HODAN ABDIRAHMAN 2015 JAALE OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 09. 2015
  • ERAYADII: FARAH BAARUUD FARAH
    LAXANKII: ABDIMUDALIB CIISE SAALAH
    CODKII: HODAN ABDIRAHMAN
    MUSIC BY: ABDI ABIIB
    VOCAL RECORDING BY: MOHAMED ALTA
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    Liibaan Jama
    Copy Right Liibaan Jama
  • Hudba

Komentáře • 1,5K

  • @mafsuudabdi4055
    @mafsuudabdi4055 Před 2 lety +250

    2022 miyaan kulaba jooogaa
    Daawanayaa 14:8 duhurnimo
    Hadaad iga danbeyso like hayla dhaafin😝

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 Před 5 lety +87

    Wallahi hodaneey waxakudaafay wiil nadiif ah oo kuudaacada hadana waa wiil aad udegan maasha Allah, Alto waxan kuu rajeynayaa xaas wanagsan Ameen

    • @janogasho2474
      @janogasho2474 Před 3 lety +3

      Aaamiin

    • @ainabcadeey
      @ainabcadeey Před 2 lety +6

      Iyadaba waa gabar wngsan ❤️ to you waa fanaanadaa marka Heesta dhageyso bilaa buuq kulama joogtee😂

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 Před rokem +3

      Dee hodanba waa gabar aad u qiima badan

  • @amaliinaabukar7228
    @amaliinaabukar7228 Před 4 lety +244

    Inta ila aragtay in fariin sarbeeb ah loo sheegayay Alta mursalna fariin u aheyd 😃 like ta iigu qabta

  • @nimtaajadam6925
    @nimtaajadam6925 Před 7 lety +68

    Hadey mid jamatay maxey miskiin kan u lugoysay una guursatay Waxan jeclaan laha inu iska cafiyo hadey ayada qaldantay ❤️labada fanaanba ❤️❤️❤️😊

    • @faizaomer7715
      @faizaomer7715 Před rokem +1

      Qalbi meel ku maqan koley lma karee isagana wax khayr qaba Allaah ha siiyo

    • @Munadalac
      @Munadalac Před 2 měsíci

      Midkey jamatay caawa wey lajogtaa oo caruur ayey iskuhayan

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter Před 8 lety +58

    ya salaaam hodan wax kala tahay a
    abaaaaaaaaa
    mxan ku jawaaba jismigeyga mooye miyaan kulaba jogaaa
    aad iyo aad waa hees an la dhacay

    • @missflower2272
      @missflower2272 Před 4 lety +2

      @Yahye Hunterow berigii ugu horeysay kuman aqoon caawa anoo fnskaga ka mid ah ayan ku arkay layaaap😍 wan ku salamay wllky

    • @deqaladanmohamed9726
      @deqaladanmohamed9726 Před 3 lety

      Yahye xiligaan inta mafadhiday yaa

    • @faraxahmed4160
      @faraxahmed4160 Před 3 lety

      Yahye Hunter bro ku salaam y

    • @AbdikhadarN
      @AbdikhadarN Před 3 lety

      Yahyow xiligan CZcamsr ma adan aheyn aad so qoreysay commentska

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet Před 3 lety

      😀

  • @mmcnuur2678
    @mmcnuur2678 Před 6 lety +62

    Qoyskan inay kala tagaan waxa u Sabab ahayd heestan. Abawaanka laxamiista iyo musiga u tumay ba waa ku qaldameen rer ka isku direen

  • @jamilayusuf350
    @jamilayusuf350 Před 2 lety +27

    Heestaan ani beey iga hadleeysaah everyday waa dhageeystaah meel beey iga taabataah 😍😍😍😍😍

    • @roodarugux4761
      @roodarugux4761 Před 2 lety +2

      Jamilo Ma iyado lagu qabo qof jeclty 🤣🤣🤣

    • @jamilayusuf350
      @jamilayusuf350 Před 2 lety +5

      @@roodarugux4761 mey nin kaan nacay kaan jeclaabaan hada heeystah maka barigaas heestaan wey i taaban jirtey

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Před rokem +43

    Heestaan jaale 2022 yaa ila daawanaya hees aan jeclahay runtii kudarsoo MURSAL MUUSE IYO HODAN ABDIRAHMAAN oo hadda is qaba ha waaro jacaylku❤️

  • @samirasaid4276
    @samirasaid4276 Před 3 lety +119

    Queen hodan abdrhmn 🥰🥰2021 yaa ila dawanaya 🥰🥰 Jaale hadalka iga daa maqalimayo juuqde 🤗

    • @maxamuudxassan4914
      @maxamuudxassan4914 Před 2 lety +7

      Aniga ayaa kula daawanaayaa

    • @ayuushgufure9823
      @ayuushgufure9823 Před 2 lety +1

      Maskinkaan ma fahansan marka iney hodan melkale ujeedo wlhi nin sidaan I lo bajaqiyo aye ku ficanyhn

  • @cawoyasin9152
    @cawoyasin9152 Před 5 lety +39

    Maxan kuu jawabaa jismigayga mooyee miyaan kulaba joogaaa
    So mursal barigaaba niyada kalamay joogin habadey
    Love buuran hapo hodan ❤

  • @hafsamakhtal9306
    @hafsamakhtal9306 Před rokem +7

    Amba kaan jantaan wali
    Aragiisa jiriyaa.❤️😩

  • @khadiijacabdi7246
    @khadiijacabdi7246 Před 5 lety +251

    2019🔥❤yaa ila dawanaya
    Markii horeba heestan sarbeeb bey aheyd alta ayaa loo waday😂
    Jismigeyga mooye miyanba kula joga altoow🙌😂war mesha ka kac🤣🤣

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 Před 4 lety +31

    Masha Allah hoden is beautifull mursal is lucky Allah ba isucalfay iyada iyo mursal Allaha isu barakeeyo Allauma amin ☝👏

  • @mohayare4881
    @mohayare4881 Před 2 lety +38

    20:27 fiidmimo 2022 ayaan daawanaya heesti jaale
    Hadad iga danbeydo like hayla dhaafin 🤚

  • @kinghanadhargeisa8277
    @kinghanadhargeisa8277 Před 7 lety +14

    wooow waa hees shidan
    oo sarbeeb ah kan yar
    ee reer xamarka ah ma fahmaayo
    haloo mac neeyo heesta kkk
    miskiiin

  • @monicadiomondofficial6342
    @monicadiomondofficial6342 Před 4 lety +28

    Ya ikadawanaya 2020 hodan iyo mursal iny love iskuyihiin❤😂

  • @Fatimajama
    @Fatimajama Před 5 měsíci +5

    Naf ujeeda ruux kle😢 sat/17/2/2024 Wali waan dhagaysaN ala maxay Hees thy❤

  • @hodanmahamed4500
    @hodanmahamed4500 Před rokem +20

    yaaaa 2023 Dib usoo raadiyay oo daawanaya😅😅😅👋🏻👋🏻16/05/2023 13:12 duhurnimo🥰🤸‍♂️

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 Před 4 lety +97

    War wariyha mxa heley sowka inantiba ka jeeesen wayey 2020 ayn dawanya Ani😂

  • @adnaanabdikheyr802
    @adnaanabdikheyr802 Před 3 lety +19

    Hodan Abdi rihman iLahaY Haku daayo Marwo Like isaara inTa Hodan JeceL❤
    JahwareerkaH Aaan qapoH JiroH Ha iiguH sii Darin👋
    From America

  • @basihirbakarbakari3869
    @basihirbakarbakari3869 Před 8 lety +5

    Mansha allah gabartan qurux jismi niinketna siido kalo markey is ak fadihiyan wa labo da yar isku so bhan alha isku kina dhaqo walashey iyo walalkey amin ♡♥

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 Před 4 lety +8

    Alta nio sarbeebta mad fahmayn miyaa horta iminkay ku haysataaye maskiin
    Yaa kusoo laabtay 2019 heestan👍

  • @fadumaismail146
    @fadumaismail146 Před 5 lety +15

    Altooy romatic noqo adaa a ka shidan inta nin ay guurstay markle cugu 😘😘

  • @AhmedIsmail-kn5ue
    @AhmedIsmail-kn5ue Před 4 lety +41

    Heestan waan jecelahay Se Allah wxn ka baryaya inuu Iga masaxo Danbigeega Hadad ila Dawaniyso 2020🙈 like Igu Qabo

  • @zamzammohamed1521
    @zamzammohamed1521 Před 4 lety +13

    Anba kaa janta wali aragiisa jiriya esh calaa ereyo markad calafka qof kale kugu daro adoo qof kale jecel waxaa dareemaysa cariiri ilaahaw laba kasto isjecel calaf isugu dar idinkama amiin dhahaya bal cashaqaya calaf dagal baa udhaxeeye

  • @heyybebyarmanti80
    @heyybebyarmanti80 Před 6 lety +9

    hodaneey xppti
    codkaagoo billaa
    music
    ah ayaaaad
    qaaaday maanka
    taageero buuxda
    kuu hayaaa
    my sis
    allaha
    bell you
    any where 😍

  • @ramlaabdinurofficial8530
    @ramlaabdinurofficial8530 Před 4 lety +7

    Hodan waxay leedahay biti nimeed ninkay ubaahato way soon jiidankartaa
    Miskiin altar😇

  • @hassanaskar4375
    @hassanaskar4375 Před 4 lety +77

    2020 yaa ila daawanaya asxaapta

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 Před 5 lety +15

    Wlhi nolosha caynkasa adoo qof jecel ayay qof kle kugu darta anba sidasa igu dhacday 2016kii qofkan jecla way iga kaxaysay qofkle ayu qadarki isiiyay kiina wan kala tagnay 2018ki hada labadi midna mawada joogno tolow muxu qadarku ii qarinaya imikana khayr inshallah hodana waa sida nasiibki ayaa cawiyay ee cayda ka daya mursal in badan ayay is jeclaayene😔😍🥺

    • @hanaandhalad2842
      @hanaandhalad2842 Před 4 lety +1

      Yarantoodi isla soo Koreen hodan iyo mursal muuse waayo waayo

    • @susanmohamed9918
      @susanmohamed9918 Před 4 lety +1

      Waa khar qabaa inha allah

    • @hamzehadhigo9626
      @hamzehadhigo9626 Před měsícem

      Jaaale 😂😂😂😂😂😂 Dunuda sidsas ah dadku way ina soo eeg lkn nama fahmayan

  • @hassankhalif3651
    @hassankhalif3651 Před 4 lety +78

    2020 hda so boqaty like iska sar

  • @feifarma3051
    @feifarma3051 Před 2 lety +6

    6sano kadib hada ayay I samesay hestaan legn Hodan Abdirahmn 😢😥

  • @cayuushinaxassan5494
    @cayuushinaxassan5494 Před 4 lety +97

    2020th ya ila dawanayo xili alta kiin helay hodana mursal heshay🤣✌

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 Před 4 lety +7

    Naf ujed rux kale may ku jix jixaysa sarbebay ahayad hasu hodan wliged mursalab jecled wakhatigiyo wayah marki hore kla kaxeya 2019 l❤🔥

  • @zahrakiinzahrakigwal691
    @zahrakiinzahrakigwal691 Před 6 lety +9

    H0dhan is tha best artist 0n this universe walai qaliyey wan ku jec lahay ee lakini alto darenka inuu kula qabto ayey aheyd 😢😢

  • @abdiazizdarwiish
    @abdiazizdarwiish Před 5 lety +212

    Yaa daawanaya 2019 Alta waa laga dul qaaday hdere😂😂😁

  • @iqrocumar18
    @iqrocumar18 Před 3 lety +5

    Anoo diday jiifkii 17 July 2020 Malin xasus igu leh😭😥😭😭😭😭😭😭💔💔💔

  • @xamdisiciid228
    @xamdisiciid228 Před 3 lety +9

    naf ujeeda ruux kle kuma jixin jixayso anaa kaga maraga 😜

  • @zakihajji4024
    @zakihajji4024 Před 2 lety +6

    Mohamed Alta Heestan Hodan way kula hadashay in uu Fahmay ayaana Rajayna Bal Mirahaan ila dhuuxa Soomaaliyeey
    Caashaq baa i jareesto
    Jabad igala boodo
    Waxaan Jadiinka mariyo
    Iyo Aan u diiday Jiifkee
    Jah Wareerka Aan qabo
    Jiro ha iigu sii Darin
    Jaale Hadalka iga daa
    Maqli maayo juuqde
    Maxaan ku Jawaaba
    Jismigayga Mooye
    Miyaanba kulaba jooga

  • @nuredinahmed9349
    @nuredinahmed9349 Před 6 lety +78

    I'm relaxing in this song of Hodan abdirahman still on 6 February in 2018 is any body listening plz thumps up

  • @missafrica6249
    @missafrica6249 Před 7 lety +36

    Wariyaha Hondan
    Jecel uu uqade tlhi🙄😩😩😰

  • @anzalahmed1759
    @anzalahmed1759 Před 5 měsíci +5

    Who is listening 2024❤

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 Před 5 lety +28

    Muhoshada codka hodan wlhi waa fanaanad samir badan guuleyso hodan bilan ❤❤

  • @alihusseinabdifatah3575
    @alihusseinabdifatah3575 Před 5 lety +48

    Jahwareerka aan qabo jiro ha iigu sii darin Alta 😂😂😂😂 like hadaad daawanayso August 2019

  • @user-hi9up1ku7l
    @user-hi9up1ku7l Před 9 měsíci +3

    Tuesday October/10/23
    Habeen wayihiisa wata 😢😢 me , hafsa and fatu hadi waqtigu inagu simo insha Allah malin Uunbaynu kashekayin doona

  • @filsanaxmed-kl4sm
    @filsanaxmed-kl4sm Před 6 měsíci +51

    2024 who is listening❤

  • @husseinabukar3703
    @husseinabukar3703 Před 7 lety +21

    heestan maalinta koowaad oo aan dhageysto waan fahmay in loo qaaday oo ay sabar siin aheyd. waxa ay aheyd mar kale qaado...

    • @aamow667axmed9
      @aamow667axmed9 Před 7 lety +7

      alto muusan fahan saneeyn heesta waa loo hoos galiyaya

  • @modkazar1369
    @modkazar1369 Před 3 lety +8

    Maanku mursal la jogay jismiguna mohemed alta 😥🤓❤️

  • @mariamolson142
    @mariamolson142 Před 7 lety +4

    eshcalaa hees waa ka baxsatay Hodan. boqorada codka dhaxal baad u leedahay you are legend. keep it up.

  • @Rahmahaajji
    @Rahmahaajji Před rokem +5

    2023 madaawanysaa adoo 20jir ah😥💔

  • @dhalgobeed7781
    @dhalgobeed7781 Před 4 lety +5

    maxamed alta:maxaan kujawaba jismigayga moyee miyan kulaba joogaa
    mursal muuse:ragna kaan jantaan wali aragiisa jariysa 2020 waxan ogaaday inay hore ugu dhamysay alta lkn uu isgu iska dhagatiray 😁😁😁

  • @IsemalKadra-xh3hp
    @IsemalKadra-xh3hp Před 3 měsíci +2

    Woow 2024 youtube laaka.yaab❤❤❤❤❤ 4:11 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 Před měsícem +1

    Yaa dawanaya 2030
    Xasuus wayn weeye heestan
    Lkn 2030ka replay isoo gala wllyal

  • @mustafemohamedabdurahman4707

    haye ---- dhiga lgu kariyey -- ALTA ... Hodan ma Jcyl kale bay jileysa waba yabe.... ALTA ma la ceyriyey .... waxaba iga daran kan wariyaha ah wuu ka dhex baxay inanta Hodan nolow Cod iyo quruxba ilaah wuu ku siiyey lkn waxad ku ficanan lahyd inad codka ku akhriso kalaamka Eebe

    • @silvrr2724
      @silvrr2724 Před 7 lety

      Mustafe Mohamed ..

    • @muhsinali-fx1rl
      @muhsinali-fx1rl Před 6 lety

      Mustafe Mohamed aàaaaesddgggguyteeee

    • @faysaxasan8125
      @faysaxasan8125 Před 6 lety

      axyaa sarbeb. ninkii fahmi aya fhmi wle iska cdahy waba good 😆😆😆😆👌

  • @mo-ab7315
    @mo-ab7315 Před 5 lety +3

    Hodan walee waa naag adag si kasto oo loo caayo shib iyaah hooyo aamino waad ku baantahay I love u.

  • @kowsarkowsarayanle8236
    @kowsarkowsarayanle8236 Před měsícem +2

    2024 ban wali xiseynayah heestan😢

  • @Afisa543
    @Afisa543 Před 2 lety +6

    2021😂😂😂yaa ila dawanayo jacelkan dhamaday😥hodan iyo alta💔🤷‍♀️

    • @Munadalac
      @Munadalac Před 2 měsíci

      Awalba iyada mursal ayey jecled alta calaf un ugeeyey moye

  • @ahmedbarre7
    @ahmedbarre7 Před 5 lety +11

    M.alta wallhi waa Geesi samir bdan
    Hodan oo ka tagtay ayuu hdana walaaltinimadii iloowin oo saxib lasii yahay
    Omg❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Munadalac
      @Munadalac Před 2 měsíci

      Reer magal waye nooh iney mursal jeceshahay ayu ogaa

  • @kowsariita4464
    @kowsariita4464 Před 4 lety +21

    Hada somartay jacayl sanaa like isaara anu ihayaaa hade 2020

  • @jabro5884
    @jabro5884 Před 3 lety +17

    2021 wixi dawanaya. Like iisara
    Hees mursal muse ku socotay aheed🤣🤣🤣

  • @bishaaroshire2777
    @bishaaroshire2777 Před 5 měsíci +1

    Jahwareerka an aqabo jiiro ha ugu sii dariin 2024-bishii '2 ,16 ✌️

  • @fahimomaxamed5024
    @fahimomaxamed5024 Před 8 lety +11

    waw heestan cadi mahan daka dhahaayo alta ayeey dhulaka lagashay Lama galin ee heesta walosidiray sixushamada lee waliba

  • @khadaraden7936
    @khadaraden7936 Před rokem +6

    16-04-2023 Watching 👁️👁️
    Hadaad iga dambayso Like ii saar 🥰

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 Před 4 lety +2

    Naf ujeeda ruux kle kuma jixinjixaysee
    Ku jikraare maaye jaro weeye sheekudu
    Maxan kuu jawaaba jismigayga mooye miyan kulaba joogaa
    Heesta dareenka hodan baa sii qurxinaya😘🌹❤️

  • @mohamedyuusuf3758
    @mohamedyuusuf3758 Před rokem +3

    Noolaw inader hodan qani ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alyamosa1756
    @alyamosa1756 Před 3 lety +4

    Anbo kan janta weli a ragisa jiriya 2021 dawano cidi iga danbeyso like ha i sarto😳😿

  • @munaaxmed7653
    @munaaxmed7653 Před 4 lety +3

    Ax allow dad waliba oo is jecel maalin uun kulmi yaa rabi
    Mursalna waaki bk uqaadayay cudoon way tagtee iloow
    Maantana way wada nolyihin misana awlaad ka dhaxaysaa
    Murug waliba farxad ayaa kadambeysa

  • @mocalaale4263
    @mocalaale4263 Před 7 lety +42

    This song is for triangle love ❤️. It's painful situation walaahi. A guy loves her and she loves another guy. It's realistic,beautiful and well placed song. Excellent staff love ❤️ it

    • @qalanjogeenyeed6408
      @qalanjogeenyeed6408 Před 2 lety +7

      Kan qabee la fadhiya muu fahmin, walaahy isageey ku socotaa

    • @ayanaxmed6271
      @ayanaxmed6271 Před 2 lety

      @@qalanjogeenyeed6408 l all LLL

    • @thegalabs
      @thegalabs Před rokem

      Naagtaadu haday ku jeceshahay waxanoo kale kuuma quudhayso.... lkn Alta miskiin isagaa jecel....

    • @ayaancnasir5971
      @ayaancnasir5971 Před rokem

      Absolutely 😢

  • @Redseaafar00
    @Redseaafar00 Před 5 lety +46

    Amazing sound love Somali music forever from Ethiopia peace ✌️ for Somalia

  • @Mahamedkey18
    @Mahamedkey18 Před 4 lety +6

    Heestan waa hees halqarni nagawayn alta iga dulka oo sarbeebanweeye
    Cidii fahansan like aqli ayaa kugudhane

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 Před 4 lety +4

    Maxaan kuu jawaabaa, jismigeyga mooye, miyaan kulaba joogaa😭😭😭🙏 hodan

  • @sumayacdy463
    @sumayacdy463 Před 18 dny +1

    14:39 malin arbaco 2024 jaceyl leyga baxay 😢❤

  • @mohmurtisame7459
    @mohmurtisame7459 Před 4 lety +8

    Gabdhaha ruuxi jaylkeda u horeya ayaa qalbigeda daga wayna adgtahy say uu ilowdo mursal waxan is leyahy waxa uu aha jclkedii ugu horeyey ay si dhaba isku jrcladaaan
    Hawaaa roooo jaclkuuuu

  • @Anonymous-og8py
    @Anonymous-og8py Před 3 lety +26

    2020 and still
    Amazing 👏
    She's a gift Sturnning beauty.
    Extraordinary Talent. Always Surrounds herself
    With excellent
    Musicians 👌👸💯
    SHE IS SO MAJESTIC LADY ✍👸
    She is to totally a role model for women 👈👍

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 Před měsícem

    Ku jikaari maayee jarre waayi sheekadu
    Hodan indha adakaa😇Day Alta uhor fadhiyaa

  • @suldaanibrahin72
    @suldaanibrahin72 Před 10 měsíci +3

    2023 ya dib uso booqdey heestan erayada mcn❤❤

  • @2donaldsterling501
    @2donaldsterling501 Před 8 lety +49

    ninkan wariyaha ah ayaan layaabay siduu ufirinayo

  • @fardawsosaeedmohammed7130

    Hestan wan iska jeclhy marwalpona wa dhagystaa Mana aqano cidan jeclahy😢🥺

  • @cabdishakuurmukhtaar3102

    Hadda ayaan ka soo daawaday hodan Abdirahman dhal faneed waaba jaceyl socdo

  • @istarxasan2772
    @istarxasan2772 Před 7 lety +8

    Wow masha Allah waa nice hestaan waan jeclahay

  • @musicchannel2537
    @musicchannel2537 Před 3 lety +4

    Yaa ila daawanayo 2021 3 April habin Sabti tahay 4:18 marqaan wanagsan inta marqaamayso caawa

  • @abokoaboko4815
    @abokoaboko4815 Před 6 lety +9

    My best Artist in somali community . I love you Hodan Abdirahman live long .

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 Před 4 lety +2

    Mas cadde waad qosleysa sow maaha waqtigaasu warka cadda maasha allah allah hodan geesiyad 😍😍😍😍😍😍😍

  • @hamdiosman8054
    @hamdiosman8054 Před 3 lety +2

    Ana kaan gantaa wali aragiisa jariyaa

  • @maxamedgaraadka3382
    @maxamedgaraadka3382 Před 3 lety +4

    Waah waah axyaa hees waanka haynaa hodan heestaa

  • @najlaqurux3459
    @najlaqurux3459 Před rokem +3

    Qof asakoo soon daagan laku dhago hadlaayo heestaan iiku horeeysay😄

    • @Sadekofficial0
      @Sadekofficial0 Před rokem

      Wax garad hahah alta inaas musan ogeyn 😅😅

  • @fadumamohammed3542
    @fadumamohammed3542 Před 6 lety +2

    Walaalayaalow wariyaha miyuu hodon jecelyahy indho naxariis ah ayuu ku fiirinaayaaye kama jeesanaayo

    • @fjeifu2552
      @fjeifu2552 Před 5 lety

      Wariyuhu wuxu fahmaya ineey mursal ku socoto oo altana soo dhago weyn yahay 😁😁

    • @aishaaadan8905
      @aishaaadan8905 Před 5 lety

      @@fjeifu2552 😂😂😂😂

  • @ZNOP_ZADIK
    @ZNOP_ZADIK Před 2 měsíci +1

    Wxn dhageysanaya 2024
    12:10 muhashada codka ena apdirahman dheere🎉

  • @susuali2868
    @susuali2868 Před 5 lety +80

    Heestaan waxan daawanayaa mar alta laga tagay kkkkkk hada jclkeedi ayey lajoogtaa hodan

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 Před 5 lety +4

    Heestan waxaan ka mid ahaa dadkii ka caawiyay abwaanka erayada qaar

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali Před 6 měsíci +1

    Axsan voice Hodan Abdirahman✊️

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 Před 8 lety +2

    Thanks Hodan C/raxmaan & Mascadde. Liibaan Jama well done bro.

  • @hodanhaji7067
    @hodanhaji7067 Před 8 lety +4

    maxan ku jawaba jiismigayga mooye axsan hees kama xiiso dhocooo heestaan 👍👍👍💞

  • @hamzaaly7698
    @hamzaaly7698 Před 10 měsíci +8

    Listening in August/30kedi ..ano dagalka kusi wajahan , hdad iga dhmbyso 𝐥𝐢𝐤𝐞 hayla dhfn😢

  • @maarizaahmad2870
    @maarizaahmad2870 Před 2 lety +2

    Wariha wareesa nayoh jiifka iiday ani😩😩

  • @apdiaziizileeye4739
    @apdiaziizileeye4739 Před 2 lety +2

    hodan boqorada codka November 2021 cidda dawanysa like igu cimaamada

  • @suleimanmuhumed9711
    @suleimanmuhumed9711 Před 3 lety +4

    Asxaabta yaa ila dawnaayo February 2021, like dhac kusiiya

  • @gethappywithnature5111
    @gethappywithnature5111 Před 2 lety +3

    Wariyuhu waxbuu ogaa muxuu ugu qoslayaa erayada heesta iyo hodan action keeda😁😁😁🤣

  • @hakiim7408
    @hakiim7408 Před 4 lety +1

    Alto naag ma waayine maxad oga dhiigeysan hodan dahab, wiilkana ogu jeesjeeseysan. As long as he had gus he will never miss siil. "NIIN GUSLEE NAAG MA WAYO" LIKE HADAD ILA GARAAN OGTAHAY

    • @inacumar170
      @inacumar170 Před 4 lety

      Warun iyadna layab male jclba ku dhacay

  • @alizabeth8482
    @alizabeth8482 Před 5 lety +8

    Kan wariyaha maxa kaqaldan bisinkee wuba kunaxay gabadhii😁😁 miskiin ka alta na wugadanyahay offff. Hodan naag jirta dheh

  • @maxamrmustafa5077
    @maxamrmustafa5077 Před 3 lety +3

    Hodan cabdirmaan waa fanaand ad ufhimo badan mashalha ilhahah hadowro