NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2015
  • SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    You Can Contact us for all Your inquiries.
    Email: Abdirahmansomali@hotmail.com
    More info About Somali Production.
    / abdirahmansomali
    / somaliproduction
    / reallysomali
    Copyright Protected @ Somali production
    #Subscribe #Somaliproduction

Komentáře • 3,2K

  • @AbdirahmanSomali
    @AbdirahmanSomali  Před 6 lety +754

    Please Subscribe for more videos

  • @abdilahiabdisamed870
    @abdilahiabdisamed870 Před rokem +955

    Wllhy wan hubaa in aad maalin uu daawan doontee heesta ee hadii aad iga dabeeso like isaar ismuujiya✌️

  • @dicdic2767
    @dicdic2767 Před 4 lety +1059

    hestan xasuus gaar ah bay iiledahay sanadki 2014 xili aan dhameyay dugsiga sare oon udiyar garobayay jamcada ayan kaso baxay deganka gar ahan casimada gobalka shabelle godey gacalo hestan ayay igu sagotisay jacaylkayga hada alxmd jamacadi wan dhameyay imikadan an dhagaysanayo heesta waa 28 feb / 2020 gorshahayga waxa weye ina gursado gabdhi aan jeclaa hada nagu racsantahay ina is aroosno 6 sano kadib like nagu tager mahadsanidin ilove my life

    • @sakimaahirkalid5083
      @sakimaahirkalid5083 Před 3 lety +19

      Waan ku farxau jacaylka aadka u quruxda badan , hada ma guursatay Gabadhi .

    • @amranabuukar2990
      @amranabuukar2990 Před 3 lety +6

      Wwwww hambalyo aroskaga ina imado jeclan lahaa

    • @halimajimale3174
      @halimajimale3174 Před 3 lety +1

      Yo

    • @minacubeyd8010
      @minacubeyd8010 Před 2 lety +8

      Wxn rjynya inad isku waartn samir iyo dulqad ku soora nolosha ubad qayr leh kla hela wxd noqten kuwa lgu daydo

    • @shukrihaji5520
      @shukrihaji5520 Před 2 lety +6

      Hambamyo ayaan ku leeyahay walaalkey 2021 oo dhamaad ah 2022 oo kadhiman 2 halberi 30 bisha 12 waye

  • @lupinmoha604
    @lupinmoha604 Před rokem +198

    Waxa cajiib ah inad wali tahay dhageyste heesta nimcan hilac sagootis
    Ayadoo lamarayo sandka 2023🙈Legend tahy❤️👋

  • @Maxamed84
    @Maxamed84 Před 7 měsíci +14

    Hesstan waxan dawanaya 12/12/2023 waa maalin talaado ah sacaduna tahay 16:07 PM ama galabnimo i.a sanadka dambe waqtigan OO kale haduu Alle igarsiiyo waxan jeclahay in aan Dib Ugu so noqdo anigoo guulo badan soo xaqiijiyay i.a WLL iisoo duceey riyoyin bdn ayan leyahay in uu Alle igu garab galo zido kle Adigana riyadada allaha kurumeyo Dhamaan riyadena allaha noorumeyo aamin aamin ❤❤

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 Před 4 lety +1068

    Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay soomali fanaanin u yihiin ayaa dawanayaa like isaar wll hadaa soo boqatay 2020!!you all full respect

  • @sharmaarkeliibaan3624
    @sharmaarkeliibaan3624 Před 5 lety +1132

    2019 Ninkii daawanaya Zxp Raganimo muuji Like ta Lagaadh🤣🤣

  • @fartamoh6fartamoh660
    @fartamoh6fartamoh660 Před 3 lety +236

    2021 Yaa ila dhageysanayo xasustii Muqdisho 💔😭😭

  • @ibnu-nadiradenhussien710
    @ibnu-nadiradenhussien710 Před 8 měsíci +73

    Heestaan xusuus gaar ah bay igu leedahay, 2018 xilli aan kasoo dheeraaday qofkii aan jeclaa, igunasoo sagootisay ilmo iyo murug, xilligaas oo aan jaamacad kasoo aaday. Hadda 2023 ahna waan dhammeeyay jaamacadii waana rajaynayaa inaan dib u midowno oo is guursano haddii alle idmo. Walaal ducada nagu kaab like na ha ila dhaafin plz😢

  • @heyfaali3576
    @heyfaali3576 Před 4 lety +670

    Markee 6M gaartoh lee Like ii saar🤣❤

  • @mohamedyaazein3179
    @mohamedyaazein3179 Před 3 lety +127

    Miyaan waalanahay maxaan heestan uga xiisa dhici waayey 2013____2021 still listening🙊❤

    • @farhiamohamudr1394
      @farhiamohamudr1394 Před 3 lety +2

      Mabalagaxiisa dhicikaro

    • @ilkacaseisco6099
      @ilkacaseisco6099 Před 2 lety +4

      Ugaaz waa dadkii fanka iska lahaa 😂

    • @samawade282
      @samawade282 Před 2 lety +1

      Heestu 2015 ayay Hayde ma intii aysan soo bixin ka hor bay si gaar ah ku soo gaadhay

    • @vifakematel7298
      @vifakematel7298 Před 2 lety +1

      @@samawade282 mesha uu kaqadayo io xiliga wey kahoresay hestan 2015kii kahor ayuu qaday

    • @dequ6576
      @dequ6576 Před 2 lety +2

      @@samawade282 heestu way ka horaysay markan nayroobi baa lgu qaaday balse hargeisa 2013 way dhagaysanaysay 😜

  • @kiikofamily7856
    @kiikofamily7856 Před 4 lety +76

    2020 ayaan dawanayaa nimcaano uuyahy agasimha hobalada wabari xamdina ay fankii kabaxdey bal isbadal ba jire like kujiid

  • @waalidadeec2752
    @waalidadeec2752 Před 7 měsíci +6

    Waxaan daawanayaa dabayaaqada sanadka 2023. Waa maalin khamiis ah oo jawiga magaalada Hargeisa uu meel dhexaad yahay. Heestani waxay ii celinaysaa 2015 oo ahaa sanadkii ay heestu soo baxday, kolkaas oo aan aad u dhegeysan jiray heestan "SAGOOTIS."
    Aniga iyo boqoradaydu waqti qurux badan oo aannu ku qaadanay magaalada Hargeisa kaddib, waxay aadaysaa markan magaalada jigjiga ethiopia. Halkaas ayey dugsiga sare ka galaysaa oo ay joogi doontaa, bilo dhawr ah oo ay fasax tahay mooyaane. Inkasta oo aan waqtigaas fogaanshaheeda u dareemay si boholyow badan leh oo xiisaheedu si qoto dheer ruuxdayda hoose u gubay, haddana xidhiidhkii muu burburin ee wuu sii socday, dufaantii waayaha ee dabaylaha badan lahaydna samir iyo iskaashi baanu ka dhaxalnay. Ayaamaha cakiran iyo kuwii wanaagsanaaba laba isgarabsada oo isu gaashaan ah baanu ahayn. Ilaa hadda xiriirkaygii waa mid jira oo bulaalay sanad badan oo dhib lahaana ka soo doogay, dhawaan ayaan rajaynayaa arooskaygu dhaco aniga mataantayda nolosha.

    • @AbdirahmanDiiriye
      @AbdirahmanDiiriye Před 6 měsíci

      8sano hadaad xiriir lahaydeen diiwaan jacayl baa laidinka sugayaa. Way adagtahay sooyaalka soomaalida in laga helo xidhiidh intaasocda. Aroos sharaf iyo diinleh ,Gogol barakaysan,guribarwaaqo ah ubad baariya,iyo badhaadhe ayaan idiin rajaynayaa. Walaal❤❤❤

  • @abdifataxnaasir5697
    @abdifataxnaasir5697 Před měsícem +5

    Nimcaan hilaac boqorka codka inta 2024 heestan baratay ee ila midka ah waan salaamayaa❤😂

  • @somsaid8416
    @somsaid8416 Před 6 lety +47

    Soomaalidu waa dadka aduunka ugu xigmada badan .... ilove you very much my People

  • @hoodomohamoud074
    @hoodomohamoud074 Před rokem +35

    Xilli u Catoosh fanaan yhy ban daawanaya heesta😂❤😢Yaaaaaaab😅16/july/2023 Habeen isniina 11:15✋Waan idin salaamay ina iga danbaysaay✋❤

  • @jantefilms5056
    @jantefilms5056 Před rokem +6

    Bishii koowaad ee 2023 in aan weli daawanayo riyo ayaan u arkaa, alla maxay maalmo qurxbadan noosii qurxisay Mi ever Xamda queen, alle haku sharfo adiga iyo walalkay nimcaan.
    Cidi ma iga dambaysaa toloow

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 4 lety +232

    2020 yaa ila daawan😢
    XasuusTii Gorowe 🙄

  • @abdirahmanahmed3537
    @abdirahmanahmed3537 Před 3 lety +243

    Inta 2021 daawanaysaa Like ha ii saarto. Challenge year😂

  • @apdyzhakour1448
    @apdyzhakour1448 Před 3 lety +74

    5years kadib🤣 hadaad ila mitay oo isla markaana ay gaadhay 7m love hayla dhaafin ee dhackusii

  • @user-sx1so9rq1u
    @user-sx1so9rq1u Před 5 měsíci +38

    I am still watching this song walhi love ❤2015 and still 2024 🐐 hadaa iga danbayso like ❤😂❤

  • @Ayni88
    @Ayni88 Před 4 lety +32

    17 january/2020 😩
    i will miss u bff Saxarla 💔❤
    Badaadki Sidi Wayeey
    Ilmada Suunsubayso
    Jacaylkayga Socdaalan
    Ku Sagootiyaaya
    Allaha markale hayskeen tuso
    💔 Love u alpi😭

  • @maleysiaabdullahi6813
    @maleysiaabdullahi6813 Před 4 lety +247

    Inta 2020 January heestan dhegesatay like igu qabo

  • @aziizaawfilfil8106
    @aziizaawfilfil8106 Před 3 lety +17

    Ax wlhi waa xasuus qaliya heesta xamda Queen iyo Nimcssn hilaac Aniga xasuus garaa aye iladahay Ninkeyga oo Ila guursadey so baxdey heestni adunyo Anigu murugeysan maalinta 2016 iyo markle Anigo faraxsan 2021 ilheey cimriga heydhereyo asiga weyne Inta iLa qireysan Love dhac ku sii hadad habi tihiin sideyda😔😔

  • @cabdulaahiqaasim
    @cabdulaahiqaasim Před rokem +9

    Dunida we iska kobanthy Hestan 27/6/2019 haben axad ah Aya Gabdha an jeclaa La arosaaye 💔😭
    Ayado bulkiyeerka jogto iso wacday wxan iri Nolosheyda wa isdhiby hestaana waku sagotiyay Ax hebenkas xanun badneda Hoyo Aya iqalbi qabojinesy o labta oga jiray 🫂😭💔 wuxu waqti socdaba manta o 6/mar/2023 Aya kulany ayada iyo wilkeda waku farxay ine idhahdy wilkan ada kugu samiyay m.a waxa yaqinsady ine marna I iloobin 🥰 wll adi jaceylkaga maku gulesaty 🥺🙄

  • @2saah1m
    @2saah1m Před 5 lety +495

    Inta kutageersan fanka ine kabxdo xamdi gacanta so taaga inta wanaaga Allah jacel aan arakne🤐🤐

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +77

    Waxan daawan iyadoo 2023 labo bilood ka dhiman tahy 8oct/2022.❤️
    Allow Caafimad &cimri dheer nagu gaarsii Sanadka cusub😍😍

  • @user-fz3it6dw8p
    @user-fz3it6dw8p Před 5 měsíci +95

    Iam Still listening 2024❤

  • @craxmankeyse1027
    @craxmankeyse1027 Před 7 měsíci +18

    Heestan waxa dhageesana dhamaadkii 2023 😢 hees khatara weye lkn hadalka alle ayaa ka mcn hesaha😢😢 lik isar

  • @akram4313
    @akram4313 Před 5 lety +15

    Labadan fanan taageero ayaan u ahay xaga gabdhaha Hamda Queen baan heeseheeda ujeclahay xaga ragana nimcaan hilaac haday barigi is guursan lahayeen aad baan ugu farxilahaa sikastaba ha ahaate i love them 10/9/2018

  • @akhiyabda4502
    @akhiyabda4502 Před 6 lety +589

    Yaa commentiyasha aqriya oonaaan sooqorin comment.....like igugudufo hadaad iguracsantahay

  • @Zakariajama202
    @Zakariajama202 Před 3 lety +16

    Waa kusugaya calafkayga waxana soo Laban doona 2025 Insha Allah hada dhinto allaha inaxaristo😔

  • @abdilaahicawke1587
    @abdilaahicawke1587 Před 5 měsíci +18

    2024 still favourite 😢

  • @farxaanshakaal7739
    @farxaanshakaal7739 Před 6 měsíci +7

    Meshaan wx usogala ina aqriyo qisoinka mu casha io legendska hada ila mid thy love isar😮❤😢

  • @hodmanhusseinofficial5734
    @hodmanhusseinofficial5734 Před 4 lety +28

    Heeska waa habeenki koobad een siniyada iyado itabanysa aan udhageysto 8/2/2020 ❤😭😭😭😭😭

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Před 2 lety +201

    2022 still it's my Favorite🥺❤❤
    Nimcan Hilaac and Hamda Queen❤🥰

  • @hthheeg3775
    @hthheeg3775 Před 4 lety +141

    Yaa daawanaya wkhti xamda jogto Turkey nimcana america😂

    • @faatinadam5755
      @faatinadam5755 Před 3 lety +2

      Hhhh aniga

    • @khadrayusuf6904
      @khadrayusuf6904 Před 3 lety +1

      Me 🙋‍♀️

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 Před 3 lety +3

      Xaadir wleee heestan dhageysigeeda kamaba dhargaba😢😢

    • @nastehahussein6945
      @nastehahussein6945 Před 3 lety

      Aniga hestan waan iskajeclahy xasuus ayey igalisey😥😥💔💖

    • @hassanherro
      @hassanherro Před 3 lety +1

      😁😁marka labad ee hestan soo xasuusto waxan rajaynaaa anoo canada joogo inuuu alle iiga dhigo😂

  • @maneabdi9264
    @maneabdi9264 Před 4 lety +11

    Wlhi heestani heesaha kale way iiga duwantahay sababtoo ah anigoo wakhti tahriib ah kujira ayaan dhagaysan jiray markaa taleefanka aan haystay heestan bas ah ayaa kujirtay alx hada switzerland buu ilahay nabad igu keenay 17.01.2020

  • @somarleyretro1790
    @somarleyretro1790 Před 6 lety +178

    4 seconds in and he already starts singing. This has to be a new record for Somali songs.

    • @hmm1699
      @hmm1699 Před 2 lety +9

      Hhhhh Haa waa ninka kaliyah oo hawshaa qabtay

    • @qadarjr1075
      @qadarjr1075 Před rokem +4

      3 sec 😂

    • @yukeyyare
      @yukeyyare Před rokem +3

      How did you figure out you must be explorer

    • @mahdijah913
      @mahdijah913 Před rokem +1

    • @umuri4793
      @umuri4793 Před rokem +3

      It's funny you said that ,I was thinking the same!

  • @YMXPRODUCTIONCO
    @YMXPRODUCTIONCO Před 2 lety +33

    Waqti socdaal fanaan yahay baan dhageesanaya heestaan Aduunyo!!

  • @bakarhaara5790
    @bakarhaara5790 Před rokem +17

    Waxan Dawanayaa Iyadoo 2023 2Week Ka Diman Inta Iga Dambeso Liketa Ha Ila Dhafin🥰

  • @barkhadlemohamed4051
    @barkhadlemohamed4051 Před 8 lety +100

    wallee xisaab iyo qurux waa mida aakhiro ee dambayn doonta ee illaah sxb haku soo hamuuniyo

    • @rahmaaden7733
      @rahmaaden7733 Před 4 lety +1

      Alaylehe waa runtaa xaal Allaah og xisaabina aakhiray jirtaa

    • @ayuubjafaal5247
      @ayuubjafaal5247 Před 4 lety +2

      Rabi wuu soo hanuunshay gabadha ducadaada rabi wuu aqbalay masha alah

    • @naxwoibraahim5858
      @naxwoibraahim5858 Před 4 lety +1

      @@ayuubjafaal5247 xamdi miyaa joojisay heesah bal i sheeg

    • @ayuubjafaal5247
      @ayuubjafaal5247 Před 4 lety

      @@naxwoibraahim5858 haaa ilaahay waakasoo hadeeyey

    • @Qaaliquman666
      @Qaaliquman666 Před 4 lety +1

      Wey ka tobadkentay ...anagana alle hanaga madobeyo amen 😭😭😭

  • @IsmahaanShirecabdule
    @IsmahaanShirecabdule Před 2 měsíci +5

    I am still listening 2024❤😅

  • @amirmohamedhassan5514
    @amirmohamedhassan5514 Před rokem +4

    Bal arag dunidan cadaalad ma jirto fan qoftan ka fariisatay ban dadaa ogahay ka heesan wlh iyaga mudna iney ka fariistan xamda queen qaluubteena ka bixi maysid insha allah

  • @apdikaniali9516
    @apdikaniali9516 Před 5 lety +63

    Cidii 2018/2019 dhagaysanaysa liketa ❤👍

  • @nuurmediaabdi4267
    @nuurmediaabdi4267 Před 4 lety +100

    Yaa dawanaya 2020
    👇 like dhaaf plz 👌❤️🙈

  • @fatimacabdisalan-cc2zp
    @fatimacabdisalan-cc2zp Před 10 měsíci +9

    Waa Habeenkii afaraad aan si niyad u dhageysanooyo 😢 waliba xajigyga o safar iga maqan xlda ku xun tahay ani i asagaba 😭😭alla ilahyw asaga cafimad qabo iso celi😢😢😢

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 4 lety +71

    Nimcaan fanku isagaa u baahan "another level his voice Mnsh Allaah" 💖

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před 4 lety +25

    2019 Yaa ila daawanayo
    Waxan ku xasuusTa heestan wagey soo baxdey jcylkeyga baaa jecLaa Oo ay mobilka Ugu jirtay 😢

  • @sahalhanscana6731
    @sahalhanscana6731 Před 5 lety +321

    Qofkii 2019 bisha 3 dawanaya like ta ha ila dhaafin

  • @sakarie3554
    @sakarie3554 Před 2 lety +4

    2022 ayaan Heestan wali dhagaysnayaa
    waxay ahaayeen laba fanaan Oo hibo dhaba lahaa
    Iyaga iyo fanaaniinta wakhtigaas ee xidigiihi hore
    imika waxa ka baxay xidigo badan kooxdaas
    1 Hamda queen
    2 Abdi hani
    3 Mahamed Bk
    markay isku duubnaayeen waxay ahaayeen kooxihii danbe
    ee soomaalida kuwa ugu caansanaa wakhtigan waxaana
    garab taagnaa Hal abuurkii jiilka ugu murti waynaa laabsaalax, xasan daahir Weedhsame, kuna farro yaraystay inkastoo wakhtigu kala soconaayo oo la kala tagaayo hadana guul bay ka wada gaadheen,
    Abdirahman Somali best chanel 🍂🙏

  • @ahmatmoh8137
    @ahmatmoh8137 Před 3 lety +5

    2021 ayan dawanya ka wrn
    Iyado xaaskaygi ila jogto walipa ♥️♥️😂
    Igu so duceya inay xaskaygu 25 ubad ah idhashana

  • @naimahaile3583
    @naimahaile3583 Před 8 lety +94

    Love our youth in Somalia, Nimcaan Hilaac, Beautiful Xamda Queen, Hodan A, BK, Bakaal my lovely boy and all of our youth.

  • @lajecleeyleyliina3373
    @lajecleeyleyliina3373 Před 5 lety +62

    Ilmada😢😢 susuboysan Jcylkn ka socdaan Ku sogootinaya😢😭 8bishii Apriil 2019

  • @danie5233
    @danie5233 Před rokem +17

    Wallahi I remember this song when I was 9 years old I heard it in Xamar all the time 😭 I wanna cry I’m having hard time and this song reminds me of the happy times when I lived in Somalia 😢

  • @user-ng9fx2lr5s
    @user-ng9fx2lr5s Před 4 lety +27

    2020 Qofkii ila socdo halaga arko like ta😭❤✅

  • @khadarbashir5619
    @khadarbashir5619 Před 5 lety +142

    Inta daanaysa 2019 like ta ha ila dhafin👍

    • @ashligalde539
      @ashligalde539 Před 4 lety

      Hhhhh sxp waankaaaga danbeeyee subscribe dhac iigu sii waa bisadeeniiye

  • @asmaqaali7739
    @asmaqaali7739 Před 6 lety +406

    intii daawatey 2018 like ha ila dhaafin

  • @amiin0103
    @amiin0103 Před 2 lety +9

    Sanadku waa 2022 heestu waa 8 jir 100 sano caruurta awoowga u ahay. Ilma adeerayaalow liketa kugaarsiiya 😍

  • @ayuubmohamedismail4505
    @ayuubmohamedismail4505 Před 10 měsíci +4

    Qof Walba Heestan Si Ayuu U Dareemayaa Lkn Nolasheda Si Weyn Ayaa U Dareemay Heestan Wakhti Walba Qeyb Ka Mid Ah Ayaa Siiyey ❤😢😢😢

  • @blueisthecolour2879
    @blueisthecolour2879 Před 4 lety +53

    2020 yaa daawanaya. One of my favourite songs. Nimcaan hillaac iyo xamda quen

  • @justforyou5528
    @justforyou5528 Před 6 lety +23

    Somali beautiful heart people. From Eritrea👋

  • @engrcasanyo120
    @engrcasanyo120 Před 2 lety +30

    2022 yaa ila soo booqday markale nimcaan iyo queen 😘🤩🤩😍

  • @KhadroAxmed-lx9cc
    @KhadroAxmed-lx9cc Před 10 měsíci +6

    Inkasto heesauhu danbi yihiin hdna wxn dib uso booqdy 2023❤

  • @ideeboss512
    @ideeboss512 Před 4 lety +17

    Hey am American and I liked this song and all Somali people 😍

  • @Shamuureofficall
    @Shamuureofficall Před 11 měsíci +6

    Still ⁰waxan dawan doona 2024 hadan gaaro😢

  • @iimaannuur8374
    @iimaannuur8374 Před rokem +3

    Xasuus long time wakhti bey aheet xiligii qangarka an ahaa iyo xirada qaxootiga ee ifo mar kale caawa ayaan dib u raadiyey After 7years comming soon 8years loveyou NIMCAN IYO mss HAMDA QUEEN 🥀

  • @apdirahmaanpaapoco2116
    @apdirahmaanpaapoco2116 Před 2 lety +1

    Wakhti xaadirkan aan heesta dhagaysanyo waa 19/10/2021.xamda queen fankii way ka baxday oo xagii diinta iyo qoyskeedi bay ubaydhay.sidoo kale Nimcaan hilaac America ayuu jooga oo qoyskiisi bay dib isu Heleen .sidoo kale kooxdii xidigaha ee ay ka midka ahaayen way ka baxeen Kooxdina ilaa imika garan mayno meel ay ku danbaysay. 🤚Nimcaan abdirahmaan Hassan mouse hilaac ❤👏

  • @caydaruusmaxamuud2223
    @caydaruusmaxamuud2223 Před 5 lety +45

    2019 Samirkay Mahungoobo Waa Kusii Sugayaaye....like

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před 4 lety +35

    WAX DAWANAYA 2020 ANAA UGU DANBEYEY Ban Filaa WAA WADA 2019 UGU DANBEEYEY WAX HEESTAN DAWADA MALAA 😂😏 INTII GADAL KA DAWANYSA LIKETA IGU SHARFA BILA CALEEG 😜😏😏😰11 February 2020

    • @amiiratashnaa8611
      @amiiratashnaa8611 Před 4 lety +1

      quruxe benta daa kuwa dhahyen January 2020 yaila dawoyo😅✌

    • @ridwancaamir6707
      @ridwancaamir6707 Před 4 lety

      Amiira Tashnaa aniga😂 09/04/2020

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 Před 4 lety

      @@amiiratashnaa8611 𝑚𝑎 𝑖𝑙𝑎 𝑑𝑎𝑤𝑎𝑛𝑖 𝑞𝑢𝑟𝑢𝑥𝑒𝑦 𝑘𝑘𝑘𝑘𝑘𝑘𝑘𝑘𝑘𝑘𝑘

    • @zakisamehofficial7372
      @zakisamehofficial7372 Před 3 lety

      1 year ago 😂

    • @nimc_8
      @nimc_8 Před 3 lety

      @@zakisamehofficial7372 2 weeks ago 😂😂

  • @abdallahassan8888
    @abdallahassan8888 Před 2 lety +11

    I first heard this song on BBC Somali n
    ,I was in nairobi 🇰🇪 .

  • @hawaosman3965
    @hawaosman3965 Před 3 lety +5

    Xusus waye heestan jaceylkeyga safar iga aaday mudo 3bil iga maqana oo codkiisa aan waysana dhageysan jiray hadasa wa isla joogna Alx😭😭😭

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 Před 5 lety +92

    2019 yadawanaya 😂😂😂

  • @khdraomar5478
    @khdraomar5478 Před 7 lety +14

    Best song agteyda qaali Ku ahHdii fanaaniintu danbaabayso koleyba wx naf leh Ku danbaaba sida hamda iyo Nimcaaan❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliomardeerow5104
    @aliomardeerow5104 Před rokem +8

    Iam turkish and I love somali songs nimcan hilac is legendary is my favorite song 😘😪

  • @abdirahmanhussien5319
    @abdirahmanhussien5319 Před rokem +26

    7 years still I am listening 🎶 😢

  • @gagale505
    @gagale505 Před 6 lety +50

    somalidu waa sunta hargaha maxaad kaga mashquulaysaan gabadhan iska bashalaysa xaq bay uleedahahay inay sidaydoonto u ciyaarto sobobto ah lagac bay ka bixisay shawga markaa somalaay indha magalada u qaybiya oo ka dulqaada qoftu haniga bashashee:...cidii rayigayga igu tageersan like isaara comenygan

    • @iamrefugee6994
      @iamrefugee6994 Před 3 lety

      Noocaga oo kle waaye taas heeskanba ayada unacay la merde

  • @ancaaamnuur2919
    @ancaaamnuur2919 Před 4 lety +22

    2019Yaila dawanaya 3 December oo haben yaila dawa like hala dhafin ❤❤❤❤❤😍😍

  • @engrashiid8569
    @engrashiid8569 Před rokem +5

    10 million ma gaadhay wali aan ku arko hadaba.👍👍👍

  • @Abdullahi_Dhakaal
    @Abdullahi_Dhakaal Před 11 měsíci +14

    Still listening The day this was released 12 years ago till today 2023.

  • @fanaxcade1979
    @fanaxcade1979 Před 8 lety +35

    waaaw Nimcaan Hilaac Waa fanaan soomaaliyeed Waa nin An qabyaalad Aqaanin noolaaw sxb Halkaad rabto xur Aya tahay bro baashaal

  • @aarhassan5567
    @aarhassan5567 Před 5 lety +37

    Anyone reppin 2019 l🙋‍♂️

  • @zeynabibrahimhassan6164
    @zeynabibrahimhassan6164 Před rokem +5

    Wxa dhegeysan jiry Ano sagalad ah Hadana wn dhameyey school 3sano jmcd ibaxdy wxan udhegeysanaya wil An jclhy oo An kala fognhy xasuus 223/6/12 11:4 barisinimo ah wxn ku duceysanaa inn calf isku yelan dono I.a❤🤲🤲

  • @hanadabdullahiaden9617
    @hanadabdullahiaden9617 Před 3 lety +11

    What a singer nimcaan Abdirahman hassan brother ❤️❤️🙌🏿

  • @falisigal579
    @falisigal579 Před 4 lety +14

    Heestan kamaba daalo dhagesigeda
    Inta 2019 ila dawenasa liketa liketa💕💕

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 Před 8 lety +50

    kuwii ilmo Nairobi ahaa ila eega ala maxaa laga aarsadey nidaam saan ayaan u aqaan caku dad masrax kawada nikinaayo iyo fanaanin lagu dhag dhagaayo uff well done xidigaha geeska

    • @mahdikeinan445
      @mahdikeinan445 Před 8 lety +1

      Sori wll Ciyal Nairobi Masrax lasokoro xisa uma qabaan waqtigu wasocoda sida ayuna caqligodha usikordaaay

    • @sadakmohamud5676
      @sadakmohamud5676 Před 8 lety +1

      walee benta ma ahan sificn loo galay

    • @hassanhussein4601
      @hassanhussein4601 Před 8 lety

      +Najkov mohamed Sxb Maasruxu Yaanu Kula Noqon Wax Wayn Oo Lagu Faano Haday Inaantu Ku Tidhi Ma Korin Mana Jecli Macnehedu Mahaa Inad Cay Ugu Badasho Ka So Qaad Walasha Oo Kale Oo Sida Isku Dhowrtay Sxb Wax Kasta Nidaamka Ayaay Ku Qurux Badan Yihin Caytuna Kuma Ficna Mida Kale Waa Hees Somali Ah Ee Somalikaga Iskaga Hadal English Aqoon Ku Noqon Maye Ku Faan Waxad Tahay Waxan Huba Inaantu Haday Ku Horjoogi Lahayd Walal Macan Abaayo Intaad Tidah Inad Si Wanagsan Ugu Jawabi Lahayd Marka Sxb Gacantu Yanay Ku Shaqayn Aqligu Ha Ku Shaqeeyo Waa Iga Waano Xuman Hadad U Fahanto Caydu Way Ku Furan Tahay Ilayn Hortayda Waxba Kama Horlihide 😂😂😂

    • @nimconalka4918
      @nimconalka4918 Před 8 lety

      +Najkov mohamed hhhhhh xaar ayaad so hurguftey dhinac igala Mar qaniis futadiisa baqaar noqotey wax walbo ka filo I m always me waxaad afkaada ka tiri waxbo iima dhibeyso lkn la qabsi dheerarka jooji that's bad for you yuck 😤

    • @nimconalka4918
      @nimconalka4918 Před 8 lety

      +Hassan Mo kkkk thanks walalkey qof walbo aqligiisa ayuu hadlaa lax igu bacaac tidhi waxbo iga qaadi meyso

  • @TaajirHoYadii
    @TaajirHoYadii Před měsícem +3

    Heestan xasus gaara iyo dareen goniya ayay igu ledahay 2015 ilaa Hada ooy tahay 2024 wan dahagaystaaa jcyL kaygii oo iga dheraaaday ayaan ku sagotiyay waana rajeynayaa in dhawaan aan midawno pls igu so duceeya qofkayga in anakoo nabada aanu isu nimaadno😭💔🥹🤲🔐

  • @muheydaadam8300
    @muheydaadam8300 Před 2 lety +23

    It was one of my fav back in 2014 wen i was so deeply in luv, n now am here 2021 its reminding me of him n missing him but he moved on with his live witht me🥺

  • @maxamedciise149
    @maxamedciise149 Před 5 lety +14

    Who is waching 2019/3/8 😍😍😍 peace & love all somali people✌️✌✌

  • @hodanupthirahman9437
    @hodanupthirahman9437 Před 4 lety +5

    Nafta waan sasaba sawirkaaga tuza zidii oy sabiya sabalan ki wadaaa
    Hees aan jeclhy
    10 janaury 2020
    Intii iga dambysa like hala bakhylin

  • @mohameth_jozeph
    @mohameth_jozeph Před rokem +5

    Ma jecli heesaha Sagootinta Ah balse hesstan anoo dhagaysanaya uun Baan idamka alle iska arkaa....💔😌
    Nimcaan abdirahmaan hassan & Hamda abdi Kinaal ( Gumbuur Girl 👸)
    28/ january/2023 12:08 Pm

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 Před 2 lety +8

    2022-da hadaa daawanaysid like-ta ha ila dhaafin😂. Nimcaan hilaac the one and only somali singer.

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 Před 4 lety +20

    Hadaad daawanayzo 2019 like ha kala baaqsan

  • @abdirahmancmm
    @abdirahmancmm Před 5 lety +7

    Hadaad *2019* dawatay is muuji
    Samirkay ma hungooboo waan kusii sugayaaye xiligeenoo samaadiyo saadaashaa xigi doonta 😍❤ 2019👀👀

  • @najmaahmed6542
    @najmaahmed6542 Před rokem +4

    Heestan waxan ad udhagaysan jiray 2022 balse cawa ayan dib uguso ceshtay si’aan wakhtigi qurxoona bal inyar na xasustisa uga dalacdo😢 aad ban uga naxa laba qof kasta o kala dheranaya dal , wadan , iyo magaloyinba😢 malmuhu haw samaxaan kuwa kala fog inay isku soceliyan .

  • @JOHNCena-oo3ve
    @JOHNCena-oo3ve Před 6 měsíci +6

    8 years and still listening 🎶 ❤️

  • @axmeddimond457
    @axmeddimond457 Před 4 lety +9

    Àxmèď ďìmòñď Jacaylki igatagay 2015 waxan sugaba
    Hadan helay 2020 👍like isii Haygna xasidin

  • @safaalaahi8950
    @safaalaahi8950 Před 8 měsíci +4

    8sano kadib caawaan kusoo noqday heestana aan siweyn udareemayaa😢😢
    ilmadaa susumaysoo Jacaylkayga socdaalaan ku sagootinayaa😢nabadgelyo abaal badanihii Reer saylac oow😢❤
    21/11/2023❤😢

  • @cabdallanuur4801
    @cabdallanuur4801 Před 6 měsíci +3

    Another comeback. 6 1. 2024. Still my favourite. Qofki iga dambeeyow.
    Like e isaar thank.
    . ❤❤❤❤

  • @Ms.Hamashool
    @Ms.Hamashool Před 2 lety +47

    I was obsessed with this song in 2016 …………… and still is 😜🤣😭😭😭

    • @osmanabdihakimmohamed9483
      @osmanabdihakimmohamed9483 Před 7 měsíci

      I thought i was the only once. Thier dancing moves is in another world

    • @siraha4837
      @siraha4837 Před 4 měsíci

      Are you still, I just found out the song and I can't stop listening 🎧