Janna Dunia (OFFICIAL VIDEO ) 2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 02. 2020
  • JANNA DUNIA ALBUM
    ©️right ocean recordings
    Video edited & directed by Biillboard (Ayanle Omarali)
    biillboard...
    📸 INSTAGRAM / gulledsimba
    📲 TWITTER / gulledsimba
    👤 FACEBOOK / gulledsimba
    LISTEN
    🎧SPOTIFY open.spotify.com/artist/3NjgN...
    🍎APPLE MUSIC / gulledsimba
    Lyrics- Ereyada: Talasame
    Melody & beat:Laxan & Music: Maftuux Cadceed
    Produced -Nabiil Bulle
    Sound Engineer: Asad Faqdiid
    wardrobe stylist:
    Ahmed C. Gacal
    Hair: Ilhaan M.
  • Hudba

Komentáře • 9K

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid Před 4 lety +6609

    THANK YOU GULLED 😂😂✌🏻✌🏻

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Před 4 lety +3586

    War Libaxaa Yaa Ka Cadhaysii, soo kaa
    Dhogortiisu is baddashay!!
    Simba Wuxuu safka hore kaga Jiraa
    Fannaaniinta aan ku faanno,
    Caalamkana Tusno inaan nahay
    Dad Jira oo dhan kasta ka dhisan,
    Waxa keliya'e innaga dhiman
    Waa in la helo bulsho 100% is garab taagta..
    Dalkii Hooyo Roobku Da'ayaa..
    ''Thank You Asad'' Libaaxyaa
    Heesta isugu Tagay..

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 Před 4 lety +19

      Abdi Askari tube sawmah

    • @zakivicpilot7834
      @zakivicpilot7834 Před 4 lety +26

      Waar libaxaa yaa ka cadhaysiyey soo kaa
      Dhogortiisu is baddashay 🤣🎤🔥

    • @Gulledsimba
      @Gulledsimba  Před 4 lety +1017

      Mahadi korkaaga ha ahaato abtiyo dakeenu wlhi wa dad is jecel abtiye saa adigaaba ku jira inta ka hadhayna qalbiga ilahay ha u duwo dadkooda aad ban ku salamaya si ficana wan kula Socda abti dadaalkad fanka u hayso adigo kaligaa ah wan dareemi kara Noolow

    • @Cabdi_Indho
      @Cabdi_Indho Před 4 lety +45

      Waaba Hees wax alle inagu Naxariisnaya miyey tahay 😥😂😂😂😂😂imika bashaal iyo Bakhlo isaga jirna war ilahaya ha laga xishoodo😂

    • @mubaarikabdiqani8413
      @mubaarikabdiqani8413 Před 4 lety +24

      @@Gulledsimba boqor caradi Hargeisa kasoo salamyaaa 2020 Hargeisa kaalay in sha allaah albumska 2020 cimaamad ku tuur tahay

  • @ocdur4440
    @ocdur4440 Před 4 lety +2365

    My somali Friends always listen to this Song, I Can't understand but I Can Feel it's Great song.
    God bless Somalia.
    Love From Turkey🇹🇷.

    • @mxmed5179
      @mxmed5179 Před 4 lety +37

      Thanks..🇹🇷❤💙🇸🇴we love you all

    • @queennagma6643
      @queennagma6643 Před 4 lety +38

      We love turkey pple 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 Před 4 lety +27

      Turkey Is our Blood🇹🇷🇸🇴🙏😃

    • @suadfamily522
      @suadfamily522 Před 4 lety +19

      Teşekkür ederim

    • @fuujidaauud2680
      @fuujidaauud2680 Před 4 lety +21

      You are Somalia because we understand how Somalia writing🤪✌💕

  • @ntemeiyenko6000
    @ntemeiyenko6000 Před 3 lety +465

    Am a Maasai from Kenya,
    Somali people hold a special place in my heart ❤️

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 Před 3 lety +1184

    I am from Eritrean🇪🇷 🤣 Ajaanibka like waad kula ordi maxaa ku diiday wllkaa somaliga ah inad hadyad ahaan uga dhigtid 😍Amazing song 7.4M Ayay si marysa

  • @saedcaqil1584
    @saedcaqil1584 Před 4 lety +898

    2020/2/5 Wa Haben Salaasa ah Sacadu wa 3:25
    ILahy walaken Guled Aynu u waydiino codkiisa macan inu Dinta ugu gargaaaro Walalayaal l Aakhira Danbeyse Ala Hayno gar gaaaro Dhmntenba Aamen 🤲

  • @hamzedugsie4086
    @hamzedugsie4086 Před 4 lety +2723

    Gabadhaha Somaliyeed Waa Gabdhaha Aduunka Ugu Qurxoon Hadaan Nahay wiilasha Somaliyeed Waan idin Jecelnahay. ❤

    • @fadumosahal9288
      @fadumosahal9288 Před 4 lety +46

      Anaguba waaan idin jecelnahay walaaalahayo

    • @shukrihh730
      @shukrihh730 Před 4 lety +12

      Hamze Zonkor
      sido kle lov an idiku nahy

    • @rahmaomar9228
      @rahmaomar9228 Před 4 lety +13

      Anaguba wan ni jeclnhy

    • @mohameddeeq4871
      @mohameddeeq4871 Před 4 lety +21

      Kkkkkkk been badanaa

    • @F13500
      @F13500 Před 4 lety +80

      Hamze zonkor anagaba
      Wan idin jecel nahay naagti nin Somali eheen nin u noqda nagama
      Mid aha aniga qurbaha kunolahay nin aan Somali eheen nin uma aqan o wlhi ah 👌🔥😘❤

  • @farhanabdiciise5869
    @farhanabdiciise5869 Před 3 lety +396

    7 million hadey noqoto like haa iila dhaafin wll

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 11 měsíci +29

    MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan li😢

  • @htxhallitronix1569
    @htxhallitronix1569 Před 4 lety +748

    Love from Morocco and Belgium !🇸🇴🇧🇪🇲🇦
    🤗 Somali Music Nr 1 👑🙌

  • @yonasgebremariam4857
    @yonasgebremariam4857 Před 4 lety +1116

    I love Somali music and Somali people from Eritrea🥰🥰👌.

  • @zaimahassan1183
    @zaimahassan1183 Před 2 lety +67

    I am from Nigeria, I love Somali people and their music 😍 super 🥰

  • @maxaamedcali841
    @maxaamedcali841 Před 2 lety +129

    2022 sanadka cusub hadaad dhegaysanayso wllo hadyad ii ga dhig waalidka ilaahy ha xafido 🖒🖒plz

  • @abdulkadirmohamud7264
    @abdulkadirmohamud7264 Před 4 lety +99

    Fanaaniinta gabdhaha qaawan soo wadan jiray bal arka wax halkaan ka dhacayo, hibo baa loo leeyhaya fanka, wax ka barta
    legend Gulled Simba

  • @merryu4682
    @merryu4682 Před 4 lety +685

    I'm from Eritrea 🇪🇷 love you somalian friends ❤️❤️❤️

  • @mohamedkader1707
    @mohamedkader1707 Před rokem +17

    Gabdhaha soomaaliyeed Wllhi waa Naxriis miiran dunidana Cid aan ku doorsada malahan wllhi 😪Hadaad xanuunsato iyo hadaad caafimaad qabtidba waxay ku dadaalaan Farxadaadeena ilaahey ha inoo Xafido 🇸🇴❤❤❤❤❤🙏

  • @Mayd_uleye21
    @Mayd_uleye21 Před 3 lety +14

    Quraanka goorma kugu dameysa waa aduun aakhuru samaane.😭👋😭

  • @niclostommy8386
    @niclostommy8386 Před 4 lety +444

    Sending Love From England I love Somali Music Though i Don't Understand The Language

  • @AhmedMohamedAhmed-mu5tu
    @AhmedMohamedAhmed-mu5tu Před 6 měsíci +137

    Who is still listening in 2024😂😂

  • @danmarley4648
    @danmarley4648 Před 3 lety +103

    Native Kenyan here... I love you Somali people... Can't understand shit but i love and enjoy somali songs....

  • @hoodoali4116
    @hoodoali4116 Před 4 lety +3050

    1 Million markay gaadho Like iisaar Heestani Xawaare sare ayay kusocotaa 10 jeer kabadan ayaan kusoo noqday si'aan u daawado ❤🙏

    • @Bulxan5089
      @Bulxan5089 Před 4 lety +17

      way ba gaadhay qalanjo

    • @crahiimcabaaye5821
      @crahiimcabaaye5821 Před 4 lety +8

      Ilaa iyo malintay so baxday ayan dhegaysanyay

    • @hoodoali4116
      @hoodoali4116 Před 4 lety +10

      @@crahiimcabaaye5821 iskumid ayaynu nahay Wlhi

    • @hoodoali4116
      @hoodoali4116 Před 4 lety +3

      @@Bulxan5089 Cajiib!! Hees Blockbuster ah Weeye Hal isbuuc ayay ku gaadhay 1 Million

    • @Bulxan5089
      @Bulxan5089 Před 4 lety +4

      @@hoodoali4116
      waa all-time blockbuster xaggayga

  • @kingsame5607
    @kingsame5607 Před 4 lety +180

    One love my bro iga weyn gulled

    • @aminsaed4696
      @aminsaed4696 Před 4 lety +4

      Adigu halkeed ka dhacday.

    • @adorfouad7502
      @adorfouad7502 Před 4 lety +1

      Mashallah

    • @khadarcade9910
      @khadarcade9910 Před 4 lety +4

      safwan guled ina isferten aya maqly waliba aad qaniinyo aad kudishay warka nasi sxb?

    • @hodanbadel9950
      @hodanbadel9950 Před 4 lety

      💋♥️♥️♥️💋💋

    • @mocade_1
      @mocade_1 Před 4 lety +2

      @@khadarcade9910 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Waa raftay wlh

  • @SharfaanBoy
    @SharfaanBoy Před 2 lety +59

    Heestan 10M Hadey Gaarto Like 👍 Dhac kusii

  • @mindcleaner9290
    @mindcleaner9290 Před 2 lety +108

    On behalf of Rwanda🇷🇼 I have appreciated somali🇸🇴 music 💖🇷🇼💖🇸🇴

    • @mondaystar19029
      @mondaystar19029 Před rokem +1

      Rwanda! Our East African Brothers and sisters! We Somali's love you back!

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Před rokem +1

      Love you too brother 😎💗🤍

    • @alijooker2075
      @alijooker2075 Před 11 měsíci +1

      We love Rwanda ❤

  • @xamsexadaari529
    @xamsexadaari529 Před 4 lety +512

    The lion king is back. hore u socod baa inoo balan ah my Team. Gulled Simba, Nabiil Bulle, Maftuux Cadceed, Talosame, Dabjacayl, Qamar Suugaani, Ayaanle Billboard. well done team

    • @sacdadaahir9708
      @sacdadaahir9708 Před 4 lety +3

      Waar Xamsow ninkaa xabad la dhigi waayo 5 sanee soo socota usoo dhiib nio Laxan kana Cabdifataax mukhtaar ha saaro🤟💪🖐 Hore u soco abwaan

    • @taaniyz8892
      @taaniyz8892 Před 4 lety

      We

    • @Mahadinho
      @Mahadinho Před 4 lety

      Xadàari Ani Waaa Iga Tagtay😎

    • @zackvaandhe090
      @zackvaandhe090 Před 4 lety

      Xamsow ninka xapad qaraYsa ukeen sanadkan wu ka dhacsanaYe
      ........suladan seraar........guLed simpa .....
      LipaaxaYdda vanka...♡♤☆

    • @sacadadiinjimcale7244
      @sacadadiinjimcale7244 Před 4 lety

      DA Yarta Fanka Lawareegtay Mashaa allah I suport All of you

  • @abdirahmanbashir4641
    @abdirahmanbashir4641 Před 4 lety +670

    5.4k comments hadda keyga ka dhex aragto legend aa tahay like isku muuji
    👇👇

    • @shukalatinainaismail1149
      @shukalatinainaismail1149 Před 4 lety +3

      😂😂inyaw kuuma saryi

    • @normalisebeenbusy
      @normalisebeenbusy Před 4 lety +2

      Heesta justin bieber desbacito soo Firi😂😂2.4 billion Comments
      Qofana ka dhax radiyay😂

    • @aishaomar8808
      @aishaomar8808 Před 4 lety

      ?

    • @haarinaarilyrics6817
      @haarinaarilyrics6817 Před 4 lety +2

      *qoslay tollhi sida ninkanba maskax like laydinku saaro lala kaalya baryada naga daayo😂😂adna hdaad sidayda ku qozozhay ninkani sagaa legend ahe subscribe ii saar* mhadsantiin

    • @kawzarmohammed6539
      @kawzarmohammed6539 Před 4 lety

      👍👍👍👍💜💜💜💜💜💜💜💗💗💗💗

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 Před 6 měsíci +10

    Hadaa iga danbayso 2024 like ta ha ila dhaafin yaqeey..🇸🇴🤩🤗🥺

  • @ikasianthebutterfly8376
    @ikasianthebutterfly8376 Před 3 lety +62

    Love this song.. somali am proud of you. Kenya is your other home.

  • @hani3396
    @hani3396 Před 4 lety +135

    Hestaan yey WhatsApp status ka kaqabsatay sideydokle✨😂
    Like isara nh🙏somli Mohamed
    Wlshina ahaye😥😥

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 Před 4 lety +2445

    Sixirloow ma ahi lkn waan hubaa comment-gaan adoo aamusan ayaad aqrineeysaa.
    Haddii aan run sheegay like ta ha ila dhaafin

  • @kingmontana3870
    @kingmontana3870 Před rokem +21

    Love the song from Nigeria🇳🇬 love u all Somali people....

  • @Kabtan.
    @Kabtan. Před 6 měsíci +8

    Love iyo Like dhac ku sii hadaa heestaan so raadisay oo iga danbyso..👍😜👍
    My Fav song 💯🌹🤩

  • @geediwarfaa7414
    @geediwarfaa7414 Před 4 lety +629

    "2040 haddii ay caruurtaydu damacdo in ay dhagaystaan heestan Ogaada 2020 ayaan Qoray comontigan anigoo dhallinyaro ah."

    • @ilhaanabdirazak9778
      @ilhaanabdirazak9778 Před 4 lety +1

      Faisal Gaas`ka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @yahyacomedian5396
      @yahyacomedian5396 Před 4 lety +4

      Waxaas ma'am Ku hamisay

    • @abdihakimadan8997
      @abdihakimadan8997 Před 4 lety +9

      Sxpw intas adunka indhiman yhy ilama ahan 😢😢

    • @MxA223
      @MxA223 Před 4 lety +4

      15 sano leyaaa😭🤣🤣🤣🤣

    • @khalidadan5513
      @khalidadan5513 Před 4 lety +6

      @@abdihakimadan8997 haa wle aa khira saban aalagu jiraa illahay khaatumada ha no wanaajiyo

  • @maanoh_qoslayeh7149
    @maanoh_qoslayeh7149 Před 4 lety +55

    👍❤Heestan inay 1M tagayso hadad igu raacsan tahay waad taqaan hawshada😂

  • @xamdiqueen1928
    @xamdiqueen1928 Před 3 lety +82

    2021hadad dhageysanysoh like isar somali maxamadey 😍😍😳

  • @ikrams669
    @ikrams669 Před rokem +18

    This hits different 💭
    I thank my Dad for teaching me speak somali❤❤
    Eventhough we're not Somali

  • @usaameabdi9522
    @usaameabdi9522 Před 4 lety +619

    Intii napiga jecel😍😍
    Like ta ha dhaa fina fadlan
    Heestpa waad daawa teene nepigeena 1k aynu gaadh ziino inzha alahh 💕💕💕

  • @simonne2548
    @simonne2548 Před 4 lety +166

    I feel the song but i don't know the meaning coz i don't understand the language, it's flowing down my spine guys, make me understand the meaning, here in kenya we salute you all, keep it safe #covid19mustend

    • @ibrahimhassan1662
      @ibrahimhassan1662 Před 4 lety

      Broman I'm a Somali/Kenyan Dual citizen c uwa tuna patana ni ma sirkali wanafiki wana tu brainwash Both sides Tho yeah #1DaY will Overcome.... ukiona Msomali mpe heshima uone if he wun't Double it #FacTs

    • @royaltaajmediapro9941
      @royaltaajmediapro9941 Před 4 lety +4

      Usijali uliza wasonjo wenzako

    • @asirosman1547
      @asirosman1547 Před 4 lety +1

      Wulsowo

    • @azadjangiz7892
      @azadjangiz7892 Před 4 lety +1

      Ni love . Somebody Ana praise dem yake . Right ni hivo ti .the general idea ukita word by word come inbox

    • @maxamedmaxamed9193
      @maxamedmaxamed9193 Před 2 lety

      Simoneke it's too easy to understand bro otherwise we sulute you alll

  • @ilyasdjkd
    @ilyasdjkd Před 11 měsíci +9

    Guled Simba never disappoints, always hit Somali track🫶🏾🫶🏾
    2023 and, this song have special place in me…. Love Somalia and my people, May Allah protect you all…😊

  • @bakalansari6549
    @bakalansari6549 Před 2 lety +111

    كم احب هذا الفنان ❤❤❤❤ تحيا ليك مني 🇩🇿🇩🇿🇩🇿🇩🇿🇩🇿🇩🇿

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 Před 4 lety +179

    Inta Hooyo mcn jecel farta taaga❤
    Mom❤

  • @waqalwstudio6416
    @waqalwstudio6416 Před 4 lety +422

    War Fanaanki yaa nagu carcarsiiyey
    Fanaaniinta fara ku tiriska ah baad kamid tahay aanu ku faanno ku dhaarano.
    ARTST GULLEED SIMBA-ARMY

    • @abdiburaomuvies7746
      @abdiburaomuvies7746 Před 4 lety +3

      Waqal WStudío khdr waqal waad jiraa nio

    • @Abwaantalasame1
      @Abwaantalasame1 Před 4 lety

      Hala yaa hala waqalkeeda soo noqoy libaaxii

    • @hibaqahmed2805
      @hibaqahmed2805 Před 4 lety +1

      Nin an tagero Gulled Simba raga ilaMa Sino seba fananinta somaliyed igu lama Sino horey usoco nolow inty nooli jirto💋💖💗💓💞💕♥️💝❣️

    • @FITAAXROOTICHANNEL
      @FITAAXROOTICHANNEL Před 4 lety +1

      Fake waqal Studio
      Haleska ilalsho

    • @mametamein5119
      @mametamein5119 Před 4 lety

      @@FITAAXROOTICHANNEL dhibka dhaaf wll wa wallka o miskine iska dhaaf hka qadhabte 😂😂😂😂😂😂

  • @balwaan9599
    @balwaan9599 Před 3 lety +188

    MarkaY 8M gadho like HaYla dhafiN 👎😜🙏

    • @steffe9051
      @steffe9051 Před 3 lety +3

      Aniga kaliya lee ina wali dawnayo uqabe ileen walajooga war 10m garsiyaa

    • @dahirimages7514
      @dahirimages7514 Před 3 lety

      Like-tu maxay kuu taraysa horta??

  • @wizsalah2996
    @wizsalah2996 Před 3 lety +86

    I'm from Eritrea 🇪🇷🇪 🇷 l like people Somalia nice song bro go ahead Continue.

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 Před 4 lety +60

    Qof walba oo qoralkyga aqriya waxa aan u rajenayaa cimri dheer iyo cafimaad

  • @qadrashuke1697
    @qadrashuke1697 Před 4 lety +66

    Will mareexan✋❣ fanankeyna☺️🤣❣viva chrsbrown cml udheeleysaa kabax best heestan wey iga gadantahay

    • @ikkyyikkyy5520
      @ikkyyikkyy5520 Před 4 lety +3

      Maxaa qabiilka keenay bisinkeee😂
      Nayaa qabiilka hanooga ciyaarin

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 Před 4 lety +2

      Iska dawaada kiina yar ilahay haydiin barakeeeyo😂

    • @quensamra7989
      @quensamra7989 Před 4 lety +3

      Ninkan ma mareexaanbaa maba aqoone boqorada qabiilku dhib malahan macrifah danbi maaha

    • @abdulrahmanyare2402
      @abdulrahmanyare2402 Před 4 lety

      Keeba marexaana 😂

    • @asmaabdalle1940
      @asmaabdalle1940 Před 4 lety

      Hhhhh ninkani mareexan maaha wll

  • @MohammadAbdullahi-bv8of
    @MohammadAbdullahi-bv8of Před 2 měsíci +3

    2024 bisha 5 aad may love ❤️ ha ila dhaafin😂

  • @aarhire-hs3le
    @aarhire-hs3le Před rokem +4

    Masha allh wiilka Rer Gedo.🇱🇺
    Talxe aya dhalay wiil tun.weyn
    Nolo ina aderkei gulled mohamed bulle❤🫂💉

  • @indhocashaq8067
    @indhocashaq8067 Před 4 lety +75

    My love 😍 simpa is back 💔❤️
    Fananka kaliya aan taageero🌺✨🌹inta igu hysata liketa hayla dhaafina hablahan jeeda hada hoy🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nadiiraomar5932
      @nadiiraomar5932 Před 4 lety

      Naaa ninka Ii daaa oo Ii amaan siii car isagaa ku dhacee naag kale ha eego

    • @user-vt4nx8cg8q
      @user-vt4nx8cg8q Před 4 lety

      Wllhi in idin rifi☝️🤣🤣🤣🤣🤣

    • @luziomahad83
      @luziomahad83 Před 4 lety

      abuo mcn wanku lata gera gulled zimpa♡

  • @buqari_vlogs5265
    @buqari_vlogs5265 Před 4 lety +278

    Intaa aqrinaaysay commentiga oo daawanessaa waan ogahay like ku dee sxp😂😂😅
    👇👇

  • @petergideon3458
    @petergideon3458 Před 2 lety +102

    🇹🇿🇹🇿🇹🇿👍👍📢📢
    Vocal 98.78%
    Instrumental 99.32%
    Confidence 97.82%
    Dancing style 99.45%
    Uniqueness 97.43%
    Finally, Average: 98.56% (A+)

  • @user-yt1mp5bj4q
    @user-yt1mp5bj4q Před rokem +10

    I❤❤ really love somalia people and Somali songs walai,am from Uganda 🎉🎉

    • @bestieb6144
      @bestieb6144 Před rokem

      We our Uganda people and much respect ❤

    • @Malia849
      @Malia849 Před rokem

      We love u as well ❤

  • @MudaneChango
    @MudaneChango Před 4 lety +33

    Somali waa Soo Baxeen Horay baa loo socon 2 weeks 2 million ayaan ka rabaaa Gabdhaha Somaliyeed Amaan ilaah baa u Dhameeyay.

  • @MehadiiTube
    @MehadiiTube Před 4 lety +277

    I am from Oromia I love you Somalia Music and Somalia People 🎶 Brother Cush 🇸🇴

    • @imthecaptainnow6446
      @imthecaptainnow6446 Před 4 lety +4

      Free oromiya

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 Před 4 lety +2

      Well COME oboleyso

    • @maligirl892
      @maligirl892 Před 4 lety +3

      Kkkkkkk ben ts

    • @geletoz
      @geletoz Před 3 lety +3

      @@imthecaptainnow6446 free oromia from who? From another oromo? Isku dirka bax la yaac niyow iyo qaska

    • @saidaali412
      @saidaali412 Před 2 lety +1

      Thank you we love you we are same people Somali and Orama

  • @farahonle9676
    @farahonle9676 Před 11 měsíci +6

    The props and waxy flexibility of the Singer is just amazingly beautiful

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 Před 3 lety +6

    Uma maleynaayo hadda inuu jiro fanaan Guuleed Simba ka cod macaan? horey u soco Guuleed waligaana gadaal ha marin

  • @qubaariomur7916
    @qubaariomur7916 Před 3 lety +201

    6bil kadib qof daawanayo oo heesta kusoo ceshceshta liktt hyla dhaafin

  • @md.mehedihassannayeem9560
    @md.mehedihassannayeem9560 Před 4 lety +393

    My Somalian freiend listen this song... 😍😍😍 suggests me to listen this song 😘😘😘
    From Bangladesh 🇧🇩

  • @Gureza4460
    @Gureza4460 Před 2 lety +13

    i am from Ethiopia i love Somlia songs and also people

  • @ahmedabdinasir7121
    @ahmedabdinasir7121 Před 2 lety +6

    I watched this song the next day, and today it is "2 years" and 4 months old I still miss her as much as I miss her the day she came out. This song is fire🔥 simba.

  • @hodanali5163
    @hodanali5163 Před 4 lety +159

    igusoo habaara gulled simba hoogayeey macaana waxan yari 😂❤️ waligay like maan helin tolkaygii away 😩

    • @somalioperating
      @somalioperating Před 4 lety +1

      Hodaneeey 😂 kusiine kunaax.

    • @sawdaabdiali8720
      @sawdaabdiali8720 Před 4 lety

      Hodaneey tolkaaa wa qoloma🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣qoloqolo love laisku siyayeee

    • @zamirbadanmaaida6225
      @zamirbadanmaaida6225 Před 4 lety

      Hhhhh Nin qurux badan Naagoo dhan baa leh Midkale iska raadso oo madow cidna kugu imaan mayseee ❤❤❤😂😂😂😂✋✋

    • @arwamutaha8776
      @arwamutaha8776 Před 4 lety

      Guuled zimda m.a🔥🔥❤

    • @hodanali5163
      @hodanali5163 Před 4 lety

      Sawda abdi Ali reer qansax aan ahay laga yabaa inaan isku qabiil nahay 😂😂😂😂😂

  • @hal-abuurhayle8659
    @hal-abuurhayle8659 Před 4 lety +153

    Adoo dhegeysanaya hadaad comentgeyga akhrineyso waliba adigoo aamusan waxaa tahay qof hami leh

  • @ayzeemumraj4725
    @ayzeemumraj4725 Před 2 lety +20

    My God Somali music hits different I just love this people and I don't even know what he is saying but am just having a blast

  • @user-xk4yl2oe5d
    @user-xk4yl2oe5d Před 10 měsíci +2

    Guuled simba wa xolkii dumarkee bal eega dadow

  • @hamiiyoqami135
    @hamiiyoqami135 Před 4 lety +47

    Hadaad qoraalkan aragtay adoon like saarin ha dhaafin illahay jano iyo mustaqbal wanaagsan haku siiyee

  • @aminkeyjr417
    @aminkeyjr417 Před 4 lety +71

    Inta nabiga jacel SCW_____love dec ku sii♥️♥️

  • @Warya-woow
    @Warya-woow Před 3 lety +9

    Legend Simba ✌
    Still 2021 I'm Watching Wlhi Amazing ❤

  • @siliciao3814
    @siliciao3814 Před 2 lety +13

    I really fall in love with somali music and I didn't understand anything .
    Love you Somalian from Sudan 🇸🇩

  • @user-zd1rn9zh6m
    @user-zd1rn9zh6m Před 4 lety +608

    Love somalian song from india 🇮🇳 ❤ 🇸🇴

  • @joe_delici
    @joe_delici Před 4 lety +315

    i dont understand a word, but i feel the good vibes :D

  • @abdihmidyusuf9609
    @abdihmidyusuf9609 Před 3 lety +8

    Guulees simba nin jira kugu faanaa.🥰

  • @Edbashir
    @Edbashir Před 3 lety +16

    I love being Somali 🇸🇴

  • @user-ic5zu7cw1x
    @user-ic5zu7cw1x Před 4 lety +538

    My bestfriend is from Somaria he loves this song so much so he showed and now im in love with this song❤ Love Somaria peaple🇸🇴❤🇰🇷

  • @hasanmuse6813
    @hasanmuse6813 Před 4 lety +141

    Heestan Anoo naag qurux badan eegaya ayaan maqlay intaan heestii baadhayayna naagtìi waan waayayba alla ciil badana lkn mrkii aan ogaaday in uu gulled simba heesta qaaday waan ku farxayba
    Meeda liketii

    • @qaaliluula8013
      @qaaliluula8013 Před 4 lety +3

      Shaxaari meel xun ayu Ku dhinta😂😂

    • @hasanmuse6813
      @hasanmuse6813 Před 4 lety

      Sowmaaha kkkk

    • @hamdiabdulahi1392
      @hamdiabdulahi1392 Před 4 lety +2

      Mar kle inaa naagta aragto baan rajeenaa wllo 😀😀😀😀 guul baan ku rajeenaa yaaqee ig qosli say wlhi 😀😀

    • @hasanmuse6813
      @hasanmuse6813 Před 4 lety

      @@hamdiabdulahi1392 hhhhhh hýe

    • @yuukale5942
      @yuukale5942 Před 4 lety

      @@hamdiabdulahi1392 czcams.com/video/xeYtrqm9YW8/video.html hees cusub SUBSCRIBE

  • @antinahumanityguard1211
    @antinahumanityguard1211 Před 2 lety +5

    Man this amazing somali singer is legendary icon no doubt we all loved him he make incredible music just wow big love from Hoga fanka hargeisa cadey

  • @mohahussein6568
    @mohahussein6568 Před 3 lety +8

    Maanta oo kale *5feb* after *1year*
    *7.8MVIEWS* WOW another level somali music ❤💯👌🇸🇴

  • @queenzade6032
    @queenzade6032 Před 4 lety +1909

    I Love you so much Somalia people I'm oromo girl 🇸🇴🔥

  • @dannydenzogba5921
    @dannydenzogba5921 Před 4 lety +243

    LOVE FROM SIERA LEON GULLED SIMBA I LIKE YOUR MUSIC

    • @ruqiyaaxmed7109
      @ruqiyaaxmed7109 Před 4 lety +1

      We love you too 🇸🇴❣️🇸🇱

    • @abdulahimohamed2314
      @abdulahimohamed2314 Před 4 lety +1

      @@ruqiyaaxmed7109 puntland And Sierra Leone Flag Looks like one flag

    • @ruqiyaaxmed7109
      @ruqiyaaxmed7109 Před 4 lety

      @@abdulahimohamed2314 😂😂😂😂putland aya copy gareyey

    • @abdulahimohamed2314
      @abdulahimohamed2314 Před 4 lety +1

      @@ruqiyaaxmed7109 kkkk Galmada somalida kulli waa kobe
      Wxa qortaa Bonnie Blue Flag

    • @samiiribrahim3872
      @samiiribrahim3872 Před 3 lety

      Rer somaliland ni0
      S00maliya yaabt0 nayngalisay

  • @MohamedAbdi-zu1pr
    @MohamedAbdi-zu1pr Před 3 lety +4

    9 million hade gaarto plz likta haila dhaafin 😏

  • @hibaaqhussean7806
    @hibaaqhussean7806 Před 3 lety +39

    He has his own rocky style and voice. Maashallah

  • @DJSUBEER
    @DJSUBEER Před 4 lety +423

    Hats of for this banger well done brother

    • @Gulledsimba
      @Gulledsimba  Před 4 lety +67

      Thanks CHAMP 🙌🏿 um Glad u enjoyed more is Coming

    • @dhambaaljacayl4430
      @dhambaaljacayl4430 Před 4 lety +5

      @@Gulledsimba we wait sxb keep going

    • @kingkorNel77
      @kingkorNel77 Před 4 lety +5

      GULLEDSIMBA •
      OFFLINE KA KAXIR MARKAAD SOO GALINAYSO HEESAHAAGA MAADAADAMA AAD CHANNELKA LEEDAHAY♡♡□ TALO...

    • @ahmedcadaweofficial6686
      @ahmedcadaweofficial6686 Před 4 lety

      @@Gulledsimba zxp aan jeclhy love ii saar

    • @kaafimedia853
      @kaafimedia853 Před 4 lety +1

      Somali ku hadal

  • @lisun2524
    @lisun2524 Před 4 lety +116

    Heesti labaad oo hal week one 1M ku gaarta it’s only super star Gulled Simba ✅👑 OMAR BARBAR 5 beri one 1M iyada khaanad gaara by ku jirtaa lkn Gulled Simba 7 beri 1M king is back 🔥🔥🔥

  • @farahonle9676
    @farahonle9676 Před 11 měsíci +6

    Lovely,the rythmic practicality of the song adds value to the general building blocks .perfect

  • @zubeyrpro
    @zubeyrpro Před 3 lety +7

    Viva mareexaan🤴💪

    • @sharmarkeisse4175
      @sharmarkeisse4175 Před 3 lety

      ♥️❣️❣️♥️♥️❣️♥️❣️❣️♥️❣️

  • @hamdihassan8678
    @hamdihassan8678 Před 4 lety +3115

    2.M markey garto like isaar🥰
    Like Haila dhafin waa maskiin walashin ehe😥😂😂

    • @mohamedmohamud2697
      @mohamedmohamud2697 Před 4 lety +9

      Hamda yaa like kula dhaafi kara magac uskaabulada love kuthy ayaad wadataa hhhh

    • @hamdihassan8678
      @hamdihassan8678 Před 4 lety +2

      @@mohamedmohamud2697 sas miya haye😂😂😂

    • @abdirahmanfille4989
      @abdirahmanfille4989 Před 4 lety +6

      Hamdaay diyar wye like wn kusiyey wx ka qima bdn klena wn hayahe whatsapp sheega de sa kuu gudonsiya😂

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 Před 4 lety

      @@mohamedmohamud2697 Subscribe isaar wll fadlan

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 Před 4 lety

      @@hamdihassan8678 Subscribe isaar wll fadlan

  • @aliyaah7731
    @aliyaah7731 Před 4 lety +126

    Love from😍 🇹🇷my beautiful 🇸🇴

  • @seynabqaali7625
    @seynabqaali7625 Před 3 lety +1

    Heees iga dheh heeeeeeeeeeeeeeey gullled simba

  • @dstutubehv9420
    @dstutubehv9420 Před 11 měsíci +8

    I'm from Oromi love somalii music Oromo somalii Brothers kushu❤

    • @mkhmahamud2394
      @mkhmahamud2394 Před 9 měsíci

      Kush family ❤

    • @nomadstar5454
      @nomadstar5454 Před 9 měsíci

      Time for Cushitic(Kush) families (Somali, Oromo, Sidamo, Afar, etc) to unite again, and bring back the Adel Empire 2.0.

  • @user-yl4rf1dt2h
    @user-yl4rf1dt2h Před 4 lety +735

    i am from Eritrea and i love Somli songs i love you people also

  • @juniorchannel136
    @juniorchannel136 Před 4 lety +766

    1million wax yaar ugadhiman makaay garto like Isar makey 2million gartanaa liketada iska cesho😅😅shukran😂😂

    • @hebanoura2242
      @hebanoura2242 Před 4 lety +14

      Wey gartay wana ku saray waxa inoo balana marke 2m gaarto😜👊😂😂

    • @ayaana1456
      @ayaana1456 Před 4 lety +2

      😂😂😂😂😹😹😹

    • @juniorchannel136
      @juniorchannel136 Před 4 lety +3

      @@hebanoura2242 hhhh diyaar wayo

    • @MullaMadar
      @MullaMadar Před 4 lety +5

      *Abdika Adan*
      Sxb waan kuu saarayaa 2m markee gaarto shaqo kaleba maba lihi commentigaagaan soo daba galaaa🤣🤣👊

    • @juniorchannel136
      @juniorchannel136 Před 4 lety +1

      @@MullaMadar hhhhh diyar wayo pro lkn halkaa like isartaay ayaan lalabani maogi all likes igama celini kartid taz ogow😅😉

  • @azedamiir757
    @azedamiir757 Před 3 lety +1

    Keep going my brother GULLED SIMBA 😘🇩🇯🙏💕😘🇩🇯👈

  • @nyamburaamina7743
    @nyamburaamina7743 Před 2 lety +1

    Much love from Kenya ❤❤😘😘Gulled tunakupenda👏👏👏👏👏

  • @ciisedaahir9647
    @ciisedaahir9647 Před 4 lety +359

    Codka100%
    Sylka 100%
    Jaska 100%
    Heskuna wa hit✅✅✅✅✅✅
    Intaas hadaa igu raacday like ta hora usii saar

    • @kingleedo5280
      @kingleedo5280 Před 4 lety

      Yaa ku dirsedy 😂😂😂

    • @ayeyohalimo8787
      @ayeyohalimo8787 Před 4 lety

      M, a💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💔💔👍💟💜💜💛💛💛💛💛💛💛💛

    • @kasnuur3324
      @kasnuur3324 Před 4 lety

      kkkkkkkk hhhhh guled simba

    • @Hamse2021
      @Hamse2021 Před 5 měsíci

      Hahahah waagaas emotional damage ma jirin miya😂😂😂😂​@@kingleedo5280

  • @maureenatieno007
    @maureenatieno007 Před 4 lety +168

    Looove this song! 😍 even though I don't understand the words😂

  • @Cadeyboolo686
    @Cadeyboolo686 Před 2 lety +1

    Wow 👌 De best gulled💋🥰💫

  • @hanayared7317
    @hanayared7317 Před 3 lety +25

    in love with this music from Ethiopia

  • @akaguccigang2697
    @akaguccigang2697 Před 4 lety +263

    I love somalian brothers 🇸🇴hit song i an’t understand but this song is fire 🔥 simba 🎤iam Brother from Eritaria 🇪🇷

  • @tigerwalker933
    @tigerwalker933 Před 3 lety +21

    Love from Toronto this song is another level 👑

  • @guleedmaxamed9203
    @guleedmaxamed9203 Před rokem +4

    I'am from oromo nd i love somali songs🇸🇴💙😭

  • @pdirahmanapdiasismhameddag7680

    Gabdhaha somaliyed hadan nahay wiilsha somaliyed waan idin jeclanahay wlhi been igama aha❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴kan xagiisana la igama maro