxma waxad heshay qofkadi saxda ahay ee noloshada dhamestiray naf walbana waxey sugtaba jeexada midig marbuu imaan oo sida yurub u mahadcelin doonta anigana wan sugaya qofkeygi saxda ahaay oo intuu gacanta igu dhago geediga noloshana igu wehlin doono i.a I love all songs yurub geenyo❤❤

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 Před 9 měsíci +12

    Ax yaa hees Maantay kay goobaysay heshay Yurub Geenyo ilhay haysu barakeeyo guulaysta idim allah yurub waa gabadh goba Marwo sharafle

  • @fartuunabdirahman3079
    @fartuunabdirahman3079 Před 9 měsíci +11

    Mashallh qofkeedii bay heshay Yurub geenyo ilaahow iskudaa 😢🤲🏻🤲🏻❤️

    • @mulkiibrahim3670
      @mulkiibrahim3670 Před 9 měsíci +3

      Farxada ka muuqato soo umo jeedid Masha Allah allaha isku Barakeeyo waa Qoys Qurux Badan ..

    • @ilhanupdiqadir3716
      @ilhanupdiqadir3716 Před 9 měsíci +1

      Yaa qaba wll

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 9 měsíci +3

      ​​​@@ilhanupdiqadir3716cabdiwahaab boska qaba ka laqadaya heesta ale ha isku daayo wiil ayayba udhashay oka saqiiray 😢 wa dhawayd

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 Před 8 měsíci +13

    Eesh calaa hees sowtu raxmah🥰
    Alla maxaan luuqdeeda naxariista leh jeclahay inaan dhageysto marwalba.
    Yurub geenyo waxay ka mid tahay fanaaniinta aan heesahooda jeclahay inaan dhageysto❤
    Insha allah aniga iyo xaaskeyga mustaqbalka baan wada dhageysan doonnaa heestan cajiibka ah.
    -Lama ilaawaaney aduunyada badhaadhnay
    -aakhiro allow janadii nageey.
    Waxaan dhagaysanayaa habeen talaado ay soo galayso taariikhduna tahay
    Mon, 06/November/2023 10:41 PM

  • @abdirahman8934
    @abdirahman8934 Před 9 měsíci +19

    Yurub geenyo walahi shabab ahan lahayd cir iyo dhul wan umari laha codkeeda oo kaliya ruuxda u ah daawo❤❤😢

  • @user-ev9ux1lr5w
    @user-ev9ux1lr5w Před 9 měsíci +6

    Yurub iyo xajigeda Hadey heshay Qof uqlamo jacel nabaradii bogsiiye mash allh alllow isku daaay

  • @salihasaliha-ww8gs
    @salihasaliha-ww8gs Před 9 měsíci +24

    Mashallah qoys qurux badan,fanka somaliyeed tariikh jiraaya ayaad Ku ledixin nolol wanagsan Ku waara

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 9 měsíci +11

    War wuxu cod macana🫶😭 m.a magaca sawtu raxma dhayal kuguma bixin walee 🔥 hees lanaco wali maysan so qadin midba ta kale waka darantahay♥️

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 Před 3 měsíci

      War magacayga idhig ehehe salama Injinere magacena wa unique ❤

  • @AamiinkaH
    @AamiinkaH Před 8 měsíci +7

    Wadnahaygu wuu ku adeecaya axzan Cod axzan Fanaanin Golden voise🎤🎶🥺
    Fri 3/11/2023 Waxan soo booqan doona markan helo qofkii ila dhageysan lahaa🫂💍❤️

  • @WardaMahamud
    @WardaMahamud Před 8 měsíci +4

    Lagama marmanoow adunyada badhadhney akhirana allow janadii nagee . Amiin ilhow idaa qofkyga waa qofka adunka ugu wangzan. 𝒊𝒏𝒕𝒂 haysana alow sii qof fahma ❤💯🤲🤲

  • @CeyniOsmaan-yu6wn
    @CeyniOsmaan-yu6wn Před 3 měsíci +7

    4/17/2024😢❤

  • @kingxuubey
    @kingxuubey Před 8 měsíci +5

    Waa Hees Qalbiga Kasoo Goday Barakooba yurub iyo Booska❤❤❤❤

  • @Carafaad.Cabdikerim
    @Carafaad.Cabdikerim Před 8 měsíci +7

    Ugu dambayn Yurub Geenyo wey ka baxday waadhkii cidlada, Nolol wacan sawtu raxma❤

  • @Ayanyusuf-em1th
    @Ayanyusuf-em1th Před 9 měsíci +21

    heestan qofkaygan dhagaysiin doona malinkan helo ugaaskaygi❤

    • @garabfuel4434
      @garabfuel4434 Před 9 měsíci

      My Ayan, wa’ikan 🎉. Kaalay aan isla heesnee ❤

    • @kaiserhaji7008
      @kaiserhaji7008 Před 9 měsíci

      @@garabfuel4434 Hayaay war shabeelo naageedlow inanta iska daa 🤣

    • @nuurkayuudaa393
      @nuurkayuudaa393 Před 8 měsíci

      Fadhi kuuma yaalo

  • @abdikanielmi1168
    @abdikanielmi1168 Před 6 měsíci +3

    5 jan 2024 heestaan waxan rajenayaa gacalisadeyda Su’di genyo oon adunka u jeclahay inan si wada jira u dhagesan dono malin ❤

  • @nadahandulla
    @nadahandulla Před 9 měsíci +10

    Waaa midkii Qiimaheeda oo saxa garanayey Yurub Dayacmi mayso iga walee ❤❤

    • @bahjaqurux599
      @bahjaqurux599 Před 9 měsíci +1

      Nimanka isaaq wayka raysatay😅 nin darood is not easy

    • @naimaahmad6876
      @naimaahmad6876 Před 9 měsíci

      @@bahjaqurux599yurub isaaq maba guursan bn filayaa ninka caruurta hore u dhashayna waa reer Jigjiga

    • @nadahandulla
      @nadahandulla Před 9 měsíci +1

      @@bahjaqurux599 Daarood Iyo Isaaq toona jacaylku malahan ninka Ku jecel uun ayaa qiimahaaga garan kara Anoo daaroodaa saas kuleh ❤️

    • @nabiilvlogs4878
      @nabiilvlogs4878 Před 9 měsíci

      @@bahjaqurux599abgal wye ninkan

    • @adanmohamed4793
      @adanmohamed4793 Před 7 měsíci

      @@bahjaqurux599magac dhabka ka daa hee reeraha😃

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 Před 9 měsíci +13

    Boqordyda yurub geenyo waxbadanbay hees uur kutaallaa qaaday oo godob katirsanyso ruuxay nafteedu doorty lkn ugu danbyn qof nolosha uqalma oo qiimeheeda yaqaan ayay hantisay hmblyo yaan naxariista rapi laga quusan qalbigaaga qurxan Mar unbuu qof uqalna heline😢

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 Před 8 měsíci +7

    Allow iigu deeq kii u qalmayey ereyaddan aniga iyo inta ila midka ahba🤲❤

  • @kawtharabdulahi3871
    @kawtharabdulahi3871 Před 5 měsíci +2

    😭😭ilaahow igu sin qofkaan jeclahay iska daa wax kalee markuu niyadeyda kusoo dhoco ayaan farxaa 7 sano ayuusan maalin erey qalbigeyga taabta i oran ❤️allow aakhiro janada ku gee adiga iyo intaan labadeenuba jecelnahay

  • @user-ss5ht1bw9m
    @user-ss5ht1bw9m Před 8 měsíci +1

    yurub sowtu rahma iyo ustaad booska eebe cod iyo kuuq buu ku manaystay waana dad qiima bdan alle cimriga iyo cfimadka ha udheereeyo

  • @Qadhar-ml8qm
    @Qadhar-ml8qm Před 8 měsíci +6

    Wlhi ayado aanan xaqirad jirin wa hees inawa cadi ahayn wana dhageysanayo hawen. wed.1/11/2023. Time 00:20 night xili guri kalee aan jifo anigo xas leh maser awgii ayadane ay walac tahay wana jeclhy.💯❤🫂💎

  • @abyaislamofficial6132
    @abyaislamofficial6132 Před 9 měsíci +15

    Heestan ❤ani iyo xajigeyga ka dhex argaya 😊mashallah

  • @faraxsanmoha2542
    @faraxsanmoha2542 Před 7 měsíci +5

    Insha alah wxn rajeena sanadka danbo hestan rajadyda oo dhab inay ii rumowdo❤😊🥰

  • @Dadaalbadan
    @Dadaalbadan Před 9 měsíci +4

    Sowto rahma bilaash kaguuma bixin yurubey wlhi Allha idin dhowro lamaanahayga ❤❤❤❤❤

  • @jaaka77
    @jaaka77 Před 8 měsíci +4

    Best song in this year 5 November 2024 ayaan usoo laaban doonaa hadii aan noolahay Insha Allah

  • @Paxton.11
    @Paxton.11 Před 8 měsíci +13

    Yurub geenyo I listen your songs since 2014 🎉. Mahadsanid

    • @Kajol833
      @Kajol833 Před 7 měsíci

      Sawirka kusaran 😢😢

  • @yooniscxasan7388
    @yooniscxasan7388 Před 2 měsíci +1

    9/05/2024 😢❤ allahayow qofka qalbiga ku jiraa adiga og ee sidi wanagsan noo yeel❤❤❤

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 Před 8 měsíci +7

    Fananiin aad u cod macaan
    Waxana kasidaran laxanka yaa heesta laxanka saaray cajiib waaye 🥰

  • @bellaelmi6355
    @bellaelmi6355 Před 9 měsíci +4

    Mcnaa qofkaga saxdaa markaa hesho illaahow itus ano kaa ku faraxsanhy is helno o wada dhagesaneeno🥺❤️

  • @nimcocabdi5834
    @nimcocabdi5834 Před 8 měsíci +5

    Heestan waxa galabta ku dhagaysanaya magalada nairobi 14/11/2023 marka shitayna lagama marmankaygaa ayaba moda in ay ka turjumayso waxa rajayna ku wii is calfada inaa noqono oo anagoo wada jiraa u aqriyo naxariisbadne uma malaynayo qof ka wanagsan oo nolosha la wadagilahaa inuu jiro lama ilawanow ❤love u mcn

  • @naimaahmad6876
    @naimaahmad6876 Před 9 měsíci +6

    Ilaahow isu barakee yurub wn ku faraxsanahay inay hesho qofkii fahmayey ❤😊

  • @gametv.743
    @gametv.743 Před 6 měsíci +4

    Hestan waxan uu diray qofkan adunka iskugu jecelanahay waxan rajaynaya inan waada dhageysan doono inshallah anago awlaad isku leh ❤ m'y king @libanabdoulkader❤❤❤❤❤

  • @abdisalanj9798
    @abdisalanj9798 Před 8 měsíci +6

    Big Respect to yurub geenyo iyo abdiqadir boss . Defining what is impossible.By Abdi from minnepolis

  • @abdirahmanosmam4715
    @abdirahmanosmam4715 Před 8 měsíci +6

    Hello tii Alle ii qorey iyadoo bilaa music waa balan inan kuu qaado marku Alle sowjadeyda xalaasha iiga kaa dhigo.. ..❤

  • @hoodoxasan3277
    @hoodoxasan3277 Před 8 měsíci +4

    Anshax iyo adaa asluub gaar u leh qof kasta qof qimihiisa yaqaan ilaahey hala kulmiyo❤

  • @moha.shine14
    @moha.shine14 Před 9 měsíci +8

    27.10.2023 waxaa WhatsApp ka igu soodiray gabar aaan jeclahy ayadana said ii jecel 😢 insha allah waxaa heestan usoolaban doona anagoo wada joogno marwadaydana ah insha Allah 😢ilove you mcn ❤❤

  • @hanadsame7646
    @hanadsame7646 Před 9 měsíci +25

    Yurub genyo she never disappoints 😘😘

  • @sayidabdiarro3352
    @sayidabdiarro3352 Před 8 měsíci +8

    Heestaan qofka isoo diray waxan ula baxay janno, runtii aad ayey qalbigaygu macaansanayaa dhagaysigeeda, waxaan rajaynayaa in aan dunida ku midowno, anagoo lamaan ah oo qoys qurux badana inan wada dhagaysano.

    • @sumayoahmed1635
      @sumayoahmed1635 Před 8 měsíci +2

      Waxan ilahay idinkaga baryaya qofkas in aad calaf iyo nolal qurux badan kuwada noolaataan ❤️🙏

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Před 8 měsíci +1

    Ayyy❤️😭 admiga kaaan ka rabo Alow calaf igu dar 😭🤲🤴❤️ Aragiisa waa ku ildogadaa 😭❤️

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 8 měsíci +12

    Yurub geenyo and abdi wahab best song of the year❤❤

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 Před 8 měsíci +3

    Lama ilaawaney aduunyada badhadhaney akhiro allow janadii nagee
    Waxa soo booqan doona marka hello qofkii ila dhagaysan laha . Inkastoo anay yaxyasha jacaylkuba ku dhicinba
    6/11/2023 12:32 duhurnimo isniin ah

  • @Ilhaan1234
    @Ilhaan1234 Před 8 měsíci +3

    Yurub genyo nag ka cod mcn wan wayeh🥰

  • @Rakio618
    @Rakio618 Před 9 měsíci +7

    Manshallah isku waara qoyska jacaylka wixii is jecelna allaha isku barakeeyo ha waaro jacaylku❤

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 Před 9 měsíci +31

    What a song, what a voice ,what a legend singer in the somali industry
    Yurub Genyo iyo Nimcan Hilac waa fananinta waligod xidigoda daceynin eee dayo

    • @zainabahmed4198
      @zainabahmed4198 Před 9 měsíci +2

      Nicman kee ma Aw gaab kaa maalintuu Hargeisa ka dhoofaa hees dambe oo hir gasha ugu dambeysay heesihisi LaabSaalax loogama dambayn

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 Před 9 měsíci

      ​@@zainabahmed4198kkkkkk Laabsalax 4 heesod oo dhuso ah bu kulahaa heesaha intu hargeysa ka maqna uu qaaday waa kuwo caan baxay heesta ka baxay hawadi Adkayd ba ka mida naag mirqansan ba tahe bax shower qaado kadibne qaxwo cab

    • @Ishqbaaaz335
      @Ishqbaaaz335 Před 9 měsíci

      @@zainabahmed4198hhh boqol buu qaday xppt waana ugadmaan ee xinka iyo qurunka iska daa ❤

    • @shacniinamuuse1407
      @shacniinamuuse1407 Před 8 měsíci +2

      ​@@zainabahmed4198 kkkk qaraarka iska daa heesaha uu qaaday 20m gaaray kaalay qari nooh

    • @abdilathifofficial8464
      @abdilathifofficial8464 Před 8 měsíci

      @@zainabahmed4198 cuqdada iska daa wll so maogid inu yahy hees afsomali kubaxysa ninka ugu views ka badan🤔

  • @surayaabdi7014
    @surayaabdi7014 Před 8 měsíci +7

    Booska nin sharaf leh waa kamuuqataa Aloow isku daa lamanaha sanadka yurub geenyo gabar wanagsan oo afgaaban ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @drabdihakimmohamoud9634
    @drabdihakimmohamoud9634 Před 9 měsíci +7

    Axyaa lamaanaha qarniga bosska iyo yurub xayaakumullah wadajiro isku waara, waan idinka haynaa heestii qarniga ❤❤❤❤

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Před 8 měsíci +1

    Heestan aniga udiray xajigayga jecaylku hawaro inta isjecelnay ilahay haysku keeno inta iska jogta a. Isku wara 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰yurub geenyo waxan ku so dhafay heesehada wax to badan we love you yurub 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🌹🌹🌹🌹🌹 10/31/2023

  • @daganmomo
    @daganmomo Před 9 měsíci +6

    Sawtul Raxma Yurub Abdi Geenyo cimri dheer io cafimad Love you 🎉🥰

  • @CumarAhmed42
    @CumarAhmed42 Před 9 měsíci +8

    12:45 27/10/2023 jimcaha waxaad moodaa inuu habeenada kale iiga duwan yahay sababta ma ogiye xulka heesahana si fiican may mid igu socotaa iigu soo baxdaa.. aragaaga waan ku il doogsadaa lagama maarmaaney❤😋

  • @faysadahir5193
    @faysadahir5193 Před 9 měsíci +4

    27/10/2023 Alow Aniga Iyo qofkan Rajaynayo Iga dhig calaf🤲 lagama marmanow❤️

  • @sakariyehassan3170
    @sakariyehassan3170 Před 8 měsíci +7

    😢😢 runtii waa hees aad u macaan, inta wax jecel unbaa heestan dareemi karta

  • @ceebla9231
    @ceebla9231 Před 9 měsíci +7

    Waaaw I hope in aysan noqon arinkiina tii Khadra saliima iyo mursal lol, iskuwaaraa InshaAllah

  • @aw-geeddishaambow9792
    @aw-geeddishaambow9792 Před 9 měsíci +5

    Laba cod oo cajiib ah, tumis hagar la’aan ah iyo team musicians ah ayaa is helay ❤❤❤

  • @nimcn77
    @nimcn77 Před 8 měsíci +61

    NO DOUBT DAMN BEST SONG FOR 2023🔥🔥💯

  • @fartunabdifatah9406
    @fartunabdifatah9406 Před 5 měsíci +1

    InshaAllah, heestan gacalkeyga u qaadi doona maalinta arooskena (Guuled E I) dhagteyda 😍

  • @user-pk7en2gt4j
    @user-pk7en2gt4j Před 8 měsíci +1

    arxan mooye, abid kuma arag ad adyg. lama ilaawanow aduunyada badhaadhnaye, aakhirana Allow jannadi na gee. amiiin

  • @filsanasad
    @filsanasad Před 9 měsíci +5

    Yurub geenyo samiday waxaan kaa codnayaa hees aan aad u jeclahay inaad soo galiso you tube kaaga waxay tidhaah heestaa sida:-gu ga oo naqu hoorayoo cadceeduna kasoo baxdaa nimcadaa waa lagu xamdiyaa niyadaa nasrigii alaah naruuro ku caymiyoo nasiib ii hagaagaybaa nadiif qabigii ka dhigay ❤❤❤please please and please quruxeey heestaa mudaan raadiyaa meel aan ka helo soodaa aad baan kuu saalamay

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 9 měsíci +3

      Oma ayada qadayna 🤔 koley hees ay yurub qaday an maqal majirte 😂 ama ana garanayne

    • @filsanasad
      @filsanasad Před 9 měsíci

      @@SALMAANN-m2t iyadaa qaaday yurub geenyo

  • @Hafsa-cz6ft
    @Hafsa-cz6ft Před 8 měsíci +3

    November 23 2023 khamis kaligy ayanku dhagysanya
    I.a aniga iyo.......❤ waqti wada dhagysan doonah

  • @salepanturtur2906
    @salepanturtur2906 Před 8 měsíci +2

    Yurub maxamed cabdi. Illaahay nolosha hakuu dhib yareeyo boqoradeey.🤍🙏

  • @nimcanalka1481
    @nimcanalka1481 Před 9 měsíci +8

    Awww😭❤️ Hees way dhaaftay tan🔥Yurubeey adiga la'aanta fanku sidee ahaan lahaa😩🔥

  • @AmiiraAbdullhi
    @AmiiraAbdullhi Před 8 měsíci +6

    Woow hees wey dhaftay midkan ragga oodhan kadoortay inagoo lamana ah oo nolosha kumidownay inan soboqano wadajir kudhageysano rajeynya inshallh 💯❤️🥰🤲

    • @alibulle7612
      @alibulle7612 Před 7 měsíci +1

      Hadda isla socotaan miyaa oo xiriir leedahiin mise waxba gacanta kuma heesid Alle kheyr hortaa ha yeelo

  • @queenamiisha8150
    @queenamiisha8150 Před 9 měsíci +3

    Yurub maxamed abdi ninkeedi saxda ahaa hdey heshay barakooba🎉

  • @SAFTV22
    @SAFTV22 Před 8 měsíci +5

    Legend hadaa maqashay waa booska wallahi fanka daacad ayuu uyahay and very respectful person isku waara ebed

  • @Caashaqraagay9048
    @Caashaqraagay9048 Před 9 měsíci +3

    Raaliyo dumar iyo nin rageed❤ wada jira abid

  • @JABBRRIL
    @JABBRRIL Před 9 měsíci +5

    AHEEEY AH BOQORADA CODKA YURUB IYO CQ.BOOSKA FAALO BADAN MA LEH HEESTAN ❤ DHUUXA IYO LAFAHAY RAACAYSA QALBI TAABAD WEEYE HEESTAN

  • @user-zd2lp6ny2s
    @user-zd2lp6ny2s Před 9 měsíci +3

    Mashlh Mashlh yurub geyo allha iskiin barakeyo

  • @FOsman-zv4bk
    @FOsman-zv4bk Před 8 měsíci +2

    Congratulations wilka habaryarta u ahay bosses iyo geenyo ❤❤❤❤❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 17 dny

    NOOLE FANAANAD AH KACOD MACAAN ADUUNKA MADHALAN 😭❤️ SAWTU RAXMA
    YURUB MAHAMED CABDI GEENYO 🔥

  • @Fadxiadan-kg7ug
    @Fadxiadan-kg7ug Před 9 měsíci +4

    Mansha Allah Yurub Geenyo siday u faraxsanahay ILAHAY ha ugu wado ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmandahir1273
    @abdirahmandahir1273 Před 8 měsíci +3

    Sowtu Raxma Yurub Maxamed Cabdi Yurub Geenyo❤❤

  • @ZAKARIA.02
    @ZAKARIA.02 Před 5 měsíci +1

    Heestaaan anagoo caruur leh baa soo eegi doonaa 24/2/2024🎉😢❤aniga iyo boqoradayda Anfac🫂🥺

  • @mahmudpato7629
    @mahmudpato7629 Před 8 měsíci +1

    Dadkedu markay helaan wa sidan okale nimanka qorayasha si fcn ha u eegto ereyadisa cidu laxankeda udhibayo booska shaqo fcn bd qbty thnkz yurup genyo..yasalam