KHADRA SILIMO IYO CABDI BEELE

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 343

  • @ismaacildanan536
    @ismaacildanan536 Před rokem +58

    Heestani Way Hees Dhaaftay Ayman Kasaano waad Dib usoo Cusboonisiisay hees Tob Ah .Heestan Hadad Sidayda Jeceshay Ha i dhaafin♥️💯

  • @queenamaata9196
    @queenamaata9196 Před 7 měsíci +24

    Ana maba ladnaade laa.aantaa aduunyada maba leexo jeclysteeen amazing song 1/14/2024💔😢😭

    • @HanadEmran2024
      @HanadEmran2024 Před 7 měsíci +1

      Hadaanad igu lifaaqneyn sow maan ladnaadeen 😢

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Před 3 měsíci +13

    Mid Kamid Heesaha Anan Ka ahaan Karayn dhagaysigooda Markaan MirqaamaYo Jawiga Ayey ii Saxdaa Runtii''.❤️

  • @zakariyebilecumar7981
    @zakariyebilecumar7981 Před 2 lety +66

    Inta iga danbeysa ilaa 2035 love dhac kusya💛

  • @abdirejr934
    @abdirejr934 Před 11 měsíci +30

    2010 kii jacayl keygi igu horeyy ayan ku xasuusta gabadh an isku class ahyn 💔 I still love her 😭🥺

    • @nimco84
      @nimco84 Před 26 dny

      2012 Aniga qof xoog u jecelada heestan u diraay 😢😂

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 Před 6 měsíci +10

    H3estani amaan way dhaftay wx kle ha lagu tilmaamo habeen an jawi iyo jacaylba igu wayn yihiin cidii siday da qalbiga ka dareemaysa jacayl iyo muxiibo sidaydoo kle waa idinsalamay intii laga maqanyahayna waxaan urajaynayaa farxad❤

  • @inacarab1999
    @inacarab1999 Před 3 měsíci +7

    06-05-24 salama Qof walba Cimri dheer iyo Cafimad baan u rajaynaya hadaad Heestan Soo Boqotay 2026 Salaama Amintu Ama Goor sheegtu waa 11:00 Khadra silimo Axyaa Fananad
    Saw maan Ladnaadeen
    Ana Maba Ladnaadeen
    La,aanta Aduunyada
    Maba Lexe Jeclaysteen ❤️

  • @jamiilmubaarikjamac
    @jamiilmubaarikjamac Před rokem +53

    La,aantaa aduunyada maba laxe jeclaysteen 🥺❤😔 those words touches me so much woow amazing song 4/24/2023 inta iga dambaysa ilaa 2030 🙏❤

    • @Sacad57Goud
      @Sacad57Goud Před 4 dny

      Bdjst❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤vjjfkff

  • @Gulletjoseph3
    @Gulletjoseph3 Před 8 měsíci +31

    TEAM 2024 IDIN AAWEYYYYY💓🔥😭

  • @arnableno3715
    @arnableno3715 Před 4 měsíci +4

    Heestani waa hees ka hadlaysa dareen ❤
    Inta taagerta
    Khadra cabdi silimo 👋❤️ si gaar u salaman

  • @ayala1627
    @ayala1627 Před 7 měsíci +11

    Waa duhur qabow oo dhaxan jiilaali dhacayso. Magaalo xeebeed Bariga dhexe ku taal oo haddana duhur qabow ahi, waa wax aanan waligay sii sawiran. Daaqad halkan ah waxaa kasoo dhacaysa, laydh qabow oo aanan jeclaysanahayn oo badda oo waxyar uun noo jirta kasoo kacaysa. CZcams baan iska dhex wareegaayey, deetaan heestan oo aan jeclahay soo raadsaday. Friday, 12th Jan 2024, Umm Ghuwailina, Doha Qatar.

  • @miskiabdi-ml1nd
    @miskiabdi-ml1nd Před 8 měsíci +25

    In Ilahy qofkn Jeclahy Ee ii wanagsn Claf igu Daro igu Duceeya🥺🤲

    • @IzmahanAydiid
      @IzmahanAydiid Před 7 měsíci +2

      Alle ha isku kiin calafo
      Mar haday dacadnimo jirto
      Laysma wayayo inshallha

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před rokem +26

    La"aanta aduunyada maba lex jeclaysteen 🥺🥺😭 who's watching 👀 2023

  • @yahyeapdi9459
    @yahyeapdi9459 Před 7 měsíci +14

    Somalida yar iyo waynba jaceyl ayaa ku xumdyy jacylow nacalku dhalyy😢 11/1/2024!

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson Před 6 měsíci +8

    Ayadoon dareen hore jirin aya hadana ilin kusoo istaagta indhaheyga markan maqlo codka khadra abdi sinimo wayo isku dareen ayaa nahay ilahow qalbiyada noo qabooji aniga iyo jacelka la dhibtoneysa 💔💔

  • @mohamedapdi9372
    @mohamedapdi9372 Před rokem +12

    Lamaaanaha axdiga hurin gacal toooyo aan lurin soo lilaahida kuma ladhin axyaa hees inta igadanbeeysa ilaa 2030❤😢

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 Před rokem +5

    Amazinng song😮😮
    Waa hees dareen ka hadlaysa run ahaantiii
    La'aantaa Aduunyada maba Lexe jeclaystayn
    25/06/2023 habeen axada🎻❤️😢

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 Před 7 měsíci +12

    Ax heestan ❤😢 happy new year 2024

  • @rayaanfaisal7361
    @rayaanfaisal7361 Před rokem +8

    Xasuus heestan waxan ku xasuusta musalsal kii marichuy iyo Juan miguel ayaa ku soo gali jiray 2012 bulsho tv waxn qoray habeen July 19 2023 habeen an xanuusanhay alle caafiimad isii amiin aniga iiyo umada muslimaka ah

    • @suhaybahmed5703
      @suhaybahmed5703 Před 6 měsíci +1

      Aniguna wxy xasuus igu leedahy Aya ah aniga iyo sxbkay naasir nani Aya 2017 ilaa 2018 ku qayli jirnay heestan magalada hargeisa ninkaas oon dhib iyo dheefba so wada marnay oon so wada tahriibnay 28 Agaust 2018 habeenkas ayaan hargeisa kaso wada baxnay xafadahayagu namay ogayn intaas kadib xagan kuma so koobi karo wlhi tahriibki iyo wax yaalihi aanu laso kulane nagu dhacay December 2018 ayaanu liibiya kaso wada baxnay oo isku doon ayaanu so wada raacanay oo wan sugayay inti loosoo dirayay lacagti doonta aniga Aya laba week ka horeeyey oo layso diray kamaan tagin sxbkay ayaan sugayay marki looso diray isagana laba week kadib oon labadi week na xiro wayn ku wada jirnay ayaanu December 2018 so galnay Europe lkn isku meel kumaano noolaan oo wax yaalo aanu qorshaysanay may noqon inaan is caawino oon is weheshano ayu go aankayagu aha lkn talyaanigi ba diiday wada joog rag wakhti baa diiday talyaanina namu duiding hdaan si kle u dhigo ba inu wxso dada wada qaabilo isaga waayuhu France ayu ku tuuray aniga Germany 2022 ayaan mar utagay after long time marki aanu la qabsanay dhulki shisheeye eenu afki baranay isaguna qasab ayu ku bartay luuqada France ka ana ta Germany Dutch la dhaho ayaan qasab ku bartay Alxamdulilaah wlhi noloshu wa xasuuso iyo halgan

  • @abdihakimbireeye
    @abdihakimbireeye Před 9 dny +2

    2024 Aug 17 hadad iga danbeyso love isaar 😂❤️

  • @amalqueen9380
    @amalqueen9380 Před 7 měsíci +4

    malaga yabaa inan wada dhageysano aniga iyo jeceylkeygu 😢 illahow noo rumee anagoo wada jogna rug iyo raas ❤

  • @khadareid3511
    @khadareid3511 Před rokem +4

    Laabtay dan kuu qalab😭😭
    21 Aug 23😭💔
    Habeyn isniin ah 😭💔
    qol cidla ah nolol iftiin kedi ka fogadey😭💔

  • @Xaragoooo
    @Xaragoooo Před 7 měsíci +2

    Hesaha qalbiga qalaya dhagysi goda madayo jacylka ihayna madhamdo cidaan jeclahyna lama arko 💔😭😂😂

  • @queenzagal4288
    @queenzagal4288 Před 7 měsíci +5

    La,aanta aduunyada maba lexajeclaysten❤️😔 7/1/2024 ilahayow wiilka an sida dhabta u jeclahy an dermo qudha kuwada ledna😔

  • @user-qb4xt6gx6f
    @user-qb4xt6gx6f Před 7 měsíci +3

    Nabsi aan galay awgii wxn wayey JcyL daacad ah ama qof aan ku nasto😭💙

    • @user-yk3kr7yk5n
      @user-yk3kr7yk5n Před 5 měsíci

      nabsigu wuu xanun badan yahay qofkii aad ka gashay cafis waydiiso😢

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 Před 2 lety +6

    Xasuusa markan Canada imida wisera Ontario mmmmmm,,,,,, lm still single

    • @fouwsiabdi3282
      @fouwsiabdi3282 Před rokem

      Wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww masha aalah ❤

  • @abdikhaliqfilmsvlogs266
    @abdikhaliqfilmsvlogs266 Před 7 měsíci +4

    ❤ maba lihi jecyl😢lakiin waan jeclahy heestan wayo waa hees aad u mcn markan helo waan u qaadi doono heestan ❤😊

  • @SihaamSahal
    @SihaamSahal Před 9 měsíci +12

    Heestan cawada wxy saxday jawigayga wxn ku suganhy xalad aan kalah dooran karin ladnashaha danbe io kan naftayda u rooon😊 30/nov 2023 Nairobi
    Lubigeyga kaa daran
    Lalabiyo dab igh shidan😢❤

    • @xamdayeedhwayne6435
      @xamdayeedhwayne6435 Před 8 měsíci +1

      😢

    • @kafiyaugass5637
      @kafiyaugass5637 Před 8 měsíci

      😪

    • @JaamacFaanto
      @JaamacFaanto Před 8 měsíci +1

      Wr nio an wax an ku sugan xald aan qiyaasi karen darenkeyga ❤ 4.12.2033 wax an jog mel la dhaho dhahar darenkeyg aad aye u bedeshey heestani 🎉

  • @queensaraa8378
    @queensaraa8378 Před 6 měsíci +2

    Lantaa aduunyada maba leexo jecleyste Hndkeygi 😢😮miss you 😔 😘

  • @Inaboordaan571
    @Inaboordaan571 Před 5 měsíci +1

    Hadanan kugu lifaq nayn shoW man ladnaaden Ana man ladnaden La anta adun
    yada maba laxajec laysteen 😢❤

  • @apdiaziizdayib9805
    @apdiaziizdayib9805 Před 6 měsíci +3

    heestan waxa wada dhageysanayyna ani io zxpkay marna garabkayga izmail tahir ibraahim warkaaa boookh nin aan zxpo nahayyyy ilaaa 14 sanno hadeer waxan joogna addis ababa cazimada dalka ethoipa 🇪🇹hotel baan izka kiraysanyyy waxan u nimi in aan xaraysano visayl canada ah 🇨🇦 😢 lkn dhibtu waxay ka taagned meel aan wax ka bilowno maanu garanayn lkn 6 cisho oon joognayy meesha waxan go.aan zanayyy in aan kenya🇦🇫 tagno si aan xagaaz ooga zoo xaraysano visaha I.a waxan zoo booqan dooona anooh riyadiii Canada🇨🇦 nooo rumowdayyy hadaad naga danbayzo noo zoo duceeyah zxpyl❤
    habeen sabti zoo galayso 17/2 / 2024 also we tried chewing kat😂❤

    • @user-yk3kr7yk5n
      @user-yk3kr7yk5n Před 5 měsíci

      isha allah guulaysta wll ilahay riyadiina ha idin rumeeyo❤🤲

    • @Muniiroahmet
      @Muniiroahmet Před 4 měsíci

      Hada kawaran xaladu wa sidee 😢❤hadafkiinii ma idii. Rumoobay poweyal❤

    • @najmomaxmuud
      @najmomaxmuud Před 9 dny

      Ilahay ha idin rumeyo aniguna kampala joga visaha🇨🇦🤦sugayaa iso duceeya😢😢😢😢i

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 7 měsíci +2

    Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold memories alla maxaan heestan Text message ku qoray It was a great Memorable days. Aduunyooy xaalkaa ba'a.

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Před rokem +5

    wakhtiga Aan qorayo Messageku waa 22/6/2023 Habeen jimce so galayo sacaddubthy 9:00
    🥺🥺🥺 walahay weligay gabar ima jeclaan jacaylna iimay sheegan gabar mr mrka qaar waan iska Ooyaa😥😓😢 mrkaan kligay ahay waayo wiilasha aan azxaabta nahay wlhy dhamaantood gabdhay la sheekestan oo ay is jecelyiihin halka aan anigu weligay gabar ijeclaan waana gran waayey sababta 🥺😥😓😓 ila tali wll hadaad aqriso fariintayda iina so duceee😪🙏🙏🙏

  • @user-nk4zs2yu2d
    @user-nk4zs2yu2d Před 7 měsíci +1

    Showmad ladnateen ana maba ladnaden lanta adunyada maba lex jeclaysten. 14/1/2024 habe axaDa oo habenka Dhashay aH ayan uso Kacay Qoral iga farxiya inta iyo in kabadan iLahay ha isku ken dayo ina ader marana suldankaYgi ❤😢

  • @idilmohamed6538
    @idilmohamed6538 Před rokem +5

    Run ahaant wan dheegeysta heestan marku jaceli igu dhacaana waba igu baxada oo dareenkayga aya ka hadasha

  • @user-tv8oq8xi8k
    @user-tv8oq8xi8k Před 7 měsíci +4

    Show maan ladnaadeen 😢when I hear this words I feel something inside may heart ♥ wtf

  • @user-pq4qd6fd2n
    @user-pq4qd6fd2n Před 7 měsíci +2

    Is wraaysi dheer baa ka dhacay .
    Goor sheegtu -12:44pm .
    Sanadku 2024 .
    Bishuna waa kowaad 27
    Habeenimo sabti soo galayso.
    "La'aanta aadduunyada maba lexo jeclaysteen ❤".
    Libaan oo gooobtan ku nastay.
    Talan-taali.🎉

  • @sirsuhaibb
    @sirsuhaibb Před 7 měsíci +4

    hadaanad igu lifaaqneyn show maan ladnaadeen 1/1/2024. ❤️

  • @user-yk4wt8cc5d
    @user-yk4wt8cc5d Před 6 měsíci +1

    Jacaylku waa macaan markad haysto qofkaad jeceshay 😢😢

  • @user-xx2ro6zl2c
    @user-xx2ro6zl2c Před 3 měsíci +1

    ABWAAN ABDIXAKIIN QIIQ AUN WHAT A LEGEND

  • @Abdirasaq01
    @Abdirasaq01 Před 7 měsíci +3

    Sida laamo curub culan
    Hiboy laafyahaa Bilan
    Saw lihiinka ima badin
    Weli lahasho igu filan
    Indho libiqsi kuma tabin
    Laxaw caashaq ima dayn
    Lamaanaha aan axdiga hurin
    Gacaltooyo aan lumin
    Saw lillahi kuma ladhin
    Warmo caashaq igu ligan
    Leebkiisu wayy igu mudan
    Laydha dookhu igu weyn
    Laabtaydani kuu qalan
    Dhibta caashaq kama ladin
    Heeyeeyyy kaa daran
    Lalabiyo dab igu shidan
    Laabtaydani kuu qalan
    Dhibta caashaq kama ladin
    Lubigaygan kaa daran
    Lalabiyo dab igu shidan
    Hadaanad igu lifaaqnayn
    Shaw Maan ladnaadeen
    Shaw maad ladnaateen
    Ana maba ladnaadeen
    La'aantaa aduunyada
    Maba lexejeclaysteen

  • @nimcoabdi5009
    @nimcoabdi5009 Před 8 měsíci +4

    My favorite song lagama sheekayn karo san u jclhy een u dhagaysto 🎉❤1/12/2023

  • @AaminaMahmoud-qw5mc
    @AaminaMahmoud-qw5mc Před rokem +4

    Warmo caashaq igu ligan leebkiisu waY igu imudan laydha dookhu igu wayn🙄😥

  • @user-tj1ni9ex4v
    @user-tj1ni9ex4v Před 4 měsíci +2

    2011 ayey ahayd marka hestan dhageysan jirey way macaneyd ila hadana wey macantey waqtigas wuxu aha waqti aad uqurux badna nlosha yaranta wax ka macan badan malahan wayo wax aad ka War wareyso malahan bila buuq bila rabash lkn tan weynanta qalbigagu malinka 100 jeer ayuu jabaya maskaxda ayaa laga dalaya jidhkaga dhawac aya so gadhaya nafsiyan xata xanun ka dhaman maysid waxan uxisey wax wal o yaranti ahaa 😢

  • @hanatprado7194
    @hanatprado7194 Před rokem +13

    Since 2014 still i loved this song❤️❤️

  • @AbdixakiimMohamed-r4v

    Ereyada abwaan qiiq
    Laxanka cabdi ismaciil Axmed beelle
    Music abdi abiib abdi yare
    Codadka beele iyo khadra silimo

  • @nimcoosman919
    @nimcoosman919 Před 7 měsíci +7

    Waan jecelahay heestan ❤❤

  • @omermohamedshire7949
    @omermohamedshire7949 Před 7 měsíci +1

    Heestan waxan dhegaysanayaa 1/28/2024 wakhti tegay ayey isoo xasuusisey 2010 kii xldii uunbaan ku sugaaney ilaahow hadaanu somali nahay dhib way noo dhamaatee noo naxariiso😢

  • @Sir____88
    @Sir____88 Před 7 měsíci +1

    Laabteydan ku qalan
    Dhibta caashaq kama Ladin😢💔
    Nolosheydi oo dhan wanku hibeeyay adina ismad odhan ilaali ee markad jaceylkaygi isku hubsatay ayad igu digatay balse naftaydani waa mid aan ka daaleyn xasuustaada xitaa hadaad iska key qarisey
    Hadaanad igu lifaaqneyn
    sow man ladnaaden la,aanta
    Aduunyada laba lexo jeclaysteen.😢💔

  • @user-bv3ge2rx5w
    @user-bv3ge2rx5w Před 8 měsíci +2

    3/12/2023 malin axad Ah 7:29 h,M I.N xiliga xiligeda wx rejan ano faraxsan ina so baqdo OO wax wlp iLawaYy 🥺💔👍🏾

  • @fardowsoabdihashi7749
    @fardowsoabdihashi7749 Před 7 měsíci +3

    Hesta hadan soo helay😢Maxan baray😢😊

  • @hudacaliaadan2629
    @hudacaliaadan2629 Před 7 měsíci +4

    😢 laptydan ku qalan 😭 lalapiyo dap igu shidan 2023 sand dhama Alle haiga dhigo 2024 I.a 1/1/2024. / isnin / hben 8;37 ❤😢 🤲

  • @saamiyaaadan6789
    @saamiyaaadan6789 Před 8 měsíci +4

    My favourite song 🎵 ❤️ 2/12/2023

  • @shakiramohamed
    @shakiramohamed Před 4 měsíci +1

    This song my love sent me ❤ i am listening 🎶 1/4/2024❤

  • @AsmaYusuf-dz6dq
    @AsmaYusuf-dz6dq Před 7 měsíci +4

    22/01/2024😢

  • @umaymajamac4659
    @umaymajamac4659 Před 8 měsíci +1

    Wn jclaa mrkn dhagyzn jiray imikana xzuuz pay igu leedahay madarzad school io jmcd wn zo wda marnyay ❤30/12/2023

  • @kinghoosh6043
    @kinghoosh6043 Před 4 měsíci +1

    Waxaan aad ogaa xumaahay inaad daruufta jacel igaa faa idaaysato oo ee rakaatayso o muqaal lacag igaa qaado markaasta anigoon kumaa ilaawi doona anigoo familykayka dartaa iskuu dagaalno 💔💔💔 hadaana aan nolaasha nacaay 😢😢😢😢😢😢😢😢kumaa cafin doono waligaay wanaa bil ramadan taas ogoow 8/Apr/2024 😢😢 habeen isniin ah 😢

    • @zekeriakhalid
      @zekeriakhalid Před 4 měsíci

      Ka aargudo ha cafin qofka ku rakaataynaysa

  • @MuuseSaleban-n8u
    @MuuseSaleban-n8u Před 27 dny

    Still I'm watching 30/7/2024 🥺💔

  • @RuqiyaAaden-uc1dv
    @RuqiyaAaden-uc1dv Před 8 měsíci +1

    2014😢 xasuus ano yar ayan ka maqli jiray inan raxo layidha on ilma abti nahay 😢 wan iskala dhagysan iyadna jacyl ayay ugaysatay wiil cado la yidha ayay jeclyd 😢 hadanad igu lifaqnayn Shaw mad ladnaten la anta aduunyada maba laxajeclysteen axxxx igada

  • @hodanhassan138
    @hodanhassan138 Před rokem +4

    😢😢😢laabtaydani ku qalan dhibta cashaq igu wayn 2023/4/26

  • @ZaareDaahirmaxmad
    @ZaareDaahirmaxmad Před rokem +3

    Habeen taladaa 2023/6/19 maqan waxan daremayo heestan dareen Bay igalisay 🥺

  • @mazcudcadeh2871
    @mazcudcadeh2871 Před 3 měsíci +1

    2024 wan ku salamayaa hadad 2025 soo booqatay

  • @saabiriinmuuse1847
    @saabiriinmuuse1847 Před 3 měsíci +1

    Feb /5 /2024 maalin aan ilaawi karin💔😢

  • @MaahirBarre-fn2fn
    @MaahirBarre-fn2fn Před 7 měsíci +2

    Still listening 🎶 3.1. 24😢

  • @MohamedMustaf-qw6wk
    @MohamedMustaf-qw6wk Před 6 měsíci +1

    Galab taladala ah bishu thy 27 .Feb sacadu thy 4:13
    Waxan dhageysana hees Qalbigeyga tbnso
    Xasuus igalisay
    Hadaanad igu lifaaqnayin
    Ha lifaaqnayin sow
    Maan ladnaadeen
    Sow maad ladnaateen
    Ana maba ladnaadeen
    La'aanta aduuyada maba
    Leex jeclaysteen

  • @rahmafathi
    @rahmafathi Před 7 měsíci +1

    Sow man ladnaneyn ayyi way hees dhaaftay 1/12/2024💔🥺😭

  • @wardanasir8240
    @wardanasir8240 Před rokem +3

    4/30/2023 la aantaa aduunyda maba laxe jeclaysteen😢

  • @aidarozmohammad5079
    @aidarozmohammad5079 Před 8 měsíci +2

    25/12/2023
    Waxn dib usoo ceshtay
    Qof laabtiisa ii culay mar❤
    Iyadaa ii sawirata markan heestan dhaysto😅

  • @zuhaiplingi5325
    @zuhaiplingi5325 Před 7 měsíci +2

    11/1/2024 ❤ still listening 🎶

  • @qfg1798
    @qfg1798 Před 7 měsíci +2

    La'aanta aduunYada
    maba lexejeclaYsteen❤😢

  • @aamiinsaadiq2425
    @aamiinsaadiq2425 Před rokem +2

    28 AuG 2023 axad still listening❤

  • @yahyemuralkayd8680
    @yahyemuralkayd8680 Před 4 měsíci

    Tani hees way dhaaftay Cajiib Dadka jecelka Aqaana uun garnya ❤🎉😢

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 Před měsícem

    2024 intq daawaneeysa😢❤

  • @laura_yazi
    @laura_yazi Před rokem +1

    June.16.2023
    Ma aqaan sababta aan u ilmeynayo😭😭

  • @user-xf8tw2to8z
    @user-xf8tw2to8z Před 7 měsíci +1

    Caashaq wuu iHayaaye cidan jeclahayba ma aqaano❤😢😂

  • @NimcanAbdiNimcaan
    @NimcanAbdiNimcaan Před měsícem

    Best song

  • @shkarimahomet
    @shkarimahomet Před 6 měsíci +2

    6 /2/2024❤

  • @hamzehpogba9283
    @hamzehpogba9283 Před 7 měsíci +2

    Dhipta caashaq kama ladin😊

  • @ismaacildanan536
    @ismaacildanan536 Před rokem +3

    Best Song Khadra And Abdi Beele💯💖♥️💯

  • @kadarmahamudalel8775
    @kadarmahamudalel8775 Před 7 měsíci +1

    Hadaanad igu lifaaqnayin haa lifaaqnayn show maan ladnaadeen 11/1/2024❤

  • @ugbaad7733
    @ugbaad7733 Před 3 měsíci

    Heesta si ayay iitabanaysaa mana garanaayo meesha ay iga taabanayso iyo sababta ay iitaabanayso, waxaan doonayaa inan la wadaago qof naftayda ila wadaaga se aan ii ogolayn inan tiisa la wadaago, lalabiyo dab igu shidan baariyoow mana ladni la'aanta 😫😭😭

  • @ismailassoweh6676
    @ismailassoweh6676 Před 3 dny +1

    23/08/2024 wali kama xisso dhicin

  • @busharojawhar8507
    @busharojawhar8507 Před rokem +3

    Wlhi WakhtigaaZ Aaad Ayu uwcna

  • @Emotional_Damage_1
    @Emotional_Damage_1 Před 7 měsíci +2

    𝚆𝚑𝚘 𝚜𝚝𝚒𝚕𝚕 𝚠𝚊𝚝𝚌𝚑𝚒𝚗𝚐 2024

  • @liibaanaxmed6656
    @liibaanaxmed6656 Před 8 měsíci

    Wlhi surwalkiii waakaa iga gubtay. Allla macaaana heestu 😢😢😢😢😢26/12/2023

  • @khadarazlam2023
    @khadarazlam2023 Před 8 měsíci +1

    December/02/2023
    Iam watched and listened ❤🎉

  • @user-ie9fu7ej8w
    @user-ie9fu7ej8w Před 7 měsíci +1

    25/1/2024 maalin khamiiisaaa😭❤️

  • @rahmaabdilahi8153
    @rahmaabdilahi8153 Před 8 měsíci +38

    12 / 3 / 2023 ❤

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Před 6 měsíci +1

    Woooooooow Chilh❤

  • @MaxamedYasiin-ce5wb
    @MaxamedYasiin-ce5wb Před 7 měsíci +2

    19.1.2024❤

  • @Abdikariimfaarah
    @Abdikariimfaarah Před 3 měsíci +1

    Inata soo booqatay heesta 2024

  • @Nabiil47
    @Nabiil47 Před 3 měsíci +1

    2010 xasuus Hargiesa aduunyo !

  • @nasradiriye8507
    @nasradiriye8507 Před 7 měsíci +1

    Laanta adunyada mba lexo jecleysteen mcnow😢

  • @MarwaAhmed-dl6kb
    @MarwaAhmed-dl6kb Před 7 měsíci +2

    5/1/2024
    Night
    Reading the exam
    8:50
    La,aanta aduunyada maba lexojecleysten

  • @QAADIRI
    @QAADIRI Před 7 měsíci +1

    Hees xusus mudan
    29-01-2024 > 12: 52 am
    Laxaw caashaq ima dayn

  • @leylafaisal3682
    @leylafaisal3682 Před 8 měsíci

    OWWWWWWWWWWWWW I will always love Kadra Similo Long life forever amiin!!!

  • @blackgrial491
    @blackgrial491 Před 7 měsíci

    La'aanta aduuntada maba leexo jeclysteen
    Is calaa jaceel❤ilahow kuwii is jecel nolashooda mid farxsan ka dhig❤
    28/1/2024 feeling love ❤

  • @user-mo7eu2zq6d
    @user-mo7eu2zq6d Před 7 měsíci +1

    La' aanta aduunyada maba lexjecleysteen❤😢

  • @anwarupdyrahman4671
    @anwarupdyrahman4671 Před 7 měsíci +1

    Laydha dokhu igu waYn ❤ 😊

  • @user-de3xb3vd8m
    @user-de3xb3vd8m Před 7 měsíci +2

    Lamaanahan axdiga hurin 10/1/2024