Maanka 2015 Hamda Queen & Mursal Musa, Directed by Ibrahim Eagle

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Maanka 2015
    Hamda Queen & Mursal Musa,
    Erayadii: Abdilahi Hassan Ganey
    Laxankii: Mursal Musa
    Music by Ilyas Idiris
    Productions Of Eagle Media Pro

Komentáře • 330

  • @abduqani4951
    @abduqani4951 Před 2 měsíci +13

    Hamda abdi kinaal waxaad tahay qof dareenkayga bedelasha markaan dheegaysanayo cawa sacaadu tahay 2;21pm habeen axad ah berina aay ciid tahay iyo bartamaha iyo bariga Africa
    Buuraha bacadka iyo hanfiga Kampala aada ii biday ❤😂
    Qalbiga idin salamay gacmuhu waa qalfoofe❤️🙏

  • @hawoyusufhussein7904
    @hawoyusufhussein7904 Před 3 měsíci +12

    Still 2024😢

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Před 9 lety +46

    Midabkaagana Qof Mililicay
    #Xamadaay Kolley wuu mohan .....
    Ereyo Macaan , Muuqaal Mohasho Leh
    Oo Music Lala Maqsuudayo lagu ladhay.
    #Mursal is Back ....Farsamadii #Eagle

    • @jihanjannah21
      @jihanjannah21 Před 8 lety +2

      Fiiri lyricskan ii dhameeystir adoo mahdsan. "Magacaagu waa mid weey noo ...?" :D

    • @mohamedaliomar4265
      @mohamedaliomar4265 Před 8 lety +4

      +Cherry Blossom magacuna waa mid weyno
      marwo I yahay. I think inuu sidaa leeyahay

    • @jihanjannah21
      @jihanjannah21 Před 8 lety

      +Maxamed Cali Aad ayaad u mahadsantahay😊

    • @mohamedaliomar4265
      @mohamedaliomar4265 Před 8 lety +1

      +Cherry Blossom adiga mudan wll qaali

    • @araagcadwan7981
      @araagcadwan7981 Před 8 lety

      +Cherry Blossom magacagu wa mid weyno Marwo weyaan

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před rokem +12

    Ilaa hadda marwadii nolosha een heestan wada dhagaysan lahayn ma hayo lakiin waa balan maalintaan is helno insha allah halkan baan reply ka soo galayaa allow qof walba hamigiisa oo xaaraan ahayn sii.
    26 may 2023 20: 10 fiidnimo
    Xaafada 06 jigjiga DDS 🌿

  • @aadandeero4943
    @aadandeero4943 Před rokem +22

    Wlhi heestan markaan maqlo waan oyaa😭
    Sababtuna waa heesta qofkii ibaray oo iga fog
    I.a waan kulmi doona mar ay hataba
    Comentigana waan xusi donaa .oo waan tusi donaa I.a☝️❤️

  • @osmamsufi7817
    @osmamsufi7817 Před 8 lety +81

    viva boorame WAA magaalooyinka Somaliland ugu qurrux badan ahna hooygii aqoonta ha noolaadaan reer boorame

  • @mukhtar9660
    @mukhtar9660 Před 8 lety +17

    mashalah
    #boraa jacayl aan dhaman ban uhaya
    from eastern somalia
    thank you ibrahim

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 Před 4 lety +20

    Xamda quen waa gabadh qurxoon ,markii horaba umaad qalmayn fanaanimo imikana way wacantay mar hadaad ka tawbad keentay

  • @moali2437
    @moali2437 Před 8 lety +46

    borama qurux badana wa in arka insha allah dalkyga hooyo

  • @dhugbug2297
    @dhugbug2297 Před 9 lety +19

    ana maankiyo maskaxdaydaad meelkuleedahay waaw heestan Caadi maaha Wlhi Mashallah mursal aad ayaad ushidan thy bro aadbaan kuusaalim eegal muuqaalkan aad ayuu cool uyahy

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled Před rokem +4

    2023 3 23 ku dhagaysanaya burco xili aan safar ku ahay kuna jeedo jigjiga❤😌

  • @abduqani4951
    @abduqani4951 Před 2 měsíci +4

    Anaa maankiyoo
    Maskaxadeyda
    Meel ku leedahay
    My queen qof aan xushmeeyo
    Sida hooyadey oo kale ilaahay haka daayo marwo qimo badan bad tahay najah muse Ali yusuf ❤❤️🙏

  • @cabdicooli3122
    @cabdicooli3122 Před 7 lety +35

    borame waa magalada Somaliland uguqurxbadan jecliyaa inkastonhayn Reer borame ahayn lakiin wali ma arag melamida ila hargaysa

  • @ahmedguray6534
    @ahmedguray6534 Před 9 lety +23

    Borama qurux badan waa u xiisay. hoygii aqoonta iyo nbada

    • @sumayosiciid6146
      @sumayosiciid6146 Před 5 lety

      Hhhh boorama qurux ma taaal sootan washitood qayb kamida uqabaye soo arkay fool xumaada yaahuuu iyo dad jukuraaa u eeg yaaa huuu

    • @khadirahassan6262
      @khadirahassan6262 Před 4 lety

      @@sumayosiciid6146 👎👎👎

    • @gabrielagrest9739
      @gabrielagrest9739 Před 2 lety

      @@sumayosiciid6146 kkkk

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před rokem +4

    Mursal muuse cumar and xamda abdi kiinaal xamda Queen 👸♥ wlli xusuus baan galay tow legends ♥❤ iyo waayo waayo

  • @fahadappdala546
    @fahadappdala546 Před 2 lety +2

    Heesuhu waxay soo jiitan dareenka aduun halka Kalaamka alle farxad aduunyo iyo mid akhribo aad liibaaneyso.
    Ilahow nasoo hanuuni ani iyo Dhalinta lunsan
    15/Sept/ 22 10:15 pm Jimce

  • @yusriitaluuziina7449
    @yusriitaluuziina7449 Před 4 lety +7

    Yaa ila daawanaya 2020

  • @emranosman1337
    @emranosman1337 Před 8 lety +8

    waan u xiisay boorama caday nice weather. and peattyfull pic i love my county. borama cadey

  • @top3578
    @top3578 Před 9 lety +51

    caadi maaha heesta and muqaalkeeda quruxda badan hanbalyo wllkay ibrah eagle best video rays hotel ax ax walhi waa uxiisay home boorama

    • @ayaancllaahi5546
      @ayaancllaahi5546 Před 7 lety +2

      MAZIM TUBE ma isu raacnaa hno ana waan uxiisee cade

    • @hoodocabdalle5513
      @hoodocabdalle5513 Před 7 lety +1

      Ayaan ClLaahi

    • @theluckyone5718
      @theluckyone5718 Před 6 lety

      hehehe MAZIM TUBE maxawaye apps kale miya magac maaxan be wayo CZcams le aqana aniga

    • @Emanahmed-nj4ju
      @Emanahmed-nj4ju Před 5 lety +1

      Reer borama♡♡♡

    • @amiinabdirashiid3724
      @amiinabdirashiid3724 Před 4 lety

      @@Emanahmed-nj4ju sdoo kle hno From Belgium Borama caday hlkan yaraan ilaa waynaantaydii kusoo qatay allaha raxmada io nabada hanii siyaadsho my dadkaygii Borama caday

  • @ayanahmed8948
    @ayanahmed8948 Před 6 lety +5

    Magacada waa mid weyn weyye marno weynaan allow qof ann ogahey marwadisa iga dhiig qeyrna igu daar insha'alh ❤❤❤ yaa allah walahi habelow dunida hoyodey moyye inta kale waan jecelahy

    • @farhanjam2773
      @farhanjam2773 Před 6 lety +1

      Ayan Ahmed amiiiin allow kaka dhik xajigaga Ayan qof kad rob to alleh hakah aqbalo ducadah

    • @ayanahmed8948
      @ayanahmed8948 Před 6 lety +1

      farhan jam amiin mahad sanid walalo 👏👏 adi sidoo kale waxa jeceshey alle haku siyi

    • @farhanjam2773
      @farhanjam2773 Před 6 lety

      Ok walashay thinks ad ban ku salamayah

    • @gabileyboy1515
      @gabileyboy1515 Před 5 lety

      Aabo xataa ma isagaad ka jeceshahay maca walaalaha?
      Dee hooyana iskaga dar maxaad uga reebi kkk

  • @hibakissadouhour9124
    @hibakissadouhour9124 Před 7 lety +2

    Heestaa mcnkedaa wn la dhacay taawxa ka daran muqalka, hesto 4:52 ayay socotaa anaasidaan udawanayay een ula dhacay ayay ila noqotay in an 2min dawanayay, mabrouk intiii so diyarisay heesta iyo misika iyo muqalka kuruhdaa badanleh tacabkinii mu khasariin, bravo aynnilenahay manshallah

  • @Abicubayda
    @Abicubayda Před 5 měsíci +3

    Who watching before 8 yrs ago

  • @user-zx6gu5lq2u
    @user-zx6gu5lq2u Před rokem +2

    Mashallahah xamda merci beaucoup my doumachi and mural mousse
    ,❤

  • @asturtva
    @asturtva Před 9 lety +19

    Weee viva borame i see rays hotel

  • @mudanmarwo7113
    @mudanmarwo7113 Před 9 lety +2

    I agree......Hotel Qays waan ka daalnay!! More pictures please from Buuraha Amoud > buurta Saw> Seeraha> Baki to ilaa Lughaya yaakhay. #homesick

  • @Mattaanaha
    @Mattaanaha Před 9 lety +14

    Brilliant work Ibrahim as always. Job well done

  • @cabdiqays2111
    @cabdiqays2111 Před 7 lety +13

    Afka Xamda Queen I❣️

  • @braziliano12
    @braziliano12 Před 9 lety +9

    waaaaw. boqorka. codka. mursal. muuse. iyo. xamda queen. waa heesta. sanadka. iyo. soo saaraha. heesta. Ibrahim eagle. waliba music. qaboow. ee Ilyas Idris. waxaan oran kara. waa heesta 2015 ka. ugu shidan. noolaada. Waad noo raaxayseen?

  • @khadirahassan6262
    @khadirahassan6262 Před 4 lety +4

    Hees xasuus bey ii leedahy
    Markn soo xasuusto waan farxaa

  • @roblehabdi-hossian271
    @roblehabdi-hossian271 Před 6 lety +3

    21/05/2018 I watching this song Hees aad u mcn weeye heestani

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi Před 2 měsíci

    Xamdi queen io mursal muuse my favorite singers dad cod alle ugu deeqay best song

  • @anasalwa9990
    @anasalwa9990 Před 7 lety +11

    magac wayn iyo nin maqaam leh oo masuulaad thy xaqiiqsan 😍😍😍

    • @cumarcabdi5953
      @cumarcabdi5953 Před 7 lety +2

      ana salwa maryaahguna dhexada dhaqankiyo milgahii weeyan magacaaguna waa mid waynoo ❤️❤️❤️😘🎸👍🏼 Ana maankiyo maskaxadayda ayaad meel ku leedahay 😜😜😜

    • @adanshiikk241
      @adanshiikk241 Před 7 lety

      anti salwa

  • @nafisocabdi8110
    @nafisocabdi8110 Před 9 lety +3

    I really like it heesta boqol jeer waan dhagaystay wlahi siqurux badan lodubay

  • @user-pk9ip1rv2l
    @user-pk9ip1rv2l Před 5 měsíci +1

    Old is gold ❤❤

  • @mame77calicabdi5
    @mame77calicabdi5 Před 4 lety +1

    Wx an ad uga helay ay u Duben nice video ❤🙏👑🙏 iyo heestuba wax ila dawanayay 2020 like isara🙏👑❤

    • @SurprisedFishBowl-cy3yu
      @SurprisedFishBowl-cy3yu Před 3 měsíci

      𝐦𝐚 𝐧𝐨𝐨𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐥𝐥 𝐟𝐫𝐨𝐦 2024😢

  • @Ayaanleabkaal
    @Ayaanleabkaal Před 2 lety +3

    Axyaa fanan

  • @princessrahmajamac6026
    @princessrahmajamac6026 Před 8 lety +7

    wow waa hees qaaliya
    borama waa magaalo qaaliya

  • @asmalucky7408
    @asmalucky7408 Před 9 lety +1

    waaaaaàaaaaw maancha axyaa hees wlee qalbigay iga gashyba wlhi (ana maankiyo maskaxdaydad meel ku leedahay )eesh qiyaasak nice song wlee qalbigay iga gashyba wlhy hlkaa kasii wada (xidigaha geeska ) waan idinku ogaa codkiina noolaada wllYaal il xun idin ma eegto axyaa hees wlee

  • @luulapea1238
    @luulapea1238 Před 3 lety +3

    Hada 2021 dawaneyso heestan like ta ha ila dhaafin💘

  • @nuuraxmed6091
    @nuuraxmed6091 Před 2 lety +1

    17/1/2022 habeen salaasi soo gelayso baan dhegeysanayaa

  • @Haa-980
    @Haa-980 Před 6 dny

    Nin midhkii runa, muujiyaa tahay❤

  • @user-ju4og8li1d
    @user-ju4og8li1d Před 22 dny

    2024 ayaaan dhagaysanaya saaacadu 1dii iyo sagal menit like ha ila dhaaafin

  • @queeenafrica4458
    @queeenafrica4458 Před 9 lety +1

    wooow woooow Top Singers Boqorada Quruxda,Codka,Styleka Caadi Maaha Hamdi

  • @HornOfAfrique
    @HornOfAfrique Před 9 lety +8

    Mursal Muuse & Hamda Queen 💙 top fanaaniin

  • @basharabshir3427
    @basharabshir3427 Před 7 lety +1

    musiga yaabaray ILYAS IDIRIS mise reer awdal maskaxdoda bartaa waa yabe

  • @caqilkareershipis8373
    @caqilkareershipis8373 Před 9 lety +2

    wah wah adna maskaxdeda ayaan mel ka ledahay ... iyo cudka malamka leh wah wah

  • @mykingmyqueen7286
    @mykingmyqueen7286 Před 9 lety +5

    Woooow esh cala hees ❤️❤️❤️❤️

  • @AliJibril
    @AliJibril Před 9 lety +2

    What a Video Clip...Great Job walaalkey *****

  • @GuulSomalia
    @GuulSomalia Před 9 lety +8

    My fav Somali director Ibrahim Eagle nice work again.

  • @shugraanhassan5519
    @shugraanhassan5519 Před 4 lety +1

    Labo qof oon jeclhy aya isla qaadaya heesta 😘💖💎👑🙏

  • @isramaxamed1294
    @isramaxamed1294 Před 7 lety +1

    ana maankiyoo masxadaydaaa meel aaad kuleedahay cabdikhadarooow aaad kuleedahay ilahayoo isku kaaya sim jcylkayga

  • @jibrilabdirashiddakane

    Hada iga dampeso love sar sii aan usolapto marlawad😂

  • @ZuhaybJones
    @ZuhaybJones Před 9 lety +11

    Ibrahim Eagle. This one is on you walaahi. Xaasid ayaan ku leeyahay. You went to Borama armed with a HD Camera like this plus your production and director credentials and never bothered to shoot a simple 15-20 min vid of Borama.?! Tolaay oo tolaaay. You have much explaining to do walaahi

    • @IbrahimEagle
      @IbrahimEagle  Před 9 lety

      Allan Osman i did and have it. i am working on up comning documentary call Shalay iyo maanta. i will be going back october to finish, insha allah

    • @ZuhaybJones
      @ZuhaybJones Před 9 lety +2

      ***** Lol My Suldan Inshaallah. I have to say apologies are in order loool...Waan yara dag dagay malaha, but as they say wax la raajaa rag kuma samee, I could not be more happier to hear this great news that a documentary on Borama by Eagle Production is on its way. Masha allah sxb Jazaka Allah walaahi I expected nothing less, we want a doc for the history books.. I will be sending my suggestions and recommendations to your fb inbox.

    • @tedrosbelgium9413
      @tedrosbelgium9413 Před 8 lety

      +Ibrahim Eagle thanks bro waxad na tustay quruxda magala waynta borama 10x thanks and keep going incha allah

    • @raabistahadeathgrup2668
      @raabistahadeathgrup2668 Před 8 lety

      waw

    • @salmancade8368
      @salmancade8368 Před 7 lety

      Tedros Belgium kkkkkk

  • @ZuhaybJones
    @ZuhaybJones Před 9 lety +8

    Mursal Muse is ragedii walaahi. He went his own way and took his wife with him. lol He gave the finger to Xidigaha and told them take your nepotistic qabyaalad driven bs and stick it where the sun dont shine!...He diversified and got in touch with his own producers, musicians,lyricist and more and never looked back. He always seemed like a nonconformist fella and kudoz to him walaahi...Masha allah Hamda looks exquisite walee.

  • @inakassim7919
    @inakassim7919 Před 3 lety +1

    2021 wixii nool🥰

  • @zamzammireh560
    @zamzammireh560 Před 2 lety +1

    18/8/2022 jimce 9:30pm

  • @mohamusty1512
    @mohamusty1512 Před 3 lety +1

    hdaad 2021 June daaawaneyso like haila dhaafin

  • @mujahidkamorgandilidoona3830

    hodan maskaxdaydaad meel kuledahay ax ....my
    lov
    ilhow isku kaya sim
    amin

    • @sadiqahmet1744
      @sadiqahmet1744 Před 4 lety

      😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎🙂😎

  • @kremjon4290
    @kremjon4290 Před 8 lety

    AxYa Faniin Mursal muuse cumar iyo Hamda Cabdi kiinaal Queen cadi ma ahn heestu We love Xidigaha Geeska

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada7348 Před 7 lety +2

    wow waxaas baa hees ah sowtu rahma hamda and legend mursal well done

    • @anasalwa9990
      @anasalwa9990 Před 7 lety

      Omar Abdi sawtu raxma waa kalmad yurub u gaara taas la soco kalmad kale ku qiime dookhaaga kkkkkk

    • @somalilanderdhalada7348
      @somalilanderdhalada7348 Před 7 lety

      ana salwa haye wllo lkn agow areyga waxa loo isticmalaa waxii cod wanaagsan ee aad ka heshid huuno

  • @hibakabdi3877
    @hibakabdi3877 Před 4 lety +1

    Yaa dawanay 2020

  • @faakiryare5656
    @faakiryare5656 Před 9 lety

    codka malabkale ee macaan kale meel i xadantee wlhi wxn ka helaysa musiga iyo hutel rays viva borama

  • @alaahuakbar5457
    @alaahuakbar5457 Před 8 lety +40

    rays hotel boorna speacil song beautiful ✔✔

  • @MaxamedYare-tm8gj
    @MaxamedYare-tm8gj Před 4 měsíci

    Gabdhihii ugu horeysay aan isbarano heestan😢😢😢😢❤❤❤

  • @abdinasirmohamed3058
    @abdinasirmohamed3058 Před 3 lety +1

    2021 inta Daawanysa😂👏💯

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal Před 5 lety +3

    Maankad meel ku leedahy❤

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 Před 3 lety +1

    Heestan waa hees anan ka daalin ereyadeeda waayo 15k anoo an waxba jeclayn ayaan dhageysan jirey alx 20k aniga ayey caawa iga hadleysa 21 Nov 2020

  • @cabdicooli3122
    @cabdicooli3122 Před 7 lety +20

    magalada aqoonta borame boqortoyo wnuslmy

  • @bouhasma3079
    @bouhasma3079 Před 5 lety +1

    viva 2019 kuhaysta kama dalo

  • @djzakiosman3267
    @djzakiosman3267 Před 9 lety +2

    maasha alaah Boorama beatfull city

  • @QaadiroMohamed-ci2yn
    @QaadiroMohamed-ci2yn Před měsícem

    Wankaa hayaa mursal iyo kuwiin❤

  • @beerlulaapdiqani4262
    @beerlulaapdiqani4262 Před 3 lety

    2020 dhamdkisa ya dawnya🤟

  • @nuredinahmed7041
    @nuredinahmed7041 Před 5 lety +4

    The sharukhan of Somaliland Mursal

  • @somalioperating
    @somalioperating Před 9 lety

    Ibraahim Eagle caadi maha sxb top ... professional ba thay bro keep going

  • @XamzeCismaan
    @XamzeCismaan Před měsícem

    Whi heestan markaan dhagaysto jacaylbaan dareemaa

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys Před 3 lety +2

    One My Fav Songs🥰😍🤩😘

  • @alinouh1002
    @alinouh1002 Před 8 lety +6

    Ibrahim Eagle, no body can do how you do with video production. Man you really rock! Congrats and thank you bro.

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Před rokem +1

    Cabdilhi xasan ganay heesihiisa badi waxa qaada X.queen

  • @qoraneabdulkadirmohamed4190

    2da fannaan iyo Heesta ereyadeeda waaba laysla eegtay

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Před 7 měsíci

    Oui cette chanson 1.2 millions vieuws keep going mursal muuse and xamda queen 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️💚🤍💕💜🇰🇪👍

  • @hoodolaki7948
    @hoodolaki7948 Před 6 lety +1

    Wwwww waa hees shiDaHan 😍😍

  • @mohamedaliomar4265
    @mohamedaliomar4265 Před 8 lety +2

    Well done Mursal iyo Queen

  • @ShadiaMubaar
    @ShadiaMubaar Před 3 měsíci

    2024 /6/7/ malin jimce ah ❤😊

  • @issemaxamed9840
    @issemaxamed9840 Před 2 lety

    Waaw macaan weye mrsal io xamda 2021

  • @cadnaanm5777
    @cadnaanm5777 Před 8 lety

    hahaha dartaa madashana non mirkii runa mujyaaa thy dantoo murugtna nin maareeya thy Woooow I like this song

  • @abdinajuum9889
    @abdinajuum9889 Před rokem +1

    Wxn dhagaysanaya 2023 /1/1 habben sabtiya 🫡

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 Před 6 lety

    Woo mursal iyo hamda we really amazing keep going mashallah

  • @sharmaakeyuusufsharmaakeyu7931

    Waw xamda iyo mursal allaha idin dhowro

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Před 2 lety

    Xamdi Queen fanka way ka baxday alle ayaa soo hanuuniyay, way cod macaaneyd lkn aakhiradeeda bay u baqday.

  • @ahmedsaidbracr7200
    @ahmedsaidbracr7200 Před 7 lety

    Mursal muse cumar waa fanan qliya gaar ahan anigu heesahiisa aad ayan u jecelahay xamda quen iyana waa fananad qliya

  • @mohamedshafi76
    @mohamedshafi76 Před 9 lety

    heestan waxa loqade calanka Somalia inta wax fahmi karta waa fahme

  • @marwomariya2277
    @marwomariya2277 Před 8 lety

    heestu caadi maaha ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡ ana maankiyo maskaxdaydaad meelkuleedahaty Axmed kuleedahay

    • @farduuscabdale7465
      @farduuscabdale7465 Před 7 lety

      marwo mariya hhhh sh isku mid meh mariya and my love is ahmed

  • @kaltumoabdiazizfiqi9065
    @kaltumoabdiazizfiqi9065 Před 2 lety +1

    Still listening 24_2_2022 ❤️💕

  • @abdikanimahdi832
    @abdikanimahdi832 Před 6 lety

    Xamda iyo curadka xidigaha
    Asal fanaani top

  • @avinhajo7964
    @avinhajo7964 Před 6 lety

    Wow eesh Cala hees igu Banane kawarama

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 Před 5 lety +2

    💚💭❤somaliland borama

  • @pickelbarrelofficial1256
    @pickelbarrelofficial1256 Před 9 lety +2

    Such a tune

  • @asadaden
    @asadaden Před 9 lety +7

    Boorama hoyga Aqoonta from DDSI

  • @aminayasin5638
    @aminayasin5638 Před 4 lety

    2020 ayaa dawanaya

  • @abdirizakaideed2433
    @abdirizakaideed2433 Před 9 lety +6

    mursal & xamda nice song halkaaaaaaaaa ka siiiiii wada