Heesti Ulasho By Maxamed Jeesto & Hodan C Raxmaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 108

  • @naimaahmad6876
    @naimaahmad6876 Před rokem +7

    Labka Aarkiyo arbe geesi ahaa
    Amaanta libaax loo abuuroo loo asteeyow ❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před rokem +12

    From tiktok heestan imika iigu horaysa but I liked wlhi 😂❤

  • @hodoali1307
    @hodoali1307 Před 4 lety +9

    Jaceylka qimihiisa waa inad heysata qof kula hikadiya alow xajigeyga iida sii intan heysan

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 Před 6 lety +21

    Erayadii dhal abwaan Guuleed Xasan Xaaji Cabdilaahi Ganey & Laxankii fanaan qaran Daa’uud Xanfar codadkii fanaaniin cod dabacsan leh wllkay Ex reer Axmed Dhagax Maxamed Saleebaan Barre & Hodan Cabdiraxman Cismaan Maxabe 😍👏👏😍😍

  • @Ahmedabdulkarem16
    @Ahmedabdulkarem16 Před měsícem +1

    Heestan xasuus bay igu celisay runtii
    Wakhtiyo cajiib aha
    11-july-2024
    Addis ababa

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 Před 4 lety +8

    Heestan markan dhagaysto waxba darema jacaylku inu jiro u waliba hadlayo ❤😂✌

  • @ramlaibrahim7691
    @ramlaibrahim7691 Před rokem +4

    What a love song wow 9/7/2023 haben isnin so galayso sacada 10:46 ya dawanaya 😅

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 11 lety +7

    Uffu roobiyo xays orooryiyo man udgooneey aaaaa!
    Muqa aragana indha deeqiyo
    Ugabaad dogiyo ubax baxayay
    Way uuuubax baxayaaaaay !
    Mar, marna ulashada eey, mar mar, marna ulashada eey, affo sharafliyo oori dhaqan loo kii u aayaa abshir yidhiyeey.

  • @kabaxadka7426
    @kabaxadka7426 Před 10 lety +7

    eesh calaa hees allaa yacisak mr jeesto iyo hodan asaageeed tii aan ka eegtee sidii eeridhaban ka dul ololaay ka dul ololaay dheeha eegmada dibka aragmada dhalaal oogada ishu jamataaay waay ishu jamataay mar marna ulashada ee mar mar marna ulashada ee aafo sharaf liyo oori dhaqan loo kii u aayaa abshir yidhiyeey

  • @sahramohamed3260
    @sahramohamed3260 Před 11 měsíci +1

    Wow that’s nice song. 😇🙏. OSCER ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️tancx. Abwn mrha inaba cadi mha & 2 fanan cdmcn hstii 2023 sahra from. OSLO 🇳🇴🔥🔥

  • @geedisocod
    @geedisocod Před rokem +2

    2023 xadad so radisay legend ba thay🥰

  • @aliabdi9306
    @aliabdi9306 Před rokem +1

    The artist of jeesto is more wanderfull singer ever ihear go forward my dear brother

  • @indhajaceyl6120
    @indhajaceyl6120 Před 11 lety +3

    Mohamed Saleebaan Bare Ishcalaa Hees Sxp Aad Ayaan U Dhageystaa Hodan Kaba Daran Talantaaliga Love it.

  • @Bahjaahmed-eh6uh
    @Bahjaahmed-eh6uh Před rokem +1

    21july2023 habeen qurux bdn ithy cawa alx❤🎉 illhw ubad qayr qaba nasii hamiyadena ya allh🙏🥰

  • @Ayeh_A
    @Ayeh_A Před 5 lety +3

    Hodan Abdirahman Queenta Fanka Casriga naagta farta ku haysa waxasa coda mashallah ilahay hakuu xafido 😗😗😗😗😗😗😗

  • @usamearwax2999
    @usamearwax2999 Před rokem +4

    From tik tok 🤙👊

  • @fuaadqorane1595
    @fuaadqorane1595 Před 5 lety +3

    Wlhi waagaaan dhageesanjiray ma dhaween jeesto anoo yar baan jeclaa heestan

  • @TherealNomad01
    @TherealNomad01 Před 10 lety +8

    Heestan markaan dhagaystaba jacayl yar oo caato ah baa igu dhaca..... Caleyk Caleyk

  • @naxiranur7681
    @naxiranur7681 Před 5 lety +3

    Ulasho jeesto iyo boqoradii fanka soomliyeed hodan cabdirahmaan cismaan maxabe

  • @Adoonti__Alle
    @Adoonti__Alle Před rokem +1

    hees tiktok ayaan kusoo arkey waa hees mcn waanka xumahay heesta sidan u macaan anan hore u arkin😢❤

  • @maxamedgaballaax3127
    @maxamedgaballaax3127 Před 2 lety +3

    heestan suxuurta ban ku sugayaa.
    waana 3dii habeennimo.
    14april 2022.

  • @cabdiraxmanilkacase4792
    @cabdiraxmanilkacase4792 Před 2 lety +4

    Cajiib Cajiib Waxba lagama qaban karo Hodan Bilan iyo Maxamed saleeban bare jeesto 2022

  • @Kamaal_shirwac
    @Kamaal_shirwac Před 7 měsíci +1

    Asageed tii anka eegtay sidi eridhaban anka dul olalaay d😢

  • @somalilandpurre9662
    @somalilandpurre9662 Před 5 lety +1

    Mar,marna ulashada.afa sharafliyo ooridhaqanla,kii u aayaa,abshir yidhiye woow

  • @mohamedabdulkadir8031
    @mohamedabdulkadir8031 Před 4 lety +2

    Xasuus baa geela lagu xero galiyaa July 2020

  • @samedhame6301
    @samedhame6301 Před 10 lety +9

    sxb maxamed waan ku taageera maansha allaah waayo waxaatahay nika lagu matalikaro fanaaniinti hore waayo sinin wayn ayaad heesahaaga uqaada ciyaarna iskuma dhibtid taaasna sharaf ayaykutahay

  • @abdidalel5957
    @abdidalel5957 Před 10 lety +3

    waaaaaaaw hees aad u mcaan thanks hodan iyo jeesto

  • @ruweydoyussuf6027
    @ruweydoyussuf6027 Před rokem

    ❤❤❤ hestaan kama daaalo 2023 dhagaysanayaa anoo broken 💔 ah 😢 😭🥺 oo jacaylka is ilawsiinaya iso duceya

  • @Guhaad176
    @Guhaad176 Před 4 lety +5

    2020 yaa ila daawanaya

  • @What_xz7
    @What_xz7 Před měsícem

    Oog hilaacadow oog hilaacdoooow❤

  • @nasrigiilahay6805
    @nasrigiilahay6805 Před 5 lety +2

    What a voice what a song kama dalo waligay heestan 😍😍😍😍

  • @abdikariimqoorgaab8784
    @abdikariimqoorgaab8784 Před 8 lety +1

    muuqa Aragaan Indhaa Deeqay Woow Jeesto Iyo Hodan Abdirahmaan

  • @sahramohamed3260
    @sahramohamed3260 Před 11 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ wxn dhg wqti dmbe. 02;31 hbnimo sabti. 2023 wow

  • @user-vn8pc6px2t
    @user-vn8pc6px2t Před 9 měsíci

    Pest song hodan iyo maxamed jeest aluzho. ❤❤❤waa eryo and macaan wax keen ama naga dayaa

  • @safainuabdi2507
    @safainuabdi2507 Před rokem +2

    from tiktok

  • @filsanm.8510
    @filsanm.8510 Před rokem +2

    My all time favorite song❤

  • @princessofjanah829
    @princessofjanah829 Před rokem

    Heestan wa markilabad asbucan guduhisa an dhageysto wan ka helay 😢❤🫂

  • @hamzeomar2537
    @hamzeomar2537 Před 10 lety +3

    MOHAMED JEESTO BRO WAXAD FANAN DAGAN OO COOD IYO LAXANKABA HAYA HODAN WAAD SHIIDANTAHAY WLL

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ Před rokem +2

    😢17.July.2023 Memorial Song 😮

  • @zuleikhamuktar9399
    @zuleikhamuktar9399 Před rokem +4

    Still watching 2023 fav song 🥺😩❤️

  • @nuronalkaabdi9714
    @nuronalkaabdi9714 Před rokem +1

    2023/22/7 aniga oo nafteyda ka Samir siinaya nafta jecla 12 sano ilaahay waxa waydiisanaya badal khery qaba geesi i aro

  • @saamisamadoon4901
    @saamisamadoon4901 Před rokem +1

    Still watching 2023/07/27 😒💔

  • @leylaabdull123
    @leylaabdull123 Před 10 lety +5

    I am in love with this dude! Even thou I was told his married! But dang! Xaxax.

  • @eliinaciiltira3358
    @eliinaciiltira3358 Před 4 lety +4

    Who is watching after january 2020

  • @kalidmarz9721
    @kalidmarz9721 Před 6 lety +2

    Heeso ku dhan meesha 2018✔

  • @hanishariif7397
    @hanishariif7397 Před rokem +1

    From tiktok inta soo raadisay like saara🤸‍♂️🤣😂❤

  • @abdigarcase9075
    @abdigarcase9075 Před 7 lety +1

    wlhy heestaan waan ku raaxaystaa mar walba oo aan hees dhagaysanayo

  • @hayanaali6459
    @hayanaali6459 Před 5 lety +5

    🤗2019?

  • @zackianyazin9360
    @zackianyazin9360 Před 5 lety +7

    Still watching 💥💥💥💋😍🙋‍♂️🙋‍♂️ 2019 august 22

  • @mfeynuuscabdalle8122
    @mfeynuuscabdalle8122 Před 2 lety

    Asaaggeed tii aan ka eegtee,
    Sidii eeri-dhaban ka dul ololaay.

  • @adnanhaji7072
    @adnanhaji7072 Před 2 lety +3

    11, 5may 2022 coming 18may from Ottawa

  • @mohamedhussein5595
    @mohamedhussein5595 Před 4 lety +1

    Still watching Nov 2019

  • @nimohussein2522
    @nimohussein2522 Před 11 lety +2

    aaaaaaaaaah cajiib inaba caadi ma ahan yarku i become love with him lol

  • @shukrixaaji3430
    @shukrixaaji3430 Před 11 měsíci

    Still 2023 dhaveystaa😢

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Před rokem

    Heestan waxan dhagaysanaya 31/8/2023 iyo 1 iyo 30 habeenimo🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @cabiirkhadar9931
    @cabiirkhadar9931 Před rokem +2

    2023❤❤

  • @nadirazunio6898
    @nadirazunio6898 Před rokem

    From tiktok but I liked the 🎵 🎉

  • @Amooreadul
    @Amooreadul Před 11 měsíci

    Hees Cajiib Ah❤

  • @rakiacase6272
    @rakiacase6272 Před rokem

    Wn hees erayo mcn leh ❤

  • @wardaqueen5997
    @wardaqueen5997 Před 4 lety +1

    Still watching January 2020

  • @zamaan-jecel3204
    @zamaan-jecel3204 Před rokem +1

    Inta tiktok ka so raacday heestan salamya 11/9/2023😅

  • @ikraanikraan7909
    @ikraanikraan7909 Před 7 lety +1

    I Love this Song

  • @xasanyare7660
    @xasanyare7660 Před 4 lety

    Hodaneeey wax kalaaa tahay 😍😍😍

  • @ramlaadam5355
    @ramlaadam5355 Před 10 lety

    Mashlh indrkay quruxow ilahay ha no ka dayo

  • @mohadigmo5166
    @mohadigmo5166 Před rokem +2

    2023 July 😅😅

  • @sundussiciid123
    @sundussiciid123 Před rokem

    Still watching 2023 Feb 11

  • @wardaqueen5997
    @wardaqueen5997 Před 4 lety

    Still watching 26 may 2020😍😍😍

  • @cadaaweproduction4036
    @cadaaweproduction4036 Před 2 lety +1

    Amazing song

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před 8 lety

    I love this song. .....

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 11 lety +2

    Ooh maan, congrajulations jeesto waa heestaadii ugu fiicnayd (intaan kolayba ka dhegaystay heesahaaga) inaba caadi I love it walaahi. Heesaha nooca kulul iyo noocan sidan oo kale u degan waxa u dhexeeyaa waa yacyacood. Odaygii bk eega siduu dhulka isula dhacayo kkkkkkkk waa nin fanku dhiigiisa ku mudanyahay, waxay muujinaysaa qualitiga heesta. Thank jeesto iyo ilaahay hadaayee inanteena hodan, la,aanteed waa abaar iyo stress, waa xidig aad ugu fiican talantaaliga.

  • @abdeeqmahdi7133
    @abdeeqmahdi7133 Před rokem

    Hodthan Abdirahman Osman Maxabe & Alfanan Jeesto💝💯.

  • @Axyaadunya
    @Axyaadunya Před rokem

    iftin muqdiyo ilays baxyow🥺❤️

  • @najiibhashim9243
    @najiibhashim9243 Před rokem

    From tiktok

  • @abdulazizkaamill4235
    @abdulazizkaamill4235 Před 5 lety +2

    12july,2019,friday, 1:52pm

  • @abdulrahmannasir7394
    @abdulrahmannasir7394 Před 7 lety +2

    bu.da aragan indhahygu

  • @osmanasma1964
    @osmanasma1964 Před 6 lety

    l like this nice song thank 💏💑❤💯✔

  • @ahmedtifow6713
    @ahmedtifow6713 Před 3 lety

    Still waiting February 2021

  • @abdulrahmannasir7394
    @abdulrahmannasir7394 Před 7 lety +1

    hodan iyo jesto waba dadkii logu tala galay hesaha
    amanta

  • @mustafesuleiman1482
    @mustafesuleiman1482 Před 6 lety +1

    HEESTA MARKAAN MAQLAAN ILMEEYA

  • @hayatthey242
    @hayatthey242 Před 8 lety +2

    lyrics please

  • @azmaaabdiaziiz5706
    @azmaaabdiaziiz5706 Před 4 lety +1

    August 21 2020

  • @wawgorad306
    @wawgorad306 Před 5 lety +1

    🥈🥉🥉🎈

  • @izranimcaan4244
    @izranimcaan4244 Před rokem

    26/7/23😢

  • @nasteexolove8852
    @nasteexolove8852 Před rokem

    Tiktok kuso arkay wey shidan thy hesta

  • @nuraahmed6538
    @nuraahmed6538 Před rokem

    3/9/2023/5:6

  • @massarilove2844
    @massarilove2844 Před 11 lety +2

    jeesto waxaad tahay fanaan aad u codmaxaan lkn albano cusub noosoo saar

  • @nemohupdirahman2467
    @nemohupdirahman2467 Před rokem

    🥹❤️

  • @leylaabdull123
    @leylaabdull123 Před 10 lety +7

    I am in love with this dude! Even thou I was told his married! But dang! Xaxax.

    • @mustafehindi7156
      @mustafehindi7156 Před 6 lety +2

      Leyland Ali he is but am not

    • @qayovictaa390
      @qayovictaa390 Před 10 měsíci

      Are you still Inlove with him,wait are you still alive tho?

  • @rahmaali2697
    @rahmaali2697 Před rokem +1

    2023❤