Maskax Labaad 🧠

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 07. 2024
  • Waxaan ku jirnaa casri ay aad u fududahay inaa xog ku hesho si fudud, wax walbane si xawli ah ayay ku socdaan. markay arintu sidaasi tahay waxaa aa u baahantahay waa maskax labaad oo kula shaqysa.
    fadhigaani waxaan kugu bari habkaa ku dhisan lahayd maskax labaad.
    Waa fadhiga 3aad ee silsilada dib u dhigida, fadhigaani waa midkaan ku raadin lahayn xalka!
    Tusmada Fadhiga:
    00:00 Hordhac
    01:58 Tusmada
    02:40 Afoogy
    03:09 Maskax 2aad!
    05:26 Istaraatiijiyada
    05:51 Talaabada 1aad.
    07:36 Barnaamij!
    09:23 Talaabada 2aad
    10:01 Talaabada 3aad
    11:09 Talaabada 4aad
    11:42 Gabgabadii
    12:20 Iswaydiinta Fadhiga
    Reference:
    1. www.tech21century.com/the-hum...
    2. / your-mind-is-for-havin...
    3. www.notion.so/
    4. www.amazon.com/Building-Secon...
    5. www.samuelthomasdavies.com/bo...
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinka Afoogy: afoogy.com/afoogy-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 93

  • @SalmaanMaadow
    @SalmaanMaadow  Před 9 měsíci +20

    💡Koorsada Notion: afoogy.com/courses/notion/
    📸 Hordhaca koorsada: czcams.com/video/cxMhJZRMyoc/video.html

    • @msom352
      @msom352 Před 9 měsíci

      Walaal
      Premiere pro
      After effect
      Adobe illustrator
      Graphic design maka heli karaa
      Afoogy.
      Mhd snd

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před 9 měsíci +1

      Waa jiraa la hadal numberkaani WhatsApp · +252619898954

  • @sihaamosman873
    @sihaamosman873 Před 9 měsíci +7

    Manta ayaa sida saxda ah kugu soo biiray 🎉 Shukran Abti ❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 9 měsíci +4

    Aad iyo aad ayay muhiim u tahay maskaxda 2aad( the second brain ) waanna isticmaalaa

  • @user-qx3hs3mf2r
    @user-qx3hs3mf2r Před 19 hodinami

    Masha alllah teacher

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 Před 8 měsíci +1

    Ilahay khayir haku siiyo cafimaadka iyo cimrigaba Ilahay haku barakeeyo khayir ilahay haku siiyo

  • @I_am-shaahid
    @I_am-shaahid Před 9 měsíci +1

    Notion isticmaalkiisa waxaan bilaabey 2020. Ali Abdala ayaa kabartey iyo kuwa kale run ahaantii waxaa dareemi karo faaidadiisa qofkii isticmaalaayo. Waxaa bdn ayaan u isticmaala lkn tusaale fudud markaan book akhriyo weeks kdb waan iloobi jirey lkn hada waxwalba oo aan calaamadeyo notion ayaan giliyaa wakhti review waan usameeyo.
    Waan ku talinaa in aad tijaabisan.

  • @zubeetdaahir7677
    @zubeetdaahir7677 Před 9 měsíci +1

    M.a Ustaad salmaan maadoow mahadsanid

  • @apdiaziizmaxamed-xx2ru
    @apdiaziizmaxamed-xx2ru Před 8 měsíci

    Ustaadd salmaan waad ku mahadsan tahay wakhtigaaga aad anaga wax noogu bidhaamiso markasta nafwax baristu waa Shangai ugu qaalisan ee qof naftisa kaga safari karo jahliga iyo income yaraanta labadaba sbbtoo ah hadaad wax barato labaduba waa fire iyo guul sida aad darremi karto haddaba waxan kaa codsan lahaa inaadd noosoo gudbiso koorsooyinka wakhti xaadirkan ugu fiican barashadooda self study ga mustaqbalkana noqon kara kuwa ugu baahida bdn

  • @Cabdale03
    @Cabdale03 Před měsícem

    Alle abaalmarin ta ugu wayn ha nagaga kaa abaalmariyo ustaad.

  • @user-ep1ec5ki5v
    @user-ep1ec5ki5v Před 7 měsíci

    Thanks a lot for your teachings .
    You share your ideas easily and they are fruitful, helpful and comprehensible. This is not taught in school . it is so important . I learned a lot from you . Thank you.

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe Před 9 měsíci +1

    Waad mahhadsantahay wll

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 Před 9 měsíci +1

    100k on the road insha Allah wll Salman

  • @cabdirisaaqmxdcabdi830
    @cabdirisaaqmxdcabdi830 Před 9 měsíci +1

    Jazaakallah ustaad

  • @khaalidkheyre2513
    @khaalidkheyre2513 Před 9 měsíci

    Maasha Allaah, mahadsanid ustaad

  • @user-xf2rj1pp7v
    @user-xf2rj1pp7v Před 9 měsíci +1

    Asc mclin marka hore waa ku salaamay mclin muddo badan ayaan ku xirnaa kanaaalka afoogy iyo salmaan maadow wax badana waa kaa faaiday waxaan rabay inaan kusoo biiro bartaada afoogy mclin mahaysto internet joogto ah waxana rabaa inaan ka faaidaysto koorsooyinkaaga marka mclin waxa ii sheegta sida ugu fudud oo aan isla markaasi ku gali karayo koorsooyinka aad bixisid MAHADSANID MACALIN

  • @MaxamedCabdiraxmaan-xx1nz
    @MaxamedCabdiraxmaan-xx1nz Před 9 měsíci

    Manshallah hore u soco wllo

  • @abdifitahmohamedabdi4555
    @abdifitahmohamedabdi4555 Před 9 měsíci +1

    Mahadsanid macalin Salmaan madoow waxa wanagsan ayad dadka uso gudbisa, arin aan malma kahor xooga ka ogaday

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka Před 9 měsíci +2

    Mahadsanid ustaad

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE Před 9 měsíci +1

    Mahadsanid macalimu salaman

  • @Abyahussein01
    @Abyahussein01 Před 9 měsíci

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @raaxocabdi1148
    @raaxocabdi1148 Před 9 měsíci +1

    Jazakalh Ustad salman❤❤

  • @user-mh3vs7no6d
    @user-mh3vs7no6d Před 9 měsíci

    Macallin Alle haku barakeeyo

  • @user-nf9kn2mt3g
    @user-nf9kn2mt3g Před 9 měsíci

    Goat of CZcams pare

  • @user-somalian
    @user-somalian Před 9 měsíci

    Masha allh macalin fikrad wanaagsan waaye

  • @amiinmaxadjamac6463
    @amiinmaxadjamac6463 Před 9 měsíci

    JASaakalaHu khayr maclin❤❤

  • @muniishainaabdla7542
    @muniishainaabdla7542 Před 9 měsíci

    mahad sanid walaal waxaan rabaa inaan ku dhaqmo dhamaan intaad soo sheegtay sidoo kale jazaakalaahu khayr

  • @siisey098
    @siisey098 Před 9 měsíci

    Good...

  • @ibraahimabdikadir4615
    @ibraahimabdikadir4615 Před 9 měsíci

    Thanks 💯

  • @Goonnidaaq
    @Goonnidaaq Před 9 měsíci

    Good job ustaad
    Thanks

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 Před 9 měsíci

    Mahadsanid ustaad waa inoo afooge I.a

  • @user-yt1lr7fm3o
    @user-yt1lr7fm3o Před 9 měsíci +3

    Jasakalah ustaad ❤

  • @Wehliye-tv
    @Wehliye-tv Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤Jazakallah khayr

  • @khalilalhuzari5729
    @khalilalhuzari5729 Před 9 měsíci

    Mahadsanid walaalkey.

  • @rajab1365
    @rajab1365 Před 9 měsíci +4

    Allah is one❤

  • @HadaifaAbdikarem
    @HadaifaAbdikarem Před 3 měsíci

    Maanta ayaan kugu soobiiray waan kaaga mahad celinayaa aqoonta ilaahay kuseeyay zxp

  • @mohamedtechno
    @mohamedtechno Před 9 měsíci

    Khayr alle Haku siiyo ustad

  • @Kaarto101
    @Kaarto101 Před 9 měsíci

    Ustaad waad Mahadsantay Notion Aad baan u isticmaalaa alle haku barakeey ustaadiii❤❤

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 Před 9 měsíci

    Aad ba u mahad santahay ustad

  • @AbdinaasirHussein-dd4ez
    @AbdinaasirHussein-dd4ez Před 9 měsíci +1

    Mahadsanid ustaadii abaalkaada magudi karo ❤

  • @inaelmi
    @inaelmi Před 9 měsíci

    Macalin.lanbarkaaganosodhigi❤❤

  • @mohamedqoranedaacad
    @mohamedqoranedaacad Před 9 měsíci

    Thanks a lot

  • @fartuunqalbisafi6745
    @fartuunqalbisafi6745 Před 9 měsíci

    Shukran wll sida faidada nola jclati ilahey haku jclado 🥰

  • @waanowaalid3949
    @waanowaalid3949 Před 9 měsíci

    Mahadsanid bro Waxaan is ticmaalaa keep notes 👍✌️

  • @ADAM-jk9vl
    @ADAM-jk9vl Před 9 měsíci

    Thanks bare maadow

  • @inaelmi
    @inaelmi Před 9 měsíci

    Masalın.soodhi.labarkaa.gaa.waxan.rabnaa.waxadhiga.shadada❤❤❤

  • @KhadarMaxamed-zb9ky
    @KhadarMaxamed-zb9ky Před 9 měsíci

    Thechar thank you you are best advice for all

  • @user-mh3vs7no6d
    @user-mh3vs7no6d Před 8 měsíci

    Ustaad 1bil cashrkaaga ma u jeedo.
    Ustaad innaad caafimaad qabtaa rajaynaa.
    Haddii aad la maqan tahay dhib ku heesta ustaad Alle hakaa dulqaado.
    Dib innoogu soo noqo ustaad cashiradaada isbuuclaha ah waan u xiisnay.

  • @abdikaadirtacliin5546
    @abdikaadirtacliin5546 Před 9 měsíci

    Jasakalaah ustaad illahow ku fixdi

  • @Yahyebinuyahye
    @Yahyebinuyahye Před 9 měsíci

    Maclin jamacadee dhigtaaa

  • @YusroMaslax-jg4di
    @YusroMaslax-jg4di Před 9 měsíci

    Thanks ilaahey haku danpi dhaafo macalin ❤

  • @allahmahadle1330
    @allahmahadle1330 Před 9 měsíci

    Kolay macalin ayad tahy aqoon wad leedahay hadana diyaarinta muuqaallada kuwo khasaara ah inan laga helayn ayn hubaa 90%
    Alle haku barakeeyo OO naarta hakaa xoreeyo

  • @amiinbinaxmed1505
    @amiinbinaxmed1505 Před 9 měsíci

    Pro you are my rule model 🙏🙏

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid Před 9 měsíci

    Mahadsanid walaal markaste wax bulshada anfacaya ayaad soo gudbisaa

  • @user-fu3oi1ic9l
    @user-fu3oi1ic9l Před 9 měsíci +1

    Wxn amisanahay muhiim yahay ustaad

  • @DHIMBIL1000kI.N
    @DHIMBIL1000kI.N Před 9 měsíci

    Macalinkeen M.A

  • @aboubakerhannasho
    @aboubakerhannasho Před 9 měsíci +1

    Ustaad side wax lo badha hadi aad rapto in aad xoog dadka la wadagto Nala so wadag macalin

  • @Ruweida81732
    @Ruweida81732 Před 9 měsíci +1

    Thanks teacher waxan jeclanlahaa inadkasohadasho sida youtube Chanel losameysto

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 Před 7 měsíci

    Notion marlabaaad ka so hadal

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 9 měsíci

    Qofkii aan horay u isticmaali jirin saa id ayaan ugu adkaynaa in uu bilaabo

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Před 9 měsíci +2

    Salaam Alaykum first one and commit thanks ❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedabdihussain8788
    @ahmedabdihussain8788 Před 9 měsíci

    Haa

  • @xasanmalay3390
    @xasanmalay3390 Před 9 měsíci

    ❤❤ 12:39

  • @xd.x9651
    @xd.x9651 Před 9 měsíci

    noshan wali maistm caalin walineh waa layaaba nh lkn insha allh waan tigaabi doonaneh U maado

  • @maxamadibrahim2213
    @maxamadibrahim2213 Před 9 měsíci +1

    Mahadsanid ustaad Ani waa isticmaalay barnaamijkaan oo maanta ayaan diyaarinayay qebta database ka.

  • @Ahmedkaafi47
    @Ahmedkaafi47 Před 9 měsíci +3

    I can't wait 😊

  • @marwaanmaxamed6650
    @marwaanmaxamed6650 Před 7 měsíci +1

    Wllhi mid ka fiican oo maskax wax lagu kaydiyo ka ma arkin

  • @ahmedkorosavic3244
    @ahmedkorosavic3244 Před 9 měsíci +11

    Salmaan maadow mid kamid ah
    Dadka aan abaal kooda gudi karin😢 wuxu ibaray wax kasta oo aan naftayda uga gulaysan lahaa
    Rabi hakaa raali ahaado❤

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Před 9 měsíci

    Ustaad bog dheh ama bayj (bage)

  • @hamsehmahamud2033
    @hamsehmahamud2033 Před 9 měsíci

    haaa waxan isticmaala Todo List aadna ii cawiyey alx

  • @laasmedia1
    @laasmedia1 Před 9 měsíci

    ee waxa jira nidaam ani aan isticmaalo kaaso adi un aan ka bartay nolosheydana wax ka badal ku sameyey appkas magacisa waa keep notes kaas oo shaqoyinkeyga aaan ku hagaajisto marwalba mahadsanid ustad

  • @alihassenroble4633
    @alihassenroble4633 Před 9 měsíci

    Nin in lagu daydo mudan

  • @user-ez5pd3dt1g
    @user-ez5pd3dt1g Před 9 měsíci

    Sideen kuugula soo xiriiru karaa salmaan maadaw

  • @Cajiincune
    @Cajiincune Před 9 měsíci

    Hada mudo isbuuc ayaa isticmaalayaa journaling ayaa shaqadeyda ugu sameystaaa

  • @user-gc9um6ul1g
    @user-gc9um6ul1g Před 8 měsíci

    Asc salman mado wa ku salmy macli barnaamijkaaga aad ayan uxiiseyaa illahey xakuxifdiyee barnaamijka sii wod

  • @tamaanshire9989
    @tamaanshire9989 Před 9 měsíci

    Asc salmaan wllo im high school teacher but i do have degree in maths and computer science, will i get hired by any university in Somalia if i present my details to it's administrators?

  • @marwodagan2271
    @marwodagan2271 Před 9 měsíci

    Waxad kasoo hadadhaa ilwanshaha maxa kena

  • @sapii__Gift
    @sapii__Gift Před 9 měsíci

    Teacher Appka Tarteel Wan fahmi waye Email u raba mrkan geliyana wu iga diida please teacher i caawi🙏

  • @user-vl4um9uf9z
    @user-vl4um9uf9z Před 9 měsíci

    Asc salmaanow😂😂😂

  • @ibrahimisco8251
    @ibrahimisco8251 Před 9 měsíci

    Ustad jamacade dhigta😢

  • @dawlad12
    @dawlad12 Před 9 měsíci +2

    Ustaad barnaamijkani waa faaido badan yahay lkn mushkiladu waxa weeye marwalba waa inaad laptopka lasoo baxdaa sidoo kale waa inaad internet haysataa marwalba oo aadbu baahatid

    • @Shafiic-Tv
      @Shafiic-Tv Před 9 měsíci

      Sxb talefan xita wad ku isticmali karta

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv Před 9 měsíci

    Ustaad iswaydiinta Fadhiga wax Kasoo jawaabo ma Jiree Block Ka saar Commentiga😂

  • @weydowchannel8648
    @weydowchannel8648 Před 9 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @Kaarto101
    @Kaarto101 Před 9 měsíci

    Ustaad waad Mahadsantay Notion Aad baan u isticmaalaa alle haku barakeey ustaadiii❤❤