Hodan Abdirahman and Abdi Beele Hees Cusub 2013 Goor iyo Ayaan by Deeyoo Music

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • www.deeyoo.com. Waa Hees cusub oo ay wada qaadayaan laba fanan oo cod ilaah ku maneystay waa Hodan Abdirahman Dheere Muhahadii Codka iyo Abdi Beele oo ah Macalin faneed weyn, waxaa heestan laga soo saaray magaalada Jigjiga. Deeyoo Music Team 2013..

Komentáře • 44

  • @updallaothmen6485
    @updallaothmen6485 Před 8 měsíci +14

    4:01 am 24/12/2023 jacyl imahayo lkiin hestan cawa Kuala Lumpur/malaysia ayan ku dhagaysanayaa 🥰 cid kasta oo commentign akhrisanysaa ii ducay hadan nolahay inan cafimad iyo saman ku nolado hadii an dhibtana in ilahay ii naxaristo 🤲🏽

    • @user-dz6ks7ip7d
      @user-dz6ks7ip7d Před 4 měsíci

      Wll aduun iyo akhiraba illahay hakunaxaristo hadaad nooshahayna illlahay waxaan kaga rajeyn mustaqbal qrux badan iyo nolol qrux badan

    • @updallaothmen6485
      @updallaothmen6485 Před 2 měsíci

      @@user-dz6ks7ip7d thank you wll sido kale ❤

  • @waliabdi-xm8rq
    @waliabdi-xm8rq Před 7 měsíci +6

    Waan xasuustaa habeenkay soo baxday waan daawanayay anoo arday waa 2013kii
    Xiligii ay hodan buuqasho ku timi jijiga
    Waa hees shidan
    Waxaan dib u dawaanayaa 17/1/2024
    Waan salaamay inta qoraalkayga la socota

  • @maame8564
    @maame8564 Před 6 lety +6

    Axxx hees mcn yaaa dhagaysanaya sanadka cusub ee 12/1/2018 cidi dhagaysanayasa likte haa ila dhafinaaa

  • @MarwaAhmed-dl6kb
    @MarwaAhmed-dl6kb Před 12 dny

    Ado gayi kle kunool jeceylkeeni.....😢❤
    14 Aug
    11:20
    Muqdisho 🎉

  • @FaysalAare
    @FaysalAare Před 17 dny

    Hodan c/raxman iyo beele barisamaad uu soobadnaa mu,aashaqiinta soomaaliyeed.xoorkii laga dhamay xagaagii iyo geelaba xasuus baa la xergeeyaa caawa habeen sabtiya 10 Aug 2024

  • @hamuuudimoh4062
    @hamuuudimoh4062 Před měsícem +1

    30/6/2024 baan dhagaysnaaya waana markii uhoryasay een heestan si caadiya udhagysto, garo aayahaygoow❤❤❤ 💍soon insha allah❤

  • @axmeddaahir127
    @axmeddaahir127 Před měsícem +1

    Nolosha waa iska meerto aniguna imikamn dhagenaysaa dadna 10 sanno ka hor, Ilaahay nabad iyo barwaaqo aakhiro lagu sugo alle ha inagu gallado dhamaanteenba.IFSAN IYO AKHIROSANNA.

  • @warsameahmed486
    @warsameahmed486 Před 28 dny +1

    Best songs gacantan waraacay 🤟

  • @Ichikomydear34
    @Ichikomydear34 Před 6 lety +4

    2018 yaa dhageysnaya? Mohashada codka Hodan Big 😍

  • @HimaKoreeye-sc6cw
    @HimaKoreeye-sc6cw Před 13 dny +1

    14 AUGST 2024😭❤️

  • @mohamedfathiemanosmail6044

    manshs Allaah Hodan Cabdiraxmaan Dheere waa fananad qaali ah midakale heesta ay ku wada luuqaynayaan iyada iyo Beele ee
    Naftu goor iyo ayaan
    Galxareeda oo wacan
    iyo guribarwaaqale
    ama geedo ubaxlay
    kaligaa ugogoshaa
    aad iyo aad ayaan ula dhacay waxayna tilmaamaysaa jacayl
    Thanks Hodan Abdirahman

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima Před 10 lety +1

    shaxshax hodan cadeey sharaf iyo shaasha jeceyl laguu saar kama dhaco shaaha lagu saar kaama dhiintaan lagu siiy waliigaan laguuma fuuro shaaxshaax ku raaxaayso [amiin]

  • @AsmaMaxamed-gy4il
    @AsmaMaxamed-gy4il Před 2 měsíci +2

    2024❤🎶🎵🔊

  • @Zizo_zizo86
    @Zizo_zizo86 Před rokem

    Naftu goor iyo ayaan macan cumar cabdi maxamed❤💯💋 naftu goor iyo ayaan gal xareeda oo wacan iyo guri barwaaqaa ama geedo ubaxley kaligaa ugogoshaa❤❤❤ allaha igu Simo adoo sowjkeyga ah allaahuma aamiin🤲

  • @abdijacayl3218
    @abdijacayl3218 Před 10 měsíci +1

    The best song wlhi 2023 yaa dhgysnya❤liketa

  • @ykstqrx
    @ykstqrx Před 9 měsíci +2

    Abdi Beele Legend

  • @mohamedhilal928
    @mohamedhilal928 Před 10 lety

    Way i qancisay wallee hwesdaniye thnks our fanaaniintayada

  • @user-of2jr3gq3n
    @user-of2jr3gq3n Před měsícem +2

    2 July 2024 22:44 bm

  • @fataaxali6339
    @fataaxali6339 Před 10 lety +1

    Naftu goor iya ayaaan gal xareda oo wacan iyo guri barwaaqa ama geedo ubaxlay kaligaa u gogoshaaa nice song we love our fanantena and also i am greating hodan and beelle

  • @xiireey1
    @xiireey1 Před 11 lety

    a great song the first time i heard i was in hargeisa a great city .a gold voice .

  • @cabdiraxmaanmowliid4629

    2024🥺❤️

  • @ridwaancabdilahi3229
    @ridwaancabdilahi3229 Před 11 lety

    waa hees laladhacay sxbyaal ee thanks

  • @habiibo3465-oi6so
    @habiibo3465-oi6so Před 2 měsíci

    Waa hees mcn 25/6/2024❤

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima Před 10 lety

    kama dhiinto lagu sii kaama dhaco lagu sii dhaadhkaada iyo shax shaxdaada

  • @abdiwalisaid4285
    @abdiwalisaid4285 Před 11 lety

    Thank you so much
    It's great song and I love it

  • @mahadismail2743
    @mahadismail2743 Před 10 lety

    heestan Caadi maha Adiga oo hodan ah iyo beela oo u cod eeg Axmed mooge Caadi maha

  • @najahmowlid2597
    @najahmowlid2597 Před 18 dny

    8/8/2024

  • @sharmarkemumin3065
    @sharmarkemumin3065 Před 10 lety +1

    Goobtii aad timada adaan kacaladaydaay wan kugu galbinayaa oon guudka kaa ilaalshaaa Adigaa gu iyo deyr xubnahayga garashada gaar kaaga dhigayo gooni ku xurmeeya

  • @badrimaxamed1039
    @badrimaxamed1039 Před rokem

    Run ahntii hestani wxkufara yaraystay lapa fanaan o cod ilahy siyay

  • @crajinjoey9766
    @crajinjoey9766 Před 11 lety

    alaaya cisag yaa hodan cod iyo midha heesta oo iqabsaday waaaaaaaaaaaaaaaaw

  • @YaasminMaxamed-ci3bd
    @YaasminMaxamed-ci3bd Před 2 měsíci

    Xasuuus 2014❤

  • @fataaxali6339
    @fataaxali6339 Před 10 lety

    eech calaaa hees mcn alla alla

  • @Maxkamadda-runta
    @Maxkamadda-runta Před 4 měsíci

    Deeyo Inte ku dambeyaay

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 Před 7 lety

    Waaaaaaaaaaw masha allah nice sister 🤝🤝🤝🤝👏👏👏😍😍😍😍😍❤️😍😍💕💕💕👍🌙💕❤️❤️

  • @maidadan3136
    @maidadan3136 Před 2 měsíci

    Hestan mudo kadib cawa ayan so boqday anigoo meel iska fadhiyo ayan kuso xasustay qof aan wada qaadi jirnaay si lamaano ah

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 Před 8 měsíci

    15 December 2023

  • @ubaxfatima
    @ubaxfatima Před 10 lety

    kama dhinto lagu sii kama dhaco lagu sii hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh