hees geenyo yurub

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • fanaanada sanadka yurub

Komentáře • 234

  • @shaqodoonali7146
    @shaqodoonali7146 Před 2 lety +10

    Alla aduunyooy xaalka ba’a 2009 waagaan heestan maqlijirey 17 may Primary school 🏫 ayaan dhiganjirey maantana taariikhdu waa
    19 /6/2022 sunday.hargeyso siraadan waan sugayey isma lahayn hargeisa caday ayaad qurbo ka aadeysaa hargeisa mar uun waan kusoo laabandoona insha alah
    Yurub geeyo hooyo ah oo aan yurubtii shalay ahayn hargeisa oo aan hargeisadii shalay ahayn

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 Před 26 dny +1

    markii iigu horeysay heeskan maqlo waxay ahyd 2011 wagaas dugsi dhex ayaan ahaa iminkana jaamacada masterkii ayaa ii dhamad ah aduun ilaa waagaa waan daawadaa heeskan waana jclhy 30/7/2024 waxaan ku suganahy koofurtq dalka ethopia oo aan jamacad ka dhigto ❤❤

  • @weedhsancali6278
    @weedhsancali6278 Před 3 lety +13

    Waan ku bartay heestan Yurub anigoo yar oo dugsi hoose 2aad ah 2010kii ayaan ka daawaday Tvga Qaran mise HCTV, magaceeda ma xasuusan jirin oo ilaa bari dhexdaas ah markay hees soo qaado ee aan rabo inaan qof u tilmaamo waxaan odhan jiray fanaanaddii qaaday heestii "guriyo leel". Still watching 31-July-2021 habeenimo.

  • @cawodhalad7072
    @cawodhalad7072 Před 2 lety +11

    Heestan wxn ku xasusan doona mrkan hooyo noqdo inzhllh Wyo imika oo an aroosad ahay dhawan aqal galaysa ayn dhagysigeda aad uga helay ilaahy ninkyga Ha ii nabad keeno wnkala fognay balse. Dhawan ayn midoobi Dona inzhllh 💍🤲🏼🔐

    • @HornAmiir
      @HornAmiir Před 2 lety

      Aamiin wllo ilahay reer qurux badan oo jacayl ku noolaada ha idinka dhigo, waa wiil wllkaa ah oo kaaga soo tahniyadaynaya gobolka Awdal/Boorame.

    • @HornAmiir
      @HornAmiir Před 2 lety

      Aamiin wllo ilahay reer qurux badan oo jacayl ku noolaada ha idinka dhigo, waa wiil wllkaa ah oo kaaga soo tahniyadaynaya gobolka Awdal/Boorame.

  • @Shimbir33
    @Shimbir33 Před 2 lety +24

    Who’s still watching in 2022 ❤️

    • @hoyomacan2589
      @hoyomacan2589 Před 2 lety +1

      Me ❤️

    • @DHIFIQ_ADEERKI
      @DHIFIQ_ADEERKI Před rokem

      Me 😘

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před 11 měsíci +1

      From 2023 mida kale inaa yurub geenyo hilibka lakacay bal arag xikigan waa 2009 Wana gabar haday ubadato 23 jirta

  • @mohmurtisame7459
    @mohmurtisame7459 Před 4 lety +13

    2009 dugsiga hoose dhexe Dallo primary cergabo
    2020 jamacda hargeisa
    Wayo wayo wayo

  • @shimbirka.
    @shimbirka. Před rokem +6

    After 13 Years. Mrkii Mopilka Igu Cusbaa Heestan Ku Bartay Yurub. Aduun. Still 2022 December.❤️🙏🏾

  • @muhiyodinahmed6983
    @muhiyodinahmed6983 Před 2 lety +7

    Heestan gobolka hawd ayaan ku dhagaysan jirey ❤️baligubadle👍🏽

  • @faysalsugaal7104
    @faysalsugaal7104 Před 8 lety +25

    ax heestan xasuus ayey igu leedahay berigay soo baxday Ethiopia ayaan joogay Addis Ababa it remains me a lot of things ✌

    • @thefearlesskibaarka9642
      @thefearlesskibaarka9642 Před 7 lety

      Faysal Sugaal kkkkk pre-tahriib miyaad ku jirtay bro

    • @faysalsugaal7104
      @faysalsugaal7104 Před 7 lety

      isaaq kingdom -baashe-
      kkkkkkk waar sxb maya caruur ayaaban ahaa manaa berigaas Tahriib ba aqaanay waar mayee waa lay dhoofinaayey 😂😂😂😂😂

    • @thefearlesskibaarka9642
      @thefearlesskibaarka9642 Před 7 lety

      Faysal Sugaal hye sxb anaa barigaa during tahriib ahaaye kkkkk

    • @akae5153
      @akae5153 Před 5 lety

      Awoow Lafii horaa tahay walee

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 Před 2 lety

      @@faysalsugaal7104 2022 ma nooshahay talow

  • @huseinali6080
    @huseinali6080 Před 8 lety +6

    heesaheedii ugu horayay ayay ku jirtaa heestay ku soo shaac baxday weeyaan Maansha alaah Nic sounds sawtu raxma

  • @adesh8227
    @adesh8227 Před 7 lety +11

    marki u horesay oon maqlo heestan 2011 ayey eheed runti xasuus bey igu leedahay.... kahor intaanan so tahriibin walee nolosha somalia mcn bey eheed caku

  • @aayshmohamud8299
    @aayshmohamud8299 Před 9 měsíci +3

    My favorite somali singer❤ I love yurub❤

  • @gagale505
    @gagale505 Před 13 lety +5

    waaaaaaaaaaaw geenyo oo lasoo kalabaxday ahaha fanada dada yar ee yurub genyo waan ku tageeraa papa

  • @djnimcaancarafaad9971
    @djnimcaancarafaad9971 Před 10 lety +6

    wooow cadi ma ahan heestani yurub qurux ii noolow qaali

  • @ahmettyasin3941
    @ahmettyasin3941 Před rokem +3

    After 13 years ayan so radiyay ciyaalnimo miyaa dib losoo celinaya ax🥺🥺♥️

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib Před 5 lety +21

    June 2019😓 Yurub Geenyo’’ Heesaha Qaar wxey leeyihin xasuus Gooni ah’ #2009 Ciyal school‘
    #Jigjiga IQRA ACADEMY 🏫 SCHOOL

  • @samiiraqalanjo9246
    @samiiraqalanjo9246 Před 2 lety +5

    2017 heestsan aad udhagesan jirey xili wiil aan isjeclhyn uu tahriibay 2022 lamaraya hadana🥺

    • @deqoiskaabulo1498
      @deqoiskaabulo1498 Před 2 lety

      Wilki calaf Allah ka isku kiin galay. Jacelku wa xasiid kufaan calaf ku galin bu kugu mashquliyaa kolkaas bu kugu ridaa xanun dawo laheeyn. Cakuyaa xanunkisa ma lo helo dhaawo an kaga baxno xanunkisa 💔💔 🩸🩸 🩸

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 Před 2 lety

      Aawey wiilkii hadda

  • @zeytuun3275
    @zeytuun3275 Před měsícem +1

    Waxaa dib udawanayan heestaan 7jul 2024 hadaa iga dambeyso like❤😊

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 11 měsíci

    Yurub waba gabar yar inaa😮 waa 2009 wa gabar yar 22 jir ah haday ubadato sjda ay ucmri dagdagtayna isma lahan yaab lakin m.a qurux da io codka wa udhalatay❤sawtu raxma

  • @barwakoqalbinoura9918
    @barwakoqalbinoura9918 Před 2 lety +2

    2009kii inantii noo dhalatay iminka waa 13jir😫aniguna ma yari kollay🤣 heestani si'aan innaba caadi ahayn bay iigu socotaa😋 Miyaan noqon ooridaa sagaal ubad kuu dhashoo guri iyo reer kuu dhaqdee 🤔 hebelkiiyoow

  • @laylamaxamed6189
    @laylamaxamed6189 Před rokem +1

    Heeskii ugu horaysay jacayl igu riday merkaan yaraa 2010 hada dib usoo raadiyay❤❤❤

  • @AliIman-hy3xh
    @AliIman-hy3xh Před rokem +2

    hesti ugu horeyse yurub m.a cod macan caleyga

  • @drmohfar301
    @drmohfar301 Před 7 lety +6

    waa heestii iigu horaysay ee aan kaa maqlay heesaha yurub geenyo hooyada codka dumar soomaaliyeed buuhoodlaan kasalaamayaa.

  • @sarasomali7132
    @sarasomali7132 Před 8 lety +3

    geenyan noqon oorida gadaal ubad kuu dhasho guri iyo reer kuu wade nice song

  • @Samiira87
    @Samiira87 Před 14 lety +2

    wawawaw qalaanjo iga dheeeeeeeeh wale magacaaga waad u qalantaa yurubeey you're very beautiful & sweet song amazzing lol maasha allah long life

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 Před 4 lety +3

    Heestan anoo 13 sano jiro dhagesan jiray 2011 xasus waqtigas waxan joge Africa gar ahan Somalia gobolka sool casimada saal canod

    • @barwakomustafa8277
      @barwakomustafa8277 Před 2 lety

      Waad khaldan tahay, Sool maaha dhul somalia ay leedahay ee waa Gobol ka tirsan Somaliland.
      Lakiin xuduud la leh qeyb ka mida maamul goboleedyada somalia ee puntland.
      ☝️💪😊

    • @darwishboy5255
      @darwishboy5255 Před 2 lety +1

      @@barwakomustafa8277 somalilnd maamul goboled katirsan somalia wayo mana la aqinsano lascanod askarta jogta wa dhulbahante mahan iidoor qof iidoor ah lascanod maba isku aamini karo cabsi dartis waxa joga wa isla dhulbahante uun cidkale ma haysato jamhada SNM wa al shabab

  • @akae5153
    @akae5153 Před 5 lety +4

    Heestan waxaan ku xasuustaa waqtigii school-ka ayuu darawalka Basku dhagaysan jiray,waqtiyaas lakiin waxba kamaan fahmi jirin.

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 Před 4 lety +2

    Waa waayo waayo heestan wakhti badan ayaa kasoo wareegay runtii wakhtiga 9 year ayaan ahaa 😂😂waana markii igu horeysay een videoga heestan arko😁

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 Před 2 měsíci

    Yurub maxamed cabdi geenyo xasuus ax wlhy waqtigii wacna 2009 jacaylkaygii

  • @mariobertinho1073
    @mariobertinho1073 Před 6 lety +3

    Heestan 2008 ayan dawaday markay soo baxday,
    Tv-ga qaranka mise horn cable labadaa midbaan ka daawaday
    Markaa wixii ka dambaysay inantii waala waayay un meel ay martay mar dambe ayay jig-jiga tagtay oo ay kasoo heestay ayunban dib loo arkay,
    Yurub caday noolow

  • @xafsaabdillahi1028
    @xafsaabdillahi1028 Před 2 lety +1

    Wlhi wa xasusteyda sanadkasta Marban sodhagaystaa
    Yurub genyo melwalod jogto farxad kujog🥰😘😍💯💋

  • @najiibcabdi9566
    @najiibcabdi9566 Před rokem +1

    Ima yurub ma weyna xiligana ay jirta 22 21 aga waxaan kaso waregtay 13 Sano aad uma weyna

  • @Qarni1000
    @Qarni1000 Před 14 lety +5

    ilaahow ya soomali ka talaala cudurkan daashaday ee qabiilka ah war heedhaha kam suushaan miyaa waxakan aad ka dhigateen camlka plz hore u socda dunidii way inaga tagtee qabiilku waa waxan uga habsaanay qayrkeene ka hara cakuye idinkee ha idin deeqdo codka macaan ee fanaanada yar ee ku cusub fanka mashaa laah abayo hore usii wad fankaaga je bent top meisje,,jaahilna warkiisa dheg jalq ha u siin

  • @NuurBellaStudio
    @NuurBellaStudio Před 13 lety +3

    Somaliyey qabiil iska dhaafa plz gabadha waay qurxantahay wallahi maasha Allah waaye quruxdana Somali bay u tahay

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq7433 Před 2 lety

    2021 ayaan soo radiyay alla maxay Xasuus Tahay heestani Nolow geenyoy💚

  • @kinghanad4709
    @kinghanad4709 Před 5 lety +3

    xiligany shidnayd yurub hda malayacni. i was from jijiga ❤

  • @Abshirohaji
    @Abshirohaji Před 15 lety +5

    nice song keep it up sis

    • @Dayr12
      @Dayr12 Před 2 lety +1

      Ma Nooshahay

  • @abdikadirelmi140
    @abdikadirelmi140 Před 11 lety +5

    gabadhan heesaheeda waan jeclahay

  • @abdiwarsame8310
    @abdiwarsame8310 Před 9 měsíci

    Hees hore 13years inta ka heshay like iisaara

  • @bachiirgaraad8138
    @bachiirgaraad8138 Před 2 měsíci

    Waaa heestii iigu horaysay ee aan yurub geenyo daawado 2009 kii xasuus gooniya aniga oo araday ah wakhti hore

  • @hamdaabdi8673
    @hamdaabdi8673 Před 11 lety +3

    mashlah waxasa cod iyo quruxaba nolow mcn

  • @qaninuroow
    @qaninuroow Před 13 lety +2

    WAAW INANTAN QURUX BADAN CODKETHA AYAN KAHALAY NO NOLAAY WAD QURUX BATHAN TAHAY HUNOOO

  • @darwiishboy8684
    @darwiishboy8684 Před 7 lety +2

    Waaw Yurub nice song xasuusti burco hestan

  • @abdirasaqmohamedhassan4350

    Ax wlhi heestan waxan dhegeysan jirey 2010 marki ugu horesey ee jacal igu dhacay

  • @AlihasanJama
    @AlihasanJama Před 2 měsíci

    Waxa filayaa inay tahay heestii u horeysay yurub geenyo qaado❤

  • @axlaamomar9942
    @axlaamomar9942 Před 11 lety +5

    mashallah yurub dhaladki borama aaad ayad u cod macantahay

    • @minkuliminkuli7592
      @minkuliminkuli7592 Před 2 lety +1

      waxaan ku xusuustaa jaceylkeyga qaali markeyga ugu horeesay iyada ayaa ii soo dirtay

  • @MASKAX-DHISE12
    @MASKAX-DHISE12 Před 8 měsíci

    Yaa salaam heestan waa midaan ugu jecelahay heesaha yurub 14 sano kadib ayaan caawa hestan dhagaysanayaa
    9/Dec/2023

  • @basharabshir3427
    @basharabshir3427 Před 7 lety +4

    heestan waxay i xasuusisay 2010 xili aan arday ahaa

  • @sulaqa
    @sulaqa Před 13 lety +5

    i home to see u more me and my friends love your voice we would listen ur album and videos too.

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe Před 7 lety +8

    Yurub geenyo markan we yareed yaa ila dawanayo 27/09/2017

  • @gobanimo100
    @gobanimo100 Před 13 lety +2

    waa gabadha kaliya ee buuxin karta booskii khadra daahir runtii aad ayay u cod macaantahay

    • @nimciishnalka2775
      @nimciishnalka2775 Před 3 lety +1

      Ma nooshahy wll

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t Před rokem +2

      12 Sano kahor waxad so qortay qoral Kas hadan dhab bu noqday walahi sa wayba buxisay hesa macan bay qaday

  • @afyareqanciye6833
    @afyareqanciye6833 Před 6 lety +2

    Yurup waan Tagera xaqiiqdi we love

  • @Ahmedabdulkarem16
    @Ahmedabdulkarem16 Před 2 měsíci +1

    Caawan dib u soo bookhday heestan oo bari hore igu danbaysay inan dhagaysto wakhtiyow qurux badnida markanad dib u so noqonayn ee aad xasus kaliya noqoto.
    9-june-2024. 2-Dul,H-1445
    Sun
    1:45 AM

  • @hodanhashi6096
    @hodanhashi6096 Před 7 lety +4

    walee xiligan 2010 xiligaan dawan jiray yurub lama aqoon heestan xasuus

  • @caydobehe1398
    @caydobehe1398 Před 11 lety +4

    nice yurub geenyo,,,,,,,,,,,waaaaaaaaaaaaaaaaw

  • @AhmedSaid-oe6nr
    @AhmedSaid-oe6nr Před 7 lety +1

    Xasuus garah heestan yadoo csub mlbilkagyga kusoodhicijirtay 2010 ax waaaayo waaaaayo

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 Před rokem

    How's still watching 👀 2023

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 Před rokem

    Jan 2009 class 3 Gateway primary school laascaanood 🇸🇴 old is gold

  • @jaylaaniahmed7072
    @jaylaaniahmed7072 Před 4 lety +3

    Old is gold

  • @xuseencali8689
    @xuseencali8689 Před 7 měsíci

    Ninyow wan hungoobayaa ayay ahad halkaa ay leeday wiilyow wan hungoobayaa

  • @Amanijamac
    @Amanijamac Před 14 lety +4

    mansha allah abayo allaha ku dhowro

    • @Dayr12
      @Dayr12 Před 2 lety +2

      Wllo ma Nooshahay

    • @user-vr6rj4ud6c
      @user-vr6rj4ud6c Před 2 lety +1

      @@Dayr12 11 yr kahor hduu Qof comments soo qoro miyuu dhinty mrkaa Ar somali aaa??😂

  • @cabdiqanimaansaawi8981

    heestani waa heestii ugu horaysay ee aan ku bartay sawtu raxma yurub geenyo oo ilaa maanta aanay heeseheedu kala dhicin. waan jecelahay heeseheeda kamana daalo. waxaan dib u dhagaysanayaa 31/07/2020 ciid carafo 02:00 jimce

  • @abdinasirarraleh9754
    @abdinasirarraleh9754 Před 3 lety

    2011 dugsiga sare Sallaxley Imika Master Golis waayo waayo iyo xasuus gaara Abdinasir Arraleh

  • @geesi1977
    @geesi1977 Před 12 lety +8

    I would sale my cows and farm just to be with her
    my sword too

  • @Abufaas
    @Abufaas Před 14 lety +2

    Cajiib, gabadhan waa la yaqaanaa magaaladeeda markaa waxba haysku qabsanina ,, waa gabadh reer Jigjiga ah :
    qabiil hadaad doonaysaana waa gadabuursi

  • @amaalfarah2315
    @amaalfarah2315 Před 8 lety +1

    Mansha Allah heestan caadi mahan

  • @hamzamuhammad7454
    @hamzamuhammad7454 Před 10 měsíci

    Still fav song 2023-oct-28

  • @abdibasidosman6405
    @abdibasidosman6405 Před 10 lety +1

    manshalah fanaanada weyn ee reer hargeisa noolow

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 Před 5 lety

    Heestan xasus igu leedahay jacaylkaygii ugu horeeyey ban ku xasustaa

  • @khadraawdahir9000
    @khadraawdahir9000 Před 2 lety

    Ano yar ban heestan tvga ka dawan jirey xasuus❤❤

  • @soojirainacabdirisaaq9633

    😰🤲Miyaan noqon ooridaa sagaal ubad kuu dhashoo rug iyo reer ku wada 🤲😰
    2020/March/2

    • @cabdiodayduqah1480
      @cabdiodayduqah1480 Před rokem

      Haduu wda hirkii lumay waqriYo dharaaruhu kala weecad keenan wiilkuu calafki da,baday wehel kaaga dhigay run wligaa la noolow wdar ubada kla hela
      Waa heesa noloshyada xasuusaha ku le
      Ma jiro qof la dhawacaa aduuna huduu jirna wxa la dhaacwaa wa qofka qlpai wnaagsan ee daacda aha alle ayaan ka baryaa ruux nolol qurux bdan aan la qaato iina noqda wehelka kaliya ee aan ka leeyahay aduunka plse wali ma helin qofkaa alle ha igu simo qof aan is fahano 😪😪😪

    • @asmamohamedmahamoud7393
      @asmamohamedmahamoud7393 Před rokem

      ​@@cabdiodayduqah1480alle haku siiyo qof aad is fahamhsan nolosha

  • @Amanijamac
    @Amanijamac Před 14 lety +1

    qabiilka ma fiicno ana hormar gaarno

  • @ladnaanahmed8109
    @ladnaanahmed8109 Před 4 lety +1

    Xasuus 2013😢😭💔

  • @qalaaye20
    @qalaaye20 Před 14 lety +2

    reer nuur waaye yartu

  • @CabdiraxmanSudan
    @CabdiraxmanSudan Před 10 měsíci

    I remember 2008 in slNtv

  • @mubarakabiibhashi663
    @mubarakabiibhashi663 Před 11 lety +3

    Waaaw amazing

  • @fatimaalinur1463
    @fatimaalinur1463 Před 8 lety +2

    adan gabilki dhacaba wiilyahow waan kugobaya

  • @zerguledhasanofficial1939

    dhalinyarimo ayaa soo xasuustey caawa ax ax heeskaad khaasbey ii ahayd gabadhii iso dirtey hada waa hooyo caruur leh

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 Před 4 lety

    Allaa waqtigu macaanaayaa waagaas
    Xasuus fog

  • @murwo78
    @murwo78 Před 13 lety

    Yurub Maxmed Geenyo..waa Ina adeertay waa reer boorma waana gabdha aha Gudbursi..ii nooloow indeer.

    • @nadiadhowrzan2640
      @nadiadhowrzan2640 Před 5 lety +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Alla jeeclida inay noqto nio tarikhda dib ugu noqo

  • @sudaysisaleeban2174
    @sudaysisaleeban2174 Před 2 lety

    Omg 2022 yurub geenyo wax kale

  • @mohamedthahir6664
    @mohamedthahir6664 Před 3 lety

    Marki ugu horeysey heestan an maqlo waxay aheed 10/5/2020
    Hees aad uxisa badan
    Kampala, uganda

  • @user-xj3ex5pu2s
    @user-xj3ex5pu2s Před 5 měsíci

    Axya jacayl Ya dawanaya 12.March.2024😢❤

  • @nazdalaan
    @nazdalaan Před 5 lety +1

    She reminds me Sahra Dawo, Geenyo’s talented...

  • @Yaxyeazair-ve5og
    @Yaxyeazair-ve5og Před 8 lety +2

    weeey yurub haday joogto Etopia ama hargaysa waa xidigtiiyun

  • @Siseyapdi1273
    @Siseyapdi1273 Před rokem

    2023❤️

  • @wargeyskachannel
    @wargeyskachannel Před 13 lety

    noolow noolow waan ka heley codkaaga macaan

  • @user-sd5xy1gg3x
    @user-sd5xy1gg3x Před rokem

    2012 xasus aan ilawi donin waxan dib uso radshay 16.7.2023

  • @hamsemohamed1880
    @hamsemohamed1880 Před 4 lety +2

    2020 like bac

  • @dhoodheboy1944
    @dhoodheboy1944 Před 4 lety

    Wlhy heestan wax in bdn ii qaadi jirtay qoftan adunka ugu jacelahay wxase caawa kaliya ii tahay xasuus aan wehel ka dhigto

  • @khaliilmuuse3903
    @khaliilmuuse3903 Před 6 lety +6

    Who's listing 2018

  • @ruunali7746
    @ruunali7746 Před 7 lety +2

    Yaaa dhagesanoya wali 2017

  • @najahalialihussein7357
    @najahalialihussein7357 Před 7 lety +1

    cadi maha hno😍

  • @fadxiahm3th844
    @fadxiahm3th844 Před rokem

    Xasuus Ti ciyaalnimo heestan iso xasuusisay Tv g Qaranka ka so geli Jirty

  • @seynabibrahimali5325
    @seynabibrahimali5325 Před 4 lety +2

    ❤memories❤ 30 aug 2020❤

  • @ahmednuur1769
    @ahmednuur1769 Před 8 lety

    adaan goorkastaba inta inaan wayuhu ku gabin maasha allh waa hees qaaliya salaan gobeed

  • @qofkujeceladoojecel5373

    Anigoo yaroo oo jacaylba wxba ka aqoon ayaan dawan jiray walina wan dawanaya imanka2019

  • @abdisalamhaji9927
    @abdisalamhaji9927 Před 3 lety

    Am watching 2021

  • @honestdude2
    @honestdude2 Před 14 lety +2

    qurexleyda aduunka viva ina adeertey ..lol

  • @amuunabdihassan7644
    @amuunabdihassan7644 Před 4 lety +1

    Yurub maxamed genyo waa wakhti aan aad wax utabayo 9/6/2020salasa 4:40pm waa 😕😕😕