Qorshahayga Bishaani ramadaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 03. 2023
  • Fadhigaani waxaa ku falanqaynaynaa habkaa ku abuuran lahayd caadooyin wanaagsan bishaani ramadaan anagoo tadhbiiqin doono.
    Buugyaraha halkaani ka dajiso: afoogy.com/dabagallida-caadada/
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinkeeda: afoogy.com/all-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 98

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  Před rokem +18

    Buugyahraha iyo Fadhiyada xusay
    Telegram: t.me/salmaanmaadow
    📚Buugyaraha halkaani ka dajiso: afoogy.com/dabagallida-caadada/
    Dhisida Caado Wanaagsan: czcams.com/video/4IbmqwAFMms/video.html
    Duminta Caado Xun: czcams.com/video/AJw2ldhwuTc/video.html
    Qorshe Maalmeedka Ramdaan: czcams.com/video/NxwBwYN8_E8/video.html

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh Před rokem +14

    Waan ku salaamay macalin salmaan maadow aadaa ugu mahadsantahay qorshahaan aad nala wadaagtay xalay taraawiixda ayaan si kedis kuugu arkay meel aanan kaa filaneyn aragtidaadana waan ku farxay
    Macalin allaha ku sharfo 🥰🤲

    • @bashir871
      @bashir871 Před rokem +1

      Meelma jogtana sxbkay ila mu wadigine😂

  • @abdullahiabdikani1715
    @abdullahiabdikani1715 Před rokem +2

    Jadwal wax akhris

  • @queen___caaishaa
    @queen___caaishaa Před rokem +7

    Wll madow wxan ku leyahy guuleyso wxaa tahy mcalinkeyga ii joga xgan io CZcams ka 1000 jeer mhadsanid mcalin muqaladada wan ku xiranahy lkn mahi kuwa comment soo dhiban jirey kliya wan dwan jirey like ban sari jirey wana ka tagi jirey manta is iri u jwab mcalin Ramadan mubaarak ramadankan ramadankis nbad io barwaqo Allah nagu garsiyo aamin wxaa jeceshahy oo qeer ah Allah ku siiyo 🤲🤍 hamigaaaga Allah kuu rumeyo 🤲💞mcalin ahlu jano Allah kaa dhigo ❤😊🤲 inta noloshada ka dhiman farxad igu noolow ❤🤲🤍🖤🦋💜

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před rokem

      Allahuma aamiin, adne mid la mid ah ayaan ku rajayn walaal.

  • @somali-nowgamer3424
    @somali-nowgamer3424 Před rokem

    JAZAKALLAH KHAIR USTAD
    BUUG YARAHAN WAXAN ISTICIMALAYAY 3 BILOOD XAQIIQDII WAAN KUGU LA TALIN LAHAA HADII AAD DANAYN U HAYSO INAAD GUUL KA GAADHO NOLOSHADA
    MAR HADIIBA AAD HALKAN SOO GADHAY QOF GO'AAN LE AYAAD TAHAY HANBALYO ALLAH HAKULA GARAM GALO JUHDIGAAGA
    MARKALE SHURKRAN USTAD
    RAMADAN MUBARAK

  • @abdiweliyare2428
    @abdiweliyare2428 Před rokem

    HAA
    Waa laysku qaban karaa sababtu waa waxa kaa hortaagan waa caajisnimo iyo naftaada iyo shaydaan waadna ka guulaysn karataa waxa kaa hortaagan waayo waa bisha kaliya ee shaydanka la xidh xidho naftaadana waadka adkaan kartaa 🎉

  • @yaaska3957
    @yaaska3957 Před rokem

    Jazakallah kheer Wlhi ustaad madow ilahay hakaa abaal mariyo run ahanti aadban ugu bahneyn buugaan

  • @nasrokhaliif5678
    @nasrokhaliif5678 Před rokem +3

    Ustaad jazakallaah illah haku xafido aduun io aakhiro wad ku mahadsanthy sidad nola jeceshahy wanaaga

  • @Eng.Saladomar
    @Eng.Saladomar Před rokem

    Haa, waa la isku qaban karaa kaliya muuhimada caasimo in uu qofka la imaadaa. shukran yaa aquunaa salman buugii labaad oo free ah.

  • @hamzenuur5877
    @hamzenuur5877 Před rokem

    Masha Allah waan ubaahnaa buugan runtii jasakalaah.

  • @bintu_abuukar
    @bintu_abuukar Před rokem

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته، شكرا أستاذي العزيز

  • @marwaanofficial4690
    @marwaanofficial4690 Před rokem +4

    Wxn ahy fans kga wxn ahy qofkii ugu horeyay muqalkan like sara wxn ahay qofkii ugu horeyy coment kuso qora wxn ahay qofki ugu horeyy codsi dhiibta bro share out ma isameen karta

  • @xamdimaxamuud1854
    @xamdimaxamuud1854 Před rokem

    Ustaad alaha haku barakeeyo

  • @MaxamedAtii-yv3mf
    @MaxamedAtii-yv3mf Před rokem

    Marsha.Allaah ustaad

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna2007 Před rokem

    M.a thanks 😊 🙏 ustaad aad uga helay i.a inaa ku dhaqmo rajaynaa wana sodagsatay jazaka Allah

  • @abdullahiabdikani1715
    @abdullahiabdikani1715 Před rokem +2

    Ustaad imtixaanka ayaa iisoo dhow habka aan ku xifdin karo iyo aan ku soo xasuusan karo

  • @ramlamacalin8380
    @ramlamacalin8380 Před 4 měsíci

    Mahdsanid ustaad aan wax badan ka faaiday

  • @kaltuunmuuse7198
    @kaltuunmuuse7198 Před rokem +1

    Thakz teacher waanba raadinaayey book jadwalka ramadaanta Alle abaalkaaga jano haka dhigo 🤲

  • @youngabdalla3451
    @youngabdalla3451 Před rokem

    Thanks ustaaad salmaaan💯💯👏🏻

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @falaqeyntadinta3449
    @falaqeyntadinta3449 Před rokem

    جزاك الله أستاذ

  • @Drfowziqullam9269
    @Drfowziqullam9269 Před rokem

    Jazakkllh ❤

  • @maryumcusman5765
    @maryumcusman5765 Před rokem

    Mahadsanid wll alaah haku sharfo

  • @sandheeredigitall
    @sandheeredigitall Před rokem +1

    Mansha Allaah 🌅

  • @jaabiribraahim9819
    @jaabiribraahim9819 Před rokem

    Mahadsanid macalin

  • @axmedmuxumed-1201
    @axmedmuxumed-1201 Před rokem

    ماشاء الله

  • @bilkhyarmustafe3958
    @bilkhyarmustafe3958 Před rokem

    Thanks 😊🙏

  • @ruunabdullahi8745
    @ruunabdullahi8745 Před rokem +1

    Ramadan Mubarak ❤

  • @fatimaaadan8837
    @fatimaaadan8837 Před rokem

    Thanks ustaad maadow

  • @Taajiriintahada
    @Taajiriintahada Před rokem +1

    Ramadaan mubaarak

  • @abdikadir8118
    @abdikadir8118 Před rokem

    Mahadsanid wll 👍🏻

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 Před rokem

    Masha allah ustaad mahad saind.

  • @mustafbuule5328
    @mustafbuule5328 Před rokem

    Shuran ustad

  • @abdirahmansaiid
    @abdirahmansaiid Před rokem

    M a ustaad guulsyzo

  • @Cadar200
    @Cadar200 Před rokem

    Jazaka allah allahu kheyr ustaad

  • @hakeemelummah2805
    @hakeemelummah2805 Před rokem

    Mhdsnid ustaad

  • @kamaludinaden-xp8ev
    @kamaludinaden-xp8ev Před rokem

    Mncha Allah uzted maadow waad mahadsen thy

  • @maxamedcabdibucul7593

    Manshlaah ustaad salmaan
    جزاك الله خير الجزاء

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Před rokem +1

    Ramadaan Mubarak ❤️🙏

  • @allafichannel9063
    @allafichannel9063 Před rokem

    Thanks wll 👍 keep goin

  • @Theunknownlady-nf2uo
    @Theunknownlady-nf2uo Před rokem

    Aamiin Aamin ❤❤

  • @quruxbadan4094
    @quruxbadan4094 Před rokem +1

    Walalo madada xisaabta sida guul Looga gaadho iyo isku diyaarinta imtxnka kaso hadal plz Mahadsaniid ❤

  • @MohamedIbrahim-pm6lj
    @MohamedIbrahim-pm6lj Před rokem

    Good job

  • @faysalaadam4832
    @faysalaadam4832 Před rokem

    Allha haku sharfo ustaad

  • @mohamed_salatt....3463

    Legend.❤

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 Před rokem

    Wcs

  • @machadka
    @machadka Před rokem

    Masha Allh

  • @umrimuseh6797
    @umrimuseh6797 Před rokem

    Asc ustad iyo wllada musliminta dhamaan Ramadan Mubarak

  • @ismailahmedhassan8865

    Wad mahadsan tahay ustaad 100% alle haku abaal mariyo

  • @yuusufuk3664
    @yuusufuk3664 Před rokem

    Ustad wax aqrinta bisha ramadan so dhig ❤

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Před rokem

    Ha Waa Bil shaqo Camalka adun iyo kan aaqiro Waa Bil qurux badan Sacad walba ok ka mid ahna laga faaideysto mudan Ramadaan Wnaagsan Dhamaantiin🎉

  • @ibraloveofficial6565
    @ibraloveofficial6565 Před rokem

    Masha Allah
    Ustad Allah haku xafido
    Rmdn krem 🎉
    ارسل اليكم اجعل تهنئة بيوم الجمعه تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال الي الله❤☝
    Ramdan krem dhmn mel wlba aad dunida ka jogtaan rmdn krem glb wcn 🎉🎉🎉🎉
    30days of worship
    4weeks of mercy
    720 hours of spirituality
    43.200 minutes of forgiveness

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa Před rokem

    Ustaad Maadow, aad baan kuugu mahadcelinayaa.

  • @nuuradiinismaaciil820

    Allaha ku sharfo

  • @bininshaar1044
    @bininshaar1044 Před rokem

    DAAWADA UGU HOREEYO USTAAD MAADOW😊

  • @Ahmedii171
    @Ahmedii171 Před rokem

    Ustaad waxaa ka soo Hadashaa qaabka wax loo akhriyo iyo waqtiyada ugu fiican ee wax la akhrin Karo bishan ramadaan
    Aadaa u mahadsantahay ustaad

  • @naasix9080
    @naasix9080 Před rokem

    Asc aad bad u mahasantahy ustaad salmaan
    Jawaabata koowad :qofka waxa ku kalifaya
    In uu hurdo ku qaato wakhtigiisa waa iskaga oo aan garanayN qiimHa bisha ramadana
    Jawaabata labaad : Haaa waa la isku qabn karaa hawl iyo cibaadao waa hadii uu qofku naftiisa ka dhaadhiciyo in uu isku qaban karo .
    Mahadsind ustaaad

  • @kingdeeq2039
    @kingdeeq2039 Před rokem

    Qorsha aad ufiican mahadsanid sxb

  • @muxudiinmuxudiin7581
    @muxudiinmuxudiin7581 Před rokem +2

    Waan sugoowaa

  • @QaliAbdiunshur122Asal-bf7hd

    Buuga inteen kaheli karnaa ustaad❤

    • @abdiazizaden9242
      @abdiazizaden9242 Před rokem

      Wll qeybta comments ka ama description ka aa ka heleysaa

  • @jamaosman885
    @jamaosman885 Před rokem

    Fadlan kaso hadal busines managmentga📚👍

  • @dauusmediya2669
    @dauusmediya2669 Před rokem

    asac ramadan karim ustad waxan karawa ustad ina janada ina kashekeso sicjib ah ina xalqado noka sameso illhey qer haku siyo

  • @abdiwaliahmed3301
    @abdiwaliahmed3301 Před rokem

    Waxaan sandakan waday buuga kaagii kale ee qorsho dajinta waxaan asbuucaan oo maanta ku eg dhameeyay asbuucii 12 aad ayaan ugu faa iday walhi ilahay ha ku zifdiyo

  • @user-uf5eb3ei6f
    @user-uf5eb3ei6f Před rokem

    Dadka inta badan waxan odhankara wy dayacaan bishan
    Waana laysku qaban kara shaqo walba bishan waana looga faa ideysan kara faa idada ay xaqqa uleedahy

  • @nimcahussein8398
    @nimcahussein8398 Před rokem

    Buug away ustaad😢

  • @Cadar200
    @Cadar200 Před rokem

    Ustaad sidee book ahaan ugusoo daabacan karaa ado raliya kheyr allah haku siiyo

    • @yahyeabdihashi6597
      @yahyeabdihashi6597 Před rokem

      meesha daabacada tag kadib pdf warqad ahaan ula soo bax.

    • @Cadar200
      @Cadar200 Před rokem +1

      @@yahyeabdihashi6597 yacni book ahaan iguu bedela ayaan dhahaa miyaa

    • @yahyeabdihashi6597
      @yahyeabdihashi6597 Před rokem

      @@Cadar200 Haa, halkaa warqad ku dabacayaan.

  • @hibomuse2224
    @hibomuse2224 Před rokem

    Macalin wuu iga diidi linkig

  • @mucaashaqmuniirkah3518
    @mucaashaqmuniirkah3518 Před rokem +1

    I can't tjis episode

    • @xassanmaxamed-qasaal
      @xassanmaxamed-qasaal Před rokem +1

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا أستاذ
      Saan ugubiirikaa koorosya

  • @mustafbuule5328
    @mustafbuule5328 Před rokem +1

    Pdf aawi ustad

  • @munasaleeban9288
    @munasaleeban9288 Před rokem

    Digrigii baa ilowday macalin

  • @nimcosuleiman4714
    @nimcosuleiman4714 Před rokem

    Aad baan ugu farxsanahay mawduucan qaaliga lkn waxaan rabaa in aan kusoo biiro group yada xagaa kahelikaraa

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před rokem

    Mhdsnd maclin

  • @AhmedSaid-hd6vw
    @AhmedSaid-hd6vw Před rokem

    Jawaabtu waxa weeye qorsha la'aan

  • @abdimalikabdulkhaadirali

    Ustaad aaway hee buugii maba aragno .

  • @hassanmacruuf2918
    @hassanmacruuf2918 Před rokem

    Ustadh maarko linkiga

  • @mahamedahmedhassen274

    Dadka waxaa ku kalifa iney hurdaan oo ay madadaalo raadiyaan waa jadwal la'aanta aniga tusaale ahan oo kale ramadaanta waxaan shaqeeya 6 subaxnimo ilaa 11k duhurnimo kadibaan waxbarasho galaa 1da ilaa 3da galabnimo markaa anoo shaqada iyo waxbarashadaba wada ayaan hadana quraanka akhriya dikrigeyga anoo iska socda wadaa dadka wax wanaagsan u sheegaa taraawiixdeyda tukadaa weliba iskaabulo ayaan ahoo xitaa cuntadeyda anaa ku tuurta🤣 intaasina waa kaftan رمضان كريم dhamaantiin bahda salmaan maadow

  • @Halgan.Tv-ks2rs
    @Halgan.Tv-ks2rs Před rokem

    Ustad WhatsApp-ka meheli kraa

  • @user-vd9us1ln8h
    @user-vd9us1ln8h Před 4 měsíci

    Ustaad buuga noo mafurmaayo wuxuu idhahooya can not open so mxa sameeyaa

  • @mahamedmuuse2218
    @mahamedmuuse2218 Před rokem +1

    Away pdf ka macslin

  • @cabdiwaliaxamed41
    @cabdiwaliaxamed41 Před rokem

    Mcln 2 buug miyaa inta soo dhigaa buugaan aan soo copy.yaystay io kan aa adi sharxee isku mid maahan

  • @mahamedmuuse2218
    @mahamedmuuse2218 Před rokem

    I need the pdf please teacher where is pdf

    • @abdiazizaden9242
      @abdiazizaden9242 Před rokem

      Wll qeybta comments ka ama description ka heleysaa

    • @mahamedmuuse2218
      @mahamedmuuse2218 Před rokem

      @@abdiazizaden9242 sxb waa fahmi la ahay xagee ku dhuftaa abowe

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před rokem

    Lkn macalin marka PDF ahaan ulasoo dagay si aan qorshahayga ugu qorto xagedn editka oga furaa kheyr Allaha kusiiyo

  • @islamicchannel1479
    @islamicchannel1479 Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @denizertugrul1955
    @denizertugrul1955 Před rokem

    Salmaan maso daabacan karaa walaal