Danayn (OFFICIAL VIDEO )2020

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 03. 2020
  • Hi Guys!
    Waxan Tix Galiyey Codsigi Asxabteyda Fanka Oo Iga Dalbaden Videoclip inan u sameyo Heestan. Waydinka.
    Thank you for your amazing support!!!!
    This is a video request from a previous song, this one is for YOU!!
    enjoy!
    Video Directed and edited by: @biillboard (Ayanle Omarali)
    / biillboard
    📸 INSTAGRAM / gulledsimba
    📲 TWITTER / gulledsimba
    👤 FACEBOOK / gulledsimba
    LISTEN
    🎧SPOTIFY open.spotify.com/artist/3NjgN...
    🍎APPLE MUSIC / gulledsimba
  • Hudba

Komentáře • 4,9K

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid Před 4 lety +420

    DANAYN my Fav Song and Ma Boy Gulled Simba amaizing 😍😍✌🏻✌🏻 Yeeza Dadkanaaaaaaaaaaaaah 😁

    • @Gulledsimba
      @Gulledsimba  Před 4 lety +85

      alah yacizak my lil broo

    • @Sheekh351
      @Sheekh351 Před 4 lety +10

      30 minuet 6k views waali weeye😍🙏

    • @elyahyelaaskawi2341
      @elyahyelaaskawi2341 Před 4 lety +4

      2 Legends Asad Faqdid & Gulet Simpa🖐💙

    • @shaaribjr6227
      @shaaribjr6227 Před 4 lety +2

      @@Gulledsimba lpx erayo qisa dhab ah anikana ikudhacday ayaa jira mar un inaa kudhiibo waan rabay taagero weyna waan ku ahay 💖💯bro ila so xiriir shaaribyare@gmail.com thank you wll

    • @booskayare8123
      @booskayare8123 Před 4 lety

      @@Gulledsimba from marko cadeey

  • @abdiaziizali33
    @abdiaziizali33 Před 4 lety +216

    10M maalintay gaadho like ku dhacsii waa hubaal, GUULLEEDSIMBA Adigu ugu horee pro

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 Před 4 lety +1

      Aniga waa kuu hor mariyey 🤣🤣

    • @qadanjamac4112
      @qadanjamac4112 Před 4 lety

      💓💓💓💓💓💓❤❤❤❤❤❤💓💓💓💓💓❤❤❤❤💓💓👍👍👍💓👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍😍👍👍👍👍👍👍👍

    • @abdalledahapi4357
      @abdalledahapi4357 Před 4 lety

      WAN KU QADIMAY

    • @lovelylovelyabunchlovely5053
      @lovelylovelyabunchlovely5053 Před 4 lety +1

      @@ahmedjr7902 Aniga hataa sababtoo ah waan hubaa inay garayso

    • @ziimaazeyd2160
      @ziimaazeyd2160 Před měsícem

      Maantay gaadhey wll seethy manooshaahy ❤

  • @kemalsaleh6128
    @kemalsaleh6128 Před 4 lety +709

    Love you guys my somali brothers and sisters from 🇪🇷🇪🇷

  • @ibnali9826
    @ibnali9826 Před 4 lety +308

    Ilove this song from Eritrea🇪🇷 and
    I love you my Somalian brother and sisters

  • @deeqsanofficial2799
    @deeqsanofficial2799 Před 4 lety +109

    walaalkaay Mansha Allah Hormuudka Fanaaniinta
    Guled Mohamed Bulle iyo Abwankaa erayada tolmoon Walaalkay Xamse Xadaari
    NAaxiyaada ama Laxanka Shoodhahaayga Naabiil Maxamed Bulle, Muusiga Xaajiga Cadcceed ah
    Aadbaan Idiinku Hambalyaynayaa Dhamaantiin
    Keep Going Shoodhayaashaydii

    • @zuzanlove2435
      @zuzanlove2435 Před 4 lety

      Hore usoco fananka fananinta xadka kasaray ilahay haka hayo carona viruska aamin

  • @user-rj8qb2np6e
    @user-rj8qb2np6e Před 4 lety +84

    🇸🇴 🇸🇴 like ii sara 😍😍❤️❤️ Coronavirus ilaahay hanaga qaado😍❤️🇸🇴

  • @aminamohamed3470
    @aminamohamed3470 Před 4 lety +139

    من 🇾🇪 اليمن اعيش في صوماليلاند صراحه الاغنيه حلوه

    • @bisharmuse5579
      @bisharmuse5579 Před 3 lety +1

      🙏🙏🙏🙏😍

    • @hibaaqsfamilycuisine6229
      @hibaaqsfamilycuisine6229 Před 3 lety +2

      🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️💘

    • @hudaomar1044
      @hudaomar1044 Před 3 lety +2

      مرحبا من اليمن اعيش في كندا تحياتي لك والفنان جوليد سمبا يعتبر من الفنانين المبدعين في اغانيه

    • @africankidd3642
      @africankidd3642 Před 4 měsíci +1

      ما في صومليلاند… هذا صوماليه شوف العلَم 🇸🇴

  • @beautifulnature3841
    @beautifulnature3841 Před 4 lety +278

    Shaydaanka wuu ku hilmaaminaa aaqirada aduunka uu ku tusaa quruxda may Allaah protect us from shaydhaan amiin.

  • @ozlemhuroglu6106
    @ozlemhuroglu6106 Před 4 lety +2580

    ❤💋 I love love love love Somali songs ❤💋💋from🇹🇷🇹🇷

    • @abdulhakimkalale7588
      @abdulhakimkalale7588 Před 4 lety +44

      Somali Şarklar Sizinkilerden Daha Iyi Demi😊

    • @manaanhusein5998
      @manaanhusein5998 Před 4 lety +87

      We love our second country and our second nation, Othman empire ❤️❤️🇹🇷🇹🇷🇹🇷

    • @mustafagood6617
      @mustafagood6617 Před 4 lety +34

      Bende Türk şarkileri severim:)

    • @ferah6945
      @ferah6945 Před 4 lety +38

      Welcome my dear sister we love also turki 🇹🇷♥️❤💞 guled he com from turky also 💞❤

    • @mss_zu7184
      @mss_zu7184 Před 4 lety +23

      From Turkey right??💯💋🇹🇷

  • @kareenadaruwala9855
    @kareenadaruwala9855 Před 4 lety +235

    wow gulled simba the most stylish singer in the somali music industry,love your swag

  • @maryamaqaali5495
    @maryamaqaali5495 Před 3 lety +80

    Heestani wey fiican tahay lkn dawooyinku waa qadhaadh lkn
    quraanka maqalkiisu waa macaan()

  • @mod7668
    @mod7668 Před 4 lety +158

    I’m from the future & I like Somali songs🇸🇴🇸🇴🔥🔥

  • @janetbohner9832
    @janetbohner9832 Před 4 lety +369

    hit after hit gulled simba you will forever be my favorite

  • @thabitmaadhiin126
    @thabitmaadhiin126 Před 4 lety +155

    Guuleed simba
    wa uu i qalday hees cusub aan uhestay
    inta so lug go,day kkkk

  • @zadiikgahayr453
    @zadiikgahayr453 Před 4 lety +796

    *1M Markay GaadHo Like Dhac KuziiH* 😎

  • @amishaosman4967
    @amishaosman4967 Před 4 lety +310

    احب اغاني الصوماليه اخوكم من الامارات 🇸🇴🇸🇴🇦🇪🇦🇪🇦🇪❤❤

  • @farhiahaji5645
    @farhiahaji5645 Před 4 lety +62

    Www legend guleed simba malmahan xowliya ku soocota heesta intaa mar hore maqashay like👍 team simba❤

  • @kinghanadofficial7928
    @kinghanadofficial7928 Před 4 lety +363

    sanadkan waa sandkii Gulled simba 😊🥰 inta ila aragtay like ta hailaawin 😂😂😂

  • @knaanali7854
    @knaanali7854 Před 3 lety +18

    Guled is the only somali singer internationally can bradouce hit songs and connect to outside somali people we should support our brother love from xamar cadey 🇸🇴🇸🇴💯💯

  • @nadasmile6498
    @nadasmile6498 Před 4 lety +11

    Fanka ninka dartiis udaawano Simba💥❤ Keep going simba dheel Cod Hessta ereyaheda wax laqiyaaso karo inaba maha we love you Guled you are super hit of the Somali singers sigaara kujeclhy❤💥🙏

  • @Lilmuhsin20
    @Lilmuhsin20 Před 4 lety +591

    Hablaha Somaliyeed ayaan like ka codsanyaa iga khayrke i dhaafin karee ♥️😘

  • @maxamadamiin2223
    @maxamadamiin2223 Před 4 lety +145

    Somaliyeey carona virus ilahy hanaga bad baadiyo❄️😰😰

  • @AMIENABDIHAKEN
    @AMIENABDIHAKEN Před měsícem +6

    Who is still listening this song 2024 ❤

  • @wintameallo7159
    @wintameallo7159 Před 3 lety +15

    Somali welalahay inlokorey love you all the time love 💕 missing every time gulled imri deer welalkey love ur song 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇹😍

  • @mubaarikahmed4652
    @mubaarikahmed4652 Před 4 lety +41

    Aar wll waliga 2 like ma helin ee isiiya

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 Před 4 lety +89

    Finally..... no girls needed in video to again views. Just guy doing his own thing & giving out inspiration song & good vibes Baravo *GULLED SIMBA*

    • @hafsamohammed5953
      @hafsamohammed5953 Před 4 lety +3

      Abdulhakiim Aditiya 😂 LoL is like you have competition with the girls 😂

    • @mahdiahmed4818
      @mahdiahmed4818 Před 4 lety

      @@hafsamohammed5953 every have 🤣🤣🤣

    • @alteso10
      @alteso10 Před 4 lety

      Right

    • @abdulhakemaditya325
      @abdulhakemaditya325 Před 4 lety

      @@hafsamohammed5953 I don't compete with girls anymore. We don't need 🤣🤣

    • @hafsamohammed5953
      @hafsamohammed5953 Před 4 lety

      Abdulhakiim Aditiya But you sound like you do bro 😂

  • @sadqasimsa3451
    @sadqasimsa3451 Před 4 lety +151

    I m oromo i like gulled simba ❤❤

  • @nimoabdi5121
    @nimoabdi5121 Před 4 lety +20

    4:41 🥰🥰😍 watched 100 times i like that action👍❤❤🥰😍 Hore usoco wil Somali🇸🇴🇸🇴 from Kenya

  • @cawaaledeeqsi1525
    @cawaaledeeqsi1525 Před 4 lety +27

    Nabiil
    Simba
    Xaddaari
    Cadceed
    Billboard
    Maskaxaha hibooyinka sare leh. Waa ashqaraar wallaahi. ❤

  • @kinghuska2896
    @kinghuska2896 Před 4 lety +33

    Ninkii ugu horeyey ee comment and like sara ahay like dhac iigu siiya walal simba keep going

  • @mahletworku3721
    @mahletworku3721 Před 3 lety +62

    I love Somali music and I'm trying to understand the language from Ethiopia ❤❤❤

  • @gureyyare3228
    @gureyyare3228 Před 4 lety +17

    Bila caleyg wax yar ayaa ka dhiman 1m wada basha ninkan waa fanan kaliye ee calamka kula tar tami karnee

  • @eritreatiktok2013
    @eritreatiktok2013 Před 4 lety +387

    i come from eritra 🇪🇷❤🇸🇴but i love somali people and music ❤❤❤❤🌹🌹🌹

  • @maxamudgalti3254
    @maxamudgalti3254 Před 4 lety +255

    Inta jecel in carona illahey ka qabto i.n likata ha isaarto👍

  • @abdi10media94
    @abdi10media94 Před 4 lety +20

    Axyaa hees Dadka qalbiga fiican halkan Saar like ta waa idin jeclay dhamaantiin 😘😘

  • @djxabiipofficial8328
    @djxabiipofficial8328 Před 4 lety +91

    Markay hestan 1M garto like ta isaaara 🤙🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️

  • @Afisa543
    @Afisa543 Před 4 lety +23

    wow guleed simba wax kle keep going 🔥🔥🔥Heestan inta hore u maqashy 🤔🤔🤔like dhac ku siya

  • @aynuzhawer2262
    @aynuzhawer2262 Před 4 lety +403

    GULLEDZIMBA hal codsi waxan ka rabaa inaad video usoo samayso heesta waa SAAFI CILTIRAA hadan nahay tagerhaga wan hubnaa inay Qarxayso wixii igu racsana like ii sara👍👍❤❤❤

  • @stacypretty6987
    @stacypretty6987 Před 4 lety +20

    This brother here deserves more subscribes

  • @Kabtan.
    @Kabtan. Před 5 měsíci +6

    10 M ayey maraysa hadad iga danbayso
    Like ha ila dhaafin..✌️👏

  • @zucadinappe2553
    @zucadinappe2553 Před 4 lety +68

    heestaan intii horay u argte like🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤

  • @beeldaajesaadik2782
    @beeldaajesaadik2782 Před 4 lety +34

    gulled simba , sanadka 3 heesood buu soo saaray wuxuu rabaa inaan 2 years la arag 😁

  • @fitsumemehatsen3758
    @fitsumemehatsen3758 Před 3 lety +12

    I’m be crazy of him 🇪🇷 even I don’t understand but I love his music 🇸🇴

  • @FarhaanUpdullaahi
    @FarhaanUpdullaahi Před 6 měsíci +2

    Guled simba heestan yaa dib iila dhageystay hit song 2024

  • @brandondeninger6661
    @brandondeninger6661 Před 4 lety +294

    the only somali singer i am fond of his music,gulled simba you rockstar no one has those moves in somalian arttists

  • @saidmire735
    @saidmire735 Před 4 lety +463

    No girls 💃
    No cars 🚗
    No alcohol🍺
    Cod + Talent 💯
    Gulled simba ✌️

    • @777-y4k
      @777-y4k Před 4 lety +14

      Because he is from Somaliland that where where the whole package comes from viva Somaliland

    • @nerminbabygirl1505
      @nerminbabygirl1505 Před 4 lety +3

      @@777-y4k 😂

    • @lasocovlogs8889
      @lasocovlogs8889 Před 4 lety +25

      @@777-y4k ma aha reer somaliland ha degdegin. Wa reer Gedo mareexaan weeye

    • @marwaabdi6566
      @marwaabdi6566 Před 4 lety +8

      Hooyadii ayaa ah isaaq

    • @skrtellchanel2129
      @skrtellchanel2129 Před 4 lety +1

      Hoodo Ahmed hooyadi waa Ogaden 😂

  • @issajillo2926
    @issajillo2926 Před 3 lety +20

    It's very beautiful song. l love you my somali friends ,brothers and sisters .

  • @CabdicasiisXidig
    @CabdicasiisXidig Před 3 lety +3

    Heestan malaha waa marki 20naad aan dhagaysto intan so galo youtupeka guleed simba.
    Leganad 🤩

  • @remedanahmed8288
    @remedanahmed8288 Před 4 lety +158

    Music:100%
    Words:100%
    Voice:100%
    Style: 100%
    Dance:100%
    Clip:100%
    No Nicked Girl:100%
    No Car
    No Alcohol
    Best Video Clip Keep it up um from Ethiopia Hooray uu sooco

  • @akram2219
    @akram2219 Před 4 lety +27

    Hadii aad aaminsantahay heestan
    1 week 1m inee ku gaareyso like dhac🤣😄✌

  • @kikokayaahee7951
    @kikokayaahee7951 Před 3 lety +3

    I'm still watching 27/9/2020 😂
    Gulled zimba our zimba mansha allah waa nin hibadiisa wata soomaali oo dhana Musik oodi kor uqaaday isaga iyo mr Nabiil Shoodhe Zimba 👏🏾

  • @mohamedabdirizaak128
    @mohamedabdirizaak128 Před 4 lety +4

    Guled simba wa fanan ka kaliya an heesi hisa ad u dhageys to wan tagera horay u soco viva simba

  • @salmanabdullahi9201
    @salmanabdullahi9201 Před 4 lety +737

    Inta heestan horey u taqanay like kuqabo
    👇😀😀✅

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 Před 4 lety +298

    Intaa heesta hore utaqanaY like zar🤗

  • @user-uk4ev8qh5c
    @user-uk4ev8qh5c Před 6 měsíci +3

    Waan idiin dacaynayaa lakta igu sharaf guuleed lloves songs😊😊❤❤❤

  • @mohamedadan1940
    @mohamedadan1940 Před 3 lety +1

    Dadaal an midaynay, abti wow
    Weeye heestu nice video two 👏

  • @mssmroumahofficial4350
    @mssmroumahofficial4350 Před 4 lety +120

    Inta heestan horey utaqaanay ee iga danbesso like isaara iyo subscribe 28mn ay tala comentigana wuxu maraya 640 hormar wcn #Guled__simba

  • @IbraeliinhoVlogs
    @IbraeliinhoVlogs Před 4 lety +25

    The best song 2020...2021 🔥 Daymada aragaga inaa ku dagayo xiska aan difireenin 😱 Absolutely ✊

    • @jrfunny9120
      @jrfunny9120 Před 4 lety +2

      Ibra Eliinho Vlogs waa ku tageraa ibra ❤️✌️

    • @Askeycade22
      @Askeycade22 Před 4 lety +2

      Ibra Eliinho Vlogs legend ✊ video Gan reaction ka so bixi

    • @user-xw4cg9kv7z
      @user-xw4cg9kv7z Před 5 měsíci

  • @ifrahhhhh
    @ifrahhhhh Před 4 lety +12

    the love I have for this song is unimaginable wow gulled simba has done it again

  • @eriboy7277
    @eriboy7277 Před 3 lety +31

    I love Somalia people am from eritrea 🇪🇷

  • @khaledmoktar8029
    @khaledmoktar8029 Před 4 lety +128

    💪Ciyaar Xamar Like Iigu Qabta🇸🇴🇸🇴

  • @caaqilayob4730
    @caaqilayob4730 Před 4 lety +143

    COVID19 alle hayni ka shar hayo aamin dhahaya wllayal like na isara pleas

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 Před 2 lety +2

    💥❤ Keep going simba dheel Cod Hessta ereyaheda wax laqiyaaso karo inaba maha we love you Guled you are super hit of the Somali singers sigaara kujeclhy❤💥🙏

  • @mohamedabdiomar10
    @mohamedabdiomar10 Před 4 lety +3

    Guled simba guuleyso waligaa wax dhibha
    ALLAHA KUMATUSO fanankena qaligaa Sharaf iyo qiimo iyo duco ayaa naga mudantahay marwalba markasta wan kula garabtaganahay markasta

  • @susanxashi1745
    @susanxashi1745 Před 4 lety +24

    Ar jecliya all fanan guled sinba ❤❤❤ fanan hibadisa fanka ku joga 🙏🤴🏻🤴🏻

  • @janeferguson645
    @janeferguson645 Před 4 lety +276

    I LOVE THIS MAN, HE DOESN'T DISAPPOINT

  • @riyackyakub2281
    @riyackyakub2281 Před 3 lety +2

    ManshaAllah inaa Adeer Qali aah Gulet Simba nolow intaa Nool jirtoo cadowgaa Hajabo waligii Wilkaa Adeekey Qali Adan Bulle my favorite adeer Alle yaa Rahmaa 😍

  • @nawaalmawlid5334
    @nawaalmawlid5334 Před 4 lety +1

    Masha allah gulled simba horay uzoco 👍♥️♥️fankaguna wuu horumaray

  • @royaltyfree1097
    @royaltyfree1097 Před 4 lety +108

    Heestan hada hore u maqashay like i saar

    • @LIIBANi
      @LIIBANi Před 4 lety

      Inaa maqaly u badi lkn yaaqaday

    • @hananwarsame2143
      @hananwarsame2143 Před 4 lety

      00qa8piiia7ON 4has was born to the 1right 99w01998889of 77 inches 88

    • @hawamohammed1561
      @hawamohammed1561 Před 4 lety

      @@LIIBANi asaga lee qadhey

  • @najmogalmudug6619
    @najmogalmudug6619 Před 4 lety +72

    king gulled simba❤🤴
    heestn marky garto 1M like isaar❤👍

    • @damashaadchannel320
      @damashaadchannel320 Před 4 lety +1

      muno qurux walaal plz subscribe igu caawi adoo mahadsan 🙏🙏czcams.com/video/tJIzTelGqD8/video.html

  • @caliahmed4034
    @caliahmed4034 Před 4 lety +36

    Hestan hdii aad mar walpo ku soo ceshceshatay like dhac iigu sii😂

  • @hooyoiloveyou7520
    @hooyoiloveyou7520 Před 4 lety +5

    Heestan marky 1M gaarto like iisarah inta iga dambeyso❤👈

  • @MohamedIsmail-go8wk
    @MohamedIsmail-go8wk Před 4 lety +73

    Corona alle haku dhafiyee like 👍👍👍

  • @djhaitham8609
    @djhaitham8609 Před 4 lety +17

    I like Somali Songs ❤️😍 From Morocco i love you Somalia 🇲 🇸 🇸🇴🇲🇦❤️💙

  • @wacaalmedia5660
    @wacaalmedia5660 Před 4 lety +1

    i can't stop listening this song waaaaw hadii aad ka heshay heestan like ii saaar From 🇸🇴🇸🇴

  • @mahameddahir9766
    @mahameddahir9766 Před 4 lety +2

    Waanku tagera wlhi ee horay usoco pro 🙋‍♂️😍😇

  • @mirremokhtar7331
    @mirremokhtar7331 Před 4 lety +31

    Anaa u horeeya like dhac ku sii😍
    legend simba Army hadda tageerto

    • @hananfarah3219
      @hananfarah3219 Před 4 lety +1

      Anigaba waan ugu horeeyey xaa qaldan lkn🤔

  • @Eng-liban
    @Eng-liban Před 4 lety +100

    To everybody who read this comment: Good luck
    in the future.

  • @libanpac-cg8mn
    @libanpac-cg8mn Před rokem +1

    Heestan wexee soo baxday 2020 anigo bus saraan Uganda heestan waa lagu wareeray shib iska dheh @Gulled simba legend

  • @yaakhoot4327
    @yaakhoot4327 Před 3 lety +27

    لدرجة عشقي لهاذه الاغنيه استمع لها 24 ساعه انها جميله جدا وصاحبها أجمل منها 🥰🥰🥰

  • @faranjifaamoosofficiall7994

    NINKAN JINIYADO AAN caadi ahayn ayuu leeyahay wllhi anoo aan aqoon ayay hooyaday ibartay taageero buuxda ayaanay utahay wllky rumaat guulayso

  • @aamiral-hussein9651
    @aamiral-hussein9651 Před 4 lety +24

    Dulqaad ixtiraam leh sidaad ugu luuqeysay waa waxan moodey inaan dhagaysanayo hassan aadan samater ⚘❣🤝🙋‍♂️

  • @faisalabdikadir3406
    @faisalabdikadir3406 Před 3 lety +2

    Diamond hadey fanaan u haystan Somali Zimba ayan haysana. Shaking the east African's music.

  • @user-hd8bh6rr6q
    @user-hd8bh6rr6q Před 10 měsíci +1

    Heestan wa jcelhy gulled simba hore u soco bro

  • @haashimsiciidsalaad9828
    @haashimsiciidsalaad9828 Před 4 lety +25

    Inta gulled Simba jecel nacala shaydan ku yaala like ha la dhifana one love ❤️👍

  • @AsmaMohamed-bt6yg
    @AsmaMohamed-bt6yg Před 4 lety +20

    2:22 chrisbrown's dance moves ❤❤ waan kuu haynaa tanna huno hore u soco 💯💯

  • @suldaanmaxamud1090
    @suldaanmaxamud1090 Před 2 lety

    masha allh runtii fanaan codkiisu aad uqiimo fiicanyahay waaye walee nòolow alfanaan guuled simba 🤗🤗🤗

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 Před 3 lety +2

    I luv Gulled Simba with 3 or 4 talents MashAllah 💝🙌

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 Před 4 lety +55

    Daymada aragaga inan ku dagayo xiskan dafireyn my fv song
    Likta wa bilashe dhac igu siya corana ilahey hanaga badbadiye😢

  • @haifaidiris410
    @haifaidiris410 Před 4 lety +41

    Lkni cudurkan ilahey hanaka qabdo😔😔

  • @jawahirmacalim6390
    @jawahirmacalim6390 Před 4 lety +3

    Waaw dhar kaste walaguso baxaya xita hadey folxun yihin dharkas
    🥰🌹🥰🌹🥰

  • @libinabdi6555
    @libinabdi6555 Před 3 lety +1

    Waa halka fanaan aan kufaano codka Movement labiska Wow so amazing melaha qar ban kuso arkay yacni CZcams ajanib ah asagoo dadke la bar bar dhigayo No way he’s different who’s the best singer Of Somali 😍 Wow was the voice He’s changing his voice how many times wow wow wow wow 🤩 man 🙏😇😇❤️❤️❤️❤️

  • @abdisalaanmoshidane9825
    @abdisalaanmoshidane9825 Před 4 lety +52

    Gulled Simba
    Nabil Bulle
    Hamze Xadaari
    Maftuux Cadceed
    Ayaanle Omar Ali Billboard 🔥

  • @YouTube_Sacad
    @YouTube_Sacad Před 4 lety +21

    all strangers watching this song welcome to somali and also we love you turkey🇹🇷 indian🇮🇳 pakistan 🇲🇷💖💖💖 Respect

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 Před 4 lety

      King Sacad Films stranger or foreign lol 😆

    • @YouTube_Sacad
      @YouTube_Sacad Před 4 lety

      @@akramyare5444 Doqonow Waxan Sidaas usameeyay ayaaba in la iisoo Jawaabo Reply sooo bada

  • @Zulthan_Yarre
    @Zulthan_Yarre Před 3 lety +4

    Hees Maftuux cadceed Tumay 1m Kama Hooseyso Fara-dahable 🙏🥰💪🔥

    • @asiyoismaaciil5834
      @asiyoismaaciil5834 Před 3 lety

      Fanankyga keep going simba❤💋❤❤❤❤❤❤❤❤🔐

  • @fullsquadpubgmobile1326
    @fullsquadpubgmobile1326 Před 4 lety +1

    Gulled simba 😍😍😍😍 Ku jecliyaa

  • @rayaandhaladofficial8745
    @rayaandhaladofficial8745 Před 4 lety +166

    Inta Heestan horay Udhageysan jirtay 2019 like dhac igu siiya👍👍👍

    • @rakuubtube4158
      @rakuubtube4158 Před 4 lety +5

      Ma ila aragtey dadku inay cusubtahy uhaystaan laxankaa la badalay

    • @qibradyare4145
      @qibradyare4145 Před 4 lety

      way cusub tahay midan lkn way isku egyihin aqyarey

    • @sacdiyoali9342
      @sacdiyoali9342 Před 4 lety

      @@qibradyare4145 wax cusp ma lhn Ee heestn mr hre ahYd waa copy 👉

  • @cadeymuu7
    @cadeymuu7 Před 4 lety +256

    Inta jiifka kudawaneeso like😅😍😍😍😘

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 Před 3 lety

    One of the outstanding Somali top singers Guled Simba nooloow wll🙌💖😘👍.

  • @ikraanahmedjama9874
    @ikraanahmedjama9874 Před 4 lety +2

    Esh Cala heeees. Sinba hore usoco❤️❤️