Ramadaan iyo Wax Akhriska!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 07. 2024
  • Fadhigayna maanta waxaan ku raadinayna xalka mushkilad ardayda badankooda haysata oo ku saabsan wax akhriska iyo ramadaan.
    Tusmada Fadhiga:
    00:00 Hordhac
    00:55 Tusmada
    01:43 Koorsooyinkeeda
    02:05 Mushkilad!
    02:39 Cilmi baaris
    03:53 Adiga!
    04:42 Marmarsiiyo!
    05:55 Ka fakir
    06:19 3 Qorshe
    06:46 Qorshaha 1aad
    07:54 Qorshaha 2aad
    08:35 Qorshaha 3aad
    09:25 Gabgabadii
    09:45 Iswaydiinta Fadhiga
    🎯 Refrence:
    www.frontiersin.org/articles/...
    • Fasting: A Path To Men...
    • Why fasting bolsters b...
    🎯Fadhiyo hore aa ku xusany fadhigaani:
    Bishaani bil hurdo miyaa!: • Bishaani Ramadaan maxa...
    Qorshahayga bishaani ramadan: • Qorshahayga Bishaani r...
    Maxaan u seexanaa?: • 😌Maxaan U seexannaa?😴😴
    --------------------------------------
    Waa ku mahadsantahay La socodkaadi.
    sidoo kale waxaa igala socon kartaa
    🎯 Safxadayda Afoogy: afoogy.com/members/salmaan-ma...
    📚 Koorsooyinkeeda: afoogy.com/all-courses/
    Accoutiyadeeda baraha bulshaada
    🟢 salmaan.maadow@gmail.com
    🔵 / salmaanmaadow
    🟤 telegram.me/salmaanmaadow
    🟠 / salmaan.maadow
    🟣 / salmaan.maadow
    🟡 www.behance.net/salmaan_maadow
    Mahadsanidiin 🥰

Komentáře • 88

  • @abdikzimpi615
    @abdikzimpi615 Před rokem +6

    Waqtigii saxda ahaaa buu muuqaalkaan iiyimi Aniga, mahdsnid.

  • @najmamohamed4380
    @najmamohamed4380 Před rokem +9

    Horta xiliga ugu fiican een wax akhristo ramadanta kahor iyo gudaheedaba waa inaan kaco 3:00 ilaa 5:00Aan wx ku akhriya kadib 6:00 schoolka taga so 2:00marka ka imadana 2:30-3:00 wx akhriya hadana habeenkiina waan iska nastaa so I hope you can try it ❤😊

    • @SOM.CARTOON
      @SOM.CARTOON Před rokem

      Wll duhurki la,iska seexda.mesi maskaxdaada waa xilliga ay wax qabao

  • @Clhafidraage-ru4dt
    @Clhafidraage-ru4dt Před rokem +1

    ramadanta inta badn hurdo ba iga qaadata

  • @xamsefadle300
    @xamsefadle300 Před 4 měsíci

    Mazha allh ramadan tan ayuu alle igu soo beegay in aan daawado muuqaalkan
    Waxa aan doortay
    Ka 3 xaad oo aad moodo inuu aniga qof i og soo qorsheeyey
    بارك الله فيك يا أخي الكريم استادي سلمان

  • @updirahmaansiciid8555
    @updirahmaansiciid8555 Před rokem +1

    May aniga qorshe iima degana lakin kuwaan ayan ka dhex. Raadinayaa waxaana i anfacay midka isku dhex,qaska alle ha igu guuleeyo aamiin

  • @MuhiyadiinYusuf-us6um

    1waad iyo 3aad

  • @abdi7932
    @abdi7932 Před rokem +2

    Alxamdulilaah❤ shalay ayuu noo dhamaaday imtixaanka😮

  • @abdiyusufhassan2427
    @abdiyusufhassan2427 Před rokem

    Jazaka Allah u kheer wax badan baan ka faaidnay

  • @dayyipmohamoud.10
    @dayyipmohamoud.10 Před rokem +6

    Qorshaha aan adeegsado
    5:00pm bilaabaa ilaa afurka
    Labo maado akhriyaa
    8:00pm bilaabaa ilaa 9:30pm
    Suxuur Ka dib 3 maado min 20 minute akhriyaa
    Marka side u aragta ustad 🙏✌️🥰

  • @balqiisabdifatah8
    @balqiisabdifatah8 Před rokem +3

    Mahadsanid macalim❤

  • @salmalakichannel5677
    @salmalakichannel5677 Před rokem

    Mash allah

  • @xasanyare8634
    @xasanyare8634 Před rokem

    Ustaad jasaakalaahu.khayr

  • @calimaxamed-fc9uj
    @calimaxamed-fc9uj Před rokem

    M.a

  • @Gamevidio392
    @Gamevidio392 Před rokem +1

    Masha allh ustaad maadow Allah ha kajarsiiyo .ustaad mayo anigu waxa aan kusocdaa qorshe la'aan qorshe maleh markasta iimasuurto qorshuhu waa halka caqabad ee ihaysta .

  • @ciiltirainacileeye9844

    Far ilahey kuu jeclahay ❤❤❤

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Před rokem

    Thnks my teacher

  • @usaame.1m384
    @usaame.1m384 Před rokem

    Macalin waku tageeraa 😇💯

  • @bashir871
    @bashir871 Před rokem

    Alle haku sharfo

  • @Naaji308
    @Naaji308 Před rokem

    Qorshaha3aad

  • @mohamedismailabdirahman8795

    Mnsha allah tabarakalah
    Allah ha ku barakeeye ustaad salman maadow ❤❤❤

  • @fardowsafanka6115
    @fardowsafanka6115 Před rokem

    Qorshaha 3aad

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta Před rokem

    Wlhi ustaad runtaada waaye

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO Před rokem

    M a❤

  • @malyuunmacalinxasan3095
    @malyuunmacalinxasan3095 Před rokem +2

    asc ustda Ramadan kariim ustd ani qorsha walbo aan dajiyo ima hagagayo ma aqaan sbbta markaa sax ifhaho ibadan mawadi karo

    • @SalmaanMaadow
      @SalmaanMaadow  Před rokem +1

      Wa alikumu salaam
      Fadhigaan fiiri
      czcams.com/video/hzgfjMBe3TQ/video.html

  • @ayaanabdle
    @ayaanabdle Před rokem

    Thanks macalin

  • @A.rahmanadam
    @A.rahmanadam Před rokem +1

    ❤ ازرع جميلا ولو في غير موضعه... فلا يضيع جميل أينما زرع 🌾
    Xirfad ku anfici donta barri

  • @shaqalecabdikariim9233

    Ramadaanta waxaan ugu jeclahay wax akhhris tusaale galabta anoo akhrinaya kitaaabkaa الطب البوي بن القيم جوزي ayaa la'adimay salada maqribka inaa iska sii wado jeclan laha.

  • @bidixo1bidixo158
    @bidixo1bidixo158 Před rokem

    Mahadsanid walaal salman

  • @fardowsafanka6115
    @fardowsafanka6115 Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @Taranbi_
    @Taranbi_ Před rokem

    Thanks ustaad salmaan ❤

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia Před rokem +3

    شكرا لك جزيل الشكر وزوجك الله بحور العين يا أستاذ

  • @thebelalsullleimmanni5984

    Mashallah ustaad.

  • @RealTube47
    @RealTube47 Před rokem

    Maashaalah ustaad🎉

  • @abdirizakmohomed1535
    @abdirizakmohomed1535 Před rokem

    Mashaa allah ustaadi ❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +1

    Wacalaykum salam ustaad..Allah haka abaal mariyo Mowduucyada muhiimka aad nala wadagti👏

  • @abubakar_jimcle877
    @abubakar_jimcle877 Před rokem

    Bedankt leraar👏🏾

  • @xananmawlid1377
    @xananmawlid1377 Před rokem +1

    Mid examkii baa beri I bilamaya ducada igu kalmeeya ana wan dedale😍

  • @nuuradiinismaaciil820

    Allaha ku barakeeyo teacher

  • @cabdifitaaxdaahir489
    @cabdifitaaxdaahir489 Před rokem

    Ramadaan mubark ustaad maadow✌

  • @aishaadaud2612
    @aishaadaud2612 Před rokem +1

    haa ustaad qorshe wax aqris leyahay maadama imtixaan kujiro
    3:30 am ilaa 5:00 am habeenka
    malinta 4:30pm galabnimo ilaa 6:00pm mqribka
    waanaku mahadsn thy dhirigalinta mar walba nasiiso waqtika muhiimka ah🥰💯👌

  • @ifiyetechnology3838
    @ifiyetechnology3838 Před rokem +1

    @salmaan Maadow ustaad noosheeg qalabka aad isticmaasho studio gaaga iyo sidaan uhagaajiso
    Mahadsanid

  • @AbdirisakMohamed-oc5kx

    Mhadsanid ustaad🙏

  • @abdirizakosman7744
    @abdirizakosman7744 Před rokem

    Maasha Allah ustaad Salman maadow Allaha ku xafido waxyaabo badan ayaan kaa bartay جزاك الله خيرا

  • @cxakiinismaaciil4863
    @cxakiinismaaciil4863 Před rokem +1

  • @mohmudgadhle769
    @mohmudgadhle769 Před rokem

    Mahadsanid ustaad xiligii ugu haboonayd ayuu yimi video gani

  • @sakariyejama9670
    @sakariyejama9670 Před rokem

    Ilhaay zxp khayr faro badan ha kaa siiyo wax badan baan ka faadiye ❤

  • @MaxamedCabdiqani-jn2cs

    Thanks teacher salmaam maddow

  • @Cabdalatube
    @Cabdalatube Před rokem

    Ustaad qorshaha 1 aad ayaa aad ii soojiitte | allh ku dhooro 😊

  • @cakifomar6980
    @cakifomar6980 Před rokem

    Ustaadka keega

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Před rokem

    1. Waxaan wax aqristaa 4:00pm ilaa 5:00pm waxaan aqriya hal maado ama laba maado
    2. Taraawiixda ka bacdi waxaan aqriya hal maado ka dib waan iska seexdaa.

  • @halimaHussain_
    @halimaHussain_ Před rokem

    Ramadan Mubarak libaax

  • @saidabdi5612
    @saidabdi5612 Před rokem

    Malin kasto jimca waa ku tashta video gada madama uu yahay mid wax badan laga faido ilahay ha ka ajar siyo ustaad

  • @rabsholeoffcial7329
    @rabsholeoffcial7329 Před rokem

    Sslman madaw waa shaqsi fiican runtii aan waxbadan oo macluumad ka faiido ustaad shaqo wagsan baa bulshada uheysaa

  • @zahramuxudiin219
    @zahramuxudiin219 Před rokem

    Mahadsanid ustaad salmaan Allah ka abaal mariyo , qorshe wax aqkhris ma lihi lkn inta badan exam lee wax aqriyaa seddex qorshe ee aad hdda ino shagte ayaa i anfacee wana ka faa'ideyssaanaa i.a jasakallah ustaad

  • @Engmarcadde516
    @Engmarcadde516 Před rokem +1

    Wax akhriska waxa ugu fican saxuurta kabacdi ila waagu ka beriyo ustad thanks

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel Před rokem

    Qiimo dhimis noo samee courses ka ramadaanta owgeed. We need it.

  • @shugrixirsi
    @shugrixirsi Před rokem

    M.a ustad mahadsanid.
    Qorshaha danbe I anfacaa thankfully.

  • @wiilawzamraan2251
    @wiilawzamraan2251 Před rokem

    Wll maadaaw iyaantaan waa naga mashquushay please ramadanka barnaamij taxanaa kaa sugaynaa insha allah

  • @filsanabdalla3210
    @filsanabdalla3210 Před rokem

    🥰

  • @maxamedsuldaan6333
    @maxamedsuldaan6333 Před rokem

    Macalin Salmaan Alle haku bara keeyee waxaan talo kaaway diin lahaa talo barta ugu haboon een
    Luuqada English ka ka baran karo
    Khayar baan kuu rajaynayaa

  • @maryamamohamed3126
    @maryamamohamed3126 Před rokem +3

    Mahadsanid macalin
    Cimri dheer oo
    Cibaado leh
    Aduunyo meelsan leh
    Aakhiro janno leh
    Ilaah Haku siiyo
    Teacher Salmaan Madoow🤍❤️✨️🖇⚡️💎

  • @princessfadumo6289
    @princessfadumo6289 Před rokem

    Telo ila wadaag waxan ahay ardayad fasalka from three ah waxan rabaa inaan kalinta kowaad ka galo puntland taloyin badan baa rabaa 👋💯

  • @cakifomar6980
    @cakifomar6980 Před rokem

    Ustaadi Luuqada Arabiga intee kaala soo xariraa

  • @zeynapahmed8298
    @zeynapahmed8298 Před rokem

    Asc Ustaad @salmaan maadow jazakallh khyer
    Qorshaha 3aad aan isticmaalaaaa .copy iga soo dhahdeh mala dhihi karaaa 😊

  • @filsanabdalla3210
    @filsanabdalla3210 Před rokem

    Midka sedaxad

  • @AdenCoska-pm4sk
    @AdenCoska-pm4sk Před rokem +1

    Horta aniga waxaa ku jiraa dadka dhafara ee wakhtiga aan wax akhrisan karo oo aan isleeyahay waa kugu haboontahay waa markii aan salaada taraawixiga aan soo dukado

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 Před rokem

    Koorso sidee loo sameeyaa video editing ustaad no so Gali 😊

  • @yasinisaq7571
    @yasinisaq7571 Před rokem

    3 aya ila wanagzan by

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv Před rokem +1

    Wan filayay Muqalkan😅❤❤

  • @kawsarsaeed2098
    @kawsarsaeed2098 Před rokem

    Kan la sexanyo bacdal. Tarawiix kana dhaqan galinaya insha allh

  • @nuurdawlad4820
    @nuurdawlad4820 Před rokem

    M.a

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 Před rokem

    Mahadsanid ustaad

  • @Qamuuspro7818
    @Qamuuspro7818 Před rokem

  • @queenlulah4836
    @queenlulah4836 Před rokem

    Mahadsanid ustaad