AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 04. 2017
  • AXMED AARSHE : CAASHAQU DAN GUUD MAAHA
    EREYADA : SIDIIQ BURMAD
    LAXANKA : XASAN DHUXUL LAABSAALAX
    TABINTA : WARIYE SAGAL MUSTAFE
    XIDIGAHA GEESKA CIID PROGRAM HARGEISA 2017
    Copyright Hawraar Music Production
  • Hudba

Komentáře • 2,4K

  • @user-rg9iw4do3t
    @user-rg9iw4do3t Před 6 měsíci +50

    2024 ya dhgysanya wli 😂😂😂😂

  • @axmedjama4145
    @axmedjama4145 Před 4 lety +646

    2030 alle caafimaad hakugu gaadhsiiyo like iisaar 😍😍

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 Před 2 lety +653

    Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay😊 hadaa iga danbeyso like isaar🤗😂

  • @ayaanadawebinticadaawe7586
    @ayaanadawebinticadaawe7586 Před 2 lety +32

    Taariiqdu waa 13-7-2022 hbeen qamiis soo gleeso in.llh wx dib u soo booqan doonaa fariinteeda next year🥰🅰️💖

  • @muniishatogdheerilkacas3238

    Wakhtigu dheerya heestan hargysa ayaan Ku dhagaysan jiray
    Iminkana 2020 February
    Nairobi ayaan jooga

  • @m.a.asports2409
    @m.a.asports2409 Před 5 lety +256

    Fanaan Africa jooga oo 2 million views kor udhaafaya Hargeisa uun baa laga helaa. Korkaad isaaran tihiin reer somaliland from Galmudug state ❤

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 Před 5 lety

      czcams.com/video/D9nm79zrToI/video.html
      #3.7💪

    • @nimcodayr2121
      @nimcodayr2121 Před 3 lety +4

      Hhhhh

    • @anisaahmed1926
      @anisaahmed1926 Před 3 lety +4

      Hhhh miskiin

    • @filsanxasan1897
      @filsanxasan1897 Před 3 lety +4

      Bentaa waye papa🤣

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm Před 2 lety +5

      Allaha ku shaafiyo Ee CZcams dib ugu laabo ee xisaabta iska sax____ 15 M _____ views ayaan heesanaa guuleed simba suldaan seeraar kiin Jamac farxiyo kabayare xariir Axmad cawaale aadan zaki Yare

  • @WLL_LB
    @WLL_LB Před 9 měsíci +47

    Dadbaa 2024 daawan doona 🙋‍♂️😂

  • @abshirsaayga2397
    @abshirsaayga2397 Před 7 měsíci +51

    6 sano Kadip Hadad dawaneyso waxa tahay legend like Is ku muuhi🖐️❤️

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 Před 6 lety +551

    Af somaliga quruxdiisa haddad rabto waa un waqooyi marka anoo siyaasad eegin waan ku faraxsanhy inaan reer waqooyi ahay ❤ frome laascanood

    • @ilhaanmursalsaeedsaeed3020
      @ilhaanmursalsaeedsaeed3020 Před 5 lety +15

      WA run afsomali waa wa qooyi lkn runti lahjadaha kale way wada quruxd badanyihin iam from sanaag

    • @shucaybmaxamud2842
      @shucaybmaxamud2842 Před 5 lety +11

      @@ilhaanmursalsaeedsaeed3020 sanaag hadda waa waqooyi saw ma ogid
      Boqortooyo

    • @AbdirahmanAddow
      @AbdirahmanAddow Před 5 lety +21

      Sax waxan ahay reer xamar fanka reer hargeso wan jeclahay hurmar iyo gubanino no qabiiil

    • @mohamedqoor1531
      @mohamedqoor1531 Před 5 lety +4

      waa u qalantaa inaad coment lagaa bixiyo

    • @Bar-xw8vq
      @Bar-xw8vq Před 5 lety +2

      Wilka gabadha Trump qabo fiska

  • @ayaanhirzi1958
    @ayaanhirzi1958 Před 3 lety +157

    2021 hadad dhagayzanayzid like izaar❤

  • @abdiqanimusa5201
    @abdiqanimusa5201 Před 4 lety +547

    2020 hadada dhagaysanayso like isaar

  • @highlights8838
    @highlights8838 Před rokem +48

    Still listen 2023😢😪

  • @nimcancisman6240
    @nimcancisman6240 Před 7 lety +497

    Reer somalind waa idin amin sanahy from muqdisho
    fanka idinka aya leh🙌🙌

    • @crazyguy2054
      @crazyguy2054 Před 6 lety +24

      Nimcan Cisman talahi wixii comment aan aqriyaay adigaa uugu roonaay marka like gaaga waa banaanka (from muqdisho cml waayo dadka qaar ku lahaa from Somalia 😂😂😂 iyaga soomali ma ahan miyaaa (muqdisho iyo hargeysa baan kala nahay uun

    • @nimcohassan8416
      @nimcohassan8416 Před 6 lety +1

      Waw I like song

    • @hamdaahmed8975
      @hamdaahmed8975 Před 6 lety

      Nimcan Cisman 😣😩😒😐😩😑😑😑😒😩😑😑

    • @ahmedkadar3640
      @ahmedkadar3640 Před 6 lety

      Nimcan Cisman KB

    • @nimadjama5108
      @nimadjama5108 Před 6 lety +1

      Fuck somaliya

  • @munoabdirahman4776
    @munoabdirahman4776 Před 7 lety +228

    waaaaw wlh fanaan Somaliland uqiray Insha allah waxan urajayn jiritaan nabad waarta iyo ictiraaf viva Somaliland ❤❤👍👍👌👌❤ hadaanahay reer puntland waan idin aaninsanahay

  • @yousefsiow6243
    @yousefsiow6243 Před 4 lety +315

    Coronavirus Hadaa ka nabad gashey like isaar 😂😂

  • @Badcaption1991
    @Badcaption1991 Před 4 lety +66

    Nin xikmad ilahey siiyay ba erayada sameyay
    Waxana qaday nin hibo rabi ka muuqata
    Waxana dawaday ano ah nin fanka iyo rer waqoy ba jecel
    ❤️

  • @nawalshiregeedi7497
    @nawalshiregeedi7497 Před 6 lety +212

    Hoyadi fanka hargesay ani wan idin istagay reer Somaliland dad jira tahiin nolada walalaya❤👑l from Puntland🙏❤

  • @mzzsmileuggie8968
    @mzzsmileuggie8968 Před 7 lety +129

    laba ruuux dareeenkooda waa dabar mataaneeya absuletly
    Sidiiq burmad waan ku aaminsanay bro
    how amizing words wlhi

  • @munacaddey4479
    @munacaddey4479 Před 5 lety +30

    Wlllhi heestan macneheda waxa fahmaya laba lamaano jacayl lagu dhipay oo saddexeya soo dhax galay sida aniga hadda iheesato oo kale😥😭😿

  • @AbdiwahaaB-mohamed
    @AbdiwahaaB-mohamed Před 9 měsíci +6

    Waa malin axad ah xiiLi duhura wakhtigu qurux badan yahay inkasto anan jacayL an lahayN waxan rajay naya ina heeLo tii naftayda an fici lahayd maliin mal maha kamiid ah 2023 10 24 ❤❤ adigana khayr banku rajay naya wll mcn❤❤😢😢😢

  • @balqiisajaamac4019
    @balqiisajaamac4019 Před 7 lety +155

    masha Allah am from mugadisho rer hargeisa love uuuu my blood xiisihina Mar qura imadayo

    • @xabiboxabibomahamud3564
      @xabiboxabibomahamud3564 Před 5 lety

      Waawww afkeena waa qurux maashalaah😘😘😘😙😙

    • @h.lakimohamed5126
      @h.lakimohamed5126 Před 4 lety +11

      Xamar xiisaheedaan I dhigin xillikastoy tahaye
      Marbaan xarunta soo booqan oon wiil kasoo xulane
      Xaruntii dalkaay nabad ilaah kugu xasili wayne
      Ii xooji samirkaan ku faray kolay xor baad noqone
      Isaaq girl from Somaliland/Hargeisa.😂

    • @sacdiyosimansacdiyosiman5987
      @sacdiyosimansacdiyosiman5987 Před 4 lety

      m.a afka cano lagu qabay love reer hargeyso nolada m.a

    • @AAR-SANAAG
      @AAR-SANAAG Před 4 lety

      Balqiisa you are very Welcome to Your home to #SOMALILAND

    • @mojama6484
      @mojama6484 Před 4 lety

      Sodhow walal qali, somali ayunba lays ku yahay marwalba

  • @ibtisammohamood231
    @ibtisammohamood231 Před 7 lety +809

    ar rerkii somalilland ahaa anigu waa idin aminsanahy inaa sugan laidinkuhysa viv somalilind nolada my dheega form somalia specialy jubaland 😘😘😘😘😘😘😘inta iguracsan farta hatagto hormor wacan

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 Před 3 lety +16

    Anigoo ah reer muqdisho ah waxaan idin lee yahay wllaheena reer somaliland allaha nabada idiin siyaadiyo hormarkiina weeynu jacelnahay

  • @FaadumoYuusuf-ys4fn
    @FaadumoYuusuf-ys4fn Před 11 měsíci +210

    Still listen 2024😮😮😅

    • @ugaasnaaif9070
      @ugaasnaaif9070 Před 8 měsíci +16

      Lamagaarine hordhac maa uthay😂❤

    • @NimcoYaasiin-bz5rb
      @NimcoYaasiin-bz5rb Před 7 měsíci +3

      ❤❤❤❤

    • @Kaafiyo742
      @Kaafiyo742 Před 7 měsíci

      ​@@ugaasnaaif9070😊😊❤❤❤😊❤😊😊😊😊😊❤❤❤❤😊😊❤😊❤😊😊😊😊😊😊😊

    • @rahmamohamoud1865
      @rahmamohamoud1865 Před 7 měsíci

      @@ugaasnaaif90707days ba dhiman😂

    • @xikameditz3144
      @xikameditz3144 Před 6 měsíci +4

      𝙳𝚊𝚍𝚔𝚊𝚊𝚗 𝚢𝚊𝚊𝚋 𝚋𝚊𝚍𝚊𝚗𝚊𝚊

  • @aymanchannel4075
    @aymanchannel4075 Před 7 lety +244

    xaqiiqdii wiilkaan waa nin mustaqbal fan leh iga qora manta caadi ma ahan codkiisa 👌👌👌👈

  • @zeinagamadid4572
    @zeinagamadid4572 Před 6 lety +126

    Hargeisa Hoygi Fanka IYo sugaanta
    Ma Home Land🔥✋

  • @abdiazizmohamed5781
    @abdiazizmohamed5781 Před 4 lety +18

    Balbalaarka iyo faladagan allah idin qarib ma idin dhahaa fanka kuwas unacay ani wlhi codkisa ayan wax lasisan karin 💥💥🔥🔥🙏🙏

  • @abdiqanimahamed4427
    @abdiqanimahamed4427 Před 5 lety +357

    2019
    Yaa dawaday
    Hadad wllo hayga xasidin iizara

  • @mohamedibnu3142
    @mohamedibnu3142 Před 6 lety +105

    Wllayda reer somali land kal iyo laab ayaan ediin jacalnahay hooygi fanka noolada I.m from jiigjiiga Ogaden dhalda

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 Před 5 lety +5

      hhhhhh
      waan ku slaamay inaaadeer dad nagu qaaliya oonu is af iyo dhaqan naqaan

  • @almaasmohamuud5266
    @almaasmohamuud5266 Před 7 lety +55

    Alla wiilka cadi maha viva somaliland waxa ehe somalida muqdisho hargeysa wan tageeraa horumarkooda 😎😎😎 big salaan from sweden

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 Před 3 lety +26

    2020 hadaad dawanayso oo aad iga danbayso like isaar 🌟💫🌍

  • @anisasaleban3423
    @anisasaleban3423 Před 4 lety +56

    ila hada yaa ila dhagaysanaya 3/5;2020 sanadka cusub like ha ila dhafina wlalyal 🥰

  • @abdulfatahsheikh7743
    @abdulfatahsheikh7743 Před 7 lety +102

    i am somalian boy but wlhi aad iyo aad u jeclhy somalilaand viva somaliland kor mr wlbo inta igu racsan farta taaga

  • @najibkramer9473
    @najibkramer9473 Před 7 lety +59

    walee soomaalidii waxbaa kala heysto heestaan daahba laygama saarin allow isku kaaya maslax XIDIGAHA GEESKA taageerahooda 1aad waa aniga ina adeer

  • @simanibraahin7941
    @simanibraahin7941 Před 4 lety +39

    2019 iyaa dhageysanayo like yaa leyga iloobin

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi Před 8 měsíci +3

    Waaw abwaan aan aad utaagero ayaa heestaa sameeyey
    Siddiq maxamed burmad my faV abwaaN alle haku dhowro ❤

  • @khadijasiyad953
    @khadijasiyad953 Před 5 lety +12

    dhamaan reer somalind waa fanaani rasmi wax jira bey ka hadalan eee ya isiin ahmed karshe telkiisa hadaad haysan isyaa wan daneenaya

  • @iidlekudun2815
    @iidlekudun2815 Před 4 lety +168

    Who is watching 2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣❓🎤🎧
    👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hafsacisman5739
    @hafsacisman5739 Před 3 lety +3

    Bk , hamda queen , cabdihani xaashi
    4 sanno ayaan halkaan idin ka arkaa.
    Aad baan ugu riyaqay go'ankaa ka qadaten saaxada fanka. Anagana alle ha naga madobeyo dhageysigeda🤚

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 Před 5 lety +15

    Ahmed waLi Music wuu kaGa HaDLinYaH inTa iLa araGta Like

  • @walaalqaysar4015
    @walaalqaysar4015 Před 4 lety +6

    Hadad dawanyso 2020 bisHa ramdaan iyadoo lgujiro
    alha nagawada aqbalee like isaar wll plz

  • @bernardonyango3531
    @bernardonyango3531 Před 4 lety +60

    This is a wonderful song that I remember to my blood brother """""Yuu Mwenyewe""""""u deserve alot of respect bro...if Mohaa is ur friend also then like and comment

  • @soso_____queen1108
    @soso_____queen1108 Před 3 lety +123

    Still 2021 ka xitaa waan dhageysanaya I love this. Axmed aarshe nooloow in badan ❤

  • @mohameth_jozeph
    @mohameth_jozeph Před 2 lety +9

    "Warka iyo dabuubtiinu kuma duxin kashaydee......Heee!
    After 5 yrs ayaan dib u dhagaystay heestan cajiibkaa.

  • @mataanhomedecoration
    @mataanhomedecoration Před 6 lety +71

    Reer somaliland hadaa naga go,daan yaa noo hesaya my lovely qaarabo ❤️

  • @sooraanmire7791
    @sooraanmire7791 Před 5 lety +43

    Caashaqu danguud Maha abwaan sidiiq burmad halyay reer hawda hadana reer hargaysa👋💞💯☑

  • @Abdirizakjabane
    @Abdirizakjabane Před měsícem +1

    Hooyadii afka-iyo suugaanta hargaysa hadhwanaag uunbaa laga helaa fanaaniin aad heesahooda ka xiiso dhaceen
    From sacad yoonis+habar yoonis

  • @asmahussen5166
    @asmahussen5166 Před 5 lety +10

    Anigu hargaysa waanka yaabay wlahi waxa isugi yimid dad xula dhanka fanka ma jirto magaalo soomliyeed oo la tartami karta hargaysa hargaysaaay ciil ha mudan

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Před 3 lety +7

    Ramadan Dhan ayaan waddankii heestan ku dhagaysan jirnay aniga
    Hamse ebrahim Daahir
    Ahmed saleeban cilmi
    Laba Legand bay ahyeen ragsi😁

  • @mariajamac1392
    @mariajamac1392 Před 7 lety +119

    wale xidigaha fanaan ba uso baxay Axmed aarshe inan yaro cod leh so dhawaw fanaanka da'da yar 🌷💐👏👏👏👏👏👏

  • @ayanahmed6717
    @ayanahmed6717 Před 4 lety +12

    Rer hargaysa wan idine salamay wllyal wan idine tageera From bosooso cdy 😍💞 dhiigayaga

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 Před 2 lety +28

    2022 iyo Axmed Aarshe!!!
    Caashaqu dan guud maaha
    2 ruux dareenkooda
    Waa dabar mataaneeyee😍😍😍😍

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Před 4 lety +15

    2020 👀👂 hadad wanaysid wan idin salamaa 😁🙋‍♀️

  • @mame77calicabdi5
    @mame77calicabdi5 Před 3 lety +39

    From jijiga I love axmed arshe🙏❤👑

  • @sahra4091
    @sahra4091 Před 5 lety +57

    I am Oromo I don't even understand but I like this song.

    • @mojama6484
      @mojama6484 Před 4 lety +4

      Sara. It means there are haters for every couple who love each other, but life goes on and the love will last long

    • @ummusuheyb3116
      @ummusuheyb3116 Před 2 lety +1

      @@mojama6484 hfdf

    • @ridwaanhassan9571
      @ridwaanhassan9571 Před 9 měsíci +1

      Waa lagu wasaa oromoy😂

    • @shiiraar
      @shiiraar Před 9 měsíci

      @@ummusuheyb3116😊😅😅

  • @BoqRaD
    @BoqRaD Před 6 měsíci +10

    Still listen 🎧 2024❤

  • @somboi71
    @somboi71 Před 7 lety +83

    Hargeisa waa hoygii fanka somali odhan amba doona amba didaa. VIVA HARGEISA SOAMALILAND

  • @munaahmed6125
    @munaahmed6125 Před 7 lety +40

    Intee xidigaha geeska kufaraxsan ilketa igu qabta ✅

  • @husseingabile
    @husseingabile Před 2 lety +4

    Big legend weeye aarshe wallhi fanaan aan taageero sidoo kale waxaan halkaa ka arkaa macalinkaygii ahmedwali oo ku raaxaysanaya tumista music 🎶✊

  • @taageeraharaysalwasaarexam117

    2020tan cidu iga ma hor daawan

  • @zaamimohamet1570
    @zaamimohamet1570 Před 11 měsíci +3

    Hestan aadka umacan xasus Gaar ah bay igu ledahay 2017 marki ay so baxday waxan ku xidhna jeelka Mandheera aad ban udhgeysan jirey oo waqtiga isku dhafin jirey run ahanti Qalad an smeyey iyo dhalinyarniman uxidhna lkn wayo aragnimo aya ikorodhay
    Ku raxaysta Hestan macanka badan jiilkayga iyo kuwa iga dambeyowba.❤

  • @habiibochannel7512
    @habiibochannel7512 Před 3 lety +5

    Caashuqo danguud maahan❤😓⚘
    Labo ruux dareenkooda❤😓⚘waa gabar mataaneeya⚘💃💑
    Qofkia lee ka meelkadoona waa dulsaaray😍
    Dadow jaceelkayga doodiina umabahno😚ama dabin noo iyaasa😚ama dacad ahaada
    Anigoo reer xamar ah waxaa leeyahay somaliland fanka idinkaa ukuleh❤❤❤

  • @user-oq1tj5oh3j
    @user-oq1tj5oh3j Před 3 měsíci +1

    Taariikdu waa 10/April/2024 after six years habeen ciida oo Jawigu noo Dagan yhy aniga iyo asxaabteyda waxan filayaa idinka na idiin Dagan yhy❤❤ hadaad iga dambeyso like isaar legends 🎉❤

  • @nuuneomar4593
    @nuuneomar4593 Před 4 lety +18

    absolutely laba ruux dareenkooda waa dabar mataaneeya 👫
    🙏😛💔
    daynmaayo Tuumaanku Kulankeeda doonaayo 💔💗sawjar abdi 🧕🏾🔥💓

  • @shirwajama8389
    @shirwajama8389 Před 6 lety +10

    Waa fanan da'a yar o mustaqbal haysta cadi maha heestan

  • @nasteexoahmedyuusuf5481
    @nasteexoahmedyuusuf5481 Před rokem +4

    Dab adoo afuufaayo🔥
    wada kala dilkoodiye 💔
    qalbiyada is doonaayo🤕
    waji daacad nimo been ah😭

  • @naliitaqueen3020
    @naliitaqueen3020 Před rokem +4

    Dayn maaYo kuu maankaygu kulankiisa donaayO hestu xanun bdaNaa😭❤😥

  • @GuledAar
    @GuledAar Před rokem +1

    Caashaqu dan guud ma'ahan reer somaliland waa dad wada hal abuur ah oo ilaahay u fududeeyay afka soomaaliga Guulaysta gacalayaal from Jigjiga.

  • @abdullahiyussuf3588
    @abdullahiyussuf3588 Před 6 lety +90

    I am from garissa I specially Somaliya North Easten kenya I like Somaliland nd Somaliya musik

    • @awaaleali1363
      @awaaleali1363 Před 6 lety

      Abdullahi Yussuf thenks garisa

    • @ifraahxasen2485
      @ifraahxasen2485 Před 5 lety

      Hldjzeb

    • @mohamedshelare153
      @mohamedshelare153 Před 4 lety +1

      Af Somali Ku soo qor

    • @cajabfiqi
      @cajabfiqi Před 3 lety +2

      There is no country call Somaliland
      Somaliland is regional state and party of Somalia🇸🇴 I guess u head Puntland Jubaland Somaliland and many more they all regional states

    • @ismailsaid1920
      @ismailsaid1920 Před 3 lety

      Somalia 🇸🇴 only one bro

  • @Gashaamo99
    @Gashaamo99 Před 7 lety +39

    war hee dhe waxad kala saartaan somalia iyo somali, somalia wa wadan sida somaliland oo kale ama wadanada aduunka laakin somali waa qowmiayad marka fanan kasta oo somali ah oo heeso qowmiayada somaliyeed buu ka dhaxeeya sida u fahmaya laakin somalia iyo somaliland laba dal oo jiiran ah oo walal ah end of... from burco somaliland

    • @cabdirisaaqfaysalcali2745
      @cabdirisaaqfaysalcali2745 Před 3 lety

      Sidaas weeeye nin jira

    • @Amina-ny7ml
      @Amina-ny7ml Před 3 lety

      Tuuladas yar ee ad ku shegtay somaliland haso bar bar dhigin somaliya wa wadan international ah🦶

    • @xafsaibrahim9057
      @xafsaibrahim9057 Před 3 lety

      Waaadba tiriyee yaaku aqoonsan 90 anakaa basabuur iyo waxyaaba kale nadul saarantihiine yaahuuu

  • @abdirahmanali9176
    @abdirahmanali9176 Před 6 měsíci +2

    Inta daawaneesa 2024 👍.

  • @muuseali6615
    @muuseali6615 Před 6 lety +13

    Xidiga geeska soomaalilander dhaba waale waan idinku faana

  • @saladiinamohamed4175
    @saladiinamohamed4175 Před 7 lety +6

    Dad allow jcl keygu doodiina uma baahna 😭😭😭

  • @Omar-ql8ke
    @Omar-ql8ke Před 4 lety +6

    Somali land iyo jigjiga wa hoyga fanka iyo suugaanta walalayaal la aantiina waa mugdi( midigtuba maciin maleh haday bidixdu maqantahay wa laba mataano hawsha maaamulaaye)

  • @wllvikram7745
    @wllvikram7745 Před rokem +5

    Caashaqu dan guud maha ❤
    2023 hadi aad dib uso booqatay ❤

  • @ibnujaamac3424
    @ibnujaamac3424 Před 6 lety +6

    playerkan wuxuu ahaaa zero niiic
    hada waa lasoo dalacsiiyay waa zero A
    waxaa nu ka ciyaaraa booskii nimcaan hilaac hore usoco axmed aarshe

  • @zumooabdifarah439
    @zumooabdifarah439 Před 5 lety +7

    Sugaanta LaGu Magaaro ree waqooyi runta ayaa Ka HadLaY Aaa anigoo aH ree banaadir

  • @adamyare9813
    @adamyare9813 Před 3 lety +8

    Hargeysa Fadhiga Ayaan kaaga Kacay
    CADAADO Ayaan idinka Soo Dhahay

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri Před 2 lety +3

    Jilliinka way keeneen!
    Abdiraxmaan Oday, Ugbaad iyo Axmad halkeedi bay dhigeen.❣💥

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 Před 6 lety +71

    Hadi aad somali dhaba tahay like ii saar 😅👉🤣

  • @asmabilan7535
    @asmabilan7535 Před 7 lety +35

    fanaaniinta dhan mey saan isaga heesaan maxay dumarka isugu dhadhajiyaan edeb saanaa la rabaa

  • @libanali5629
    @libanali5629 Před 5 lety +3

    Hargeisa hadhwanaag wlhi fanaanada somaliyed halkas ayey ku dhanyihhin from somaliland

  • @muniirhaadi3501
    @muniirhaadi3501 Před 5 lety +85

    Who is watching 2019

  • @hoodocabdi191
    @hoodocabdi191 Před rokem +3

    Axmed aarshe hees dareen gaara leh wlhi 😥😥😫😫

  • @fatimhussein3927
    @fatimhussein3927 Před 7 lety +112

    dad allow jacaylkayguu like tiina uma baahna hhh

  • @liiabdi6204
    @liiabdi6204 Před 3 lety +1

    Hadad dhageesaneysid 2099 ka
    Ogow qoralkan waxan soo qoray 2021
    Xasuuus

  • @aisha665
    @aisha665 Před 5 lety +13

    RUNTA ALLE JECELEE RER MUQDISHO HADAA NAHAHAY AMA KOFURTA DHANBA INEY RER SOMAALILAND NALA YAABAAN HEESAHEENA WA XAQ,ILEEN MIRO IYO SUUGAANBA LAGU GAARI WAAYEY.

  • @princessahlaam762
    @princessahlaam762 Před 4 lety +9

    2020 hadad dhagaysanyso like saar

  • @hamzehkoraan2268
    @hamzehkoraan2268 Před 7 lety +9

    Ninkan waxaanku xusuustay Kuluc magaciisa Kuluc yare ayaan ula baxay dagani ayuu ku heesayaa waxaad leedahay mustaqbal fiican hore usoco bro Good Luck

  • @hodahush164
    @hodahush164 Před 4 lety +15

    Somaalilaand-Hargaaysa Hadhwanag My home land... Codka iyo fank best ever 🙌🌹🌹🌹🙌

  • @salmaqurux1600
    @salmaqurux1600 Před 4 lety +6

    Ahmed Aarshe fanaanka ugu cod mcn xidagaha geeska I love you xidagaha geeska noolaada

  • @ahmedsaleeban2355
    @ahmedsaleeban2355 Před 5 lety +221

    Anigoo ah reer putland gaar ahaan gobolka nugaal Viva somaliland wad nagaga horaysan fanka

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 Před 5 lety +8

      hhh waa idinkaa naga leh inaadeeroow beeshiinu waa ku abtirsataa suugaanta.

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 Před 5 lety +12

      geeluba naq doogliyo
      nugaal waa ku dararaa
      meel ay nabadi taalaa

    • @lakiabdi9190
      @lakiabdi9190 Před 5 lety +1

      @@rabiicyare8501 ccd yMbt
      Vvt
      R
      D

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 Před 4 lety +9

      APti hadaad tahy ragii nugaaal ka talin jiray ee kor ukaadiyi jiray ee ee aptiyada ahaaa darwiish cid fankaaaga horeysaa majirto poqrrYo fanbaaa thy nio

    • @makiqafiir
      @makiqafiir Před 4 lety +4

      Walahay waa runtada waa siidad sheegtay from America

  • @napiihaapdilaahi386
    @napiihaapdilaahi386 Před 6 lety +11

    _Hees mar walpa sanad waloo cusub la socota, who will watching 2020😆_ Ani sanad walpa dhagaysta😙😍

  • @abwaanabdullaahidhuux7931

    Waxaan raba in Axmed aarshe leygu soo xiro heesaan raba in aan dhiibto

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Před 2 lety +3

    Xasuus wlllkie clslam oo iga wayn ba jecla mar kastana isaga dhagysan jiray izgana i baray heestan iyo waliba fanankanba wakhtigaana nakala waday wllkay
    wa kuu xisay wllkayow🤝🙏🥺😢

  • @salwamohamed2578
    @salwamohamed2578 Před 7 lety +4

    Niman hilac &yurb genyo fasirdhe heesta iyga fahmeye😊😊😊

  • @AbshirMohamud961
    @AbshirMohamud961 Před rokem +5

    Wxn dawanyaa 5July 2023 hdd iga dambyso wn kusalmay my name is abshir mohamuud malin kale in aankuso laanto aya lagayaba 😢😢

  • @AhmedMukhtar-zu5vn
    @AhmedMukhtar-zu5vn Před měsícem

    Waxaa dib udawaday 2024 😢😢 2017 first views

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 Před 2 lety +2

    Qlpiyda is doonaya weji daacad nimadena😌♥️24/5/22

  • @nimcoyare2542
    @nimcoyare2542 Před 7 lety +276

    am Muqdisho wlahi somaliland waa mamada Fanka MashA Allah aboowe hees mcn