Yurub Geenyo 2022 | Xusuustii Khadra Daahir | Dadkoo Ururayoo |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 12. 2021
  • Yurub Geenyo | Xusuustii Khadra Daahir | Dadkoo Ururayoo | ‎‪@muraadstudio1558‬

Komentáře • 22

  • @ahmedbadhcun54
    @ahmedbadhcun54 Před měsícem +9

    Marwou heesta adiga kugu xasuusan dona inatan nolohaya ❤

  • @Aadane1
    @Aadane1 Před hodinou

    Cabdulqadir Xirsi YamYam iyo Qdra Dahir Cige Allah unaxariso

  • @Aadane1
    @Aadane1 Před 8 dny

    Mirihii AUN A X Yamyam codkii AUN QD cige

  • @khadaribraahim-lg7db
    @khadaribraahim-lg7db Před měsícem +4

    Eid mubaarak habenimo k❤N hargaisa ila borama❤ 16.6.2024

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 Před 3 měsíci +3

  • @user-dp3dq3ro6m
    @user-dp3dq3ro6m Před 10 měsíci +1

    Afkaaga caano lqby❤

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 Před rokem +2

    🎉

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 8 měsíci +10

    #LyricsSong
    dadkoo ururayoo
    Isu Tagay dhammaan
    Ma Ogaan Karaan
    Mooyee Isagaa
    Ayaa Way haa
    Uga warama
    Aramidu Inay
    EeL dheer taqaan
    Hadba waxaan Arkaa
    Anoo Ay Cidlo ah
    Eridhaban Sidii
    Kuu OLolayee
    Ubax baan sidaa
    Kuula Soo Ordee
    Maad Iga Aqbali
    Eedaad Kalgacal
    Adaa Igu Ugbaye
    Dhibta Maw Ur bixin
    Naftan Naftan
    Naftan Ku Ogolee
    Ku Abaajidee
    Ku Abaydinkaa
    Ee Kugu Indha La'a
    Haa Kugu Indha La'a
    Usha Maad
    Maad U Qaban?
    Usha Maad U
    Qaban Usha.
    Ifa Faala iyo
    Sahan Aragti dheer
    Sida Awliyaan
    Ku Odorosayaa
    Ayaa way Uga Haa
    ILo Biyo Leh
    Ku Ag meerayoon
    Oonku Iga Ba'ayn
    Garta Odoyadaa
    Lay soo diraa
    Xasuus Iyo Aqoon
    Afti Kaa Baxshee
    Yey Ku dhicin ILmadu
    Dhir Abaarsatee
    Isha Sacabka Mari
    Eedaad Kalgacal
    Adaa Igu Gudbaye
    Dhibta Maw Urbixin
    Naftan Naftan
    Naftan Ku Ogollee
    Ku Abaajidee
    Ku Abaydinka ah
    Ee Ee Hee Hee
    HAA HAA Kugu
    Indho La'a Usha
    Usha Maad U qaban
    Usha Maad U Qaban
    Usha Usha Maad
    Uqaban Usha usha.
    ---------------------
    Hees xusid mudan ❤
    Taariikhda 1976 Yamyam
    Erayada Yamyam AHUN
    Laxanka A Gacayte AHUN
    Luuqda Kh Daahir AHUN.

  • @user-ue7gd1yv5z
    @user-ue7gd1yv5z Před 5 měsíci +3

    Codkaga mcnaa❤

  • @mohamethuzein5007
    @mohamethuzein5007 Před rokem +2

    😭💔

  • @amaarpro6124
    @amaarpro6124 Před rokem +1

    ❤❤

  • @MikaaiilAadan
    @MikaaiilAadan Před 6 měsíci +1

    Mkk

  • @mowisha
    @mowisha Před rokem +2

    ❤❤❤❤😢

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 Před 3 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 Před 3 měsíci +3

    ❤❤❤❤❤

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Před 2 měsíci +1

    Nice

  • @CabdikariimBaasheXirsi
    @CabdikariimBaasheXirsi Před 9 měsíci +1

    Qalsad

  • @SamaaleDaahir
    @SamaaleDaahir Před 3 měsíci

    Sasi,wasmo muqal