KHADRA SILIMO |JACAYLKU LAYAAB MALE| 2021-OFFICIAL -VIDEO-MUSIC

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • #AYMAN #KASAANO#STUDIO#SUBSCRIBE

Komentáře • 86

  • @Omer-ye2dv
    @Omer-ye2dv Před 10 měsíci +24

    Yaraan cishqi igu helay 2015 kii meel ay ku sugantahay ma aqaan nuura cali haybe xasuus jaceylkii iigu horeeyay iyo xafadihii Goljanno 😢😢

  • @user-fb8pc9bq4l
    @user-fb8pc9bq4l Před 3 měsíci +15

    Yaran cishqi igu helay Waxan dhagaysanaya hestan 13/6/2024 suhayna suldan ila hada xalkay ku sugantahay ma aqan 😭💔🥺

  • @haboonahmett6200
    @haboonahmett6200 Před 7 měsíci +9

    waxan dhagaysanayaa 28.jan.2024 hapeen isniina waxan kusoo xasuus taa filimkii parpara 😂😢❤❤

  • @deeqdaahri-yx2bz
    @deeqdaahri-yx2bz Před rokem +7

    Heeztu Heez ka badan wlhy Alfananad khadra waa Dareenkii oo Qof Ah

  • @ismaacildanan536
    @ismaacildanan536 Před rokem +13

    Heestani Waa hees Dareen Xanbaarsan❤❤

  • @jawahirdhamac9268
    @jawahirdhamac9268 Před 5 měsíci +4

    Yaran cishqi igu helay feel song 😢😭💔

  • @anjuabdi3694
    @anjuabdi3694 Před rokem +6

    Still watching 2023 august date14 at 11:34pm😢😢today i felt bad and betrayed by F

  • @Gilaawe
    @Gilaawe Před 2 lety +7

    Legend bas tay wllo Ayman 👊❤

  • @milgoozmaniprahin1492
    @milgoozmaniprahin1492 Před 2 lety +7

    Hees dareen xambaarsan 😱😭🥺🥺🥺

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000  Před 3 lety +11

    Khadra Silimo Hees waayo waayo

  • @yahyemuralkayd8680
    @yahyemuralkayd8680 Před 2 lety +2

    Kasaano official hees waayo waaya

  • @maanifiso2419
    @maanifiso2419 Před 2 lety +5

    Heestaan waxaa ku xasuustaa musalsal horn cable tv kasoo gali jiray

  • @user-sd5og7vg9y
    @user-sd5og7vg9y Před 2 měsíci

    Hestan waxey igu ledahay Daren gaar ah 2015 Ayan wayey sxbtey aan wada shidan jirney hestan anagoo ad uyaryar ilahay how naxariisto sxbtey Wan ku xisaa

  • @KamalElmi
    @KamalElmi Před měsícem

    Yaran cishqi igu helay xasuus wllhi 2014 daawan jiray musalsal bay kusoo gali jirtay waqti tagay salaama 🥺🥰

  • @sakariyegarbiye
    @sakariyegarbiye Před měsícem +1

    Dadka sooboqday 2024 sheega filmka uu kusogali jiray😁

    • @MOHAOHMED546
      @MOHAOHMED546 Před 27 dny +1

      Magiciisii ixasusi wllhi waan garanaye😂

  • @AmallosAwbare
    @AmallosAwbare Před měsícem

    Erayada iga gadan AUN abwaan qiiq

  • @abdirahmanmaxamuud9602
    @abdirahmanmaxamuud9602 Před 7 měsíci

    Heestani Xusus Gaar ah iguledahay anni❤❤❤

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 Před rokem +4

    Still watching 2023💔

  • @hudacaliaadan2629
    @hudacaliaadan2629 Před rokem +4

    😭😭😭😭yaran cishqii igu helay 😢 7:27/2023🎉 khamiis 😢

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 Před 3 měsíci +3

    Isoduceeya hada anigo igaracoyaa jaceel Darren xambaarsan goley I yeel yeelate sida dondabo iyeel yuusuf 😢

  • @NiciimaJano
    @NiciimaJano Před 2 měsíci +1

    Yaran cishqi igu helay waxan dhagaysanaya 5/72024💔😭

  • @lilbaliil.
    @lilbaliil. Před 9 měsíci +1

    Heestan waxa dhagaysan anigo jecel inan la yiraahdo fatima lense waanu is familnahay uun 23:47 HabeeniMo 4/Dec/2023 mondey......🥺

  • @abdifatahabdirahman9304
    @abdifatahabdirahman9304 Před 3 lety +2

    HEES WAAYO WAAYO

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 Před 3 měsíci +1

    Illahow hodan Cabdi raxmaney balaayo kugu dhacdaa hada muslin shay xalala

  • @AbdifathAhmedTHeo
    @AbdifathAhmedTHeo Před 2 měsíci

    JacyLku La Yaab Malee InTu Yelaha igu Xidho Haduu ii Kaa Yugyugay Yarayso Adoon is o dhan Sideed iga Yeeli Lahy
    Just 2024 15 July DayOf
    Argentina of Copa america Winers And
    Euro : Spania Winers

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 Před měsícem

      Legend wallhi Hees macaan iyo Guusheeni Labadeeena wadan baad isku heshay 😊🎉

  • @fatimaabdi377
    @fatimaabdi377 Před 5 měsíci +1

    Khadra silimo😭😭🥺❤️

  • @abdaleabdillahi6485
    @abdaleabdillahi6485 Před rokem +2

    Jacyl laa yaab maleh 😥

  • @user-xd8yr2mq8k
    @user-xd8yr2mq8k Před 8 měsíci

    koley iyelataye sidaa doontaba iyeel waxan dhagaysatay 10 October 2019 maalin jumca ah 5:30 saacaddu thy aniga iyo rabaa gaariga ii saarnaa waxa aana u soconay boosaaso waxa aana kabaxanay muqdisho ❤❤❤😇🏙🇸🇴🚎 hadana waxan ku nolahay sacudi arabiya

  • @Simanomer14
    @Simanomer14 Před 2 měsíci

    Sida dontoba iyel iska kay yelyelatey 😢🥹

  • @user-nr8ey2xh4q
    @user-nr8ey2xh4q Před 9 měsíci

    11/nov23/2023 malin khamiisa ayaan dhagaysanaya i.a illahay ha i garsiyo herkan rbo io fursad kle oo an ku dhagaysto❤H😢

    • @salloadam298
      @salloadam298 Před 9 měsíci

      Habeen arbaco soogalayso ayyaan dhagaysanayaa 7/11/2023 timeka 3:47

  • @user-ct5wb2pf5l
    @user-ct5wb2pf5l Před 9 měsíci +1

    Yaraan cishqi igu hely 30/10/2021💔😭

  • @user-pt1bp6kd2c
    @user-pt1bp6kd2c Před rokem +2

    Heestani heskabadan

  • @sawdodhagoole7332
    @sawdodhagoole7332 Před 4 měsíci

    Axsan hees❤😢

  • @zakariyecarrab4608
    @zakariyecarrab4608 Před 4 měsíci

    2024 ayaan daawanayaa heesta
    ereyadaan horta Jawab ma loo helay?
    jaceylku layaab malee
    intuu yeelaha igu xidho
    haduu ii kaa yug yugay
    yareyso adoon is oran
    sidee iga yeeli laheyd??

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi Před 5 měsíci +2

    Aduunyo😢 Shalay Hadaan Soo Celin Karaayo Wlhy Waan Soo Celin Lahaaa Jacaylkii Jacaylow Iigu Macaanaa Baan Heestaas Ku Xasuustaaa Heestaaa Sacda Siciid To Live U.S.A Runtii Nasab Baad Ahayd Wll Wlhy😢 Waayo Waxaanan Ilaawaynba Giftyada Iyo Dhaqaalahaad Isiin Jirtay IPHONE14 PRO MAX Dhaqaale Gaadhaya 2500$ Oo Dollar Oo Aad Isiisay😢 Se Maalintaaan Ana Ku Jecelaaday Calaf Iikaa Diiday😢😢 Nacalaaa Calaf Iyo Jacayl Ku Yaaal😭😭😭😭😭
    Hadii Aan Calaf Kugu Leeyahay Wlhy Maanta Maalin Ka Wngsn Baan Ku Heli ان شاء اللہ😢😢🤲🤲🤲🤲
    Jacaylba Wlhy Calaf Baaan Unacay😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-ps9cx1fi9s
    @user-ps9cx1fi9s Před 6 měsíci

    8/3/2024 hapen jimce ah ayay heestan ii baxaysa waliba dhawr jeer ayan kuso ceshtay xasuus an inaba cadi ahayn ayay igu le dahay heestan

  • @salloadam298
    @salloadam298 Před 9 měsíci

    Mariya kalara ayaaa ku soo gali jirtaa umalaynaa horn cable

  • @AbdikadirHaaji
    @AbdikadirHaaji Před 9 měsíci +2

    2/12/2023 habeen sabtiya saacaduna tahay 6:57 pm ayey heestani iidarantahay

  • @beelocumar7796
    @beelocumar7796 Před 3 měsíci

    Hes xasos igu leh❤😢

  • @moniishabeyzaani6094
    @moniishabeyzaani6094 Před 4 měsíci

    Wxn dhageysanya 9/5/2024🥺💔

  • @Mabule33
    @Mabule33 Před 6 měsíci

    11/4/2024 haben isnina 00:00am habenimo iidaranthy😢

  • @-maneqdarwiishi5
    @-maneqdarwiishi5 Před 10 měsíci

    Yaran cishqi igu helay 😢❤2023/11/November15 😢4:05 galabnimo😩malin arbaco🥰xasuus i.a noqon doontay😩💔❤️

  • @SahroCabdi-tl3ze
    @SahroCabdi-tl3ze Před 2 měsíci

    Yaran cishqi igu helay waxan dhagesanaya 2024 /7/7🥹😓

  • @Muxiyadiin12
    @Muxiyadiin12 Před 7 měsíci

    Still watching 2024❤

  • @user-it1cv3zh3r
    @user-it1cv3zh3r Před 7 měsíci

    Habeen isnina 4/2/2024 ibaxysa xasus igu qliya sacdu 1:52 habenimo😢

  • @idirisjicir9882
    @idirisjicir9882 Před 3 měsíci

    Waaw

  • @SakariyeAbdikaafi-en1do
    @SakariyeAbdikaafi-en1do Před měsícem

    17/7/2024

  • @MohamedBilane-b1n
    @MohamedBilane-b1n Před 25 dny

    😢😢😢❤❤❤

  • @Wanaag607
    @Wanaag607 Před 7 měsíci

    Heestanaa xasuus igu celinysaa😢

  • @Dayib8
    @Dayib8 Před 10 měsíci

    Khadra 💔🥲

  • @AmiiraIlyaasxasan-zo2rh
    @AmiiraIlyaasxasan-zo2rh Před 4 měsíci

    😭❤️

  • @HadiyaAhmed-ck5du
    @HadiyaAhmed-ck5du Před rokem +1

    Ax 😢

  • @abrahamabdi3596
    @abrahamabdi3596 Před 6 měsíci

    8/03/2024
    Time : 5:25 A.M subaxnimo😢😢

  • @saarmaxmed
    @saarmaxmed Před 8 měsíci

    Ok

  • @iqraxasancali8980
    @iqraxasancali8980 Před rokem +1

    Jclku layaab maleh 😭🤍

  • @rodayasin6444
    @rodayasin6444 Před 5 měsíci

    😢😢😢

  • @RidwaanABDUKADIR
    @RidwaanABDUKADIR Před 5 měsíci

    27/3/2024 haben wed 😢

  • @SjsjsjsjzjjJJjjais
    @SjsjsjsjzjjJJjjais Před 5 měsíci

    7

  • @SjsjsjsjzjjJJjjais
    @SjsjsjsjzjjJJjjais Před 5 měsíci

    😂😂😂😂

  • @SjsjsjsjzjjJJjjais
    @SjsjsjsjzjjJJjjais Před 5 měsíci

    😂😂😂😂😂

  • @SuldanSuldanAxmed
    @SuldanSuldanAxmed Před 4 měsíci

    Etgji😅😅😅jioijjik

  • @hamzezalepanhazan4917
    @hamzezalepanhazan4917 Před 8 měsíci

    Ok