Bishaani Ramadaan maxa ka dhigay inay noqoto bil hurdo ama caajiz ah?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 07. 2024
  • Waxaa ku falanqaynaynaa waxa u sababta ah qofka inuu bishaani ramadaan uu ka dhigto bil caajiznimo?
    Tusmada Fadhiga:
    00:00 Hordhac
    01:10 Tusmada
    01:59 Koorsooyinkeeda
    02:18 Khibradeyda
    03:28 Faadida Soomka
    04:00 Dheregta!
    04:27 Go'aan qaadasho.
    05:48 Natiijo
    05:59 Taariikh
    07:22 Talooyin!
    08:47 Iswaydiinta Fadhiga
    Fadhiyo hore aa ku xusany fadhigaani:
    Qayluulah: • Saamaynta Qayluulada!🤯
    Pomodoro Technique: • Kaliya 25 daqiiqo Ku q...
    Refrence:
    www.islamweb.net/ar/fatwa/402...
    islamqa.info/ar/articles/26/%...
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinkeeda: afoogy.com/all-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 60

  • @amishamish-xk3xq
    @amishamish-xk3xq Před rokem +7

    1: haseexanin afurka kadip ❤ ani ahaanti samaynjiray balse maalmo aan exam lahaa kadheeraady alx kadipna waxaa igayaraady caajiskaan dareemijiry afurka kagadaal
    2: kadheeraanta cuntoiyinka Shirland & inaaan lagulaaban hurdada saxuur gadaasheeda🎉
    Thanks more mcnln bare iyo barbaariyeh dhalinyarta soomaaliyeed maskaxdooda tahy jazakallh.

  • @Ahmedii171
    @Ahmedii171 Před rokem +4

    Aadaa u mahadsantahay ustaad waxaan islahaa imtixaanka dowlada marka soonka laga baxo Lee diyaari lkn markaan muuqaalkaan daawaday isla maanta ayaan diyaarinayyaa I.a

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 Před rokem +2

    👋جزاك الله استاذ
    🔅صلو حبيبي المصطفى
    💌صلي الله عليه وسلم ❤

  • @Mowliid0987
    @Mowliid0987 Před rokem +1

    Mashaallah

  • @hamidamohamed9183
    @hamidamohamed9183 Před rokem +1

    جزاك الله خيرًا يا استاذ

  • @abdisalamsidow
    @abdisalamsidow Před rokem +4

    Ustaad maadow waxaanu kaa sugaynaa Dib udhigashada Fadigiisa Saddexaad
    Mahadsanid ustaad sida wacan ee aad noogu soo gudbiso muuqaalada quruxda badan ❤

  • @dahirmuseosmandrdhegacade3799

    Ramadaan wanaagsan ostaad ❤❤🎉🎉
    Aad baad u mahadsantahay mowduuca wax badan baan ka faaiiday ❤❤❤

  • @saidabdi5612
    @saidabdi5612 Před rokem +1

    Masha alah ustaad alaha ka ajarsiyo wax badan waa ka faidnay

  • @mohamedcad03
    @mohamedcad03 Před rokem

    Mhadsnid ustaad salman madow , mida ugu sameynta badan suxurta kadib ha seexan.

  • @YoutubeVide
    @YoutubeVide Před rokem

    2017 ilaa hada waan kugu xiranahay kamana daalo muuqaaladaada inaan daawado waxaan aad uga helaa juhdiga faraha badan ee aad galisid inaan hal muuqal soo saartid, runti waxaan ogahay muqaal sameynta shidada ay tahay iyo in mawduuc sugaar ah loo xusho.
    Alle ku sharfo Salmaan

  • @abdinasirissackmohamud3515

    Mahadsanid ustaadkeena,dhiiregeliyeeha

  • @ilyasomar7112
    @ilyasomar7112 Před rokem

    jazaka Allah kair kazira

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta Před rokem

    Aamiin

  • @mahadmama3487
    @mahadmama3487 Před rokem +2

    Mahadsanid macalimoo👏

  • @istaahilyuusuf2853
    @istaahilyuusuf2853 Před rokem +2

    Waxaa isoo jeedatay
    Talada oranaysa
    Hurdada hakunoqon bacdal suxuurta
    Insha Allah wan isku dayi dooonàaa

  • @maryamamohamed3126
    @maryamamohamed3126 Před rokem

    Mahadsanid ust salmaan🌺❤️🤍

  • @mohamedbiciroosh4696
    @mohamedbiciroosh4696 Před rokem +1

    Ramadan Mubarak Ustaad Salman Mahadsanid

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Před rokem

    Mahadsanid our ustaad

  • @bidixo1bidixo158
    @bidixo1bidixo158 Před rokem

    Mahadsanid walaal salman

  • @kabashomedia
    @kabashomedia Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @adnaanjama
    @adnaanjama Před rokem

    Ustaad salmaan aad baan kuu salaamay 🙌

  • @maxamedsheekh2417
    @maxamedsheekh2417 Před rokem +1

    Mahadsanid ustaad, Alle ha ku caafiyo❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +2

    Alle haku caafiyo ustaad👏 Codkaagu ma xuma wan maqleynaa ustaad.

  • @umrimuseh6797
    @umrimuseh6797 Před rokem

    Mahadsanid ustada

  • @sharmayare7923
    @sharmayare7923 Před rokem

    Jazakallah ustd alle haku sharfo

  • @istaahilyuusuf2853
    @istaahilyuusuf2853 Před rokem

    Thank you so much

  • @mahadcumaraxmed2077
    @mahadcumaraxmed2077 Před rokem

    Mashaa allaah jasaakala akhi

  • @abdirizakmohomed1535
    @abdirizakmohomed1535 Před rokem

    Mashaa allah ustaadi

  • @honestboy2470
    @honestboy2470 Před rokem

    UStaaad SalmaaN aaaD ayN kaGa mahadcelinynaa si wanaaGzan ayaa maskaxdena wax ugu soo kordhisay ❤❤ alla haKaa apaal mariYo ❤❤❤

  • @A.rahmanadam
    @A.rahmanadam Před rokem +1

    🥀إزرع جميلا ولو في غير موضعه 🥰 فلا يضيع جميل أينما زُرِع 🌷
    ILA SOO EEG DESIGNS KAYGA

  • @cabdullaahicali8439
    @cabdullaahicali8439 Před rokem

    Maashaa allah ustaad waa ku mahadsantahay dhiiri gilintaada aadka u qiimaha badan

  • @warsamenuurismaaciil2723

    first alhamdulillah😊❤

  • @mohamedabdullahisamatar7216

    Masha alah ustaad maadow alle ha ku caafiyo dadaalkaaga alle ha kaa abaalmariyo

  • @Amiira469
    @Amiira469 Před rokem

    Salada subax kadib ha seexan inzhllah bari ayan ka bilabaya ustaad mhdsanid

  • @deeqoaboosy4900
    @deeqoaboosy4900 Před rokem +3

    Talooyinka ah 1-cuntooyinka shiilan ama mac macaanka iska ilaali
    2-Exercise samee
    3-Biyo badan cab
    4-Aroortii haku laaban hur dada
    Intaas anaa natiijo lataaban karo ka arkay waana sameeyaa markaa waxaa kaa yaraanaya caajiska oo qof wax qabsan karaa noqonaysaa
    Ustaad mahadsanid intaa page kaada casharo ka bartay ma umaleen kartid oo ay ugu horeeso Course excel and buuga 12 asbuuc oo aan soo daa wacday mar labadd mahadsanid🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @amishamish-xk3xq
      @amishamish-xk3xq Před rokem

      Abayo adooraalia tel maishegikarta wax kagabaahna courses kaas laxiriire

  • @abdiqadirbarre7537
    @abdiqadirbarre7537 Před rokem

    M.a ustaadi

  • @ifiyetechnology3838
    @ifiyetechnology3838 Před rokem +1

    @salmaan Maadow ustaad noosheeg qalabka aad isticmaasho studio gaaga iyo sidaan uhagaajiso
    Mahadsanid

  • @maxamednuuradin8108
    @maxamednuuradin8108 Před rokem +1

    Ramadan Mubarak Illahow neka dhiga ku soonka iyo salaada laga aqbalo

  • @abubakaraskar7246
    @abubakaraskar7246 Před rokem

    Asc salman madow habenkasta tarawixda
    Masajid al raxma kugu arkaa
    Walahi sonka kahor goan saday inaa casho cunin
    Oo cuno wax fudud tarawixda kadib inaa kula kulmo
    Waa rajeena tarawixda i.a 6 qodob aad muhiim uyihiin
    Mawduuc aad umuhiimna waa so qadatay
    Imtixanka jamacada iyo sonka isku keni waayey
    Hada alx ajar iyo xasanaat allah ka siyo

  • @nimcosuleiman4714
    @nimcosuleiman4714 Před rokem

    Really waxaan kudarsan lahaa in aad quraanka kariimka ah akhriso dhamayso maalinkii hadaad doonto labada galin ukala qaybi

  • @Abdifitahabdullahi8654

    Ustaad madasanud taladaada wanaagsan
    Alle hanugu ancafaco

  • @abdifatahahmed9720
    @abdifatahahmed9720 Před rokem

    Video gan waanaga soo daahise🥹maraa hurdo kadherge oo bari exam leyahay daawade 😡any alxm

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 Před rokem

    Waxaa ka faaiday inaa waqtiga salaada zubax kadib seexan
    Mahadsanid ustaad

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 Před rokem

    Ustaad mahad sanid masha allah.

  • @AbdirizakWaheliye-ow8ky

    Wax badan ka faiday

  • @axmedmuxudiin1174
    @axmedmuxudiin1174 Před rokem +1

    Professor suaal ayaa wataa
    Sidee kaalinta 1aad u gali? karaa pleaz isoo jawaab.

  • @cumarmoumin9103
    @cumarmoumin9103 Před rokem

    Ustaad aan suaal ku waydiiyo funaanada madow xirashadeeda waxa keenay ma inooga sheekeen kartaa

  • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374

    Xiliga afurka ku bilaawda biyo caadi ah iska ilaaiya cabitaanka sonkorta leh maqrib kadib ne fuur fur ayaa noqoneeysiin caajisna ma arkee saan cutada ka dib waxii cabitaan ah caba sonkorta leh yacnii cuntada ka dib

  • @xasanyare8521
    @xasanyare8521 Před rokem

    Ustaad ani intaaba ma lihi haddana waan caajisaa

  • @sadaamxusen6244
    @sadaamxusen6244 Před rokem

    Ramadan wanagsan ostaad salman waxan manta kamaqlay afurka wax fudud cun cashadane iska dhaaf saxurtane wax fudud cun in aan is taaga ka dhaaco maad rabtaa aniga taas masaneen karo ostaad salman waxane kaga mahad celinaa shaqada aad noo heeso alle ha kaa abaal Mariyo

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před rokem

      Bil caksi! 😊 Cuntada oo la yareeyo cfmdka ku ziyaado.

  • @hassanyare9400
    @hassanyare9400 Před rokem

    hhh sida ano😂 kle

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Před rokem

    1. Talada ha seexan suxuurta kadib
    2. Waxaan ku dari lahaa salaada subax masjidka ku tuko

    • @umusuleym9441
      @umusuleym9441 Před rokem

      O awal xago ku tukan lahaa wajib ku thy sheego mala rabo😊

  • @midnimo3593
    @midnimo3593 Před rokem

    Mahad sanid

  • @nujuumbarre3805
    @nujuumbarre3805 Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Před rokem

    Mahadsanid ustaad