Hees cusub geesiyasha liyu boliska : iyo codkii Liyu band 2012

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 296

  • @TheGobfilms
    @TheGobfilms Před 11 lety +31

    ILOVE THIS SONG WLH,100 JEER WAN DHAGAYSTAY,ANIGO KASOO JEEDIN DDSI,NOOLADA ILMADERAYAAL!

  • @ahmettrealman2413
    @ahmettrealman2413 Před 2 lety +21

    Heestan maantan jecladay (22/7/2022 guul liyuupolis 😭💪💪

    • @Sigma-143
      @Sigma-143 Před 2 lety +1

      khadra salima iyo yurub geenyo

    • @samaaraquen4877
      @samaaraquen4877 Před 2 lety +1

      Sidoo kale caawan jeclaaday 27/7/2022

    • @hindadahir1443
      @hindadahir1443 Před 2 lety +1

      mantan jecladay 26 /7/20222 ilaahayow ugargar yaarabi 🙏 😭😭😭

    • @Ab-ft6se
      @Ab-ft6se Před 2 lety +1

      2013 baan daawaday illa mantana dareen qiimo leh baan u hayaa halkaan ku dhashay qoyskaygi ku dhaqanyihin qofka noloshayda ugu mudan oo hooyaday ah iyo dhaman qoyskayguna cududooda ay hadhsanayaan weeye.

  • @generaliska4652
    @generaliska4652 Před měsícem +1

    Old memories 2012kii raecord baa kudhagysan jiray manta oo taarikhdu tahy 20/07/2024 yaa ila daawanya

  • @abdirizakosmanfarah596
    @abdirizakosmanfarah596 Před 2 měsíci +1

    Hees ciidan loo qaado taan ugu jclhy 🔥 geesiyada liyuga 💪

  • @farhanynwa9202
    @farhanynwa9202 Před 2 lety +11

    Ka dib dagaalki Alshabaab halkan ma jogta 2022 geesiyada Liyuuuuu😢

  • @dahiruways3791
    @dahiruways3791 Před 10 měsíci +3

    Oo yurub geenyo waba gabar yar inaa bal arka xiligan waa 2012 waxayna jirta wa haday ubadato 25 io 27 inta udhaxaysa m.a sawtu waliga wad qurux badned ❤

  • @sadiadr1773
    @sadiadr1773 Před rokem +6

    Maxan idin xiisi doona geesiyada liyuugow Awoodayadiii 😭😭😭😭 10 / 4 / 2023 malin madow

    • @WaayaArag-qo2kz
      @WaayaArag-qo2kz Před 5 měsíci

      Sxb dhaantadii oran jirty ubooy dabar go aadii waxaa loo diyaar sady 😂😂😂😂

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 Před 2 lety +7

    Yaaa dib ugu soo labtay oo dhagaysanaya manta oo tarikhdu tahay July 22 2022,
    Markii uu maqlay in DDS aragagaxiso Alshaba ahi soo gashay xududa
    Liyuguna ka hortagay oo 40 dhulka ka dhigeen
    Meshan baan y jeeda comments qaar ay liyu iyo dawlad degaanka qabiil ku shegayan
    Waa 2022 somaliyeey good maan ka koraynaa qabiil???

  • @sulekhaali4224
    @sulekhaali4224 Před rokem +4

    Hees ciidan loo qaado heesta ugu macaan wllhi waxkle waye laxanka, erayada , codka 100%

  • @wizdalmar7559
    @wizdalmar7559 Před 8 lety +59

    Ogaden stay strong always from Garissa

    • @qoriiismaris7462
      @qoriiismaris7462 Před 6 lety +8

      Wiz Dalmar
      I'm Ogaden & fuck liyu polis viva ONLF. We're going to come back inshallah iley will die soon. Fuck xabashi!!

    • @MohamedAhmed-vc1tx
      @MohamedAhmed-vc1tx Před 6 lety

      A Kavanaugh Viva onlf

  • @sadiksadik5158
    @sadiksadik5158 Před 5 lety +28

    Yaa daawanaya 2019 iyadoo onlf iyo liyuu police heshiiyeen.

  • @ahmetramos8928
    @ahmetramos8928 Před rokem +2

    Waxan ku noolahay 15/04/2023 mudo 2bilood ah jigjiga liyuu poliska waa saxiibka bulashada iyo dhalinyarada la dhaqankooda aad baan uga helay ixtiram iyo so dhowayn baan ku arkay ilahay haydinla jiro gesiyaal😊

  • @abdisheekhadan6336
    @abdisheekhadan6336 Před 3 lety +9

    2021 yaa ila daawa naya xasuus 😥😥😥😥

  • @Kingdiisho
    @Kingdiisho Před 8 měsíci +5

    2024 is coming after 16 days😢

  • @internationalaga59
    @internationalaga59 Před 9 lety +5

    Alhamdulilah allehii Muslim iyo Ogadenba iga dhigay baan ku xamdiyaa

  • @SamriyeAxmed
    @SamriyeAxmed Před 8 lety +2

    waryada gabdhaha
    sharafta ha ka qadina
    waa jigjigaawi dhalada
    ogaaden iyo isaq
    nac nac da joojiya
    soomali only 1

    • @muhanadmoha4554
      @muhanadmoha4554 Před 8 lety +1

      idoor iyo ogaden maxad isu garabwada dhiladad tahay wase ya jigjigawi ah oon ogaden ahayn

    • @najibab2138
      @najibab2138 Před 8 lety

      +muhanad moha hhhhhhh anaga heee jijiga ogaden bas ah miya leh ogaden iyo isaq toona jijiga malahan e marti ayad ku wada thn jijiga awoowe yaal

  • @abdinasirhashi2907
    @abdinasirhashi2907 Před 4 lety +4

    Abdi shakuur allayaadig,
    Abwaan qiiq allah yarcaam,
    Misic beelle
    Codka ,
    Yurub
    Khadra silimo,
    Kooxda wsdani
    Star,

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Před 2 lety +3

    Illaahoow Soomaali Galbeed dowlad madax banaani ka hesha cadaawaha Ethiopia ka yeel Aamiin

  • @glm4604
    @glm4604 Před 8 lety +42

    geesiyada geeska Africa
    salaan from caabudwaaq

  • @saleyeduwanearsenal3891
    @saleyeduwanearsenal3891 Před 2 lety +6

    Imisa jeer baan malinkii Ku ceshtaa heeskan kama daalo ❤❤

  • @Adalempire
    @Adalempire Před 3 lety +5

    2021_Februar EStv io xasuuso hore 😆😆😍

  • @abdinejibmohamed8142
    @abdinejibmohamed8142 Před 4 měsíci

    Wagaan Ciidanka ahaa baan ku mooraal qaadan jiray heestan shidaalkayga ayay ahayd markaan 6 bilood oo gidhaash ah soo liqo ayaan daalka isku dhaafin jiray.😊

  • @Hamz826
    @Hamz826 Před 4 lety +10

    YaA daa wanAYa
    2020ka
    YuRub GeEnYo
    & khadro sAliim0
    GaBdho TaAriikh kule Dds🇪🇹💪🇪🇹💪

    • @teg2132
      @teg2132 Před 4 lety +1

      calanka somaliyeed ku qor laakiin cadawga somalida ee ethiopia calankooda ha ku qorin

    • @teg2132
      @teg2132 Před 4 lety

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪 vs 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹 🖕🏽🖕🏽🖕🏽🖕🏽🖕🏽🖕🏽🖕🏽

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ Před 2 lety +3

    Yaa dawanaya dagalka deeganka kadib hadeer 🥺

  • @ashamohamedhaybe119
    @ashamohamedhaybe119 Před rokem +1

    Yaa ila dhagasnany sacadn 12:33
    1/11/2022 waxan udhagsanya dad isjcl oo is maqal hormar bay gadhan manshallah

  • @Sanyare21
    @Sanyare21 Před 19 dny

    8 August 2024
    Yaa ila dhagaysanooya waxaan dhagaysan jiray 12 sano kahor

  • @user-cd7ej7vl5l
    @user-cd7ej7vl5l Před 3 měsíci

    Dib ayan uso boqday hestan😢♥️

  • @nawaalqalbinura6316
    @nawaalqalbinura6316 Před 8 lety +15

    dhoqomo walalahod loga gashamanayo viva onlf

  • @Abdinasir-tq8ge
    @Abdinasir-tq8ge Před měsícem

    xasuuus hore wlhi 2016 ❤❤

  • @suldamosuber7834
    @suldamosuber7834 Před 11 lety +2

    Dalkeenu markuu xoroobe arlada xafidno Xuduuda aan wada xidhnee Diinta lagu Xukumo Xagiyo xaga laga yimaaday xisaabtamaan Midkii xeer igaliyo kii Xumaan ibaday Xusuusstoodiina Buugaagtay kuxiddhanyihiin Waala doogiye yaan ladacaroon Ogadenia way xoroobiya ninkii necab maxaa uyaala ciil udhimo dhe kanaxow nafta waa Freee Ogadenia Og hanoolata Somalia hais raacdo I love both of cadowgooduna hadhaco cag ta hoosteeda hamaro Free my beautiful country Ogadenia Insha Alahh via Ogadenia and somalia

  • @user-bz4gj6pv6f
    @user-bz4gj6pv6f Před 10 měsíci +1

    Masha alah esh calaa hees hees qaran

  • @ajoker9573
    @ajoker9573 Před 4 měsíci

    Liyuu satay strong always
    City zone 2024✅

  • @hudagas2651
    @hudagas2651 Před 7 lety +21

    ilove ogadenia people❤❤❤❤❤

  • @user-re8pn6bm9b
    @user-re8pn6bm9b Před 8 měsíci +2

    Waa hest qalbiga na dhaqajiza marksta runtiu
    Awood new polics way jiri waligod
    Free cmc

  • @SafiirkaGeeska
    @SafiirkaGeeska Před 4 měsíci

    Kadib dagaalkii canfarta After 11 years old hadaad joogto Alxm😊

  • @sayidmohamedali630
    @sayidmohamedali630 Před 8 lety +6

    jigjiga yaa iska leh waad hurudaan war shadaha iyo wax soo saarka ragbaa xaaran ku haysta wadankana ilaashada hooy yaan la daalin liyuu bolisna hajiro garikoombe iyo ogaadeen ayaa iska leh jigjiga waxa daga ee kale waaa marti

  • @hamzeomar2537
    @hamzeomar2537 Před 10 lety +5

    Qarba somaliland iyo dad ana mesha qogin modaya war mesho waa ddsi ader

  • @user-ts7ou1mt9u
    @user-ts7ou1mt9u Před měsícem +1

    Aabooy wey baryi sh/ maxamud cabdi wahab 1:06 1:16

  • @khaalidhussein5874
    @khaalidhussein5874 Před 11 měsíci +1

    Still iam wac thing 2023😢

  • @khadarj3347
    @khadarj3347 Před 11 lety +2

    Shaple2013,
    Liyuu waxaa loo sameeyey in ay Iidoorka ka soo saaraan Killiga 5aad. Waayo Iidoor wuxuu daba ordayaa gumaysigii Reer Yurub, wuxuuna ka cararayaa Somaliya.
    Dee Iiidoor inakama mid ahee erye eryaa eryaa.

  • @abdalle_0.1
    @abdalle_0.1 Před rokem

    Yaa iLadAwanaya 2023❤❤🎉

  • @abdirahimosman6501
    @abdirahimosman6501 Před 8 lety +8

    viva ethopia and darood kilika shanad daroood baa iskaleh muranka daaya idooor gashaamo uuu 15 qof kujooka anika waxaan ahay majerten waxan ku dhashey kililka sidaan hubo kililka daarod baa leeeh isaaq warkiisa haba sheegina hhhh

    • @baasimaxmed3085
      @baasimaxmed3085 Před 7 lety

      Abdirahim Osman hhh isaq maleh kilil ko qudha meelkasto darood dego waxbu ku leyahay kuqabso ku qadimayside

    • @dblockforlife2044
      @dblockforlife2044 Před 7 lety +2

      Baasim Axmed isaaq abti madagaan killinka waxeey dagaan hargeysa burco iyo berbera kaliyaah

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 Před 7 lety

      halyosomaildaitobiyabawaqoLiuyubooliszogoobcosobzogoobbarwaqomutacailnaaqonyahansomailxisbigadimuqraadigaeeshcabkafaxadbuuqaabaaDDslaaboqusiiyeruutinimcobaankujirmataaogaadeenkaitobiyawamutacalinweyeaQonyahanbajoGcanaabqosolbankujirxuusenAhmedjigjigaquso✈🇪🇹🙏🐎

    • @wizzshipe8848
      @wizzshipe8848 Před 6 lety

      Waryaa aabo qabyaalada iska daa kililka cida iskale waa daarod

    • @xorbaynoloshukuteheceelafw9270
      @xorbaynoloshukuteheceelafw9270 Před 6 lety +1

      Abdirahim Osman hhhhhhhh war ilayn darood baa u daran war ugaden haysku dhajinina itima rabe marjeentan dhapan xumo un buu Somali LA dhex joga

  • @kaderabdi809
    @kaderabdi809 Před 2 lety +1

    Guul liyuu boolis ogadenia 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲👊👊👊👊

  • @TheHiliso
    @TheHiliso Před 8 lety +13

    love you liyuu police Geesiyaal

  • @mubarakyusuf8470
    @mubarakyusuf8470 Před 2 lety +1

    2022 Dadko walalo ah

  • @Ab-ft6se
    @Ab-ft6se Před 2 lety

    Heestan xilligi ugu horaysey een daawadaa waxay ahayd 2013 illa malinkaa illa maanta dareen isku mid ah baan u hayaa
    Waxaan ogahay dhismaha ciidankaa sida u dawlad deeganku ugu faa’day markay cadow banaanka kaga yimaada tahay
    Dawlad deeganku waa halkaan ku dhashay inkasta onan kusoo korin hadana hooyaday iyo qoyskaygi iyo aduunkaygiba halkaas bay ku dhaqmeen illahay mahadiina cadowga somali qasay kaga nabad galeen

  • @teg2132
    @teg2132 Před 6 lety +4

    My ogaden nolada

  • @fatumaahmed8627
    @fatumaahmed8627 Před 10 měsíci +1

    insha'Allah guul

  • @ahmedabdi7728
    @ahmedabdi7728 Před 11 lety +1

    maad kuheestaaan heesta calanka somalaia markaa hees u qaadeesaaan calanka cadoowga madoow ee somalia ilaah ha idin soo hanuuniyo

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 Před 8 lety +8

    mashallh. asal. weye liyuu. polis. ilahay. h no dayo waligod. waa. lagu. nagaday. oo. lagu. nastay. guul guul.

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 Před 7 lety

      marwomunadeeqacanbsojawabmasexanayomataQosolkiikamaqusanayoquruxdageyomaxabocashkbankuhayaadikaxuusenitobiyamaxacusubmata

    • @mohamedinshaar3857
      @mohamedinshaar3857 Před 6 lety

      Muna Love Ddsi
      😍😍😍😍👌

  • @liibaanmohamed9920
    @liibaanmohamed9920 Před 10 lety +3

    liyuugu hajiro waxii kaxuna iyaga unbaa idin maamuli walee waa ciidanka ugu halganka iyo geesinimada badan soomaalida geeska africa waxay udhaqaaqana bilo lama dhaafo hadayna inkayar kuhirgalininba

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 Před 2 lety +2

    Liyuuuuuu boliiiiiiiis 😎

  • @mahdiaden27
    @mahdiaden27 Před 11 lety +2

    yurub geenyo walee hees shidan yurub geenyo fanaanada reer borama

    • @sacadcishqi1477
      @sacadcishqi1477 Před 3 lety +1

      Yurub geenyo iyo khadraba re borama maha waa re hargeysa isaaq lkn ninka heesta sameyey iyo ka lxnka sarey ayaa re borama ah abdixakin qiiq alle how naxariste iyo abdishakur alayahadik

  • @omarkashka6717
    @omarkashka6717 Před 2 lety +1

    One of the best songs I like it

  • @yuusufshaafi8878
    @yuusufshaafi8878 Před rokem +1

    Kamaandoska dds somali west

  • @abdirahimosman6501
    @abdirahimosman6501 Před 8 lety +1

    liyuu police hajiro waan tageera viva layuuu shaqadaad haysaan mid loo bogey waaye

  • @abdikarimmahamed8132
    @abdikarimmahamed8132 Před 3 lety +4

    Waxaan daawanayaa
    2021/march/6
    20:51
    xasuus ayay ii tahay
    Heestan nolosha DDsi aad ayay u adkayd wakhtigan runtii cidii markaa wadanka joogtay ayaa garan
    Waxaan gaadhi doona gayigoo barwaaqiyo Gogol nabadi taalee
    Gubtaantayada haraadkiyo u adkaysta gaajada
    Walee liyuu ciidan Adg waaye

  • @MohammedSandhere
    @MohammedSandhere Před 4 měsíci

    DDSI.power💪✊

  • @shareo1
    @shareo1 Před 12 lety +1

    VIVA MY DEFENCE ENEMY NEW POLICE I LOVE SO MUCH GEESIYADA NEW POLICE HALKAA KASII WADA DADAALKIINA WAAD GARIDOONTAAN GUUL

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 Před 3 lety +2

    Viva ogadenia

  • @abdifatah-Yare
    @abdifatah-Yare Před 7 lety +6

    geesiyada geeska liyu ciidan qaran weeye

  • @abdirahmanshmohamed8527

    2023/5/12
    One of the best song I like it

  • @gezigacal4916
    @gezigacal4916 Před 2 lety +1

    Guuul liyuu🥰💪

  • @bashiirali05
    @bashiirali05 Před 9 lety

    wakaas ubo waa ragii calaliyay waan ku jiray halyayada aabo ii noolaada liyuu waligii ha jiro ha joogo

    • @MohamedAbdi-qw9gn
      @MohamedAbdi-qw9gn Před 8 lety

      Ya gantamari ku aha nacas nacas dhalay ogaden wa adiga leh jigjiga malahe miyad hilmansantahay raga kukaja kilalka inay ogaden yihin takale doqonow ubo miyad taqana micnaheda soo radi aabo oo markad soo hesho wax kuqado aboo ubo iyo liyuu walaba wiilo walalah anga liyuu ah rabina in wax lagasheego qudhun qudhun dhalay kataga meesha awoowgin lacadabye

    • @bashiirali05
      @bashiirali05 Před 8 lety

      urayso waan kasaari karaa ina dhilo maxay yihiin uraysayahay caasimada markii hore goday ahayd ayaa loo soo badalay jigjigee lkn ogoow inay soo galayti ku yihiin jigjiga hadii dhib dhacana ayna waxba ka ahayn jigjiga kuwaad sheegay so taas waxa loo soo badalay waxay ahayd in ogaden wadao yihiin onlf jigjigana cabsi loo imaaday lbalse ay ka bilaabeen qabyaalad ah in dhalinta u dhalatey jigjiga aan xilba loo dhiibin lkn taas ogow hada ayaa laga wada hadli doona in ay ka taliyaan iyo inayna ka talin

    • @gedikarto1164
      @gedikarto1164 Před 8 lety

      +bashiir ali abaas nacasow adigu yatahay anigu waxan ahay iyo shaqadayda wan kushegiye jigjigana adiga waxba laga waydiin maye ana laywaydiniye ayar amusoo absamaha kusoogabo cuqdad ba kuhayse takale anu waxan ahay shambal liyuu ah walahay adiga iskadaye haduu c m c waxkashego ogaden taraysan madaxa oga dhufanaya lkn c m c isaga iga qadiyad badan xininyaha an adookale hawada oogaqariyana walayguyaqana hora laygu shilamaday abo ee kacarar mesha aqaro iyo aduunba anad igu dabafalaysaye

    • @bashiirali05
      @bashiirali05 Před 8 lety

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk shanbal kulahaa waxaad tahay kumawaydiin hadaad shaanbal tahayna adaa isu ah badaw ayaad tahy adoo kalena uma jawaabo lkn waxaan dhihi lahaa videogan ani ma adeegsan qabiil adi hadaad ogaden aad ku faaneysid waa dadkaaga sxb markaa isku meelba ma nihin jigjiga afka ka jeedi og dhagax buur baa ug sokeysa orad aad

    • @bashiirali05
      @bashiirali05 Před 8 lety

      lkn ogadenani waxba kama sheegin shaanbal hadaad tahay sxb jigjigaan dhax joogaa i hor imo and say AM shaanbal inaad wax iga qaadid

  • @guuledomar
    @guuledomar Před 8 lety +6

    gesiyada liyuu bolis waa halyayo jiraa

  • @cabdiqanidiinaarproducatio5285

    Ilaa markay soo baxday ilaa hada ayaan dhagaysta 2022

  • @axmadcabdi5427
    @axmadcabdi5427 Před 2 lety

    Liyuu police way nacawiyeen 29/7/2022

  • @najaxbintuali4686
    @najaxbintuali4686 Před 6 lety +1

    Halyeydii liyuu poliska legend 📣📣💪💪💪

  • @mohamedgaraasemohamed9177

    29/7/2022yaa ila daawanaya xasuus dher bey igalisay xaqiiqdi

  • @samsamsaleh5222
    @samsamsaleh5222 Před 8 lety

    akhas new ka waan necebahay aabohood wasooyin ish ish uf

  • @amiirkasogsog8867
    @amiirkasogsog8867 Před 12 lety

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw mashalaha difaca dalakeena hooyo alaoow anoo nabada igee deegankena cidamadeenana dacadana an arkeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee wan idn ahablayaynayaaaaaaaa idnka iyo madaxwaynaheena farxad ku noolada huuno dhaman shacaka DDS

  • @jawharibnuize1219
    @jawharibnuize1219 Před 4 lety

    Yurub geenyo iyo khadra salimo wakhti xun shacabka somaligalbeed alle mahadi hada dhibkii waadhamaaday

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před 8 lety +8

    Liyugu waa nuur, Geesiyada DDSI..

  • @cabdirahmaanmahamed7403

    Nabadoonda abdalle baa kuwaan ass asay😍

  • @aadansiyaad7211
    @aadansiyaad7211 Před 11 lety

    mashaa alaah soomalida galbeed eyhiopia lkn ku aftirsada soomali ethiopia waa cadow soomaliyeed markaa anaaaan la laguu ssooo dhuuman

  • @bashiirali05
    @bashiirali05 Před 9 lety +6

    jigjiga ogaden ma leh isaaqna ma leh anagaa iska leh oo ay taariikh ku haysana ilaa lagasoo bilaabo garaad wiil waal

    • @abdirahmanfarhan7974
      @abdirahmanfarhan7974 Před 8 lety

      +bashiir ali abaas idinku yaad tihiin ad lahatane

    • @bashiirali05
      @bashiirali05 Před 8 lety +1

      sxb ani qabiil maka hadlin jigjiga waa caasimada ddsi lkn meesha marka la dhaho dad ahaan yaa kasoo jeeda gobolkaas waxaa kasoo jeedA WAA JIDWAAQ BRO taaraakhna kuleh ilaa hada iska leh not ogaden or other'

    • @bashiirali05
      @bashiirali05 Před 8 lety

      ma ifahantay imika bro Abdirahman Farhan lkn nin ama qabiil lama caayin lamana dhihin wax qalada ok

    • @najibab2138
      @najibab2138 Před 8 lety

      +bashiir ali abaas ninkan wax run ah ayu ku hadlay wana saxan yahay jijiga wa casimad ogadena ma dagi jirin wxna iska leh 5 qabil jijiga o wada dagi jiray hadana waxa dagan somali dhamanted viva jijiga caday

    • @dblockforlife2044
      @dblockforlife2044 Před 7 lety +3

      Bashir A Ahmed isaaq kuyeen idoor Madagaan ddsi saxaraxa burco iyo berbera ayuu dagaa not ddsi isaaaq cannot. one to ddsi stay in siiland 3 gobol

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 Před rokem +1

    Yurub geenyo miyaa ? Oo yar weliba?

    • @dahiruways3791
      @dahiruways3791 Před 10 měsíci +1

      Haa aqaba yaban waliba waa 2012😂sida uma foga waxayna jirta haday ubadato waa 25 😂Yurub hadi lafiryo tarikh ahan ma wayna inaa😂

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 Před 6 lety +1

    ISHA BAXARKA GEESIYADA LIYUUGA

  • @hodanlovedhalintareerogade3295

    onlf walashana jwxo guul iyo gawanimo viva Ogadenia kuwan shagadka ah uff adunka oagden qawil kanasabsan malaha ama kagasisan isaq iyo tiigra gafur xuma + dabaqhodi waxa wasa viva Onf cabsi ay kaqawan ONLf aya sidas u noqonayan nagahan Afka dhaf ad umalayni cudur inay qawan viva Ogadenia will be free one day insha allah

  • @hassanyusufismaaciil5825
    @hassanyusufismaaciil5825 Před 6 lety +2

    geesyida liyugow nolada

  • @fahadibraahin1598
    @fahadibraahin1598 Před 7 lety +3

    Hala liyuu

  • @muxudindeq8959
    @muxudindeq8959 Před 9 lety +1

    wwwwww alow daaa gesiydaa liyu ga

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA1825 Před 3 lety +3

    ONLF AND LIYU POLICE ARE OGADEN

  • @abdallehasan3590
    @abdallehasan3590 Před 7 lety +3

    ✌nabad baankubaaqenaa

  • @omarkashka6717
    @omarkashka6717 Před 2 lety

    Gulguuul inasha allah

  • @apaadircaydiid683
    @apaadircaydiid683 Před 2 lety

    Waaw waww alow cidan kwna lahu

  • @xamseabdilahi7927
    @xamseabdilahi7927 Před 3 lety

    Waa dad lagu adeegtay oo shacabkoodi gumaaday

  • @Jijigawi1
    @Jijigawi1 Před 10 lety +2

    yaa ku yidhi 2 gabdhood waa isaaq? wuu ka dhacsan yahay ninka yidhi waa isaaq 2 gabdhood soo baro kolay nin kii buka ee cudur qabiil ku jirana Ilaahay ha caafiyo
    Liyuu Polis waa halyayo aan ku diirsanay oo xadadkii naga xidhay shabaab iyo waliba qabiiladii shacabka dhibi jiray soona xidhay mashruucyo badan.
    noolaada aabo Liyuu Piolis

  • @mohamedrashed6928
    @mohamedrashed6928 Před 12 lety

    woooooooooooow geesiyada lyuuuga maansha alah

  • @abdihanimohamad3616
    @abdihanimohamad3616 Před rokem

    Heesiihii haystay 12m xaga mimariiga

  • @zalmoali3023
    @zalmoali3023 Před rokem +1

    3:52

  • @bashiircali6302
    @bashiircali6302 Před 10 lety +2

    waana heesii halyayada liyuu booliskaa

  • @hodhanabdi2007
    @hodhanabdi2007 Před 3 měsíci

    💖💖

  • @weezy1o941
    @weezy1o941 Před 7 lety +1

    sln sare liyuu bolis

  • @mxy08
    @mxy08 Před 11 lety +1

    masha allah... somali galbeed waaye not qabiil sxb

  • @KaydnurCalimadar
    @KaydnurCalimadar Před 3 měsíci +1

    3:17 3:18 haa

  • @hodanlovedhalintareerogade3295

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk nagahan Afka duban waa maxay subhanalah sawrwalka ay qawan yakubora ilahay balankis kuwan wax rifo aya raban lkn waxan kala hadlayo malaha naag sarwal xirata uffffffffffff

  • @bashiromar4108
    @bashiromar4108 Před 11 lety +1

    noolaada wadiniyaal dhab ah

  • @umusudays758
    @umusudays758 Před 2 lety

    U adkaysta gaajada walee mel halis ah waad igaga talaan

  • @jenniferswaggirl9178
    @jenniferswaggirl9178 Před 8 lety

    mansha Allah guul ciidankeyga dalkow